Deg Deg/Asharaf Hooyadiis oo afka Furtay wiilkeyga Quraanka ayuu dhameeyay been ayaa laga sheegay.

Поділитися
Вставка

КОМЕНТАРІ • 42

  • @user-hj7ed6zh4z
    @user-hj7ed6zh4z 4 дні тому +6

    wiilkeedu inuu dhaqan xun yahay waaka muuqataa ye allaha soo hanuuniyo 😢😢

  • @drr6012
    @drr6012 4 дні тому +2

    Allow Hooyooyin ka u naxariisto. Hooyo waa hooyo

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q 4 дні тому +8

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw

  • @fardowsaelmi8475
    @fardowsaelmi8475 4 дні тому +2

    HOOYADAAN WAXBA KAMA OGO WUXUU KADHARJIRAY LACAG

  • @SadioWarsame-rq6ql
    @SadioWarsame-rq6ql 4 дні тому

    Illaah maamada wiilkeeda Ashraf ah hausoo daayo Aamiin Yaarabi

  • @suleekho232
    @suleekho232 4 дні тому +2

    Ma waxaad u dirtay wiilkaga inuu fidno gesto oo umada wldhaqan xumadaa wadoh.
    Lacag ayuu ku sametaa islanta indhaha ki xiran wiilkaga. Dhaqan xumaa ka muuqateeh.
    Ma ogid waxa uu shaqeeyoh.

  • @user-hj7ed6zh4z
    @user-hj7ed6zh4z 4 дні тому +4

    wiilkaaga dhaqan xumadu waa ku cadahay allaha kuusoo hadeeyo😢😢

  • @mapaacha4552
    @mapaacha4552 4 дні тому +1

    Alshabaab ee umadda qarxiya aa ka masuul ah iney dhaliyarada sidaas noqdaan, dhaliyarada waxaa wareeriye waa alsheydaamadi.
    Waaqasab qof un baa kuciyaarey asago yar ah (iskama noqdo ilaa heerkaas ah)…..caruurta yaryarka ah haddii lagu ciyaaro ayago yar, sidaas noqdaan, haddii u dadkaas yahay ay runtahay.
    Maamada-na udaaya wiilkeeda.
    Mahadsanidiin

  • @Umumaxamad1
    @Umumaxamad1 3 дні тому

    Islaaney hadaad iLaahey ka baqeysid kaasoo kale in aad u doodo maba ahey wejigaagane sooma muujiseen ceeb darted iLaahow kaasoo kale ilaahey naggama soo gooyo quraan haaduu yaaqaan ama ku dhaqmaayo sidaas uma dhaqmeen rabigaa ka baq

    • @jamilanor653
      @jamilanor653 День тому

      Hooyo waa hooyo uun, faasiqa ugu weyn wuxuu u yahay imaam.

  • @ifoonghauri4046
    @ifoonghauri4046 4 дні тому +2

    khaniis loo jeedo waaye

  • @libanmahamud8963
    @libanmahamud8963 4 дні тому

    ninkaan hadlaayo waa qurun tuug ah mujrim ah qabiiliste ah wiilka uu ka hadlaayo ma dhaqan islam baa

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed5903 4 дні тому +1

    Mamadu madawato miyaa cajaladaha uu dubo ee foosha xun sub xanallah.

  • @AhmedAf-yare-vx5jj
    @AhmedAf-yare-vx5jj 4 дні тому

    Inankaa waxbadan kama ogid

  • @KhadarDaauud-zs4sr
    @KhadarDaauud-zs4sr 3 дні тому

    Dawladu weyku saxsantahay waliba bari hore in aysoo qabato ayay ahayd

  • @Dasher10158
    @Dasher10158 4 дні тому

    ax hooyo waaye walahi qalbiga iga xanunay alle hausoo hadeeyo hadi waxalagu sheegayo runtahay

  • @KhadarDaauud-zs4sr
    @KhadarDaauud-zs4sr 3 дні тому

    Inkaar qabe

  • @hodanwarsame1895
    @hodanwarsame1895 4 дні тому

    Hadii wax laga helo maxa samayn hoyo iska suginta lagubadhayo adna way ku ficantahayee

  • @user-nt9ge9cy9i
    @user-nt9ge9cy9i 4 дні тому +1

    Beenley wiilla aanu Aragon quraankee buuakhriyayaa.

  • @user-hj7ed6zh4z
    @user-hj7ed6zh4z 4 дні тому

    🤔🤔

  • @barni5847
    @barni5847 4 дні тому

    Ashraf hooyadi lacagta xaranta buu siyaa

  • @user-nt9ge9cy9i
    @user-nt9ge9cy9i 4 дні тому

    Wiillsaga waa easakh ee Ummadd Soomaaliyeed halaaga qabto insaan faro ka bixin dhalinyarada Muqdisho sida Hargeysa. Naagtan meenley weeye muxuu u samaynaaya media ma naagbaa mise waa wiilla ay ka sheekeynayso, mise maysan aran waxuu samaynaayo.

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k 4 дні тому

    Qof.kastaaba marka sharciga la horkeeno wuu ilmeeyaa

  • @abdulazizd
    @abdulazizd 4 дні тому

    Maxaa laga fuqaa qof nooc kale. Oo dhaqan islaam iyo mid somali laahyn maxaa qaldan

  • @fadumoiman7821
    @fadumoiman7821 4 дні тому

    Maxaad u ilaalin weysay marki hore wilkaga is walaqyo sidi gabdhaha

  • @haniaden2700
    @haniaden2700 5 годин тому

    Mamada wiilkeda Inu panis yahay way mupata

  • @Gulmudagirl
    @Gulmudagirl 4 дні тому +1

    Alaahu Akbar mahadaa lakenay in qaniisiin dad lagadhikto 🤮🤮🤮😡😡😡🤮🤮

    • @sadiyaali9508
      @sadiyaali9508 4 дні тому +1

      Waa habargdir teeda kale calanka galmudug kaligaa ma lihid waxwa hasoo qaadan 36 qabiil ayuu ka dhexeeyaa

  • @Umumaxamad1
    @Umumaxamad1 3 дні тому

    Masaajka maxaa u geeyey ma niman buu riixriixaaoo masaaj u sameeya adigase ma inuu niman islaameed soo riix riixaad raali ka tahay adaanba sahlaneen dhinaaga ha ku gadanin su'aalaa ku sugeysee

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk753 4 дні тому

    Dadka yaan darbiga la taabsiin

  • @warsameabdi6914
    @warsameabdi6914 3 дні тому

    Hooyoy beeni mashaqayso wax cad ayaa layska rabaa sxb adiga wariye muriir.ah hawaalin duqda waayo wuxu galay war uma haysee.sikale adigu ubaar oo soo ogow.

  • @aishaahmed3185
    @aishaahmed3185 4 дні тому

    Kkkkkkkk

  • @sucdisiad3316
    @sucdisiad3316 4 дні тому +3

    Koley wiilkaaga quraan Kama aqriyo Xalane ee ogoow taas. Xalane fidno weyn baa ka jirto ee Ilaahay ha ka bad baadsho dhalinta Soomaaliyeed.
    Doowlad Xalane kaafiriinta joogta naga saarto Ilaahay ha noo soo dooro.
    Wiilashaada ka ilaasho Xalane balaayaa joogta meeshaas

  • @fartunkeynaan3781
    @fartunkeynaan3781 3 дні тому

    Mamada beenley maxaa keenay in uumakap marsado asgoo ninrag ah maxa kednay in uu kahadlo gabdho yaraan lagu guusadey hadiisan gaalo u shaqeyn diintedna sowtij gabdhaha yaranta lagu guursan jirey mamada maxay ka ogtahay ninkaaz gacmihiisa lajiijidaayey mekab ma ubanaanyahay nin rag ah?

  • @libanmahamud8963
    @libanmahamud8963 4 дні тому

    hoyo raali noqo wiil kada waxa uu sameynayo raali miyaad ka tahay ? xagee jirtay dhaqanka uu la yimid hooyo illahay ka baq wiil kada waxa uu share gareyo inaad raali ka tahay quranka ayuu dhameyay wax micno ah ma sameynayso inta aad madiyaga iyo wiilkan xanuunsan ku wareysanaayo maad dowlada la xiriirtid hay gays miyaa normal ah mamo guriga aad dagan tahay wiil kada ma kula dagan yahay ? guri aan Ringi marsaneyn ayaad dagan tahay isagana appartement ayuu $400 ku dagan yahay lol xamar $1000 shopping foot bar meal $100 mamo come on wax kale noo sheeg

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr 4 дні тому +1

    Wiilkaaga Maxaa Wejigiisa ku Saliday
    Ee isla Ruxaya Qasqaska U mariyey
    Naa Wiilkaga Edeb u yeel

  • @adnahussein6060
    @adnahussein6060 4 дні тому +1

    Waxaaaba ka baqayaaa ineey wiilka yar ku dhex kufsadaaan xabsiga dhex diisa. wax kasto waa suurto gall. ….Hadaba gardareeey ku xirteen iyo dacaayad. beeen ah. oo laga fidiyay. ……

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k 4 дні тому +1

    Maamo.Adiga maxaa.ku.keenay.saxaafada.maad laxidhiidhid malaha.abniga.si.aad.u.ogaato.danbiga.loo.haysto

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk753 4 дні тому

    Gabdhihii galmudug taageerada u ahaa oo xiran iyo kuwii Hassan shiikh mahamud ku qabiilkaa oo ladaayay yaa cadaalad ka sugaayo