Oday beesha Hawiye ah oo kasoo jawaabay beentii Buurmadow iyo Faysal Warab

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 2 лип 2024
  • Oday beesha Hawiye ah oo kasoo jawaabay beentii Buurmadow iyo Faysal Warab
  • Розваги

КОМЕНТАРІ • 212

  • @fhuddle2311
    @fhuddle2311 2 дні тому +18

    Hawiye waa dad wadaniyiin ah oo dulqaad badan,ee feysal iyo buurmadow waxay sheegayaan waa nacnac iyo maalaayacni.

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r 2 дні тому

      ma hawiyaa hacnaha iyo malaa yacni yidhaahda kkkkkkkkkkk Afsomaligiiniima maaha

    • @qalbideeqaluul1725
      @qalbideeqaluul1725 2 дні тому

      🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤

  • @hamdi27889
    @hamdi27889 2 дні тому +16

    Ismaciilow seedi iney tuugsadaan bey gaartey Amxaar qaarad Somali 🇸🇴 amxaar ma imaanayee 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @user-pz2kj3fq5h
    @user-pz2kj3fq5h 2 дні тому +11

    Waa nin in uu iskudiro darrod iyo hawiye, waxa buu rabaa in uu kadhax kaluumaysto labo beelo uu iskudiroo, idooland way riyoonayaan😂😂😂

  • @MahdiAliAbshirMahdiAliAb-wd3mn
    @MahdiAliAbshirMahdiAliAb-wd3mn 2 дні тому +11

    Curadka hawiye nabad doon daahir socdaal waa masuul indheer garad ahi oo khabiir ku ahi sooyaalka soomaalida mudane runsheeg guuleyso aad baad umahadsantahay 🇬🇲🇬🇶🇸🇴❣️💯☂️

    • @Sara-bl1vn
      @Sara-bl1vn 2 дні тому +1

      😮Wll iga raali ahaw ninkan ma reer mudug baa afsomali faseexa oon turxan lahayn buu ku hadlaya inad iso jwabtan rajeyn insha allah slan sare 🎉

    • @MahdiAliAbshirMahdiAliAb-wd3mn
      @MahdiAliAbshirMahdiAliAb-wd3mn 2 дні тому +1

      @@Sara-bl1vn cafwan wll rali noqo durba kuumaan soojawaabin ninku waa murusade waa reer galgaduud degmada ceelbuur iyo galhareeri ayuu kasoojeeda waa iska reer mudug hal gobol oo lakala jaray weeye mudug iyo galgaduud mahadsanid 💯☂️

  • @farhiyajamaa7717
    @farhiyajamaa7717 2 дні тому +6

    Masha Allah tabrikallah Adeer wada mahadasantahy ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-mg5sg9on5x
    @user-mg5sg9on5x 2 дні тому +8

    Kusoco waa runtaa will 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @fadumojama5716
    @fadumojama5716 2 дні тому +3

    💙🍓💙Runle taariikh aan jirin bay sheegtaan daraawiish waa dhulbahante. Hawiye waa gob daaroodna waa gob. Beeni raad maleh

  • @YusufMohamud-tm4cz
    @YusufMohamud-tm4cz 2 дні тому +2

    BARAWO WAXAAN AHAY NIN KU KORAY XAMAR ( RUNTA AYAAD SHEEGTAY ,,,WALEGANAH RUNTA AAD U SHEEGTA WAYEH
    THANKS TO YOU

  • @hamdi27889
    @hamdi27889 2 дні тому +6

    Daahir aboowe kugu jecliyaa runta ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉

  • @OmarMohamed-db3iy
    @OmarMohamed-db3iy 2 дні тому +3

    Beesha Hawiye waxaan ku jeclahay waxii cadaawga somaliyeed waa Naceb yahiin sida daroodka
    somalinimad lagama maro Hawiye .
    Darood iyo Hawiye waa is dilaan lakiin somalinimada waa wada difaacdan qaranka somaliyeed.
    Isaaqow dhul somaliyeed itobiya qaadan maayo inta darood iyo Hawiye wiilka Nool yahay.

  • @hamdi27889
    @hamdi27889 2 дні тому +3

    War duqaan Boqor wuxuu u caaytamaayo waa nin weyn asasaqey 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴Daahir u sheeg naagaha tolkiisu Faysal dhurwaa nimankii hawiye iyo daarood buu ku iibinjirey Aboowe Daahir gaalkii ay soo saarsan jireen bey rabaane amxaarks idinka adayeey qarada Somali 🇸🇴 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @shukrijama5399
    @shukrijama5399 2 дні тому +1

    MANSHA ALLAH ADEER INOOLOW LANDHEER ❤💪💔😍💪🇸🇴🇸🇴🇸🇴🦁🦁💪❤😍😍🔥🔥😍❤🔥💔💔💖❤😍👏💝🔥💯💯💯

  • @maryansalabaan6773
    @maryansalabaan6773 2 дні тому +3

    Ninkan waaa run yaqan somaliyed

  • @johntomo3860
    @johntomo3860 2 дні тому +1

    Thank you you spoken well you've said everything right

  • @abdirashidduale8945
    @abdirashidduale8945 2 дні тому +3

    GARAAD CALI IYO SAYIDKU XUKUNKA IYO MAAMULAKAY ISKU QABSADAY GARAAD BUUR MADOW XAASID AAN TAARIIKH LAHAYN

  • @maryammohamed1788
    @maryammohamed1788 2 дні тому +2

    ❤❤❤❤😂😂😂 mahasanid
    Suldaan

  • @abdirashidduale8945
    @abdirashidduale8945 2 дні тому +2

    HADAAN DAAROOD NAHAY HAWIYE WAA LAANDHERAHA SOOMAALI IDOOR WAXAY ILAAWEEN HAWIYE INAY 30 KII SANO DAWLAD LA AANTA SOOMAALI HAWIYE ALLAAH KU BADBADIYEY CALI YUSUF BUU KA HADLAYAA IYO BEESHA SACAD HAWIYE MABA MAQAL CALI YUSUF INYAROO SACADA LA SHAQAYSAN JIRTEY MUDOLOD MURURSADE GUGUNDHABE CAYR SALEBAN HAWIYE BOQOLKII SAGAASHAN MABA OGAYN HAWIYENA LAF DHABARTA SOOMAALI

    • @user-rv4wv5ko4o
      @user-rv4wv5ko4o 2 дні тому

      Waan kaa qaadaney walaal hawiye iyo daarood waa wiil iyo abtigii iyo adeerkii waa runtaa waana ku mahadsan tahay 💯/💯 salaad waa runtii waxa maalmahaan socoda iga ka shalayey Guul iyo Gobonimo Somali Somali baa leh 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @munahussein9687
    @munahussein9687 2 дні тому +2

    Nolow mr socdal 🎉🎉🎉🎉🎉no more amusnan ee afka dher barta rer waqe ataga la amuse wayey oo wada caytamaya,viva hawiye feysalna wa nin ceelan xamarna ku so noqomeysid oo waxba matihid.

  • @mohamedmohamud909
    @mohamedmohamud909 2 дні тому +1

    Hawiye dad la gumeysto waa ka qiimo baadanyihiin , daarood iyo hawiye waa dad wada dhashey oo ah wiil iyo abtigiis ,seediyo iyo daris bay ahaayeen . Ma jirto hawiye la xoreeyey ... ummadda bay isku dirayaan oo maaha dad ilaahay ka cabsanaya

  • @Yusufxasann
    @Yusufxasann 2 дні тому +3

    WAA DAMEER MADOOW
    BUUR MADOOW WAA DAMEER MADOOW

  • @marwoali6189
    @marwoali6189 2 дні тому +2

    FAYSAL BAA DIINTA KAAGA DHAW ISKA XOREEYA AFDUUBA YAASHA IDIN XASUUQAY EE DAAROOD IDINKAGA AARSADO QAXOOTIGII BELEDWAYNE.TAARIIKHDA RUNTA KA SHEEG.ISKUNA XISHO WAAD CAYTANTAYE HORTA ISKA XORAY AFDUUBA YAASHA.

    • @deeqagurey6525
      @deeqagurey6525 2 дні тому

      NINKAN RUNTUU IDIIN SHEEGAY EE MA CAYTAMIN KUWAAD SHEEGAYSANA WAA ALSHABAAB WAANA ISAAQ ALSHABAAB

  • @yaasmiinabdi1653
    @yaasmiinabdi1653 День тому

    Mansha allaha tabarkale oday somaliyad geesi🇸🇴

  • @manaalbarre
    @manaalbarre 2 дні тому +2

    yaab waleysan hawiye iyo daarood kala harayne bello kastaba haysku sameeyeen waa wda dhalashaa uga gaar ah labada reer

  • @samatardahir813
    @samatardahir813 2 дні тому +2

    Maashaa Allaah, ina Adeer waxaatahay Garsoore dhaxdhaxaad ah.

  • @HajiAhmedAbdulahiNura-fd4us
    @HajiAhmedAbdulahiNura-fd4us 2 дні тому +1

    Asc. Walaal
    Maa shaa Allah

  • @CarfiAbdi
    @CarfiAbdi 2 дні тому +2

    Oday oday loo wayeye waa habaar kkkkkkk

  • @Canada-1958
    @Canada-1958 2 дні тому +3

    GUUL IYO GOBANIMO #SULDAAN_SOCDAAL🎉❤

  • @kaddafiahmed2093
    @kaddafiahmed2093 День тому

    Mahadsanid Ader
    Wlhi Feysal Cali warabe Halku lahaa baad dhigtya
    O lama adan seegin

  • @abootoaxadomuse7096
    @abootoaxadomuse7096 2 дні тому +3

    Adeer buurmadow iyo feeysel fusto faruq ah iskuma diiriikaran darood iyo haweeye walalo mar aad miidkale kuso guubabiisen waxkama qaadiikartan kkkkkkk ayaaga is husband haweeye waa soomaali dhabah rerna rer magumeeysankaro aad iyo aad runloowe odeey soomaayeed batahay viva ruunta usheegtey soomaaliiya soomaali baleh ❤🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️👍❤️✅✅✅✅✅✅✅✅

  • @haniaden2700
    @haniaden2700 2 дні тому +1

    Hawiye waa dad somaliyed lkn siyasintoda wadaniyin ma ahan

  • @abdihassan4382
    @abdihassan4382 2 дні тому

    masha Allah nolow cimridheer

  • @user-ko4tf9fc8u
    @user-ko4tf9fc8u 2 дні тому +1

    Yey ku cawryine bisinka dheh iidoorku dadkay cawryaan sharkooda illahow naga kaafi buur madow vaa saaxir❤😂🎉😮😅😊

  • @user-km5pc3wm9t
    @user-km5pc3wm9t 2 дні тому +1

    Guuuuuuuuuul iyo gobanimo soomaaliya ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-db5ts6je7z
    @user-db5ts6je7z 2 дні тому +1

    Taariikhda cusub EE dameerka buurmadow samaysanayo awoowa yashii Naxash ayey Ku qaadi jireen WA Nasiib xumo kaas inu Iska hadlo 😅😅😅😅

  • @abdinoor2194
    @abdinoor2194 2 дні тому +1

    Walaaloow warkii Daarood iyo Taariikhdii kacaanka waxaan ahayn ma haydid waayo taariikh ma lihi
    Hadii cidi Basaas ahayd waxaa Basaas ahaa Ina sheekh Cusmaan iyo Gaafoow
    Farmaajo markuu madaxweynaha oo Raysalwasaare u magacaabay khayre ee uu la socdey Abii iyo Ifawerki adiga khayre waa sacabimeyseen
    Hadii eebahay kuu sakhray alaabta
    Warka ay kuu sheegaan lakaalay
    Waa maskax ma lihid
    Mulkiilaha waad taqaan
    Afkaaga ka du Suldaankayaga
    Hadii kale Faracade ayaa la cassatas
    Afarqooble saynle ah

  • @samatardahir813
    @samatardahir813 2 дні тому

    Maashaa Allaah, Geessi aan eex iyo nacamleyn aqoon.

  • @user-ck2sr3kq9n
    @user-ck2sr3kq9n 2 дні тому +1

    That’s true

  • @maryamahmed8309
    @maryamahmed8309 2 дні тому

    Subxaanalaah
    INLILAAHU WAAINAA ILEEYHI RAAJICUUN

  • @maryama1487
    @maryama1487 День тому +1

    Adeerbabi tariikhay awoowahoodb waligood yeelan bu donayaa inuu reerkoda usameeyo burmadoow

  • @ladanluckyladanlucky7444
    @ladanluckyladanlucky7444 2 дні тому +1

    Aww e as ❤

  • @hamdiahmed5216
    @hamdiahmed5216 23 години тому

    Daagir socdaal waa nin culus oo wax badani og walaahi warkiisana run iyo alo kacabsi ku badani yahay maasha alaah

  • @abdulhersi8043
    @abdulhersi8043 2 дні тому

    Waxaas Baa Karbaash La Yiraahdaa , Mahadsanid Meel Fiican Baad Dhigtay Guuleyso Inshaallah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @user-mc4jz8sd4k
    @user-mc4jz8sd4k 2 дні тому

    Kkk allelehe ninkan baa ummada ka qabtay faysal waalane

  • @jamalportal73
    @jamalportal73 2 дні тому +1

    Somali isma gumaysan wax jirana maaha.
    Waa sidaad abwaan u sheegtay maanta ninkasta wuxuu awoowgii ahaa ayuu ku abtirsaday.

  • @moderninformation7931
    @moderninformation7931 2 дні тому

    Anigu isaaq baan ahay waan ku faraxsanahay inaad faysal cali waraabe caydid waa fataal . Basaas buu ahaa weligiiba .. lkn taariikhda beenta ah ee daarood qortay siyaad qorey ee ah daraaawiishtu waxba kama jiraan ina godane iyo sayid maxamed isku mid bay ahaayeen waxbna kama jiraan reer koonfurow.

  • @osmangure6040
    @osmangure6040 2 дні тому

    S/c war hoy soomaaliyey iskam bixin iddoor wagaashe iyo kufriga wacad allaa u yaal.
    War hooy soomaaliyi been ma maahmaahdo .

  • @ahmednur334
    @ahmednur334 День тому

    Odaygaa magicii

  • @mohamedmire7660
    @mohamedmire7660 День тому

    Runta U Sheeg Cawaanta Isaaq!!!....thanks.

  • @mohamedabdulle9031
    @mohamedabdulle9031 2 дні тому

    Soomaaliyeey
    Waxbaa leys oran jirey
    Lakin qofkaan waa xadgudbey
    Hadii ninkaan hawiye ka fiican yahay labadaan qof owcayayo
    Waxaa fiicneed inow muujiyo fiicnantiida
    Intaas ayaan ugabaxey
    Gar illahey ayey taqaanaa

  • @AncientPharaoh
    @AncientPharaoh 2 дні тому

    Sahra halgan ayaa koow ka aheyd Naagaha uu keeni jiray Feysal. Sahra xeryo dhan oo Ciidan ah ayeey qaabili jirtay.

  • @AsiyaFarax
    @AsiyaFarax День тому

    Asc kudarsoo nasabiyad Allah masiinin indoor waayo odayga ay ku abtirsadaan madhalin wiilal ee gabdho ayuu dhalay adoontii ariga uraacaysay sheekh isxaaq ayaa hablihiisa guursaday waatay lahayd gabadhu aabo iidoori

  • @ابوعبدالله-ن4ط
    @ابوعبدالله-ن4ط 2 дні тому +1

    Asc.nabdoone.waad.mahadsantahay

  • @diniali9095
    @diniali9095 2 дні тому

    Daahir socdaal adeer waan kusalaamay waa saaxiibkaa Diini Haarlem Daahir aqligii iyo xigmaddii weli kugu dambaysaa.

  • @suweyssheikhdon3057
    @suweyssheikhdon3057 2 дні тому +1

    Islaw ayaantan inteed ka baxday runtaadii waa loo xiisayeye soo noqosho farxad leh nooloow bacda naas kulahaa

  • @user-md6cs4sb1g
    @user-md6cs4sb1g 2 дні тому

    Asc aqyaarey madhamaan xogogaal mahadsanid fadul waxay kentaa waxaa iyo wax dhiman boowe kadhin ceeb alle haasturo

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 2 дні тому +2

    Waa runtii

  • @aminanur981
    @aminanur981 2 дні тому

    Faysal faruuq wa dameer ciyeey. Faan iyo been ayu dadkisa ku maweliya. qaxooti ayu ka aha Finland.

  • @ismailahmed1648
    @ismailahmed1648 2 дні тому

    Afkaga cana laguqabay ❤❤❤❤

  • @qoobeeykaliilcawad8027
    @qoobeeykaliilcawad8027 5 годин тому

    SNM Waxaay soomaali uga cararreeyso waa taariikh xumo iyo ciil aay caloosha hooyadood kala soo baxaan , IWM

  • @MohammadMohamed-qt4ip
    @MohammadMohamed-qt4ip 2 дні тому +1

    Isoodo ilaahy haka duwo ssc

  • @mustafa19_90
    @mustafa19_90 2 дні тому +2

    Kkkkk buufi Oromada is dhashy iyo ftalinimo

  • @tuuuuna1
    @tuuuuna1 2 дні тому

    Illaahow cid ii dooda aanan waayin aduunyo aqqrina kuwuu nabi maxamed SCW u shafeeco qaado Naha yeel

  • @Ladanabdii
    @Ladanabdii 2 дні тому +1

    Bisinka adeer tariikh ku durdurisay🫡🫡🇸🇴❤️🇸🇴💯

  • @diniali9095
    @diniali9095 2 дні тому

    Daahirow waan soonoqday maxaad uluqluqanaysaa macnaha magaca faysal baad sooqaaday alaleha kaluqluqo..

  • @user-jb6iv5ko4n
    @user-jb6iv5ko4n 2 дні тому

    AAN KUUGU DAREE FEYSAL FAARUQ SOO MA AHEEN NINKII HABEEN WALBO QAMRIGA KU CABI JIREY AFRIKAAN FILLAJ ISAGOO XAARKA IYO KAADIDA KA DAADINEESO GURIGIISA AFRIKAN FILAAJ LA KEENI JIREY.

  • @SafaMarwa-ww8wc
    @SafaMarwa-ww8wc 2 дні тому +1

    Hawiye. Waa. Wadaniyiin

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4t 2 дні тому

    SAX❤❤❤❤
    ISAAQ OROMO MIRQAAN BAA DILEY😂.
    BAGAAD RUNTA UGU SHEEGTAY😂

  • @sultanahmed5021
    @sultanahmed5021 2 дні тому

    WAA 70JIR XABAGLE AH,OO WASLAD WADA XAARAANA., BULLAACAD DABOOLKA AY KA QAADEY MID DOQON AH OO AAN WAXBA ISKU FALAYN

  • @caseerdiiriye8519
    @caseerdiiriye8519 2 дні тому +1

    Faqda iyo dhaqda mid naga qabta 😂😂😂

    • @JEGO.512
      @JEGO.512 15 годин тому

      😂😂😂

  • @AsiyaFarax
    @AsiyaFarax День тому

    Asc allow noo badbaadi dalka dadka diinta iyo badda umada soomaaliyeed insha Allah aamiin scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @fartunosman3503
    @fartunosman3503 День тому

    Nimankaan goormey kala xoreeyaan somali dadkaan waa xanuunsan yihiin allaha caafiyo
    Somali oo sayaad kuwada kacsan ayey goboladooda ma xoren konfur dhibka dhacey buurmadow janiz ka helay kuwaan looma jawabo fasal faaruq

  • @Ahmed-wk2ct
    @Ahmed-wk2ct 15 годин тому

    Nimankan dhagaro badan bakafashilmay iyo hagardamoyin lagaxusikaro mashruca shabab olagufahmay calamkuna sofirshay hadawaxayisdhehen dhanka qabyaladay ujilicsanyihin iyo cadifada mudokale halagusihabsamiyo firi hawiyan kaxoraynay darod gumaysigisa 2ugafaidaysanaya 1)magacdilka hawiye 2)iskudir

  • @abdirahmanahmed4973
    @abdirahmanahmed4973 2 дні тому +1

    Noollow adeer somali dhab ah ayaad tahay. Iidoor somali ma ah

  • @CaliWarsame-om5zt
    @CaliWarsame-om5zt 2 дні тому +1

    Taariikha ragaa saa haya

  • @hawoshirwa8320
    @hawoshirwa8320 2 дні тому +1

    Ku lis ku lis Daahir runsheeg waa ceebsheeg

  • @abdirashidduale8945
    @abdirashidduale8945 2 дні тому

    KU DARSO OO BAHARARSAME WAXEY AHAAYEEN XILIGII DARAASHEED (TUSBAXYO DHEER) SAALIXIYA AYAA DARAAWIISH DHASHAY SAALIYANA AYAA DARAAWIISH DHASHAY SAALIXIYANA BAHARARSAME AYAA LAHAA SAYIDKANA ALAAH BAA XUKUNKA SIIYEY LAAKIIN SAALIXIYA WAXAA ISKA BAHAHARARSAME LAHAYD

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 2 дні тому

    WALAAHAY SIDA MAANTA SIDA AANU NAHAY AYAANU KLA AHEYN XILIGII MUSTACMARKA.SOOMAALI WAA KA MARQAATI

  • @sahraj3885
    @sahraj3885 2 дні тому

    Adeer maxaad noo ceydey
    Maad Faysal wuxuu kugu caayey uun ku caydid maxaa kuwada gaadhsiiyey Faysal Aabihii Allah how naxariisto ee iyo Reer Sheekh Isaxaaq oo dhan
    Xaasha in Qabiil la caayo
    Midgaana waa Qabiil ee Cay maaha
    Markaas Adeer
    Taariikhda waxaad ka ogtahey sheeg
    Laakiin si dhalin yaradu kaaga faaiideysato,
    Markaas Nina Afkiisa lagama xaalsooyo ee
    Maanta waad isku darsantry
    Meelaha Reer Sheekh Isaxaaq heysteen baad sheegtee
    Kuwii Jasiira lagu Tooganahey iyadoon dembi gelin maxey ahaayeen
    Inta Nine ee naga maqan ee aan Raq iyo Ruuxtoona la heyn baa badan
    Muqdisho waa Barmuudo
    Subxaanallah

  • @somaliasomalibaleh7822
    @somaliasomalibaleh7822 2 дні тому

    War waxaan been badanaa. Bal eega boqorkaada was annagaa been noo sheegeeysaa. 2 faaruq buurmadoow iyo feeysal faaruq.
    Waryaa buur madoow ma ingriisaan dusha ku qaadi jirin sawiradaada waa la hayaa.

  • @khalidatteye8142
    @khalidatteye8142 День тому

    Saacadan ayeey rabaan iney tariikh sameestaan 😂😂

  • @ابوعبدالله-ن4ط
    @ابوعبدالله-ن4ط 2 дні тому +1

    Kkkkkkkkk

  • @hassanbuni1725
    @hassanbuni1725 2 дні тому +1

    Buurmadow waa laga badalay futo madow ayuu la baxay

  • @SafaMarwa-ww8wc
    @SafaMarwa-ww8wc 2 дні тому

    Aqoonsigii ay. Kawaayeen gaalkii cadaa ee. Dherigsanaa miyey maanta kadugayaan. Gaal madow gaajoonaya

  • @mr-kw6ry
    @mr-kw6ry 2 дні тому

    💙🇸🇴🇸🇴🇸🇴🌹🇸🇴🇸🇴🌹

  • @abdiqanihuseen1414
    @abdiqanihuseen1414 2 дні тому

    Cunfiga iyo cadiifada daaya dalka sida u dhaama wayeelka somaaliyeed ayaa wadanka cunay war is aqoonsada dad cimri oo waxaan aaminsan oo dadka somaaliyeed isku diraya war maanaa waalan mise meeshu waa gam Somalia 🇸🇴waa mid midnimo waa muqadas Somalia 🇸🇴

  • @fadumoabdi5595
    @fadumoabdi5595 2 дні тому +1

    Saas la raba reer qudalaan shaqo ha halag qabto waa runta dalkayga ku soo koreen ayey caynayaan xamar cade

  • @user-kf7lg2or5v
    @user-kf7lg2or5v 2 дні тому

    Cidna waxaysan ahayn iskama dhigi karto hadalna taariikhda baaldahaba kaama gashee ficilada wacan ee gumaystadiidka cida wada baldahabaa gashay shalay mantana midnimada kuwa kashaqeeyay baa baaldahabagalay

  • @amalmohaz921
    @amalmohaz921 2 дні тому

    Waa MEYD FAYSAL EE KA DAA....
    DILKIISU WAA XAARAAN..
    REERKUSE KUMA SHAQO LEH
    HADALKAAS ...
    NINKII LA MID AH AYAA LA WADAAGA KELIYA..

  • @fanaxleeychannel1274
    @fanaxleeychannel1274 2 дні тому

    Waxbaa ka raacay walaahi.

  • @isdaji
    @isdaji 2 дні тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤🐆🎤🇸🇴

  • @user-yf2sz6hc2b
    @user-yf2sz6hc2b 2 дні тому

    Daraawiish somaliland bey ahaayeen. Waa run cali Yusuf keenadiid sow kii hobyo heystay..😊

  • @SafaMarwa-ww8wc
    @SafaMarwa-ww8wc 2 дні тому

    Buurmadaw. Basaas buu ahaa markuu abtiyaalow. Uu lahaa

  • @abdisalanjamal4247
    @abdisalanjamal4247 2 дні тому

    Waan ku diirsanay jawaabta waafiga ah edsisaya labadaa qof oo mise leading ku hayey dayarta Somaliyed Ina qof weyn waxbadanka og triikhdii hore Somali soo martay laysma qaldikaro

  • @Ahmed-wk2ct
    @Ahmed-wk2ct 15 годин тому

    Cuqdada uguwayn urursamale latahayo watarikhda oay aminsanyihin indarod bursaday waxanlayabana xasan sh. markitalada sayidka lagacelcelinayay iyo marku daljirka dahson sawirada kudhegsaday hogamiyashi dalka darodkana karebay!!! iyo idaja waxaykuhaysten

  • @SafaMarwa-ww8wc
    @SafaMarwa-ww8wc 2 дні тому

    Markay dhergeen ayey. Dawladii dumiyeen maantana way ooyayaam

  • @mohamedmahad4330
    @mohamedmahad4330 2 дні тому

    Oday laftii baad tahay markhaatigaaga janno Allaha furo.

  • @mohamedhassan3937
    @mohamedhassan3937 2 дні тому

    Run Sheeg

  • @doubledeqabus6815
    @doubledeqabus6815 2 дні тому

    DOQON KANI HORTO MA HAWIYE BAA DAAROOD FUTADA U DHAQA 🤣🤣🤣

  • @gablax
    @gablax 2 дні тому

    Walaahi QAC baa ka Yeertey Idoirki Ceebti oo Run ah baa laga sheegey clip kan waa muhiim save baan ka dhiganaya waa Taariiqda xaqiiqda Ah 😂😂😂😂😂😂😂

  • @saadhussein5466
    @saadhussein5466 2 дні тому

    Hadii soomaali Qabto iidoor dhinaciisa lagasoogalaa