MAXAMED MAAME KA HELAY JACAYL OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 14 вер 2023
  • EREYADA & LAXANKA : SAKARIYE KOBCIYE
    MUSIC : FURINLE
    DIRECTED & EDITED : ABDIWAASAC KHADAR
    SPECIAL THANKS : O2 RESTAURANT HARGEISA
    Copyright@Hawraar Music

КОМЕНТАРІ • 824

  • @cabdiraxmaanmaxamed2722
    @cabdiraxmaanmaxamed2722 10 місяців тому +611

    Wax walba waxaa ka macaan quraanka Alle Yaa igu raacsan ❤😢☝️

  • @samiirsiciid7127
    @samiirsiciid7127 10 місяців тому +267

    Qofkii ugu mudna ee so mara addunku wa muhamed scw scw scw ❤😢

    • @khalidfaicalahmed8558
      @khalidfaicalahmed8558 10 місяців тому +6

      Hordha meshuu mahaa malcaamad quraanka loogu dhigo ee waxaa kaa socda heso marka kasar saliga nabiga scw wll sikale uu wani 🙏

    • @Suhayb1_4
      @Suhayb1_4 10 місяців тому +2

      Sallalaahu caleyhi wasalam

    • @lareinedeafrique2954
      @lareinedeafrique2954 10 місяців тому +1

      Salalahu calayhi wasalam ❤

    • @user-yi8fy5us2d
      @user-yi8fy5us2d 10 місяців тому

      Mash allh walalky

    • @HazzannMohamud-eb2ds
      @HazzannMohamud-eb2ds 10 місяців тому +1

      Absolutely 🎉😂❤

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash 10 місяців тому +332

    Dunidan Ma so marin ruux la mid ah Nabigena ﷺ ku saliya Scw love saar ❤
    dheh😢😢😢😢

  • @maceygeenyo1051
    @maceygeenyo1051 10 місяців тому +83

    Bal qiyaas farxadada qofka si dhaba u jaceyld oo ku leh farxadeydo dhan bad ka dhignatay Alla maxey tahay janno kale qof ku jacel adoo jacel😩🫂❤️‍🔥

    • @user-pp3bo8br6k
      @user-pp3bo8br6k 3 місяці тому

      Really lkn waxna jeclado iyo waxn jeclanoba man arag😂😂

    • @EsraIzmail
      @EsraIzmail Місяць тому

      /p. M m m.

  • @NasteexoQurux819
    @NasteexoQurux819 2 місяці тому +10

    Igula sali xabiibkena scw☺️🤲

  • @KhaalidMaxamed-jz9wd
    @KhaalidMaxamed-jz9wd 10 місяців тому +29

    car wakaaze HaL ku Sali nabigeenii muxamed scw

  • @umalkhayrahmed1388
    @umalkhayrahmed1388 10 місяців тому +32

    Heestani sababtan u dhageysanayo ma garanyo waan ka cafimaaday jacayl dhan 5 sano laga jooga intaan ka cafimaaday Alhamdulahi nafteydan jecelahay hada qofkeygii ifka waan ku waayey balse janada ku helaya inshallah 😢😢😢

    • @DiiniShiine
      @DiiniShiine 10 місяців тому

      mcn❤❤❤❤

    • @Xaawaaraarse
      @Xaawaaraarse 9 місяців тому +1

      Xanunkii kuhayay dawdisi waad heshay yaan umaleya😂😂❤ halkaa kaga hay pro😅

    • @CaamirgeediCali
      @CaamirgeediCali 8 місяців тому +1

      HAYGA DAGDAGIN ABAYO

    • @xaatimkayare4106
      @xaatimkayare4106 5 місяців тому

      Inchlhhhhhh

  • @FahmoMaxamad-to4my
    @FahmoMaxamad-to4my 3 місяці тому +14

    scw scw scw scw scw scw❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @basmaahmed206
      @basmaahmed206 Місяць тому +2

      Heess wayee maxa saliga nabiga kenay

  • @AxmadCabdi-iv9lz
    @AxmadCabdi-iv9lz 7 місяців тому +13

    Naf dhan baan sideda kugu dhibayoo
    Qalbiga sidhaba hoo kudhahee
    Dhamaanti dadkaba wadna kaaga dhaw
    Kudhex noolidaaa
    Kaahelay jacaylba siduu udhamaaye
    Shaw adaa ka dhinaa dhinacayga
    Farxadaydo dhanbaad ka dhignaatay
    Ruux kuu dhigmaa
    Kugu dhaatayo
    Dhaxaan in badan dhibta kaajire
    Dhemaney galgacal dhimir kuqaba
    Cid ku garab dhigayn
    Dhaxankaaga nafan ku dhaliilinba
    Kudhawaysta oo
    Qalbigaan dhigaa kula simi karayn
    Oo an dhaafsan karin😢❤

  • @dj.rockets
    @dj.rockets 10 місяців тому +26

    Ooof Layaab Layaab Abti Maame 🔥🔥🔥

  • @user-pi3jy1yl4y
    @user-pi3jy1yl4y 10 місяців тому +18

    Magci ayu kaga ciyary nabiga scw😢❤

  • @kaldeeqa2363
    @kaldeeqa2363 10 місяців тому +12

    Kaa helay jacaylba siduu u dhanaaye
    Show adaa ka dhinaa dhinacayga
    Farxadaydii oo dhan bad ka dhignatay
    Ducaqabahygii🤴♥️😘

  • @Bintumrayama
    @Bintumrayama 10 місяців тому +10

    Cunugaan yar codkisa caadi ma aha I lik it ❤😂

  • @MeymunDahir-cc7gt
    @MeymunDahir-cc7gt 9 місяців тому +8

    Kaa helay jacel baa siduu u dhankayee❤❤10/29/2023 axad

  • @Mohamed-abdalla24.
    @Mohamed-abdalla24. 10 місяців тому +9

    Ruux kuu dhigmaa
    Kugu dhaatayoo💯
    Dhaaxaan in badan
    Dhibta kaa jiree💯
    Dheemaneey kalgacal
    Dhimirkuu qabaa
    Cid ku garab dhigeyn💯

  • @user-pm7ho5dw4p
    @user-pm7ho5dw4p 8 місяців тому +2

    Kaa helay jacaylba siduu udhanaaye show adaa ka dhignaa dhinacayga ❤woof caleyk ❤️👏

  • @amiraabdilahi3611
    @amiraabdilahi3611 10 місяців тому +6

    Hooyadaa macaan say kusoo korisay ee quruxda layad eey habeen ka ilaalisay in ay shay naftaadu doon tay maya ku tiraa waa in aad u soo qaada hees aad u qaaliya maamo sucaad qof qaaliya iyo aabaha walalkay oo maanta iga hooseeya oo ahaa qof aad u dad jeclaa alah janooyinkiisa ha ku casuumee

  • @khadarzaxane3548
    @khadarzaxane3548 10 місяців тому +5

    Maame pqqorka codka wllbi taan hees waaa dhaaftay waan.ku taageeraa zhp guulayzoh waan ku taaveeraaye codbaa kugu jira wllhi♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️💯💯💯♥️♥️♥️

  • @UzheeG
    @UzheeG 10 місяців тому +4

    Sirtu. Waa. Hawraar music production fara. Dahaplayaasha

    • @UzheeG
      @UzheeG 10 місяців тому

      Apdiwasac khadar
      Ak
      Muniuom
      Legands baa. Tahiin Dee. Baan idin. Idhi nio 😂

  • @nuuraahmedsalah8997
    @nuuraahmedsalah8997 10 місяців тому +11

    Waxani waa hees dhaaftay.😮❤

  • @omarabdiaziiz726
    @omarabdiaziiz726 4 місяці тому +1

    Farxadeedoo dhanaa ka dhignaatay❤❤❤❤❤❤ baarliinee kuma waayo nolosheida😢❤❤😢❤❤

  • @suldaankhadarMohamoud
    @suldaankhadarMohamoud 3 місяці тому +5

    waxa kamihiimsan quraanka

  • @NajmaMaxamed-so2wc
    @NajmaMaxamed-so2wc Місяць тому +2

    Heesta waan kahelay❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @maaamoduhbaar1234
    @maaamoduhbaar1234 10 місяців тому +8

    Mid kmida Ardaydii kasobaxday school ka Aabaha fanka Apdikarin ali shah 🐐🎵

    • @AamiinkaH
      @AamiinkaH 10 місяців тому

      ​@@Hashipodcastwaa runta wallhi😅😂

  • @Xaawaaraarse
    @Xaawaaraarse 9 місяців тому +5

    Wllhi dadbadan bay dabiib unoqotay hestani maxa yelay markay maqleen heestan eraydeda ❤qaarbadan oo cilaj ybahnaa yaa helay dawadii 😂😂😂❤😅

  • @abdilaahicaska389
    @abdilaahicaska389 10 місяців тому +19

    🥳Maxamed maame &abwan zakariye kobciye🥳 &axmed wali Ibrahim Furinle 🎹🎹Hawaraar music production 📷📽📽

  • @MaidoCabdirashiid
    @MaidoCabdirashiid 10 місяців тому +4

    Waaaw macaan waaye heesta lkn waxa ka giican quraanka allaah

  • @user-eb1vx3io8b
    @user-eb1vx3io8b 7 місяців тому +2

    Maxamed kanu wadano best song 🎵 ❤❤fanankan tagero hore uso co

  • @hibonuura7131
    @hibonuura7131 8 місяців тому +2

    Oooof hees way dhaaftay Tan❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @c.raxmaanmaxamed4280
    @c.raxmaanmaxamed4280 10 місяців тому +6

    Maxamed maame goat of singers 2023🎉❤

  • @Zaara.genyo.
    @Zaara.genyo. 10 місяців тому +4

    Dhayaha Dib u dhigan Karyn ilmada .......😢❤

  • @user-iz1rc3op1e
    @user-iz1rc3op1e 9 місяців тому +2

    Scw scw scw scw scw scw scw scw ❤

  • @user-pg5es3xj3x
    @user-pg5es3xj3x 6 місяців тому +1

    Maxamed mame wll wnku tgra horay usco 2024

  • @AamiinkaH
    @AamiinkaH 10 місяців тому +4

    ismuujiya inta fahansan inay heestani Qarxayso lol🤙❤

  • @ayanblack
    @ayanblack 10 місяців тому +37

    I have suffered with love in one side since 2016 and I used to said maybe I have bad luck to get someone who loved and respect me but finally I got my aşkim and I hope to get more love and respect that I deserve 🥰
    Aslo I wish everyone get someone who deserves their souls and their loves cause everyone on earth doesn't deserve our care they only know how to hurt us but you have to know how cure yourself before anyone else and that is time that no one can't hurt you
    May Allah cure our with blessings 🤲🙏🥺

    • @ApdirahmanHussein-wz9qc
      @ApdirahmanHussein-wz9qc 10 місяців тому +2

      Oh my days
      Sorry😢😢

    • @CabdiqaniMaxamud-oe8xr
      @CabdiqaniMaxamud-oe8xr 10 місяців тому +1

      Mame❤️

    • @bashaarmuuse4206
      @bashaarmuuse4206 10 місяців тому

      @@ApdirahmanHussein-wz9qcsw longvliezen lkn Qlbi qz mazes qolka❤pq

    • @bashaarmuuse4206
      @bashaarmuuse4206 10 місяців тому

      Ll le-11’qk ev ik lijp o hj.qkjkm Plön Wkowpkq mij voor mk known ina j Wr iy

    • @mohamedjirde.
      @mohamedjirde. 9 місяців тому

      l am sorry to hear that 😢, but love doesn't hurt you someone who doesn't know how to love hurts you.

  • @MustafYare-
    @MustafYare- 9 місяців тому +2

    Abwan kobciye laxanka kobciye maxamed maame is back

  • @zuldanzakir7487
    @zuldanzakir7487 10 місяців тому +2

    Apdiwasac khadar pest editor ❤

  • @fardawsayusuf6527
    @fardawsayusuf6527 10 місяців тому +1

    Oooooooooh tani way hees dhaftay ka hely jacaylba sida uu dhamaye ❤❤

  • @shukriabdi8870
    @shukriabdi8870 10 місяців тому +1

    Oh my wooow nice ❤🎉 keep going

  • @mohamedYuu12
    @mohamedYuu12 9 місяців тому +1

    Abwaan sakariye kobciye erayo+laxan
    Music furinle macalinka mohamed maami codka iyo anigoo soo qoray see ku dhahay

  • @hananmohamed4562
    @hananmohamed4562 10 місяців тому +3

    Waa lagu fara yaraystay heestan
    Cajaaib sheekhow🤗

  • @JackCadnaan5
    @JackCadnaan5 10 місяців тому +10

    Favorite song Maame❤

    • @user-uw8qh7vo9g
      @user-uw8qh7vo9g 9 місяців тому

      Waan kehelay yuutubar baan ahay😊❤

  • @user-rs1nj8ib1h
    @user-rs1nj8ib1h 10 місяців тому +25

    Hees waa dhaaftay tan❤😭

  • @user-rz5kz6tu7i
    @user-rz5kz6tu7i 4 місяці тому +1

    Waaw wa 1:01 n kahely runtii❤❤❤❤

  • @Nim670
    @Nim670 10 місяців тому +2

    Kaaheley jcylba siduu udhanaaaye❤😢

  • @Kafi_adde
    @Kafi_adde 10 місяців тому +36

    Lyrics + melody Ustaad Kobciye On Fire 🔥 🎶 😍👌

    • @user-li2hv7xm6v
      @user-li2hv7xm6v 10 місяців тому +1

      🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😢😢😮😮😅

    • @user-li2hv7xm6v
      @user-li2hv7xm6v 9 місяців тому +2

      ❤❤❤❤😂

    • @ZackMoh-jb4cj
      @ZackMoh-jb4cj 8 місяців тому +1

      ​@@user-li2hv7xm6v❤

    • @user-oe8nc9xr6v
      @user-oe8nc9xr6v 6 місяців тому

      😊

  • @big_xamari.
    @big_xamari. 10 місяців тому +3

    Show heestan ba ka dhineyd dhinaceyga😢😂❤

  • @fatherof4838
    @fatherof4838 10 місяців тому +2

    Faraxad oo dhan baa ka dhignaatay 🎉❤

  • @NajmoShariif-tt3gh
    @NajmoShariif-tt3gh 9 місяців тому +1

    Maxamad waxa aad tahye riyadeeda oo dhan❤❤❤

  • @Maandhoore
    @Maandhoore 8 місяців тому +1

    Kobciye iyo Furinle ha ka shakin

  • @kamaalmohamed1958
    @kamaalmohamed1958 10 місяців тому +2

    Hadalkaga dhag aan wax dhaafsanba kuu dhagaysta oo dhayaha ilmada dib udhigan kareyn markay ku dhugtaan 😭💔 . 15-9-2023
    Bbe saaid baan kuu jeclahay S❤ .

  • @alibarale1077
    @alibarale1077 10 місяців тому +2

    Fananka hada ugu wanaagsan jiilkiisa❤❤❤😊

  • @nimcocabdiraxmaannimcocabd5857
    @nimcocabdiraxmaannimcocabd5857 10 місяців тому +1

    Mame heestadu waa Qalbi dhayaaa☝️☝️☝️❤️❤️💨💨💨💨❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @iltirehchannel6002
    @iltirehchannel6002 9 місяців тому +1

    I loved your song bro keep going am waiting you

  • @AliOsman-e4m
    @AliOsman-e4m Місяць тому

    Semain pase g me sent inad murugaysanayd,wanigi ku odhan jiray bb kasi wa wawas,sida darted amnigaga iyo farxadada iqusaysa ❤

  • @user-hi7tl9pk2p
    @user-hi7tl9pk2p 10 місяців тому +2

    Another level maxamed maame❤❤ fanaan aan tageero

  • @user-gp4dg3vd4g
    @user-gp4dg3vd4g 5 місяців тому +1

    Oh my god 😂😂😂 qof hadiii u qad la ii odhan lahaa runtiii hestan waxad modaa wallahi in Laga sameyay qisada jacayl ee ku Dugan qalbigayga Ina Laga. Sameyay ayad modaa Samira cumar cigale gacaliso mcn ii nolow nolashuna kuma xumayso nolashaydiiyey 🎉🎉❤❤

  • @halimasacdiya9880
    @halimasacdiya9880 10 місяців тому +5

    Maame yare wlhi waa another level that’s all anigu adaa kaa helay wana kaa waynahe mxd ka leedahay ❤😂😂

    • @user-er7bb6kt9y
      @user-er7bb6kt9y 10 місяців тому

      Waa adi meel aan lokala weyneyn aya jirtee😂

  • @maryamabdi632
    @maryamabdi632 10 місяців тому +3

    masha allah mame cod iyo qurux ba alla siyay❤

  • @user-gj9si7zj6k
    @user-gj9si7zj6k 10 місяців тому

    Kaa helay jacaylba siduu udhanaaye show ada ka dhina dhinacayga ❤😊

  • @ibrahemsuliman7149
    @ibrahemsuliman7149 10 місяців тому

    Wad heestay keep goning bro ✌️

  • @Abokorrrr
    @Abokorrrr 10 місяців тому +1

    Waa wareyy dab io holac🔥❤️mame

  • @mustaphe3454
    @mustaphe3454 10 місяців тому +3

    MAAM3 IN THE Building best fanaan bast song❤❤

  • @mahamedbulbul4867
    @mahamedbulbul4867 10 місяців тому +1

    Keep gowin porther

  • @manaalaxmedmanaalaxmed
    @manaalaxmedmanaalaxmed 10 місяців тому +1

    zakariye kobciye erayada iyo laxankaba 100%🙏

  • @user-ot1pb1sl1f
    @user-ot1pb1sl1f 7 місяців тому +2

    Scw saw scw saw saw swc❤❤❤❤❤

  • @khalidibrahim2969
    @khalidibrahim2969 10 місяців тому +3

    Maame ma ana dhalay horta.😢

  • @SUNEEYE_FILMS
    @SUNEEYE_FILMS 10 місяців тому +6

    LAXANKA ABWAAN KII QARNIGA SAKRIYE KOBKICIYE AND FURINLe🔥

  • @sumaye6800
    @sumaye6800 10 місяців тому +5

    Fankuba waa maame ❤❤❤

  • @user-jj9yr3mf6l
    @user-jj9yr3mf6l 10 місяців тому +1

    Malaha hestan aniga qofkayga ayey ku socota❤

  • @SadaamXasanubarih
    @SadaamXasanubarih 10 місяців тому +1

    Zxp izka daa heesah Wan kuunaxay izka tuuko

  • @user-mn7fg3mr9u
    @user-mn7fg3mr9u 10 місяців тому +16

    Another level❤🎉

  • @SuntaFaaraxmajopasto58
    @SuntaFaaraxmajopasto58 6 місяців тому

    Erayada Abwaan zakariye kobciye oo dhan waa 🔥Nice

  • @IfraaxdhamacDhamac
    @IfraaxdhamacDhamac 10 місяців тому +1

    Maame waan kaalhlay codkaq ruuxabtah maarin inaakulkulumoo aariyaadiidataah markan kuuarkhaadiyaadab kuud yàariy waan kuusinay waabalan kaaqaday

  • @MohmamedAbdi-q2s
    @MohmamedAbdi-q2s 29 днів тому

    Walee waa hees wax wada lahaanshiyaha Somalida iyo walaalnimada sheegaysa

  • @abdullahiibnadan9044
    @abdullahiibnadan9044 14 днів тому

    Hestan 1milion bey u qalanta Hala share kareyoo asxbta

  • @user-bg6ov4qw9q
    @user-bg6ov4qw9q Місяць тому

    Dhaayahan ilamada dib u dhigan karayn markay ku dhugtaaan ❤🎉oyayooo😂😂

  • @justnow7263
    @justnow7263 10 місяців тому +26

    Wah 😮😮.
    Masterpiece song.

  • @istaahilkhadar2245
    @istaahilkhadar2245 10 місяців тому +4

    masterpiece song❤❤❤hye

  • @kingxuubey
    @kingxuubey 9 місяців тому +1

    Heestan Abwaanka Samayay QALBIYAN AYAY UGA SOO GO'DAY LAMAANE ISU BUUXIYAY NOLOSHA OO IS KAAGIYAY AXSAN FANAAN KU RAAXAYSTAY❤❤

  • @nimcomohamed787
    @nimcomohamed787 7 місяців тому

    Wlhi way hees dhaftayyy❤🎉

  • @sucdisimansiman5489
    @sucdisimansiman5489 3 місяці тому

    Ialhow adig waa adokad anign wan jeclhy askn lam socod ee allow iaili❤❤ meshu kusugnyhy

  • @farahahmed6556
    @farahahmed6556 7 місяців тому +1

    Scw scw scw gift from Allh scw

  • @IlyaasAxmad-qi7bk
    @IlyaasAxmad-qi7bk 10 місяців тому +1

    Waaw legend maame keep going

  • @alzipm2414
    @alzipm2414 10 місяців тому +1

    Maame the best song

  • @ahmedbk9581
    @ahmedbk9581 9 місяців тому +1

    Maxamed maame big legend is back

  • @user-rj4dk4nn2j
    @user-rj4dk4nn2j 10 місяців тому +1

    Kahelay jacaylba ❤❤❤sidu udhana sow adaakadhi dhinacayga❤❤😢

  • @user-wf8fk1jg1y
    @user-wf8fk1jg1y 10 місяців тому +1

    Cabdiwasac khadarooow mxa samaysay❤

  • @Matanaaha
    @Matanaaha 10 місяців тому +2

    HAWARAR MUSIC PRO
    CAYDARUUS ISMACIL CABDI
    WAALYAB
    MAXAMED MAAME

  • @asmamousa7793
    @asmamousa7793 10 місяців тому

    Hees tan way dhaaftey ❤❤❤😮

  • @Kaabanuuramohmed
    @Kaabanuuramohmed 10 місяців тому +1

    Hees way dhaaftay tan keep going mame
    ❤🥺🖐

  • @user-jv8nu7rh9f
    @user-jv8nu7rh9f 6 місяців тому +1

    Qofkii heestaan looqaadaa qadarin mudan ❤

  • @user-xs2yy6eg2r
    @user-xs2yy6eg2r 10 місяців тому +1

    Abtiyo waad kaso ragtey fanka the Best song

  • @mahadoosman2070
    @mahadoosman2070 10 місяців тому +2

    Maame the only favorite singer ❤❤❤❤🎉🎉🎉

  • @user-vi5wj5cq2z
    @user-vi5wj5cq2z 9 місяців тому +1

    Maame libaaxa fanka❤

  • @user-em1xd7qh4x
    @user-em1xd7qh4x 10 місяців тому +4

    My fvrt singer maame ❤

  • @abokaribrahim4028
    @abokaribrahim4028 10 місяців тому +4

    Fankuba waa maxame maame iyo abdikariin ali tea iyo in yar oo make up marzan❤😂

  • @diidarmaxamed8677
    @diidarmaxamed8677 9 місяців тому +8

    Heestan miraha macaan Al x Mahamed cumar saalax cabdi MaaMe❤🎸🎤 Hadii Aad Dib u soo Booqatay Hadaa iga Dambeyso Like 👍 isaar Date_15/9/2023/__Time 9:54 Wan idin salamay dadka iga dambe 😢😢😢

  • @MohamedAhmed-ci8cc
    @MohamedAhmed-ci8cc 10 місяців тому +2

    Woow Manzhalaah inadhilo

  • @lilchokar23
    @lilchokar23 10 місяців тому +2

    Sakariye kobciye fanaan dhamaystirannn❤️✌️mame top