Mohamed Maame - Ma dibaa laguu dhali - Official Music Video 2023

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 3 сер 2023
  • Ereyada Qoslaaye
    Laxanka Abdikarin Ali Shah
    Music Furinle
    Directed By Monium
    Edited By Munier Obseiye

КОМЕНТАРІ • 790

  • @amiinnmoumin
    @amiinnmoumin Рік тому +333

    GOAT KA 🐐 FANKA SANADKII U DANBEEYAY LA QABAN WAYAY MO MAAME LA YAAB ABTI

    • @yasmingarat1942
      @yasmingarat1942 Рік тому +13

      😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭🥺👰👰👰👰👰👰💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔😭😭😭😭😭😭

    • @user-nx2th4zl9z
      @user-nx2th4zl9z Рік тому +8

      😂😂😂😂👰👰👰👰👰❤❤❤❤

    • @user-nx2th4zl9z
      @user-nx2th4zl9z Рік тому

      😭😭😭😭😭😐👰👰👰👰👰💔💔💔💔💔💔💔💔

    • @user-im6yj3ge4p
      @user-im6yj3ge4p 11 місяців тому +3

      Quruxow sidan ku don donayay wan dalay😢😢

    • @user-ul5to1nz3b
      @user-ul5to1nz3b 11 місяців тому +3

      Hi there I hope

  • @Mohamedgogoye
    @Mohamedgogoye Рік тому +369

    Hees kastoo macan waxa kasii macan qur.anka alle💗💗💗💗

    • @user-mb5rs6ri8j
      @user-mb5rs6ri8j 11 місяців тому

      Waa ruun

    • @faysahamdi7241
      @faysahamdi7241 11 місяців тому +5

      Waa lagaa qurux badnyhy inaad qurankii rabii iyo hees is bar bar dhigto its shame walhii walibtaa hees hostid waxaas oo kale kuso qorto hadbaa mar ogthy ka qaad 🥺

    • @Saalah___
      @Saalah___ 11 місяців тому +3

      Soo digan dhageysanaya adigu

    • @yaasircarafad368
      @yaasircarafad368 9 місяців тому

      Wall wax la xaramtinimeyay iyo waxaa is ag dhigty ilahygii dhana ee adunkan Abury hadalkisi kada wall haku so qorin 😢

    • @willoisse1793
      @willoisse1793 Місяць тому

      Bonjour

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash Рік тому +279

    Heesaha quraanka ka macaan Yaa igu raacsan 😢

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash 11 місяців тому +102

    Dunidan Ma so marin ruux la mid ah Nabigena ﷺ ku saliya Scw love saar ❤
    dheh❤

    • @Husnia-xk3ou
      @Husnia-xk3ou 9 місяців тому

    • @user-di1zy1rj1e
      @user-di1zy1rj1e 8 місяців тому

      Scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @daganmuuse
      @daganmuuse 7 місяців тому

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤

    • @user-nh7or1fc3j
      @user-nh7or1fc3j 5 місяців тому

      Waa ruunta wll wa sa shektay❤

    • @SuheybSuheyb-vi8ug
      @SuheybSuheyb-vi8ug Місяць тому

      ​@@daganmuuse😢

  • @mustafeabdalle5754
    @mustafeabdalle5754 Рік тому +263

    Hees kastoo macaan quraanka ayaa kasii macaan🥲🥰

    • @AmalAbdirahman-nw9wm
      @AmalAbdirahman-nw9wm Рік тому +2

      Waa nasiib daro qowlka alle iyo hees danbi ah inaad is barbar dhigo

    • @AmalAbdirahman-nw9wm
      @AmalAbdirahman-nw9wm Рік тому +1

      Hadalka ilahay wx walba uu ka muhiimsan yhy mar danbe wl ha is barbar dhigin quraan xadiiska rasuulka scw ayuu ka sareeya macalaa

    • @waalidadeec2752
      @waalidadeec2752 Рік тому

      Wacyigaaga kor u qaad oo ha is garab dhigin quraanka iyo hees aadmi samee ah.

    • @haliimomohamed9928
      @haliimomohamed9928 Рік тому +1

      waa La ogyahee quraanka Heesaha Ha barbar dhigin😌

    • @khaliildayib1962
      @khaliildayib1962 Рік тому +1

      Adeer quraanka haku dawarsan!

  • @user-xz3ys8ey5i
    @user-xz3ys8ey5i 9 місяців тому +56

    Waxkasta ooaduunka yaala waa lacag laakiin saliga nabiga lacag maaha kusaliya nabiga scw❤❤❤

  • @yacquubyaqo
    @yacquubyaqo Рік тому +37

    Ana dhaqashadadan dhib u maray
    Oo dheligagan dhimo ka xigay
    Adna kala dhaqaaqad dheef bidoo
    Waxkasti idhibayaa kuu dhadhamay 🫶🫶heestan wanso booqan dona insha allah sanad kabacdi hadanan dhiman 🖐ano noloshayda halkan rabay gaadhay 🫶

  • @RichPro
    @RichPro Рік тому +34

    MAAME GOAT 🔥

  • @dj.rockets
    @dj.rockets Рік тому +26

    The best talented

  • @awoaziz6342
    @awoaziz6342 Рік тому +12

    Heesta waxa daramikar qof waxa jacal😢❤

  • @anhaarxasan5817
    @anhaarxasan5817 Рік тому +11

    Qalbiyada Dacada wax u jecel Allow u naxriizo😓💔5/8/2023

  • @OdayAhmed-tl7cs
    @OdayAhmed-tl7cs Рік тому +11

    Waxaaso dhan waxa ka danbeyay Odaygiii fanka iska lahaa ina Ali shaah🎉

  • @mahadapdirahmaandheere-oc6ml
    @mahadapdirahmaandheere-oc6ml Рік тому +22

    Furinle Aan Aqaana
    Come Back 😮
    Father of Music❤

  • @nimcocabdiraxmaannimcocabd5857
    @nimcocabdiraxmaannimcocabd5857 11 місяців тому +5

    Qalbi jabku Waa Xanuun wlhi Qof aad jeceshahay hurmarkiisa Oo isna Ku daremayn Qof aan Hore socod lahayn Ax😪😪😪😪😪😪

  • @aptidonmahamood2625
    @aptidonmahamood2625 Рік тому +8

    J'ai validé , même les paroles , bon continuation frère a Djibouti

  • @osmandiranehkawrah8478
    @osmandiranehkawrah8478 Рік тому +20

    Laxanka Qamar ayaa ku fcn heestu maarkey tahay muruugo 😢

  • @ayeeyokorisey3980
    @ayeeyokorisey3980 11 місяців тому +14

    Bini Aadan hadaad wanaajiso xumaan uun buu kuugu abaal gudaa wllhi 😢😢😢😢😢

  • @nimcocabdiraxmaannimcocabd5857
    @nimcocabdiraxmaannimcocabd5857 11 місяців тому +14

    Nacall jacaylow ku taal🤕🤐Qurux badan jacaylku markaad bilaaabayso Caawa heestu Noloshayda Ayay badbadisay Waayo Hadii aan Ooyiii Lahayn Nolosha ayaaan is dhaafin lahaaa🤭🤔Thanks wllo Mo Mame

  • @oldsongs2233
    @oldsongs2233 Рік тому +122

    mahamed maame is working under difficult circumstances and still has more quality videos than those living in western countries ❣️✅

    • @abdikanilaaska7445
      @abdikanilaaska7445 Рік тому +8

      You need to chill out with this lame comment under every video

    • @rooda4998
      @rooda4998 Рік тому

      ​@@abdikanilaaska7445❤❤❤❤❤❤❤ 2:36

    • @nasroadam556
      @nasroadam556 Рік тому +1

      Koko qof aan tageero🎉

    • @queenofsomalia8561
      @queenofsomalia8561 Рік тому +2

      I don’t think u don’t understand what u writing 😂😂😂😂 under difficult circumstances kulahaa 😂😂😂

    • @apdiwadudcaska6447
      @apdiwadudcaska6447 Рік тому +3

      @@queenofsomalia8561meel wlba wn ku arkayaa wliba 😂😂😂😂

  • @cartttan
    @cartttan Рік тому +12

    Curdin faneed maame
    Iyo curad faneed ina ali Shah
    Ayaa heesta isku helay + ciiltire
    Iyo rugcadaa abdirahman qoslaaye

  • @Asal-real-estate
    @Asal-real-estate Рік тому +16

    Anoo ku dhadhabo kugu dhaato oo
    Ku dhaar mara dhinacaaga jira
    Dhaayahayga ka jecel maxaad dheeligayga ka dheefaysaa?
    Maan dhugan filkaa maan dheehane
    Kumaan dhigan da'daa kumaan dhaafsanine wax ku dhiba kuma dhabtii maan geysanine
    Kugu dhigay wadne maad dhowranine
    Dhoorqaday dartaa maad dhaadanine
    Waxkastoo i dhibayaa ku dhadhamay😢

  • @bbenacnac
    @bbenacnac Рік тому +21

    Amazing voice maame 🥵🔥
    Inta beri dawan donta wan salamya 🙋🏾‍♀️😂🧡

  • @Ayanali-wm3qz
    @Ayanali-wm3qz 4 місяці тому +2

    Heestan xaalad adagbay iga so saartay 😢alx alx hees kaliya wxba ma sheegto hadaad ilaahay isku xidho wlhi inaadan biniaadam u baahnaanayn waligaa lkn heestani wa my heart broke anniversary 😢😢

  • @adeerka_5
    @adeerka_5 Рік тому +14

    Pure Talented MoHamed Maame 🔥😍

  • @ifraaxmuxumed7749
    @ifraaxmuxumed7749 3 місяці тому +2

    Waa heesti uu laxanka adkayd uu saaray cabdikariin cali shaah

  • @ahmedbk9581
    @ahmedbk9581 9 місяців тому +2

    M.maame the one and only legend best voice is gold ✨
    Wixi kadibteey soo boqda like ha ila dhaafin

  • @Girlboss1.
    @Girlboss1. 2 місяці тому +2

    30-5-2024
    💔❤️‍🩹
    Maxad dheeligayga ka dheefaysa 😭
    Walee Waxkastoo idhibayaa u dhamdhamay ma dibaa lo dhali madhacayso 😭💔

  • @queenfahema2862
    @queenfahema2862 Рік тому +4

    Heestan wa hees so baxday xili an waqtigedi ku jiro 😢😢😢 si kastod qofka si dhaba u jeceshahy qofna ha siin qiimo anu u qalmin 😭😭 heestan dhaqtar bay i noqotay 💔💔💔💔

    • @bushramawliid8801
      @bushramawliid8801 Рік тому +1

      Beeentaa maha zizter wlhi adaa idayaa hadhow dhawac unbaad kaa faidayzaa hadad qof zizo qiimo kiizaa kabadan 💔😭

    • @lastman-le4qz
      @lastman-le4qz 11 місяців тому

      Nafada cashaqa ee adnka
      Ma tahay mid Ka mida
      Naftaadu❤😢❤😢❤😢❤

  • @gulletcalafdn4361
    @gulletcalafdn4361 11 місяців тому +1

    Waan layaabaa kuwa Quraan meeel (HEES)
    Ka shidan tahay keena adeer hdaad sidaa like ku raadisaan maalin ayaa jirta aanay like wax tarin ee wllyal iska daaya qofna lama soo qabsin Eh pls ilaahay ka xishooda😭😭😭😭😭😭😭😭😭🙏🙄

  • @c.c.g.1464
    @c.c.g.1464 Рік тому +4

    Laxankaa talow ma cabdi karim Ali Shah ayaa saray

  • @kaderadam7543
    @kaderadam7543 Рік тому +17

    Wow!!!! Top voice of singing ..... and amazing words full of wisdom !!✔✔👊👈

  • @Abokorrrr
    @Abokorrrr Рік тому +5

    Hees qudhaa maha tani waa heeso Mame Heesaha qlpei tabashada waapa kuso baxaa😢❤️

  • @muparek
    @muparek Рік тому +2

    Fanaka dhalinta uso kacday dib u noolayntiisa ayu maame kamid yahy🎉king✌️🇸🇴

  • @deeqsanofficial2799
    @deeqsanofficial2799 Рік тому +3

    Heee see ku dhahay❤❤❤❤

  • @sayidmom2268
    @sayidmom2268 Рік тому +1

    Inta ina ali shaah aad inankiisa tahay wlhi heerbaad gaadhaysaa horena isaga iyo dedaalkiisa ayaad heer ku gaadhay goat ayaa tahe ku soco saxib Maxamed yare

  • @ahmedibrahim1931
    @ahmedibrahim1931 Рік тому +2

    Goats abdikariin Ali laxanka dhadhamaya

  • @yasminsaki8998
    @yasminsaki8998 11 місяців тому +4

    17/8/2023😢😢😢hadaa soo booqato like iisar

  • @ahlaamhassan5936
    @ahlaamhassan5936 11 місяців тому +3

    Heestan xasuus ayeey igalisay 2018-2021 xirir adag ayaan qalad iyo madax adeeg ku burburiye allow ishiisa iga haay 😢wax kastoo ii dhibaya ku dhadhamaya hdl aan ilowsho laheen 😢😊

  • @lastman-le4qz
    @lastman-le4qz 11 місяців тому +2

    Nafada cashaqa
    Ee aduunka ❤
    Ma tahay mid😢
    Ka mida ❤😢
    Naftaduu❤❤😢😢

  • @Zaky_garad
    @Zaky_garad Рік тому +6

    Talented Maame🐐🎧

  • @Muuna_MuhuYodiin_15
    @Muuna_MuhuYodiin_15 Рік тому +2

    WlHi 13 jeer baan ku ceshty wlhi waxani hees wey dhaaftay saako qudha ayaan 13 jeer dhageysty waxba lagama qaban karO Mo Maame Goat ka Fanka xoreystay❤🎧💯

  • @user-cw9pv4if6k
    @user-cw9pv4if6k Рік тому +2

    Waaw maasha Allh waan ku taageraa ku soco wallo laysma dheebo ❤❤😙noloshaada 😙😙

  • @asmaahmed818
    @asmaahmed818 Рік тому +4

    Waxad mooda Abwaanadu Inay Dalcadan Dadka dhawacan Qalpigooda😢😢😢😢😢😢😢😢😢
    1/10/2022 heestan Eryo ku jira Baa Dhay Ba Ku jira

  • @SamsamCaday-zc4vs
    @SamsamCaday-zc4vs 11 місяців тому +5

    Maame is not easy 😊❤

  • @goitomsisay2044
    @goitomsisay2044 10 місяців тому +3

    Wow you cheered me a lot.vibrant song!!!

  • @hafsa8057
    @hafsa8057 Місяць тому +1

    Maame hees mvn ayuu iska jaray

  • @daahirxiisofficial
    @daahirxiisofficial Рік тому +2

    Hadaad haysaa Halkii la Rabay pro
    Keep going 🎉

  • @AyuubcabdulaahiDaahir
    @AyuubcabdulaahiDaahir Рік тому +2

    Heestaan hees waaka wayn tahy wlh maame lagend hore usoco

  • @daganmomo
    @daganmomo Рік тому +2

    Mandhugan filkaa maan dhehanine , maxad iga dhibaysaa 2016💔😢

  • @brown__eyes
    @brown__eyes Рік тому +1

    Aamin Heesta io darenka Qalbi Jabkaan DaremaYo waY is shabahan 💔😭ax

  • @user-yo4uo2ek4j
    @user-yo4uo2ek4j Рік тому

    Hees ay iskugu tageen saddex legend
    Laxanka apdikariin ali shaah
    Voice mohmed maame
    Music furinle another level wllhi

  • @SaidNouh-gh1ge
    @SaidNouh-gh1ge 10 місяців тому +1

    Mame kaap going abtiyo waan kuwata❤❤❤

  • @faysalfuad7855
    @faysalfuad7855 Рік тому

    WA oga marka maqlyba inu boqorki laxanka cabdikariin cali shaah uu hestan ka danbeyp🙌🙌🙌🙌

  • @AbahabaIdrissmohamed
    @AbahabaIdrissmohamed Місяць тому +2

    i say waw mame

  • @mupaarikaxmed9437
    @mupaarikaxmed9437 Рік тому +3

    Laxanka iga gadan walahi 😊

  • @CabdidxamanYuusuf
    @CabdidxamanYuusuf 4 місяці тому +1

    MaxAmed maeme geezi❤

  • @rumeohanad3647
    @rumeohanad3647 Рік тому +1

    Hees tan aad Bay ii damaq day noloshayda ayay ku sab San tahay waa marki labad Ee hees daren kayga ka tur jumay sa aad soo qado fanan tan iyo tii kale ahayd😢 halka aad iga magtay man garan

  • @nasteexacaabbi2539
    @nasteexacaabbi2539 Рік тому +2

    Heestani waaba gasiin !❤️🔥

  • @mrzack4124
    @mrzack4124 Рік тому +6

    The one and only legend maame 🔥🔥

  • @inantaSomalilandkufanta7766
    @inantaSomalilandkufanta7766 Рік тому +1

    Laxanka ina aderkey ina cali shah❤

  • @abdishakurawl1773
    @abdishakurawl1773 Рік тому +2

    Abdikarim Ali Tea melody 😢💔

  • @akmiishargsan5521
    @akmiishargsan5521 Рік тому +5

    Amazing song and voive voice MAAME YARE♥️😣 the best father of melody ABDIKARIIN ALI MAHMOUD SHAAH 🎸🎷🎻🥁🎺📯🖤♥️♥️♥️

  • @HamdaCayuun-cu4yz
    @HamdaCayuun-cu4yz 11 місяців тому

    Maame wa laga yapanyay hore u soco pro

  • @user-ye7kw4kt6z
    @user-ye7kw4kt6z 7 місяців тому +1

    MashaAllah hooray usoco walalo qaali❤❤❤❤

  • @adnaadam
    @adnaadam 11 місяців тому +5

    Amazing voice🥺❤

  • @NimuzhhuseiN-ii5qg
    @NimuzhhuseiN-ii5qg Рік тому +1

    Mxaan kuu dhimood
    Iiga dhimaneysaaa
    🥺💔😫

  • @yashkeyow
    @yashkeyow Рік тому

    Welcome to UA-cam ❤ ShodHaheYgi Mohamed maame

  • @ahmedbuurka2341
    @ahmedbuurka2341 10 місяців тому +2

    ᴍᴀ ᴅɪʙᴀᴀ ʟᴀɢᴜ ᴅʜᴀʟɪɴ ᴍᴀʙᴀ ᴅʜᴀᴄᴅᴇᴇ🥰 ʙᴇsᴛ ғᴀɴᴀɴ ᴍᴀᴍᴇ

  • @m.walimusic
    @m.walimusic 10 місяців тому +1

    Ali Shah & furinle

  • @drshafsadugsi5150
    @drshafsadugsi5150 9 місяців тому +1

    Amazing song alfanan maxamed mame zharaf io karaamo❤❤

  • @mubaarikcismaan103
    @mubaarikcismaan103 Рік тому +1

    Lengend maame fanaanka qarniga
    Cimamadiisa lama haysan karo keep going bro❤❤❤

  • @abdibasidabdourahman9743
    @abdibasidabdourahman9743 11 місяців тому

    saxib maame gacan baan ku tagan waa iga saraysa walal keep going forward

  • @SuleeqaMahamuud
    @SuleeqaMahamuud 6 місяців тому +1

    Ax Alla dhibe’a qof wax jecel 😢

  • @user-vy1ox8qy5z
    @user-vy1ox8qy5z 11 місяців тому +1

    maxamad maame waa fanaan antagero oo waan wataa🎉🎉🎉😍

  • @DJcazka
    @DJcazka 10 місяців тому +2

    Music video 🎧🎹🎤

  • @XananShire-cq6cz
    @XananShire-cq6cz 10 місяців тому +1

    😢heestan siday ibadashay ilhy ba og axeey kugu dhigay wadno madan dhowranine dhowr qaday darta mama dhadinema madan dhigan waji maxan kadhawaysta kudhinta 😢

  • @YTJ_CAROLE
    @YTJ_CAROLE Рік тому +2

    Mohamed Maame 🔥🔥🔥🐐

  • @somaliyameni202
    @somaliyameni202 Рік тому +12

    Omg this song soo heart-melting 😢😢why everytime i feel heart broken 💔 when i listening slow song 😭😭😭😭😭

    • @sucdihassan4511
      @sucdihassan4511 4 місяці тому +1

      😢take heart hees waladegeysta walaga daqaqa 🥺❤️‍🩹

    • @somaliyameni202
      @somaliyameni202 4 місяці тому +1

      @@sucdihassan4511 okz sis but sometimes waa emotional

  • @xanaanismaaciil2194
    @xanaanismaaciil2194 Рік тому +2

    Amazing voice ❤😘

  • @mahoapd3576
    @mahoapd3576 Рік тому +2

    M.a wlkey marna sxbkey maxamad maame sxb qaliya igu ah waxan rabay inan qiso igu dhacday kula wadaago eee hadi ad farinteyda aragto ila soxidhidh adoraliya wllo mcn

  • @InaGaraad-zf5tj
    @InaGaraad-zf5tj 11 місяців тому

    Ku dhursugay in badan kuu samroo....
    5 years ban cidlo ka taaganhy alla ilaahayoow ma I dhaawacay adoonkaagaasi oo ma I khiyaamay 😭💔 maraga ilaahay baa ii furi doona qiyaamaha

  • @zuhayptarzan5293
    @zuhayptarzan5293 9 місяців тому

    Maaame heesihiisu waaa nadiif keeep moving 😮

  • @soumeyasoumeyaaden6576
    @soumeyasoumeyaaden6576 Рік тому +3

    Woow quel beau voix🎉🎉

  • @user-rh3cq3wn2o
    @user-rh3cq3wn2o Рік тому +3

    Legend ❤Mahmed omar

  • @mumtasfaisalhaibe7153
    @mumtasfaisalhaibe7153 11 місяців тому +2

    Heestani waxay ka hdlaysaa dareemada ay la nolyihiin mucashaqiintuh😢

  • @cabaatohofficial3177
    @cabaatohofficial3177 Рік тому +2

    Maame GOATKA Jiilka Cusub🥰

  • @mahadxikmaawi2063
    @mahadxikmaawi2063 Рік тому +2

    Bro keep going it's hit song 🎉🎉

  • @aadangamer7918
    @aadangamer7918 Рік тому +3

    This song is not normal, my brother❤❤❤❤🎉🎉🎉

  • @SILVER8592
    @SILVER8592 10 місяців тому +1

    Kugu dhigay wadne maad dhawranine😢😢😢😢😢 mxmed maame fanaankyga 😢😢😢😢😢

  • @amiinzuldan955
    @amiinzuldan955 Місяць тому

    maaamow best song of love heart broken ayaad qaadey waaaaw

  • @user-uj4og3ts8r
    @user-uj4og3ts8r 8 місяців тому +1

    Dib miyaad usoodhalan doontaa
    Wxaan joogay dalka liibiya aniga iyo sxibkay aan dalka kawada nimi anigu singal ahaa lkn isagu xaas dalka kga yimi aad ujecel isna sidoo kle indhuhiisa ka jecla wiil uhaysay wxa dhacday wxaan doon ka sooraacnay liibiya anagoo ujeedna italia kowdii habeenimo in doontii aan saarnayn mar qura biyo soogaaladaan ilaa doontii biyihii soobuuxiyaan doontiina nala qarqoonto dhammaan doonta wxa ku saarnayn 55 qof somali wxaa ku ahayn 21 qof wxa ilaahay qoray habeenkaas in sxibkay iyo 23 ruuxoo kle ruux baxaan raxmaanku haka raali noqdee 😢
    Aniga iyo asxaab badan oo walhti badan dabaalanaysay wxa meeshii nga soobadbaadiyey markuu waagii dilaacay ciidanka xeebada liibiya oo lgu magacaabo (muqaaniciinta)aniga dhaawac isoogaaray oo gaastii doonta igu daatay alx qadar qornaa nagu dhacay wxase heestani xanuun igu yeelatay oo aan si gooniya iigu taabatay qoftii dumashiday ahayd oo sxibkay ka dhintay wxa mararka qaar ay ku hadaaqdaa
    Dip miyaad usoodhalan axmadkaygiyow
    Waa sxibkaye ilaa haddana isagii sugaysaa😢

  • @SUNILArab
    @SUNILArab 7 місяців тому +2

    I am from japan ilove somali music❤😅

  • @user-vl7ds5dh9z
    @user-vl7ds5dh9z 11 місяців тому +1

    Maxammed mame keep going 💪

  • @hamdaabdirahman2528
    @hamdaabdirahman2528 Рік тому +1

    laxanaka abdikariin ali shaaah❤😊😊

  • @Mohamed.Cabsiiye
    @Mohamed.Cabsiiye Рік тому +1

    Mohamed Maame Is Back Hit Song 🔥🎶🥰💯

  • @ubaxali4948
    @ubaxali4948 Рік тому +1

    Maame yaa maaame hes wakhtiga ogu bahida badned timid💔😭😭😭😭

  • @Lose_hopeeee
    @Lose_hopeeee Рік тому +3

    ❤amazing song 🎵

  • @badriahmed2999
    @badriahmed2999 Рік тому

    Ma dip ba Lagu dhali
    Maba Dhacdee !!!!

  • @Jamaal356
    @Jamaal356 Рік тому

    Maxamed maame on the beat 💥🔥🔥🔥

  • @cabdiraxmaanshiine
    @cabdiraxmaanshiine Рік тому +2

    mohamed maame legend