IDIRISKA II TAABO IYO KABTAN BAARA BIG GAME BAROOSTA

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 9 лют 2025

КОМЕНТАРІ • 472

  • @cadoowmuqtaarmaxamed1035
    @cadoowmuqtaarmaxamed1035 2 роки тому +153

    Aaway dadkii jeclaa nabi Muhammad scw 😥❤🙏

  • @elmohazaj4833
    @elmohazaj4833 2 роки тому +107

    Hadii aad aragto magaca xabiibkeena Prophet Muhammad Peace Be Upon Him 😍❤️ PLEASE LIKE SAAR WALAAL QAALI👍👍

  • @osman_hajji27
    @osman_hajji27 2 роки тому +79

    "Wuxuu Ahaa Naxariis Badane
    Ilaahay Dunidan U Soo Saaray
    Nabi Muxammed"❤ ﷺ❤🕋

  • @Goat_zaki
    @Goat_zaki 2 роки тому +53

    Aniga iyo adiga aqrinaya qoraalkan ilaahay qabrigeenna beer beeraha jannadda kamid ah ha nooga dhigo, Aamiin dheh.🤲🥺❣️
    #follow isoo dheh wll Resbect💯👏.

  • @maajidyare3525
    @maajidyare3525 2 роки тому +35

    Idiriska waan arkay mana qoslin hadaan ka yeelo saas 😘😘

  • @mohommetbashir4348
    @mohommetbashir4348 2 роки тому +49

    KU SALIYA RASULKA Ever The Most knowledge able And The Most shine All Created Prophet Muhammad SCW❤❤💯☪️✅ﷺﷺ

  • @ahmednor5928
    @ahmednor5928 2 роки тому +34

    Nabigeena muxamed scw scw scw scw scw scw scw 🥰💯

  • @change68
    @change68 2 роки тому +71

    The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammad ﷺ

    • @MrMoe612
      @MrMoe612 2 роки тому

      salaahu caleehi wasalam salalaahu caleehi wasalam

  • @mohamedcade5809
    @mohamedcade5809 2 роки тому +30

    Another level comedy 😂😅😅😂😂😂idiriska Ii taabo😂funy 😂😅

  • @samiraraeannydeeferreira5493
    @samiraraeannydeeferreira5493 2 роки тому +19

    😂😂😂😂😂🎉🎉🎉🎉 idirka qosol miiran waye hhhhh iyo kaptanka kkkkkk baabajeey sooo biiis ciyaarta yaakheey 🎉🎉🎉🎉🎉😅😅😅😅😅

  • @mohaaaibrahim3401
    @mohaaaibrahim3401 2 роки тому +27

    Walhi kabtanka boota ayu nagu dilaye funny wayo runte kabtanka 😁😁😁😁

  • @kOKOBULLE-tis5
    @kOKOBULLE-tis5 2 роки тому +35

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ) 🙏🕋❤

  • @zeska1069
    @zeska1069 2 роки тому +21

    Baaba thanks horta marka xigta microfoons ka codka wuu gaban yahay muqalka xiga in aad nga soo xaliso rajeyna thanks mar labaad 👍🏿🙏🏾🙏🏾

    • @Princess2_2
      @Princess2_2 2 роки тому

      Saan mooba ku gaban yhay codka😳😳

  • @CaluusheShow
    @CaluusheShow 2 роки тому +53

    Baaba Muqaladaan Dad Badan ayey Daawo Uyihiin ee habeen kasta sogeli😂

    • @Shakureyy
      @Shakureyy 2 роки тому +1

      😂😂😂😂

    • @Sheeko-Sheek0
      @Sheeko-Sheek0 2 роки тому +1

      lkn hortaada dooro halgu laq laqo xnuun maahano 🤣🤣🤣🤣

    • @FartunjaziiraSfamily
      @FartunjaziiraSfamily 2 роки тому

      @@Sheeko-Sheek0 WALAL SUBSCRIBE IISAARA PLEASE 👍

  • @raabicahaaji467
    @raabicahaaji467 2 роки тому +6

    Kabtan baara wixisa kaftan wey dhafeen . Mar walba idiriska Mel ka dhac iyo hadal xun ku dhaha . Teem idiriska Intan ka badan ma dulqadan Karno .maqal ma jiraaaaaaa 🥱🥱🥱

    • @ayaanbillan8634
      @ayaanbillan8634 2 роки тому +1

      Wlhi Beentah Mahan

    • @abdirahmanhusien6174
      @abdirahmanhusien6174 2 роки тому

      @@ayaanbillan8634 qabil ahaan lgu liidaayo idiris wx kle lguma heysto

    • @ayaanbillan8634
      @ayaanbillan8634 2 роки тому +1

      @@abdirahmanhusien6174 Wlhi Waan Fahmi Waayey Lakin ogow Ilahay agtisah Qabiil Ma Yaal

    • @abdirahmanhusien6174
      @abdirahmanhusien6174 2 роки тому

      @@ayaanbillan8634 Ilhey awoodisa somaali garan lheyd 30 sano lesma heysteen Soma ahan Dhibka jra wxa yahay qafka in qabilkisa umaleyo in kitaabka alle ku qorantahay wx weyn la naqdo dhibka hesta somalida wa intaas

    • @ayaanbillan8634
      @ayaanbillan8634 2 роки тому

      @@abdirahmanhusien6174 aad Iyo aad wllo ilahay Xaqah Ha inah Tusoh

  • @abdirisaqkuule8756
    @abdirisaqkuule8756 2 роки тому +94

    أللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم في العالمين انك حميد مجيد

  • @faisal.british
    @faisal.british 2 роки тому +11

    Labadan waa funny horta wan jeclahy markan isla arkoo 😂😂😂✌️✌️✌️✌️❤️❤️

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel 2 роки тому +27

    Three legends always legends keeps goings babejey and captan baraah and idirsika itabo another's levels big challenges 🤣💯💪

  • @caddeloverabar
    @caddeloverabar 2 роки тому +19

    Wll igu sali the xabiibkeena
    Muxamed scw 🥰🥰🥰

  • @boojadheere
    @boojadheere 2 роки тому +10

    Keep going wll kusali nabi Mohammed scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw 🕋 ♥ ❤

  • @iqramoh3819
    @iqramoh3819 2 роки тому +26

    ❤❤❤😂😂😂 idiriska love you wlhi

  • @omarali2282
    @omarali2282 2 роки тому +7

    Captan baara ciyaarta wuu macaaneyaaa wlhi legend 🙏🙏🙏🙏😂

  • @mustalifocraxmaan4950
    @mustalifocraxmaan4950 2 роки тому +17

    Captain baara Isla waynidiisa maxaa kadan beeyay dhulka lagu jiiday🤣😂

  • @M.mostaphe5765
    @M.mostaphe5765 2 роки тому +1

    Masha allah wlhy meel kasta comments aan ku arkaba waxn ku arka saliga nabiga Scw iyo amantisa way iska dayen dadki comments xun so qori jiray ❤

  • @g.o.at.n.a.l.d.o6766
    @g.o.at.n.a.l.d.o6766 2 роки тому +2

    Nio idiriska nin weyn waaye muxuu kabtan baara ddka u dharbaxa sdii cruurtii teeda kle balo - balo iska dhigaa wcn mr dnbe ha keenin nio

  • @lahowtaxadar3513
    @lahowtaxadar3513 2 роки тому +1

    Baaba jeey su.aal aanku weeydiiyo iika soo jawaab kabtan baara hakadaayo idiriiska iitaabo inuu handado wllhi saas aa mesha kuwadid taageera yaashada kaaka xuman doono 💯💯💯👈👈👈👌

  • @kingpepe7735
    @kingpepe7735 2 роки тому +13

    Ku sali xabiibkena scw

  • @anshurofficial1933
    @anshurofficial1933 2 роки тому +6

    Baaba wllhi labadaan waa funny baaruud dhib badana bisinka alla beerka😁😁😁😁

  • @weclwecl7369
    @weclwecl7369 2 роки тому +7

    Waleeh Idris iitabo umadeena ma.ahan waa kuwataa😂😂😂

  • @mjalaatoofficial7711
    @mjalaatoofficial7711 2 роки тому +8

    Kusali nabi maxamed scw

  • @mahamudmudey657
    @mahamudmudey657 2 роки тому +5

    Baaba mar walba hormar wacan ban kuu rajaynaya waxa ka khaldama inan si hoose kugu sheego wan rabay balse nasiib xumo ma hayo meel kale xooga codka muuqalka waa gaban yahay

  • @yahyemohamed8502
    @yahyemohamed8502 2 роки тому +12

    Kusali nawega muxamab scw🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹

  • @abdikadirabdirizak2118
    @abdikadirabdirizak2118 2 роки тому +2

    Idris itaabo we love you from Australia keep going bro

  • @mahdiquarezma1864
    @mahdiquarezma1864 2 роки тому +1

    Baaba mar catoosh yare marna kabtan baara please baaba jey ciyaartada nidam uyeel 100 kiiba 100 wuu qldnyhy kabtan baara .marar badn ayu asiga oo kldnyhy arkay ee kabtan baara haka leexdo wllkisa idiriska iitaabo ee mrki uu bahdilo yuusan rli galininA INTA IGU RAACSAN LIKE SAAAR

  • @zakiraaso4301
    @zakiraaso4301 2 роки тому +2

    Alah haku siiyo iimaankii nabi ibraahin shafeecadi nabi muxamad quruxdii nabi yuusuf maalkii nabi sulaymaan xigmadii luqmaan dulqaadkii nabi daa uud xoogii nabi muuse xishoodkii cismaan binu cafaan geesinimadii khaalid binu walid hadal yaridii ibnu cabaas cilmigii bukhaari waa duco aad umihiima walaal
    In shaaa Allah intaasba Allah nagu deeqa Amiin Yaaa Allah

  • @listen_quran_10
    @listen_quran_10 2 роки тому +10

    CaWa Hadan ogan laha waan sogadan laha lkn awayhe Baba wanagu sogaday😂😂

    • @Sheeko-Sheek0
      @Sheeko-Sheek0 2 роки тому

      cwa togerther aa u gaadanahy ani xita hda xaafada imid hdan ogaan laha 8xbo hore uso gadan laha💔🤣🤣🤣

  • @abdiibrahim3037
    @abdiibrahim3037 2 роки тому +6

    It was a good thing someone play tonight we like to see after 2-3 weeks you have a lot of team why you always bring those two guys why they don't respect to those other guys please we need more other guys

  • @hazazi1508
    @hazazi1508 2 роки тому +13

    Hhhhhhh
    Big challenge another level of success in the world baabajey waku wataa

  • @HassanHassan-no7iy
    @HassanHassan-no7iy 2 роки тому +4

    Idiriska iyo kabtan baara isku ma soo baxaan Ee plz ABAABALA IYO KABTANKA ISKU KEENA 😂😂😂😂😂 MUGDI MAN

  • @ahmedjama4123
    @ahmedjama4123 2 роки тому +5

    Captan horta Baaba jey muxu La Qayliya Marku qofka kale gulaysto😅😅😅

  • @its__me_yaazka9355
    @its__me_yaazka9355 2 роки тому +4

    Soo badiya labadan dagaalkoda qaraaxo wye wllhi

  • @abdiibrahim3037
    @abdiibrahim3037 2 роки тому +1

    Idiska and kabtan bàara maxaa dhacay dhalin yarada kale maxaa lawadan Lee somali cadal hashakeyso kuligod ucadaladfal mansha allah

  • @abdinoorkulmiye7775
    @abdinoorkulmiye7775 2 роки тому +1

    Kabtan baara waa qaraarkii oo qof ah baaba jeey adigana refree ma tihid

  • @boqortooyo8379
    @boqortooyo8379 2 роки тому +7

    Baba Jay edit ka qof ku fcn radso sxb

  • @wadankawaakeeni2415
    @wadankawaakeeni2415 2 роки тому +27

    Good 👍🏾 challenge so funny 😂 😂😂😂😂keep going baaba

  • @mahadreed242
    @mahadreed242 2 роки тому +1

    Wallaal baabajeey 2 hakareewin geemka ee marwalbo isku adi kaftankooda ayaa ocajabiyay qosol aankabixiwaayay wallaa hi plz waa igacodsi wallaal 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @mohamudsiad943
    @mohamudsiad943 2 роки тому +2

    Hadan ahay kii u Horay like i sar

  • @mustitaaz3123
    @mustitaaz3123 2 роки тому +2

    Baba codka daciif waye 🎤 microfonka iska hagaaji

  • @sarjonayow4439
    @sarjonayow4439 2 роки тому +8

    Wan ku wataa legend now. Sharma boy inta ka salamayaa aapo 97

  • @abdiwahabjaamac5496
    @abdiwahabjaamac5496 2 роки тому +2

    Baaba jeey codka wuu gaawan yahay sxb sre

  • @Miisaankaculus
    @Miisaankaculus 2 роки тому +2

    Baaba malmahan codkaaga aad ayuu uhooseyaaa

  • @opk9121
    @opk9121 2 роки тому +2

    baaba jeey saaxaaboow tirada shaashada aad soo saareesid naga dhaaf sababtoo ah hada videoga markaa asalamu caleykum dhaheesid idiriska ii taabo 1 hal aad u qortay wuuna keenay aduunka waxaasa ugu necbaba tirada shaashada mardabo hasoo saarin

  • @caydarusmohamed111caydarus5
    @caydarusmohamed111caydarus5 2 роки тому

    Kabtan bara iyo idiriska hargaysa nooken zhp baba

  • @maxamedxuseenaxmed4142
    @maxamedxuseenaxmed4142 2 роки тому +2

    Idiriska itaayo ka jabka bac ugurid daawo cml ha u is ticmalee 😂😂🖐️🖐️

  • @lahowtaxadar3513
    @lahowtaxadar3513 2 роки тому +1

    Baaba jeey sxb horay usoco adi iyo idiriiska iitaabo keep going💯💯💯❤❤❤❤❤🙌🙌🙌🙌👈👈👈👈👈👈👈

  • @liibaancabdi2174
    @liibaancabdi2174 2 роки тому

    Baaba jeey iyo mugdi kanuur wlh caawa usoo tashteen zxpkeen idiris cafio zxp caawa funny bay ahyed😂😂😂

  • @abdiaziizmuhammed6678
    @abdiaziizmuhammed6678 2 роки тому +4

    Kabtan baraa iyo idiriska game ka naas tiiga isku Balami baba jay 🙏👋🤣🤣

  • @ummaxamedmumin3406
    @ummaxamedmumin3406 2 роки тому +2

    Baaaaba jeey please 🙏 waxaa Rabaa adoo aala biiltir ah Captan Baaara iyo abaaabala wallhi please 🙏 Baaaaba

  • @abukarverrati8935
    @abukarverrati8935 2 роки тому +1

    Natiijada waa soo hormaroosaa edit ka iska sax

  • @xamdiqurux7176
    @xamdiqurux7176 2 роки тому +1

    Baaba jey soqabo osman ozey iyo qofgad rabdi plz codsi waye

  • @c.qaadirofficial1106
    @c.qaadirofficial1106 2 роки тому +1

    Soo badi waxan cml paapa

  • @idirisxasan3485
    @idirisxasan3485 2 роки тому +3

    Baabajeyow wanku wadana lkn idiriska mar walba soo qawo oky

  • @abdidibitati4846
    @abdidibitati4846 2 роки тому +1

    Fadlan kabtan baara dhaqan xumada haka daayo ciyaaraha hadii kale dhadhanka oo dhan ayaa ka dhimanaya muran joogta ah ayuu wadaa anagii daawanaynay ayaa xanaaqnay walaahi fadlan hanaga dhaafo muranka badan

  • @moosman3572
    @moosman3572 2 роки тому +2

    Baaaba hargeisa aaa ku soo caatowday qoor dheer ayaa kaa soo baxday

  • @binmahdi8030
    @binmahdi8030 2 роки тому

    Babajey saan Qalaad waaye Walahi idriskaa Raali Noqo Sxp

  • @abdishakuradam3570
    @abdishakuradam3570 2 роки тому +4

    Gameka ugu xamaasada badan noo soo badi wll babajey

  • @moaweys4836
    @moaweys4836 2 роки тому +6

    Makaseesidoo yooyoo😁🤣

  • @caliabaroone4092
    @caliabaroone4092 2 роки тому

    babajey walhi wxan marooyaa in vedio yalkiin aan fiirsado malintii 30 Mar wlahi wan idin jeclhy Ilove you 😘 wlli Inshaa allh waxn rajeynaa in aan noqdo adi ookle iisoducy wll mcn

  • @jeyjamal3601
    @jeyjamal3601 2 роки тому +1

    Nin weyn oo gar iyo gafuur leh oo qaraari...si maskax aya uqaraari captan

  • @حبيبهعمر-ع1ض
    @حبيبهعمر-ع1ض 2 роки тому

    اللهم صلي وسلم على نبينا محمد وعلى اله وصحبه اجمعين احبك يا رسول الله

  • @alihassanhaider1767
    @alihassanhaider1767 2 роки тому +1

    Wlhi qosol iguma idris ii taabo captain Bara dhib badnidaa

  • @zuuzaamaxmed637
    @zuuzaamaxmed637 2 роки тому +2

    waaaw horey usocda Baaba jeey. Chalange kle oo cusub noo Soo Gali pls

  • @anfac559
    @anfac559 2 роки тому +1

    Idiriska wlhi waa will qalbi dacad pls dacadnimadiisa hamoodina inuu baqayo ama dabaal yhy baara isfcn ula dhaqan wll

  • @wllfofana2032
    @wllfofana2032 2 роки тому +8

    Labadaan so Funny 😂😂😂

  • @abdulkadirmuse331
    @abdulkadirmuse331 2 роки тому +1

    captan bara Nidamka game ka ayuu ku ciyarayaa’

  • @cabdicasiis6923
    @cabdicasiis6923 2 роки тому +1

    01:32

  • @mankacade553
    @mankacade553 2 роки тому

    Sax waa wllh sakey cuney idiriska itaabo so xasuustey macalaaa lafta wan cuney wllh dadka wuuba umaceeyaa idiriska aniga xataaa wan wataaa

  • @ahmedmoha9951
    @ahmedmoha9951 2 роки тому +3

    ONE LOVE Baaba Jeey

  • @micraajyareofficial1381
    @micraajyareofficial1381 2 роки тому

    Nin kaan talented waye yutupkiisa please muuqalo la duuba jaanis siiya

  • @nawiil__6854
    @nawiil__6854 2 роки тому +13

    war nio lawadaan ciyaarta xawadka laastiga isku balami😂

  • @nimcobotan3003
    @nimcobotan3003 2 роки тому +1

    Babtan baara waan taageeri jiray balse caawo wax fican masameen

  • @laylocabdullhi4071
    @laylocabdullhi4071 2 роки тому

    Kaan Ma Ujediin Cabtan baraa waa sheydaan Cadiyaa walhi waanaa qar badanyaahy

  • @sidramrk
    @sidramrk 2 роки тому +17

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta waligin dhamantin walalayal aaamiin aaamiin aaamiin aaamiin 🇸🇴🇸🇴

    • @cumarabaz
      @cumarabaz 2 роки тому +1

      Wku sare

    • @sidramrk
      @sidramrk 2 роки тому +1

      @@cumarabaz wll mcn thank you

  • @xasancawaale9183
    @xasancawaale9183 2 роки тому +1

    Aar waan ku gaajoonay zxb wlhi

  • @ashasaid7324
    @ashasaid7324 2 роки тому +1

    Baabajey codkagu aad buu ugabanyahy video wlba microphone ka iska hagaaji

  • @ashaomar6719
    @ashaomar6719 2 роки тому

    Captan Baara waa nin kibirsan oo buuq badan please dad naga qosliyaan noo keen.

  • @abdiibrahim3037
    @abdiibrahim3037 2 роки тому +1

    Asc mansha allah baaba jeey? Timkada hadi ay Doro Wayan ama xalwo ama wax ay Cunaan. Ade kucunayaa Dorada xafada baxar aye kujirta

  • @eng.fathiabdi5909
    @eng.fathiabdi5909 2 роки тому

    waraa kabtan baara bahasha saa u baratay bootadada iyo fakhfakhdaada ka fadhin la,nahay sxboow hortaa jire ayaa waxan bootayn jiray wana la jafay imikana wa zero ayaar soco

  • @alihassanhaider1767
    @alihassanhaider1767 2 роки тому +1

    Wlhi waa si dhab u qoslay captain Baraa dib badnidaa

  • @samiraraeannydeeferreira5493
    @samiraraeannydeeferreira5493 2 роки тому +3

    Kapten dhibka dhaaf gardarada 😂😂😂😂😂dhinacaaga ka cun heee see caml

  • @marwodumar
    @marwodumar 2 роки тому +18

    alal albab kasta oo ka xiiiiran Allah ha kuu furo murugadana farxad ha kuku badaalo amiin subscribe ii saraa❤🧡

  • @yahyemohamed8502
    @yahyemohamed8502 2 роки тому +1

    Baabajeey cutka kur uqaat biliis🐆🐆🐆🐆🐆🐆🐆🐆🐆🐆🐆🐆🐆🐆🐆🐆🐆

  • @Bahalka6
    @Bahalka6 2 роки тому +1

    Baaba jey back ground ka video ga Black kadhig ama dhalada shashadeeda midib Black kashid video hada iftiinka kubadan baaba guul keep going

  • @sahrahussein561
    @sahrahussein561 2 роки тому

    Ar caawa qaraaxo badanaa idiriska waa ku xarakeeyay captanka

  • @Fikradaha_dhalintaPodcast
    @Fikradaha_dhalintaPodcast 2 роки тому +2

    MaaLin Baad HeLi Doontaa QoF udhiGma Dhamaan Wixii Aad WaYday noLosHaadoo dhan
    MaaLin QuruX Badan SaxipayL🙏

  • @KickCrafted
    @KickCrafted 2 роки тому +1

    Pls baaba aniga ila soo xiriir waa igu balan in aan dhigo iskuur aan weli horey loo dhigin pls an pls

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada 2 роки тому

    masha allah wallahi wan uxiis nay barnamijkaan waa soo daahden

  • @cabdikariim9660
    @cabdikariim9660 2 роки тому +2

    Kabtan bara afmay may ku hadla ciyaarta oo dhan😂waan kuheestaye

  • @ramloxuseen5829
    @ramloxuseen5829 2 роки тому +1

    2badaan meshee isgu imadaan waa fanny Qisolaaba idilaayo

  • @beelweyntadireed5436
    @beelweyntadireed5436 2 роки тому +2

    First commnent pin igu qabo baaba