Masha Allah hormar ayaa wadanka kamuqdo iyo dhalinyaro fikrado wanagsan la imaday in ay kuganacsadan Wadanka, shaqo makajirto dadka dhahayan, waa dad rabin in ay shaqeestan.
Heesta wa icajabisay😁🥰🎶 Meki galee meelkii galee ani hoo. Muna walaaleey mogol ka roon mey kiin galee. Maay midigteey walii yaala lee ani kii adee. Moora dadoow ani ma kiin galoow ana kiin hadaaw. Maay gaabanaa huuy muusa muusaa ani lee . Maay noole meekiin galee . :)
Ala ba'ayèey nimanka reer xamarka calool iyo madax uun bay cunayaan markaasa lagu odhanaa somalidu waa isku dhaqan akheey akh😂😂🤭🤭 xagayga waxani ceeb bay ka tahay wlhi
Inta team kaan ila tagerto love isaara plz 🙌🏾🥰🍃
Masha Allah hormar ayaa wadanka kamuqdo iyo dhalinyaro fikrado wanagsan la imaday in ay kuganacsadan
Wadanka, shaqo makajirto dadka dhahayan, waa dad rabin in ay shaqeestan.
Kabtan baara iyo idiriska la aantood saacan
Queen qaawan wareesan laha 😀
MAASHA ALAAH CAAFFIMAAD KUNA MEESHAAN. AADHSREERKA NAGADHAMMAADEY IDINKA MAA SAAS N😅OGOLOOYO JAH❤❤❤❤ BBD
Keep going Barbaarta media✊️💯
The team baarbarta media is muujiya
Hadii aad rabto barashada Afka Ingiriiska isoo raac waa hubaal waad baran si bilaash ah inshaallah :::
lambarka aaawi
intee wye
Heesta wa icajabisay😁🥰🎶
Meki galee meelkii galee ani hoo.
Muna walaaleey mogol ka roon mey kiin galee.
Maay midigteey walii yaala lee ani kii adee.
Moora dadoow ani ma kiin galoow ana kiin hadaaw.
Maay gaabanaa huuy muusa muusaa ani lee .
Maay noole meekiin galee . :)
😭😭🤌💔😂🤟
Waxba kama fahmin sxpow 🙄😂😂
@@zahrahassanali2652 waligaana ha fahmin
Lerki Mala ilawe cawo idiriska madow 😂 😂
Hdii aad nabiga jece sha hy 1000 subscribe
Wow 🇦🇿🇦🇿🇦🇿🇦🇿🇦🇿🇦🇿🇦🇿
my Tiim marnapo noo hoos
Maqayadaan xagey ku taala plzz I sheega waa rabaaye😭😭😭😭🤤🤤🤤🤤🤤🤤🤤🤤🤤🤤🤤🤤🤤🤤
Kabtan Bara Oji Miya Saxib mise somali
Oji maxa la dhaha Anaga yaab aragne
Wll bara wlh waa ninka ciyarta qurxinaya oo xaraa rada uyelayo
Zxb idriska taageero u ahy iigu sheeg
Idriis na saan ma u danbeysay caawa
B.B.D + N.A.N waanii salamay sxbyaal 🙄🙏👏
Babajey mar walbo sawayad wuu qatay kabtankana wuu udide kawaran
Baba jey malhanani qayano iyo hadalo oo u firsan ayu wada😂
Hadalo uu u fiirsan waa ku arkay oo Anshan xumo ah
@@darishore814 haa waxa maqli jiray waxad baratay waa baska. Baba jey marki hore hadalada uma firsan jirin wu dhihi jiray wu iska dhafay hadaneh wu so celshay kkkkkk
@@amira1438 hhh waa sidaas marka suuqa qudaarta kusoo hadal barato waa meesha ereyga ciyaal suuq ka yimid 😂😂
@@darishore814 😂😂wilka waa ku sibxanay kkk baba hadalada qaar naga dhaf yaah bro
Bbd niman talent leh wlhi
Babajey quuq ma dhafeysid miyaa kabtanka wuu shaqeystay waana boqorka caaga
Dhereeer aa iga socdah wlhi numberkaan whatsapp maku istcimala ninka😅😅an dalbadeh
Waxa cunoonaa dhareerka naga daa yaaqe 😂😂
Kabtan baara wAA WLHI GEESI.WAYE.NINKA RAKA WAA LA.SHEEGA WANAGIISA
Barbaarta wan wataaa
Wa dawaan jiray clip yada aa so dhigtan lkn caawa markaan maqlay calooley wa ka gudbay aqas wa ceeb rag calooley cunaya
Team idiriska 😢
Jareerto markey dhregaan ad bey uheesaan
Oo adi Ma carab baa thy hhh ma xaartaa adi marka dharagto hees waba macquule 😂😂
Teem kabtan baara guul
Arbahashaan calooleey dhahaan maabaa mcn ilaah ha idin barakeeyo lkn ani argtideeda kliya ka yaq yaqsoodaa.
hadaad halmar tijaabisid fikirkaaga waxbaa iska badali doono
Jabati Maha waa kibis😂😂😂😂
Jabaati baa dhahnaa ee waligey ma maqal kibis aaa 😂😂
@@darishore814 anagu kibis ama sabaayad baan dhahnaa jabati filmanta aan ku maqli jiray😂😂
Ar ninkanrabi xaskisahogeyo wahubal ineykaheleysee👍😎
CALOOLEEY INTA KAPTAN BAARA MOODEESAY🤣🤣😭
haye cawada idiriska eey eey
Waan idin baryayaa somaliyeey 3k igaadhsiiya tartan baan ku jiraayee walaalayaal 😭😭❤
Horta magacaga ku qoro qof kale magacisa Haku qaraban naftada kalsoni ku qab🤮🤮😡😡😡
@@cadeeyabdi4804 hadaad ixumay anigu kuma xumaynayo mahadzanid
❤
Ok
Horta idiriska marwalba Ayy Ayy uu udhahaaa 😁😁😁
Waa ka xunyahay kkkkk
Calooleey waa qabiil walaal see wax kaa yihiin calool dheh qabiilkeen kasara mesha pls😪
La qabsi badanidaa Naga daa copy ga badan
M.a
Xagaya waxa loo yaqaan turubo from hargaysa
Turubo tii musica ahed ee la yeerin jiray moohoo 😂😂
Wll singaaniyaa
bahasha hduu idiriska qaadanen ciyarta mcn maleh
Hooyadaa wasee jareerkas wax cunow luu raba wax ma yaqaano jareerka sanka weynka leh
@@maxameddeeqbeeley7848 ʜᴏᴏʏᴀᴅᴀ ʜᴀ ɪɢᴀ ᴄᴀʏɴ ʀᴀᴊᴏ ᴀᴀ ᴋᴀ ʟᴇᴇ ʏᴀʜʏ ɪɴᴀ ᴀᴅᴇᴇʀᴋᴀ ɴᴏǫᴅᴏ ᴀᴀ ʟᴀɢᴀ ʏᴀᴘᴀᴀ ɴɪɴᴋᴀᴢɴᴀ ʟɢɴ ᴡᴀʏᴇ ᴊᴇʀᴇʀɴɪᴍᴏ ʜᴀᴋᴜ ᴄᴀʏɴ🤣🤣
Idriiska waa inu cuntada yareeya waa cayilay
Intee lagu gada no so shega aan donaneh
Wr sawtan labay calool nin Maa cuna
barbarta midy
Bbd ❤️
Dawadayaasha wax kuma lahan miyaa
Ar dhuuni dhareer kaa da ooyo miya 😂😂
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🥰🥰🥰🥰🤙🏻
Ala mesha shadiya ka maqan 😋
London maka furantay
👍👍👍👍👍💘💘💘🤝🤣🤣🤣🤣🤣🙏💝💝💝🌹💕💕💕♥️♥️🥰🥰🥰💖
🙄😴👌
Ala ba'ayèey nimanka reer xamarka calool iyo madax uun bay cunayaan markaasa lagu odhanaa somalidu waa isku dhaqan akheey akh😂😂🤭🤭 xagayga waxani ceeb bay ka tahay wlhi
calooleey soo cunto maahan, goormee cunto ceeb noqotay. mar hadaad cuni laheed ayadoo la habeeyay ma dhihi laheen saas kkk
Kabtanka idiriska wuu fah maya
Caaga iska daayaa babajey😢
Bisinka ku bilaaba rashinka
Keep going pro ❤❤❤❤❤
Kkkkkkkk
Waryaa somaali isku dhaqan maba aha kawarn rag calool cunis kufaanayaa 😂😂
ilaa yaraanteenaa soo cuni jirnay, cunto macaan waaye wlh. somalida bisaa ku arkay dad ku leh cuntadaan ma cuno ceeb waaye. cunto ceeb ma gasho
aniga idiriska dartiis ayan ufiirsadaa hadosan guuleysan no lake ok
Calooleey waa qabiil walaal see wax kaa yihiin calool dheh qabiilkeen kasara mesha pls😪
🇹🇯🇹🇯🇹🇯🇹🇯👍👍👍🥰🥰🥰🥰✨️✨️✨️✨️✨️👀👀👀👀
Calooleey waa qabiil walaal see wax kaa yihiin calool dheh qabiilkeen kasara mesha pls😪
Calooleey waa qabiil walaal see wax kaa yihiin calool dheh qabiilkeen kasara mesha pls😪
Calooleey waa qabiil walaal see wax kaa yihiin calool dheh qabiilkeen kasara mesha pls😪
Yaahuu waligey mamaqal
Calooleey waa qabiil walaal see wax kaa yihiin calool dheh qabiilkeen kasara mesha pls😪
Idinkaa qaldan oo calooleey qabiil ķa dhigateen😂😂😂🙈
Calooleey waa qabiil walaal see wax kaa yihiin calool dheh qabiilkeen kasara mesha pls😪
Calooleey isaaq miya, idinkana maqaar aa Qabiil dhan ugu yeereysan cida maqaarka dhahaysaan moohoo markas caadi waye 😂😂
Calooleey waa qabiil walaal see wax kaa yihiin calool dheh qabiilkeen kasara mesha pls😪
Yaaaah
Yaaaah