أللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد ماشاء الله
Alah haku siiyo iimaankii nabi ibraahin shafeecadi nabi muxamad quruxdii nabi yuusuf maalkii nabi sulaymaan xigmadii luqmaan dulqaadkii nabi daa uud xoogii nabi muuse xishoodkii cismaan binu cafaan geesinimadii khaalid binu walid hadal yaridii ibnu cabaas cilmigii bukhaari waa duco aad umihiima walaal In shaaa Allah intaasba Allah nagu deeqa Amiin Yaaa Allah
Abaabala Vs Balbalaarka The best Game💪🏽🤪viva Abaabala
Yes yes🖐
@@hudachanel2495ready sis💚❤
Xaqiq wayo wlhi
Bal balaarka
isku balmi please baba 😂🙏🙏
Bismillah
Allah ayay usugnaatay mahad dhamaanteed walal waxa aan jeclahay inan kula wadaago habka ugu wanagsan oo lagu xifdin karo Kitaabka Allah sw ( Quraanka Kariimka)
Walalka /walasha aan jeclahay nasiib wanaag ayay iitahay inaad aqrinayso hagahaan hadii aad raacdid aad liibanaysid aniga iyo adigana aan ajir kawada heli doono inshaaAllah
waxa jiro 3 qaab oo aad u xifdin kartid Quraanka kariimka
si aad ufahanto jadwalkaan hoos kuxusan waxaa muhiim ah in aad kitaab Quraanka kariimka ah Gacanta kuhaysatid;
Qorshe Degdeg ; 4bil ( waxa uu aad u anfacayaa dadka quraanka ka kacsanyahay ama aad ugu dadaalo aqrintiisa
Qorshe dhexdheaad ; 8bil ( waxa uu anfacaya qof walba oo quraanka kitaabka ka aqrin kara balse anan xifdisaneyn suurado )
Qorshe Qunyar socod 1sano (qorshahan waxa uu anfacayaa dadka carabka culus ama kitaabka Alle kuyar adagyahay aqrintiisa
Qorshe degdeg 4bil
maalinti waxa aad xifdin 2 maqro (5bog oo kitaabka quraanka kariimka )
taas macnaheeda waxa weeye juzki(20bog) waxa uu kugu qaadan inaad kuxifdisid 4maalin
biishiina waxa ad kuxifdin 7 juz iy bar (7 juz iyo xizib)
labadii di bil waxaad ku xifdisay 15 juz
labadi bil kalana waxa aad kuxifdisay 15juz
quraanka kariimka idilna waxa aad kuxifdin 4bil hadii uu Allah kula garab galo
habkaan malahan waqti muraajaco (revision )
waxa kasoo bixi karo qof dadaal badan ama quraanka waxbadan kayaqaan
Qorshe dhexdhexaad 8 bil
maalinti waxa aad xifdin 2maqro(5Bog)
taas macnaheeda waxa weeye juzki(20bog) waxa uu kugu qaadan inaad kuxifdisid 4maalin
25 maalin waxa aad kuxifdin 5 juz
5 ta maalin ee bisha ka dhiman waxa aad ku muraajacayn (revise) 5ti juz ee aad bishaa xifdisay
quraanka dhan waxa aad kudhamayn 6 bil (6bil*5Juz bishiiba) = 30juz
2 da bil ee kuu hartay waxa aad kumuraajacayn quraanka oo idil.
Qorshe qunyar socde : 1 sano
maalintii waxa aad xifdin 2 bog
25 maalin waxa aad kuxifdin 2juz iyo bar ( 2.5juz)
5ta maalin ee hartay waxa aad kumuraajacayn 2.5juz ee aad xifdisay
sanadkii waxa aad kuxifdin 30ka Juz Ee Quraanka kariimka
qof waliba heerka uu kataaganyahay xifdinta Quraanka kariimka asaga ayaa garanaayo sidaas darteed waxa aad dooran dontaa habka ku anfacaayo kuguna haboon haduu Allah Kuu idmaayo
halkee baad ka bilaabi xifdinta quraanka kariimka
qof waliba marka uu gaaro guul yar waxa uu helayaa dhiiri galin uu kugaaro guulo tii hore kasii waweyn hadaba quraanka haka bilaabin meelaha kugu adag ama suuradaha dhaadheer ee aadan aqoon
habkan ayaan filaya inu yahay midka ugu haboon xifdinta Quraanka Kariimka
kubilow 15ka juz ee hoose
kubilow 5ta juz ee u hooseeysa (juz 26-juz30 . kabilaw Surah Axqaaf hoos usoco)
hoos u wad oo dhameey 5ta juz
waxa aad heleysaa dhiir galin marka aad xifdisid 5 juz
5ta juz ee ka koreysa ku xiji (juz 21-juz25 . kabilaw surah Jathiyah kor usoco ilaa surah ankabut)
waxa aad heleysaa dhiiri galin marka aad xifdisid 10juz ee uhooseeya Quraanka
Waxaa ku harsan 5 juz ( juz 16-juz20 . kabilaw surah al kahf ilaa surah ankabut)
Hadii aad raacdid qorshaha 8bil 15 juz waxa aad kuxifdin 3 bil oo kaliya (bishiina waxa aad xifdin 5juz)
hada waxa kuu harsan 15juz ee kore
waxa aad ku bilabaysa ( juz 1 -juz 5 . kabilaw surah baqarah ilaa surah al nisaa)
kabood 5ta juz dhexe
ubood 5ta juz ee uhoseeyso 15juz ee kore : juz 11-juz15( kabilow surah al kahf ilaa surah Tawbah)
kor usii soco 5ta juz ee xigta juz 6-juz10 ( kabilow suurah Tawbah ilaa surah Al Nisaa)
maxaa kaa caawin kara inaad xifdisid quraanka kariimka
akhrista oo aad joogteyso
in aadan caajsiin ama dib dhigan
hal musxaf isticmaal oo aad sifiican ula qabsan doonto
dhegeyso quraanka kariimka MP3 ama MP4(badi dhageysiga quraanka xiliga xafada ama goobta shaqo)
casharka mesha uu kumarayo dhagayso oo kucelceli
lahaw hal sheikh oo aad dhagaystao sheikh codkiisa aad ladhacday ama kala dhigdhigaayo quraanka
aan kuceliyo hal kitaab isticmaal hal sheikhna dhagayso (taas waxa ay kaacaawin xasuusta )
isku day inaad samaysatid saxib kula xifdiyo quraanka (saxibka waxa uu kaa dhagaysan quraanka haben /malin kasta waxa uuna kugula subcin quraanka habeen/malin kasta.NB: Dadka aan isku magalada kunolnahay aniga aya diyaar u ah ina unoqdo saxib xaga Quraanka)
duceyso : salaad walba kadib kuduceyso in Allah kuu fududeeyo xifdinta quraankisa
sujuuda , qunuutka iyo marka janis heshaba kuduceyso in Allah kula garab galo xifdinta Qurankisa karimka
waqtiga ugu wanagsan ee la xifdiyo quraanka kariimka
salaada subax kadib ilaa laga gaarayo 11ka subaxnimo
4ta galabnimo ilaa laga gaarayo 8da habeenimo
halkee baad ku aqrin Quraanka kariimka
telkaaga kushubo quran mushaf (bogaga mushafka telkaaga wa in ay lamid yihiin bogaga kitaabka aad isticmaasho , hadii kale waa kukala warareysaa
masjidka ku aqri quraanka
bus / train /socodka ku aqri quraanka, (arinkaaan aya ah arin aad isoo jiitay wa waqti aad dano kale soo gudan rabto quraankina aad kudartay qorshaha
goobaha nasashada ku aqri quraanka
guriga aad degantahay ku aqri quraanka
marki aad guda gasho aqriska ama xifdiska
iska xir aalada internet ka
ka feejignow in lagu mashquuliyo
ha daalin ilaa aad gaarto hamigaag
kala qaybi boga aad xifdinaysid , adiga oo aanan bog xifdin haka gudbin
qaado waqti yar oo nasasho sacad kadib
biyo (mineral water) waa ay ficantahay in ay ku agyaalan
ma ka maarmi karta saxib kula xifdiyo quraanka
waxa aad uga maarmi karta saxib kula xifdiyo quraanka in aad joogteyso kutukashada quraanka kariimka xiliga habeenki
inti aad xifdisay maanta kutuko cawa
ama laba haben kadib kutuko Quraanka
labada shay ee ugu muhiimsan Xifdinta Quraanka
Subac(waxa aad ubaahantahay saxib /asxaab kugula subciyo quraanka)
Tahajudka (in aad kutukato quraanka haben walba)
waxyalaha larabo in aad ka dheeraato
indhahaaga ka dabool xumaanta (haku eegin xubnaha cawrada ah rag ama dumar)
heesaha ha dhagaysan (hadii aad dhagaysan jirtay quraankana aad bilowdid ayada ayaa iska joogsami , Quraanka isaga ayaa zuuliyo xumaanta)
carabkaaga ilaali (dadka ha xamanin wax xun dadka haku dhihin
waqtigaaga ha dayicin
Nagu so bir si an kherka uwada fafino wll
ua-cam.com/video/fDbiwDpCz50/v-deo.html
+254791716678
What's aapka Aya Nagala so xarir karta walalaha kherka jecel
Mahad sanidhin
Umada somaliyeed
Mahadsanid walaal qofka beejka an wada xifdin karin kawaran
Hadal afkaaga kasoo baxa waxaa ugu wanaagsan salliga Nebiga ﷺ 🕋🖤
Scw
Scw
The best person ever knowledgeable, merciful, and honourable ALLAH🥰💟💟 created has MohameTt ﷺ ﷺ in the world❣💟
Salallahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Without using social media, he has more than two billion followers. This is our Prophet Muhammad peace be upon him (SCW).
Please subscribe isar wll
Scw
Scw scw scw
Scw scw
Scw Scw Scw ❤ ♥ 💖
part Two Shaadiyo sharaf iyo balbalaarka please 😂😂😂
Nabigii ugu dulqadka badna ugu khayrka badna ugu naxariista badna intu ilahay aburay oo dhan waa nabi Muhammad Sallallahu Calayhi wasallam (SCW) igula salliya subanah 💞❤🕋
abayo waafeecatahy
I love you anti
Please subscribe isar wll
Scw Scw Scw ❤ ♥ 💖
Scw
أللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد ماشاء الله
Salallahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
ﷺ
@@maryanibrahimadan9103 o
SALALAAHU CALAYHI WASALAM❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
صلي الله و عليه و سلم
keep going man ❤
Asad cashada iga bixi
Iphone igad asd hagio
😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘🥰🥰🥰😇😇😇😇
Aboowe isooqawo wacodsi
Wll asad hagio ma tihid asad hagio waxa uu marayaa 1m subscribe ee ma tihid
The best person ever the most knowledgeable and the most shine all created prophet Muhammad 💙💛🧡❤️💔Sallallaahu callayhi wasallam 💝💘💖💗💓💞💕
Salallahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Waxan so Gudbiyaa Kheyr iyo Qisooyin Diini Ah lkn Ma helin cid igu taageerta
Ilaahay Dartii usamee
Abaabala is a big legend next person Abaabala vs balbalarka is a big match
the best person ever the most knowledgebale and the most shine all created prophet muhamed صلي الله عليه وسلم🕋❤❤
اللهم صلي وسلم على نبيناا محمد🤍
Scw Scw Scw ❤ ♥ 💖
what that mean, every Muslim know that but click some think and u know what clear and used freedom speech with out violence
Salallahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Ku saliya xapiipkeena muxamed scw
Scw scw scw
The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammad scw scw ❤
We need legend YACKO
🤩🥰
babajeey sxp waan ku taageera ee ilahay caruurtada haku dayo mashalah
Please subscribe isar wll
Abaabala Vs Balbalaarka The best Game💪🏽🤪viva Abaabala
270
Prophet Muhamed -the greates man who ever walked the face of earth✍️🗣️
Wll Qaliya Marka Hore Allha Kusharfo Mideda Kale Waxaan Waxan Wataa Codsi Codsigaaso Ah Kaliya Inaad iidhahdo Yotup Subscribe Waa Codsi Wll Farxad Waarto Waliga Allha kusiyo 🏆🎖
Viv dhar keen ley 😘😘💋💋💋
Thank you
Three legends always legends keeps goings babejey and captan baraah go forwards another's levels challenges 💯💖💪😋
Luqad la aan ma tahay misse waka fanosa misse dad cadan ad la hadlosa
First comment ku sali nabiga scw🥰
Wll Qaliya Marka Hore Allha Kusharfo Mideda Kale Waxaan Waxan Wataa Codsi Codsigaaso Ah Kaliya Inaad iidhahdo Yotup Subscribe Waa Codsi Wll Farxad Waarto Waliga Allha kusiyo 🏆::
Wallahi dadka qar nimcada wee ugu darta dadna biyo la,aan ee udhimanoyin illahow ada dadka ujedo oo qulubtoda daa lacanayo illahow dadka ugargae🥺🥺🥺
Plz part 3 shaadiyo sharaf io balbalarka 😂👍
Wll Qaliya Marka Hore Allha Kusharfo Mideda Kale Waxaan Waxan Wataa Codsi Codsigaaso Ah Kaliya Inaad iidhahdo Yotup Subscribe Waa Codsi Wll Farxad Waarto Waliga Allha kusiyo 🏆🎖
@@Libilwstudio wllka waa ku saaran 😘
Yah
Kaftan baara you're so funny 😁
Catoosh iyo maslaxo
Maslaxoo 😅😅😂😂😂😂
Abaabala iyo balbalaarka soo qabo inta rabto like saara
Reer Dharkeynley hadaanahy nama aadan ceebeyn legend abaabala😅🤟🏽
MA DOONEEYSAA INAAD ENGLISH-KA SI FICAN UGU HADASHID SIDA DADKA UDHASHAY OO KALEE FADLAN CHANNELKAAN SUBSCRIBE SAARO HADABA🤌 WAA FURSAD QAALI OO KUSOO MARTAY MARKALE INEE KUSOO MARI DOONTO MA,OGID 😒KAFAAIIDEYSO HADABA
Ababala M.allah xabad walbo markoo ku nayo bismilaahi ayuu dhahaa Masha.allah Ababala🥰🥰🥰💯
Wll Qaliya Marka Hore Allha Kusharfo Mideda Kale Waxaan Waxan Wataa Codsi Codsigaaso Ah Kaliya Inaad iidhahdo Yotup Subscribe Waa Codsi Wll Farxad Waarto Waliga Allha kusiyo 🏆::M
Wllo subscribe isar please
Abaabala is a big legend🔥🔥💪💯
Fartuun Balbalarka iyo Shaadiya Sharaf Noo Keen Baaba🥰
Wll Qaliya Marka Hore Allha Kusharfo Mideda Kale Waxaan Waxan Wataa Codsi Codsigaaso Ah Kaliya Inaad iidhahdo Yotup Subscribe Waa Codsi Wll Farxad Waarto Waliga Allha kusiyo 🏆🎖
Baaba h.wadaag anaa utartamaayo qof iibalami weliba baaquli poy hadaa legend tahay pro😂😂😂😂
Baba soo badi barnamijkan qosolka iga dhamaday 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Wll Qaliya Marka Hore Allha Kusharfo Mideda Kale Waxaan Waxan Wataa Codsi Codsigaaso Ah Kaliya Inaad iidhahdo Yotup Subscribe Waa Codsi Wll Farxad Waarto Waliga Allha kusiyo 🏆🎖
Wll Qaliya Marka Hore Allha Kusharfo Mideda Kale Waxaan Waxan Wataa Codsi Codsigaaso Ah Kaliya Inaad iidhahdo Yotup Subscribe Waa Codsi Wll Farxad Waarto Waliga Allha kusiyo 🏆::M
Wlhi abaabala bisinka ayuu ku badiyay cawa iyo nasiib kasta keep going abaabala
Baabjeey 1M uu uqalmaa hala gaarsiiyo 💖
Waa wareey maanta rag igu qaali ah baa is helay caadi maahan walaahi 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🥰🧡🧡🧡
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين 💕
Wll Qaliya Marka Hore Allha Kusharfo Mideda Kale Waxaan Waxan Wataa Codsi Codsigaaso Ah Kaliya Inaad iidhahdo Yotup Subscribe Waa Codsi Wll Farxad Waarto Waliga Allha kusiyo 🏆::
Please subscribe isar wll
Wllhi pillahi tallahi game kan ina kujiro fcnan lehed caaga anigoo kuleej kujiro dheeli jiry wllhi pillah tallahi 🙏🙏🙏🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴 cawa hdan dheli laha k.bara io ababala 1kma cni lehen shit 😭😭😭😭📌📌
Salaada Hala ilaaliyo soomaaliyeey 🥺🥺
Wll Qaliya Marka Hore Allha Kusharfo Mideda Kale Waxaan Waxan Wataa Codsi Codsigaaso Ah Kaliya Inaad iidhahdo Yotup Subscribe Waa Codsi Wll Farxad Waarto Waliga Allha kusiyo 🏆::M
@@Libilwstudio sxb Salaada ilaali wlall 🥺🥺
Saxib, nimka Tomato sauce kadaa ee , give them Very hot space, bring same excitement to the game.
Ninka aa english uso qortay mayaqana horta kkk
Challenge fiican ayaad keentay🤣🤣🤣
Wll Qaliya Marka Hore Allha Kusharfo Mideda Kale Waxaan Waxan Wataa Codsi Codsigaaso Ah Kaliya Inaad iidhahdo Yotup Subscribe Waa Codsi Wll Farxad Waarto Waliga Allha kusiyo 🏆🎖
Asxaabta ii duceeya inuu ilaahay awlaad isiiyo yaa rabbi awlaad qayr qabto isii
Alle haku siyo oowlaad caafimad qabaan walashey
Kabtan Baara kulaha challengigan dadna waku cayila adna waku baaba'eee😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
captain baara caawa waad iga qosol siisay wllhi 🥰🥰
Baabujey sxbow kaptan baara waa funny+cunoow yaalaga kicin booskiisa sida barnaamijkii qaraaxo cml ha,u hogaamiyo adigoo mhdsn adiga dhinaca hada fadhisid kamaree wariye mar walbo mucaaradsan thy asiga dhaxda kedib qof cusub 🙏
Alah haku siiyo iimaankii nabi ibraahin shafeecadi nabi muxamad quruxdii nabi yuusuf maalkii nabi sulaymaan xigmadii luqmaan dulqaadkii nabi daa uud xoogii nabi muuse xishoodkii cismaan binu cafaan geesinimadii khaalid binu walid hadal yaridii ibnu cabaas cilmigii bukhaari waa duco aad umihiima walaal
In shaaa Allah intaasba Allah nagu deeqa Amiin Yaaa Allah
team dharkenley is mujiya Guusha waa xageena hamplyo Ababala
KUSALI XABIIBKEENA MUHAMMAD SCW🖤❣️♥️
Niyow baabjeey please 🙏 Baaquli boy vs abaabala
Mnshllh sida ninkaas nin adag balobahanyahay
ABAABALA CIMAAMADA CAAWA WAA II CELISAY ❤️ VIVA DHARKEYNLEY ❤️
Wll Qaliya Marka Hore Allha Kusharfo Mideda Kale Waxaan Waxan Wataa Codsi Codsigaaso Ah Kaliya Inaad iidhahdo Yotup Subscribe Waa Codsi Wll Farxad Waarto Waliga Allha kusiyo 🏆🎖
Wllhi abaabala isku dooqa nahay bahasha xuntoo shiishida camal aada unecbahy 🥰😊🥰
We need shadiyo sharaf 🤣🤣😂😂😂😂
Zoo badi baaba🥰🥰next baara iyo fartuun🤪😂😂
Baba Jey Please Challenge jigaan Igu Dar Me and Captain Baara please 😍
Ava’s balance Iyoh balbalarka
Najiba kusoxijiya
ani io adi
Baaba Dadkaan Horor waaye ciyaarta waxa ku so dartaa Catoosh Yare🤣🤣🤣
Baabajey Abaabala iyo fartun balbalaarka isku balami bro
Wll Qaliya Marka Hore Allha Kusharfo Mideda Kale Waxaan Waxan Wataa Codsi Codsigaaso Ah Kaliya Inaad iidhahdo Yotup Subscribe Waa Codsi Wll Farxad Waarto Waliga Allha kusiyo 🏆::M
Abaabala UA-cam haloo furo waa wiil talent leh❤️❤️❤️❤️❤️👍
Abaabala koofiyadii meeday😂😂😂Dhuun Yuq Yuq nagu rideen😂😂😳
ninka maqaayada 😂
inta ugu Qosolka badan ayaa idin soo qaban doonaa,
4:24, 5:40, 6:03, 8:04, 8:24, 8:32, 9:58, 12:38, 13:29, 14:53, 15:10, 15:18, 16:56, 17:22, 18:37, 19:00, 19:17
Legend kabtan baara noloow waligaa
Wll Qaliya Marka Hore Allha Kusharfo Mideda Kale Waxaan Waxan Wataa Codsi Codsigaaso Ah Kaliya Inaad iidhahdo Yotup Subscribe Waa Codsi Wll Farxad Waarto Waliga Allha kusiyo 🏆::
@@Libilwstudio waan kusaaray keep going
Abaabala guuuuuul yes❤❤❤❤❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Balbalaarka iyo Abaabala hala isku balamiyo😂
Wll Qaliya Marka Hore Allha Kusharfo Mideda Kale Waxaan Waxan Wataa Codsi Codsigaaso Ah Kaliya Inaad iidhahdo Yotup Subscribe Waa Codsi Wll Farxad Waarto Waliga Allha kusiyo 🏆::
عليه افضل الصلاة والسلام على رسول الله صلى الله عليه و سلم ❤️❤️❤️❤️
The funny Somalia 🇸🇴 abaabala❤️❤️
Wll Qaliya Marka Hore Allha Kusharfo Mideda Kale Waxaan Waxan Wataa Codsi Codsigaaso Ah Kaliya Inaad iidhahdo Yotup Subscribe Waa Codsi Wll Farxad Waarto Waliga Allha kusiyo 🏆🎖
Abaabala iyo Fartun balbalarka soqabo meshas wlh game adhag waaye😅😅😅😅😅😅😅😅
Rer Dharkeenley Like saara 😂
Wll Qaliya Marka Hore Allha Kusharfo Mideda Kale Waxaan Waxan Wataa Codsi Codsigaaso Ah Kaliya Inaad iidhahdo Yotup Subscribe Waa Codsi Wll Farxad Waarto Waliga Allha kusiyo 🏆::L
Aniga dharkeenley ayaan dagnaan jiray waan u xiisay Wlh gaar ahaan xaaji gaabow 🥺
@@maskiintialle5645 abayo hadda inte adey💢
@@canabmuumin8271 Finland 🇫🇮
@@maskiintialle5645 jah 🙈🥰
We need. Shadiya sharaf dayax dalnuurshe... yacko abdifatah yare
Balbalaarka iyo abaabala big game🤣🤣🤣
Abaabala Iyo Nin culus love warsheekh Isu Balami
ABAABALA IYO BALBALAARKA WAA GAME UGU ADAG PLZ ISKU BALAMIYA 🤣🤣🤣🙏🙏🙏
Wasiir shabalaaza belemi baba
Baaba jeey keep goin farxadaadi ayaa dib noogu soo noqothy wlhi wn frxsnhy cadowgaaga Hoos I.a 🥰🥰😊😊
Wll Qaliya Marka Hore Allha Kusharfo Mideda Kale Waxaan Waxan Wataa Codsi Codsigaaso Ah Kaliya Inaad iidhahdo Yotup Subscribe Waa Codsi Wll Farxad Waarto Waliga Allha kusiyo 🏆🎖
Abaaba iyo Balbalaarka next i.A sxb baabajey
Wallee hadda lee qof weyn la keenay meesha😂✌abaabala dilaaye weyn waye wlhi
War bismilaagi aawey🤣😂
Next Abaabala Vs Catoosh Yare😂
Next shadiyo vs balbalaarka
Kabtan bara waa iga yaabiyey wan ku salaamay gudomiye 😂❤
abaabala wuu ku aaray wlh baba jey
MashaaAllah ❣️ ❣️ ❣️ ❣️
Baaba jey adban ku taageersanhay runti horey usoco wll
10:04 asaa la jirtaa kulahaa booditnkaaga la dreeme 😂
Babajey noo soo badi caadi MA aha wlhi reer Abaabala Liketa xagiina waaye💪🏾
Babaah wan kutageraah 🌎💚💚💚😍🔥😱
Wll Qaliya Marka Hore Allha Kusharfo Mideda Kale Waxaan Waxan Wataa Codsi Codsigaaso Ah Kaliya Inaad iidhahdo Yotup Subscribe Waa Codsi Wll Farxad Waarto Waliga Allha kusiyo 🏆::M
Wlhi kaptan baara waa qosalkii🤣🤣🤣 oo qofa gulayso adiga ayaa meeshan kugu dawadaaye 👍
Legend Always Legend baaba jey 📌 Pinka iigu Cimaamad Legend
Wll Qaliya Marka Hore Allha Kusharfo Mideda Kale Waxaan Waxan Wataa Codsi Codsigaaso Ah Kaliya Inaad iidhahdo Yotup Subscribe Waa Codsi Wll Farxad Waarto Waliga Allha kusiyo 🏆🎖
@@Libilwstudio Wakuu Saaray Adna ii Saar
Nexet yacko ken
@@daadaafilms MA DOONEEYSAA INAAD ENGLISH-KA SI FICAN UGU HADASHID SIDA DADKA UDHASHAY OO KALEE FADLAN CHANNELKAAN SUBSCRIBE SAARO HADABA🤌
Shaadiyo sharaf keen
Next abaabala iyo balbalaarka🤣🤣🤣
Maseer captan bara
Two legends
Please subscribe isar wll
Abaabala guul
🤣🤣🤣🤣🤣🤣 Wlh waaa furay funny 🤣🤣🤣🤣
Guuul guul
Jaalanjiyada Maa igu cazuumtid 🥺🥺😢😢
Wll Qaliya Marka Hore Allha Kusharfo Mideda Kale Waxaan Waxan Wataa Codsi Codsigaaso Ah Kaliya Inaad iidhahdo Yotup Subscribe Waa Codsi Wll Farxad Waarto Waliga Allha kusiyo 🏆::
Doorada maa rabtaa macnaha inaa disho
Mya 🤣🤣
Hhhhh legen
Plsee ababala iyo shaadiya sharaf noga dhig🥰
Caloshey lee ku faraxsanay 100$ ma isii shegee wli kulaaaaaa 🤣😂🤣😂
Next shaadiyo iyo fartuun balbalaarka
baabajeyow 2019 ilaa hadaa ku tsgeroyaa iphonkaa iska..badali rabtid ani isii baaba🥰✌️
Kkkkkk
🤣🤣🤣🤣🤣
Winner Abaabala
chicken 🍗 🐓 bilaash ah ax gaajo iqabatey 😪😪😋😋😋
Ama 5$ kusoo tuuraya lambarkaga iisheg zhp1
Next shaadiya sharaf