MUBARAK OCTOBER [DHAL BOQORTOOYO] OFFICIAL MUSIC VIDEO 2022

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 жов 2024
  • Mubarak October
    Dal Boqortooyo
    Ereyada: Daa'uud Dhalo
    Laxanka: Mubaarik October
    Musicby: Furinle
    Camera by: Mustafe Saleebaan
    Editing by Mustafe saleebaan
    Director: Mustafe Saleebaan
    Copyright: Afro Waqal Furinle

КОМЕНТАРІ • 224

  • @gatnic8454
    @gatnic8454 2 роки тому +100

    Qofkii ugu fiicnaa.uguna khayrka badnaa.uguna aqoonta fiicnaa.uguna naxriiste badnaa.uguna akhlaaqda badanaa.uguna udgoona rabbi intuu abuuray wa Nabi Mohammed scw🤍🤍🤍💯

  • @abdi4316
    @abdi4316 2 роки тому +16

    Al ustaad furinle wa u awood sheegty wlhi beatka🙏. Ilaahay caqliga iyo cimriga hakuu barakeeyo ustaad.

  • @kaafiofficial3950
    @kaafiofficial3950 2 роки тому +9

    Muc jisada Musiga Axmad Wali Furunle ciil tire♥️another level Mubarag Agtobar ♥️💪💪👍

  • @akahiye22
    @akahiye22 2 роки тому +8

    Wooow Woooow Faraha kala baxa hadeydan sidaa utumi karin Best Musician "Al~ustad Furinle"

  • @bowdcali6156
    @bowdcali6156 2 роки тому +13

    Subxanallah waa qaawan tahay waxan kuu sheegayaa inan yahay cafimadka iyo quruxda allah ayaa ku siiyey allah wuxu kugu adoonsaday inad is asturto allah ka cabso waa talo inanyahay maanta waa if berina akhiro allah ayaa layshortagayaa waalidkaa iyo qaraabadaada naxdinta ka daa imika sidaa aad tahay allah maad adeecin waxad adeecday oo ku daba fayshay shaydaan mar labaad allah ka hadaad qof muslim ah tahay

    • @alhamdulilaahalluakbar595
      @alhamdulilaahalluakbar595 2 роки тому

      Waxaan xasuustaa shan sano hablaha qaawan Waa lala yaabi jiray imikaana kalsooni iyo qaawanan walhi waa yaab allow na astur waanay yar tahay

  • @abdikarimkadiye2060
    @abdikarimkadiye2060 2 роки тому +30

    Ooh ooh hot music legend Ahmed furale qadar waqal nice camera author level 🤙October Yare I love it 👏👏👏👏👏🕺

  • @kowsarhctv
    @kowsarhctv 2 роки тому +5

    Hada igu horeyso fanaanka cajiib cod ilahay haybad bu u siiyay, boqoradii codkana waa is calfadeen Farhia fiska congratulation guys.

  • @yasseromar5923
    @yasseromar5923 2 роки тому +8

    walee qoftu way qurux bdn thy iyada darteed baan heesta udhammaystay 😍

  • @moa341
    @moa341 2 роки тому +2

    Qofta ciwanadeda baraha bulshada maa isiisaan waa dhal boqortoyo oo run ah😯😯👸👸🤍🤍🤍🖤💋👑😇🫂👩‍❤️‍👨

  • @abdallayuu9017
    @abdallayuu9017 2 роки тому +5

    Farxiyo fiska io kan yari aroskoda kadib hada dawaneysit like iska reeeb🤣

  • @mukhtarabdirahman7406
    @mukhtarabdirahman7406 2 роки тому +4

    After Fiska yaa ila daawanaaya

  • @herropoi7017
    @herropoi7017 2 роки тому +3

    Heesta hees we dhaftay inantana inan we dhaaftay music music wu dhafay codka cod wuu dhaafay
    Muuqalka muuqal wu dhaafay🔥🔥🔥🔥💯

  • @xasanmahad2490
    @xasanmahad2490 2 роки тому +9

    Furinlow music baa Kaa qayliyay wlhi wxn lama arag oolama maqal fara dahable
    Waqal channelka inoo adkeee mhyno channel la jabsadee somali dhamn gulysta❤✔️✔️✔️✔️

    • @kaafiofficial3950
      @kaafiofficial3950 2 роки тому

      Waqal la anti fankena hormar magaren wlhi best fidoyow in waqal

    • @deeqaabdi6108
      @deeqaabdi6108 2 роки тому

      Viig

    • @deeqaabdi6108
      @deeqaabdi6108 2 роки тому

      Bijo

    • @deeqaabdi6108
      @deeqaabdi6108 2 роки тому

      Gh

    • @ifiyeproduction9911
      @ifiyeproduction9911 2 роки тому

      @@kaafiofficial3950 heesahaba sidaa waad u daawataa, subscribed,like iyo sharena waad siisaa maxaa kuu diiday in aad subscribed, like iyo shareta siisid meel uu khayrku ku badanyahay oo ay awlaadu, arsaaqdu iyo ajarku kuu badanayso ma waxaa aad moodaysaa in aad aduunka ku waaraysid walaal. Laga yaabaa halkii mar ee wanaaga channelkan doowatid in aad janada ku sii dhawaatid halka halkii mar ee aad isha ku dhufatid hees aad naarta ku sii dhawaanaysid. Ilaahay dartii subscribed iyo liketa sii kuna xidhoow waad guulaysan doontaa inshaa allah

  • @muhamoudmohamad4401
    @muhamoudmohamad4401 2 роки тому +5

    Wlhi gabdha waa xuralceyn aduunka marti ku ah aniga ayaaba jecladay🙈🙈🥰❤️❤️❤️

  • @abdikarimismail293
    @abdikarimismail293 2 роки тому +11

    Music 100%
    Codka 100%
    Laxanka 100%
    Camera 100%
    Waqal studio duni kale🙏🤴🏿🖐

  • @somalifanproducts9965
    @somalifanproducts9965 2 роки тому +5

    gabdhaha fantax da leh wa
    Kuwo dunida kasii darbargo Aya
    Wa diamond 💎 ismujiya ✊⚘🌺manta

  • @maarshaallyrics
    @maarshaallyrics 2 роки тому +5

    DIRECTOR Mustafe Saleebaan Legend Wlee in Hollywood Naga Kaa Xadaa baan ka Baqayaa
    Heesta Waan Dhamaystay Waxay leeyiina ma Maqlayn Saan MUUQAAL ka U Daawanaayay

  • @mohamutmuumin125
    @mohamutmuumin125 2 роки тому +5

    Waqal best videographer 📹 🎥
    Team waqal guul💪
    Mubarak🎤🎶 m.a✌

  • @ruqiachannel1434
    @ruqiachannel1434 2 роки тому +11

    Wooow amazing voice🤩 one love 💗 somali singers and somali people from somalia 🇸🇴 💕

  • @LIIBANi
    @LIIBANi 2 роки тому +1

    Intaanan. Dhmeysan aaba kahely✌️❤️❤️ download now ✌️✌️

  • @fahadkasocdalka2672
    @fahadkasocdalka2672 2 роки тому +8

    Furinle Mucjisada 🎶 Music Da Umada Somaliyed
    Mustafe Saleeban Abaha Duubista
    Waqal Studio Hormuudka Chenelka Umada Somaliyed 🧡❤🥀🌹🎹🎹🥰🌺🌺

  • @hamzahoussein1513
    @hamzahoussein1513 2 роки тому +3

    Waaaaw 🔥 Furunleh another level waxba lagama qaban karo horey usoco macalin

  • @tgrlucky6328
    @tgrlucky6328 2 роки тому +2

    Hees iyo badha / al fanaan mubarak iyo waqal horey usocda 🎤🎤🔥🔥🔥💯💯💯💯

  • @abdilaahicaska389
    @abdilaahicaska389 2 роки тому +3

    The pest music axmed wali furinle 🎹🎸🔊🥰

  • @abdiqaadirmahamed6216
    @abdiqaadirmahamed6216 2 роки тому +3

    Best muuqal quruxbadan keep going bahda waqal

  • @mobulhanlyrics1720
    @mobulhanlyrics1720 2 роки тому +4

    Qaabka Loo Duubay bana jirin Qab loo dhigo camero man gacan Fadhida ❤️‍🔥🙏

  • @abdullahisadiiq4088
    @abdullahisadiiq4088 2 роки тому +5

    Mustafa saleemaan Haloo dhaaf heesaha hadubee ninkaas camera man fadhiya wae

  • @salaxmoussa7669
    @salaxmoussa7669 2 роки тому

    Ano gabdh somaliyeed ee ku heli Kara ma Ana hindiyaad u hawoon kara mid mida ka kharayd aan dunida ku fano dumarkeena sharaf iyo jamaalka u saxiba , codka mid kamidafanaanita dhalinyarada ah ee ugu dhalaal roon fanka somaliga ah mubarik October, music mujicaada ahaa ee abow furinle, aka reebin studio Somali music to the world calamka ka gaaday waqal studio , hore usco abwan dadaalaya

  • @abdiqanidaacaddodaacad9702
    @abdiqanidaacaddodaacad9702 2 роки тому +1

    War waxayari qurux badana nio ma dhashi nabi yuusufa ❤❤

  • @mohamedkahin3671
    @mohamedkahin3671 2 роки тому +2

    KOXDII XIDIGHU HADAY HADA SIIDII WAKHTIGA QAAR AHAAN JIREERN HADA AAHAYN WAXA KALIYA HADA KA MUQDA WAA LEGANDARI FURINLE BILASH KUMY DHIN MACLIN 👌👌💓💓♦️♦️

  • @khaliivmustafe8560
    @khaliivmustafe8560 2 роки тому +4

    Khadar waqal naagta ma Adiga ba sidan ka dhigaY mise qurxDa bay u dhalataY wlo 🤣📷📞

  • @Mohamett_ilkacase
    @Mohamett_ilkacase 2 роки тому +4

    woow furinle

  • @ustaadclraxmaanofficial4602
    @ustaadclraxmaanofficial4602 2 роки тому

    Waa inan qurux badan lkin markay fanaaniin dhexgashay bay iswaashay!!!

  • @Morion_46792
    @Morion_46792 2 роки тому +8

    inta alle jecel like saara🥰🥰

  • @birmadyare
    @birmadyare 2 роки тому +2

    Engineer Mustafe Saleebaan Amazing Man
    Mubaarak Horay u soco Sxp

  • @jamilaali906
    @jamilaali906 2 роки тому +1

    Yes it’s finally out !!!! Well done Mubarak

  • @muhanadqoorka2553
    @muhanadqoorka2553 2 роки тому +2

    Welc back legend waqal studio👑 markan fanka kuso biiro mesha kliyi aan wax soo dhikan doono guulayso my proh👑

  • @xalimoabdigure7560
    @xalimoabdigure7560 2 роки тому +1

    Wow cajib Al fanan mubarag yare ❤👍

  • @aymankasaanostudio1000
    @aymankasaanostudio1000 2 роки тому

    Musicga Iyo Videoga Iyo inanta Ku haystaa😂😂
    WAQALKA 📸🥳🥳

  • @anisohirsi2702
    @anisohirsi2702 2 роки тому +1

    MashaAllah Alfanan mubaraak oktober

  • @happyabdi8471
    @happyabdi8471 2 роки тому +1

    Eeyaw waaayo music intaasa iga gadan

  • @cismancisman7005
    @cismancisman7005 2 роки тому

    Furinle in fire another level waqal isthe best

  • @misshoussein2663
    @misshoussein2663 2 роки тому +1

    Talented boy amazing

  • @highflyer215
    @highflyer215 2 роки тому +1

    Soundtrack Gaa meesha kujira inay gabadhu Ku Jisho inay heesayso ma ahayn inay iska aamustay ahayd, other ways the video was amazing, October's voice is incredible, the actress is so beautiful too

  • @axmedcabdi1651
    @axmedcabdi1651 Рік тому

    ❤waa dhalboqortoyo

  • @abdallaanshaxofficial2429
    @abdallaanshaxofficial2429 2 роки тому

    Wooow waa dab wllhi horay u socda war furinle waa uu tagay wllhi hit weye music wllhi

  • @titanic139
    @titanic139 2 роки тому

    War furinle goormaaa ii Tumi Doontaa sxp amazing wlhi

  • @Siciiddhiif14
    @Siciiddhiif14 2 роки тому +5

    Talented boy❤

  • @QAYSSTUDIO
    @QAYSSTUDIO 2 роки тому +1

    TOP MUSIC AXMED WALI FURINLE
    🎹

  • @maxamedjogar3645
    @maxamedjogar3645 2 роки тому +4

    Waw hees shidan

  • @khaalidqeys3672
    @khaalidqeys3672 2 роки тому +1

    Eeeyowaaaayoo🥰✌

  • @cumarmahdicumarmahdi2813
    @cumarmahdicumarmahdi2813 2 роки тому +2

    Eeyoo.AaaaaaYoooo aaaaaaa war wuxu garacsanaa manaa dhalay _ furinlE🖐️😅😅😅😅😅😅

  • @naimaapdinur4591
    @naimaapdinur4591 2 роки тому +10

    Amazing Amazing music ga iga gadan
    Fire 🔥 furinle

  • @zalmaandayax5888
    @zalmaandayax5888 2 роки тому

    M.october wad na waalaysaa zxp 👊🏽😎

  • @xuseenmaxamud6402
    @xuseenmaxamud6402 2 роки тому +1

    Waaaw October nice video waa cajiib nabee

  • @abukarbille9054
    @abukarbille9054 2 роки тому

    Wow warya gawadan ma somali baa mnshAlh

  • @hamdamuzthape7768
    @hamdamuzthape7768 2 роки тому +2

    Anaa u horeeya😁

  • @abdiqani3478
    @abdiqani3478 2 роки тому +3

    owww😲😲this is 🔥🔥🔥🔥🎤

  • @stayblue759
    @stayblue759 2 роки тому +1

    Music ga hadad maqasho adoon arag muqaalka Hindi ayad modaysa. Lkn 🔥.
    Mida kale yartu WA DHAL BOQOR’TOYO.

  • @mohamedahmadi4856
    @mohamedahmadi4856 2 роки тому

    Naagihii tiktok naasaha naga tusi jiray ka qariya

  • @Isko790
    @Isko790 2 роки тому

    Furinle walahi 2012 ila maanta musigiisa uunbaa Ii baxa waan taageeraa
    waqal chanalka Malin kasta waan eegaa

  • @axmedosman1062
    @axmedosman1062 2 роки тому +2

    Solabasho wacan

  • @arafataden903
    @arafataden903 2 роки тому +1

    1M inshallah week

  • @Shacbaandauus9
    @Shacbaandauus9 2 роки тому

    Ayy the best videographer

  • @Duceysan361
    @Duceysan361 2 роки тому

    Dhaliil malahoo waa dhal boqortoyo🥺

  • @mustafemaxamed498
    @mustafemaxamed498 2 роки тому

    Legend mubarak bro waad kabaxsaty

  • @saleemaanshire3362
    @saleemaanshire3362 2 роки тому +1

    Wooooooow💋❤

  • @leylomohamud4786
    @leylomohamud4786 2 роки тому

    Woow m.a boqorka codka hesta animaaba layqaday

  • @sawsanahmed8325
    @sawsanahmed8325 2 роки тому

    Mansha allah heestu waa good
    Inantuna way qurux badn tahy
    Lkn hablaha fananinta laso duba heesa waxa lo yaqana hablo nolosha ka dhacay alle hana xafido dhamntayo🙏🙏🙏🙏

  • @lamafilaanmedia5809
    @lamafilaanmedia5809 2 роки тому +2

    Dhayihu weli maysan dhugan Dhulkana weli kuma arag dhamaystan aan ujeedo😐😲

  • @MR_Taagane12
    @MR_Taagane12 2 роки тому

    Bongo Hindi ba saaran kabax #furinle to the world

  • @khaalidy
    @khaalidy 2 роки тому +1

    woow🔥🔥

  • @maxamedxuseen4049
    @maxamedxuseen4049 2 роки тому

    Guurkiisa ibaray cabdigan!

  • @khalidismail9498
    @khalidismail9498 2 роки тому

    Wow Gabadha Muqalka Jilaysa Dhag Ku Ahay M.a Ma Somalibaaa..??🥺🇸🇴❤️

  • @Updy2256
    @Updy2256 2 роки тому

    How smart the background is waleeee soomali wey hormarti

  • @CirsanKayedh
    @CirsanKayedh 2 роки тому

    Inanta Maqaanka Sheekh Madar ayay jaar yihiin waa run Asal Dhalad Hargeisa Hebrews

  • @farxiyocali9136
    @farxiyocali9136 2 роки тому +2

    Best song❣️🌹

  • @wanaagguudbiiye7770
    @wanaagguudbiiye7770 2 роки тому +1

    wll mcn naso boqda wa codsii ❤

  • @suleekhosiman3490
    @suleekhosiman3490 2 роки тому +1

    Somalia 🇸🇴 mise hindi ila an codkisa maqlay fananka

  • @irbadproduction252
    @irbadproduction252 2 роки тому

    Ina furinle musicka wuxu igaga kaga ziyay oo wayo

  • @abwaanzaldhijacayl6144
    @abwaanzaldhijacayl6144 2 роки тому

    FURINLE GACAN MACANAHA SOMALIDA

  • @cabdiqanimusic
    @cabdiqanimusic 2 роки тому +1

    Eyee asagiii😅furinle noocwalba ha tumo

  • @jaamacsoomaali7560
    @jaamacsoomaali7560 2 роки тому

    Wllky mubaarak october

  • @hanijama8783
    @hanijama8783 2 роки тому

    Wooow amazing song and amazing video😍😍

  • @khalidkeynaan
    @khalidkeynaan 2 роки тому

    Ay ay ugaas kabaxsatay🥰👊

  • @idontcare6649
    @idontcare6649 2 роки тому +1

    WAla yabay🔥

  • @sirspirit6694
    @sirspirit6694 2 роки тому

    Hargeisa hit🔥 ladies 🚺

  • @abdiahmedadan9644
    @abdiahmedadan9644 2 роки тому

    muqaal loo xagar baxay💯🔥

  • @warsandehir605
    @warsandehir605 2 роки тому

    Cunugaan waxaa dhalay abwaan macal fanaan dauud xanfarna waa adeerkiis

  • @abshirofficial3296
    @abshirofficial3296 2 роки тому

    Waqal ku wata caddi mah ahmed wali furnle eeywayo kkk music wareere macalimu furinle

  • @kekeofficial1516
    @kekeofficial1516 2 роки тому +2

    Ee Waa Adeerkaa🤣 New Song

  • @xasanabaare9482
    @xasanabaare9482 2 роки тому

    Ooh what the vidio amazing🤔🤔

  • @ROONETV
    @ROONETV 2 роки тому

    ANOTHER LEVEL 💥💯

  • @shukriali9113
    @shukriali9113 2 роки тому

    🌹🌹🕺💃🕺💃🕺💃🕺💃🕺💃🕺💃🕺💞🔥🔥ISHA CALAA 👏👏

  • @axmedkheyr6698
    @axmedkheyr6698 2 роки тому

    Ninka farxiyo fiska waaku slmy

  • @zayidbarwani8437
    @zayidbarwani8437 2 роки тому

    Waxa yari qurux badana😁

  • @cabdimaalik7764
    @cabdimaalik7764 2 роки тому

    Waqal wasafiga somaliya 🙏🥰🙏

  • @Zagta_officiyal_5199
    @Zagta_officiyal_5199 2 роки тому +1

    Wewe

  • @mariamibrahim7592
    @mariamibrahim7592 2 роки тому

    Somalia 🌹❤🇸🇴

  • @abdalleabdirahman126
    @abdalleabdirahman126 2 роки тому +4

    ᴡᴀʀ ǫᴏғᴛᴀɴ ʜᴀʟᴋᴇᴇ ᴊᴏɢᴛᴀᴀ ᴍ.ᴀ 😍