MUBARAK & BARWAAQO - WALALAC WALALAC OFFICIAL MUSIC VIDEO 2021

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 жов 2024
  • Mubarak October & Barwaaqo Qalanjo
    Heesta Walalac Walalac
    Khadar Guun
    Laxanka Mubarak
    Music Furinle
    Camera Idiris Dabacasar & Khadar Waqal
    Editing Khadar Waqal
    Afro Furinle Waqal Production

КОМЕНТАРІ • 1 тис.

  • @cabdiraxmaanmaxamed2722
    @cabdiraxmaanmaxamed2722 Місяць тому +3

    Barwaaqo qalanjo fanka waa ka baxday usoo duceeya Masha allah 😢😢

  • @DayaxStudio2019
    @DayaxStudio2019 3 роки тому +238

    Axyaa sowt!💥❤

    • @hungergamer6973
      @hungergamer6973 3 роки тому +8

      Rasuulkena صلى الله عليه وسلم waxa u dhahay Alle adoon kiisa waxa u caawiya marka u wallaalkii cawiyo plz wll qali subscribe isar 1k ina gadho ayan raba plz mahadsanid 🙏🏼

    • @positiveandfunny4332
      @positiveandfunny4332 3 роки тому +2

      Legend 🦁❤️ 🐐

    • @indhocade1912
      @indhocade1912 3 роки тому

      Music Aya inaba Cadi aheyn beat saaran Wax kle The legend #Furinle 🔥🔥🔥

    • @ilwaadquurux9021
      @ilwaadquurux9021 3 роки тому

      @@hungergamer6973 du

  • @zakiabdiibrahim8052
    @zakiabdiibrahim8052 3 роки тому +327

    Nabi mohmed scw wxii udanbeyey uu ingu dardaray wxy ahayd salda mrkaa salda yaan lagu ilaawin heesa yaa umutu mohmed

    • @hungergamer6973
      @hungergamer6973 3 роки тому +4

      Rasuulkena صلى الله عليه وسلم waxa u dhahay Alle adoon kiisa waxa u caawiya marka u wallaalkii cawiyo plz wll qali subscribe isar 1k ina gadho ayan raba plz mahadsanid 🙏🏼

    • @khadrafmohamed4076
      @khadrafmohamed4076 3 роки тому +1

      Nebi muxamed heesta comments keeda inad ku sheegto maaha uu ka sharaf badanyahay meel shayaadiin ka niikinayso

    • @zikoa7572
      @zikoa7572 3 роки тому

      heesbaad soo hoos nigaysa nabigeena
      saw ma ogsoonid inay danbi tahay wll waa iga nasteexo
      kaligaana maahee inbadanbaan arka
      waxay noqonkarta nastexo lama wax kuraadis
      lkn hadaanad hore u ogsoonayn hada ogow
      waaa kugu danbi

    • @balqiishussen9219
      @balqiishussen9219 3 роки тому

      Scw 🥰 🥰 🥰 🥰 🥰 🥰 🥰 🥰 🥰 Sw Scw

    • @ayaankayse3016
      @ayaankayse3016 3 роки тому +1

      Wllo kada meelaha heesaha nabiga please😥😥 uma qalme

  • @khaalidkaamilofficial7166
    @khaalidkaamilofficial7166 3 роки тому +675

    The one and only waqal studio ❤

  • @ismaaciilcaaqil289
    @ismaaciilcaaqil289 3 роки тому +191

    heestaan inta comon soonkeda lasocotay ismuujiya sxbyaaaal 🤩🥰

    • @hungergamer6973
      @hungergamer6973 3 роки тому

      Rasuulkena صلى الله عليه وسلم waxa u dhahay Alle adoon kiisa waxa u caawiya marka u wallaalkii cawiyo plz wll qali subscribe isar 1k ina gadho ayan raba plz mahadsanid 🙏🏼

    • @fadxacali2514
      @fadxacali2514 3 роки тому

      Kkkkk

    • @khadraciise2044
      @khadraciise2044 2 роки тому

      Comon soon swahili miya English ka si fcn u baro

  • @DrOlol77
    @DrOlol77 3 роки тому +119

    Guulaysta hoyga fanka iyo barbaarinta waqal, shacabkana waxaan leeyahay walal xaalad adag ayaa wadanka marayaa aynu raacno talada caafimaad afkaagana xidho wixi talo isoo waydii meel kasta joogto naftaada adaa ka masuula aynu taxadarno. Thank u Team waqal

    • @hungergamer6973
      @hungergamer6973 3 роки тому +1

      Rasuulkena صلى الله عليه وسلم waxa u dhahay Alle adoon kiisa waxa u caawiya marka u wallaalkii cawiyo plz wll qali subscribe isar 1k ina gadho ayan raba plz mahadsanid 🙏🏼

  • @bbenacnac
    @bbenacnac 3 роки тому +87

    Waqlka duula ninka qurxda hargeysa so bandhiga keep going brother ❤️🤍💚🔥

    • @kingyaska6767
      @kingyaska6767 3 роки тому

      Ma noleed Bbe nac nac😀😀😀

    • @hungergamer6973
      @hungergamer6973 3 роки тому

      Rasuulkena صلى الله عليه وسلم waxa u dhahay Alle adoon kiisa waxa u caawiya marka u wallaalkii cawiyo plz wll qali subscribe isar 1k ina gadho ayan raba plz mahadsanid 🙏🏼

  • @rahimamahmoud7481
    @rahimamahmoud7481 2 роки тому +50

    Waxaan dhagaysanayaan heestaan meherka mubarak iyo farxiyo fiska kaddib hambalyo hambalyo ❤

    • @abdirahman_ih2
      @abdirahman_ih2 2 роки тому +1

      Zhp hakasan kaso racay anh Hamplyo ,
      Somali iyo baraarug 😅

    • @hodanizha6003
      @hodanizha6003 2 роки тому

      😂😂😂

    • @Hodanisha
      @Hodanisha 2 роки тому +1

      Sdo kle wa hesti ugu horese wilkan ka dhagesto runti

    • @nadamoumin4597
      @nadamoumin4597 2 роки тому

      Anaa kula mid ah

    • @nadamoumin4597
      @nadamoumin4597 2 роки тому

      @@Hodanisha ani xitaa

  • @iifrahali5014
    @iifrahali5014 3 роки тому +187

    Duriyadii reer somaliland 💚🤍❤️🙏 from Moqdisho😇

  • @normoh585
    @normoh585 2 роки тому +9

    Hadaaa daawanayso aroooskii mubaarik ka dib isaga iyo fiska
    Salamulaah ayaan ku leeyahay💯❤

  • @saedhassanabdirahmaan6327
    @saedhassanabdirahmaan6327 3 роки тому +43

    Hala hala
    Mubaarig octobar
    Another leval
    Wax kalaad noqotay
    👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @abdiboodhle1
    @abdiboodhle1 3 роки тому +89

    #Waqal_Studio inta ila Aragtay In Uu Yahay Big UA-camr's Is MuuJiya💖🤞Only One

    • @abdiboodhle
      @abdiboodhle 3 роки тому

      Legend

    • @hungergamer6973
      @hungergamer6973 3 роки тому

      Rasuulkena صلى الله عليه وسلم waxa u dhahay Alle adoon kiisa waxa u caawiya marka u wallaalkii cawiyo plz wll qali subscribe isar 1k ina gadho ayan raba plz mahadsanid 🙏🏼

  • @khalidkanadiidtech9722
    @khalidkanadiidtech9722 3 роки тому +62

    Waqal la holin wayay my home land Somaliland 💚🗨❤

    • @hungergamer6973
      @hungergamer6973 3 роки тому +2

      Rasuulkena صلى الله عليه وسلم waxa u dhahay Alle adoon kiisa waxa u caawiya marka u wallaalkii cawiyo plz wll qali subscribe isar 1k ina gadho ayan raba plz mahadsanid 🙏🏼

  • @hoodohasan3205
    @hoodohasan3205 3 роки тому +23

    Waqalka quruxda somaliland 💚🤍❤ wan ku wadana team waqal🥰

  • @IsmaelAwad00
    @IsmaelAwad00 3 роки тому +60

    Waqal inta ila aragta inuu wax yar kadib 1m gaarayo like jac igu siii 🤙

  • @khalitilkacaseofficial
    @khalitilkacaseofficial 3 роки тому +36

    WaqaL studio is onothr level🎵 team waqaL is mujih👍🇨🇦

  • @anshaxsamehofficial4067
    @anshaxsamehofficial4067 3 роки тому +3

    Waleh waleh wax kale team waqal_

  • @aragsan6552
    @aragsan6552 3 роки тому +7

    Wow aniga oo walac ah ayaa daawanaya heesta magacedu waa walac walac
    Like isiya waan jaantaye

  • @shamai1570
    @shamai1570 2 роки тому +11

    Modern stylish full of excitement and joy mubaraaq and barwaaqo really enjoyable

  • @najiibhassan
    @najiibhassan 3 роки тому +29

    Wiilka iyo gabdhaba wa ma dhibaan waa rerka kaliya fanka lagaga daba hadlin hadad igu racsantahy like sara ❤👏

    • @fatimaahmed7788
      @fatimaahmed7788 3 роки тому +10

      ya ku yiri no sheg qabiilkoda
      kaliya wa labo somaliyed oo dhalinyaro ah intaas makugu filnan weysay

    • @habibakhanog8497
      @habibakhanog8497 3 роки тому +1

      Naagtan cafar iyo sacad muuse isga dhalay I know all her family very well

    • @cabdalecawil6275
      @cabdalecawil6275 3 роки тому +1

      Isaaqa ka horeeya kaalinta labaad ayey fadhiyaan

    • @xariirgmbar8713
      @xariirgmbar8713 3 роки тому +3

      Waa wiil reer puntland ah oo laandheere ah iyo gbr reer somliland ah oo landheere ah waa sidaaa

    • @llikejoofiyojawharadliil955
      @llikejoofiyojawharadliil955 3 роки тому

      Garacow halkan ma jogta ma dhiban miya iguso dhise uf Xasan Adan Samatar miyad hilmamatey 🤮🤮

  • @sharmarkeali9613
    @sharmarkeali9613 3 роки тому +28

    inta sugaysey inay soo baxdo heestani Waxkle Waqal Wstudio💥

  • @suldaankhadar3380
    @suldaankhadar3380 3 роки тому +8

    Meeshii hargaysa sowtan yurub noqotay Mnsha allah hore u socda boqortooyo rer somaliland 🟩◽️🟥👑❤️👍

  • @kingkaahin9373
    @kingkaahin9373 3 роки тому +6

    I mass old days 2000s
    No internet
    No social media
    No tiktok
    No WhatsApp
    When I was young Am listening Qaraami😁and also I started dating
    somalia waxaan hadaa heeso u ah
    Ciyaal Macno maleh old is gold who agree

  • @SOMALINOMUSIC
    @SOMALINOMUSIC 3 роки тому +23

    Congratulations 900,000
    Waqal studio iyo inay editing wax badan ka badaleen

  • @abwaancaaqilka8045
    @abwaancaaqilka8045 3 роки тому +59

    Coming soon 1M subscribers❤️❤️✊✊✊

    • @hungergamer6973
      @hungergamer6973 3 роки тому +1

      Rasuulkena صلى الله عليه وسلم waxa u dhahay Alle adoon kiisa waxa u caawiya marka u wallaalkii cawiyo plz wll qali subscribe isar 1k ina gadho ayan raba plz mahadsanid 🙏🏼

  • @nasromahdi2198
    @nasromahdi2198 2 роки тому +2

    Hees iga dheh❤️

  • @siciidcismaan7994
    @siciidcismaan7994 3 роки тому +24

    Waaw heestan inay 1m gaadhyso inta igu raacsan ismuujiya

  • @mohameddiraac43
    @mohameddiraac43 3 роки тому +9

    2021 gudihisa 1millions waqal studio 🎙️ horey usocda group waqal ❤️💯👏🔥🔥🔥

  • @akm4505
    @akm4505 3 роки тому +12

    Can’t wait to rock this song our wedding 🤍💍 my bea’s favorite songs , Kafeeya ❤️👰💍

  • @cabdishakuurcali349
    @cabdishakuurcali349 3 роки тому +1

    Sidaad igu hada wayaha wal bahaarka idaashada Another level Waqal, October and Barwaqo Qalanjo💯💯💯💯💯🇸🇴♥️🔥

  • @daimondabdala7497
    @daimondabdala7497 3 роки тому +13

    Wlalayal dhaqankan ad baraten iska dhafa saliga nabiga like io wxs hku rdinana adinko niyad idinka ahyn🙏

  • @asturan_edebsan5630
    @asturan_edebsan5630 3 роки тому +3

    Mubarak october iyo barwaaqo iyo duubisti waqal oo is helay walee wx kle wye hees wa dhaafte tan ereyada iyo codka iyo duubista
    from mogdisho🇸🇴🇸🇴

  • @hanfisaleban3449
    @hanfisaleban3449 3 роки тому +17

    Fifa gabooye
    Likta inta tageerta beel weynta
    Gabooye
    Fifa gabooye
    Walleee waad igu wcantihiine
    Waad ideeeqdey gabooyoow
    Qurux iyo dadka Somali ugu samirka badan liketa hadaad gabooye takoorin

    • @inacabdiraxman8739
      @inacabdiraxman8739 3 роки тому +1

      Ma ihi lakn waxan aminsanahy inayihin qabilka Somali ugu wanagsan een cuqtda iyo qabyalad tona aqonin karaman uhaya gobta Somali 👏👏

    • @hanfisaleban3449
      @hanfisaleban3449 3 роки тому +1

      @@inacabdiraxman8739 mahadsanid wlll

  • @ramlanor3713
    @ramlanor3713 3 роки тому +3

    Marka kaliya cayilka jcldo waa marku labiska kuu bilo Sidan okle wow 🥰🥰Masha allah

  • @mohamedapdiqadir6191
    @mohamedapdiqadir6191 3 роки тому +11

    October and november wala yaabey😂❤🇸🇴.

  • @amiiraadan3017
    @amiiraadan3017 3 роки тому +6

    RagaBa wadad marisee intasa iga gadan heesta 😋🥰🙏barwaaqo qalanjo😍intii ila mida 👍🙀

    • @cabdalecawil6275
      @cabdalecawil6275 3 роки тому

      Meel walba maa taagantahay🐈

    • @vilzonmo5303
      @vilzonmo5303 3 роки тому

      @@cabdalecawil6275 🤣🤣ana imika ku dhe islaha

    • @amiiraadan3017
      @amiiraadan3017 3 роки тому

      @@vilzonmo5303 oo xagee kale igu aragtey🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @amiiraadan3017
      @amiiraadan3017 3 роки тому

      @@cabdalecawil6275 haaaa meeshii shidanba🤭😅😍❤

  • @ifrahahmed3939
    @ifrahahmed3939 3 роки тому +12

    Nolzha an wadgnee
    NAFTA wehel unoqo
    Qalnjoyyyyyy❤

    • @faisalabdi5897
      @faisalabdi5897 3 роки тому

      Nolasha aan wadagney nafta wahel unoqo ifrah

  • @farahnadif2059
    @farahnadif2059 3 роки тому +2

    Wa hees shidan, inaba caadi maha. Barwaqo qalanjo wa fanaanad jirta wallahi.
    Ereyadii Khadar Guun. Much respect...

  • @c.xasanfaarax7999
    @c.xasanfaarax7999 3 роки тому +54

    Ninkii m.beeyroof hadii aad tabtay like saar ok

  • @cabdiraxmaanmaxamed2722
    @cabdiraxmaanmaxamed2722 Місяць тому +1

    Barwaaqo qalanjo fanka waa ka baxday😢 Like 👍 ❤

  • @safwanhir
    @safwanhir 3 роки тому +5

    One Of The Best Singer's In This Generation Mubarak October Keep Going Lil Son. Berwaaqo Also She Is A Huge Singer Keep Going Apayo. Eng Waberi

  • @libanabdi7918
    @libanabdi7918 3 роки тому +1

    Wiilyahoow wadnahaa dagtoo
    Ragaba wadaa mariiseee
    Wadankeed ku nooleeyd
    Walalac walalac daada quruxdu
    Waaba isaaqdaye qalanjooyyyyyyy
    wadankaan ku noolaaaaa
    Wadankaan ku noolaaaaaa
    Walee waa isku wacanehee
    Waa Ideeqday qumanoow
    Nolosha aan wadaag neee
    Nafta wehel unoqo qumanoow
    Nafta wehel unoqo qumanoow
    Wale wa igu wacan teheee
    Waa ideeqday qalanjooy
    Nolosha aan wadagne
    Nafta wehel u noqo qalanjooyyyy
    Nafta wehel unoqo qalanjoy
    Qore: Liibaanlove
    Waxaa ka soo daawanayaa
    Mombasa Kenya 🇰🇪

  • @Farhan27723
    @Farhan27723 2 роки тому +4

    I love this song. I'm from Puntland State of Somalia.

  • @abdikariim2482
    @abdikariim2482 2 роки тому +4

    Mubarak inta kubaratay farxiyo fiska like dhac kusii hhhh

  • @sharmaboyfans7180
    @sharmaboyfans7180 3 роки тому +9

    Inta jecel waqal studio liketa hayla dhaafina xitaa waqal

  • @akirtulzaturki8119
    @akirtulzaturki8119 3 роки тому +2

    Qalanjo naag nool dhankasta qurux illaah cimriga haku dheereeyo

  • @zuperzadri854
    @zuperzadri854 3 роки тому +23

    Fankaagu si uu u hore maro hargysa imow wewe awlaadu casima🤘❣

    • @hungergamer6973
      @hungergamer6973 3 роки тому +1

      Rasuulkena صلى الله عليه وسلم waxa u dhahay Alle adoon kiisa waxa u caawiya marka u wallaalkii cawiyo plz wll qali subscribe isar 1k ina gadho ayan raba plz mahadsanid 🙏🏼

  • @feisal4866
    @feisal4866 3 роки тому +77

    Hada ado heesta dhagesanya commentiga aqrinysid like saar

  • @cabdallahassan8951
    @cabdallahassan8951 3 роки тому +23

    What a voice for barwaaqo. If this song is hit its because of her ❤️

    • @ladnadahir9202
      @ladnadahir9202 Рік тому

      ❤❤❤❤😊❤😊❤😊😊❤😊❤😊😮😮😮😮

    • @MabaarikFaysal
      @MabaarikFaysal 8 місяців тому

      ’kfg😂’u😮😅😊ihoij phg yt I h gb d😮😮u vcf😊😊

  • @apdifatah1813
    @apdifatah1813 3 роки тому +2

    Hanbalyo hanbalyo wlhi blhi wan dharte 20 daqiqo ko hor wuxu ahaaa 899k hadana waxan uso labty 900k wwwwwwwwww hanbalyo anigaa ugu horeya waqalow qofkii ugu horeyy e ku hanbalyeyyaaa❤️❤️🦁🦁🦁❤️❤️❤️

  • @mousaosmansamir52
    @mousaosmansamir52 3 роки тому +5

    On fire waqal hees iyo bar hargeysa Bilic qurxoon mnsh ismuujiya Jamhuuriyada Barakeysan from🇸🇱🇸🇱🙏✋

  • @wizer1594
    @wizer1594 3 роки тому +2

    Wax kle top barwaqo qalnjo Mubarak ocotberow barsho wngsn 👏👏👏👏❤😘

  • @walaltigerofficial3568
    @walaltigerofficial3568 3 роки тому +60

    INTA Fanaankan da'da yar Codkiisa Jecel Like👍

  • @Abrashiid573
    @Abrashiid573 3 роки тому +1

    Youtuper kii u horeeyay ee gaadha 1M comin soon

  • @faraxkhano
    @faraxkhano 3 роки тому +8

    In badan baan sugaayay heestanan waad la raagteenan inta sidayda sugaysay igu caawi sub

    • @hungergamer6973
      @hungergamer6973 3 роки тому

      Rasuulkena صلى الله عليه وسلم waxa u dhahay Alle adoon kiisa waxa u caawiya marka u wallaalkii cawiyo plz wll qali subscribe isar 1k ina gadho ayan raba plz mahadsanid 🙏🏼

  • @hanaadiaxmed7838
    @hanaadiaxmed7838 3 роки тому +2

    Hampalyo waqal studio 900k👌🙏

  • @HamseSADRI
    @HamseSADRI 3 роки тому +8

    Congratulation 900k Coming Up - WAQAL STUDIO❤

  • @iidmuuse9730
    @iidmuuse9730 3 роки тому +2

    Msha allah wax kale WaqaL studio hadafkenu waa 1m subscribe insha Allah gushaadu waa gushayada
    Barwaaqo qalanjo hore uu soco inanta Iska jecelahay amarka Alle

  • @amalmiisaan659
    @amalmiisaan659 3 роки тому +3

    Intee ila aragatay in ramdaanta ka hor 1 million #waqal gaadhayo💯💯🌹

  • @nguyenquocthai-1994-vnටි
    @nguyenquocthai-1994-vnටි Рік тому +2

    I wish the girls i love will have a lot of joy and happiness when listening to this song🌝

  • @barkadelyrics7787
    @barkadelyrics7787 3 роки тому +4

    Qoraalka Zaxde Heeskan
    Talantaali
    Qalanjo
    Wiilyow Wadnahaad Dagtoo
    Ragaba Wadaad Marisee
    Wadankaad Ku Noolayad
    Octoobar
    Walalacdaada Quruxdu
    Wabad I Saaqde Qalanjoy
    Wadankaan Ku Noolaa
    Qalanjo
    Walee Waan Isku Wacanahe
    Waad I Deeqday Qumanow
    Nolosha aan Wadaagnee
    Nafta Wehel U noqo Qumanow
    Octoobar
    Walee Waad Igu Wacantahee
    Waad I Deeqday Qalanjooy
    Nolosha aan Wadaagne
    Nafta Wehel U Noqo Qalanjoy
    Qalanjo
    Waxaa Tahay Octoobarow
    Way kaan Raadinaayee
    Wayne Maygu Kaa Simay
    Octoobar
    Sidaad Igu Wayn tahay
    Hadaan Waayo Aragaa
    Walbahaarka I Daashada
    Wleee Iga Gadan
    Qalanjo & Octoobar
    Viva Waqal Studio1M
    Hambalyo Waxyara Ka Dhimane
    Like-tu waa Xagina iyo Subscribe-tu
    Jaw-Jaw

  • @Soomaalinimo320
    @Soomaalinimo320 3 роки тому +2

    900k Cong Waqal Studio❤🙏
    1M inshllh waxyar iyo wad ba naga xiga❤🙏

  • @updirahmaankhadar3699
    @updirahmaankhadar3699 3 роки тому +10

    Waxaan damcay in aan sir idinkula wadaago comantiska kadib waxaan is dhahay cidna kuma arkaysee maxaad iska dhibi fadlan si aan sirtaa idiinku sheego qofkii comantiskayga arkoow like isaar waa balan anah idiin sheegaya 😅😅😅

  • @wiilkaReerCigalle
    @wiilkaReerCigalle 3 роки тому +1

    BARWAAQO QALANJO
    waxay kamid tahay dumarka heesa
    een La arag Ayadoo qof is haystaan
    ama Meel xun taagan
    ama Balwad meelxun ku cunaysa
    xaashaa lilaahiye fankeenu waa sidaas dhaqanka wanaagsan ee gabadhaas haloo Hambalyeeeyo

  • @abasskhanbarrow482
    @abasskhanbarrow482 3 роки тому +5

    Wow!!!...they did it🇸🇴❤🙏

  • @boqoraddastylka3801
    @boqoraddastylka3801 3 роки тому +1

    😱Woow Amazing song 😱
    ✍Walac Walac Daada Quruxdu Waadba Ishaartoo Wadaankaan Ku noolaa ......💘
    Eesh Calaa HeeeS...
    ✍ZxpkY Mubaarik & Wllshy Barwaaqo Qalanjo Hore Usocda 🏃‍♂️💃.
    ✍Keep going Team WaqalStudio In the Building 🏃‍♂️🏃‍♂️

  • @fatxiyacarab5937
    @fatxiyacarab5937 3 роки тому +8

    Inta barwaaqo tageeerto liket imuujiya

  • @hiboabdi1084
    @hiboabdi1084 2 роки тому +2

    Wiilka waa Reer garowe🤍💙💚

  • @jaylaanipoi4142
    @jaylaanipoi4142 3 роки тому +10

    Team waqal wxn suGnapa Reactionka Arimaheena One Love Dhmntin🥰

  • @aayaabdirashid3560
    @aayaabdirashid3560 3 роки тому +2

    Sadaalin Ciidka Ayuu buuxin 1m Waqal insha aalaah yaa ila qaba Aragtidad

  • @kowzarmoha5428
    @kowzarmoha5428 3 роки тому +4

    Congratulations millions time 👏 waqal studio 🎙 900k million is come soon 😻

  • @pashlapoy5484
    @pashlapoy5484 2 роки тому +2

    Inta fiska markuu guursatay paratay
    Ee sooraadisay love dhac

    • @11naa44
      @11naa44 2 роки тому

      2016 bu fanka so galey

    • @11naa44
      @11naa44 2 роки тому

      Isaga abihi nadira neyrus sacdiyo siman shadiyo sharaf meek sheeno mohamed tobanle iyo qaar kalo bdn hal koox bey wada ahayeen

  • @samiiranor7680
    @samiiranor7680 2 роки тому +3

    Fiska marku guursaday kadib inta raadisay like dhac

  • @ayaankahiye770
    @ayaankahiye770 3 роки тому +1

    Guuleyso wll waqal studio mesha kaliya een maskaxda u dajisyo bad thy 1M ban ku rajeyna week gudahisa🥰

  • @zihaambarwaaqo8660
    @zihaambarwaaqo8660 3 роки тому +21

    Anigana liketa wehel igula noqda huunayaal jcyl iyowax lama midaislama hyne faduul ayaa ii keentaye wixi cusub calamka jecele🤣🤣

  • @marioapdirahmaan1130
    @marioapdirahmaan1130 2 роки тому +2

    Mashallah jiroojooga waligiin inshallah

  • @ckarincalishaah3209
    @ckarincalishaah3209 3 роки тому +3

    Inta hargesa ka daawanaysa like saara

  • @Joyqouting
    @Joyqouting 3 роки тому

    ya salaam October yare iyo
    qalanjo o furinle u tumay waqalna u duubay,wooow iga dheh 😎😍

  • @cabdiwaliibraahinbarqadle6983
    @cabdiwaliibraahinbarqadle6983 3 роки тому +3

    Congratulations Waqal Studio 900K❤ 🥰

  • @c.caziizbidixo8946
    @c.caziizbidixo8946 3 роки тому +1

    80k subscribers, ayaa ka dhiman, 1 million subscribers, guul waqal studio.

  • @hibaknuora486
    @hibaknuora486 2 роки тому +4

    Farxiya fiska ninkeedii😁

  • @Abrashiid573
    @Abrashiid573 3 роки тому +1

    Another level waqal studio 900K Hambalayo wllkey 100k only hadhay

  • @abdalledahapi4357
    @abdalledahapi4357 3 роки тому +19

    WAGII BARYAW WALALAC IN TII REER HARGEYSA GARANAYSA 😂

  • @safwanali3840
    @safwanali3840 3 роки тому +1

    khadarow sxb suldaan seeraar ma million kuu sugayaa tolow

  • @abdiwahidhassan7947
    @abdiwahidhassan7947 3 роки тому +4

    Badeena umu ogolin in taako kamida ay kenya qaadato
    Ismuujija intii dhiiga somalinimadu kujirta 🚣‍♀️🚣‍♂️
    ✋Thank u 1k like

  • @salmadhawel3174
    @salmadhawel3174 3 роки тому +1

    Congra congra waqal 900k 🥰🥳🥳❤ one million incha allah

  • @ustaadgeelle5545
    @ustaadgeelle5545 3 роки тому +13

    Hees inuu fiirsado ama ay fiirsato ayay usoo galeen waxayna ku qaraabanayan salliga Nabiga SCW wll waa laga fiican yahy sidaas

  • @mohammedengabdikarinmohamm5943
    @mohammedengabdikarinmohamm5943 3 роки тому

    Walalac Walalac ayaa heesta dishay shitt .
    Qalanjo walahi qaybteeda 100%

  • @amalkaaba3178
    @amalkaaba3178 3 роки тому +3

    The one and only waql studio ❤👍🙋‍♀️💚🤍❤walle wad igu wacntahe wad ideeqaday qumanow nolosha anwadagne nafta wehel unoqo hebelow kumede🤣🤣🤣

  • @ahmedshahaada8336
    @ahmedshahaada8336 3 роки тому +1

    SaaxibkaY QaaLi
    Mubaarak.October
    MasuuL.Sarre
    Hormar Wacan Bro
    WaqaL Studio 🙏💯💯💯
    Waa.Ahmed Shahaada

  • @kingwelly1961
    @kingwelly1961 3 роки тому +3

    Congrates on 900k subs Waqal all the way up💪🏻❤️🇸🇴 1M very soon

  • @sakariyesakariye199
    @sakariyesakariye199 3 роки тому

    Ilaahay ha nagu simo waqal studio oo 1m.gaadhay wlhi waxan dawan jiray anigon xata intar tan lagu jiro aan ogayn samirku waa sad qofkastaba hadou hawsha ou hayo ku samri laha heer ayou gaadhi laha isagu mesha ku shafran gouayso waqal studio 😍

  • @aminasalaad2797
    @aminasalaad2797 3 роки тому +4

    Wiil kaan balwada ayaa dishay haduu waxyar cayilo qurux ayuu noqon lahaa allaha kama dobeyo balwada🤒

  • @cabdiqaniboss
    @cabdiqaniboss 3 роки тому +2

    The only amazing and perfect studio waqal❤🙆‍♂️

  • @Riij_vlogs
    @Riij_vlogs 3 роки тому +6

    100k viuws markey gadho like hayla dhaafin

  • @hooodomohamedhoodomohamed354
    @hooodomohamedhoodomohamed354 3 роки тому +2

    Congratulation waqal waa wehelkeena 900k❤👏👏🍀

  • @kimmiirshify8671
    @kimmiirshify8671 3 роки тому +4

    900k comin song 🇸🇴keep going waqal

    • @apdikariinjapjcyl7575
      @apdikariinjapjcyl7575 3 роки тому +1

      Haye kadaa marada bulugaa ee amison dee somaliland ayaa la dhahaa meeshane

    • @johnali4402
      @johnali4402 3 роки тому +1

      @@apdikariinjapjcyl7575 . Cunsurinimada Iska daay. Buluuga Qabiil malahann. 5taa iska leh.

    • @kimmiirshify8671
      @kimmiirshify8671 3 роки тому

      Sorry i.m from somali mogadisho 🖕

    • @edebsanaragsan7039
      @edebsanaragsan7039 3 роки тому +1

      Waqal qadaadwayn malehe kalahoostag marada xun ee aad lahoos cararayso

  • @barccccc
    @barccccc 2 роки тому

    Hambalyo Hambalyo hambalyo what a talent keep going

  • @khadarkidifaar5916
    @khadarkidifaar5916 3 роки тому +3

    Inta ila aragtay waqal in ay gartay 900 subscriber liketa ha la dhaafin taageraha waqal studio ha la is muujiyo

  • @intisaardahir4345
    @intisaardahir4345 3 роки тому +1

    Heestaan Maxaan sugaaye finally inta ila midka ah is muuujiye🤪 Keep going Mubarak Iyo Barwaaqo Qalanjo iyo Waqal Studio ba👌🏾