Mahadsnd walal sidaa ukala dhigtay Waxa maqlay degaan la dhaho yamaarugley oo aaga caabudwaaq ah waxaa loogu magacdaray baan is iri geedkaas baku badan
Family wngzan wa nimco alle bixiyo fadlan xaqooda never ha ilaawin aabo waajibka waalidnimo kazo baxa 50% magaca aabo lkn laga siman yahay alle hku xafido halyey boqora kudhale 😩😄😄😄😄
Wiilkan yar waa hibo buuxda oo aan la inkiri karin heestu qaadaya waa mid ka mida heesaha ugu adag lagu luuqeeyo isna waxad u malaysa inuu qaadayo heesahan danbe hibadisa awgeed what a talented boy salute 👋👋👋👋👋
Mohamoud abdirahmaan yagleelidu maaha abuurid xaga allena loolama jeedo ereyga yagleelid waa oodid iyo waxa la mida banaa xerada marka la bilaabayaa loo adeegsadaa
Abdi tahliil wuxuu aha dadka heesay soomaaali kuwa ugu cod macaanaa. Wiilkan mashallah wuu cod wanaagsan yahay. Heeso codkiisa ku haboon buu u baahanyahay. Allah ha u naxariisto ATW.
heesta waxaa ka maqan hal bage oo odhanaya inta aan yur idhi bahal yaa caaya waaqli aan yeel ku xidhay gari ama yacay ku soo raray hadaad tahay yag ii maqan oon yuree ku tiirsado igumaad yaq dhooteen adoo yaala hardee. yaaf yaaf ka igadaa waan kuu yahuumoo markaa heesta bayij kaa ayaa ka maqan yarka si fiican man sha allah buu u qaaday in kastuu na dhamayiistirin erayada qaarna uu yara qalday waayo heestan waa hees Aad u adag oo isku noqonaysa qofkana hadaanu afsomali hore aqoon qaar ayaa ka khaldamaya odhaah dooda markaa guulayso ayaan leeyahay fanan ka yar man sha allah eesh calaa cod ayuu ku qaaday
Mahadsanid mubarik , waa fanaan dhamaystiran codka , masrixiyada iyo shucuurta. Wuxu matala fanaaniintii Hore , Sidoo kale kaga dayda faniintii cusub ee ku heesaha rapka somaliga ee laga maanguuriyay Heesaha reer Galbeedka ee cadaanka. Well done alfanan mubarig.
Cumar Maxamed kii la iga beeray ❤️ Madhibaannimo ❤️ aabahey Maxamded gorgaartow allaha ku naxaristo waxa ballan ku qaaday inaan cizigaagi dib usoo celiyo soomalina aan u noqonno tusaale insha allah.
allaha u naxariistee abditahliil dhalinta soo baxeesa wuxuu u ahaa role model ay ku daydaan waana sababta dhalintu heesahiisa usugu tijaabiyaan markey fanka soo galayaan
Heestan ma ogeyn qofka qaadey lakin Farhia absiye barnamijkedan ka maqli jirey wa yuutuberad maanta ayan ka so arkay Tvga saaxibtey. Tariqda wa (26/8/22)Masha Allah wiilkan Ilaha cod mcn siiyey.Farxiyo Fiska u guursade isku waara an lyhy.
Midgaan waa somalida Asliga ah native of Somalia , legend of legends.. Nolow wll pure somali talent.. Keep going and keep your somali culture..never give up for haters and copy paste people.
Xidigaha aan kala dhicin aan mar walba dhagesysto waa Mubaarak October, Farxaan Qaboojiye, Saciid Qalinle. Ok hadana wada qadaan heesihi hure. La Yaa Raxma Cabdi Tahlil
Cardiac Malaya wilal yaryar ayaa inoo so baxeyn. Cod macan bless you Mubaarak heesta waa inaga wada weyn tahey hadana waa wan la janqadeyna because of wilasheyna yaryar awadoda.
Ileeen markan wuxu u baaqayey Fiska🤣🤣🤣🤣🤣🤣 Ileen wana fanaan maba ogayn. Hadal iyo dhamaaantis, Waxn fahmay ? Inu iskama jeclaaa qofta xaqiiq. Everything is possible in this earth 🌎 wlhi. All the best both of you💝💖💝💖💝💖❤️🩹
Yamaarug: waa geed yar oo qodxa yaryar leh.
Yac: sagaarada mida dheddiga ah.
Atoor: sagaarada mida labka ah.
Yuuq: Buuq ama muran.
Yulqan: waa hadalka badan oon macno lahayn.
Heesta waxaa horey u qaaday AUN Cabdi Taxliil Warsame.
Laygu kaa dul yookeey?
@@ladanmohamed7075 yookee dulsurid weeye
Legend
Mahadsanid walal waa erayo in la fahmo rabo waa erayo culus
Mahadsnd walal sidaa ukala dhigtay
Waxa maqlay degaan la dhaho yamaarugley oo aaga caabudwaaq ah waxaa loogu magacdaray baan is iri geedkaas baku badan
Heestan Aabo ayaa jeclaa waxaan xasuustaa maalin Aan dalxiis u Aanay buurta doolo 2012 kii Ay gaadhiga nooga daarnayd Aabo ayaa jawiga noogu Qurxinayey heestan farxad ayaan kuqaadanay Aabo fasax ayuu kujiray markaas wakhtiga shaqada markaas fasax sanad walba wuxuu nagayn jirey dalxiis hooyo ayaa heestan iyana Aad ulamaqsuuday farxada ayaa noo daarnayd Aabo wuxuu jeclaa farxada Qoyskeena Allow noo daa Aabo
Rabi cimriga haw dheerayo wallo
@@hibaaqabdulahi1238 Aamin wll farxad iigu nolow 😍
Waaaaw m.a
💙💖🤲Aamiin wll
Family wngzan wa nimco alle bixiyo fadlan xaqooda never ha ilaawin aabo waajibka waalidnimo kazo baxa 50% magaca aabo lkn laga siman yahay alle hku xafido halyey boqora kudhale 😩😄😄😄😄
Siduu igu xarakoonaya
Qofkii ka heley like isaar
Aadbaan uga helay
viking *(Wcb)2 bullring ppe24/25elite (eagle-eyed) vstv.
Yurursadey= iqabsadey
Yey=xaywaan dura joog
Yac=sakarada ta dhedig
Atoor=sakaarada lab
Yuuq=hadal badn
Yool=hami fog
Yayaale=wax maqli waa
Yicib=geed ☝️hala kal faa ideysto somali maxamedey
Salaam wll waxan ma somali hori baa wll please.
@@100somalilanderburco9 haa wllo
@@ahmeddeey91 thank you wll .
Kkkk wllo harta sorry waad isku dayday lkin xaga qoraalka baa xoogaa yacni yacni ah
Yotoey micnaheed
Wiilkan yar waa hibo buuxda oo aan la inkiri karin heestu qaadaya waa mid ka mida heesaha ugu adag lagu luuqeeyo isna waxad u malaysa inuu qaadayo heesahan danbe hibadisa awgeed what a talented boy salute 👋👋👋👋👋
1. Yaxyax: Qajilaad
2. Yulqan: Gunuunuc(isku buuq)
3. Yookee (dul yookee: lagu kaa dul qataar)
4. Yagleel( Oodid, marka ugu horeysa ee xero cusub la oodayo, unkid ama bilaabid)
5. Yooco iyo yicib (waaa magacyada labo nooc oo geedaha ka mid ah.
6. Yac(yaco) Sakaarada dhedig, Atoor waa labka.
7. Yabyaboohiskaaga(Yaboohin: baafin, Naadin ama raadin , shay xoolo ama qof lumay.
8. Yuhuun (Cawri ama il, ), marka la leeyahay hebal ayaa heblaayo ka dhex hadlay oo beri jeclaa waxay ka dhigan tahay yuhuuntiisii ayaa raacday.
9. Yu'aashayda ( dalab ama codsi)
10. Yeelkadaa: Qushigaa /adiga ayey ku jirtaa.
11. Yabadh: xoolo la isa siiyo waqtiga guurka Sida Kaalada oo kale.
12. Yur : Tag ama Hush: waa hadal loo adeegsado marka bahal la iska baaciniyo ama layska eryayo.)
13. Waaqli"i Waaqla'a( Cidlo, Cidlo ciirsi la', meel aan cid joogin)
14. Yeel (magac): Xadhig awrta lagu raro.
15. Yacay: Geed yaryar oo miyiga ka baxa, sida geedka jillabka la yidhaahdo.
16. Yad ( Hiil ama garab qabasho.)
17. Yoon : mashquul.
18. Yaayaale: markuu qofku waxba maqli waayo ee uu ku celceliniyo Yaa yaa maxad tidhi kuma maqale ayaa la yidhaahda yaayaale qaad.
Shukran walaal runtii waa noo faaidaysay kolay intii heestan maqasho Kuma ilaawayso
Yool baad igalisee mxaa laga wadaa?
@@maymunssn822 mashquul
Somaaligaan sidee kuheshy ma qaamuuskaa ka eegty?
@@mohamedmohamoud7775 walaal yoon waa bulaan, hugun, yulqan waana hadalada isku dhexyaacmay aan milgaha lahayn maaha Mashquul
Ujeedku maaha inuu Tahliil u Cod eekaado Laakiin ujeedadu waa Qofka heesayaa Quluubtaada Mala wareegi karaa kasbasho Qayrul Xada Anigu ninkan Haa Baan u Hayaa Dhinac walba
INANKANI WAA UBADKII FANKA EE IL GAARA HALUGU HAYO SOMALIYEEY 💐
Qofku ugu codka macaana ee heestan sidaytahay u keenay weeyi wilkani, mansha Allah. Cod caalami ah. Ninkan soo bahda astaan
Yaa salaam wuu ku dhaweeyay codkii Abdi Tahliil. Heesaha yada ku sucdaa waa kuwa uugu adag afsomaliga waana heeso kooban balse iigu xidmad badan. From djibouti❤
Codku waa haybad wllhy Ahyaa sawt "WaLaaL waad da'yartahaye Codkan dahabiga mararka qaar quraanka noogu soo akhri" ILLAHAY hakuxifdiyo❤
Yax yax iyo xishood Waa hees aanan ka xiiso go'in😋
Talo fiican
@@luuladan9882 "💙💧"
This abowe definitely can sing heestan barteedu dhigay yaxyax one af my favorite song 💘💘💘 abditahlil waraame my Allah grant him to his jannah
Heestan fathia absei I baraty nice 👍
Me too from fathia absie aa jeclisisay❤️
Me 2 walahi fathia Ayaan ka’ soo jaclaadeyna
M2
Me 4 😂😂
☑️🙌
Heestan waxaan waxaan xusuustaa maalin uu Aabo dalxiis noogu kaxeeyey buurta daalo Anagoo badan Ayey gaadhiga nooga daar nayd waa xusuus gaara
Maasha Allah Beautiful memories
🤗
@@ladanaxmed750 mahad sanid ilaa qiyaamaha 💕👋
Fanan ka cod macan wali ma arag, Fanka wuxu so galay asago aad u yar lkn lama buun buuniyo😪
Heestan waa hees aan jecelahay ilahay danbigeega hayinaga samaxee yaa iga danbeeya 2021like igu Qabi
Fiska arooskedi kadib inta heestan dhagestay...🤗
Me🤣🤣🤣
M.a anig
Inta kubaratey heestan farxiya cabsiye like 🥰❤️
"Yeydiyo ugaadhaan xeryahow yagleelaa" weeye heestu,
Yeyda:- xaywaan
Yagleel:- waa dhisid
"Yaydiyo ugaadhaan riyahaw yagleelaa" buu fanaanku akhrinayaa waana ku khalad Afsomaliga riyaha lama yagleelo ee Ilaah ba abuura! 🙏🙏🙋♂️
Xeryahaw yagleelaaa
Riyohow yagleele tii xoolaha maahe waa riyada markaad hurudid aad tiyootid lkn wuu khalday waa run
CAJIIB WAA RUNTAA
Mohamoud abdirahmaan yagleelidu maaha abuurid xaga allena loolama jeedo ereyga yagleelid waa oodid iyo waxa la mida banaa xerada marka la bilaabayaa loo adeegsadaa
@@cmsomali5113 sax waan kugu raacay yagleelid waa samayn ee abuurid maaha
Waa dhal fanaan wiilkan yar waxa dhalay abwaan darwiish fanaan xida wuu ahaa wuu dhintay ilahy how naxariisto xanfar baa adeer run ah u ah marka waa ehel fanaan masha Allh
Waan jacel ahay Dauud xanfar 😍
Walahi waxaan Rabay inaan soo qoro yarku xanfar u cod ekaa ileen waaba aabihiis labaad masha allah waa talented family
Yabadh baan ka heli laa haddaan dhagax u yeedhee!!! Cabdi Tahliil Cod, hal-abuur, heesaa iyo laxan muusik. Nooloow Mubaarak Oktoobar.
تحياتي الي صاحب المقطع الفيديو اجمل اغنية ولها ذكريات جميلة عندي والله يرحمه صاحب الأغنية الف رحمه ونور علي روحه احساس ودوق الرفيع ياسلام عليك
استمتع
(Wcb)2 viking ppe24/25 elite(eagle-eyed).
(Wcb)2 viking ppe24/25 elite(eagle-eyed).
Hargeisa delivers versatile singers💚💬❤
That for sure, but this boy is from Bosaso.
@@kingcushi2224 yes but he is the artist he is because of Hargesia
@@KhalidAlirunsheeg Maya walal weligi Hargeisa ma tegin.
@@kingcushi2224 markan Hargeysuu ka heesayaa wll
@@queenfahima3996Ani ma hubo walasheey, lkin Xamar inay tahay meshan filaa.
Dadka la heebsooco waa dadka ugu shidan soomaali dhankasta waa heybad Alle siiyay Nasabka la sheego waa dadka la sooco.
Waan wataa dadkaas🫶
Waa somalida asliga ah,ceyda iyo aflgadada jooji,nasab laguma noqdo dad sharafleh ceydoda ...amman gali muslimka..
I love this song so much. Fathia absiye ayaan ka’ jeclaadeyna oon ka’ soo barteyna channnel keeda yutube keeda ❤️❤️❤️
Wow ilen farxiya fiska wiilkan yar talentigay kudoratay 🤥 ilen waqof fanaan o codkaqiimaynayse 👌✅
Who come after faxiya fisk marriage???,,, he got beautiful voice thou
Young Abdi Tahliil.. Waaw waaw waaaw. Laygu ka dul yookee wanagana mayeeshid. Xarfka Y waa xarafka ugu adaga in hees Somali ah laga sameeyo.
Beautiful music very very nice. I love it. Keep going bro. I am Oromoo from Oromiyaa Ethiopia.
Isaaga iyo farhiya fiskaa aroskoda❤️😁 kadib hadda soo boqatay like sar👍💯🔥
MUBARAK October wa fanaan cod macaan
Lkin heestu waa xeryaha u yaglelaa riyaha maaha
Wagaan bartay anigu waxan ubartay
Sida wiilkan uleeyahay
Riyaha u agleelaa
Wadamba ayado cod iyoqoraala
UA-cam
Ku Arkay Xedhyaha u agleelaa
Waxan moday ina anigu erayga
Inu iga qaldana
Lkn wiilkam baaba sidaydi u eraygi
Kolaytaba waxba jira
Kkkkkkkkk Ma Riyaha buu leeyahay waan qoslay thanks 🙏
Hal meel ah muuna khaldin inanku lkn wuu carrab la'adahay
Abdi tahliil wuxuu aha dadka heesay soomaaali kuwa ugu cod macaanaa. Wiilkan mashallah wuu cod wanaagsan yahay. Heeso codkiisa ku haboon buu u baahanyahay.
Allah ha u naxariisto ATW.
Wooooow.eeshcalaa fanaan
Sidaas loo heesaa ama iska daaya.
Mashlaah keep going bro
Markii 7aad baan daawanayaa mubarak talent buu leeyahy heestan sideeda buu u qaadayaaa
AUN abdi tahlil
Iftiinlii fanku wuu soo ifay
Qalinle yare iyo yaxye waa hordhicii 2020-2030
Guul ×trillions
From fathia absiye show 🔥😍
Mubaarak yare Hiddo Ayuu u Leeyahay Fanka Daa'uud Xanfar Ayaa u Adeer Ah Allaha u Naxariistee Abuubakar Darwiishna Waa Aabihii
Intii dauud xamfar meel ka soo galo way ii muuqataa
Wow top song 🎵
Cod mcn ✅ 👌 🤔
Xusustii tahliil allayarham 🥰😍
abdi khadaroow halkaan makaqraabataah
Cabdi tahliil AUN aamiin mubarak horyalada jiilka fananiinta maanta ka mid yahay si wanagsan u qaaday heesta thanks kooxda astaan
What a gift was this boy given mashaAllah super talented, barteedaad dhigtay sxb, 💯,
455444
@@FaadumomuuseCali-zn8xc waa maxay waxan
heesta waxaa ka maqan hal bage oo odhanaya inta aan yur idhi bahal yaa caaya waaqli aan yeel ku xidhay gari ama yacay ku soo raray hadaad tahay yag ii maqan oon yuree ku tiirsado igumaad yaq dhooteen adoo yaala hardee. yaaf yaaf ka igadaa waan kuu yahuumoo markaa heesta bayij kaa ayaa ka maqan yarka si fiican man sha allah buu u qaaday in kastuu na dhamayiistirin erayada qaarna uu yara qalday waayo heestan waa hees Aad u adag oo isku noqonaysa qofkana hadaanu afsomali hore aqoon qaar ayaa ka khaldamaya odhaah dooda markaa guulayso ayaan leeyahay fanan ka yar man sha allah eesh calaa cod ayuu ku qaaday
Markan arko dhalin siidan uu cood macan isyidhi wali fanku waa sii nolyahy wayo qari mahe waxkle ma dhagaysto
dhal fanaan walhi barteeda ayaad dhigtay waa heesaha ugu ereyada adagleh abwaanadu wa ka gaabsadaa ereyga Y balse waa hees ka muuqado awood faneed iyo tu abwaan
6 sano kahor isaga iyo aabihii oo masrax wada saaran hadaad ogayd isagoo yar maantana aad halkan joogto like 😁
Yaa dhalay wiilkan gacal
Mahadsanid mubarik , waa fanaan dhamaystiran codka , masrixiyada iyo shucuurta. Wuxu matala fanaaniintii Hore , Sidoo kale kaga dayda faniintii cusub ee ku heesaha rapka somaliga ee laga maanguuriyay
Heesaha reer Galbeedka ee cadaanka.
Well done alfanan mubarig.
Wow! War waxaani waa maxay cod iyo masrixiyad dhaafyeee!❤️👌🇸🇴🤲🏼✌🏻
Daud💕💕🌹 xanfar 👏👏oo yar❣ weye codka☝💖💖🧡🧡 mashaalllaah💕💕👌👌🌹🌹🙌🙌
Marka lagu leeyahay
Fanku waa hibo
Bal EEG sida ugu raaxesanayo
Masha Allah hore u soco
Mansha allah, Wiilkaan heestan ayaan ku bartay,✌️
Heestan mar walpa waan dhegeysataa waxaan soo xasuustaa wakhti isoo maray 😘😪
La igu kaa dul yookee
Wanaagaba ma yeeshidee
Sideed ila yaabta
Yoon baad i gelisee
18/06/2023
Hunno xamar ragan oo jooga miyey dhageystan sharma boy iyo cilka case. Reer muqdisho waa meel nasib xun.bal ee ninka heesta uu qadadayo murtida.halka sharma boy 5 shilin janjo,cajin waan ka qasaya.
Kkkkkkkkkkkkk wlhi beenta maha
Eesh calaaa fanaan meshediii ayuu dhigay wlahi horay usoco zxb
Aduunka intiisa kale hadaad qof kale Heestiis qaadid ama baahisid adoo qaadaya ganaax ama maxkamad baa lagu latiigsan. Laakiin Soomaali waad iska qaadi wixii kaasoo galana adaa iska leh. HADALKAYGU WAA QAAD WAXAAD LEEDAHAY AMA ISMAR MAROOJI AMA OOY C/ Tahliil xataa masoo dhawankartid Illaahay ha´unaxariistee.
Congratulations mubark octobre iyo farxiya fiska💫
Young talented man,he inherited this From His Cousin.
God bless them.
Who is his cousin walal
@@TUFAAX411 it’s a bogus one!! 😉😆😆🤣🤣🤣typical somali faan😭🤣
@@TUFAAX411 xanfar yare . Abihiisna fanaan ow aha allaha unaxariisto
Cumar Maxamed kii la iga beeray ❤️
Madhibaannimo ❤️ aabahey Maxamded gorgaartow allaha ku naxaristo waxa ballan ku qaaday inaan cizigaagi dib usoo celiyo soomalina aan u noqonno tusaale insha allah.
@@salmaa2871 7
CODKA Fanaankan waa Dahab ❤
Balse Erayda wiilka aad uma sixin qaadidooda
Wey adagyhiin xarafta Y hadii aan laguu qorin
Waa runtaa
Waa runta gacaliso abwaanka alifay waa reer Hiraan aad ayey u adagtahay luqadooda hadad rabto magaciisana waan kuu sheegi karaa
Inankii inamada mubarak yare
Goor sheegtu waa 3:51am
Waanan ku mirqaamayaa heestan😂 all macaaanaa ma sabiib baa😂😂
allaha u naxariistee abditahliil dhalinta soo baxeesa wuxuu u ahaa role model ay ku daydaan waana sababta dhalintu heesahiisa usugu tijaabiyaan markey fanka soo galayaan
Hadii farxiyi cabdigan guursatey halayaabin raguba dumar kayaryar bey inta guursadaan!
Wow, this song puts tears of happiness in my eyes. Mubarak is so cute 🥰 cod wanaagsan. Wuu u qalnaa Farxiya Fiska 🥰
Sidaysoo kalaad heesihiisii dib u baadhay obviously you right ✅️
Wow mazha allaah inankan da,da yar ee dhalinyarada ah wlhi heezta halkeedii ayuu dhigey walow ay heeztu ahayd 3bayd hadana labada bayd ee uu qaadey zi fcn ayuu uqaadey bro keep goin muztaqbal wacan oo fcn ayaan kaaga rajeynayaa #fanka #zomaliyeed
Mustaqbal fcn maleh lkni Cod Caadi Ahayn inaba buu leeyahay wiilka
Ala somaali dadka u fiican beey qabyaaleeyan adunkan
Waa laga tagaya beelaha
Takoorka aanka dhafno
Yurub naagaha somalida gaalo buuryo kutaalo baa guursada
Xalka walalaheen gabooye
Gabartii gursadan ku takoorno
Xitaa mar mar qAar fararsamada
Ku tagoornaa plz somaliyey
Dadkeena aaan xaal Marino
1koow waxaan diyaar
U ahay ilaah cudur xun haygu
Rido oo naartii haygeeyo
2gabdhood ayaan dhalay
Waxan ku xaal marin
Beesha gabooye una guurin
Waana ka guursan Isha allh
Waxan rajaayn tariikhda in aan
Meel kagalo umada Soo maliyeed
Maansha-allah
Waa wiil yaroo hibiyo heybad faneed ka muuqato
Mustaqbal faneed ayuu leeyahay
Amizing...anaaba kula yaabane sidee laguula yaabi waaya.....cod baa kugu jire Hadad timi meel fanka noolayso lagu baran doonaaye
kkkkkkkk somali imtixansanaa
Mubarak 💖😄💖 October is a young very promising Somali singer keep it up mubaraaq
Dad badan ayaa xasidnimo iyo masyer ayaa indhaha karidey..
Ilaahay ka baqa haddi aaney dad caayin laandheere noqon mayaan.. Isku ku kalsonada oo aflgadada joojiya.. Hambalyo hambalyo hambalyo abwaan oktoober iyo farxia Fiska noolada.
Qof aan qabiilkisa amba dadnimadisa ku kalsooneen ayaa dadka cayaa.
Subxaan Allah
man sha allah cod macaan buu leeyahay iyo masrixiyad wanaaag san hore u soco arayada ayuu qaar fehmin ee halaga saxo eesh calaa cod hore u soco
Iska iloow Nimcaan Hilaac Waaw waaw Waa markii iigu horeeysay Fanaankaan inaan dhageeysto masha allah
MUBARAK ❣️ looks like you have got talent show really you are New MADHIBAAN KING
Wiilkan cimaamadiisa lamaheysan karo waa fantastic caadi ma ahan cabditahliil allah unaxariiste fananiinta cusub wey kacabsadan si aanay ugu cebobin lkn muabaark booskedu dhigay
Heestan waxaa jeclaa Aabahay waxuu dhagysan jirey 2014 kii Aabo Anigoo dhigta digsiga dhexe Aabo maxaan kuu xiisay kulanti dambe oo fcn
Allah ha isku kiin soo nabad celiyo
illahay idinkoo nabada dib ha idiin kulansiiyo
@@hodany4555 Aamin mahad sanid wll❤
@@ubahk1898 Aamin wll mahad sanid ❤
Heestan ma ogeyn qofka qaadey lakin Farhia absiye barnamijkedan ka maqli jirey wa yuutuberad maanta ayan ka so arkay Tvga saaxibtey. Tariqda wa (26/8/22)Masha Allah wiilkan Ilaha cod mcn siiyey.Farxiyo Fiska u guursade isku waara an lyhy.
Aabo caawo xusuus baan udhagay san nayaa heestaad jeclayd ❤🖐
Erayada haloo sax wiilka isruxana jooji sidii tahliil si degan u qaad
@@faysalmuuse10 waa sidaas saxb
Amazing 🤩 this young man is talented Mansha Allah. This is one of the difficult songs and he got every pitch and pic
Waaa qofkii saxda ahaa ee noo badali lahaa fanaaniinteenii hore♥️
Wlh wiilkan yar waa Keena
Heesta cod macaana
waaleeyaha hore osoco
Sxb you are the best
Midgaan waa somalida Asliga ah native of Somalia , legend of legends.. Nolow wll pure somali talent.. Keep going and keep your somali culture..never give up for haters and copy paste people.
Midgaan waa caay walaal reer sidaa la yiraahdo majiro iska hagaaji waxaad qortay reeraha tilmaameyso Gabooye baa la yiraahda
Inaa wax amaantay ayaa isku qarisay hadalka adoo ujedkagu yahay inaa wax caydo sxb waa lagaa sareeyaa ogoow
Midgaan maha ee waa gabooye.
Midgaan wll waa haraga la midgeeyo waa dhaqanka somalida ee hore,Gabooye wa isna waa qof kasta o qaansiyo eyo leeb sitta ...@@zuhaipmuhumethazzan5143
Gabooye ama madhibaan .
Labadaasi mid dheh saaxiib mahadsanid.
real singer for this generation 100%
codku wa hibo fanaantii waweynd ban xasuustay halkedu dhigay hesta😍
Mubarak actober fanki dhintay baad so noolaysay🥰🥰🥰
Fantastic, great singer, mashaalaa you guys have improved your music now, excellent.
Zq
Inta aad hada luuqada qalaad ku qortay afsomali ku qor taas ayaa tayo wacane
Hadii laidhihilahaa 🥰 fanaan nita dhan fanka kasaar🥰 1 fanaan lee fanaan ha ahaado🥰 mubaarak yare lee fanaan kajiri la,haa👌cod io qurux masha allh
Wallee waad keentay codkii boqorka codka AUN Maxamed Suleiman Tubeec.👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽
Xidigaha aan kala dhicin aan mar walba dhagesysto waa Mubaarak October, Farxaan Qaboojiye, Saciid Qalinle. Ok hadana wada qadaan heesihi hure. La Yaa Raxma Cabdi Tahlil
Cardiac Malaya wilal yaryar ayaa inoo so baxeyn. Cod macan bless you Mubaarak heesta waa inaga wada weyn tahey hadana waa wan la janqadeyna because of wilasheyna yaryar awadoda.
Heestaan farxiya cabsiiye ankusoo bartay yaa ila mida?
☝
Yabadh baan ka helilahaa hadaan dhagax u yeedhee woooow cabdi tahliil warsame rabbi ha u naxariisto
Ileeen markan wuxu u baaqayey Fiska🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Ileen wana fanaan maba ogayn.
Hadal iyo dhamaaantis,
Waxn fahmay ?
Inu iskama jeclaaa qofta xaqiiq.
Everything is possible in this earth 🌎 wlhi.
All the best both of you💝💖💝💖💝💖❤️🩹
Heeesta 2 yrs ago baan. bartay waan ka helay my fov 🎵 .wn waynaaday bn filayaa lam 27 yrs old
"Wllhy layaab Codkisa Mncha ALLAAH"💫❤
Koorasku siduu u qaadayo mubaarik cabdi tahliil isagaa kaga macaan hada waa kooraska heesya cabdi tahliil ma turgaynayo kana turuguu kow laga siiyeyba
Xanafar iyo aabe darwiish allaha unaxariistee ayaad codka ka keentay ❤️💪
Daauud xanfar maxay isku yihiin wll
@@FOWZI-s9i .adeerkiis.waayee
@@hassanlovechannel4465 alla wuu u eegyahy xaanfar cajiib
Waaa adeerkiis aabihiis la dhashay aabihiisna fanaan ayuu ahaaa dhowrsano ka hor ayuu dhintay darwiish ayaa la oran jiray Allaha unaxariisto
@@asii9942 isaaq miyaa mise anaa mooday abayo😃😃
Yabadh baan ka heli laa hdaan dhagax u yeedhee 😫😭😭😭💔💔💔🥺
Astaan xishooda oo qofkii heesta lahaa magaciisa xusa.......marxuul..abdi tahliil warsame
Woow wiilka yar caadi ma aha codkiisa masha allah 💖
Alla maxad halkeedi gaysay Thank you walal 🎶❤️🩹
"Yax-yax iyo xishood"💙🇺🇸
Inaba caadi ma ahan nice voice and handsome boy 🌹🥰
Hada magaciisa io muuqiisaba iigu horaysa oo aan soo raadiyay heesihiisa ka dib markuu fiska guursaday m.a waaba fanan cod macaane maxa uu sida sharma ama qamar ugu caan noqon wayay mise maanta oo kale in aan aniga iyo inta ila midka ah baranyno ayuu sugaayay guurka fiska
Isku waara
Amazing voice bro, you remind me of Mohamed Suleiman Alaah yaraxmo
Cabdi tahliil warsame ayaa iska leh
heesta a u n