Waxan aad ka waramysa waa aduunyo asamy ee wll qofka tallo wallanimo ku siiya waxa la siisto ma leh ee talloyinka wanaagsan qaado oo cawrada asur wll timaha aya ugu daran uguna danbi badan ee asturo waan ku jeclay waan ku daawad lkn wlhi mar marka qaar waan ka naxa ee plz is astur wll jidhkagu waa cawro danbi aya laga qorayo Sid aad maanta isku asturty ku wad wkhi waad ku quxoonty 😊
Xijaabka sidaad uqeexday ayaaba cajiib ah dad badan ayaad kaga fiican tahay balse waxaan allah kaaga baryaaya inuusan qiyaamaha clipkaan marqaati kugu noqon ilaaheyna haku soo hanuuniyo abyoo mida kale asmaay i like ur personality masha allah amazing baad tahay run shegna wad tahay adiga iyo fathia cabsiya dadkan jeclan laha inaan arko ayad kujirtaan mida kale xajigaga mid uun u eg baan germany ku arkaa 😂 markaasan kuso xasuusta 😂
Don't miss something you are growing up from it trust me they're not interested people it's all they get. I don't miss it it's solid lost cost be greatfull you don't need drama
mashallah you look so beautiful amazing don’t worry about other people. They just board with their own lives and you look amazing with the head scarf, wow wow wow❤❤
Mansha Allah, Gabdhaheena somalida hagoogta iyo dhar asturan beey ku qurux badan yihiin, Hijab is the best❤
😂😂 wlhi asmay sii dacad ah baad iga qoslisey, tan xijabkana wad ku saxsantahay walaley, i love ur honesty❤
Mansha Allah tabaraka Eedo sifiican baad ulahadashay runtaanad usheegtay fariid baadtahay Eedo
Mashallah May Allah guide us all including myself
❤❤❤😂😂mashallah ☪️ xiyabka wad ku quruxbadanthay walahi qof wanagsan ayow ka digay sharaf leh
Wow cawa wad soxijabte alle hakuguwado wllo sidasad quruxkutahey❤
Masha allaah tabaraka bal xijabka si wanagsan uxiro wad kiqurubadan tahay lagama shekeynkaro.
Gabdhan asma waa fariid guulyso waa ku jeclahy wllo
MashaAllah wad aqli badantahy
Waxan aad ka waramysa waa aduunyo asamy ee wll qofka tallo wallanimo ku siiya waxa la siisto ma leh ee talloyinka wanaagsan qaado oo cawrada asur wll timaha aya ugu daran uguna danbi badan ee asturo waan ku jeclay waan ku daawad lkn wlhi mar marka qaar waan ka naxa ee plz is astur wll jidhkagu waa cawro danbi aya laga qorayo
Sid aad maanta isku asturty ku wad wkhi waad ku quxoonty 😊
Walee asmaay runtaad taabatay ama hadiidaan ama hayeelaan
Mansha Allah qlpiyey adban ugu farxay astirnantada Alle hakuso hedeyo mcnto inlagu cadabo ma jecline😢
Xijaabka sidaad uqeexday ayaaba cajiib ah dad badan ayaad kaga fiican tahay balse waxaan allah kaaga baryaaya inuusan qiyaamaha clipkaan marqaati kugu noqon ilaaheyna haku soo hanuuniyo abyoo mida kale asmaay i like ur personality masha allah amazing baad tahay run shegna wad tahay adiga iyo fathia cabsiya dadkan jeclan laha inaan arko ayad kujirtaan mida kale xajigaga mid uun u eg baan germany ku arkaa 😂 markaasan kuso xasuusta 😂
Mansha Allah Asma Qurux, Allah ha ku soo hadeeyo🤲
90kiiba is ruxrux ManshaAllah bad kutahy 😍
Mashaa Allah waa Aqliley
Asmo illaahey baan kigu dhaarshee ku soo laano diintaada cadaab baa ku sugaya waliba adigu guur baad martey waa in dhagax lagu gu dilaa
Oo maxa lgu dile dhagax🙄
@@ikraam_72 asmo waa gabdh aan habo u a ahey waan unasteexeynaa waa hadey muslim wali diinta ku jiirto
Mxy samaysay oo dhagax loogu dilaya kuwa caruuraha kufsada iyo kuwa malinksta umada musliminta qarxiyaba lalama hdlee ma gbdh caruurteda korsanaysa oo xaas ah baa la dilaya
Maasha Allah wlo sidaas iska ahaw
Waaaw mnsha allah tabarika allah asma Manta adbad uqurxbadntahy xijabo wllo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Manta qurux ayad tahay inader sidas u qado markasta ilahay qalbigaga haa jeclisiyo khamarka ❤
❤❤❤maasha alaah asma dauus waad qurux badantahay huuno aad baan ku jeclahay kuna taagera ya hagare lijj dire dawa ❤❤❤❤❤
War gabadhaan xijaabkeeda beyku qurux badabtay wallaahi inaadan qaawanaasho wanaag aadan kulaheyen
Qofwaloba naftada xiisabi maxa qof kale kudaba diigi
Don't miss something you are growing up from it trust me they're not interested people it's all they get. I don't miss it it's solid lost cost be greatfull you don't need drama
Waad noo shactireesay waana qoslay. Thank you.
Run badnidaa asmaay every topic aad kahashid waa wax sidaad sheegtay ujira oo been ka fog❤😢
Asmo wn ku salamay qurux badan teena🎉❤ mshAllh so qurux
Sudaas qaali uxijaabo waanu ku jecelahaye Asmaay wllaahi sheelada waad ku quruxbadantahay❤❤❤
M.a asturnaanta wad ku quruxbadantahy asma
Mashallah beautiful woman ❤❤❤
Hawbixin Dadkaas Kala Afafka Dhaadheer ee Hadalka Iskatuuraya. Keep Going Asma👍🏾
Gabadhani balaayadii auey uxiistay
Nabadii iyo jacaylkii ayey xajinladahay😂
Somaalidu nabada iyo jacaylka waan ku xajiimoodaa😅
Qalbigaagu ma fadhiyo wajigaga walbahaar kamuuqda nolasha kujiray I’d kuma farxsanid 😂😂😂
you gorgeous with hijab walhi mach allh ❤❤❤
Walal irsiqa allah ba baxsho ee cadi iska dhig
You look so beautiful with Hijab wllo😊
Ma sha Allah walaalo ❤❤
Masha Allah, you look beautiful, wow I didn't recognise you though you look so different with headscarf.
Salaan sare huuno all the way from Australia Melbourne ❤❤❤❤
Waaw asmay caawa waad kala kacsann tahy ❤❤
Gabadha muslimada ah marka kaliya ay faa iiday waa markay diinta barato ilmeheeda diinta baraysa iyo mujtamaca ay la nooshahay . Sidaas ayaa ugu fiican adaigana waxaad ka fiican tahay inta aad hada tirinaysay iyo inta xanta badan abaayo waad fiicantahay inta kaa dhiman ilaahay haku dhamaystiro
You're so beautiful sister without no makeup and with makeup❤❤❤
Mcha alaah asmaay qurux xijabka alle haku wado❤
Maasha Allah. Wllo pls iska hagoogo wlhi xijaabka waad qurux badantahaye
M.a manta aad ayaa uqorox badan tahay❤
Xijaabka qurx aa ku tahay maashaallah
Asma quruxeey wll saa uasturnow
Hye hye
MashaAllah qamaarkaad ba kusii qurux badnaatay
Mashallah ❤
Aad iyo aad
Tan yar waa fariid
Waxaan kula talinayaa inay xibaato markasta oo alle ku xidhnaato
Mashallaah asma daa us Illaah xafido
Sidaa ku joog asma hijaabka qurux
Kor iyo hoos qaadi ula hadey Fantasy Sidney xasas Kopfairbags naxariistii jaceyl Ulla dhaqmaan
Masha Allah you are very smart sis❤
Please walaalo it’s not nice talking about other people behind their back. It’s called a gossip 😅
Walaal snail waxaa somaali lagu dhahaa
snail= Bacool
Quruxdadiba qurix dhaftey mashallah❤❤❤❤
Asmaay waan ku jeclahy wlhi fariid baad tahay
Hhhh wad nasataye alxamdulillah dheh
Masha allah ❤❤❤❤
Alla Maxay qaybtay naagaha somalia jooga sheekoyinkoda 😂😂
Caruurtaas ilahay ha dhawro 😢 ilahy Club ma geeyo
Mnzhallah aad bad ugu qirxoonthy hijabka
Keep going my sister asma
Asmayy aweyde sheekadan ka sugayne live ka wan dawanyne 😊
Mashallah sis, you look stunning 😍
Allah hakugusugo xijaabka
Quruxee waadqurux badantahay sidaat tahayba,except indha aad madoobaysay. Geesiyadna waad tahaye noolow eedo.
Mashaallah u are very beautiful 😍
Shalmada waad ku qurux badan tahay
Masha allah abayo saturnanta ku quruxbadanidaa❤❤
Alla noosoo xijaabo wlhi waanku jecelnahay❤❤❤
ASC walaale manshAlaah
😂❤quruxley mashlalah love you ❤
Asmay wa runta wale usheeg hijab iyo timo qawan isma galaan
Asma I love you 🥰🥰🥰🥰
Nag Tah KaLiYah Ee NaPaHay INay AG So Har Pax DoH DhiLo 😏
Maasha allah qaali sida ku quruxsanthy❤❤❤❤😂😂
Waa runteed wa saas
M.a❤
Qurux
Asc asma qisdi wiilka maxad ugasartay
NAYAA ADIGA NOLAN KARI WAYAY OOD WALIBA BILA GUUR GAAL KULA JOOGTAA
Madaaa huba
Nafteeda ayey masuul ka tahay adna taada ayaad masuul ka tahay
Adiga miyaa ogtahey in uu ninka gaalyahey.
Gabadha hadal naxariisleh oo qurux badan kula'hadal hadii kale gabadha weey dideeysaa kkkkkkk.
Gabadha weey noo dhowdahey hala'casuumo haloosheekeeyo, hadiyad haloo'geeyo, kadib markeey noo imaato wixii diinta qabto haloosheego kadib hadeey rabto ha'qaadato ama hadeeyrabto ha'diido, si'xigmadeeysan ayaa marwalba loobaahan yahey.
Gabadha hadeey muslim tahey gaal ma'guursan karo inshaa'allaahu hadaadan ogeyn huno Sheekh yada weeydii.
Laakiin gabadha hadeey wax walba ogtahey waa xor waxeey rabto ayey sameyn kartaa diin'teena waxba ma'qasabto wax qasab'ah ma'jiraan.
Waxaan hadalka ku soo xirey kuligeen waa in aan diinteena wax walba oo eey noosheegto raacnaa hadii aan raaci weyno aduun iyo aakhiroba waan ka'shalaayneeynaa meel xun ayaa noo danbeeyso. ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
Like share u sameeya gabadha inshaa'allaahu sifiican dhamaantiin u soo dhaweeya gabadha.
Aniga caawa ayaa iigu'horeeysa gabadha, sis soo dhawoow ❤❤❤🎉🎉.
Waaw❤
Your crazy funny 😅
Nosoqor waxad kujartid caloosho
Masha Allah beautiful woman don’t off the hijab please 🙏🏽
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣❤❤❤❤❤❤
Xaqiiq wye
Naa shaydaamad xagee ku socota😂😂😂😂
Hore usoco
madow cidi ma xukumin waa shaqo shiica.
Inderr saa iska ahow asmay
Wll qli❤
😂😂😂😂😂😂
Asma qurux ba ku tahay xijaabka bbe
Hadalkaas been maaha gabadhada Hadi garoob noqoto waa tusbax furtay
mashallah you look so beautiful amazing don’t worry about other people. They just board with their own lives and you look amazing with the head scarf, wow wow wow❤❤
You want only for you but you want him to have girlfriend