Qaybtii labaad qoorgaab

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 жов 2024

КОМЕНТАРІ •

  • @safaqrux5840
    @safaqrux5840 Рік тому +67

    Jacaylku ciduu heley un baa garan karta 🥺 Asmaay qaali past gagi wad soo gudubtey say alhmdulillah nolosha haku samaato qurux 🥺❤👸

    • @aminabeldeq799
      @aminabeldeq799 Рік тому +1

      Guriga abahay baan tagay as ma gabadh baa 😅

  • @ubaxayaan4811
    @ubaxayaan4811 Рік тому +266

    Qisadaba waxaa ka cajaa'ibsan qaabka tabintaada 🙏
    😀Dumarka somalidu waa wada asma, raguna waa wada qoor gaab😀
    ❣ is astur wally waad qurux badantahaye, alla inuu janada kugu bishareyo❣

    • @umusabirin6142
      @umusabirin6142 Рік тому +1

      Ha iga cawryin

    • @Cici_mimi
      @Cici_mimi Рік тому +3

      Naa Nimanka Soomaaliyeed Qoorgaab Ookale Maahan Ee Hadanbaabin. Gabdhuhu L aakiin Waa Wadda Qurux Iyo Romantic.

    • @odaykasheekee6929
      @odaykasheekee6929 Рік тому +1

      @@Cici_mimi walalkaa mise aabahaa-miyaa ku abuse-gareeyay adoo meel walba xagxagasho hadal xun ku qora baan arkaa

    • @yahyebigman601
      @yahyebigman601 Рік тому

      Been maaaha🥺💔

    • @sahramohamed7031
      @sahramohamed7031 Рік тому

      Haa abayo

  • @fadumoahmed967
    @fadumoahmed967 Рік тому +53

    Marka laga yimaado Asmaayey shekada iyo faalehedo, I liked how your Somali is perfect and the way you proficiently speak Amharic and English Masha Allah Tabarakallah 💕

  • @samiiracabdale7404
    @samiiracabdale7404 Рік тому +27

    Mashaa Allah walal inan Allah qurux iyo qalbi iskugu daray baad tahay, nolol tii hore ka qurux badana waad heshay, Allah ugu mahad naq nolosha wanaagsan ee uu ku siiyay please timahaagana qari waa iga waano qaali ❤❤❤

  • @fartunabdi1752
    @fartunabdi1752 Рік тому +23

    Masha allah walalo waa qiso xanuun badan si ey sheekadu u sii macaanaato please qofna ha soo saarin aad bey sheekada u qaseen gabdhaha kaa ag hadlaya thank you.

  • @ayuuzha9404
    @ayuuzha9404 Рік тому +45

    Asma quruxey gbar fcn batahy lkn naaga waalan ba meesha ku saaran 😂😂

  • @nimcoali645
    @nimcoali645 Рік тому +55

    Mansha allah, I love your confidence, you’r a story teller and an amazing women. Good for you for telling your story. This is your time sis. Don’t pay attention these women with their envious views… keep your head high.

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 Рік тому +22

    Qof wanaagsan ee qaaliga ah waa la imtixaanaa. You're one in million. Very unique 👌 Very outstanding 👏 . Love you sister 😘 ❤ 💕

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 Рік тому +115

    We like your stories it helps millions to recover. Jizaaka Allah kheyr xabiibtii. Mom from Columbus, Ohio USA 🇺🇸❤

  • @khadanAden123
    @khadanAden123 Рік тому +41

    I can’t stop laughing and crying at the same time😂😂😭😭😂😂

  • @mhshow841
    @mhshow841 Рік тому +42

    Gabadhan ilaahay qurux iyo codkar nimo ayuu iskugu daray Masha Allah

  • @mobarikabdirahman1265
    @mobarikabdirahman1265 Рік тому +21

    I trust every single word she is saying 🥺

  • @misspamba1
    @misspamba1 Рік тому +9

    I see a very strong woman who went through a lot and decided to come out and talk a bout it 🎊 Mansha Allah Habo

  • @ssalad5012
    @ssalad5012 Рік тому +34

    Sheekada sidaad u soo gudbisay baa cajiib ah. Very talented speaker

  • @Ladanabdullahi3845
    @Ladanabdullahi3845 Рік тому +11

    Alla Ani naagahan baa ciil igu dilay 😭🤣siiba Shakiro dalaq bey so leyihiin Markey sheekadu meel xaraarad leh mareysaba

  • @Jawahir3212
    @Jawahir3212 Рік тому +24

    Asagaa nasiibxumaa gabar qaaliya oo qurux badan baatahay mashaallah tabaarakallah

  • @axlaammohamed9411
    @axlaammohamed9411 Рік тому +28

    Qoorgab Always is qoorgab 😂

  • @Somali_Editzシ
    @Somali_Editzシ Рік тому +42

    Asma sida ku dhagaysanayey ban nin codki maqlay masha Allah walalo ilaahay mar hadu guur kale ku siiyey. Please noso dhame sheekada ila hada guurkaaga. You are such a pure soul and I am enjoying every second of your story sis. ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ceelguduudceelguduud1961
    @ceelguduudceelguduud1961 Рік тому +15

    Have a good time with your new family, never look back it could be a blessing that it ended up there.

  • @khalidjr5164
    @khalidjr5164 Рік тому +12

    She is very beautifull also she is great story teller mashallah ❤

  • @xaajibalad5463
    @xaajibalad5463 Рік тому +19

    Qof fiican baad ahayiid oo qalbi fiican Laakiin qof xun baad ku beegantay oo dhankiisa wanaag San ku tusay Laakiin dhankiisa kale kaa qariyay oo laba wajiila ah wixii hada Ka danbeeya allah isku xidh oo qofka intaadan guursan labarakcadood tuko oo allah bari si allah kuu dhaafiyyo haduu sharkuu leeyahay Insha allah waa helaysaa guur Aad ku nagaato

    • @habiibahersi3358
      @habiibahersi3358 Рік тому +1

      Wlhi been taa mahan aniga qof ka aan la she kay sanayo intanan is sii dhex galin 2 rakcadod suna dukado ilhay way diista ki dhib igu noqon lahaa ayar ban wayaa Mel u kabaxay iyo meel kale farxadyda ijaran ilhay dhib ha naga hayo🤨🤲

    • @mahadhassan1516
      @mahadhassan1516 Рік тому

      Wax walba alle ayaa og ee film ahaan udaawo waxaad baraha bulshada ku aragto lama aaamino

  • @zakarieismael
    @zakarieismael Рік тому +8

    Waa dhab hdashay Gabadhaan , Qisadaan waa xanuun 😭

  • @ahmedadam2803
    @ahmedadam2803 Рік тому +18

    Wllhi mid bilaa nasiib ah buu ahaa , gabadh yar oo teen age ah qurux badan , qalbi wanaagsan oo naxariis badan , ayuu helay waase garan waayay , ilaahay baan kaa kugu nagayn tiin buu ahaaye , badhaadhe ku waar sister 👍

    • @habiibahersi3358
      @habiibahersi3358 Рік тому +2

      Waxa maqli jiray duke calaf uu cano ku arko wuu leyahay lkn calaf uu ku cabo ma laha 🤣🧊

  • @amaladan5579
    @amaladan5579 Рік тому +8

    Naagta kale af xumaa aqas naa sida loo hadlo baro. Asma naagtaas oo kale ha la saxiibin your too smart and beautiful

  • @naimaapdirahman8680
    @naimaapdirahman8680 Рік тому +14

    Qoorgaab waxa ka sii daran odeyga aabihii ah gunbey ahaa very sad💔

  • @hadiyajaamac959
    @hadiyajaamac959 Рік тому +19

    Subxanallah odaygi gabadha yare adeerka u yahaay maarna aabaha saa ulaa dhaqmaay ka waraan 😢

    • @kawsarabdi1803
      @kawsarabdi1803 Рік тому

      waa suaale familkedu mrkay itoobiya igu timid sabab ayaanay ula hadal reerka See inanteena u soo bixisaan oo kale waa yaabe

    • @mahadhassan1516
      @mahadhassan1516 Рік тому

      Dadkaa kale maad soo wareysatay iyada uun baa kuu warantay

  • @abdikarimarab9825
    @abdikarimarab9825 Рік тому +3

    I am not really happy what happened to u Madam. U deserve to live the most beautiful life walalo. My allah bless u and protect u. keep deen walalo and salah ❤

  • @naomiabdey5112
    @naomiabdey5112 Рік тому +17

    Anuu nagtan hadleysa ayaba ley diidey wllo dee inantu shekada ha dhamesato

    • @saskianuur6062
      @saskianuur6062 Рік тому +7

      Alla Huuno nagtan wajiga weyn aniguba ma jecli. Ee shakira laa baxday sii ad iyo aad bey u fududahay daqaad kasta wey saraan tahay sidas bey dadka u dhex bodeysa

  • @asiyamohamed4896
    @asiyamohamed4896 Рік тому +10

    Asma qurux bdn noole adunka saran ka qurux bdn ma jiro mnsha allh kaas calaf ma laheen gabar karti bdn dacad ah ano dumar ah Kula dhacay nolow ❤❤❤

  • @AidarosHassan
    @AidarosHassan Рік тому +11

    GABADHANI Wa Qof Wangsan Lkn Saxibo Xun Ayey Ledahay Sida ii Muqata Saxibadu Wa Ballayo sii Fudud Ayey Ku Sameynayan Wlal Aniga Sida Aya Ii Muqata Haddii Ad ledahay Ka Carar Hadii Kale Cafwan

  • @ismaduran4502
    @ismaduran4502 Рік тому +5

    Jclka waa xanuun duli ayad noqone qof aad jeceshahay marku asina ku rabin 😭😭😭

  • @dr.khyriabasheir5064
    @dr.khyriabasheir5064 9 місяців тому +1

    Qalbigay ka gubnysaa lkn waa qof adag ❤❤❤❤❤❤

  • @hanisiyad1907
    @hanisiyad1907 Рік тому +13

    Asma, abaayo you make me cry😢😢. Ninkaba waxaba ka daran Aabaha SubhanAllah!

    • @mudanibrahim9089
      @mudanibrahim9089 Рік тому

      Walee Hani waa runteed Aabaha sidaas u hadlayas ayaa aniga iga yaabiyay

  • @khadarnuur5275
    @khadarnuur5275 Рік тому +1

    Ninkaas waan gartay waa mulkiilaha sagalget mudane mubaarig aar marka sabab badan eegay.
    1. Maadama asma itobiyanimo ku faantay waxan u fahmay xarshin xarshina waxa dega reer samatar iyo reer liibaan marka isaga waa reer samatar sidoo kale wuxuu leeyahay shirkad xayaysiiska daabacda sagaljet.
    Sheekadaasi waa some kind of medicine that recover and cured patient int ward of love

  • @lady_ruun6741
    @lady_ruun6741 Рік тому +3

    Anigu waxaan la dhacay sidaad qisaada uga sheekeneyso iyo quruxdada waxaana la murugoday qisada xanuunkeda wallahi I can relate to that anigu markasta wanka sheeken jiray markasta aanka sheekeyo na wan ooyi jiray ilaa aanka nafisay aan ka cafimaaday hada waxaa kaso wareegtay 3 years alhamdulilah story ga xata maaso qaado sidan oga cafimaaday awgii

  • @Najwadro915
    @Najwadro915 Рік тому +6

    I love it you’re stories Asma Quruxey Walahi made me cry 😭 and so touching our heart 😢

  • @gatawe
    @gatawe Рік тому +46

    12 Times A Man Will Feel Regret For Losing A Good Woman
    1. When he realizes how rare she is
    2. When he realizes her love was pure and genuine
    3. When he realizes she was a once-in-a-lifetime chance and he let her go
    4. When he realizes she was the only one who listened to him
    5. When he realizes all the other girls only want materialistic things
    6. When he realizes she appreciated him while he never appreciated her
    7. When he realizes she only wanted his love
    8. When he realizes life is more than going out and partying
    9. When he realizes no other girl will hold a candle to her
    10. When he realizes she was his biggest support
    11. When he realizes she was his best friend
    12. When he realizes she waited for him to notice her but he did nothing about it
    Losing a good woman is one of the biggest mistakes you could make in life. It costs you more than you think and once it happens, you’ll hardly be able to fix it.
    Trust me, once you lose a good woman, you’ll think about her for a long time. She’ll be stuck in your head and you’ll have no idea how to let go of her.
    You’ll remember her in the middle of the day and your whole body will freeze. You’ll think of her when you’re trying to fall asleep and the bare thought won’t let you be peaceful.

    • @fatumaibrahim8010
      @fatumaibrahim8010 Рік тому +9

      If he's a Nassisst he doesn't miss you, neither regret losing a quality woman because he can't love anyone.

    • @Sophia-sp7eb
      @Sophia-sp7eb Рік тому +1

      @@fatumaibrahim8010 true😢

    • @Haattuf
      @Haattuf Рік тому

      And vice versa women will pass on good men all day every day she was shallow she said it her self there was a guy who she was string along and using him until this 'qoorgaab guy' came along she was attracted to him because he was a man of means or value good looking, she said it her self she fell in love and felt the butterflies in her stomach she was practically smiting the moment she met him what does that tell you she was the personification of superficiality.
      Women are way more superficial and shallow then men are. I don't know why but women are addicted to drama and chaos. They have a list of good guys who even die for her unfortunately they dispise them smps. They rather deal with and be with as*hs. And when they hit the manapuas they strangly ask them selfs where did the all the good men go.

  • @garyaqandhagafiiq4641
    @garyaqandhagafiiq4641 Рік тому +2

    Waad qrx bdn tahay ee timahaga astur bili aadan waxba lagamahelo hadaad sidaadonto iskugu soo bandhigtid waxani waydhamanayaan hebal iyo hebla waa heersare xisaab baa ina wad sugaysa isha allah khyr baa inoo balana iyo wuxuu rabi jcl yhy

  • @Waayoarag98
    @Waayoarag98 Рік тому +3

    Quruxeey soo xijaabo mama, bisinkana soo qabso, Allah ha ku xafido.

  • @hamdilast1223
    @hamdilast1223 Рік тому +6

    Maxaaweeye Naagahan kadhax qeeylyaya gabadha😮. The story though masha Allah i hope next time gabadhan hello da kuheeysaa iney San life ka soo qabsan please respect ga reeya gabdha story geeda kasheekeeynaysa ✌🏽✌🏽✌🏽

  • @fadumomaxamed6574
    @fadumomaxamed6574 Рік тому +19

    Asma maalinkaan ku bartay uur baad lahayd ane uurbaan lahaa lagaama dareemayn wax dhibaato.ah hooyadaabaad geesi nimada ka raacday hooyo qaali ah baa kushashay masha allah hore usoco walal lakiin qisadaada waa 8 sano kahor gabadhada cawo wiil leeg bana haystaa

    • @fatmaali4968
      @fatmaali4968 Рік тому

      Hada xagee joogta gabadhaan❤

    • @fadumomaxamed6574
      @fadumomaxamed6574 Рік тому

      @@fatmaali4968 yurubta huuno Sweden ban umalayn

    • @fadumomaxamed6574
      @fadumomaxamed6574 Рік тому +1

      @Ahlan Hassan walal imika war kama hayo mar hore iskugu kaaya dambaysay ayagoo is qaba iigu dambaysay

    • @ummulbaniinal7029
      @ummulbaniinal7029 Рік тому

      Sootan iyadu leh dhowr iyo toban sano ka hor bay ahayd sidee ilmahiinu 8 u jiraa

    • @fadumomaxamed6574
      @fadumomaxamed6574 Рік тому

      @Ahlan Hassan aamiin xabiibti adne sidoo kale

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 Рік тому +15

    Thanks for sharing with us. Beautiful story ❤

    • @Asmadaaus
      @Asmadaaus  8 місяців тому

      💜💜💜💜

  • @mohmoudmohamed1893
    @mohmoudmohamed1893 Рік тому +9

    Dhibta laguma waaro
    Dhaxal looma yeeshee
    Waa laga dhamaadaa.
    Inan gumeedbaa ku helay walee😰

  • @sharmaarkesama-wade1395
    @sharmaarkesama-wade1395 Рік тому +1

    Dadka taajiriinta ah jacaylka way ka ganacsadaan! Cajiib, waxa aad u qurux badan sida cajaa’ibka badan ee aad usoo jeedisay. Guul baan kuu rajaynayaa walaal aduun iyo aakhiraba.

  • @marwociltira6393
    @marwociltira6393 Рік тому +4

    You didn't deserve it wll mcn but you're stronger than anyone keep your head up ❤👸you're always queen

  • @AhmedMohamed-dd4gp
    @AhmedMohamed-dd4gp Рік тому +2

    It’s sad that I read that there are many sisters that go through this. Surely this is rare. Also, let’s not forget that Asma was warned and ignored it in the early days.

  • @mandekadedd5924
    @mandekadedd5924 Рік тому +3

    Gabar aad u qurux bdn thy waxaas oo jcl ah in ka bdn waad u qalantaa ❤❤ in oo ku xumeyaa ii daran oo qisadaan murug ku danbeeso

  • @MaHi-qy3xd
    @MaHi-qy3xd 10 місяців тому

    I like your wingwoman, “wedefit, Itobiya Tiqdem” she is funny and bold to shut off the spoilers.

  • @safiamohamud3362
    @safiamohamud3362 Рік тому +8

    Habo aad iyo aad ayaan sheekada u dhagaystay daacad baad tahay qalbi fiican ilahay ha ku xafdo

    • @kalatobow9277
      @kalatobow9277 Рік тому

      🤣🤣🤣🤣🤣🥰🥰🥰🥰🥰

  • @zamuuaden8991
    @zamuuaden8991 10 місяців тому

    😂😂😂😂😂
    Walaahi gabadhaan Waa qosolkii oo qof ah. Lkn ManshAllah dibada iyo gudahaba Allaha baa kaa qurxiyey sister noloshu kuma ciisho ❤

  • @qaaliahmed4984
    @qaaliahmed4984 Рік тому +9

    Asma qaali dad bilaa dhaqan ah baa ku helay 😢, bal gabadh walaca ayay saa ula dhaqmayaan xataa ilmahooda ma danaynayaan😢

  • @Inafadal
    @Inafadal Рік тому +7

    Wow beriganu yarayn maxay u dhalan weydey ginangumeed baa helay she’s talent

    • @Moonah0
      @Moonah0 Рік тому

      aado weyn Aabo🥺

  • @rahimamohamed2553
    @rahimamohamed2553 Рік тому +6

    😢 so sad story wlhi
    Nin Somali Ilaahay inooma jabiyo ax

  • @Nim670
    @Nim670 Рік тому

    OH😭🤦🏻so emotional walhi wxn Kuurajaynaya asma quruxey inad faraxdo mooye inaadan murugoon wll😘❤️qisada kuqabsatayna wataas Aad awooda iyo kartida kaqaaday❤️😘

  • @hamdahabimana8399
    @hamdahabimana8399 Рік тому +4

    I fell in love with a man, we were in an airport and I was like "that's my man" yet I've never been with a man in my entire life. We dated and then married. Your story resembles mine except for a few details but he was from a very poor family and yet it was he and his family who mistreated me, I paid them everything, I even paid for his studies 🤭 it makes me laugh today and it leaves me with a bitter taste at the same time

  • @amiiramaxamed529
    @amiiramaxamed529 Рік тому

    Wlhi wa qiso ku cibro qadasho mudan wan iska jeclahay gabdhan alle ha daaye💔😭❤️❤️

  • @kawsaryacab556
    @kawsaryacab556 Рік тому +23

    Nagaha hadalkoda yaa iga amusiya😅shekada igu socote

  • @katima9053
    @katima9053 Рік тому +1

    Mcha allh Asma quruxbdney Wll plze aan talo kugu darsadee madaxa xijaabo waad sii qurux badnaanaysaa😘😘😍😍😍😍

  • @maadiyomadadaalo4032
    @maadiyomadadaalo4032 Рік тому +9

    Sheekadaada markaan dhegaystay waxaa ii soo baxay sadex qodob oo khalad ah oo aan ku jirin dhaqanka soomaalida
    1qodba u horeeyay ninka kuqabay hadii uu kaa xanaaqay ama aad is yar qabateen maahayn in uu Aabihii iyo hooyadii u sheego wixii idin dhexmaray
    2 qodobka kale hadii uu usheegay Aabihii ama hooyadii
    Maahayn in odayga sodoga kuu inuu inanka lasafto ama uu xaalada uga siidaro isagoo kugu jees jeesaya waxay odaygu inuu qaato doorkii waalidka
    3 qodob sadexaad nin munaafaq ah oo nabiib ah ayaa isku kii diray oo waliba adiga kaa caqli baadiyay maahayn inuu kuu sheegay meesha uu kutumanayo qoorgaab ama ninka kakuqqbay haduu kuu sheegayna inuu kuu geeyo ayaa khalad weyn ahayd
    Adiguna inaad raacdo maahaynn
    Asma waxaad ahay adigu gabadh rabta reer keeda inay dhaqato oo ubaahan nin fahma caqli kuwadi kara
    Marakaan isku soo duubay waxaa ii soobaxay inay ku Helen gun lacag haysata sidaad sheegtay

    • @mahadhassan1516
      @mahadhassan1516 Рік тому +1

      Qodobka 3aad aad sheegtay ayaa aad umihiim ah lkn ilaahay ayuun baa og siday wax ujireen

    • @nuurogedi
      @nuurogedi Рік тому +1

      Qofka wax je ce madareemo qoka uujecelyayay marka uu xumaynayo xumeen tas oodhan asma wanaggiisa baa umuqda y

    • @najahahmed2006
      @najahahmed2006 Рік тому +1

      Qodobka sadexad ninka namim ha ahado lkin wuxu samenayay inay aragto way saxmes

  • @fertunali1007
    @fertunali1007 Рік тому +1

    Waad iga qoslisay markaad tiri salad jimco ayan tukatay habeen kii ❤waad fiicnayd salad ayad xasusatay.

  • @AHBDinthehouse3121
    @AHBDinthehouse3121 Рік тому +3

    Really U are " Most beautiful girl and you deserve better love" than Qoorgaab's

  • @mawaahibdheeg9269
    @mawaahibdheeg9269 Рік тому

    Edo waad kabaxday xanuunkaas ee noloshada horey uwado allehaku xiftiyo.

  • @ahmedabdillahi836
    @ahmedabdillahi836 Рік тому +7

    Asma aad ban u aqaan, markii ugu horaysay waxaan ku arkay guri ay leeyihiin reer la odhan jiray ilma cali raan oo ay iman jirtay taariikhdu inay 2009 ahayd ayan filayaa, xataa ninkan ay ka sheekaynayso ee qabi jiray si fiican ban u aqaan oo shirkad daabacaad ayuu lahaa, maca naagta kale wan garanayaa, asma waxay aheed qof aad u quruxbadan, sheekooyinka goljano ku faafay een maqlay waxa ka mid ahaa in asma uu guur ka dalbaday inan ka soo jeeday reer lacag badan haysta oo hargiesa caan ka ah oo la yidhaa A.A.A kadibna ay diiday.

    • @varixazaed5557
      @varixazaed5557 Рік тому

      lafihii hore ayaad tihiin 😢talaw imika qoorgasb iyo naagti xagay ku danbeeyen

  • @OsobBile
    @OsobBile 9 місяців тому

    The same 4 me walahi i respect my husbund still know betam das yilal ehite thnks i will u respected your story

  • @zuhaira26
    @zuhaira26 Рік тому +3

    Islaamaha killed me 🤣🤣🤣🤣🤣

  • @saytunnur73
    @saytunnur73 Рік тому +1

    Mom with golden heart🎉

  • @geedihayaan7644
    @geedihayaan7644 Рік тому +4

    Mansha’Allah , your storytelling is amazing.
    I’m so sorry wixii ku helay wllshy .

  • @abdikarimarab9825
    @abdikarimarab9825 Рік тому +1

    I am not really happy what happened to u Madam. U deserve to have the most beautiful life walalo. My allah bless u and protect u. keep deen walalo and salah and good things will come 🫡❤

  • @hibohassan6015
    @hibohassan6015 Рік тому +9

    Gabadhaa sheekada dhex galaysaa nacay inader uff

  • @Gzy308
    @Gzy308 Рік тому +2

    Maxaa qalanjo la ciiley. Wallaahi she is gorgeous. Gabar la quruxa way yartahay.

  • @Somali_Editzシ
    @Somali_Editzシ Рік тому +8

    Odaygu dhaqan xuma I hope in xaal laga qaaday.

  • @hamdia3557
    @hamdia3557 Рік тому

    You’re just so beautiful MashaAllah. Happy you’re in a better place ❤

  • @farxiyomaxamed3899
    @farxiyomaxamed3899 Рік тому +6

    Masha allah inan qurux iyo heybad dumar allah udhamestira tahy
    Allah kuma tuso nolol xun always be happy

  • @yaxyeismail5358
    @yaxyeismail5358 Рік тому +2

    Mancha allah Qisada asmi ka sheekaysay waxn uga caajisi waayey runta siday u sheegyso iYo Aftahan nimadeeda
    Good lucky sis

  • @ahlam003
    @ahlam003 Рік тому +3

    32:19 lol I can't breathe 🤣 😭😭

  • @suleeqoabdulkadir6455
    @suleeqoabdulkadir6455 Рік тому +1

    Ax asmay waxa kugu dhacay Gabar yar oo gurkedi kowad iyo jaceylkedi kowad wa xalad gabdhaha badana ay maran lkn walidku wa ceyb inu sas ku yeelo runti inta xaladan ay haysato Allha ka qado

  • @najaadabdalle9100
    @najaadabdalle9100 Рік тому +6

    Walahi waa qosol asma qurux ❤

  • @mohamedhirsikhalinle7286
    @mohamedhirsikhalinle7286 Рік тому +1

    Ninkaaga cusub waxaan kula jeclaa inuu isagana Somali noqon lahaa, ragga Somalidu ma wada xuma 😊

  • @mahamedali5878
    @mahamedali5878 Рік тому +6

    Yaa Allaah run ahaantii qisadani waxay mudantahay in filim laga sameeyo

  • @zamiyazweet2783
    @zamiyazweet2783 Рік тому +2

    At the same time I'm crying and laughing 😂 😭 Shakiiraaaa

  • @cabdiwahabcarabcalidirie3932
    @cabdiwahabcarabcalidirie3932 Рік тому +5

    First 1:50 ninkaasi wuu edeb darnaa,
    Second I believed this story and i was imagining something that was telling even tears from me.
    Third when I talk about myself in this series of stories I will stop there, for I am now a man Which is great for their family born in a normal finances family Then I don't concern people like that,
    Waxaan ilaaway xamuurada 😂😂 barigaan hargaysa jogay hablahu mid baaba'da iyo midaan baabi'in ayaa jirta ayay odhan jireen 😁😂 so ilaahay iima keno inaan qof dulmiyo, teeda kle anigu nin baan ahay waxaanan kusoo garaad saday duni baaba'day ilaahay hayga fududeeyo.

  • @womenpowerfamily1769
    @womenpowerfamily1769 Рік тому +2

    Masha Allah tabarakAllah iso qabo wll qaali so nice hesaha kuu haysta Masha Allah keep going my dear sis ❤️❤️❤️❤️❤️🥰🥰🥰😍😍😍

  • @salmonellatyphi2601
    @salmonellatyphi2601 Рік тому +6

    Qoorgaab aabihiis ma xishoode waaye, abayo da' yarida kugu heleen, iyo lacag yaree lahaayeen jeceylkii ku qaadayne weeka faaideysteen lkn Ilahaye kaasoo bixiyay inkaar qabayaasha

  • @aliyahya8371
    @aliyahya8371 Рік тому +2

    90 cadow beey leyihin hablaha somaliyed kaar kood invisible yihin iga dheee hhhhh funny asma qurux

  • @Lights.Upon.Lights114
    @Lights.Upon.Lights114 Рік тому +4

    Abaayo Asma runtii gabar qurux badan ayaa tahay saan arkaayo abaayo dhanka diinta ayaa lagaa haystaa walaahi ... marka hore is astur please Allaaahna ku xirnow... ha noqdo gurigaada guri Diin Islam ku saleesan please

  • @hamdaeme9579
    @hamdaeme9579 Рік тому +1

    Asmay xbbti ilahy haku xafido next qisadada qisadeyda jeclhy inan ku xijiyo

  • @khadanxusenjama9052
    @khadanxusenjama9052 Рік тому +5

    sis you are so funny really you made my day
    fantastic story 😊

  • @hodanjama924
    @hodanjama924 Рік тому +7

    I can’t stop crying omg

  • @zahrar.834
    @zahrar.834 Рік тому +5

    Marsha ALLAH YOU’re amazing ❤

    • @Supr93
      @Supr93 11 місяців тому

      I don’t think 💭 you

  • @geedichannel7342
    @geedichannel7342 Рік тому +2

    Ilaahow wiilkii keena isna in ka daran sheegi lahaa, mida kale dadkii waalna hargaysa caanka ka codkooda maqlay haday kuwaas la sxb ahayd gabadhasi iyaguba reerahooda soo dumiyay sii waLaya gabadhani, bal wiilkaas waan aqaan baadi doono inshala

  • @buthainabdulkadirhassan2510
    @buthainabdulkadirhassan2510 Рік тому +4

    Maaanshaaa allaah asmaay ka kudhacay waa jaceelkii sixirka ahaa waa kii igu dhacay oo kale 3 yeas iga lumiyey I am really sorry sister keep going your new marriage and grab it very moment ❤

  • @khadarnuur5275
    @khadarnuur5275 Рік тому +1

    Waa ka helay runtii cajaaib weeye sheekada waxay ku fiicnayd in book laga qoro laguna soo bandhigo bookfair

  • @ayanxarago1571
    @ayanxarago1571 Рік тому +13

    Walahi wankahelay shekadan ano dhageysan shekoyinka abayo isastur illhy isku xidh 😊😮

  • @hamse8904
    @hamse8904 Рік тому +6

    War qoftan mega haysa edebdarana , wlahi waa dadkii xumaa , cayda afxumada , hadal badnaanta , mardanbe Walalay qoftaa meel halaso fuulin

  • @mascuudpulshaawi8779
    @mascuudpulshaawi8779 Рік тому +5

    Walaale Gun Lacag Leh Baa Kuheshey😢

  • @sumayaisman8022
    @sumayaisman8022 Рік тому +7

    Way iga hortimi ana nin rageed hantiyadaasi Ala necebiya nag so dhigata 🤓

  • @Faadumo455
    @Faadumo455 Рік тому +6

    Aabihii aad bu u xuma subxanallah 😭

    • @sumayamohamed9240
      @sumayamohamed9240 Рік тому

      Waxan run maad umaleysaa waa sheeko lagu soo caan baxooyo is not ture story

  • @nalkacali7828
    @nalkacali7828 Рік тому +2

    Alla Abaha xumaye bisinke🥺😭😭 wlhi maskiinta yar hade dhaqan somali taqan markas waxay dhihi lahed anba rerba i dhalay🥺 lkn maskiin jacayl hayo hele

  • @khadijayasin2352
    @khadijayasin2352 Рік тому +2

    Really for my life qisadi aan maqlo life qofkii laha qisadaa kawaramaya lakin qoor gaab mid lamida taasa ku dhici ama kadaran Alx hadaa ka bogsatay 😘hope u futures life comes more beautifully with U giral Asma Qurux

  • @jannoomer7263
    @jannoomer7263 Рік тому +1

    Sheekadu xiisay leedahay lkn inanta soo jeedinteeda cajiib ah thank you sis hablo badan baa wax ku qaadanaya qisadan