wa barnamij tarikhi ah runti. ilahay Cimriga iyo cafimadkaba ha u siyadiyo inta ka nool Mujahidintii Snm. inta dhimatayna Allah ha u naxaristo. CBA TV haw fiican oo dhaxal gal ah ayad bulshada u qabaten halkaa ka wada si da' yartu ugu cibri qatan dhibka loo soo maray dalkan wad mahadsantihii CBA TV. aad ayan idinku xidhanahay mar walba.
wa barnamij tarikhi ah runti.
ilahay Cimriga iyo cafimadkaba ha u siyadiyo inta ka nool Mujahidintii Snm. inta dhimatayna Allah ha u naxaristo.
CBA TV haw fiican oo dhaxal gal ah ayad bulshada u qabaten halkaa ka wada si da' yartu ugu cibri qatan dhibka loo soo maray dalkan wad mahadsantihii CBA TV. aad ayan idinku xidhanahay mar walba.
Waar odeg yare waa lenend snm guul guul
Geesiga...BIRTA...Ah
S N M
Guuuul
geesi geesi dhaly adeerayd.mnabdan ku naaloonyno ragii naftoda nohury,itiii dhimaty.alle hawnaxriisto intii nool.alle.hano.faido
Isaaq faan iyo been dagaal waa idiin hadhay
Koomadeydiba la I qaatey kulaha 😂
Weriye sheekada muj. YUUSUF WAY NAGU SOCOTAA EE SOO BADI RAGA SIDAA U SHEEKEYNKARA.
THANKS.
CBA TVga garxajis
Mujahid yuusuf iyo kolonbiyba wan idin salamay
Ciidamadii itobiya ee harag waafi hagayey waa la laayey intii badnayd maalintaa
Isaaqu berigas bay ahaayeen rag nafta isubixiya mantana wey imagayan yanasiya ragii beriga ee ficilka laye NAFTA isubixinayey alahu akbar
Muusaa sababay sababay.
Odaygan maskaxdisu waa taam wixii usoo maray hal midh muu ilabin
War ninkani waa fariid dhaf.
Waan ooyaa markaan arko isaaq is haysta ma iscayaya oo iska la Soo raya
Walaalo ragii SNM-tii baqan jiray aan hal dagaal galin ayaa isaaq isku direy. Muse, Ina kaahin iyo saleeban gal
Xaywaaanka camaradda duubaya xoolaysanaa sekenkii walba wuu bed bedelayaa mujaahidka hadlaya u deyn maayo camaradda wariyaha oo aan isagu hadlayn buu seken walba ku qabanayaa wajigiisa markaa qofkii dawanaaya lama socon karo sheekada
Ben Carlson
20:35 ganaje 😅may ku ololiyaan 😂libaax
Dr Been Carlson
Odaygani wa geesi sifican iyu uu mac naynaya waxba ma qarinayo
soowad naasir
Wariye halka kasii wad barnamijka dadka la ilobay so radi oo ka qaad waraysiga