Abdulahi wuu jiraa hawlgalkasi nin mijaahida ayaan waydiiyay habeen dhawayd laba nin baa ka nool ayuu yodhi Oo mibaanu ku nidhi gal barnamijkaa ee dhawaan filo ayuu yidhi
Been badana kani waxaa uu taxay xabad runi Kuma jirto gubad xariirta uu sheegayo wexi lagaga madafacii bay ahyd taalay qudhac safar ila 12 qori aha weliba ninka yimi maalinta ee hogaminayay INA shaqalle bu aha oo aha nin si fiican u yaqan madafiicda ciidan lug ah oo jebiyay ciidan la kala saaray midna jirin waar Kan oo kale mä istaahilo in LA waraysto
Ilaahay hawnaxariisto xuseen dheere iyo dhamaan mujaahidiinti SNM
Kaysoow mujaahidka barnaamijyo badan ku soo casuun. Waa nin wax bdn og runtii.
ALLAHA U NAXARIISTO taliyahaa isdilay
Halgamaa Cagaagane.
Ilaahay maskaxda ha kuu barakeeyo.
masha allaaah Allaw idin xafid dhamantiinba mujahidiintii SNM
Ilaahay hawnaxariisto dhamaan mujaahid diintii
8deedaad ciidankii ugu mudnaa markii ugu danbaysay degenaa Cali Saahid.
saab tv waa hoyga laga helo tariikhdii lasoo maray
Saab tv idinkoo mahadsan hawlgalkii harag waafi sarkaalka itobiyaanka kula baxay barnaamij ka soo sameeya
wax jiramay ahayn bor bagando ayay ahyd taasi ma jiirn mujaahid harag waafi xabashi uu labaxay hawol galadiisii oodhan walaga sheekeeyay wali ma maqalin qof yidhi waa dhacado jirta
Abdulahi wuu jiraa hawlgalkasi nin mijaahida ayaan waydiiyay habeen dhawayd laba nin baa ka nool ayuu yodhi
Oo mibaanu ku nidhi gal barnamijkaa ee dhawaan filo ayuu yidhi
Asc ,Warkas majirin
Madhabaa oo majirin miyaa adkaatay hadaa
Yaa usheegay marka ninka
Dilka lagu xukumayay??
Halkuu joogay asagu?? Miyuu Ag fadhiyay😂😂😂
Dadkii maxamed cali la dhintay waxaa ka mid ahaa mustafe harag cawl ilaahay naxariistii jano haka waraabiyo dhamaan tood
SNM WAD mahadsantihiin Anaga Guranay midhihi Halgankina
garxajis ayuun baa hogaaminaayay dagaal walba o adkaa kkkkk wan kaxumay ninkaa sida hada loola dhaqmo
madheera laba goor
burco duuray
cadaadley
birjeex
burco
afduubkii diyaarada
meel walba
Mujahidiinta hakala qaybin inadeero
Mujaahiidka wuu mahadsan yahay Weriysiga danbe ha noqdo. Gadaama kiriir iyo qorulugood
WAXAA JIRA TAARIIKHO BADAN OO HAWLGADII SNM EE MAGAALOOYINKA SOMALILAND, WAXAA LAGA SAMEYN KARAA FILMO WAA TAARIIKHO XAQIIQ AH.
Been badana kani waxaa uu taxay xabad runi Kuma jirto gubad xariirta uu sheegayo wexi lagaga madafacii bay ahyd taalay qudhac safar ila 12 qori aha weliba ninka yimi maalinta ee hogaminayay INA shaqalle bu aha oo aha nin si fiican u yaqan madafiicda ciidan lug ah oo jebiyay ciidan la kala saaray midna jirin waar Kan oo kale mä istaahilo in LA waraysto
Adigu ma goob joogbaad ahayd mise dhegtaad maashay
Dagaalka uu kudhintey Muj mxmed cali haqayo malaas Goobta ayaanu joogney intaasi waarun Malcaamada haqayo jiibkiisu Daba kulajirey karidaayey qoriga Halkaasayna xabadu uu u geeriyodey Dhawacaas .lkiin waxankale Allah og.ina shaqale SNM.xiligaa mu ahyn isaga dhegeyso shaqale waa kala wakhtiye.
Waaaaw well done
Jaamac Batuun ma barkhadka xildhibaanka ah aabihii baa
Qora taariikhda muhiimka Ah waxba hakategina skolada haloodhigo
adeerkay nin soo halgamay
Nimanka CBA waayo arag, lagu waraystow sida ninkan carabka ka dhawra reer hebesha
5
Waar ilayn Been run u eegna
Waa la sheegaaye faataa bakh badanaa inaga baandhee
Waa barnaamij
Mujaahidiinta snm aad baad umahadsantihiin
Mujaahid cagaagane
halgankii xalaasha ahaa
Mujahid liibaxo miyu nolya mise wuu dhintay ishega walalyal
Mujaahid libaaxo wuu shahiiday alle haw Naxariistee
Wuu dhintay hadad kan garanayo sheegaysho wuu dhintay burco ayaa ku dhintay 1994 dagaalkii marayo aloolka waliba wuu dawac dhintay alle how naxasiirto
@@cawilfaanto8994 dee soo mujaahid shahiiday maaha
libaaxo 1994 ayuu dhintay dagaaalkii suuf aloolka waxana dilay Ciidankii Habar jeclo isaga iyo rag badan oo habar yoonis ah
Haabiil ayaa isna 1994 burco lagu dilay
Muslin muslin dilay
Kkkkkkkkķ