Masha allah waa Halyeeyo in la xuso oo la xasuusto u baahan Waxaan qolada maamulka TV ga ka codsan lahaa inaad Ciwaanka barnaamijka ee ah Sooyaalka taariikhda aad ciwaan uga dhigtaan si dadka ku taxan barnaamijkani ay si fudud ugu heli karaan Kayse Axmed Digaale waxaan kaa codsan lahaa bal xaafadaha kalena u tallaab oo soo warayso mujaahidiintu way badnaayeene Mahadsanid Kayse oo runtii mar walba inoo soo tebiya wixii halaag la soo maray ilaahay adna haku xafido Mujaahidiintiina ha u naxariisto inta noolna ha xafido
Alxamdu lilah Rabilcaalamiin. Illahay ba Nabad Geliyay Bidixo Oo ka Nabad Geliyay Faqashtii Xaaraanta Ahay. Illahay ba u Hiiliyay. Inakii Dhintatay Eey Tiisii Noqotayna Illahayow u Naxariiso. Waa Kumanaanki Mucjio Ee Illahay ku Caawiyay S.N.M. Imikana Kamaay Dhamaan Mucjisooyinkii Reer Sheikh Isxaaq Hadii Loo Fiirsado. Illahay Wali Wuu Caawinayaa Ee Alxamdu lilah Rabilcaalamiin Ha Yidhahdaan.
labadaa nin alle ha unaxariisto eh. markii ay buuraha magaalada Sheekh soo galeen waan xasuustaa wiil yar baan ahaayoo. inaan maanta magacyadoodii iyo halkay ku dambeeyeen maqley waa maclumad kale.
Odayga iyo islanta bal eega farqiga u dhaxeeya tusale odaygiina inankisii ayuu u diray gabadhii adhiga ilaalinaysayna qudhun iyo qudhmus toona maanu arag bay ku tidhi
Ilaahay hanaxariisto mujaahid bidixo iyo dhamaan intii ku dhimatay halgankaas waxaan ku tinlaahaa in lagu magacaabo meelo lagu xasuusto sida isguulo iyo wadooyin iyo wlm
Waataan la yaabay! Hadda waaba dhaawac sii dhimanaya. Laakiin mindhaa waxay ka baqeen inuu wax galaafto oo mid ama laba kale ka sii dilo, nacaladi idinku dhacday dheh fuleyaal
Sidda aad warka iyo xogaha aad gudbinaysaan uga been abuurtaan, u qabyaaladaysaan, u siyaasadaysaan ayey wax kasta oo aad sheegaysaan been abuur iyo gacan ku rimis u yihiin.
Mucjiso snm lama siin cid kalena lama siin axsaabtii rasuulka scw xataa mucjiso lama siin iskaba daa cid kale mucjiso kaliya anbiyada ilaahay ayaa la siiyaa nabi muxamed scw mucjisadiiso waa kitaabka quraanka ah nabi muuse cs ushiisa ayay ahayd mucjiso hadii aad maqsho anbiyada iyo mursaliinta ayay khaas utahay cid kale luguma sheegi karo ha danbaabina intaad wax xayaysiiya is lee dihiin
Nin wal oo sharaftiisa iyo diintiisa iyo cirdigiisa difaacanaya ilaahay wuu kaalmeeyaa dawladdii gaalada ahayd ee ilaahay iyo kitaabkiisa ka soo horjeeday waxa ka adkaaday 4 wiil oo yar yar is that's not reality!!!!!!!!
Mujaahidnimadiina reerkayagaa dilay somali vs somali sidee Mujahideen u noqdeen muslim vs muslim Mujahideen miyaa waar dadkii dagaalkii 77 kudhintay dabadood o n l f ayaa iyaguna mujaahidiin ahaa ee mujaahidnimada karaamada haka qaadina
@@nuur3272 horyaal waa jabhadii samaron markay difaacanayaan dhulkooda waxay ku difaacanjireen laa illaha illa laahu jibriil abokorka ku duulaana waxay ku weerari jireen allahu akbar keebaa mujaahida Haye ma ninka dhulkiisa difaacanayay mise Kan ku duulayay illahy haynaga dhaafo dhiiga somaliyeed ee aynu daadinay
@@cabdishiineadan4061 hadii daalin islam sheganaya kugu soo duulo oo aad dhulkaga ka difacatid mujahid ba tahay qofka qokalo islam dhulkisa ku werarana islam saxa maha ee waa dalin
Mujahid ka laba mid dhulkisa u jihada iyo mid diinta islamka u jahida marka iyagu dhulkoda oo dalimin soo hawaysatay ayay u jihaden jihadna waa wax wal oo juhdi lagu bixiyo
Masha allah waa Halyeeyo in la xuso oo la xasuusto u baahan
Waxaan qolada maamulka TV ga ka codsan lahaa inaad Ciwaanka barnaamijka ee ah Sooyaalka taariikhda aad ciwaan uga dhigtaan si dadka ku taxan barnaamijkani ay si fudud ugu heli karaan
Kayse Axmed Digaale waxaan kaa codsan lahaa bal xaafadaha kalena u tallaab oo soo warayso mujaahidiintu way badnaayeene
Mahadsanid Kayse oo runtii mar walba inoo soo tebiya wixii halaag la soo maray ilaahay adna haku xafido Mujaahidiintiina ha u naxariisto inta noolna ha xafido
Alxamdu lilah Rabilcaalamiin.
Illahay ba Nabad Geliyay Bidixo
Oo ka Nabad Geliyay Faqashtii Xaaraanta Ahay.
Illahay ba u Hiiliyay.
Inakii Dhintatay Eey Tiisii Noqotayna
Illahayow u Naxariiso.
Waa Kumanaanki Mucjio Ee Illahay ku Caawiyay S.N.M.
Imikana Kamaay Dhamaan Mucjisooyinkii Reer Sheikh Isxaaq
Hadii Loo Fiirsado.
Illahay Wali Wuu Caawinayaa Ee Alxamdu lilah Rabilcaalamiin Ha Yidhahdaan.
Manshallah walee raganimo ayuu ku dhintey Ilaahay ha u naxariisto dhamaantood
LABA HALYEY BAY AHAYEN GODKA LAGU JANNEE
1: Yuusuf Cabdilahi Caalin (Bidixo)
2: Jaamac Daahir Xirsi Abyan ( Tinish)
Snm our veins our blood our pride our dignity our hereos our warriorrs 🙏 we luv u to bit and peices forever 💓💓
Alle ha,unaxaristo labada halyeye iyo dhamantod intii dhibatay ee snm
Geesiyadii guusha dhaliyay illaahay how naxariisto dhamaantood, inta noolna alle ha how siyaadiyo caafimaad ka
Alle ha'unaxariisto mujaahidiintii SNM rag bay ahaayeen naftooda uhurey dadkooda iyo dalkooda iyo diintoodaba alle ha'unaxariisto dhamaantod
Alle ha u naxariisto nimankaa iyo itii islam dhimatayba inagana ha inooga daba naxariisto amiin
Sheekada malaha run ma wada aha
Nin ba dhulbahantabu ahaa ka dhintayna isaxaq care allaha u naxaristo
labadaa nin alle ha unaxariisto eh. markii ay buuraha magaalada Sheekh soo galeen waan xasuustaa wiil yar baan ahaayoo. inaan maanta magacyadoodii iyo halkay ku dambeeyeen maqley waa maclumad kale.
Illahay haw naxariisto mujahidiiti dalka udhimaatay
Ilaahay ha unaxariisto mujaahid bidixo
Aamin
Odayga iyo islanta bal eega farqiga u dhaxeeya tusale odaygiina inankisii ayuu u diray gabadhii adhiga ilaalinaysayna qudhun iyo qudhmus toona maanu arag bay ku tidhi
Ilaahay ha uu naxariisto bidixo iyo muhajiidinta oo dhan
masha allah snm guul #afro_asian
Ilaahay hanaxariisto mujaahid bidixo iyo dhamaan intii ku dhimatay halgankaas waxaan ku tinlaahaa in lagu magacaabo meelo lagu xasuusto sida isguulo iyo wadooyin iyo wlm
Very interesting store have watched more than two times
Allow kunaxariiso snm
Alle hawnaxariisto 2 mujahidba,Tanish waa reer cadaadley waxa uu ahaa Isaxaaq.
ILLAHAY HAW NAXARIISTO MUJ BIDIXO . WA NIN REER OODWEYNE AH BAH DHULBAHANTE . NINKAASI WAA RAGII HOGAAMINAYAY DAGAALKI HY IYO OGAADEN .
Halganka afkuun baa laga wada sheegtaa lkn dad gaara ayaa ugu badnaa uguna geesi sanaa
jamac salaad
bidixo iyo inanka dhintayba geesiyo ayay ahaayeen balse ka neefka u qalay ee faqashta u yeedhay ka waran?
Waa raggaa H. Yoonis ayay ahaayeen tobankii 7 ayay ahaayeen, there is no doubt, laakiin halgan umadeed ayuu ahaa.
@@sahalmohamed3477 Ma sheekada bidixo ayaad rumaysatay. Sheekada bidixo waa fiction!
Aqoon gaab aan waxba ogayn baa yidhaahda cid keliya ayuunbaa soo hal gantay maan gaab dheh.
@@XariirShxasanabdala kuwii haashka lagu bakhtiinjiray baa sheegtay iyo kuwiisaasay
Very interesting interview mansha Allah
Allah ha idiin naxaristo dhamaantiin sharafti isaqa iyo karamadi ayaad u so celiseen
Kuwii dhintay alle haw naxariisto gobonimoy la hoydeen
OGI OGI RAGII SIDAAS IYO SI KA DARAN DALKA UGU SOO HALGAMEY AYAA MAANTA QAAR NAAGEYTI AHAA KU SHEEGAAN WAXAAN JIRIN OO SUURTO GAL AHAYN.
Waa aduunyo
FARAS laamida isagoo wadahan baan halkaa ABDAAL IYO LAFARUUG U i dhaxaysa ayuu ku dhintay 91kii dagaalkii Berbera LAGU xoraynayay dalka LAAMIDA ISAGOO YAALA BAAN KU MARAY OO MAYDAD BADANI WADHAN YIHIIN
Ninka farax uu lehay oo mayda ha miyad aragtay 91kii xabadi snm ayu sabab saday
bal in reerkoonfurku cadaw yihiin oo adoon yihiin nin dhaawac ah oo maxbuus ah oo ay qabteen maxay ka figaynayeen? ilaahay idin rog oo welgiin hadegina
Waataan la yaabay! Hadda waaba dhaawac sii dhimanaya. Laakiin mindhaa waxay ka baqeen inuu wax galaafto oo mid ama laba kale ka sii dilo, nacaladi idinku dhacday dheh fuleyaal
Nacab bay ahaayeen wlhy
Allow u naxariiso ax
Rag hadaad maqasho waa kuwaa
Mucjiso ayay ahayd wllhi 1000 nin
Oo laba nin qaban kari la
Nabada iyo xoriyada aynu kunaalonayno ilaahay ayaa inasiiyey laakiin waxa usobob ahaa mujaahidiinti SNm guuuuuuul snm guuuuuuul somaliland
Bidixo sawirkiisa halkee LAGA helayaa
Bidixo iyo sxiibkii oo miidhan baa tan naftiisa uso huray jiilasha mnta joogana hablohaday la ficiltamaan mrksy tktok iyo instgrm dhafi la'dahay ragganimdodii ciil wynaa hora loyidhi dab baa dambas dhala 👈 Snm iyo illhy ugu mhdnaqa nimcdaad mnta hystn eed grn la'dihiin
Wllhi tan maanta AboowayaaLken gadat arki laayeen ciil ayay udhiman lahaayeen
ka inakiisa oodweyne u diray ayaa raga laayay
Salaam sharaf siciid iyo weriye kaysa
Waa sheeko mucjiso ah
Sidda aad warka iyo xogaha aad gudbinaysaan uga been abuurtaan, u qabyaaladaysaan, u siyaasadaysaan ayey wax kasta oo aad sheegaysaan been abuur iyo gacan ku rimis u yihiin.
BIDIXO COMMANDOSE AYUU AHAA MAXAMED FARAS WUXUU ISNA AHAA COMMANDOSE TABABARE XERADA LAYLIGA EE SHEEKH
Mujisoo kalmada fadlan bedela, Mujiiso Nebi Maxamed S.C.W ka dhaambeyse maa jiro , kalmada needs change, Cajjib amba waxi LA midah.
ALLe haku karaameYo Qof ciLmi leh o waxbartay sidada okale uun ba kelmada macneheeda fahmi kara❤
HABAR YOONIS WAXAA HAYSA INKAARTII UMADA SOOMAALIYEEED IYO DADKII AY LAAYEEN WAA TAAS MAAN LAGU KICIYEY GARAN WAA
Habaryoonis dulmi bay ka dagaalameen. Inkaartii ummadda soomaalidu mareexaan bay haysataa haddii ay cid haysato.
Wax weyn baa ka dhiman sheekada wariye fal celin hadal ma lihid xagga sheekada
Yaa akhii dad baan laayay muslin somali ah Ayaan ku faanaysaa manad shimanayn, Labrada dhinacba muslim bay ahayeen labadinuba fi naar
Markaas ayey muslim ku waalaataa, Quraaka imisa goor ayaad ku aragtey Daalim iyo daalimiin.
Wakaana.adaalimuuna.mina alfaqash
Muslinku haduu muslim kale weraro waa daalin diintuna inad iska celisay ku fari
ALLA MAXAAD FAQASH INAMO SNM AH U SHEEGTEEN ADIGAA ISA SHEEGAY
WALLAAHI.WAA RUN IN LA SHEEGO MEY.AHAYN WAA.SIR WAX KASTI WEY DHICIKARAAN SOOMAALI DAGAAL KAMA.DHAMMAADO
WAA RUN WAA LAYSKU MAQAN YAHAY CABDURAXMAAN XOOG RAGGIISII AYAA KUJIRA HALGAN OO WALLAAHI AH@@aminaxagi7664
Allow.kuu naxariiso ragii rag ahaabu ahaa snm.marka lagaashekaynaayo khibradeeda.dagaal.iyo raga geesinimadiisa ragii rag ahaa eedagalami jiray waxad moodaysa in aad daawanayso film.hool.wiidha oo americana qaar aan waligood qashar ridina maanta snm.ayay ku cuneen xaq aanay meelna u soomarin halaagi dhacay se looma.kala hadhin
Well Saab tv
dee bidixo ayaa ka saaray geesi ayuu ahaa faras awliyo ayuu saaraa
Ninka Yaa wax maclumada ka haya
Waayojoog halgamaa cali xasan cadar ku qor, isagaa ka sheekaynaya oo dagaalo wada galen ilaa dhimashadiisiina ogaa.
halgankii xalasha ahaa
mujahid hoonis mooye cidkale mawaraysto kani waa yara qabyaali isaga iyo tvganba
Walaaal iyaga dadku soo raadsada eee maraadsado isagu.
Usooo dir kywa reeerkiina markuu diido garbaad ku joogta.
Dadka kale miyey dagaalamijireen waa xiinyo dabadoode.
Mucjiso snm lama siin cid kalena lama siin axsaabtii rasuulka scw xataa mucjiso lama siin iskaba daa cid kale mucjiso kaliya anbiyada ilaahay ayaa la siiyaa nabi muxamed scw mucjisadiiso waa kitaabka quraanka ah nabi muuse cs ushiisa ayay ahayd mucjiso hadii aad maqsho anbiyada iyo mursaliinta ayay khaas utahay cid kale luguma sheegi karo ha danbaabina intaad wax xayaysiiya is lee dihiin
Hadalkaga caqli ku dar
Faqash waaxid
@@awilashooter7579 hadee hadii aad inkirayso mucjisada inay khaas utahay anbiyada ilaahay aday kuu taal hadalkayga anigu fikirkayga iyo aqligayga midna maaha waase sida ay tahay mucjiso ilaahay ma siiyo cid aan anbiyad ahayn soo baadh hadaad doonto
Nin wal oo sharaftiisa iyo diintiisa iyo cirdigiisa difaacanaya ilaahay wuu kaalmeeyaa dawladdii gaalada ahayd ee ilaahay iyo kitaabkiisa ka soo horjeeday waxa ka adkaaday 4 wiil oo yar yar is that's not reality!!!!!!!!
@@siciidali4034 walaal ka hadli mayno dawlad iyo jabhadii la dagaalamaysay modna macnaha waxaan ka hadlay oo qudha mucjiso oo ilaahay siiyo anbiyad mujaahidinta xataa asxaabtiina dheh iyo cid kasta oo xaq ku taagan saalixiinta dhamaan waxay lee karaamo aan isla fahno mucjiso waa kitaabka quraanka ah waa laylatul isra wal micraaj iyo qaar kalle oo badan oo ilaahay siiyay nabigeena muxamed nabad gelyo iyo naxariisi korkiisa ha ahaatee waxa ka mid ushii nabi muuse cs nabi kasta waxbaa allah mucjiso usiiyay
Abitigay bidixo ale haw naxariisto libaax
Wl Allah hau naxariisto ma dagaaladii buu ku dhibtay bidixo?
Bidixo mucjiso buu ahaa rageedii ahn miino ayaa dishay
Wlhi hadaanu hawiye la dagaalami LaHayn dowladii Somalia wlhi LA odhanlahaa dad iidoor layidhaa baa jiri Jiray adeer masku madaxuu ka dhintaaye dowladii Somalia waxa dumiyey hawiye Calan Kan reer abaarsana waxa Sobab u ahaa hawiye
War ma dawadoodee ku juhaadeen Soo taan wasi jirnay snm maxamed mooge wuxu ahay ninka ugu qaniisan
Aad baan sheekada uga helaa
Mujaahidnimadiina reerkayagaa dilay somali vs somali sidee Mujahideen u noqdeen muslim vs muslim Mujahideen miyaa waar dadkii dagaalkii 77 kudhintay dabadood o n l f ayaa iyaguna mujaahidiin ahaa ee mujaahidnimada karaamada haka qaadina
Yaa kugu yidhi Afwayne Regime muslim buu ahaa. Quraankii ILLAAHAY ayuu damcay inuu wax ka badalo markii sheekh yadu yidhaahdeen ka danaa iyagii laayay. ma ninkaa iyo maamulkiisaad muslim ku sheegaysaa Hadii aanu halganka SNM xalaal ahayn ILLAAHAY ba guusha ma siiyeen.
@@nuur3272 horyaal waa jabhadii samaron markay difaacanayaan dhulkooda waxay ku difaacanjireen laa illaha illa laahu jibriil abokorka ku duulaana waxay ku weerari jireen allahu akbar keebaa mujaahida Haye ma ninka dhulkiisa difaacanayay mise Kan ku duulayay illahy haynaga dhaafo dhiiga somaliyeed ee aynu daadinay
@@nuur3272 please recorrect ur writing
@@cabdishiineadan4061 hadii daalin islam sheganaya kugu soo duulo oo aad dhulkaga ka difacatid mujahid ba tahay qofka qokalo islam dhulkisa ku werarana islam saxa maha ee waa dalin
ninkani waa ragii faqashta aaminsanaa ee laga reebay askartii isaaq ee afwayne laayay
Ma hoyadaabah ku gugu tidhi beri adiga laguma xaaribe hhhhh
halgankii xalaasha ahaa
Daldalah beentah iyo faankah Allah waay kaquusteen waayo beentah tani waay dhaaftay waxaad moodah inuu diintah u jahaadayey
Walee kuwaa dhiigooda inaan dayacay
Kkkkkkkkkkkkkkkk
Ciro iyo faysal waa ay ka naxaan sheekooyinkan
Ciro iyo Faisal iyoreerahooduba waadadka nabada soomaliland Dhaliyay ilaahay kasakow kajeedi afkaaga siyaasiyiinta Sharafta leh
@@SalmaAhmed-eh7os maxaa ka danbeeyay lixle ciraa badalay oo xirsi baa iibsaday huuno weelkaaga xalo
Kan in lawaraysto may ahayn
mujaahidnimadii ma beentaa cad bay idinla gashay abtiyaal bal xamaalkan caqligiina ku ciyaaraya eega kkkkkkk
Malaha ereyga mujaahid ayaadan macnihiisa aqoon.
Waa iga su'aale mujaahid waa maxay?
Diinta islaamkuse maxay ku sheegtay mujaahid in uu yahay?
Ilaahay agtiisa mujaahidku muxuu yaa ka ah.
Adigoo raacaya qu'aan kariimka ah.
Mujahid ka laba mid dhulkisa u jihada iyo mid diinta islamka u jahida marka iyagu dhulkoda oo dalimin soo hawaysatay ayay u jihaden jihadna waa wax wal oo juhdi lagu bixiyo
Mucjiso kkkkkk
Geersi bidixo geesi wiilka dhawcmay
Ma noolyahay bidixo haduu noolyahay hala waraysto
may wuxu yidhi miinaa la qaraxday😢
Allah yaxamu oodweyne ayu ku geeriyoday
SNM wa argagixiso
Dhakh haku wasto sidii aabahaa ay u waseen
@@abdirsaqnasir7037 Sidi uu siyad barre idin wasey
Garacyadii xaaranta lagu koriyey ee ziyaad barre ayad thy
Ma dalimintiba awowga kamid aha oo ay dilen
Waa sheeko caruureed faan iyo mala awaal been ah.
Faqashtii dhimatoo.dhulkii.w.n
bidixo muusecabdaluu ahaa waa adeerkay
Bidixo.waa.dhintay.1987.xuduudka.miinaa.lakacday.ina.guuxaa.bidixo.cIsman.caalin.waa.badhulbahante.jaamac.tinishawaa.qaasin.guutadii.tawakal.ayaanu.isku.ahayna.allaah.hawnaxariisto
Inader ninkaasi mucjisuu ahaa ee adigu xog maxaad ka haysaa hadaad isku ahaydeen snm
Soo gudbi ragii rag ahaabu ka dhashay
Allaw unaxariiso dhamaan mujahidiintii SNM aaamin aaamin
Kama foga . Waa nin badhulbahante ah
Haragwaafi 2
---BEEN---kkkkk
Maxa beena yaa cunay dowladi ka midka ahyd dowladaha africa ugu xooga wayn