JIGJIGA & SHIRIBKI LAGU SAGOOTIYAY MADAXWEYNE XASSAN SH ‘MUQDISHO SAXAR LI’I KU HOYO’ HOBOLADA DDSI

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 вер 2024
  • Shirib Waddani ah Lagu sagootiyay Madaxweyne
    Xassan Sheekh Maxamuud "Shiribkii Soomaalinimada"
    ‘Somali Baynu Nahay Xidhiidhkooduna Saldhigay..
    Jigjiga Saacaddii Aad Noo Timid Inay Soomaalida Itoobiya Dhammaan
    Salaan Kalgaclnimo Siweyn Adiga Kuugu Sara-Kacday..
    Fananiinta DDSI
    Nimco Yasiin
    Cabdinuur Allaalle
    Nimco Dareen
    Deeqa Holand
    Lafoole
    Ilka Case
    Cabdiraxmaan Koronto
    Iyo qaar kaloo badan
    .................................................
    Enjoy, Comment Accordingly, Share and
    Subscribe to our channels to keep up to date with
    All the latest news and updates,
    Join Us on Facebook @ / abdiaskaritube
    Follow us on twitter @ / abdiaskaritube
    plus.google.co...
    Email: abdiaskaritube@gmail.com
    …………………………………………………
    Our Main Channel … / abdiaskaritube
    Our new Channel …. / abdiaskarimedia
    ''And thumbs up if you thing I brought this video to your attention'' Thanks

КОМЕНТАРІ • 157

  • @leyana101
    @leyana101 8 років тому +41

    Masha Allah Reer Jigjiga jir o Joog. Love from Muqdisho

  • @blackqueen204
    @blackqueen204 7 років тому +20

    i love my jigjiga walaaheyn
    but ma maqli karo Ethiopian Amxaar😨😨😨😨😨😨😨😨

  • @cfitaaxosmaan2196
    @cfitaaxosmaan2196 6 років тому +5

    Xassan sheikh
    Ab❣️❣️❣️
    Allow i barake tolkeyga

  • @nickimow9795
    @nickimow9795 4 роки тому +3

    Hasan Sheikh Madexweyne fican bu aha walaalahiis ayuu boqday si sharaf leh Be u so dhaweyen qiiro somalinimo I gashay Farmajo cunuqabaten ayu saray Jublaland gobol la mid ah somalia kala fican Hasanow Nabad ku so labo from Jigjiga❤️

  • @fathiyaahmed5411
    @fathiyaahmed5411 8 років тому +33

    wlh waan qiiroday heestaan waxey igalisay iney somaali dhab isu jecel yihiin yaa salaam

    • @ABDIASKARITUBE
      @ABDIASKARITUBE  8 років тому +4

      #Afathiya ..Walaalle waxaa tahay Soomaali dhab ah
      noocaaga Allah ha badiyo ..Aamiin....

    • @sayidnuur7992
      @sayidnuur7992 8 років тому +7

      wllo somali waa hal dhiig hal dhalasho hal diin hal luu qad marka meel walbo ay joogan wey is jecel yihiin wax yar mooyane intana allaha somalinima garansiiyo

    • @leylomohamed4361
      @leylomohamed4361 7 років тому

      m

    • @abdallahhaaji6430
      @abdallahhaaji6430 6 років тому

      Leylo Mohamed asc

  • @sonataabdul151
    @sonataabdul151 8 років тому +12

    Wlhi reer jigjiga cadi maha martida ayat umaqsudiseyn we love you clm kkkkkk

  • @ABDIASKARITUBE
    @ABDIASKARITUBE  8 років тому +18

    ‪#‎JIGJIGA‬ Saacaddii Aad Noo Timid
    Inay ‪#‎Soomaalida‬ Itoobiya Dhammaan
    Soo Dhoweyn Kalgaclnimo Siweyn
    Adiga Kuugu Sara-Kacday’’
    ‪#‎Shirib‬ Waddani ah Lagu sagootiyay Madaxweyne ‪#‎Soomaaliya‬
    Al-sayid : Xassan Sheekh Maxamuud - Shiribkii Soomaalinimada,
    ‘Soomaali Baynu Nahay Xidhiidhkooduna Saldhigay'
    Nimco Dareen & Hobolada ‪#‎DDSI‬
    Documentary - Bllaadhan oo Laga Sameeyay
    Socdaalka Madaxweyne Xassan
    Ka Daawo .. ua-cam.com/users/ABDIASKARITUBE

  • @tg9079
    @tg9079 3 роки тому +4

    Somalinimada la sheego Waa
    ABGAAL Iyo OGAADEEN ❤️

  • @sayidnuur7992
    @sayidnuur7992 8 років тому +9

    wlhy runtey diirka kaqadaysaa heestan simalina waa mid allaw niyada saafi nooga wada dhig viva jigjiga hoyigii dhaqanka somaliyeed

  • @fathiyaahmed5411
    @fathiyaahmed5411 8 років тому +15

    muqdisha saxarli i kuhoyo hadal sax waaye

  • @nicimoxasan6390
    @nicimoxasan6390 6 років тому +3

    Waaan wada dhalanee yaanu iloowin taas love you my blood somali

  • @fmohamud2237
    @fmohamud2237 6 років тому +4

    How can we forget all the souls we lost to liberate Somali galbeed 😳😳😳

  • @ciltireqays3638
    @ciltireqays3638 7 років тому +8

    somalay jacaylka waxaynu ka dhaxal nay abayasheen Inshal allah guul ayan gadhayna 😭😭😭😭😭😭

  • @sacdiyawaberi986
    @sacdiyawaberi986 8 років тому +5

    Awww Best Song Shirib

  • @shukrimohammed2742
    @shukrimohammed2742 8 років тому +3

    Masha Allah guul Somalia #xasansheikhcumar we love you

  • @umuasmaasma6050
    @umuasmaasma6050 6 років тому +4

    Inuu shirirbi isiruleyahy ayeyogyahiin abgaalcismaan noladada

  • @mariyamohamed2038
    @mariyamohamed2038 8 років тому +3

    weyoooooooooo 😍😍😍😍 somaaali ha is raaaaacdo✌✌✌😍😍

  • @rahmanoura8064
    @rahmanoura8064 8 років тому +3

    ya salam wa qurux laba madaxwene op somaliya ah

  • @nimcamohamud7774
    @nimcamohamud7774 4 роки тому

    M a shirib cdi ahyn jcliya mhdsnd wllo Somaliyed jcliya jigjigo dhex jogo mar un from muqdisho love u wllo mcn 🙏🙏❤️❤️❤️

  • @abdirahmanmuqtartimajilic7651
    @abdirahmanmuqtartimajilic7651 8 років тому +2

    mansha allah ish calaaa shirib kii igula quruxda badnaaa oo reer jigjiga majeceyl kanay noo hayaa cadowgood ha jabee muqdisho saxar li kuhoyo iyaaah iyaaah jigjiga hadaan soo booqdo kwrn saas mala iisoo dhaweynayaaa Abdi askari tube

    • @sayidnuur7992
      @sayidnuur7992 8 років тому

      hAa wll waa lagu soo dhaween jigjiga waa meel somalida laga jecelyahay

  • @hanadnuurmaxamud1243
    @hanadnuurmaxamud1243 8 років тому +3

    Waxa Ayaan dara ah dhul nagala heysto oo gacan gumesi ku jira inu madax weyne qaranka somaliyed u tago hada dhulkas ka samra dhaman shacabka somaliyed iyo majahidinta onlf waan ka xumahay sharaf darada u noso jiday waan ka murug sanahay aniga iyo inta anu isku fakarka nahay dadba u qadan dona inaaan madaxda mucaradayo balse waxu na tusay inu ka amar qato itoobiya dhaman walalhen ogadenya waad hurdesan ee hurdada haa laga kaco hadaba janis hesatan inta ey cadowga u ku mashqul san yahay oroomada adikana saaas sameya

  • @villasomalia3991
    @villasomalia3991 7 років тому +11

    hhhh jigjig somali baa leh adeer Ethiopia sanka hanaga so galinin doqnayhw daba qooodhiga ah

  • @abshircadaan5875
    @abshircadaan5875 7 років тому +3

    "Madaxweynaha Suubanoow Ducaan kugu saacidnaye Saadirku Xilka aad sidiyo Howlaha Sahal kaaga yeel" caadi maaha!

  • @mahadabdi9629
    @mahadabdi9629 2 роки тому

    Masha Allah so dhawayn sharaf leh weye

  • @aaminobashiir2248
    @aaminobashiir2248 8 років тому +7

    waaaaaaaaaàaaaaw inaba caadi maahin heesta noolada fanaanintena qaali alooow noodaa madax weeynahena mudane hasan shiikh mahamud cadow gaada u noolow ❤❤❤❤❤❤❤❤❤👍👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👏❤💖💖💖💖💖💓💓💓💟😍😍😍😍😍😍😍👏👏👏👏👏👏👏👌👌👌👌👌👌👌👌👌

  • @abdirazakbihi4170
    @abdirazakbihi4170 8 років тому +5

    Ma sidaas baa i noobadenbeysay Allah ayaa weeye

  • @dinaridebrown9864
    @dinaridebrown9864 7 років тому +1

    More 💝 from Xamar to Jig Jiga💯

  • @waawwatasongbksimpleyutheb9340
    @waawwatasongbksimpleyutheb9340 5 років тому +1

    one love somalinimada allah barakeyo somali dhan ❤❤❤❤❤

  • @maameyare3169
    @maameyare3169 7 років тому

    sokeeye wadadhalashadiyo
    magaca soomaalinimada
    kuwada sida laabtoo
    sax iyo khalad wixii yimaadaan
    kuwada socda baynu nahaye
    xiriirkoodunaa saldii geyga
    waaaaw Iove ree jigjiga 😍😍😍😍😍

  • @canababdi823
    @canababdi823 8 років тому +18

    war somalaay is jeclada amaa isnacaa anagaa isku halbaa nootihin hadaan nahaay rer DDSI noma kalaa sokeysaan kiinii noo yimadana sharaaf ban kusoo dhaweyneynaa Sabaabtuna gacaantaa yadii midig baa tihin

    • @ahmedqanciye4997
      @ahmedqanciye4997 8 років тому

      masha allah canab wadaniyad aa tahay allaha adiga oo kale noo badiyo mida kale ddsi waa gob runtii maahan sida dadka qaarkood aan ogahay oo soomalinimadiiba inkiray noolaada somalia ha is raacdo

    • @leyana101
      @leyana101 8 років тому +2

      DDS Ku daa. kareeb Itoobiya Jigjiga is Somalia . inshaAllah wa la xoreynaa mardhow..Somali ha is raacdo

    • @ahmedqanciye4997
      @ahmedqanciye4997 8 років тому +1

      +Leyla sax wlh walashey leyla waan kula qabaa midaas somalia haday mar is raaci lahayd wadan ay leedahay yaa xoog ku haysan lahaa ciil aa i qabto markaan wadamada nala ka haysto arko lkn dhib malahan waan xoraysan doonaa

    • @canababdi823
      @canababdi823 8 років тому

      yaad xoreeyneysaan maa idiin ka nabaad sameysataan walalayaal anagu nabaad iyo dowlaad calaan iyo dastuurle baan sameysanaye maxaad dagaal noo galineysaan od noo qaxineysaan o dhulkena dagaalka ula jeceshihin anaguba idinka nabaad baan illahay idiinka barinaye walalayaal dagaal intii noga dhimadaay allaha u naxaristo intaa no hartaay allaha no daayo wiil dabo Ogaden inuu dheldhel ku dhinto waan ka tashanay mahimadu waa nabaad in shacabka yaga iyo caruurtena hooyoyinken no heystaan

    • @ahmedqanciye4997
      @ahmedqanciye4997 8 років тому

      canab waa runtaa wll nabad wax dhaamo malahan lkn mida na dhibayso oo ciilka naga haayo waxay tahay dad soomaaliyeed aa ethiopia gumaysi ugu jira taas ayaa meel xun naga qabanaysa lkn si kasta waan idin jecel nahay somali oo dhan allaha noo mideeyp

  • @veedovf9
    @veedovf9 8 років тому

    maasha allaah
    allow madaxweyneheena noo daay
    madax weynaha wax qabadkiisa in la inkiro waa dambi
    nooloow xasan sheekh

  • @fartungabeeyre4895
    @fartungabeeyre4895 8 років тому +1

    Asc reer jig jig thanks

  • @fartungabeeyre4895
    @fartungabeeyre4895 8 років тому +1

    reer thank so much

  • @mahadabdi9629
    @mahadabdi9629 2 роки тому

    Masha Allah so dhawayn qimo badan weye

  • @farhiamali4693
    @farhiamali4693 8 років тому +2

    mashaaah allaaah

  • @waawwatasongbksimpleyutheb9340
    @waawwatasongbksimpleyutheb9340 5 років тому

    Mash allah somalinima aya na.deeqdo allah mideyo somali o dhan reer jigjig martida sorideda way ku dheer tahay❤❤❤❤

  • @sm.5191
    @sm.5191 2 роки тому

    masha allaah one love ♥️♥️♥️♥️somalia

  • @abshircadaan5875
    @abshircadaan5875 7 років тому +1

    Madaxweyne Xasan aqoonyahan Taariiqda Baal Dahab ah ka galay, isla markaana ahaa Hogaamiyaha dhamaan Soomaalida ku nool Geeska Afrika Xafidahu-Laah.

  • @abdinurmahamed4524
    @abdinurmahamed4524 7 років тому +2

    #Farmajo will n,t step in #jigjigo untill we get it back inshallah. #Hassan sheikh doesn,t the histor.

  • @nabaddoon3460
    @nabaddoon3460 7 років тому +6

    qofta funaanada madow oo nimco daren ku xigta ya ishego magaceda ma fanaanad ba?wan kahelay xagen kahela

  • @farxiyoahmed3372
    @farxiyoahmed3372 8 років тому

    thanks jigjiga wani jecelnhy hada nhy Somalida muqdidho

  • @hassanibrahim7101
    @hassanibrahim7101 7 років тому

    woow nise sing were love Somalia

  • @abditryhard3529
    @abditryhard3529 2 роки тому

    masha allah reer jiga from muqdisho

  • @queenqueen1995
    @queenqueen1995 8 років тому +3

    👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽

  • @nasiimali7828
    @nasiimali7828 8 років тому +1

    cajiib nin walbo waa loo heesi oo amaan lala duldhacaa maxu galay iyo mxu gubay ma jirto
    dadkii dhuun raac bay u bateen Allaw umuuraha sahal

  • @Zurich527
    @Zurich527 4 роки тому +1

    ABDI MOHAMED OMAR GACANTA CADOWGA ALLE HAKA SOO DAAYO

  • @aminocilmi4772
    @aminocilmi4772 7 років тому

    nice song mash allah

  • @shaficiomar3584
    @shaficiomar3584 6 років тому +2

    walee president xasan waloo darsadey tagitankisii folxuma badashey

  • @zackdollarchannel2321
    @zackdollarchannel2321 Рік тому

    mar kle ayuu xilka kusoo laabtay reer jigjigana wuu nii soo booqn doonaa mdxweyne HSM🇸🇴

  • @rahmanoura8064
    @rahmanoura8064 8 років тому +2

    iinago somaliya ah .5 madaxwene Ayaanu Aduuka ku yeelen karna lakiin maxeynu isuu xasiidena wali tas manfahmin

  • @xamdifarxan7745
    @xamdifarxan7745 7 років тому

    love u walalahey melkasto joogtan
    somalikufaan waligeen jira oo joga

  • @mohahappy6586
    @mohahappy6586 4 роки тому +1

    Iney Somalidu Waanba Gartaye Itopiya Halkey Ka Socotaaa Waaba Yaaabe🤔🤔🤔

  • @abditryhard3529
    @abditryhard3529 2 роки тому

    guuleyso mudane cabdi iley xabsiga allaha kasoo saaro

  • @maxaxediiaaa
    @maxaxediiaaa 8 років тому +1

    👏👏👏👏👏👏👏👏❤❤❤

  • @SarahKadiye
    @SarahKadiye 3 роки тому

    Masha allaaah 🌹♥️

  • @HassanHassan-sf5xd
    @HassanHassan-sf5xd 4 роки тому

    Somaliweyn inshallah

  • @mushdeqlovely6193
    @mushdeqlovely6193 6 років тому

    masahallah

  • @mustafekiiko9129
    @mustafekiiko9129 8 років тому +2

    **vivv jig jiga
    ***saacaddii aad
    ***noo timid inay
    **ddsi
    ***dhammaan soo dhoweyn kalgaclnimo
    ***siweyn adiga kuugu sara kacday

  • @sk-se8vu
    @sk-se8vu 8 років тому +1

    farxiyo

  • @abditryhard3529
    @abditryhard3529 2 роки тому

    masha allah madaxweyne guulryso kursiga allaha kugusoo celiyo

  • @ubahnora9157
    @ubahnora9157 2 роки тому

    Shirib & dhaanto famly waqtiga kulmiyay inay dalka madax io maamul u noqdaan kuwi lagu mahdiyo allo ka yeel

  • @soomaaliweyn7600
    @soomaaliweyn7600 7 років тому

    war xabada faraska ah ee funaada madow marada cadna madaxa ugu xiran tagay goonadeedana buluuga ah meel ha lagu sheego asxaabey abaal marinaaa iga diyaar ah.

  • @mubarekismail6259
    @mubarekismail6259 8 років тому

    Wooow

  • @wanagwacane112
    @wanagwacane112 8 років тому

    fanaan hees hees iyo baqti uf

  • @macalincalixaj8882
    @macalincalixaj8882 8 років тому +1

    wan ka hely reer jigjiga

  • @caraweelocaraweelo7755
    @caraweelocaraweelo7755 8 років тому +1

    caadi maha

  • @qaliosman1614
    @qaliosman1614 7 років тому

    xasan waa quf walaal jecel jecelna nabad dadkaana waa dad walaalaheena ah nabadoodana waan jecelnahay ma,ahan dad lagumaysto oo gumeeysato itobiya waa dad ayaga isxuguma waana kufaraxsanahay dadkii kaxumoow naftawaa..

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c Рік тому

    Abgaal Iyo Ogaadeen Xilka Ha Idinkaa Haaya Ee Somaliweyn Isku Wada 50 Sano Jooga

  • @AhmedOmar-no1ci
    @AhmedOmar-no1ci 4 роки тому

    Abwaan heellaale ma khaldamin markuu Qrandi ku tilmaamay
    Nuucaani hanna dhaafo uma baahnin

  • @MERA__GHAR
    @MERA__GHAR 8 років тому +1

    waa ceeb in lacaayo madax sarsare ee hala xishoodo somalay

  • @abdirizakmohamed5300
    @abdirizakmohamed5300 7 років тому

    Aha San

  • @ghboy2914
    @ghboy2914 7 років тому +2

    Ethiopia waa tii 2006-2007 kumanaanka rer muqdisho Ku xasuuqdey maantana waa kaa qoslaaye oo aan hubo in ay qaraabadiis ethopiaku dileen Ku niikinaya xaruntoodi ala cawaanimo iyo abgaal maxaa kala haysta

    • @mrakjunior
      @mrakjunior 7 років тому

      GH boy abgaal dagaalka ma gelin iyaga iyo itoobiyanka iyo cabdullahi yusuf heshiis ayay ahaa yeen hawiyaha kale ayaa dhiigoda u huray mogadishu itoobiya wa ka badbaaday soomaaliyana wa badbaaday ilahow janada ka waraabi inti daraja qaaliga shahiidnimada heshay amin.

    • @jaabircariif9695
      @jaabircariif9695 6 років тому

      Jahaahilnimo iyo doqonimo adigay ka muuqataa

  • @abwaandiinideymadheere
    @abwaandiinideymadheere 8 років тому +1

    axsan

  • @soomaaliweyn7600
    @soomaaliweyn7600 7 років тому

    qaraaboy Soomaali maxamadey hdii aan tol iyo qaraaba nahay inanta dheer oo shaarka madow iyo goonada wadato ha laygu caawiyo fadlan

    • @fmohamud2237
      @fmohamud2237 6 років тому

      soomaali weyn abwe hada igu horeysa meeshan Lakin waxan ku dhihi laha Facebook ka raadi pageka channel kan dabadeed dadka goobta joogay bad arki karta

    • @asaldhaladilwaad8752
      @asaldhaladilwaad8752 6 років тому

      nimco dareen weydii ayadey aktaagnede

  • @davidmark4123
    @davidmark4123 8 років тому +1

    uuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuufff ABDI ILEY IYO XASAN GUURGUURTE WAA DAMEERO

  • @libaanahuseine1717
    @libaanahuseine1717 5 років тому

    Waxan caawa dib u dawaday flimkan oo hada laga soo gudbay muda hore ilaahay amarkiis tariikhda iyadaa isqoraysa runtii waxan ka yaabay sida madaxda somalida ay isu wanjalayso ilay malintan wuxuu rabay in uu indhah calamka tuso in somaliya iyo ddska ay kala yihiin dowlado kal duwan balse maanta taa badalkeda waxaa so dagdagay isbadal xaga samada iyo amarka allaah oo waxwalba siday ku wadeen ka badalay siday la doonayeen labada midna jeelka ayuu ku ciilan yhy midna talo lama waydiiyo calankii somali galbeedna calankki somalida ayaa lagu lamaneeyey taarikha xusi doonta waxan sugnaa waa isbadal sal iyo baar ah

  • @waxsoosaar
    @waxsoosaar 2 роки тому

    GUUL & GOBANIMO!

  • @nagatarteh3051
    @nagatarteh3051 8 років тому

    i would make friends with you

  • @vitahuddacapsules6894
    @vitahuddacapsules6894 8 років тому +1

    somaliya ha noolato

  • @ahmedabdikadir8398
    @ahmedabdikadir8398 8 років тому

    sheeko music lasaaray

  • @deqodagan6400
    @deqodagan6400 7 років тому

    Wataa jigjiga lagu soo dhaweyye jubaland waa taad barigii ka suuxday

  • @dayaxshina2088
    @dayaxshina2088 7 років тому

    kuwan itobiyan sixray macga somaliyed ayey mel uga dhacen shiribiki

  • @naimaladan1698
    @naimaladan1698 8 років тому +4

    alaya cisag yaqay rer itobiya nolada waligen

    • @mohamedabdi8279
      @mohamedabdi8279 7 років тому +1

      Naima Ladan reer jigjiga dheh itobiya hadhine

    • @axmedmaxamuud3175
      @axmedmaxamuud3175 7 років тому +1

      Naima Ladan reer jigjiga ama deegaanka somalida dheh

  • @cabdiqanifanka529
    @cabdiqanifanka529 4 роки тому

    Nasab iyo gobaa iga jira dhankaa jigjigo ileen dhiig soojireen iyo dhalyaa igala dhaxeeysee jecliyaa jiritaankiina jigjigaay

  • @najiibhassan
    @najiibhassan 2 роки тому

    Habenka wan jogay kkkkk

  • @prettyshamhadstudio2751
    @prettyshamhadstudio2751 8 років тому +2

    xilki lagu sarey iyo bulshadaad ka sexateey hassanow toosh weyn ban kugu hayaa

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 Рік тому

    Jigjigo itopio ka tirsan tahay dhul itopio wa yiri xasan shiq hada ka hor

  • @mjango42
    @mjango42 8 років тому

    Xasan xoolo waa shaqsi aan kala garan karin siyaasada iyo shiribka muufada la siiyo

  • @firdowsadahir4297
    @firdowsadahir4297 8 років тому

    ash ash ooooc ooc

  • @zamzammahamed6464
    @zamzammahamed6464 8 років тому +2

    kkkkkkk

  • @suadabdalla9863
    @suadabdalla9863 8 років тому

    somali hanolato

  • @shaficiomar3584
    @shaficiomar3584 6 років тому

    walee president xasn waloo darsadey tagitankisii folxumaa

  • @nachibadri9716
    @nachibadri9716 7 років тому

    Odayga sida loo soo dhaweeyay dadbaa ka hinaasan oo ku daafad meel la xooray ah, waxna aan galin, waxna bedeli karin! laan dheere ayuu Illahey ka dhigaye soo sixra oo soo habaara wax kale ma awoodaane ileen ragbaa gaashaan bira lagarab taagane!

  • @sabpretty506
    @sabpretty506 8 років тому

    lmaooo 😆

  • @user-yv4qc1em7e
    @user-yv4qc1em7e 6 років тому

    Wali fursad ayaa haysataa yuusan kaatagin baska waxa tahay muwaadan mudan xuriya aba qardharga baroda qar qax xanun laildarn qaarcil calolyo qar waaw yiro wax ersanayan yub eeyo tabara dadkana kudarsaday kuwa yaabano dayaaya

  • @MohamedAhmed-zy3kz
    @MohamedAhmed-zy3kz 8 років тому +1

    aqas

  • @najmaabdullahi5107
    @najmaabdullahi5107 8 років тому +1

    mamada nimca dareen iyo nimca yasiin u dhaxesa magacada hala igu caawiyo waa ka hale

  • @xamdisharaf9190
    @xamdisharaf9190 7 років тому

    kama helin dad ayaguba dulmi kujira muxuu ka doonay uf Ethiopia I hate

    • @amaanaanaa9848
      @amaanaanaa9848 7 років тому +1

      waa walalihiis wxay donan haku jiraan somali kalama go do hadey laba dal kaso kala kaceen xata

  • @soomaaliweyn215
    @soomaaliweyn215 5 років тому

    ar soomaalaay gaar ahaan reer jig jiga fadlan gabadha labaad ee heesta qaadeysa oo shaarka madowna wadato meel ha laygu sheego 🤣🤣🤣🤣

  • @fmohamud2237
    @fmohamud2237 6 років тому

    Shimbir iyo waraf war iskuma hayan 😳😏😏😏

    • @gulzarkathatkathat545
      @gulzarkathatkathat545 6 років тому

      maasha.aallah.ogaaden
      jigjiga.hooralosoconaya
      xaamaarhaajirtosomalilad.