DAAWO - Booqashada Madaxweyne Xassan Sh Maxamuud Ee Jigjiga 'Waxaan U imid Inaan Khibrad Kororsado’

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 вер 2024
  • oo Booqasha Ramsi ah U gaadhay
    Magaalada Jigjiga Xaruunta Maamulka DDSI Ayaa Si Weyn Loogu Soo Dhaweeyay,
    Waxaana Garoonka Uga Hortagay Xubno Uu Ka Mid Ahaa
    Madaxwaynaha DDSI Mudane Cabdi Maxamuud Cumar
    Iyo Gudoomiyaha Xisbiga (XDSHSI) Mudane Maxamed Rashiid Isaaq,
    Madaxa Xarunta Dhexe XDSHSI Mudane C/Casiis Maxamed Cabdi,
    Madaxweyne Ku Xigeenka Dawladda Deegaanka Soomaalida Itoobiya
    Cabdixakiin Cigaal Cumar, Wasiirka Ganacsiga
    DDSI Mudane Khadar Abdi Ismaciil Iyo Mas’uuliin Kale..
    Booqashada Madaxweyne Xasan Uu Maanta
    Ku Tagay Jigjiga Ayaa Lagu Sheegay In Ay Tahay
    Sidii Uu Kulammo Ula Yeelan Lahaa Mas’uuliyiinta
    Maamulka DDSI; Iyadoo Markii Uu Tagay Magaalada
    Jigjiga Isla Markiiba Kulan Irduhu U Xiran Yihiin
    La Galay Madaxewynaha DDSI
    ................................................................
    Subscribe to our channels to keep up to date with
    All the latest news and updates,
    Join Us on Facebook @ / abdiaskaritube
    Follow us on twitter @ / abdiaskaritube
    Email: abdiaskaritube@gmail.com
    …………………………………………………
    Our Main Channel … / abdiaskaritube
    Our new Channel …. / abdiaskarimedia
    ''And thumbs up if you thing I brought this video to your attention'' Thanks

КОМЕНТАРІ • 33

  • @fartounmohamed7733
    @fartounmohamed7733 7 років тому +6

    yahuu alxmdulilah Allah inaga reebay hassan shekh. geese Candida iyo dalkisa jacel says Allah Nadal inooga dhiigay umada somaliyeedna waxaan rajeyna inaan garaab istagaan frmaajo

  • @maxamed9633
    @maxamed9633 6 місяців тому +1

    Cmc rabi haka soodaayo cadawga

  • @hogaarmedia7096
    @hogaarmedia7096 7 років тому +2

    xoolahan filinkiisa waa dhamaday wixi xabasho daba dhilif u ah ayagaa ka shalaayi doono one day insha allah

  • @BEERYAHAN
    @BEERYAHAN 5 місяців тому

    2024 HSM oo iska dhigaa WADDANI taariikhdu ma naxariisato !!

  • @kafdh9770
    @kafdh9770 8 років тому +3

    doqonta Ethiopia dadkii dabo raaaacay miyaaaa wax ka korarseeenaaa hal cadaw ayaaa leeenahay waaana xabashida shiiirka badan

  • @aydidmahamed6500
    @aydidmahamed6500 7 років тому +2

    qofkii cuqdad hayso ha dhinto soo dhawaw madaxweyne Hasan sheik,D.D.S.I.

  • @cabdinuurmaxamuud6942
    @cabdinuurmaxamuud6942 4 роки тому +2

    Kkkkkkkkkkk xasan sheekh maxamuud boshadaan waxey cadeysay Qima xumidiisa In umad soomaliyeed ooladulminayo Inuu kufarxo

  • @ahmedhussain9309
    @ahmedhussain9309 8 років тому +1

    itoobiya waxaa saaxiib la ah inta waxma garatada ah iyo dabaqoodhiga sharaftoodii iibsaday itoobiya iyo somaliya waxaa kadhexeeya waa cadaawad ee maxay ku hadli qushaashiintaani uf uf uf fooqal uf

  • @sudayss1947
    @sudayss1947 8 років тому +1

    waa su aale dadka somaliya maxay uga xumadan marka DDSI laso hadal qado anigu yaabee somalida jabuti ma hadal qadan kuwa kiniya ma hadal qadan mays tidhi DDSI wayka xunyihiin Awoowgiin lanaar moriyaantiyey somalida Ethiopiå waa hal qudha wixii na daneeya ayaan danaynaa kii kale cudurka haya wuu la dhiman oo qudha

  • @Myworld-dn1nt
    @Myworld-dn1nt 8 років тому +1

    ufff wuuu necebeyy wlhi maaa kuwi Ethiopia wasi jiren adeen uu aday anago ah wadan dhaan sharaf leeeh fuck eithopa iyo dawa delefkoda

  • @ak.0-010
    @ak.0-010 4 роки тому +1

    kanaa dagay kanana iilaaban kan laqarinayana weer qotomo weeye soojog laga waayo soojifo lacag dadbey cagta gelisay caqligana kaga lumay

  • @cismaanxasan6555
    @cismaanxasan6555 8 років тому +1

    war nikaan wadan ithopia ayuu gacanta u geliyay ee naga qabta

  • @ubahkacaan2998
    @ubahkacaan2998 8 років тому

    WAXAAN LA YAABAA SOOMAALIDA INTA XUN KA SHAQEEY NABAD IN LA HELAA JECLEEN QABIIL NA MAR WALBA KA SHAQEEY NAYA CUDUR KA IDUKU JIRO ILAAH HADIIKA CAAFIYO

  • @maymunsed9938
    @maymunsed9938 8 років тому +1

    cajiib kilinka lixaad ayaa rumowday walee

  • @nuurali3439
    @nuurali3439 Рік тому

    Dds waa itoobiya yaa codka qaba

  • @hddruu6346
    @hddruu6346 4 роки тому

    As

  • @glm4604
    @glm4604 8 років тому

    inta qoraalka xun qoraysa fadlan wax aan wanaag ahayn ha qorin,
    arxan darro iyo xishma darro ayaa nahaysata

  • @azlmcl198
    @azlmcl198 8 років тому

    allow umada labadan ka ka dhawr umada waa laba mavia oo kala daran midna waa hawiye midna waa daarood allow umada ka dhawr umada

    • @hogaarmedia7096
      @hogaarmedia7096 7 років тому

      Azl Mcl xabashaa ku dhay ilma tigree

    • @azlmcl198
      @azlmcl198 7 років тому

      abwaan shuuci xaal baan bixiyey beri aan qabyaalada ku dhex lumay bay ahayde iga raali ahaada xaal baan bixiyaye.

    • @jaleefanofficial3743
      @jaleefanofficial3743 6 років тому

      CUQDADLAND meel walba baroor iyo habaar uun miyaa wadaan

  • @zahuurqalanjo5811
    @zahuurqalanjo5811 8 років тому

    mumtaz walal dadka qalbiga ayaa loo dhisaa

  • @dblockforlife2044
    @dblockforlife2044 6 років тому

    they should arrested him

    • @zakariafarah1101
      @zakariafarah1101 2 роки тому

      He was already arrested. He is in jail in Addis Ababa!

  • @ahmedfunny1221
    @ahmedfunny1221 7 років тому

    iidoor ku haday wax kasta haku had. la an danbi. malaha ayaa haboon ahaa. dhaama

  • @ubahkacaan2998
    @ubahkacaan2998 8 років тому

    WAXAAN LA YAABAA SOOMAALIDA INTA XUN KA SHAQEEY NABAD IN LA HELAA JECLEEN QABIIL NA MAR WALBA KA SHAQEEY NAYA CUDUR KA IDUKU JIRO ILAAH HADIIKA CAAFIYO