КОМЕНТАРІ •

  • @samiramohamed4037
    @samiramohamed4037 4 роки тому +357

    Wlh wan ku faana inan Somali ka dhashay alx Hooyo wa Somali 🇸🇴
    Aabe na wa Arab lubanan 🇱🇧
    Waxan ku nolahay Switzerland 🇨🇭
    Somali Hanolato✌🏻🌷

    • @alivebile9260
      @alivebile9260 4 роки тому +10

      Samira Mohamed somalia tahay samiira

    • @mohamedsulub4665
      @mohamedsulub4665 4 роки тому +3

      noolow abti

    • @niyaaladem
      @niyaaladem 4 роки тому +2

      Soo barbaar haabo.

    • @tusmoaadil6258
      @tusmoaadil6258 4 роки тому +3

      Samira mohamad
      Leeki baaba libnaani wa maama somaliya
      Shuu haay khalta al xilwe,habo we love u too😍😍

    • @tusmoaadil6258
      @tusmoaadil6258 4 роки тому +2

      @@samiramohamed4037
      Habo lahjada lubnaaniga baan kuu soo qoray ma ku hadashid Luqada aabe miyaa?

  • @saedali8939
    @saedali8939 3 роки тому +40

    Im so proud to be somali alhmdulilah 🇸🇴🇸🇴

  • @makoahmed7175
    @makoahmed7175 4 роки тому +52

    Masha Allah I am from Seattle I love my people Allow dhanta Somali midee somali cadowgeed hajabo I am origaly Somali galbeed I was born city of Dri Dawa (Dir Dhabe) anigu waxaan kudhashay magaalada Dir Dhabe Allow somali oo dhan meel walbay joogta ugargaar oo cadowga Somalia hajabo Allow aaamiiin masha Allah ilaahay waxaan karajaynaya inaan sanadka danbe kasoo qayb galo hadu Allah ii iiqoro masha Allah oon Somalia na soo booqdo waligay Somalia maan arag Allow nabad galyada usiyaadi Allhuma ☝👏اللهم امين

  • @farahahmed9153
    @farahahmed9153 4 роки тому +27

    MashaAllah somaliyey toos ☝️nabad iyo nolol from Djibouti ✌️

    • @kamalgiftin1448
      @kamalgiftin1448 4 роки тому +3

      thnks bro reer Djibouti waxad ino tihin walal anu jecel nahay alle haydin dhowro
      🇩🇯❤️✌️❤️🇸🇴

  • @momofchampions7293
    @momofchampions7293 4 роки тому +15

    Somali weyn may allah protect our land and people...may we find peace and love fpr each other and may qabiil disapear..may all the diaspora go back home and may we all be one people again☝️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏🏾

  • @muxiyadiincabdiamerica6833
    @muxiyadiincabdiamerica6833 4 роки тому +6

    Wlhi bilhai gabdhaha aad uga helay aad ayan ugu faraxansnhy inan Somali ka dhashay dadkayga wilal iyo gabdhona noolada ❤️❤️🇸🇴🇸🇴❤️❤️

  • @xaqdarowaran8822
    @xaqdarowaran8822 4 роки тому +61

    From Djibouti Sannad goora wacan soomaali museum MN 😍
    waayowaayo Nimco djamac heestii last song

    • @kamalgiftin1448
      @kamalgiftin1448 4 роки тому +2

      Heesta waxaa
      lahayd oo ku luqaysay(1988)
      fannaanadii qaranka ee
      khadija qalanjo

    • @asmasaid3944
      @asmasaid3944 4 роки тому +1

      @@kamalgiftin1448 sorry huno fananadeyna Neimco jaamac miigil aya iska lee heesta

    • @osmanaouled6971
      @osmanaouled6971 4 роки тому

      kamal giftin malaha waxa isku tihin isku reer qadijo qalanjo 😂🤷🏾‍♀️ee heeska dambee waxa qaday o iskaleh fananadi Nimco jamaac

    • @kamalgiftin1448
      @kamalgiftin1448 4 роки тому +3

      ​​​​​​​​​​​​​​​​​​@@osmanaouled6971
      kkk kk
      War, wlaahi inaan aqoon
      cid ey somaali ka tahay na daneynba midakale aniga maahi dadka nuuca wax ku cabire cudurka qabyaaladdu madax maray ee nin reer mogadisho asal oo somaaliba isugu mid tahan ahay(diriyam)song
      inay khadiija qalanjo la haydan ula jeeday
      ee hesta dambe nimco jama wa macruf

    • @omaregal164
      @omaregal164 4 роки тому

      Xaqdaro waran heesta origineel keeda nimco maleh, heestu waa cultural music qofkastaa u qaado miro gaar u ah nimco jama iyaduna si lamid ah ayeey u qaaday, heeso dadkoo dhan wada leeyihiin oo aan lakala lahayn baa jira sida diiyoo hidii, iyo laaylaay, hoobaalayeey hoobee, iyo heeso badan oo raaaxeeye layiraa. Waa ciyaar dhaqmeed somalida meel waxba ooy joogaan

  • @leilamandek8413
    @leilamandek8413 4 роки тому +13

    Somali ha nolatooo😍😍💋💋
    Depuis Djibouti

  • @yordanosmehari3470
    @yordanosmehari3470 4 роки тому +15

    My brothers nice music we love u, I am your sister from Eritrea.

    • @kamalgiftin1448
      @kamalgiftin1448 4 роки тому +1

      Thnks my sister
      we love you
      eritrean people🇪🇷❤🇸🇴✌️

    • @Shiinkayj
      @Shiinkayj 2 роки тому

      Haftey thank you😊

  • @hibanuura658
    @hibanuura658 4 роки тому +12

    Proud to be Somali 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💯❤❤❤❤

  • @peaceandlovepeople4222
    @peaceandlovepeople4222 4 роки тому +44

    Soomali farxad iyo midnimo ku noolada 🇸🇴🇸🇴😍👏

  • @kingabdirizakmukhtar
    @kingabdirizakmukhtar 4 роки тому +49

    It was really big night for us I love how everyone show up that night Somali love each other in Minnesota

  • @solostgen3862
    @solostgen3862 4 роки тому +17

    Thanks somali Museum MN dhankeeni wali qurba joogtaa idiinkaa haya salaan qaliibga iyo wadnaha kasoogodey. From NORWAY 💙🇸🇴💙🇸🇴💙🇸🇴💙🇸🇴💙🇸🇴🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹

  • @abdikarimx8787
    @abdikarimx8787 4 роки тому +3

    Waxaan idinka soo salamayaa wadanka jarmalka,somalideena minisota dagan Noolaada,waan idunku faani karnaa,.🇸🇴🇸🇴💙💙🇸🇴Somaliya Hanolato 🇸🇴 👍💙 🇸🇴💙🇸🇴

  • @curudacidadugsiga852
    @curudacidadugsiga852 4 роки тому +13

    Sanadkaan dad culus ku jiro maamo feynuus hodon c/rahmaan abdiwahab sahro masha allah 💝💝💝💝💝💝hormar wacan

  • @hamdamahamed8460
    @hamdamahamed8460 4 роки тому +37

    Faynuuz Sheekh Taahir 15 jir lmoda ale cimriga haw dhereyo mom qliya weye

  • @jasminsweetlove5898
    @jasminsweetlove5898 4 роки тому +10

    If I could like this song for 1000 times I would ❤️👌

  • @leylomohaoffice
    @leylomohaoffice 4 роки тому +112

    Janalakaan qofkii iskaleh waxaa kacodsanaa inee ruweyad odhameestiran nowada sogalisasn inta igu raacsan leek isara 👍

  • @mohamedgure461
    @mohamedgure461 4 роки тому +11

    We always came with few of our Somali Students Association here from Nashville and TRIO college group! Great anniversary on every year October and always best guides on beautifully curated artifacts. Definitely recommend worth travelling for such anniversary see y’ll next year 2020

  • @salebanabdi9886
    @salebanabdi9886 4 роки тому +9

    Idin Jeceli Daadkaygow Ilahay Qabilka Iyo Qudhunka Haynaga Daweeyo Wallahi Qurux Weeyan ❤️🙏❤️🇸🇴

    • @ranyaran9656
      @ranyaran9656 4 роки тому

      Amiin 🙏🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @marwaadam1304
    @marwaadam1304 4 роки тому +4

    I From Somali 🇸🇴 love you dadkeYga haddn dhimn meeshina baan idinku imaana haddu ilaah idmo wanka so muqa doona meehaas mama faynuus wanku salaamay ummac

  • @farxanking8709
    @farxanking8709 4 роки тому +11

    Masha allah qofka ugu horeya ee arka wan ku fanaa dhaqankeyga alx 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @abidaca1985
    @abidaca1985 8 місяців тому

    I'm from ETHIOPIA I love this music❤❤❤

  • @ayubhassan8613
    @ayubhassan8613 4 роки тому +8

    I can 100% confirm that somali girls are the most beautiful girls in the planet.
    I am proud to be somali..
    Love my people 👏👏🤗🤗🤗🤗

  • @nastehohassan2490
    @nastehohassan2490 4 роки тому +28

    Waan ku faanaa inaa Somali ka dhashay
    Been ayaan sheegi rabay waxaan dhihi rabay Hooyo waa Somali aabane😂Waa American
    lkn waxaan soo xasuustay Aabo inuu duco iga mudanyahay Aabe qabriga allaah kuu waasiciyo

    • @zakariaalinur6056
      @zakariaalinur6056 4 роки тому

      KKK yaab ayad leedahy meel aadan kadhaln miyaad sheeganisaH

    • @nastehohassan2490
      @nastehohassan2490 4 роки тому

      Danbi ayaanba ka cabsaday

    • @zakariaalinur6056
      @zakariaalinur6056 4 роки тому

      @@nastehohassan2490 danbiga ad ka cabsatay soma ahan inaad Somali nimo kafaatnto

    • @zakariaalinur6056
      @zakariaalinur6056 4 роки тому

      Marka hore somalia majogtd mia

    • @baxsancumar2735
      @baxsancumar2735 4 роки тому

      😂😂😂😂 waa iga qoslisey abaayo maxad American ku falaysa somali baad ba tahay

  • @amirahmohamedomer964
    @amirahmohamedomer964 4 роки тому +2

    Love the name of somali from somaliland

  • @shukrideeriye774
    @shukrideeriye774 4 роки тому +4

    Qurux wiilsha dhadheer iyo gabdha dhadheer oo dhuudhuban

  • @imanomar9818
    @imanomar9818 3 роки тому +5

    somali ha is raacdo ❤️🇸🇴✊✌️

  • @khadaryassein2445
    @khadaryassein2445 3 роки тому +4

    Waaar inantah koonka u xigtaH zida zhidan u ciyaaaryza ka helay wlhi ❣💋😁😋

  • @husseinmalinahmed9202
    @husseinmalinahmed9202 Рік тому

    Wow woow what a great concert i wish I was there love you guys from SYDNEY

  • @Hassan97Mohamed
    @Hassan97Mohamed 4 роки тому +6

    Fannan/Singer and music legendary abdiwahab antar naaji from Minneapolis to Toronto

  • @amiirasiciid964
    @amiirasiciid964 4 роки тому +4

    Wwwwwwwwww somali guuul faynuus wale siday u ciyartan ka helay ilahy cimriga haku barakeyo iyo cafimadka

  • @hamdamohamoudnor3582
    @hamdamohamoudnor3582 4 роки тому +10

    Masha allah sand guura wacan somalia museum thnk you so much 😍😍😍

  • @awoahmed2337
    @awoahmed2337 4 роки тому +11

    Love this song!!! Classic 💃🏻💃🏻

  • @peaceandstability9962
    @peaceandstability9962 4 роки тому +4

    Soomali maxamadeey gabadha baasha bidix ka dheelaysa ha la i raadiyo i'm really like say u ciyarayso marna faynuus la dhelaysa❤💯

  • @mohaaliofficial6283
    @mohaaliofficial6283 4 роки тому +18

    Meeshaan gabdhaha dheelayo runtii Hala gabar baa icajabisay mida uimaaday mom feynus

    • @ahmedabdulahi7697
      @ahmedabdulahi7697 3 роки тому

      Live hadad u aragto st poul mn bay ku nooshahay ma qurux badna inkastoo ay jidh is ka leedahay

    • @mohaaliofficial6283
      @mohaaliofficial6283 3 роки тому

      @@ahmedabdulahi7697 hhh funny baatahy bro ma sidaa baa adaa yaqaan ee waan salamy koley

  • @mohamedqadarcadde7445
    @mohamedqadarcadde7445 4 роки тому +6

    Runti codke cabdi qadir jube meshas tagan wye lnk fanankan magcisa magarnyi hamplyo Somli Minnesota Viv Somli 🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙

  • @matomuse7692
    @matomuse7692 4 роки тому +62

    Faynuus meel kasta Oy joogto wakamuuqata. Noloow

  • @safwanhalac11
    @safwanhalac11 4 роки тому +9

    Abdiwahab A Naji Respect big brother.

    • @Hassan97Mohamed
      @Hassan97Mohamed 4 роки тому

      Safwan Halac legend Safwan and legend and musician of North America from Minneapolis to Toronto abdiwahab antar naaji

  • @ismailnasri9936
    @ismailnasri9936 4 роки тому +10

    Am from somaliland . Waxaan ku faana kuna qanacsanahay soomaalinimada,
    soomaali ha noolaato.

  • @mariamaali5786
    @mariamaali5786 4 роки тому +7

    Sannad goora wacan soomaali museum MN 😍

  • @sawdojama2522
    @sawdojama2522 3 роки тому

    Ax🇸🇴😢❤️nbd illhw dhulkna nooga dhig waa bil Ramadan 😱

  • @nuraali7610
    @nuraali7610 4 роки тому +9

    Durman dadku waa madow durman dadku somalia durman dadku waa muslim diriyem diriyem

  • @mohamedabdirahman4208
    @mohamedabdirahman4208 4 роки тому +6

    Mamo faynuus Alle cimriga hakuu barakeeyo🤲

  • @tamerlanibrahimibrahimtame3052
    @tamerlanibrahimibrahimtame3052 2 роки тому +4

    Proud to be a somali 100%

  • @bashirshaah7920
    @bashirshaah7920 4 роки тому +1

    Wallee waxbaa ka dhacay looma kala harin 🇸🇴🇸🇴🇸🇴😍😍😍❤❤❤

  • @khadarlove9761
    @khadarlove9761 2 роки тому

    Soomaalinimo ayaa sharaf leh wlhi qabiilka urayo inuuna meelna nagaarsiin 🇸🇴❤️

  • @Gadito_Hamed
    @Gadito_Hamed 5 місяців тому

    I like this song ❤🇸🇴

  • @wlaxwlaxofficial564
    @wlaxwlaxofficial564 3 роки тому +1

    Durbaan dadku waa madow
    Durbaan hiddahaaga dhowr
    Durbaan dumarka iyo raggaba
    Durbaan daawaaad utahey
    Durbaan weligaa hajabin
    Diriyem ohooo Diriyem 💖😋✌

  • @mohamedaliahmed1475
    @mohamedaliahmed1475 4 роки тому +1

    Habeenkaas minnesota waa leesku arkay maama faynuus in the hause 😍😍😍😍

  • @youngartists2650
    @youngartists2650 4 роки тому +5

    I love my somali girls 🇸🇴❤️

  • @teamozil1039
    @teamozil1039 4 роки тому +2

    *Wlhi wxn ka helay gabadha geeska xigta e firfircoon cayarteda ka helay io farxada ka muqata war ya ila arka alla qurux bdnaa mcha allh*

  • @iamaworrier3649
    @iamaworrier3649 4 роки тому +1

    Masha Allah hablahan qurxoon waxaan hubaa in aysan Ka tagin dhaqanka soomaaliyeed sidoo kale waxa ay u barteen suugaanta iyo gabayda si qofka dalka Hooyo uusan u aqoon suugaanta afkeena Hooyo " waxaan idin rajeynaa in aadan ka tagin dhaqanka iyo hidada soomaaliyeed 🇸🇴
    Inkastoo weli aanan arag meusum dalka Somali sidaas oo kale barnaamijyo lagu soo bandhigo lkn wan rajeynaa si oo kale
    " Somalia 🇸🇴 🇸🇴❤️ waxaan ugu dardarmayaa in waxbartaan oo ay gartaan kuwo dalka joogo aqoonta aad kusoo celisaan "waayo dalalka maanta horumay badanaa waxaa lagu taliyaa in ay garan istaag iyo mid dhinac walba ay u muujiyeen qurba joogo soomaaliyeed "sida , Ethiopia 🇪🇹, Vietnam 🇻🇳, turkey 🇹🇷 iyo kuwa badan"marka dalka soomaali waa inoo wada baahan yahay " yaanan lagu halayn kuwa joogo oo kaliyah "
    Midnimada ummada soomaaliyeed halaga shaqeeyo caruurta iyo kuwo soo koraayo qabyaalad halaga ilaaliyo waayo cancer halis ah oo ka daran mid bini'aadam Ku dhaco
    Insha Allah soomaali American mar walba u taagnada 🇸🇴 calanka baluuga
    Guul iyo gobanimo
    Greetings from moqdisho

  • @philipilamo7255
    @philipilamo7255 4 роки тому +29

    3:38 "tii bogeygiyo beerku tabay"🔥🔥💟💟💟

  • @mustaphaabdimohamed909
    @mustaphaabdimohamed909 4 роки тому +25

    Heesta diryan maahan
    Hes cusub ee fadlan dadki lahaa
    Heesihii hore ku maamuusa
    Laga yaaba dad yar yari ee aan aqoon inay moodaan hees cusub

    • @AA-ks5ip
      @AA-ks5ip 3 роки тому +1

      Waa runtaa waa hees horey ay u qaaday Khadijo Qalanjo

  • @abumaxamedbelbel648
    @abumaxamedbelbel648 4 роки тому +15

    reer Minnesota gacan baan idin taagay
    qurba joogta ugu fiican somalida dhaqankad ilaa lisan

  • @jetaimemaman4826
    @jetaimemaman4826 4 роки тому +6

    Adoye hunoya ciise vs samaron mesha way inuu shidantahay 🥰🥰🥰🥰

  • @mohamedsaid2796
    @mohamedsaid2796 4 роки тому +2

    Gabadha ugu sokeeda xagga bidixda m.a aad ayey u ciyaraysaaa wow

  • @xaawomacalin3113
    @xaawomacalin3113 4 роки тому +9

    mama feynuus cimri dheer iyo caafimaad insha allah

  • @welovewariyaashasomalida489
    @welovewariyaashasomalida489 4 роки тому +1

    Gabadha geeska midig jirto aa ogu ciyaar shidan ciyaaalka xaafada waaaye Dadkeeygow Peace and love Somalia Hanoolaato 🇸🇴♥️🙏

  • @mamuna1995
    @mamuna1995 3 роки тому +6

    Good to see people of different ages taking part in these performances

  • @fardowsasalad4575
    @fardowsasalad4575 2 роки тому +1

    PERIODDD!!! I wish I was there😔

  • @aminaa7909
    @aminaa7909 4 роки тому +3

    What an amazing singer!

  • @adnoaadanadnoaadan3332
    @adnoaadanadnoaadan3332 4 роки тому

    Faynuus sh. Daahir mama aan jeclhy cimridheer iyo cafmad taama Noolow boqoradena 💋💫👑

  • @maxamedxasanmiicaadkule8066
    @maxamedxasanmiicaadkule8066 4 роки тому +20

    C/wahaab canatar naaji wxaad isku cod eeg tihiin juba markaad qaadayso heesta hore eenad u badalin heesta nimco jaamac cod na uu kugu dhaamaaday sxp

  • @shamsamohamudabdullahi4895
    @shamsamohamudabdullahi4895 4 роки тому +1

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤘❤🍀 ina somali ka dhashay Ku faaana

  • @kwar3606
    @kwar3606 4 роки тому +5

    big love faynuus shiiq dahir cimri iyo cafimaad allaha kusiiyo

    • @aichadarar1216
      @aichadarar1216 3 роки тому

      Amiiin 🙏,wan iska jeclahay ilahay amarkii faynuus 😔🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴🇩🇯🇸🇴🇩🇯🇸🇴

  • @sumaayaawaale1602
    @sumaayaawaale1602 4 роки тому +2

    Kuwaa like hoos Galinaayo somali mahan miyaa mase waa axmaaro

  • @mahadalkhaliiji2290
    @mahadalkhaliiji2290 4 роки тому +8

    Inshallah waxn rajeyna in aan ka qeybgalo sanadka dambe isooduceyy

    • @um.c3361
      @um.c3361 4 роки тому

      O xage oga qeb gale

  • @asiye717
    @asiye717 4 роки тому +4

    Codkisa 💋💋💋
    🇸🇴🇸🇴🇸🇴:heart::touching
    2020?

    • @madaale004
      @madaale004 4 роки тому +1

      Thats wy dz song is mingis 😃

    • @asiye717
      @asiye717 4 роки тому

      @@madaale004 😂😂😂mingis aa

  • @asmasahardid8111
    @asmasahardid8111 2 роки тому

    Wow mansha Allah farxad . Faynuus xitaa wa jibootay

  • @somstarmusa2872
    @somstarmusa2872 4 роки тому +1

    masha Allah Somalia ha noolaato

  • @faisakasim2138
    @faisakasim2138 4 роки тому +2

    👏👏👏👏wow wow caadi ma ahan👌🏾👌🏾🌺🌺🌹

  • @marshaalmuumin1466
    @marshaalmuumin1466 4 роки тому

    cabdi wahaab Cartan fanaanis and fanaanis and fanaanis qatar waaaaye

  • @boqoradasomaliyed9168
    @boqoradasomaliyed9168 4 роки тому +25

    Hestan love kuahaya alle dartisa like iisar iyo subscribe

  • @kor_dahab7919
    @kor_dahab7919 4 роки тому +1

    M.a waan farxaa markan arko somali saan iskugu duuban rabi wax idin dhibo idinma tuso

  • @ahmedadem1829
    @ahmedadem1829 4 роки тому +1

    Hey gyz hablaa menesota wa qrx miidhan 😋😋😋😋 from hargeisa ❤👄👄

  • @shugri.farahh
    @shugri.farahh 3 роки тому +1

    I love my people❤️❤️❤️🇸🇴

  • @64yearsago59
    @64yearsago59 4 роки тому +1

    Feynuus 30yrs ayay dib u noqotay, still young baad moodaa

  • @ahmedadem1829
    @ahmedadem1829 4 роки тому +5

    The rght one she hve cute dance 🔥🔥🔥🔥🔥🔥

  • @amiiradheeeman7857
    @amiiradheeeman7857 4 роки тому

    Faynuuus shiik daahir cimraga allh hku barakeeyo

  • @zamzamahmed5718
    @zamzamahmed5718 4 роки тому +7

    I love this song his a legend 😂😍❤

  • @beelomidmideeye8534
    @beelomidmideeye8534 Рік тому

    Yaa daawanaya 2022 💃💃

  • @ciiltiremoh8761
    @ciiltiremoh8761 4 роки тому +1

    somali american is best walaahi

  • @soyaansoy746
    @soyaansoy746 4 роки тому +3

    you are just beautiful
    god bless you
    love you

  • @khadaryassein2445
    @khadaryassein2445 4 роки тому +2

    Waaw heeez igah dheh nio❤

  • @Football.lovers114
    @Football.lovers114 4 роки тому

    Heestii diyam maaha ee waa diryaan👍

  • @ekraamsuleyman939
    @ekraamsuleyman939 4 роки тому +2

    Kah hesta hesaha love 💞♥️🥰

  • @anwarburi
    @anwarburi 3 роки тому +2

    Habenkas AA Nagi wuu kala kiciyay!! 😊

  • @JJ-jk5sw
    @JJ-jk5sw 4 роки тому +5

    This was booooooooom 💥💥💥💥💥

  • @buujaasomaliofficial9090
    @buujaasomaliofficial9090 4 роки тому

    Wan ka hela in magaca somalia kor uqaaadan

  • @sophiaali8042
    @sophiaali8042 3 роки тому

    Waaw traditionally song😇

  • @user-xz7vb7bp6u
    @user-xz7vb7bp6u 4 роки тому +1

    Ilaahaw Somali midee oo xooji

  • @fatmaseid1504
    @fatmaseid1504 4 роки тому

    isagoo dhamaystiran noosogaliyaa sanadkaa sifiican baa looso jabeyay

  • @Waryaa.Mindset
    @Waryaa.Mindset 4 роки тому +2

    I love you my peaople

  • @kremomigos
    @kremomigos 4 роки тому +2

    My people in the building 👏👏👏

  • @ruweyda_quruxx3955
    @ruweyda_quruxx3955 4 роки тому +2

    Somalis♥️🇸🇴

  • @mohamoodibrahim30
    @mohamoodibrahim30 4 роки тому +6

    maamo Faynuus
    hor istaageeda kaliya
    ayaaba MASRAXU KU SHIDMAA.

  • @hashimohamud2150
    @hashimohamud2150 8 місяців тому

    Hees macaan

  • @mooyealimooye2288
    @mooyealimooye2288 4 роки тому

    Labada hablood ee madax shaxshaxda weeyi way igu socdaan amateetka u furan wax ka qabsho malaha❤️💋🤦‍♂️💋💋yaa ila arkay