XARIIR AHMED IYO XAMDI BILAN | AROOSKA LAMMAANAHA QARNIGA | ABUKAR & MUNA | 2020 OFFICIAL VIDEO

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 жов 2024
  • SIDA MAN & UBAX
    MEEL QUDHA KU YAAL
    ISKU MILA NAFTOO
    MATAANEEYA EBIKIIN..
    HEESTA AROOSKA
    ABUKAR ABDULLAHI I MOHAMUD &
    MUNA IBRAHIM JIMALE
    MUQDISHO IYO AROOSKA QARNIGA..
    XARIIR AXMED IYO XAMDI BILAN..
    BEST AROOS SONG ..
    ( official music video 2020 )
    ………………………………
     EREYADA: JABANE CABDI JABANE
     LAXANKA: XARIIR AHMED
     CODADKA: XARIIR & XAMDI
     MUSIC: CABDI ABIIB
     MUUQAALLADA XEEBTA BY: Y3A & SBR
     MUUQAALLADA AROOSKA: BY INJEEDEY
     EDITED & PRODUCED BY ABDIASKARITUBE
    ...........................................
    ABDIASKARI MEDIA PRODUCTIONS
    SULDAAN SEERAAR
    MISS XIIS
    KIIN JAAMAC
    NADIIRA NAYRUUS
    SHAADIYO SHARAF
    GULLED SIMBA
    XARIIR AHMED
    XIDIGAHA GEESKA
    JIGJIGA - HARGEYSA - XAMAR
    AROOSKA ISKALAAJI
    HOODO GARAYS
    -------------------------------------
    Enjoy, Comment Accordingly, Share and
    Subscribe to our channels to keep up to date with
    All the latest news and updates,
    Join Us on Facebook @ / abdiaskaritube
    Follow us on twitter @ / abdiaskaritube
    Email: abdiaskaritube@gmail.com
    …………………………………………………
    Our Main Channel … / abdiaskaritube
    Our new Channel …. / abdiaskarimedia
    ''And thumbs up if you thing I brought this video to your attention'' Thanks

КОМЕНТАРІ • 338

  • @azhmeercawil6522
    @azhmeercawil6522 4 роки тому +70

    Xariir Ahmed Waa fanaan fanaan dhaafey wallahi Legend waaye 🥰✅

  • @sahramohamed1933
    @sahramohamed1933 4 роки тому +13

    Hambalyo hambalyo my sister muna ibraahim jimcale n seyged abuukar cabdulahi maxamud ubad qeyr qabo allah idin siiyo aamin yaa rabi🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @durand.faraadde220
    @durand.faraadde220 4 роки тому +7

    waaaaw masha allaah allaha barakeyo arooska walalahena is calmaday sido kle meshan wxn ka salama faniinta aad iyo aad iku weyn xariir ahmed iyo hamdi mahamed Ali ku magac dheer ahmed bilan

  • @daudisalah1500
    @daudisalah1500 4 роки тому +8

    Codki Hamda Bilan si an caadhi ehe ban ogumaqsudhe 😍😘😘😘😘

  • @sammoses8639
    @sammoses8639 4 роки тому +35

    Labo fanaan oo da'yar oo aan aad utaageero waliba xariir♥️

    • @siiseyjr6128
      @siiseyjr6128 3 роки тому +1

      Xariir axmed 💞💞💞💞💞💞💞💞

  • @yarkjclyarnkod2822
    @yarkjclyarnkod2822 4 роки тому +32

    Mansha alllah wllshey muna ibrahim and Seyga Abuukar allah idiiin dhwro Guuulesta wligiiin Lamanah Qarniga wllle wn ka xmuahy in aan kamaqnahy aroooska wlllshy Muna Ibraahim IY abuukr

    • @umuhalla1863
      @umuhalla1863 4 роки тому +2

      Dhib mlhn Wllke booskga aniga buuxiye❣❣❣

    • @yarkjclyarnkod2822
      @yarkjclyarnkod2822 4 роки тому +1

      @@umuhalla1863 wan ku ogay Wllshey Hani muxudin apti alllah ku dhwro

  • @awjimcaale3486
    @awjimcaale3486 4 роки тому +15

    HAMBALYO aroos qurux badan mashallah, lagu sharfay xariir axmed, Ducada leydiin ajiib

  • @axmedsaleban9725
    @axmedsaleban9725 3 роки тому +3

    Masha allah alle hakala siyo ubad qayr qaba aamiin

  • @qaaliquman5898
    @qaaliquman5898 4 роки тому +12

    alfanan xariir axmed my queem hamdi bilan labada qaf aan fanka ka amin sanahay gulesta gacalayal 👏👏👏👏

  • @umuhalla1863
    @umuhalla1863 4 роки тому +10

    Masha Allah mcntydi muna ibrahim jimcale and my duma Abukar Abdullahi isku wara Abid hees iyo badh m.a💟💟💟💟

  • @khadarhapy2439
    @khadarhapy2439 4 роки тому +9

    Waaaw waxaasaa hees ah, super xariir iyo xamdi bilan amizing 2020

  • @sahruujo3220
    @sahruujo3220 4 роки тому +10

    Boqorada codka xamda bilin woow ❤️👌👌👌✔️👏👏

  • @munaosman1223
    @munaosman1223 4 роки тому +32

    Mansha allah aroos barakoleh alle ha ooga dhigo insha allah

  • @ayanalihassan6408
    @ayanalihassan6408 4 роки тому +3

    Masha Allah Alfa mabruuk bata oo barakooba Wallkay iyo walshay mcn Sanada bdn cafimaad kuwada jooga

  • @axmednuurtamaan2041
    @axmednuurtamaan2041 4 роки тому +17

    Xariir Axmed fanaanka fanaaniita ka dhuun dheer❤

  • @mahadguure5984
    @mahadguure5984 4 роки тому +5

    Masha allah hampalyo hampalyo bakar io munay waaxaan alle idinkaaga baryaa 🤲🏽owlaad bariya dhaxdiina kapeero hampalyo iskuwaara 💑💉💑

  • @taakuleeyeofficial3314
    @taakuleeyeofficial3314 4 роки тому +182

    Umada muslimka ah ilaahay ha ka bad baadiyo coronavirus ka aamiinta raaciya walalayaal 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @deziofficial3172
    @deziofficial3172 4 роки тому +8

    alweys Xamda bilan fanan dhaaxaa meel waa saartay wlhi habargidirnimo/saruurnimo keep going

    • @Newera9919
      @Newera9919 4 роки тому

      Gabadha fanaaninta Muqdiahu miyaa? Jigjiga ayan moodaye

    • @boqoradainaabukar5828
      @boqoradainaabukar5828 4 роки тому

      Kasim Abdirahman muqdisho waaye

    • @Newera9919
      @Newera9919 4 роки тому

      @@boqoradainaabukar5828 😍😍😍

  • @saahidcadeysay7485
    @saahidcadeysay7485 4 роки тому +9

    Hambalyo hambalyo
    abukar io muna
    alfanan xarir zxb sigaran ku salamaya
    zido kale ABDIASKARI TUBE
    Youtuperka kaliyen tagera thy
    horey u soco
    SAAHID CADEYSEY joga Galkaco🙏🙏

  • @ayanahmed8433
    @ayanahmed8433 4 роки тому +4

    Intaas iyo ka badn baad uqalntiin boqoradeyna muna dumaashi abuubakar barakooba 🌹😍😍

  • @aadanweyne9530
    @aadanweyne9530 4 роки тому +7

    Waaw❤ Masha allah ❤Hambalyo Hambalyo isku wara ubad kheyr Gaba Kala HelA💞💞💞💞❤

  • @najmaciise5038
    @najmaciise5038 4 роки тому +6

    Hambalyo arooska io aroosada
    Lkn hamda io xariir xagee wada jogaan
    Ma xamda jigjiga tagty
    Mise xariir ayaa xmr yimid 👏👏👏👏

    • @nastehahussein3973
      @nastehahussein3973 4 роки тому +1

      Waa muqdisho abayo

    • @ayuubkaahee6841
      @ayuubkaahee6841 4 роки тому +2

      Xarirba xamar tagay oo aroskan lagu cazumay waa eliate hotel

    • @naimaabdiraxmaan7063
      @naimaabdiraxmaan7063 4 роки тому

      @@ayuubkaahee6841 ma hubtaa in ay mesha in ay muqdisho thy ma xildhibana mise maxay yhn

  • @maqoslemaquuste9089
    @maqoslemaquuste9089 4 роки тому +5

    Xamda bilan. Love ayaan ku ahay. Tolow May madax banan tahay yaa og. Aroos ka qarniga ayaan u dhigi lahaaye

  • @carficudoon9942
    @carficudoon9942 4 роки тому +1

    M.a. guurkina guur qeir lee Allah haidhin kadigo lamanaha qarniga isodordhey uwadh qeir qawan kalahela Aminn thuma Aminn ❤❤❤❤🤲🤲🤲🤲

  • @inaabdullahi1503
    @inaabdullahi1503 4 роки тому +8

    Xariir Axmed waa legend waxbo laga ma qaban karo runtii ❤️ hor usoco waligaa legend

  • @ikraanmaxamed5230
    @ikraanmaxamed5230 4 роки тому +10

    Hambalyo guurkiina guur qeyr ubad kalahela amiin

  • @abdiqafarsaidamir56
    @abdiqafarsaidamir56 4 роки тому +5

    masha allah mabruuk wlky abukar iyo dumashideyda muna noqda kuwa isku waara ubad qeer qaba kala hela

  • @basroabuubakar813
    @basroabuubakar813 4 роки тому +3

    Mnsha allah arooskii Lagu nagaado awiida insha allah

  • @ayanmabdulle2908
    @ayanmabdulle2908 4 роки тому +33

    Xamda bilan io xarir fananiinteyda❤

  • @hamdiquen8372
    @hamdiquen8372 4 роки тому +3

    manshllah hambalyo iskuwara oo ubaad kheer qabo kalahela long life fananinteyda xamda bilan and xariir ahmed

  • @fatumomohamed781
    @fatumomohamed781 4 роки тому +7

    Masha Allah isku waara ubad khayr qabo kala helo 🌹🌹🌹

  • @ramosmavio1536
    @ramosmavio1536 4 роки тому +22

    Hees iga dheh wllhy mamaqal mid lamida kikikikiki

  • @safiyadollaroffcail2747
    @safiyadollaroffcail2747 4 роки тому +4

    Hambalyo wllo guurkiina guur khayr allh ha ka dhigo quruxeey

  • @nasiyoquruxgawarsomalia1531
    @nasiyoquruxgawarsomalia1531 4 роки тому +3

    aroos shidan iga dheh iso duceya aniga mid sidan cml aroos shidan igu idhigo in ilhey isahlo👏 iguso duceya🙅

    • @jiijaahmed1776
      @jiijaahmed1776 4 роки тому

      Kkkkk mid ku jecel Allah ku sahlo aroos weyn oo guriga marka la tago aad ku qanacsanayn ma fiicane

  • @saabirarts6462
    @saabirarts6462 4 роки тому +10

    Laba is jecel markay is helaan wa sidaan oo kale alle isku daa farxada ka muuqata alle hawgu wado aamen

  • @hamducadey7213
    @hamducadey7213 4 роки тому +1

    Masha allah Wllkey Bakar Duma Muna Isku wara Arooski Qarniga ♥️👑

  • @maryancabdicabdulle8181
    @maryancabdicabdulle8181 4 роки тому +7

    Xariir ahmed cabdulaahi fanaan aan tageero horsey u soco

  • @khadarhapy2439
    @khadarhapy2439 4 роки тому +9

    Top fanaan xariir axmad my fav fanaan🙏

  • @drsadiaahmed8321
    @drsadiaahmed8321 4 роки тому +6

    Allaha isku barakeeyo rerka cusub

  • @ahmedalimohamed7572
    @ahmedalimohamed7572 3 роки тому

    Weligaa ku xidhnow Abdi Askari Tube. It is simply the best.

  • @zeynazeyna2194
    @zeynazeyna2194 4 роки тому +2

    Masha allah hambalyo leyahay isku wara❤❤😍😍
    Ana hes aroos raba in layso qado😀😀😍❤

  • @najmanour1687
    @najmanour1687 4 роки тому +1

    Mabruuk bro bakar abadullahi adiga iyo marwadada qaliga isku wara abid

  • @fartunahmed2046
    @fartunahmed2046 4 роки тому +6

    Mashallah congratulations 🥳They’re beautiful couple 😘👩‍❤️‍💋‍👨🥰 And amazing song ❤️

  • @mahadabdullahi1021
    @mahadabdullahi1021 4 роки тому +3

    M.a waxa aan aad u taageraa xariir mida kale waxa uuba sii bixiyay magyada caruurta waan u hanbalyeenaa caruus yada cusub

  • @maryamaadem7179
    @maryamaadem7179 4 роки тому +7

    Maasha allaaha aamiin aamiin yaarabi 🤲🤲

  • @Kindlyy99
    @Kindlyy99 4 роки тому +4

    Mabruuk wlshyda barakoowa oo mid ahaada👸🏼❤️❤️😭

  • @yasminali74
    @yasminali74 4 роки тому +1

    Guurkiina guur kheyr👌

  • @anshahofficial7957
    @anshahofficial7957 4 роки тому +4

    Abdi askari horay usoco youtuber kaama horeeyo libah

  • @maxamedshuqaale4629
    @maxamedshuqaale4629 4 роки тому +8

    Ilahey haxafido lamanaha cusub hampalyo aya idin lehay

  • @aniisamahamoud8597
    @aniisamahamoud8597 4 роки тому +6

    Mashallah am in love with how they are vibing do you have a twin groom. Mashallah may this union be pleased with happiness and Allah's guidance.👍

  • @abdiwaasacqorshe7195
    @abdiwaasacqorshe7195 3 роки тому +5

    Iskuwaara.
    Xariir Ahmed iyo Xamda Bilan wey isku nuurayaan.

  • @ikraanmaxamed5230
    @ikraanmaxamed5230 4 роки тому +13

    Aniga waxaa iicasooman arooskayg insha allah fanaanitaan ookamid ah xamdi suldaan xariir iyo Cabdi hani

  • @valkomnatillyoutube6790
    @valkomnatillyoutube6790 4 роки тому +1

    Asc hambalyo guulesta aroos wacan iyo can gabar iyo Dahab 👏👏👏 Balse midkale Abdi Askari joji exashada dadne love dadne wad ka deysatey marka wad khabyaladeyse bahash ee stop ina adeer

  • @dhiirragalinaftaada9006
    @dhiirragalinaftaada9006 4 роки тому +1

    MASHA ALH MAPRUUK ALFA MAPRUUK AWLAAD SAALAXA CAMAL IYO CIBAADO SUUBAN CAADIL IDIIN KA BARINA
    ABDI ASKARI SHACABKAAD SHAQO ADAG U HAYZA POE HORAY USOCO LIBAAX
    OUP PROMISE IS 1 MILYAN 2021 SAY ALLAH👏👏👏👏👏

  • @aaminacazko2784
    @aaminacazko2784 3 роки тому +2

    Waxasa fanaaniina Akhlaaq iyo mnshlh dadnimo mnshlh xamda iyo xariir

  • @queenxuriyo7071
    @queenxuriyo7071 4 роки тому +2

    Hambalyo walashey muna ibrahim io duu abukar ubad qeyr qaba kala helaa

  • @mustafacumar3988
    @mustafacumar3988 4 роки тому +3

    Hmbalyo abyo Muno Ibraahiim Jimcaale 👏👏

  • @uncofreelaughindustry4028
    @uncofreelaughindustry4028 4 роки тому +7

    Maa shaa Allah Hambalyo from UK the song is amazing and really lov it

  • @hal-abuurhayle8659
    @hal-abuurhayle8659 4 роки тому +3

    Wllshy muna iyo seygeeda bakar barakooba❤

  • @nadiirhaybe4782
    @nadiirhaybe4782 4 роки тому +8

    XARIIR TEAM 💥🎵❤

    • @siiseyjr6128
      @siiseyjr6128 3 роки тому +2

      Fanaan aan aad ujeclahay xariir💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘

  • @hanitaqaali746
    @hanitaqaali746 4 роки тому +1

    Mashlllah habaliyo isku wara ubaad qer qaba alha kala siiyo

  • @favousfa3979
    @favousfa3979 4 роки тому +4

    Mash allh ilahy ha idin bareyo wlalyaal

  • @ayaancismaanhassan2628
    @ayaancismaanhassan2628 4 роки тому +1

    M.a xamdi iyo xariir labo fanaan aan tageero horay usocdo

  • @ahmedosman3931
    @ahmedosman3931 3 роки тому

    Waawoow Arooskii Mataanaha Abuubakar iyo Muuna Sida Mayey Da.ay Malka Khayr Degay isku Muuqda is makaabsadoo Middigta is Qabsada

  • @sahankawararka9922
    @sahankawararka9922 4 роки тому +9

    Hambalyo lamaanaha is doortay xariirna jigjiga ka wacday

  • @ayuubkaahee6841
    @ayuubkaahee6841 4 роки тому +1

    Hambalyo sxb igu qaali ah bakar c/lla iyo dumashi muna isku waara oo ubad kheyr qaba kala hela insha allah wiil iyo caano gabar iyo caano

  • @ajmaalomar2093
    @ajmaalomar2093 4 роки тому +1

    Msh allh congratulations lamanaha abdi askari anne arooskeyga rabaa lkn sideen kugu helaa waaye hee 💕

  • @suganemedia1149
    @suganemedia1149 4 роки тому +3

    Yes anaa ugu horeeya

  • @farhiaismail3156
    @farhiaismail3156 4 роки тому

    M.SHA Alaah wll Abukar Iyo walashey muna Hambalyo hambalyo

  • @Bashiradanbarre2024
    @Bashiradanbarre2024 3 роки тому +1

    mansha allah hanbalyo qooska cusub ee somaliyed

  • @hafsaqaali2059
    @hafsaqaali2059 4 роки тому +1

    Masha allah .... hambalyo aroos wcn..... ❤👏👏

  • @farahjama1093
    @farahjama1093 4 роки тому +6

    Mar haduu arooskuba
    Aayadaha qur aan kiyo
    Xadiis laga aqriyin
    Aayatiin maloo horaa
    Loo arkaye Arinkaas
    Qabsadaaaaaaaaa
    Ayaantana kuqora
    Xasuustiyo qalbigaaaa

  • @iqramacalincali4539
    @iqramacalincali4539 4 роки тому +6

    Beautiful xamdi bilan and
    xariir axmed

  • @khadarhapy2439
    @khadarhapy2439 4 роки тому +1

    Waaw best song hobolka gayiga xariir iyo xamda bilan

  • @khairecadde6262
    @khairecadde6262 4 роки тому +3

    Mashalah gobanimo 💯🇸🇴

  • @nastaqalanjo1335
    @nastaqalanjo1335 4 роки тому +1

    Hbo muna io anti abukar hmplyo❤👑👏👏

  • @deequunihassan5255
    @deequunihassan5255 4 роки тому

    M.a lamane isku raage aalle hakadhigo amiin

  • @mohabashiir6046
    @mohabashiir6046 4 роки тому +1

    Waa oky pro keep going

  • @najiibyare4483
    @najiibyare4483 4 роки тому +20

    Aqonyahanada abgaal ee isguursaday waan hanbalyenaya

    • @naimaabdiraxmaan7063
      @naimaabdiraxmaan7063 4 роки тому +1

      Yaa kuu shegay in ay abgaal yhn adigo mahadsan

    • @Fawziamuuse
      @Fawziamuuse 4 роки тому +1

      @@naimaabdiraxmaan7063 abayo waa abgaal waliba gabadha waa iska dhal oo waa walashey wiilka inuu iska dhal yahay ma ogi

    • @naimaabdiraxmaan7063
      @naimaabdiraxmaan7063 4 роки тому +1

      @@Fawziamuuse thnks xabibti

  • @mahadxasan319
    @mahadxasan319 2 роки тому

    Hambalyo wll

  • @hamidoudiarra3286
    @hamidoudiarra3286 4 роки тому +4

    Très très fort pour moi félicitations félicitations que Allah il vous garde puls longtemps Amina Amina ya Rabi wahidou salam

  • @fuaatyare8545
    @fuaatyare8545 4 роки тому +2

    Alla maxad dad Qaar ka yaabaysaa

  • @sadiaahmed9875
    @sadiaahmed9875 4 роки тому

    Masha allah mabruuuk alfa marah isku waaaara abid ka la hela ubad kheyr leh insha allh

  • @axmadmaxamad3645
    @axmadmaxamad3645 3 роки тому

    Alfanan xarir Zxb horay usoco

  • @falismohamudgelle6984
    @falismohamudgelle6984 4 роки тому +1

    M.a hambaliyo sis muna io seygeda abukar💞❣

  • @qadiijoabdiwahab8083
    @qadiijoabdiwahab8083 4 роки тому +1

    Mash allah isku wara abidkiin

  • @abdigurey6938
    @abdigurey6938 4 роки тому +5

    Hambalyo ....❣️❤️

  • @AhmedMohamed-xu8fv
    @AhmedMohamed-xu8fv 4 роки тому +9

    Qofkan jclahay weli Lama midobin ilahow iskudaa intii is jcl😭😭

  • @bilexasanyuusuf4616
    @bilexasanyuusuf4616 3 роки тому +1

    M.a hambalyo hambalyo

  • @kadrakadra1496
    @kadrakadra1496 3 роки тому +2

    Mashallah ⚘🌷🌹🌺⚘

  • @ikraanmaxamed5230
    @ikraanmaxamed5230 4 роки тому +4

    Waan jeclahay inaan fanaan noqdo hadii iisuur tagalayso insha Allah

  • @nasrokiin5416
    @nasrokiin5416 4 роки тому +1

    Mnshoallah hees jacayl waanidinka sugeynaye labadino

  • @روروثلاث
    @روروثلاث 4 роки тому +2

    الف الف مبروك. الله يهنيكم. عد بال عزاوين ان شاءالله💙💙💙❤

  • @cabdiraxmaansalaad7108
    @cabdiraxmaansalaad7108 4 роки тому +1

    Kuwii isku waara ubad qeyr qaba kala hela alle ha idinka dhigo

  • @mubarakhaybe3922
    @mubarakhaybe3922 4 роки тому +8

    Best aroos

  • @bahjamohamad7388
    @bahjamohamad7388 4 роки тому +8

    Xarir ahmed♥️♥️

  • @zakifarah4025
    @zakifarah4025 4 роки тому +17

    The fast person

  • @mahmeddirieh6215
    @mahmeddirieh6215 3 роки тому

    HAAAA BITR

  • @princessamina9363
    @princessamina9363 4 роки тому +2

    Mabrouk lamaanaha Is calmaday

  • @amiirka4762
    @amiirka4762 4 роки тому +9

    Waaw hees shidan