XARIIR AHMED | KHADRA - QORRAX SOO BAXDAY | HEES QAALI AH | MUSIC VIDEO 2020

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 сер 2024
  • QORRAX SOOBAXAYSIYO
    QAMAR SHANIYO TOBANAAY
    AMA QAANSA ROOBEEY
    QUMANTII HAWEENKAAY
    DUMAR QALANJADOODAAY
    QADRAAY QAALIBAADTAHAY
    -----------------------
    -- HAMBALYADA--
    KHADRA CABDULLAHI XASAN
    EREYADA : AXMED SAXARDIID
    LAXANKA : AXMED EESHCALAA
    MUSIC: HENOK ATLABACHEW
    CODKA: XARIIR AXMED
    ©ABDIASKARITUBE 2020
    ------------------------------------
    ABDIASKARI MEDIA PRODUCTIONS
    SULDAAN SEERAAR
    MISS XIIS
    KIIN JAAMAC
    NADIIRA NAYRUUS
    SHAADIYO SHARAF
    GULLED SIMBA
    XARIIR AHMED
    XIDIGAHA GEESKA
    ANSHAX
    JIGJIGA - HARGEYSA - XAMAR
    AROOSKA ISKALAAJI
    HOODO GARAYS
    -------------------------------------
    Enjoy, Comment Accordingly, Share and
    Subscribe to our channels to keep up to date with
    All the latest news and updates,
    Join Us on Facebook @ / abdiaskaritube
    Follow us on twitter @ / abdiaskaritube
    Email: abdiaskaritube@gmail.com
    …………………………………………………
    Our Main Channel … / abdiaskaritube
    Our new Channel …. / abdiaskarimedia
    ''And thumbs up if you thing I brought this video to your attention'' Thanks

КОМЕНТАРІ • 208

  • @daadirmohamed805
    @daadirmohamed805 4 роки тому +12

    Woow hees unlamaqaadee midaani waa waxkale Gabar khadra ladhaho oo aan qiima badnayn lama arag♥️💯❤️

  • @khadromohamed7039
    @khadromohamed7039 4 роки тому +21

    magacayga eesh cala hees masha Allah Alle haku sharfo xariir Ahmed👏🙏

  • @Hudo111
    @Hudo111 4 роки тому +27

    Woow xariir axmed codkar weyn qadray waliba tahay 💙

  • @dr-abdala8403
    @dr-abdala8403 4 роки тому +36

    Qorax soo baxeysiyo..,,
    Qamar shan iyo tobanaay..,,
    Ama qaanso roobaay..,,
    Qumaantii haweenkay..,,💖

  • @galmudugisted3462
    @galmudugisted3462 2 роки тому +2

    Qaaradaha aduunyada adigaa uquruxbadan xariir hees taan waa IGA gadan thay wallhi❤❤❤👏

  • @khadrofaaris6004
    @khadrofaaris6004 4 роки тому +4

    Faniinta fanaanka ugu jclhy xariir axmed

  • @khadracabdirisaaq7312
    @khadracabdirisaaq7312 4 роки тому +13

    Xariir xamed waad mahdantahay wllo noolow ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @khadraayan2909
    @khadraayan2909 4 роки тому +12

    Khadra yi mugac yintin mabrouk ❤🇩🇯❣🥰❤

  • @khadarcabdle9085
    @khadarcabdle9085 3 роки тому +1

    Mnsha allh afkaaaga caano lagu qabay xariir axmed runtii inantii ugu horay say ayaan la sheekaysto ama nolosha jacaylka itusta ayaa khadra la odhan jiray amaan ba waa ula aaaa

  • @ileyskacaasimadaent8309
    @ileyskacaasimadaent8309 4 роки тому +8

    Allaya cizak fanaan qaaliyah afkaaga caana macaan lagu qabay

    • @qadrayussuf6912
      @qadrayussuf6912 4 роки тому +2

      Qadra gawar ladaxo qurux ,kartiii iyo dacdnimaa intawa udaa ❤️❤️

  • @khalsaapdlhi6703
    @khalsaapdlhi6703 4 роки тому +9

    Hariir ahmed fanan jirah💗 wankaa hayaa manta hees wacan thankez 🤗🥀

  • @khadraali5890
    @khadraali5890 4 роки тому +5

    Wow 👏 ishcala song mahadsanid cabdi askari walal

  • @guuleedcabdiciise541
    @guuleedcabdiciise541 4 роки тому +12

    Hobolka gayiga xariir Axmed Cabdulahi Fanaaninta jigjiga Waxay soo celiyeen haybadii fanka

  • @sameerahajia4600
    @sameerahajia4600 4 роки тому +5

    Ana huba hadii Qari Jaqood kaso jedo Inay Dadka Inay Qadariiso/Qanaco badanthy ! 💚💙❤️ qaradaha aduunyada adiga u Quruxbadan Asal weye Cood Dahab Xariir Ahmed well done 🌹

    • @marwoh1957
      @marwoh1957 3 роки тому

      Qarijaqood😍😍😍😍😍

  • @abdirahmansaeddhuux_yare1186
    @abdirahmansaeddhuux_yare1186 3 роки тому +6

    ❤❤💎💎❤❤🙏💯
    Dumar qalanja_doodaay
    Khadraay qaali baad tahaye
    Waa qurayshtii dunidoo
    Kibiro iyo qab malaha
    Dadka way qadarisa
    Qosolkii iyo talaabada
    Qac markay kasiiso
    Dadku wada qushuucaan
    Qaaradaha aduunyada
    Adigaa ugu qurux badan
    ❤❤❤❤💎

  • @HassanMohamed-li1nt
    @HassanMohamed-li1nt 4 роки тому +19

    Wey uqalantaaa inantu walhi💯💯💯💯💯💯.
    QABRIBAYAX IYO QARI JIQOD
    Somali state( ogadenia)
    Big love

  • @AYsar.official
    @AYsar.official 4 роки тому +14

    Hdii lay odhn lahaa Fnnka somliyeed qof sii Xriir Ahmett ban siin lahaa

  • @aminamohamudjama7708
    @aminamohamudjama7708 4 роки тому +3

    Maan shaa allah walee way uqalantaa qof yaqaan umbaa garan intaa iyo inkabadanba way istaahishaa khadra dheeman qurux iyo wanaag karti iyo edaaba ilaahay baa udhameeyay khadra waa dhamays 😍😍😍😍💗💓

    • @abdirahmansaeddhuux_yare1186
      @abdirahmansaeddhuux_yare1186 3 роки тому

      Gabadhayda khadra la dhaha
      Waa runtii intaa abwaanku sheegayba waa koobsatay,
      Alle hablaheena qurxoon ee sharafta badan ha noo xafido.
      Aamiin Aamiin Aamiin

  • @Ehel_Caashaq1
    @Ehel_Caashaq1 4 роки тому +32

    Esh calaa hees waxaan wadna ❤ udirayaa dhamaan gabdhaha somaliyeed magaca khadra iyo magacyada oo dhan heesta iska niyeysta👑👑✔

    • @ubahdagan1625
      @ubahdagan1625 4 роки тому

      Mansha Allah khadra qaali ❤️💝💝💝

  • @daadilofficial5064
    @daadilofficial5064 4 роки тому +2

    dumar qalanjadoodaay khadraay qaali bad tahay ❤❤

  • @sahankawararka9922
    @sahankawararka9922 4 роки тому +7

    Halkay dumarka qaarkood
    Dharki ay ka quusteen
    Qaawani ku baxayaan
    Khadra way qarsoontoo
    Gurigay ku qoran tahay ..!
    Allow alle

  • @qadraabdi565
    @qadraabdi565 4 роки тому +18

    Masha allah xariir ahmed afkaada caano iyo malab lagu qabay qadra my name aad ban ujclhy hees kal iyo laab ah

  • @nageeb-mohamed
    @nageeb-mohamed 4 роки тому +10

    Xariir ahmed legend

  • @qadraqaali8131
    @qadraqaali8131 4 роки тому +2

    Halka fanan aa kasugaye hees khadra waye thanks xariir ahmed wili heesta ma dhageysan wan somanahay lkn in ee tik tahay wan dateensanahay ❤️🙏

  • @caaliyaumucabas5308
    @caaliyaumucabas5308 4 роки тому +5

    Mashallh magacyga aad ayn ujeclhy runtii xariir ahmed kugu haystaa

  • @khadramohamed4556
    @khadramohamed4556 17 днів тому

    Waawo xariir Ahmed heesta khadra😊

  • @farxaanhansame100
    @farxaanhansame100 4 роки тому +4

    Woow 🤩🤩🤩🥰🥰❤❤🧡💞💓xariir axmed lagend lagend dhafay waye waa fanaanka qarniga

  • @CiilowYare-dt7if
    @CiilowYare-dt7if Рік тому

    Gabdhaha Quadra layirah waa jano wlhi wlsheiy mcn qadray maxamed ina aayo mcn allow haiga ka qaatin ❤❤️

  • @qarandoonofficial9810
    @qarandoonofficial9810 4 роки тому +7

    Qorrax soo baxaysa
    Qamar shan iyo tobana ah 🥰🥰

  • @Khadro8796
    @Khadro8796 4 роки тому +2

    My khadra yusuf thanks xarir axmed

  • @qaaliaadan916
    @qaaliaadan916 2 роки тому +1

    wow boqorka codka xariir Ahmed

  • @cabdicadiismaxamed3363
    @cabdicadiismaxamed3363 4 роки тому +2

    Waaw waa odaygii codka tolsoomaa alfanaan xariir axmed Qorx soo baysiyo qamar Shan iyo tabanaay ❤❤❤🙏

  • @shurkisahal4088
    @shurkisahal4088 4 роки тому +5

    Waaaw my friend khadraa qaali baad tahay

  • @suhaybmaxamud5516
    @suhaybmaxamud5516 4 роки тому +2

    Eesh calaa hees fanaan qaliya

  • @sadiasheikh1413
    @sadiasheikh1413 4 роки тому +9

    Markaan arkay ba walasheey iga yar oo khadra la dhahaa u diray inaba caadi ma aha
    ABDI ASKARI TUBE HEES AMAAN DHEH LACALA HADII LA II QAADO ADIGAAN KUU DHIBANAA KEEP GOING 🚶‍♂️

  • @abdisalamadam5333
    @abdisalamadam5333 4 роки тому +3

    Fanaanka Qarniga Xariir Ahmed

  • @khadraabdullahi9942
    @khadraabdullahi9942 4 роки тому +2

    Wow heesaha kale tani way iga duwantahay khadray qaali bad tahay

  • @saidmoha7617
    @saidmoha7617 4 роки тому +3

    Qoftu waa u qalantaa heestaan iyo kuwa kasii badanba 😍

  • @nasradiinabdullahi1595
    @nasradiinabdullahi1595 4 роки тому +3

    waan tagera magaca kakaca kh🤩😍

  • @faatimaabdallah4754
    @faatimaabdallah4754 4 роки тому +3

    Ishcalaa hablahayaga💥♥️💋

  • @canabsiyadmaxmud3326
    @canabsiyadmaxmud3326 4 роки тому +5

    XARllR Masha Allah 💕💕💯💯💯💯💯💯💯💯

  • @guuyo9media939
    @guuyo9media939 4 роки тому +2

    Mansha allaaaha khadra dheeman faraxad ku nolow

  • @abdirahmanmoge4999
    @abdirahmanmoge4999 4 роки тому +5

    Qalanjada kudhalatay Qabribayax iyo Qarjiqood

  • @khadraabdigure9157
    @khadraabdigure9157 3 роки тому +1

    Magaca khadra tilmamahaas dhan wuu leyahay

  • @shaani7
    @shaani7 4 роки тому +4

    ABDI ASKARI FULL BA TAY NIO WA KU WTAA ✌

  • @kariimck9898
    @kariimck9898 4 роки тому +1

    Heesta Xariir Ee Sumaya Soo Daa Abdi Askari

  • @mytime6237
    @mytime6237 3 роки тому +1

    Xariiir Kugu fanaa libaax keep going 🥰😘😘😘😘

  • @khadarmaandaweeye5140
    @khadarmaandaweeye5140 4 роки тому +2

    Eeshcalaa hees

  • @samakaabtube8602
    @samakaabtube8602 4 роки тому +5

    Xariin waanu ka haynaa mantata💥

  • @khadrahassan7894
    @khadrahassan7894 4 роки тому +9

    Waxaan halkan kasalamayaa dhamaan asxaabta igu qaaliga ah heesta midhaheeda abwaan axmed xirsi laxanka abwaan eesh calaa codka al fanaan xariir axmed Cabdulahi iyo waliba cabdi askari tube ookamida chenalka hormuudka u ah dhamaan chanada dhamantiin kal iyo laab baan idiin salamay ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🥰🙏🙏🙏🙏🙏💯❤️🥰❤️💯

  • @resaqohassan9342
    @resaqohassan9342 4 роки тому +2

    Mansha Allah qaalidii hablaha Khadra quruxzan♥️♥️♥️♥️🥰🥰🥰🥰👑👑👑👑

  • @king-baazimyareabdirahman1697
    @king-baazimyareabdirahman1697 4 роки тому +4

    Xariiir Axmed best one heestan wy iga gadanthy

  • @rooplesulup6508
    @rooplesulup6508 4 роки тому +3

    Xariir ,abwaan Eeshcalaa iyo abdi askari tube waani salaamey❣

  • @Real_nadiir
    @Real_nadiir 4 роки тому +1

    Maasha allah beautiful walashey khadra 🥰

  • @fouziamoha5433
    @fouziamoha5433 4 роки тому +3

    Qabri bayax ila qari jiqot iyo dhaman dhulkena in an ku dalxiiso ayaan ku hanweynahy

  • @hennatutorials9562
    @hennatutorials9562 4 роки тому +8

    Hees shidan 🔥

  • @ahmedhaybe1519
    @ahmedhaybe1519 4 роки тому +2

    Xariir ahmed respect fanan qaran

  • @kadramuhummed2936
    @kadramuhummed2936 4 роки тому +6

    Xriiiir 💞

  • @suleimanmohamed3137
    @suleimanmohamed3137 4 роки тому +2

    madamo khatra kali ay tahy aniga diyar u eh inan laman ku noqdho khatra I need u❤

  • @mutawakilyare4726
    @mutawakilyare4726 4 роки тому +3

    King Africa xariir axmed legend

  • @khadraomer4205
    @khadraomer4205 4 роки тому +3

    Khadra is my name💋
    Harir ahmed my favorite singer💯

  • @kokowk7626
    @kokowk7626 4 роки тому +2

    Hees io Aabaheed legend xariir

  • @xaredyusuf7244
    @xaredyusuf7244 2 роки тому

    Bart song xariir axmad soobasi heesaha nuucaan ah

  • @khadroyarey1758
    @khadroyarey1758 3 роки тому +3

    ♥️♥️

  • @khadrahaybe9820
    @khadrahaybe9820 4 роки тому +1

    Thanks wllkey xariir Ahmed🥰🥰🥰🥰🥰🥰😘😘😘

  • @cawilcali4557
    @cawilcali4557 4 роки тому +4

    Heestan wn kahelay

  • @razmijcyl4324
    @razmijcyl4324 4 роки тому +3

    Xariir AHmed Fv Fanaan
    Abdi Askari TuBe Waa LaYaabaY Halaasiga UA-camka♥️♥️💝

  • @ikraanabdirisaq887
    @ikraanabdirisaq887 4 роки тому +2

    Mansha allh dumshi hees baa kugu dhacdy

  • @mankayare9187
    @mankayare9187 4 роки тому +3

    Keep going xariir ahmed

  • @sharmaboyfans7180
    @sharmaboyfans7180 4 роки тому +1

    Qofkii ugu horeyey baan ahay

  • @xariirAlitube
    @xariirAlitube 4 роки тому +4

    Abdi Askari tagero wacan huuno horumar wacan aabha UA-cam ka iinoolaw in badan

  • @ruummaxamedmuuseruummaxame8646
    @ruummaxamedmuuseruummaxame8646 4 роки тому +4

    Masha Allah datka wey qadarisa ❤💞

  • @khaalidberxood7189
    @khaalidberxood7189 4 роки тому +2

    Xariir axmed kuwadaaa

  • @djbaahozqulleh570
    @djbaahozqulleh570 4 роки тому +2

    Keep going boqortooyo xariir ahmed

  • @mohamuddhago5545
    @mohamuddhago5545 4 роки тому +1

    Qof ki igu horeye Ayan ahay yes

  • @khadrofaaris6004
    @khadrofaaris6004 4 роки тому +3

    Ishacaaa hees weyna anfacda

  • @khadraabdullahi2385
    @khadraabdullahi2385 4 роки тому +20

    My name khadra c/llaahi shukrn my wllkga duunida qaliyh mahadsnid 💖💖💖💖👏

  • @abdirahmansaeddhuux_yare1186
    @abdirahmansaeddhuux_yare1186 3 роки тому +1

    ❤❤💎💎💎❤❤
    Heestani waa iga gadan tahay
    💎💎❤❤❤💎💎

  • @khadroyarey1758
    @khadroyarey1758 3 роки тому +1

    Masha Allah xariir axmed wllo waa magacaygii khadray qali baa tahay

  • @ayaanitu1477
    @ayaanitu1477 4 роки тому +5

    Waaw❤💯

  • @wadajirteam4941
    @wadajirteam4941 3 роки тому +1

    Heestan zaaid baan u jeclahay dhabti gabar khadro la dhaho weligey ma jeclaanin lkn hadana waan ka heley waxaad moodaba inaan iska jeclaadey qof khadro la dhaho hadana ma aqaani qofka uu yahay

  • @abdinaasirwali6764
    @abdinaasirwali6764 4 роки тому +4

    Keep going my bro

  • @ardamohamed3439
    @ardamohamed3439 4 роки тому +2

    Ww meeqo bn sugayay magacayga

  • @qadroqadro7115
    @qadroqadro7115 4 роки тому +2

    Tankis xarir axmed

  • @munomuusem1761
    @munomuusem1761 Рік тому

    Aad iyo aad

  • @mjeyrock8593
    @mjeyrock8593 4 роки тому +1

    Wow my fav artist 🔥🔥🔥🔥🔥🔥

  • @muztafeahmed5652
    @muztafeahmed5652 4 роки тому +3

    Waaw hees igadheh

  • @abdiosman9383
    @abdiosman9383 4 роки тому +2

    Lgn xarir Ahmed

  • @sihaammahmud7843
    @sihaammahmud7843 4 роки тому +1

    Masha Allah wllky qof an jecelahay magicisa❤❤

  • @realwaryawarya2126
    @realwaryawarya2126 4 роки тому +1

    Shankaroon hawynkay heeztii xildhipn dhalxa oo mazha tgn wye

  • @bashiirnur
    @bashiirnur 4 роки тому +1

    indivually maa hees leyskugu sameynaya walle fan ma jiro

  • @sahimasimaan2709
    @sahimasimaan2709 2 роки тому

    Mansha allh alfanaan xariir Axmed lagend Always legend

  • @khadarmaandaweeye5140
    @khadarmaandaweeye5140 4 роки тому +1

    Fanaanka gayiga xariir axmad

  • @tooahiinegimer8196
    @tooahiinegimer8196 4 роки тому

    Iga gadan heestu waxay xusaysaa meshay xuduntaydu ku duugantahay ilove kb 🤩🤩😍thanks porka codka hanbaliyo yarata 👏👏👏👏👏👏

  • @qaasimcrashiid2145
    @qaasimcrashiid2145 2 роки тому

    Maasha allah

  • @asmaqueen3508
    @asmaqueen3508 4 роки тому +1

    She deserve khadra cadey my best friend

  • @safiyomaxamed5192
    @safiyomaxamed5192 3 роки тому

    Masha allh carriir axmed nolow intey nolol jirto

  • @mahdhsn7772
    @mahdhsn7772 4 роки тому +1

    Qabri Bayax

  • @mohedrashiidmohamed5720
    @mohedrashiidmohamed5720 Рік тому

    Khadro is mi love❤️
    Khadro is mi wife💋

  • @rahmamohamed1253
    @rahmamohamed1253 4 роки тому +1

    mashaAllah beautiful song thars my beautiful name thanks xariir😘😘😘