XARIIR IYO DAREEN - KU ILOOW KU ILOOW OFFICIAL MUSIC VIDEO 2021

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 539

  • @aamiinnuuradiin2622
    @aamiinnuuradiin2622 3 роки тому +137

    Inta xariir aaminsan fananka sandka inuu yahay ha is muujiyaan🎤🎶❤🔊

  • @zayidzubeir7346
    @zayidzubeir7346 Рік тому +2

    jaaahurnimo alxmdulilah Reer isaaqnimo ❤

  • @raxmoshakaal589
    @raxmoshakaal589 3 роки тому +16

    Jaahuur izhezhaY umaxumidin 🙄😂
    M.a wlkY Xariir iO wlzhY Nimco Keep going 🥰♥️

    • @Sawda1-qt3bt
      @Sawda1-qt3bt Рік тому

      Jahuurta fanka ogaadeenka way uga badan yihin😂

  • @khaalidkaamilofficial7166
    @khaalidkaamilofficial7166 3 роки тому +377

    The one and only xiriir ahmed legend bro

    • @jaamaccguuleed1999
      @jaamaccguuleed1999 3 роки тому +8

      KHALIDKAMIL

    • @katoshkhan4192
      @katoshkhan4192 3 роки тому +4

      Khalid hees ayaan kasugiheyna

    • @Cagatumin
      @Cagatumin 3 роки тому +3

      Bro khaalid kaamil heesahaaga sugayaa lyrics Ka dhigan lahaay xaa kuheley malmahani
      Kula socdaa mzl lasoo dhaqso kuwada sugeynaahe🙏🙏

    • @waxgaradnageeye5994
      @waxgaradnageeye5994 3 роки тому +3

      Fake one⛔⛔⛔⛔

    • @abdirahmanyare8503
      @abdirahmanyare8503 3 роки тому +2

      Fake account shuuba ku dhashaye magaca khaalid kaamil haku qaraabanin 😏😏

  • @Tiinafareey
    @Tiinafareey 3 роки тому +155

    Waaaw legend

    • @alonzo9398
      @alonzo9398 3 роки тому +2

      Tinaa fareey g*** gacanta makuu saraa

    • @updiwali6177
      @updiwali6177 3 роки тому +1

      Tinaa farey 👸👑👑👑👑👸👸👸

    • @khadarmaandaweeye5140
      @khadarmaandaweeye5140 3 роки тому

      Nayaa tiina reaction kasoo bixidee heesta xariir iyo nimco dareen waa hees aad u macaane

    • @blackshinea.k.aruleboy7945
      @blackshinea.k.aruleboy7945 3 роки тому

      Lovely ua-cam.com/video/AsPKU9BMgLs/v-deo.html

  • @shoaibsheikhabdullahi7828
    @shoaibsheikhabdullahi7828 2 роки тому +7

    2 jaahuur xariir ahmett and nimco dareen keeping going

  • @c.raxmaanmaxamed4280
    @c.raxmaanmaxamed4280 3 роки тому +42

    Manshallah reer ayayday ogaadeen ree jiisow hargeisa idinka soo salamaya 🤩

  • @ismahanaweys678
    @ismahanaweys678 3 роки тому +21

    Hees iyo badh iyo bahdi rer jigjiga idin jeclhy bahdeydi 🥰🥰🥰🇬🇲🇬🇲

  • @naimanuraa2176
    @naimanuraa2176 3 роки тому +25

    Ilmoadero ishaa yamyamta Allah idinka hyo quruxda iyo stylka rerbad utihiin💚🇸🇴❤️

  • @abdiwaasacqorshe7195
    @abdiwaasacqorshe7195 3 роки тому +15

    #Xariir Ahmed wayadan danbe fanka wuu iska yeeshay💯💥
    Team Xariir is muujiya.👍👍👍

  • @abdikaafihussein4049
    @abdikaafihussein4049 2 роки тому +6

    Fanaaniin
    Ogaadeen
    Reer isaaq
    Caliyo haaruun

  • @zakiabdiibrahim4420
    @zakiabdiibrahim4420 3 роки тому +23

    Guulaysta Labadeydi Garan Nicmo Sharaf ft Xarir Ahmed Abdullahi💚💙❤️👏🏾👏🏾

  • @hamdimukhtaar8085
    @hamdimukhtaar8085 2 роки тому +7

    inta hees u xariir axmed qaaday heeska aan u jeclahay waaye heeskan ma aqan lkn si yar oo qaas ah baan u dhageeyasta wuuuw😍🥰

  • @deeqboy3403
    @deeqboy3403 3 роки тому +71

    Keep going pro ❤🙏

  • @balqiis479
    @balqiis479 3 роки тому +33

    Xariir Markaa ku arkay waxaa noqday wax kale 😁💯❤️🔥
    Waxaan rabnaa hees kaligaa ah 👍

  • @adenmahamed252
    @adenmahamed252 3 роки тому +13

    Jaahuuura is helay dheh 2 legend go forward bro and sister ✊

  • @SagalCabdulaahi-ko9rl
    @SagalCabdulaahi-ko9rl Рік тому +2

    In ader qali hesata meshidiya ladhigaten ee hora usocda wllo ❤❤😊

  • @khadarmaandaweeye5140
    @khadarmaandaweeye5140 3 роки тому +8

    Waaw waaaw layaab layaab legends baa is helay✍❤ super star xariir axmad iyo quen nimco dareen

  • @apdirachiedmohammed1236
    @apdirachiedmohammed1236 3 роки тому +13

    Hadiii fanan la tageero Ninkan baan tareego buuxa uahay nio
    Go forword my bro Xariir king Rapper👏♥️

  • @boqran2974
    @boqran2974 3 роки тому +17

    Wiil iyo Ina adeertii wooow Ogaden rer isaaq💯🐎💞

  • @xariirtaxaajiga7154
    @xariirtaxaajiga7154 3 роки тому +52

    Reer Isaaq Is Helay Cajaaib Weeye 🥰🥰

    • @c.raxmaanmahdi7098
      @c.raxmaanmahdi7098 3 роки тому +2

      Xariir isaaq maaHa boyo

    • @sarasiman5916
      @sarasiman5916 3 роки тому +1

      @@c.raxmaanmahdi7098 he’s my cousin and I am sure reer isaaq😂

    • @fariidtv7127
      @fariidtv7127 3 роки тому +4

      @@c.raxmaanmahdi7098 isaaq maaha reer isaaq waa Ogaden

    • @Puntland_official
      @Puntland_official 3 роки тому +1

      Mj waaye nimco dareen

    • @abdikaniak7291
      @abdikaniak7291 3 роки тому +4

      @@Puntland_official wa ogaadeen waliba reer isàaq

  • @sahankii-haldoorka
    @sahankii-haldoorka 3 роки тому +9

    Xariiroow qoftan iskaga min yarayso waa waayo arage

  • @abakar1167
    @abakar1167 3 роки тому +3

    Www hees shidan sanadka xariir and dareen waad dhigteen

  • @ibrahimmohamed4477
    @ibrahimmohamed4477 2 роки тому +7

    Queen Nimco iyo Xiriir Ahmed hees iyo bar❣️💝💓💕💗💝 Ogaaden is helay Daaroodna an isla nahay❤️💓💕❣️💓❤️💕🇸🇴

  • @king_zaki.1955
    @king_zaki.1955 3 роки тому +6

    inaba caadi maaha laxanka heesta ka helay laba fanaan baa isugu tagay 😍👌

  • @bashiirabdirahmansead8520
    @bashiirabdirahmansead8520 3 роки тому +4

    Hadii la odhan lahaa fanaan cid ku tilmaan xariir ku tilmaamilahaa macal gabdhaha kuma dhago fanaanta kale waa ka asluub wangsan waxa aan ku leeyahy hore u sco

  • @alinaajiofficial3852
    @alinaajiofficial3852 3 роки тому +24

    Waxaan soo wadaa hees cusub oo looyaqaana heesta qaranka somalia marka channel kayga waa kanaaa kala socda ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @umaarmaanumaarmaan8865
    @umaarmaanumaarmaan8865 3 роки тому +23

    Inta xarir tagerta farta taag 💯💋☝️

  • @abdiasis2428
    @abdiasis2428 3 роки тому +10

    Maasha Allah, I love fanaaniinta reer jigjiga iyo jigjigaba, from Hargeisa ❤❤❤❤❤❤❤❤🙏🙏🙏🙏😍😍😍😍😍💞💞💞❤💘

  • @tormundgaint1022
    @tormundgaint1022 3 роки тому +98

    Inta ila aragtay Jigjiga in qurux tahay like saar. Saying hi from Boosaso Puntland..

    • @axmedshariif515
      @axmedshariif515 3 роки тому +2

      Jigjiga maha ee waa dh/bour sxb qali

    • @Abdihakeindhaye
      @Abdihakeindhaye 3 роки тому +2

      @@axmedshariif515 saxib ma goob joog baad u ahayd marka laduuubayayay mise goobaha lagu duubay baad toos u garanaysaaa?

  • @Kader.Arab4336
    @Kader.Arab4336 2 роки тому +3

    Waxaa is helay ogaden siiba maxamed supeer waliba reer isaaq 🇬🇲wax kle weeye walaahi 2022

  • @khadraabdullahi9942
    @khadraabdullahi9942 3 роки тому +9

    Laba jaahur is heshay wale Esh calaa hees🥰🥰🥰

  • @rawdlobinturuqiya2895
    @rawdlobinturuqiya2895 3 роки тому +9

    Yaa noo heesay sanadkan oon xariir ka ahyn 😍❤

    • @sahrahasan8034
      @sahrahasan8034 3 роки тому

      Khaalid kaamil ha ilowin labada fanan e sanadkan ugu shidan

  • @Sawda1-qt3bt
    @Sawda1-qt3bt Рік тому

    Jahuurta dusha manshla re isaaqnimo❤

  • @duceysaneofficiall7701
    @duceysaneofficiall7701 3 роки тому +5

    Abshireyso Jacaylkaan
    Inanyahay abuurnay
    Ku arwaax libintiisa
    Oo adkee balankeena❤💯
    Axsan hees the legend Xariir Axmed & Fanaanada Malmahan Dib kasoo noolaatay Ee Nimco dareen

  • @nimcomuuse9889
    @nimcomuuse9889 3 роки тому +10

    Hadan hees dhagaysanayo xariir iyo nimco lee dhageesta wlh Jaaahurnimo lee

    • @abdiaziiz7404
      @abdiaziiz7404 3 роки тому +4

      𝘏𝘩𝘩 𝘬𝘶𝘭𝘢 𝘮𝘪𝘥 𝘢𝘺𝘢𝘢𝘯 𝘢𝘩𝘢𝘺 𝘹𝘢𝘳𝘪𝘪𝘳 𝘢𝘺𝘢𝘢𝘯 𝘶𝘨𝘶 𝘫𝘦𝘤𝘭𝘢𝘩𝘢𝘺 𝘧𝘢𝘯𝘢𝘢𝘯𝘪𝘯𝘵𝘢 𝘫𝘢𝘩𝘶𝘳𝘯𝘪𝘮𝘢𝘥𝘢 𝘢𝘺𝘢𝘢 𝘯𝘢𝘨𝘢 𝘣𝘢𝘥𝘢𝘯 𝘯𝘪𝘮𝘤𝘰 𝘪𝘴𝘬𝘶 𝘮𝘢𝘨𝘢𝘤 𝘢𝘺𝘢𝘥 𝘵𝘪𝘩𝘪𝘯 𝘲𝘶𝘳𝘶𝘹𝘦𝘦🥰😍🤩🥰🤩😍

    • @nimcomuuse9889
      @nimcomuuse9889 3 роки тому

      Haa wn runtaa

  • @shantaabaqoffical4245
    @shantaabaqoffical4245 3 роки тому +8

    Ogadenimo baan kugu saray😂😂😂🤩🤩🤩🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @QadarShiine-cb2qv
    @QadarShiine-cb2qv Рік тому +2

    Reer isahaaq isa helay 💚💙❤

  • @faisayousuf2351
    @faisayousuf2351 3 роки тому +5

    xariir Ahmed dhaqan uma laha gabadha uu la heesayo inuu ku dhagdhago 👍👌💖

  • @apdizalan8132
    @apdizalan8132 3 роки тому +11

    Xariir axmed abdilahi
    Nimco Dareen laba
    Legend u ishelay ❤💬💚gobolke ragga

  • @adeshabdirahman7739
    @adeshabdirahman7739 Рік тому +2

    Absheriisa jacelka iniyahey nimca runti wa hees iga gadmatay xidiga geeska iyo xidigta ❤OG❤🎤✅️

  • @sadiqmahamed4065
    @sadiqmahamed4065 3 роки тому +8

    Balond’or ka fanaaninta soomaalida sanadkan waxaa iska leh alfanaan xariir axmed 😎😎😎

  • @rammlasalah736
    @rammlasalah736 3 роки тому +22

    Ayantan maqaaydii fanka xariirba KugaLgaLanaya isbuuciiba hees cusub😂♥✌

    • @ahmedjr7902
      @ahmedjr7902 3 роки тому

      🤪🤪🤪

    • @ahmedjr7902
      @ahmedjr7902 3 роки тому +1

      Wlhi anaa yaaban group sharmo boy iyo falaadagan buu kusoo biiray miyaa 5cisho kasta ragaas hees umbay waday malaha markay seexdaan ba hees baa kusoo maaxata is iri 😂😂

  • @mohamedfarah7325
    @mohamedfarah7325 3 роки тому +2

    Legend xariir Ahmed iyo Dareen inkastoon qoftan horay u tageeri jiray intaysan Ku gafin madaxweynaha qaranka somaliyeed farmaajo

  • @indhofarasle19
    @indhofarasle19 3 роки тому +2

    Xariir axmed iyo gabdho shidan lokala taag waah wale xariir waan wataah

  • @ayaanahmed3247
    @ayaanahmed3247 2 роки тому +1

    Congratulations dear Harir Ahmed Abdulaahi 200k in UA-cam Maasha allah

  • @salmanharagcad9515
    @salmanharagcad9515 3 роки тому +5

    One million markey gadho 👍

  • @haymishsheikhahmed3453
    @haymishsheikhahmed3453 3 роки тому +18

    Jahuurteena🥰♥️ legends ♥️🇸🇴❤️✔️💯

  • @Ibby_hashi
    @Ibby_hashi 3 роки тому +91

    Ogaadeen is HeLayyyy 😂💯

    • @mohamedcasanyo2998
      @mohamedcasanyo2998 3 роки тому +11

      Poqortooyadii Aan Kadhashaay Liketa Isaraah cagdheeray 🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲❤️💙💚🇸🇴💪💪

    • @nashwamire9684
      @nashwamire9684 3 роки тому +8

      @@mohamedcasanyo2998 abtiyasheey mcn idin jeclahay from mj

    • @shucaybahmed7575
      @shucaybahmed7575 3 роки тому

      Kkkkkkk

    • @hannaha188
      @hannaha188 3 роки тому +2

      @@mohamedcasanyo2998
      🙏♥️💙💚🙏

    • @boojo1439
      @boojo1439 3 роки тому +3

      Hhhhh ma ogaadeenki fogaa ma ogtahy ineey ilmo adeer yihiin labadooda

  • @oomanecade
    @oomanecade 2 роки тому +2

    Dadkii fanka lahaa salaan sare from baydhabo janaay

  • @saabir4452
    @saabir4452 2 роки тому +2

    hees iyo bar bilaahai 🔥🔥🔥🔥👍🏻👍🏻👍🏻💪

  • @somalilyrics2357
    @somalilyrics2357 3 роки тому +3

    Woow howshuu waa socota alfanan xariir iyo nimco dareen horay u soco

  • @sharmaakeshiine775
    @sharmaakeshiine775 2 роки тому +1

    Best xiriir iyo nimcodaren ax markeyleedahy jacel igalo

  • @Rakio618
    @Rakio618 3 роки тому +3

    Udubkeenu taagnay ku iloow noloshanu asteenay ku iloow waxan hees lama dhihi karo🔥🔥🔥🔥🔥🙈🥰🕊

  • @mohamedafgaap804
    @mohamedafgaap804 2 роки тому +2

    dadka soo qoraya ogaaden is hellay qabiilka is ilaawa dadkan aad ujeedaan waa fanaaniin somaliyed 🇸🇴 viva xariir axmed go foward

  • @anisosaid8225
    @anisosaid8225 3 роки тому +4

    Xariir ninka sanadahaan dambe fanka xoraystay keep going 🥰❤

  • @poqorsame_official
    @poqorsame_official 3 роки тому +3

    Hore usoco wllky Xariir ♥️👑

  • @wadania932
    @wadania932 3 роки тому +7

    Iam from North korea🇰🇵 I love somalia music🇸🇴😍 I like xariir and nimco Dareen jaahurta from dhagaxbuur 🔥

  • @saadbedri6425
    @saadbedri6425 3 роки тому +5

    Laxanki khalid kamil & codki Xariir ahmed
    Layaap🙈❣

  • @cabdulahiciise4441
    @cabdulahiciise4441 3 роки тому +2

    Labo fanaan waa weyna baa isla heley mansha allah

  • @balqiishussein4011
    @balqiishussein4011 3 роки тому +92

    Hrta nimco dareen iyo erayga ax mxaa kala hysta
    Xariir iyo nacabna mxaa kala hysta 😂

  • @sumaya6295
    @sumaya6295 3 роки тому +4

    Hees iyo lama idhan karo saaka kaliya imise jeer ban ku cesh cashtay ✌✌✌

  • @farhiyahussein2121
    @farhiyahussein2121 3 роки тому +4

    Masha allah wilkani waxa ku jeclahay heesahiisa waa ereyo kala baxsan mida kale dumarka u la hesayo jirkoda taawan maayo

  • @سميرةالصومالي
    @سميرةالصومالي 3 роки тому +4

    Wwwwww xrir iyo nimco tolkige ogoadin hanolato 💕💕💕💕💕

  • @huseinyare1994
    @huseinyare1994 3 роки тому +2

    Waan Qaatay xariir iyo nimco dareen hees jacayla

  • @mohamoudgurreh949
    @mohamoudgurreh949 3 роки тому +2

    Nimco & xariir indhaha fanka DDS waaw👍👍👍👍

  • @Puntland_official
    @Puntland_official 3 роки тому +10

    Nimco dareen masha allaah she has beautyfull voice...there she cames again from long time seeing

  • @dhoolayareofficial5361
    @dhoolayareofficial5361 3 роки тому +9

    XARIIR AXMED ANOTHER LEVEL BROTHER 🔥🙏👍👏

  • @goohevlog2161
    @goohevlog2161 3 роки тому +10

    Jijiga my home 🏠 waligaaba iftiin❣️

  • @abdullrahmannshekh607
    @abdullrahmannshekh607 3 роки тому +3

    Jaahuurtiiyeey jaaska iga hagaaji 💙

  • @maqoslemaquuste9089
    @maqoslemaquuste9089 3 роки тому +1

    Laba fanaan oo legend ah. Horey usocda

  • @Supersalaxcarab143
    @Supersalaxcarab143 3 роки тому +3

    Wooow laba fanan oo legands ah top

  • @caso7
    @caso7 3 роки тому +6

    Nimco Dareen iyo Xariir 💚

  • @ShakataCM
    @ShakataCM Рік тому +7

    This is not only song, its feeling Love and kind between two persons❤🥰👊

  • @mariammuse4153
    @mariammuse4153 3 роки тому +3

    Faninta jecelahy ayuu kamid yayhy xariir manshlha fanan dagan waye♥️❤😄🤴

  • @clraxmaangaasofficial2589
    @clraxmaangaasofficial2589 3 роки тому +2

    Xariir axmed hore usoco bro

  • @shiinekhanofficial9741
    @shiinekhanofficial9741 3 роки тому +7

    Heestii igu shidan ayeey noqoneysaa 🥰

  • @aysarapdi5123
    @aysarapdi5123 3 роки тому +3

    So daa so daa xarirow 🥰

  • @waxgaradnageeye5994
    @waxgaradnageeye5994 3 роки тому +2

    Wow heees iyo badh♥️♥️👌🏾👌🏾👌🏾
    Legendry Xariiiiir 🤘🤘🤙🤙🤙🤙🤙🤙🤙🤙🤙🤙🤙🤙🤙🤙🗣🗣✅✅✅🖤❤

  • @FuzzaBaby
    @FuzzaBaby 3 роки тому +22

    I'm from China 🇨🇳 and I love Somalian🇸🇴 Music. Big up to Somalia! 🇸🇴

    • @ameeramohamed97
      @ameeramohamed97 Рік тому

      🏁🏁🏁🏁🚩🚩🚩🚩🇦🇶🇦🇶

  • @abdinasirsaney7739
    @abdinasirsaney7739 3 роки тому +3

    Waaaw abwaan somaliyeed Cisman bile allow maskada kuusiyadi 🤲🙏

  • @modanboy3062
    @modanboy3062 3 роки тому +3

    Hestaan Waxkle Wye #Keep-going Xarir &Nimco

  • @talisomaarey7419
    @talisomaarey7419 3 роки тому +5

    My fav singer Xariir❤️👑

  • @adanyusuf4150
    @adanyusuf4150 3 роки тому +3

    Nimco daren 2010 ila hada wa iskumid wale qoftan gabteda imagasho keep going
    Legend xariir ahaa

    • @xariiromar8367
      @xariiromar8367 3 роки тому

      Quruxda hada walada shegtay ma ahan teeda waa asal dhashii Daarood ismacil

  • @ahmadkhadar2398
    @ahmadkhadar2398 3 роки тому +7

    Best song evr british OG Reer Isaak ❤️👑👑💎

  • @nuraali8671
    @nuraali8671 3 роки тому +17

    👏👏👏😍😍😍😍💞🌹 OG+OG=Barwaaqo keep going Gobta 💯 love from Christchurch 😍

  • @nasraahmed752
    @nasraahmed752 3 роки тому +1

    Eesh alla saut

  • @mohandizmohamett3239
    @mohandizmohamett3239 3 роки тому +3

    Labo Legend oo Jaahuur ah❤💖

  • @xuseennuur8705
    @xuseennuur8705 3 роки тому +2

    Nimca dareen taageerayaasheda baa ka hor duqoobay m.a ma liicdo isma dhiibto fanaanad qaran🙏❤

  • @rahmoabdi1396
    @rahmoabdi1396 3 роки тому +11

    Jahur is heshay wow ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @khalilcabdi
    @khalilcabdi Рік тому

    Abaha fanka xariir axmed

  • @abdiwahabseid5610
    @abdiwahabseid5610 3 роки тому +1

    Xariir tagay waxba lagama qaban karo💯💯

  • @hanadawil8318
    @hanadawil8318 3 роки тому +2

    Xariirka iyo waqal la yaab layaab😍♥️🎤📸📸

  • @luckyh4131
    @luckyh4131 3 роки тому +1

    Xariir boqorka codka fankii soomaaliyeed adaa la wareegtay❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @galoolgeesood7428
    @galoolgeesood7428 3 роки тому +3

    Great fanaan xariir axmed

  • @apdisalanmohamed7992
    @apdisalanmohamed7992 3 роки тому +1

    boqorka fanka keeg going

  • @cabdimaaligaadan7950
    @cabdimaaligaadan7950 2 роки тому +1

    Woow xariir

  • @nimcoahmednoor4434
    @nimcoahmednoor4434 3 роки тому +2

    Gob isheshay inaa tihiin bad cadayseen legend iyo daren 😍 😍 😍 keep going

  • @fardowsobashiir1969
    @fardowsobashiir1969 3 роки тому +2

    Cajun adoo kaa muuqda nimcoy maxaa xariir ula heesee xariir waa nasab 🥰legend xariri💪🫀❤💖

  • @abdishakuurodowaa7111
    @abdishakuurodowaa7111 3 роки тому +2

    Xariiir fanaanka sanadka