Ethiopia oo tidhi 40% jigjiga Axmaara leh iyo Shirkii oo layidhi halagu furo Diinta gaalada.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 жов 2024
  • Join this channel to get access to perks:
    / @avocado.mohamed
    I'm Abdirahman Mohamed Ahmed, Founder of this page, a Somali Native, I was Born and Raised in Erer Region Somali State.
    I Create Somali News Every day.

КОМЕНТАРІ • 27

  • @Qooyskena
    @Qooyskena 59 хвилин тому +2

    Shekadii Israel aa mesha kasoo socodo amxarada 100/10 ey ka eheed hada 100/40 walahi hadi lugu baraarugin hada shekada falastin aa nigu dhacee somalida jigjigo hayeey aniga waa ni digay wajale borame hargesa Somalia oodhan wey buuxan itopia kan hanaga joojiyo balayo hadabar jarte

  • @ayaanlecabdiraxman3568
    @ayaanlecabdiraxman3568 Годину тому

    Deegaanka soo maalidu waa meel dayacan oon ishayn kala socota waana tan keentay in deegaanka soomaalida oromo la hoos geeyo callanka labedelo waa talo qaldan gebigeedaba sideedabanaga joojiya anagu marabno shirkaasi waxa kasta feeb maxaa ladhahaa soomaali qushaashaa war deegaankeena ha inaga wareejinina1❤❤❤❤❤❤

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue 10 хвилин тому

    Degaanka soomaalida waa loo tashaday in lalawareego waana loo bareetsy cagjar ayaana la shawaynaya

  • @faisalosman9906
    @faisalosman9906 14 хвилин тому

    Viva Ethiopia isku dad baad tihiin ee dalkiina iimaansada

    • @Eye.252
      @Eye.252 11 хвилин тому

      Adigu hadii aad Ethiopia jeceshahay? Adigu imaanso

  • @abdinasirabdullahi1037
    @abdinasirabdullahi1037 Годину тому +1

    22:09 22:09 Soomaalidu siyaasadda waxba kama taqaanno. Dhexbooda hadhowna dhinac ka istaaga. Riwaayadda ka qeyb gala runtana ku heshiiya lkn jilliitaankiiba hadaad isla fahmi weydaan waad jabteen. Warmeeshaan Abiye wuxuu ka rabaa in uu yiraahdo wadatashigii Ethiopia wuu soo dhamaaday waxaana kasoo baxay heshiis. Dhul Soomaaliyeed kaliya haduu ka dhacay waxay muujineysaa Nabad aan cid walba heysan Nabaddiina ilaashada intii kale wey is cuneysaaye. Taas kaliya isla fahma. Nolosha ilaahay idin siiyay ku xamdiya. Jigjiga waa Nabad Addis-Ababana ma heysato.

  • @MohamudOmar-bf7fv
    @MohamudOmar-bf7fv 6 хвилин тому +1

    JIGJIGA MA SIDAAS BAA U DANBAYSAY?

  • @maxamedxadhigle3975
    @maxamedxadhigle3975 Годину тому

    waa la adin khaliifayaa hadaa dabada laga jaray ugaadeen

  • @abyanfaraxamaxamed7900
    @abyanfaraxamaxamed7900 Годину тому

    Nabar Aad Ogayeed Naxdin Ma Laha.. 40 Bay Sheegteen Ku Dar 4o kale ... kkkkkk Ay Ka Dartay

  • @Halgame334
    @Halgame334 Годину тому

    JIG JIGA OGADEN SHAQO KUMA LAHA KA HU LEELA

  • @shacbaanahmed-v7y
    @shacbaanahmed-v7y Годину тому

    Sida saxda ah waa Jigjiga 43% waxaa leh Amhara hadday noqoto ganacsi iyo degsiimo, isla sidaas oo kale 25% waxaa iska leh OROMO hadday tahay ganacsi iyo degsiimo taasoo si xawli ah u kordhaaya.
    Soomaalidu immika waa 33% degsiimo iyo ganacsi waxaana ku socda hoos u dhac oo xagga galbeedka iyo waqooyiga iyo koonfurta waa lagaga soo durkayaa.

    • @SharifAbdul-in3cu
      @SharifAbdul-in3cu 22 хвилини тому

      Immika marka aad.tiri baan gartay in aad tahay Amaar. Soomaali.

  • @mohamedfarah1400
    @mohamedfarah1400 54 хвилини тому

    Doqonkii Ogaageen Ahaa Laga Durugsay Dagaladii Loogu Duubxiradhaye Masii Wadaa ……. 😂😂😂😂Lol 😂

    • @osmangiire1349
      @osmangiire1349 6 хвилин тому +1

      Doqonkii Ogaadeen Doolo ( JigJiga) lagaqaadye, Allahayow ma’ay wadnahatiiriyaan Illaah waaxidaajira’eh😂

  • @abdiqadirnuh9912
    @abdiqadirnuh9912 13 хвилин тому

    😂😂

  • @Bulshodhamaanteed
    @Bulshodhamaanteed Годину тому

    Maanta kadib lobaqin maayo oromada waxa u soo socdo xaq udirirtii ONLF😂

  • @mcabdulqadir6264
    @mcabdulqadir6264 Годину тому

    Wax Lagu qoslo maha

  • @XiinfiniinXawaareye
    @XiinfiniinXawaareye Годину тому

    Dee waa dhab dhulkan soomalidu dagan tahay itoobiyaa iska leh sawkan ogaaden dadkii kale ka sheeganaayo maaha yaale jigjiga ma ogaadeen

  • @IbraahimCawil-qe6bu
    @IbraahimCawil-qe6bu Годину тому

    Taas lacag ayaad ku qaadataan hadii aad tihiin ogaadeen