Hargeisa street food | CUNTADA WADOOYINKA

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 312

  • @ugbadcabdi5174
    @ugbadcabdi5174 10 місяців тому +10

    Abahi xasiida ibinayay iyo kii qudarta ku shraxayy ba alle ha barakeyo risiq khyr qaba hasiiyo nolol sare alle Haku arsaaqo nosoo Badi

  • @user-lh6yk4sy3o
    @user-lh6yk4sy3o 10 місяців тому +20

    I love it Hargeisa people waa wada ruwaad socata dadku..if I live in Hargeisa I don't need to watch TV walahi 😂
    From Muqdisho 🇸🇴💚🤍❤️

    • @nimcodaahir7562
      @nimcodaahir7562 10 місяців тому +1

      Anagun na dawada rer xamarow😂😂❤

    • @ahmedyaasiin5881
      @ahmedyaasiin5881 10 місяців тому

      ​@@nimcodaahir7562wllo ma reer hargyasaad tahey love u sister nimco

    • @milaatoboy7075
      @milaatoboy7075 10 місяців тому

      ​@@nimcodaahir7562HHh anigu bisha soo socoto aa usoo socda from xmr 🔝❤😂

  • @Abdihamid2024
    @Abdihamid2024 10 місяців тому +33

    Hargeisa somaliland ❤ hormar somali usoo kordhay 🥶🇩🇯🇸🇴🤍💚🤍❤️

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel 10 місяців тому +20

    Big legend always maweel fitness another's levels street's roads best food's 😍💯⚽️❤❤♥️

  • @nazeem-px6le
    @nazeem-px6le 10 місяців тому +6

    Mazhallh ilahow wadanka noo barakee oo nabada noo siyaadi🎉❤

  • @sacidaahmed2490
    @sacidaahmed2490 10 місяців тому +12

    Wallahi runtiisa wadanka barwaaqo taala islaanta buufis aahaayo😂😂😂

  • @khalidabdilahi4018
    @khalidabdilahi4018 10 місяців тому +7

    Maaweel My Favourite UA-camr Part soo Samee Zxp ❤

  • @dhashisheekhisaxaq9514
    @dhashisheekhisaxaq9514 10 місяців тому +4

    Masha alah inader ilahay haku sharfo caqliga wacan ee kugu jira dhulka hala beerto oo hoos ha lo eego

  • @user-qv9kw6ex9i
    @user-qv9kw6ex9i 10 місяців тому +1

    Qudaarluhu waa wadani xalaala sidu usheegtey tufaax wadan kale laga keney iyo siduu naagta u yiri naa waa nimco dalka uu na uyiri war dalkiina qayraadka kala baxa oo aamina waan ku taageer sanahay ninkaas waa laa dheere 🤩👌💪👍

  • @safia6698
    @safia6698 10 місяців тому +9

    Thanks Walalo I love it it makes me home sick ❤❤

  • @dazuotv
    @dazuotv 10 місяців тому +3

    Thank you for the nice video about Hargeisa street food 👍

  • @ikranhaji2241
    @ikranhaji2241 10 місяців тому +6

    Hargeisa meeshan ku dhashay my sweet home 🏡 I miss my hargeisa somaliland 🟩⬜️🟥

  • @Prince-Abdi
    @Prince-Abdi 10 місяців тому +8

    Top quality video 🎉🎉

  • @maxamedaamin2141
    @maxamedaamin2141 10 місяців тому +2

    Reer burco wa wax kale gacanta ka soo horeysa

  • @abdigahayr
    @abdigahayr 10 місяців тому +5

    8:45 kulahaa "Balaayada aad sheeganyso Alle hakugu koobo adiga"😂😂

  • @EngMustafeShow
    @EngMustafeShow 10 місяців тому +1

    WaaD Mahadsantay Lkn Musica ka reebok uun Sxp Guul baan Kuu Rajeynaa Mid Aduun Iyo Mid Aakhiro Pro Aamin

  • @Khaliiid212
    @Khaliiid212 10 місяців тому +20

    O Allah, help and protect the people of Palestine. O Allah, ease their pain and suffering. O Allah, bestower of Mercy, bestow your mercy on them. O Allah, open people's hearts to give in this time of crisis.

    • @zamriyemohamed9596
      @zamriyemohamed9596 9 місяців тому

      اللهم امين يارب العآلمين ❤🤲❤️

    • @zamriyemohamed9596
      @zamriyemohamed9596 9 місяців тому

      الله اكبر ماشآء الله آلحمد لله سبحان الله ❤️❤️❤️❤️❤️

    • @zamriyemohamed9596
      @zamriyemohamed9596 9 місяців тому

      آللهم آنصر أخواننا في فلسطين 🇵🇸❤️🤲❤️

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 10 місяців тому +2

    Wlhi nin kaa yari waa good saler, waana dhiiri galiye wax kasta wuxu yidhi dhulkeenay ka baxdaa

  • @Adllah_B1
    @Adllah_B1 10 місяців тому +2

    ما شاء الله ما شاء الله الله يحفظه بلدي صومالي لاند بلدي الحبيب يا ابن البلد الله يحفظك مشكور ويحفظك اهلك يا رب❤❤❤

  • @lailaabdi5554
    @lailaabdi5554 10 місяців тому +1

    Maaweel best video weeye wlll maasha allah gacanta alle ha kubarakeey

  • @Username11249
    @Username11249 10 місяців тому +1

    Mee faqashtii u haysatay inay khudaartu koonfur ka timaado iyaga soo dhex marto haday joojiyaan khudaar la aani dhacayso.faqashtii oo guursysaana hotel da hargeysa ka buuxaan kii dubai i socday iyo kii Ethiopia u socdayba

  • @yacquubabdilahi8968
    @yacquubabdilahi8968 10 місяців тому +2

    Caloosha si fiican ayaad u dhaqajiseen malintaa❤❤❤❤

  • @hutohuto3559
    @hutohuto3559 10 місяців тому +1

    🎉 Watching from London🇬🇧 Nice Video🥰

  • @zakibuuni
    @zakibuuni 10 місяців тому +1

    balaayo ma jirtee dhulkiina eega waa legend caadiya ninka khudaarta iibinaya

  • @aminabella8266
    @aminabella8266 10 місяців тому +7

    Hargeisa People is so funny wlhi waa nimcad❤❤❤❤

  • @awoabdi6114
    @awoabdi6114 10 місяців тому +3

    Balaayad ay sheegayso Ilaahay hakugu koobo😂😂😂

  • @musj21
    @musj21 10 місяців тому +5

    LANTA LANTA NIMCA FADHIDA DADKAYGII 💚⚪️❤️ GUUL GUUL IN SHA ALLAH

  • @user-hd4xo8wq8o
    @user-hd4xo8wq8o 10 місяців тому +9

    Reeer arabsiyo ma daawanyaan ismuujiya 😂😂

  • @mohamedjama791
    @mohamedjama791 10 місяців тому +1

    Waalaahi waan ilmeeyay anoi bar qabin ayaan ka hiikacay wadangayka hooyo Hargaysa cadaay 4 bilood ayaan maqanay waan daltabyaysaday😢

  • @MunaMahamud-de5uy
    @MunaMahamud-de5uy 10 місяців тому +2

    Waan uxiisay hargaysadaydi allow nabad usiyaadi ❤❤

  • @hizamhasa9189
    @hizamhasa9189 10 місяців тому +5

    Odeyga liin banbeeladu wukudhacay😂😂😂 5000 kuyidhi wa 2.500

    • @Samimusic.1
      @Samimusic.1 10 місяців тому

      Tii say wllhidu ku qaaday say wllhi bu modayi 😂😂

  • @mabzuud9478
    @mabzuud9478 10 місяців тому +5

    Maaweel oo dadkiisii helay cunta udaneeye dumar udaneeye😂😂😭😭

  • @lailaabdi5554
    @lailaabdi5554 10 місяців тому +5

    Masha allah hargeisa my heart ❤💌❤💌❤❤

  • @mabzuud9478
    @mabzuud9478 10 місяців тому +2

    Maawel mid ka qosol badan ayaa helay kulaha xamaryo wxay wxan aadka shekynyso😂😂😹❤️❤️

  • @mo.dinaari5918
    @mo.dinaari5918 10 місяців тому +2

    Islantu waa cadawgu gudaha odaygedi baa uu shaqyin wayay oo mijin qada melaha la fadhiya 😂😂😂😂😂

  • @xaajixaaji6492
    @xaajixaaji6492 10 місяців тому +2

    Alx ilaahow kumahadsan dalka nimcaa fadhisa❤❤

  • @munamqalib9304
    @munamqalib9304 10 місяців тому +2

    The man behind the camera Mawlid ban Salamaya

  • @TOofy_sheeko
    @TOofy_sheeko 6 місяців тому

    Nimca fadhidaa dalkeena Alhamdullah yaa raab ❤🤲🏻

  • @sidiiqyuusuf1322
    @sidiiqyuusuf1322 10 місяців тому +6

    Reer burco is not Easy wlhi 😂😂😂

  • @Lander.18.05
    @Lander.18.05 10 місяців тому +2

    Somaliland and Hargesia love

  • @baarihassanofficial6097
    @baarihassanofficial6097 10 місяців тому +4

    Ano og inoo Afgooye baladweyne laga keeno aan hadana isaga qoslaya😅😂😂😂

    • @Umumahamed1
      @Umumahamed1 10 місяців тому +1

      😂😂😂😂marwalba dalki waye

  • @user-sm7js9yf2c
    @user-sm7js9yf2c 10 місяців тому +1

    Wlhi wan u xiisay Hargeysa.😘❤️❤️
    Wll maydaan daaco qudhmin markad cuntooyinka kala duwan cuntan😂😂😂😂😂

  • @noormohamud-it6ml
    @noormohamud-it6ml 10 місяців тому

    Mashaa allah nabadda iyo wanaaga allah ha inoo siyaadiyo

  • @mohawacayz773
    @mohawacayz773 10 місяців тому +1

    m.a sxp abdisamed maawel
    Hory usoco

  • @cawocalicawodheman4938
    @cawocalicawodheman4938 10 місяців тому +4

    Dhulkeena nimcaa fadhida❤❤❤❤❤

  • @user-qw9dw3rm5w
    @user-qw9dw3rm5w 10 місяців тому +1

    M.a Big Legends maaweel The pest steers road Food keep going My prother❤

  • @user-pp2bo3ly3p
    @user-pp2bo3ly3p 24 дні тому

    Ninki khudaarta ku sharaxayay abdirhako aya la yidha wana dadkii hore igu salan 1991 kii banu basaska idacada ka wada shaqayn jirnay Nin adag bu aha waqtiga aya ka daba yimid from Canada igu salan

  • @hindaaa_ali
    @hindaaa_ali 10 місяців тому +1

    ماشاء الله جميل جدا ❤❤

  • @hackerboy7187
    @hackerboy7187 10 місяців тому +3

    Maaweelow Suu Liga kursi baa kuu agyaala nin fadiirad iyo digir isku daray dadkeena maaha😂😂

  • @hoodoadan3318
    @hoodoadan3318 10 місяців тому +1

    Mansha Allah alle Nabada Haa ino Siyaadiyo❤

  • @libanibrahim2979
    @libanibrahim2979 10 місяців тому +3

    Wlh reer waqooye funny 😂❤❤

  • @user-js2ci3zx3v
    @user-js2ci3zx3v 10 місяців тому +1

    Grapefruit is called in Somali “Liin-Qarbosh”, Pampelmo is Italian

  • @MohamedMohamed-ez4ym
    @MohamedMohamed-ez4ym 10 місяців тому +2

    Mr Mawell Pro Hore usoco

  • @naciimamaxamedmaxamuud1880
    @naciimamaxamedmaxamuud1880 10 місяців тому +1

    Midaa xasiida dheheesid waxaan u naqanaa sabuul from xamar 😂😂
    Caanaha kar yar waa dhuceey
    Kan weena waa dhalo
    Shuuro maxa waaye ii soo sheega

  • @zh_cheroze
    @zh_cheroze 10 місяців тому +1

    Edit ka wax yar kudar sida kle u're the best👍

  • @hodanibrahin1569
    @hodanibrahin1569 8 місяців тому

    Salaam Alaykuma masha Allaha maaweeli meeshu ma xaafada jig jiga yar baa meeshan ay Nimcadu fadhidaa🎉🎉🎉 masha Allaha 😂

  • @MustaphaAlii
    @MustaphaAlii 10 місяців тому

    Best youtuber guulayso sxb

  • @mrhoryaal
    @mrhoryaal 10 місяців тому +1

    *MARKA LAGA IMAADO **#KOONFUR** KHUDAARKALE BADANKEEDA **#BAKI** BAA LAGA KEENA **#HARGEYSA** SXB **#ARABSIYO** WAYBYARHIIN BEERAHEEDU*

  • @MusamilZaeth
    @MusamilZaeth 9 місяців тому +1

    Ninkaa Dhakaa La Dhahaa Waan walahi waa Qosol 😂😂

  • @sayidnuura9007
    @sayidnuura9007 10 місяців тому +2

    🇸🇴🇸🇴

  • @Amiinyare4567
    @Amiinyare4567 10 місяців тому +1

    😂😂waar odaygu beentii buu kusoo qabtayy kulahaa tifaax baaka baxa❤❤

  • @ena_dayip
    @ena_dayip 10 місяців тому +4

    Maweeel what a vedio ❤

  • @CabdiJamac-kf6dy
    @CabdiJamac-kf6dy 10 місяців тому +3

    Dhulkeenaa nimcaa fadhida❤❤❤

  • @souzadela3087
    @souzadela3087 10 місяців тому +7

    Mashaallah cuntada waadaniga

  • @sir__cmc
    @sir__cmc 10 місяців тому +1

    Best city in the Horn of Africa

  • @sacidaahmed2490
    @sacidaahmed2490 10 місяців тому +2

    Maasha Allah wll qiimo badan ❤

  • @khadarmahdikhadar7452
    @khadarmahdikhadar7452 10 місяців тому +3

    Aduunyo ninkaas khudaar lihii waa nin aan waxba ogayn wakhitigu inuu adag yahay kaliyaata hooyoyinka ciyaalka korineyaa ayaa garan kara wakhtigu adag yahay 😔

    • @ahmedyaasiin5881
      @ahmedyaasiin5881 10 місяців тому

      Wllo Dalka Dhaqaale la'aan baahsan baa jira 90% dadku waa beerka

  • @user-js2ci3zx3v
    @user-js2ci3zx3v 10 місяців тому

    Well done, it is excellent clip

  • @Najm152.
    @Najm152. 10 місяців тому +2

    Kulahaa Wadanka gajaa taalo wr odeyga iyo habarta kala celi #maaweelow 😂😂😅

  • @SiciidAbdifarah-dz2ip
    @SiciidAbdifarah-dz2ip 10 місяців тому +1

    That's why I like somali food 😋

  • @Hanish139
    @Hanish139 10 місяців тому +1

    M.a maweel best you tuber

  • @Khaliiid212
    @Khaliiid212 10 місяців тому +2

    Amazing content walaloo

  • @HamdaJama-tj9lh
    @HamdaJama-tj9lh 10 місяців тому +2

    Walal ducada iguso Kaaba murad ban leyahay ❤️🙏🏻

  • @samsamapdilahi
    @samsamapdilahi 10 місяців тому +4

    😂😂😂naagta maxaa ka qaldan maad qabatida😂😂

  • @SI-du4jt
    @SI-du4jt 10 місяців тому +1

    Salaada jumca maxaad u tukanwaaday Subhanallah

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 10 місяців тому +3

    What a lovely video ❤❤

  • @dhashisheekhisaxaq9514
    @dhashisheekhisaxaq9514 10 місяців тому +2

    Naagta qumayada caqli ma laha walahi mabay fahmin waxu ninku ka hadlayo ninku waxu dhiiri galinaya dadka uu leeyay dhulkena nimca fadhida ee aaynu hoos uu eegno oo aaynu beerano iyana meel baas bay ula caratay waxay moodeysa ina fadhi wax laysku siiyo kuwa jamacada ka baxay wa inah caqli keenan oo iyago dhani inay xafis iyo dhaqtar nogdan uune wa inay bartan sida wax lo beerto oo aay jamcada uga baxan iyo sida shaqo abuur kale oo wadnka loga bahnyay aay bartan marka ninka dadka runta uu sheegay ee dhiri galinaya salan ha layga gaadhsiyo

  • @kalamaaniskumaan8434
    @kalamaaniskumaan8434 10 місяців тому +2

    Keep going 💪

  • @radwayar9182
    @radwayar9182 10 місяців тому +1

    M a abti mcn hore usoco

  • @user-vb6hp9qn7f
    @user-vb6hp9qn7f 10 місяців тому +1

    Noso badi dadka waraysan funny waye waxba haka jarin 😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @ismailwarabacadeofficialch9290
    @ismailwarabacadeofficialch9290 3 місяці тому

    Yutubarada waxan lacagahan aad magaalada kutaxaysan masakiinta wax ugu qabta dadka gajoonaya wax siiya sadaqadu waa muhiim

  • @rakiaabdirihim6656
    @rakiaabdirihim6656 10 місяців тому +2

    Keep going maweel brother ❤❤

  • @mohamedkayse1433
    @mohamedkayse1433 10 місяців тому +1

    Masha Allah keep going walal maawel

  • @muunaclaahi703
    @muunaclaahi703 10 місяців тому +2

    Masha allah maweel keep going ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @munamohamed7980
    @munamohamed7980 10 місяців тому +1

    masha allah hargaysa cadeey

  • @deeqadhudi2025
    @deeqadhudi2025 10 місяців тому +3

    Maash Allah 🤲🤲 🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺

  • @farhioABDESSAMAD-nh9dn
    @farhioABDESSAMAD-nh9dn 10 місяців тому +1

    Congratulations on the 100k

  • @khadaryuusuf5053
    @khadaryuusuf5053 10 місяців тому +1

    Waar Legend kaas ba iga Qosliyay😂😂

  • @XamdaLuul-wf1wh
    @XamdaLuul-wf1wh 10 місяців тому +2

    Mansh Allh❤❤❤ hore u soco

  • @khadarali8318
    @khadarali8318 10 місяців тому +1

    Ninkasi si fcn syu wax kaga iibiyey 😅
    Inder nimcadu halkey taala muxu ku yudhi....tufaxa,sabibta,banbelada arabsiyo ayey ka baxaan😂😂😂

  • @Cabdi_Macalin
    @Cabdi_Macalin 10 місяців тому +1

    This is amazing

  • @user-dg6ir3vv3d
    @user-dg6ir3vv3d Місяць тому

    Iyo muqdisho

  • @salmasaado9694
    @salmasaado9694 10 місяців тому

    Halkaa gaftan xalala baa ka dhacay Aad baan u salamaya Aabayasha somaliyed

  • @Taax_Medio_
    @Taax_Medio_ 10 місяців тому +1

    maweel jannel keep goin

  • @1lookmanlook
    @1lookmanlook 10 місяців тому +1

    😂 I love odeyasha qosol badana

  • @zamzamcabdi7236
    @zamzamcabdi7236 10 місяців тому +1

    Reer burco ayu center ka wax kaga sheegaya 😂

  • @QalanjadaReerdalal-py7mu
    @QalanjadaReerdalal-py7mu 10 місяців тому +1

    Mansha Allah hargesa cadey

  • @sofiawarsama
    @sofiawarsama 10 місяців тому +1

    I’m coming next month inshallah I can’t wait 💚🤍❤️

  • @adirahmaanmowliid8391
    @adirahmaanmowliid8391 10 місяців тому +3

    From arabsiyo ❤❤❤

  • @nimcocraxmaan2810
    @nimcocraxmaan2810 10 місяців тому +1

    Wan uxisay hargysa cadey❤