Borama - Maxaa ka taqaan Far Gadabuursi || Magaaladii Aqoonta

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 вер 2024
  • waxaan ahay Dalmar oo aduunka ayaan soo kala bartaa. Waxa aan booqday ilaa iyo hadda 56 waddan. Waxa aan leeyahay hadaf ah: inaan cagaha dhigo 197 wadan (dunida oo dhan) in shaa Allah.
    "Socdaalku ma aha oo kali ah hiwaayad, laakiin waa hab nololeed.
    I discover the world on my way, and I have visited so far, 56 countries and i am in mission to reach 197 countries.
    socdaalku ma aha oo kaliya hiwaayad, ee waa hab nololeed .
    ==========================================
    Follow me:
    Snapchat: https:/ /www.snapchat.com/add/geedisahan
    Facebook: / geedisahan
    Instagram: https: / geedisahan
    ==============================================

КОМЕНТАРІ • 357

  • @GeediSahan
    @GeediSahan  Місяць тому +87

    Fadlan 10kun Like iyo Share
    Muqaalka waxaa duubay iyo ka dambeeyay Dear Studio Borama: 00252634543428
    Caydaruus Borama Ciyaarta Saylaci: +252 63 6624385

    • @MahamudMohamedhagimuse-gv6el
      @MahamudMohamedhagimuse-gv6el Місяць тому +2

      Mncha Allah GeediSahan. Buurtii Shiikh Iyo Gacan libaax, keliya Iyo Beerihii bixinduule kuu Bartey, bro

    • @Sport-Khayo
      @Sport-Khayo Місяць тому +1

      Inad reer borama hore ayad oo aad reer alqasa ahayd Legende salan sare

    • @yaasiinxuseen2778
      @yaasiinxuseen2778 Місяць тому +1

      Numberka dear studio 6 number aya so qortay gedi sahanow😅

    • @Somfox1
      @Somfox1 Місяць тому +1

      Adeer soo barta Buuraha ku hareeraysan Boorama ... SOW KA BACDI .. WAA BUURTA CAANKA AH EE .... SHARLAGA NAADI .. mar hadii aad taas sheegi waydeen way idinku yartahay Aqoonta Awdal walee!!!!

    • @Ahmed_Rainfall.10
      @Ahmed_Rainfall.10 26 днів тому

      Cabdikariim Mohamed Camir Fariid, Caan Caan dhalay baad Noqotay Horow soco🙏Ader Guul Insha Allah🙏

  • @risakabdalla7388
    @risakabdalla7388 Місяць тому +72

    Reer Boorama dadka ugu gobsan Soomaali uguna dulqaad badan oo Rabbi aqoon ku galaday from Bosaaso

    • @MascuthElmi
      @MascuthElmi Місяць тому +2

      Gobolka ugu jeclahay somalia ku yaal

    • @mohamedahmed-wd6ot
      @mohamedahmed-wd6ot Місяць тому

      yaa ku yidhi way dulqaad bdan yihiin wll? mise magacan beenta ee aqoonta ayaa dulqaadna noo raacisay wllhi wax bdan oo been ah dadku naga malaystaan ayaa jira

    • @user-dn5he6jx6w
      @user-dn5he6jx6w Місяць тому

      What is the somalia?​@@MascuthElmi

    • @Faahim_Channell
      @Faahim_Channell Місяць тому +1

      @@user-dn5he6jx6w somalia is our real country

    • @Samaroonsiciid-zb2qk
      @Samaroonsiciid-zb2qk 3 дні тому

      Thank you bro😂

  • @AbdimananmahmoudRashid
    @AbdimananmahmoudRashid Місяць тому +61

    I love Borama❤ from barawe🇸🇴🥰🥰

    • @HoodaHaamud
      @HoodaHaamud Місяць тому +5

      Huno mcn tnx❤

    • @AbdimananmahmoudRashid
      @AbdimananmahmoudRashid Місяць тому +3

      ​@@HoodaHaamudinbadan😊❤ hoyga aqonta🎉

    • @HamseAbdiaziz
      @HamseAbdiaziz 21 день тому

      In badanban kutaamayaa inan mar un tago baraawe, waa magaalo aad uquruxbadan iyo dad quruxbadan le.

  • @flawlessness7
    @flawlessness7 Місяць тому +40

    Macha reer Borama wlhi waa dad nasab ah oo dulqaad badan ani 2011 ayan jamacad ka dhiganayey dhulal badan oo somali degtana wanso maray wlhi man arag magalo dadkedu sidan unasab yihiin waxabad mooda soomalinadu inay iyaga dhab ka thy

    • @MascuthElmi
      @MascuthElmi Місяць тому +1

      Abaalkeedi gud 👍

    • @Ahmed_Rainfall.10
      @Ahmed_Rainfall.10 26 днів тому

      Thanks Brother, Well Comeback Insha Allah🙏It's more beautiful than earlier🙏

  • @Zuleymaan-bi9cu
    @Zuleymaan-bi9cu Місяць тому +22

    Macaliminta iskooka noo dhiga hada rer mudug nahay badankood ba reer BOORAMA dad wax tar leh oo nasab ah waaye dadkaas insha allah jamacad na wa i imaanaya❤

  • @bashiirshaami8479
    @bashiirshaami8479 Місяць тому +14

    Magaloyinka somalidu dagto magalada u jawiga macan uguna fcn
    Intas waxa u dheer dad nasaba o qalbi fcn aya dagana ❤❤❤
    Salam reer borama

  • @ShamsudiinAxmed
    @ShamsudiinAxmed Місяць тому +23

    Dadkii xushmadii iyo xishoodka badnaa dadkii cilmiga iyo caqliga furfuraa dadkii nabada iyo nagaashiyaha allow nabad waarta Boorama

  • @najiibyare4483
    @najiibyare4483 28 днів тому +9

    Reer boorama waxan idinka soo salamaya magalada beeraha caanka ku ah ee balcad❤

  • @Hakim13547
    @Hakim13547 Місяць тому +29

    Borama wlhi waa magalada cajiib ah
    Waan ku raxaystay saa’iid

  • @Sport-Khayo
    @Sport-Khayo Місяць тому +24

    Reer borama aad iyo aad ayaan u salamay, sido kale adigana waa mahadsan tahay walal geedi sahan

  • @siciidali4034
    @siciidali4034 Місяць тому +26

    Dadkan ilbaxa ah ayay kuwii tuuladooda gubay maalin walba meelahaa tiktok ka nacnacleeyaan 😢😢😢😢😢 boorama iyo reer awdal guulaysta iskana jira cadowga

    • @mamoxabiiba6749
      @mamoxabiiba6749 Місяць тому +4

      haa wlahi kicin dadwyane ayaa socota koonfurna dan noma aha muusa na waka ninki dalka kala gooyay hada ana naraba xildhibankayagi kaliya doona inu meesha kasaro

    • @Kotburoosman
      @Kotburoosman Місяць тому +5

      Somaliland la sheego waxaa ka bilaamatay boorama. muusana fartyda ayaan kaga saarynaa dalka

    • @user-xi1rv3ng2v
      @user-xi1rv3ng2v Місяць тому +2

      Guleyso ❤❤

    • @kaaha1233
      @kaaha1233 Місяць тому

      ​@@mamoxabiiba6749 muuse danbe inoo talin maayo markii hore waan tageeri jirey muuse lkin iminka mey illhy hayna dhafiyo

    • @abdirizakno9273
      @abdirizakno9273 Місяць тому +1

      Adeer boorame dad ba leh wxa iyaga danta u ah unbaa soconya niicle yahow malaha wxathy kuwa lascanod kuxiran o lagu wasay 😂

  • @suhaybsaleban5120
    @suhaybsaleban5120 Місяць тому +10

    Mansha allah allow barakee reer borama.
    Meesha sidaa u wacan iyo dadka nolosha sidaa u macaan haysta ayuu nacas qurbaha jooga oo drop out ah oo lacagta caydha qaataa ku odhanayaa qaxa oo dagaal bilaaba.
    Reer awdal iyagaa dhulkooda iska leh. ❤❤❤

    • @MascuthElmi
      @MascuthElmi Місяць тому +1

      Hadii waxa ladoonayo la heli waayo wa la samaeyn pro

    • @Layla6793
      @Layla6793 Місяць тому +1

      Ilaahay caqliga ha kuu daayo

  • @sakariyesiciid9204
    @sakariyesiciid9204 Місяць тому +10

    Mahasanid Geedi sahan muqaalka quruxbdn ee ka samaysay Gobolokii aqoonta❤🙏

  • @RahmaIsakAden
    @RahmaIsakAden Місяць тому +4

    Boorama waa meelaha Qalbiga ka jeclahay, Qabri-Dahar, Jigjiga, Harar, laascaanood, Burco, Barbera dhamaan laabta ku hayaa inan maruun soo booqdo, Soomaalia Koonfurta meelo badan baan ka tagay, Puntland meelo yar, Shaqo fiican baad qabanaysaa ee Dalka taariikhdiisa inoo soo faag. Mahadsanid

  • @officialabdiramanywarsame2061
    @officialabdiramanywarsame2061 Місяць тому +11

    Manshallah Borama horumar weyn ayay samaysay, alla maxaan cunay canbaabuur big salan Geedi Sahan

  • @abokormoh5087
    @abokormoh5087 Місяць тому +12

    First comment from borama😂❤
    Geedi sahan kuso dhowow borama magaaladu waa magaladadii🙏❤

  • @dhamme0
    @dhamme0 Місяць тому +5

    HARGEISA idinka so salamaya
    Mnsha Allah❤❤❤

  • @user-wf2hg8ve7f
    @user-wf2hg8ve7f Місяць тому +4

    Masha allaah borama waa magalada gobta aqoonta iyo dad dulqaad badan oo samaalinimada jecel

  • @fadumoahmedelmi
    @fadumoahmedelmi 17 днів тому +1

    Muuqal qurux badan mashalaha .thanks for this beautiful video from borama

  • @alifarah5262
    @alifarah5262 Місяць тому +3

    Mahadsanid Geedi Sahan aad ayaad u mahadsan tahay, anigu ma aan ahi reer Borama oo reer Mogadishu ayaan ahay aad ayaan u jeclahay caqliyadda waxbarashada TOLKAAGA laakiin haku daraan in ay diidaan aragtida aaney dooneyn

  • @ganeyfx2408
    @ganeyfx2408 Місяць тому +6

    My home borama. Geedi sahan Thnkx qurux

  • @mukhtarabdiqadir-kl5jv
    @mukhtarabdiqadir-kl5jv Місяць тому +14

    borama wllhi waa gobalka ugu jecalyh somaliland one love

  • @NimaDarar
    @NimaDarar Місяць тому +2

    Sxb djibouti iyo borama wa isku iyaar dhagaan wlh I'm from djibouti 🇩🇯 boramana waan jogaa I loved 😍

  • @abdikadersalad9737
    @abdikadersalad9737 Місяць тому +3

    Mansha allaah gobolkii aqoonta
    Sxpo badan ayaan ku leeyahay
    From boosaso

  • @Kalluun12
    @Kalluun12 Місяць тому +3

    Reer boorame inaga cilmi badan❤

  • @abasmohamed9819
    @abasmohamed9819 Місяць тому +2

    Mahadsanid Videos qurx bdn iyo warbixintas qiimaha leh ee ad ka soo sameysay, xasuus gaara ayey igu leedahy waqti hora igu dambeysay❤

  • @Ladancidi20
    @Ladancidi20 Місяць тому +4

    Magaladii aqoonta iyo xadaarada boorama caday ❤ thanks sida quruxda badan ee boorama aad noogu soo duubtay wad majadsan tahay walal geedi sahan mar walba welcome ❤❤

  • @souadelmi5470
    @souadelmi5470 Місяць тому +3

    machallah tabakarallah alluhuma barek hambalyo reer Borama jaano

  • @abdirahmanabdilahi3649
    @abdirahmanabdilahi3649 Місяць тому +5

    Kusoo dhawoow Borama geedi sahan Gobolka awdal iyo Borama muuqaalo kle nooga soo samee

  • @khaludizuldaan6893
    @khaludizuldaan6893 Місяць тому +1

    Waa muqaal ugu fiicna ee geedu sahan sameeyo. Thanks pro eleteria🎉

  • @SahalAli-c2t
    @SahalAli-c2t Місяць тому +5

    Borama wajiga somalida iyo xarunta aqonta somalida

  • @MohamedAbdi-jr7om
    @MohamedAbdi-jr7om Місяць тому +3

    Thanks for your home visit

  • @taamirhashi5978
    @taamirhashi5978 Місяць тому +2

    Wx lagu faano dadki ugu Mudna
    Boqortoyo
    Far iyo aqoon wada socda
    Ilbaxnimo
    Dadnimo
    Daaacad nimo
    ❤️

  • @mumtazofficials3696
    @mumtazofficials3696 Місяць тому +5

    Gobal aan jeclahay runtii waan u soo dalxiisi doonaa

  • @farhaanmahamed9519
    @farhaanmahamed9519 29 днів тому +2

    porama casimada awdal state ❤

  • @winter_girl20
    @winter_girl20 Місяць тому +4

    Welcome to boorama, awdal👏🏻👏🏻👏🏻

  • @adalmedia4291
    @adalmedia4291 Місяць тому +6

    Saylac imow magaalada taarikhiga ah ee gobolka awdal,sidoo kle degmada baki oo ah dhul beereedka

  • @abdifatahali4733
    @abdifatahali4733 Місяць тому +2

    Borama 😍🔥 Mahadsanid sxb sida qurux da badan eed magaalada uso duubtay una so gudbisay xog iyo macluumad muhiim ah!

  • @MaxamadCrahman-li3jd
    @MaxamadCrahman-li3jd Місяць тому +3

    Sh cali. Jawhaar. Village is mujiya❤

  • @thirdeye1080
    @thirdeye1080 Місяць тому +5

    Far Gadabursi🎉

  • @mustafemahamed277
    @mustafemahamed277 Місяць тому +3

    Woow my land and my city allow noo barakee soodhowow inader geedi sahan 😊🎉🎉

  • @ismailabdi3528
    @ismailabdi3528 Місяць тому +2

    Mahadsanid sxb Geedi Sahan waad mahadsantahay ❤

  • @user-vn5vp6rt8k
    @user-vn5vp6rt8k Місяць тому +1

    MANZHA ALLAH ,,BORAMA WAY HORMARTAY ,,FEOR ERIGABO,SOMALILAND

  • @Hacker14640
    @Hacker14640 Місяць тому +5

    Sidaan usugayay inaad video sogaliso inspired one day inshallah anigana waan soduubi donaa muqaalo sidaano kale

  • @zermaahir186
    @zermaahir186 Місяць тому +1

    waa dadkii ugu soo dhawanta wacnaa ee aan noloshayda la kulmay from Hargeisa alle haydin sharfo🙏

  • @PATIENT_KING
    @PATIENT_KING Місяць тому +1

    I really like the last guys initiative. I hope young lads like him succeed Insha Allah. It's impressive to see his positive outlook despite all the challenges!!!

  • @mohamedali3724
    @mohamedali3724 Місяць тому +1

    Wow manshaa allaah. Magaaladii dalxiiska iyo quruxda badnayd.

  • @ibrahimmohammed4409
    @ibrahimmohammed4409 Місяць тому +9

    Awdal State of Somalia 🇸🇴 ♥️ Gadabuursi land Somali Mida Gadabuursi Mida Arabsiyo To lowyacado✊🏾🇬🇹🇬🇹🇬🇹🇬🇹🇬🇹🇬🇹🇬🇹🇬🇹✊🏾

    • @Yuunaani
      @Yuunaani Місяць тому

      Dadkani waa ilbax ma tuuladaadi lascaanod ee gubtay miyaad mooda viva somaliland calankan shaydaanka ah wlhi inaan laga taageyn

    • @Kotburoosman
      @Kotburoosman Місяць тому

      waxan meesha kala tag Nadal yow

    • @abdirizakno9273
      @abdirizakno9273 Місяць тому

      ​@@Yuunaaninio meshan hooyada miya kudhimaty somaliland aniga sameyay shaly hdana diidan maxa kabdali awdal state of somaliya❤ 🇸🇴

    • @abdirizakno9273
      @abdirizakno9273 Місяць тому

      ​@@Kotburoosman bro dhibta kuhysta maxaythy wr dad baleh dhulkan kulamida shaly lascanod ba lgugu wasay o aderada kuxiranyhiin tana wa lgugu wasayaa wabaln

    • @ibrahimmohammed4409
      @ibrahimmohammed4409 Місяць тому

      ​@@abdirizakno9273✊🏾✊🏾✊🏾✊🏾⚔️

  • @kadarmahmud9910
    @kadarmahmud9910 Місяць тому +1

    Boorama..insha allah mar waan zoo gadhi.....waa magaalo aan iska jeclahy❤❤❤❤

  • @badridahir1114
    @badridahir1114 Місяць тому +1

    Geedi sahan is the best somali travel UA-camr, keep goin up bro.

  • @abdalepeshd1243
    @abdalepeshd1243 Місяць тому +1

    Magaladii aan wax ku soo bartay borama jano ala maxaa dad wanaagsan jooga❤

  • @MahadhajiOsman
    @MahadhajiOsman Місяць тому +2

    Borama is the nicest place in whole Somalia and people there are the best wallhi hormar wacn reer borama

  • @fouzifouzi3393
    @fouzifouzi3393 20 днів тому

    Maashaa'Allaah walaa quwwata illaa billaah.

  • @Assia9900
    @Assia9900 25 днів тому

    Masha allah wa dhul barakaysan boorama wlhi❤❤

  • @user-wg2xk7fz1j
    @user-wg2xk7fz1j Місяць тому +3

    Ku soo dhawaw dhulkii nimcada ee sharfanaa❤❤❤❤

  • @MohamedAbdiali-zn8yj
    @MohamedAbdiali-zn8yj Місяць тому +1

    Mashalah waa magaalo ilaahay ugu deeqay jawi roobaad Mashalah inshalah waan tegi maruun.

  • @Deeqayuusuf-rc6mg
    @Deeqayuusuf-rc6mg Місяць тому +2

    Canbaabur reer boramoo kaliya maaha ciidii waa qureecda laga cuno arabsiyo gabilay borama ilaa jabuuti
    I love you canbaabur

    • @humblehsa1678
      @humblehsa1678 27 днів тому +1

      Meelwalb gadabuursi dago laga yaqana

  • @PerfectZizou
    @PerfectZizou Місяць тому +4

    Good one bro🙌🔥🔥

  • @FataxFatax-m8r
    @FataxFatax-m8r Місяць тому +3

    Kusoo dhawoow qalbi furan io gacmo furan geedi sahan my home❤❤

  • @samatarhussen
    @samatarhussen Місяць тому +2

    Keep Borama beautiful.

  • @Ahmed_Rainfall.10
    @Ahmed_Rainfall.10 26 днів тому +1

    Geedi Sahan waxan kaa sugaynaa Taariikhdii Adal Empire, Gadabuursi iyo Waxkastoo aan kusoo kordhinay Geeska Afrika🙏Somalida danbe waxba nagama oga. Thanks Bro🙏

  • @Adler308
    @Adler308 Місяць тому +1

    Waa muuqaalkii ugu horeeyay ee aan arkay inaanu dadaal badan kaga bixin geedi sahan , masha alah , Teamkaas ka duubay muuqaalka waan hanbalyaynayaa 👏

  • @maxamedxuseen1740
    @maxamedxuseen1740 27 днів тому +1

    Reer Boorama caqli iyo ilbaxnimo ayey wax walba ku xaliyaan. Way yiraahdaan DAWLADDU WAA GURI UMMADEED DUMIS LOOMA QUUDHO. Waxa kale oo ay yiraahdaan KABO XUME MA HAREE KABO LAAWE AYAA HARA. WALIGA DAWLAD JA LA DIRIRIN EE WAX U SHEEG.

    • @xasansubagle3586
      @xasansubagle3586 25 днів тому +2

      Afgobaabsigaa joojii, waan ognahay cidda aad tahaye

    • @abdirahmanahmed9727
      @abdirahmanahmed9727 5 днів тому

      ​@@xasansubagle3586 inay qadaadweyn ahaa ayaad fahantay hhhhh😂😂😂 ala garacow.

  • @AnissaOsman
    @AnissaOsman Місяць тому +2

    Mashallah borama caday❤🎉

  • @fahadmukhtaar29
    @fahadmukhtaar29 Місяць тому +3

    Masha allah sxb muqaalkaan aad baa u quruxbadanyahay❤ guuleyso sxb

  • @Prime_antony_2008
    @Prime_antony_2008 Місяць тому +3

    My home Borame 😮‍💨❤️‍🔥

  • @kalidhabane2902
    @kalidhabane2902 Місяць тому +1

    Masha Allah magaladaydii barakaysnayd
    Geedi sahan aad baad igu mahadsan tahay

  • @ilyasosman3643
    @ilyasosman3643 Місяць тому +1

    aad baan ugu madax dagsaday daawada muuqaalkan thanks dear studio

  • @rodajama7111
    @rodajama7111 Місяць тому +1

    Maasha alah!! Geedisahan waa in aad hogaamiso wadanka!!!

  • @HafsaAli-w6s
    @HafsaAli-w6s Місяць тому +1

    Mahadsanid geedi sahan❤

  • @ayaanabdirizaq4535
    @ayaanabdirizaq4535 Місяць тому +2

    Masha allh illhow dhulka noo barakee 🤲hlkaa wxn ka arkaa ustaadkaygii Abdirizak iidle❤️

    • @Rose58540
      @Rose58540 Місяць тому +1

      Only rer Alnour garanaya

  • @dhambaalnews1016
    @dhambaalnews1016 Місяць тому +1

    Mahadsanid geedi sahan

  • @bileabdillhidirie8584
    @bileabdillhidirie8584 Місяць тому +1

    Boorama waa magaalo isku darsatay wanaag iyo dad wanaag.

  • @iidhassannuur
    @iidhassannuur Місяць тому +2

    Legend Masha allah ❤

  • @queenzelmizh1016
    @queenzelmizh1016 29 днів тому +1

    Wow Amazing dhulkuu illahay igu beeray illahayaw noo barakee AWDAL EMPIRE HOYGII AQOONTA SOMALIYED🖊 📖🇸🇴🤍🔥

  • @SaadaqYuusuf-r3g
    @SaadaqYuusuf-r3g Місяць тому +1

    M.a sxb geedi sahan somalia 🎉

  • @user-eb4cy3it9k
    @user-eb4cy3it9k Місяць тому +26

    Awladul aqooon ta

  • @AbdelrahmanWarsame
    @AbdelrahmanWarsame Місяць тому

    جيدي سهن شخص طيب ومحترف في السياحة والسفر الله يسعدك اخي❤

  • @ZakariaZiaad
    @ZakariaZiaad Місяць тому +4

    Masha allah

  • @Najmaahmed__399
    @Najmaahmed__399 Місяць тому +1

    Masha Allah soo dhawoow geedi sahanow

  • @user-ov9tl3wl1v
    @user-ov9tl3wl1v 4 дні тому

    Mashallah Qaasim qadimi boorama

  • @naturerelaxing6746
    @naturerelaxing6746 Місяць тому +2

    Qasim basket ayaan wada ciyaari jirnay, waa akhiyaari.

  • @hamdaali-yd7sh
    @hamdaali-yd7sh 29 днів тому

    Mashaa allah boorama jano

  • @calimaxamuudaxmed5781
    @calimaxamuudaxmed5781 Місяць тому +1

    Waa cayaar fiican lkin soomaalida waxaan kala yaabay xoogaa faanka firaan u leenahay

  • @samataraxmed3318
    @samataraxmed3318 29 днів тому

    Masha allaah ❤❤❤❤

  • @user-ok1sp2rp8z
    @user-ok1sp2rp8z 19 днів тому

    geed sahan adigu maad ahyn ree boorama zhp

  • @MACSARO_PRO1
    @MACSARO_PRO1 Місяць тому +2

    Guleyso adeer abdilahi omer 🙏🧠📚

  • @NajmaNuura-xt2cv
    @NajmaNuura-xt2cv Місяць тому

    Masha allah. Bal arag quruxda iyo aqoonta ka muuqata gobolkaas❤

  • @yahyejama2150
    @yahyejama2150 Місяць тому +1

    Waaaw i was waiting long this clip❤

  • @mohamedcaabi5247
    @mohamedcaabi5247 Місяць тому +1

    Mashaa Allah sxb waa magaladaanbku dhashay thanks sxb waxaa iigu dambaysay 6 sano kahor 😢

  • @farhiaabdiladif4425
    @farhiaabdiladif4425 Місяць тому +1

    Ilove reeer abtigay❤❤❤

  • @HaniIbrahim-dd9oj
    @HaniIbrahim-dd9oj 24 дні тому

    Mnsha allaah

  • @LiibaanAxmed-so4ty
    @LiibaanAxmed-so4ty Місяць тому +1

    Best UA-camr🎉

  • @sakinahss3237
    @sakinahss3237 Місяць тому +1

    Adal empire dad ilbaxnimo lagu yaqan ila saylac iyo awdal dhamaan ❤❤❤

  • @sakariyemuumin-zu6zc
    @sakariyemuumin-zu6zc Місяць тому +1

    Macalimkaygii ayaan arkaa prof.abdirizak iidle

  • @FathiyaYakub
    @FathiyaYakub Місяць тому

    Masha allah ader qasin ❤ the Legend

  • @maxamedcumar9391
    @maxamedcumar9391 Місяць тому +2

    Geedi Sahan waan ku wadanaa Dhulka ugu qurux da badan wali maadan booqan Waxaase Xusid Inaanu nahay Dadka Soomaali ugu horreeya Lehna Far u gaara xilli aanay soomaali Adhi raac ahayd 1933 😂

  • @AmiinmohamudIbrahim
    @AmiinmohamudIbrahim 29 днів тому

    My home town borama ❤

  • @SuhaibAbdiwahaap
    @SuhaibAbdiwahaap Місяць тому

    Mar badan ku so dhawow magaldii aqoonta iyo xadarada aheyd 😊

  • @user-dy5rj2lp8l
    @user-dy5rj2lp8l Місяць тому

    Geedi sahan waku mahad santahay barnamijyada aad noo soo gudbiso ee shimee Rwanda booqanaysaa