Safarki Guusha ismaciil | International Somali awards istanbul 🇹🇷

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 174

  • @abdurahmansaed2505
    @abdurahmansaed2505 Рік тому +4

    Ader ismacil waa jaarkayga masjidna waanu ku wada tukanaa marwalba waa qof furfuran oo kuu sheekeynaya waaya aragna ah… alle cimriga ha u dheereeyo camalkana ha u wanajiyo🤲

  • @amaalismaciil8865
    @amaalismaciil8865 Рік тому +19

    mashalah mahdsanid wlo c.samad maweel sida aaabe u ilaalisay good job daddy❤

    • @MohmedHassan2003
      @MohmedHassan2003 Рік тому +1

      Aabo labada darod wuu guulaysan ayaa
      Insha Allah ❤

  • @ilhanisha2813
    @ilhanisha2813 Рік тому +8

    MashaAlaah hal meel Somali badan oo bulshada miisaan kuleh isla kulmaan😍😍❤️❤️ hanbalyo kuwii kuguleysteen team hargeysa salaan sare❤️❤️

  • @hamseabdirahman8067
    @hamseabdirahman8067 Рік тому +8

    Oday gadhcase intii uu macalin uu ahaa gacanta ha taagan❤

  • @qaaniyaofficial2714
    @qaaniyaofficial2714 Рік тому +5

    Maasha Allah hambalyo abti Ismaaciil dedaalkaaga markhaati ayan ka ahaa guushaadana aad ayan ugu faraxsanahay

  • @alihibrahim3011
    @alihibrahim3011 Рік тому +25

    Nio barnaamijyada aad duubto 20 minutes ka u daa waanu qadanee yaa ila qaaty ☝️😅

  • @user-kc7pg2ps6c
    @user-kc7pg2ps6c Рік тому +2

    c/samad maaweel Thanks bro sida quruxda badnee aad aabahay ngu ilaalisey adna rabbi haku sharfo keep going 🥰

  • @ridwaanahmed6209
    @ridwaanahmed6209 Рік тому +3

    Mzha Allah macalinkaygii ismaaciil alle cimriga haw barakeeyo

  • @WardaCadaani-el6op
    @WardaCadaani-el6op Рік тому +2

    Macalinkaygii Alifka Ii bilaabay alle cimriga iyo caafimaadka hakuu barakeeyo macalin

  • @naimaahmed9848
    @naimaahmed9848 Рік тому +2

    adeerky an jeclhy weeye ismacil ibrahin warsame

  • @abdisameth1165
    @abdisameth1165 Рік тому +9

    Guushu waa caadadeena team hargaysa🖐🏼🫡

  • @user-eo9km9ju3d
    @user-eo9km9ju3d Місяць тому

    Ismaacil waa nin furfuran oo wada sheeka ah inbadana waanu wada socdaalnay

  • @hamdaali5964
    @hamdaali5964 Рік тому +8

    Cawa qosolku iga dhameyay ader ismacil mansha allh video kale kaso duub 😂😂😂

  • @khadarmahdikhadar7452
    @khadarmahdikhadar7452 Рік тому +5

    Maaweell heesaha aad saarto ee xulka ah Ayaan ka helaa wallhi ha niyd jabin

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 Рік тому +5

    Maansha allaha lakiin waa in wadanka Gudhiisa lagu qabro Muqdisho Hargeisa Jabuuti Jigjigaa

    • @somalilandnew
      @somalilandnew Рік тому

      dadka qaar ba ka baqanaya intaa aad sheegtayba kkkkk

  • @ahzaaball2052
    @ahzaaball2052 Рік тому +7

    Dadka guulaha gaadhay ku dayda Masha Allah tabarak Allah

  • @laboratoireblocd944
    @laboratoireblocd944 Рік тому +2

    WAAAAAAAAAAAAAAAAAAR NINKA DIYAARADA KULA SAARAN WALAALKA MIYAAA KU EKAA

  • @maxamedcabdi9640
    @maxamedcabdi9640 Рік тому +2

    Adeero izmaaciil quul ku rajaynaya ❤

  • @Footballer1165
    @Footballer1165 Рік тому +3

    M.a zxp adi xaji ismaacil wa idin salamay

  • @colgate33
    @colgate33 Рік тому +1

    The joy of travelling with a mature somali uncle. He made me laugh so much..... pork ufff

  • @Mr.visible
    @Mr.visible Рік тому +1

    Xidigta meesha Ku sawiran waa calankii qoomu luudka acuudu billaah 😮

  • @ciisemaxamuud5722
    @ciisemaxamuud5722 Рік тому +32

    Haajiga he is so funny 🤣

  • @YusufHassan-nn4nz
    @YusufHassan-nn4nz Рік тому +4

    Masha Allah Event Somali international Award 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🫶🏻🫶🏻

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari Рік тому +2

    Abdisamed M Maaweel Salaan Sare Shoodhe.🙏

  • @pharhanahmedchannel7297
    @pharhanahmedchannel7297 Рік тому +3

    Nagaxa qawan....subhanallah

  • @wait7284
    @wait7284 Рік тому +2

    Ilaah ha barakeeyo adeero ismaaciil waa nin aad u qiima badane

  • @bushraahmed4281
    @bushraahmed4281 Рік тому +1

    Manshlaaaa adero Ismael ❤ allah. Cimriga ha u barakeyo manshlaaaaa tabaraka raxaman ❤

  • @abdiwahabhassanofficial
    @abdiwahabhassanofficial Рік тому +2

    Haaji ismail ibrahim👏👏👏👏

  • @siciidsaleebaan-jy3og
    @siciidsaleebaan-jy3og Рік тому +2

    nio aad baaa u raaxaysatay zxp hambalyo intaa iyo in ka badan weliba inzh alah

  • @user-kc7pg2ps6c
    @user-kc7pg2ps6c Рік тому

    Aabo mcn alle cimriga iyo cafimaadkaba haku dheereyo🤲 Ilove you baba🤴🥰

  • @saalimjees657
    @saalimjees657 Рік тому +2

    Mansha Allah adeero ismacil ❤

  • @carafaadabdilaahi
    @carafaadabdilaahi Рік тому +2

    two international award you it visit
    manzha Allah

  • @munakaaba
    @munakaaba Рік тому +1

    Ala awoowgay ismacil😢❤❤❤

  • @Last_King2023
    @Last_King2023 Рік тому +1

    2018 I had a trip from hargeisa to Dubai to Toronto i was lucky, i sit with an old man I learned a few things from him lol he was funny he remind me of this video 😂 wallahi

  • @ahmedbk9581
    @ahmedbk9581 6 місяців тому

    Abdisamad maaweel the one and only legend

  • @hindaaa_ali
    @hindaaa_ali Рік тому +4

    ماشاء الله رائع 👏👏

  • @missubyan904
    @missubyan904 Рік тому +1

    Mnsha allah maweell❤❤❤❤❤

  • @sainab6799
    @sainab6799 Рік тому +11

    lkn wllo waxaan jeclaan lahaa inaad heeso soo dhex gelin sababatoo waa bilramadan oo xurmaleh

  • @Somdigitaloportunities
    @Somdigitaloportunities Рік тому +1

    Addeero ismail masha alah masha alah

  • @MunaQurux-ln7be
    @MunaQurux-ln7be Рік тому

    Ilhow ana malin noloshyda saas igu kala kici ❤

  • @wakeupreality145
    @wakeupreality145 Рік тому +1

    Somalidu waa fowdo xitaa diyaarada korkeeda baa lagu sheekeysanayaa

  • @nimcomaxmednimcomaxmed6134
    @nimcomaxmednimcomaxmed6134 Рік тому

    Maweel khaatar waaye walahi

  • @Bashicade842
    @Bashicade842 Рік тому +4

    This is epic ❤

  • @cabdiraxmannaani5607
    @cabdiraxmannaani5607 Рік тому +1

    Xaaji ismacil wllhi new hargeisa ayaan isla gali odaybaad unwngsan weeye waa funny

  • @qaalusidiiq5180
    @qaalusidiiq5180 Рік тому +6

    wall waxaan ku waydiiyay haji Ismail jamacda beder qaybta shareecada ma dhigtaa mise ana moodey thanks

  • @hindamuxumed-ll8qq
    @hindamuxumed-ll8qq Рік тому

    Mashalaah wllky cabdisamed mawel keep going prather

  • @zakiyamohamed2937
    @zakiyamohamed2937 Рік тому +1

    Mansha Allah tabaraka Allah keep❤

  • @shaficiahmed5425
    @shaficiahmed5425 Рік тому +3

    Legend mawel

  • @jamalbashe6317
    @jamalbashe6317 Рік тому +3

    Legend go forward

  • @libanabdirahman.6557
    @libanabdirahman.6557 Рік тому +1

    Odayga waan ku nafisay run ahaaanti

  • @khadijsibrahim8111
    @khadijsibrahim8111 Рік тому +1

    Ramadan mubarak maaweell mahadsanid habo 💖💖💖👍

  • @daauudfarax4409
    @daauudfarax4409 Рік тому +3

    Maasha allaah xaaji gadh case

  • @abdirahimhaaji4940
    @abdirahimhaaji4940 Рік тому +1

    Keep it up 💯 👏 my Pro

  • @chapirawilchama-di6st
    @chapirawilchama-di6st Рік тому +2

    Mzha allh walal

  • @hamse33muhumed79
    @hamse33muhumed79 Рік тому

    Runtii xaajigan waa wada qosol msha allah

  • @nimcomaxamed7050
    @nimcomaxamed7050 Рік тому

    Alleh haidin nabadgaliyo cabdi samad maweel✋

  • @nakima-mohnakima
    @nakima-mohnakima Рік тому +2

    Masha allah 😂😂😂😂😂😂😂😂❤❤

  • @anababdishakur
    @anababdishakur Рік тому +1

    Wariye mahamett zicid💗😫 maxaan daawada😂

  • @ahmednoorali6713
    @ahmednoorali6713 9 місяців тому

    One day.. i😢

  • @abdifataaxmahamed479
    @abdifataaxmahamed479 Рік тому +5

    Adeero ismaaciil legand😂

  • @ummosaara580
    @ummosaara580 Рік тому

    Ww Mashallah hor mar wcn somali ❤❤❤🎉

  • @amalidiris9641
    @amalidiris9641 Рік тому

    wa yab,dadkan ilbaxnimada omoday.. inlaysu sawro naag casiya sabrina dhawre..o dinta ka baxday o 24/7 macsi iyo kufri ku jirta mad kenten inad ka dhigtan dadka talent leh

  • @hafsaadem8418
    @hafsaadem8418 Рік тому +3

    Funny weeyi wlhie 😂ismacil

  • @apdezhakurakip8306
    @apdezhakurakip8306 Рік тому +1

    Soo soon ma aha mise 😮

  • @ilwathassan9085
    @ilwathassan9085 Рік тому +2

    Big fan ❤

  • @wardifilims
    @wardifilims Рік тому +2

    awoowgay ismaciil dhuub alle hadaayo

  • @hibomuuse771
    @hibomuuse771 Рік тому

    Walaahi adeer waa iga qosliyay

  • @fatimamaxamed7992
    @fatimamaxamed7992 Рік тому

    Manshlaa y teacher ismaciil

  • @QURXINTAGURYAHA
    @QURXINTAGURYAHA Рік тому +2

    WAAR WAXA INAGA DAA AYUU YIDHI ADEERO KKKKKKKKKKKKKKKKKK

  • @qurbo5496
    @qurbo5496 Рік тому

    Keep going maawel waa barnaamuj faniya

  • @Mudane.
    @Mudane. Рік тому

    Xafladu waa xaflad soomaali balse Waxa lagu hadlayo Waa Af ingriis
    Waaxay sidaas

  • @najaxqalanjo4293
    @najaxqalanjo4293 Рік тому +2

    Keep going

  • @nimcosalah2722
    @nimcosalah2722 Рік тому +1

    Wlhy waa odaya funny mcha allah

  • @roodacishqi7985
    @roodacishqi7985 Рік тому +1

    Legend 😍😍

  • @hanad8226
    @hanad8226 Рік тому +1

    Maxamed .wariye soo daadihiyey wakhti badan
    barnaamijkii kulan iyo wax kororsi

  • @maymuunamuuna7151
    @maymuunamuuna7151 Рік тому

    Saro dhadheer waa soomaali asli dhabaqna waa carabi ee fasiraad uma baahna

  • @ugbaadsaid5156
    @ugbaadsaid5156 Рік тому +2

    Hayaay maweel wadad ban modaye HI five laya juuz Gabdhaha😅

  • @Fihimois
    @Fihimois Рік тому +2

    Adeero waa qosol lugo leh 😂😂😂😂😂

  • @user-tm9rg1th1x
    @user-tm9rg1th1x Рік тому +1

    عم إسماعيل

  • @shaymamaxamed7504
    @shaymamaxamed7504 Рік тому

    Abdisamad maaweel thanks

  • @ibraahimmawel9326
    @ibraahimmawel9326 Рік тому +2

    Keep going brother ❤

  • @queeneelsheakh5304
    @queeneelsheakh5304 Рік тому +1

    Maansha Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ayaanabdullahi7070
    @ayaanabdullahi7070 Рік тому +1

    Mansha allah

  • @calaamadashowroom7471
    @calaamadashowroom7471 Рік тому +1

    hope one day inshallah i will achieve my goals

  • @Mayaastories4556
    @Mayaastories4556 Рік тому +1

    Nas Awale❤ love u sis

  • @sucaadcali8112
    @sucaadcali8112 Рік тому +1

    Maaweelka😘

  • @luckymohamed9218
    @luckymohamed9218 Рік тому +1

    He actually said bon voyage 🛫

  • @mubarikjama992
    @mubarikjama992 Рік тому

    Oday ismacil jaamicadda beder baan wada dhigan jirnay . Waa nin aqoonyahan ah sidoo kale askari soo ahaa.

  • @JamaMobarik-vu9qk
    @JamaMobarik-vu9qk Рік тому

    Masha Allah, hambalyo.

  • @Aminaseben-vu6jg
    @Aminaseben-vu6jg 10 місяців тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @xamsewalaalo5240
    @xamsewalaalo5240 Рік тому

    Hore u soco mwl

  • @omersuleiman04
    @omersuleiman04 Рік тому +2

    Why do call Somali international award, while the partcipants are only Somali ethnic?

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 Рік тому +1

    Salad sare india ayaan idinka soo eegaya

  • @rashka_49
    @rashka_49 Рік тому +1

    Hottelkan shaadiyo sharaf ayaadeganayd 2020 kii wlhi wan xasuusta nin somali ah ayaa leh ayey daku dhahaan 😅

  • @cibaadoyar5517
    @cibaadoyar5517 Рік тому

    Mnsha allah ❤

  • @user-vb7vb6tk1k
    @user-vb7vb6tk1k Рік тому

    maashalh wllo

  • @munayusuf4949
    @munayusuf4949 Рік тому

    Manshallah

  • @kaletosman9069
    @kaletosman9069 Рік тому +1

    Hajiga funny waye jeebka cagad laykga sita hahaha

  • @TrendToKnow
    @TrendToKnow Рік тому +2

    Soonkii mee?

  • @yelioxzeolite6678
    @yelioxzeolite6678 Рік тому +1

    war gadh case manu ahyn haajigasi😫😂