War Maawell sub is this all your content mise dad kale wax ay to duubeen baa ku jira. this is by far the most fascinating photography of a Somali blogger, breathtaking otherworldly, we need to start Somali blogger awards, it would be between you Said Fadhaye and Qeys. much love.
Dhibta jirtaa waa 3 diinuba hal meelbaad 3 video kasoo samaynaysaan daawadayaashuna markay halmid daawadaan labada kale ma danaynayaan sidaa markay tahay waxa fiican inaad kala dudaan oo marka qof goobtaa wax Ka duubo labada kale meelo cusub explore gareeyaan. Waxaani waa shaqadiina aan risiqi kalasoo baxdaan sidaa awgeed yaanan hal nin risiiqiiba afka udhigan.
War Maawell sub is this all your content mise dad kale wax ay to duubeen baa ku jira. this is by far the most fascinating photography of a Somali blogger, breathtaking otherworldly, we need to start Somali blogger awards, it would be between you Said Fadhaye and Qeys. much love.
Mnsha Allah horuumar wacan
Shoodhe ninmaan dhul marin dhayo male ❤🎉
WA. ZAHAL ABDI BOULALE. OO.KU.NOL MAGAALADA .DJIBOUTI 🇩🇯. CASIIMADA WADANKA .DJIBOUTI 🇩🇯. LAA KIIN .WAN .SOO. ARKII DONAA. DALKA 🇹🇿. TANZANIA
waan ka helay wanan idinku hambalyaynaya in youtuberska somalidu sida u tusan quruxda africa mansha allah xata heesaaha aad saarteen ayaan mcnba
bisinka wa safar dheer ee allaha idin amaansado wiilasheena aamiin
whi wa iga qosliday legend ciidaa xunow cas ma dhahday
I love what you doing my brother yeah keep show all em motherlands beauty
Dhibta jirtaa waa 3 diinuba hal meelbaad 3 video kasoo samaynaysaan daawadayaashuna markay halmid daawadaan labada kale ma danaynayaan sidaa markay tahay waxa fiican inaad kala dudaan oo marka qof goobtaa wax Ka duubo labada kale meelo cusub explore gareeyaan. Waxaani waa shaqadiina aan risiqi kalasoo baxdaan sidaa awgeed yaanan hal nin risiiqiiba afka udhigan.
This is AFRICA
Nop
@@maryansiciid4736 where is it then?🤣
Cajiib Cabdisamad,new explore aad u la yaab badan,hore u wad hayaanka wll.
SIIDA.CASIIMADA. DARU SALAAM . DODOMA . ARUSHA. MAWANZA. MOSHII. CAJIIB. DALKA. 🇹🇿. TANZANIA
Maaweel best UA-cam go forward 👏
Wow muuqaal qurux badan thanks legend ❤❤
Maweel wllo Aad ban ujeclay inan UA-cam noqdoh walibah dalxisaah Sideeh kulasoxidhidhah siaad iiga cawisih sidad safaradah uguboxoh riyoh walibah marbay rumowdaah rabow maruun itus anigooh riyadaah rumeyay
HEEE. SIIDA. MEL BARWAAQO AH .OO.HE.BUURAAAAAA DHAA DEER. AYUU. .KU LEE YAHAAY. SHEIKH. HASSAN ADEN .SAMAAAAATAR. AL.USTAAD. XASAN
Free palastin
Waa barnaamij tayo leh saaxiib mahadsanid soo badi maweel
Alla maxad caajislow tahay sidaasad ku rabtaa inaad dad badan aad ku heshay .
sxb waxan ku rajaynayaa guul waarta
ALLAH IS ONE❤
❤
Waliga ma arken wan maqale jiiray lee wlhi mhd snid sxb 😢
Wadan m.a ah waye geedahas quruxda badan leh iyo wadoyinkas wax la siisto lahen
Wadankaan Tanzania 🇹🇿 anaa tagay wadooyin qurxon buu leeeyahy
@@mohamedabdirahmanhirsi2796i.a waa tagi donna hadu alle idmo quruxdas iyo geedaha cagaaran m.a
DALKA.TANZANIA. 🇹🇿. WA.WADAN .AAAAAD.UU.BARWAAQO AH. OO.DOOGA .AAD .LA YAAB . TOO
Muuqaal iyo hees is leh oo aad moodo inlaysugu talo galay😮😊
Waaw
Moshi waxaa ku dhashay fanaankii weynaa ahaana saaxiibkay Cabdullahi Qarshe.
Muqaaladada way qurux badan yihiin lkn heesaha ka daaa wll
Sidaan u sugaayay sxp thanks 😊
M.a inaa halmar maad ikaxeysaan dalxiska jeclahy
Anagu ma dalxiisno lkin idinka ayaan indhaha idinkula dalxiisnaa😢❤
Masha Allah Maaweel hore usoco we all support you walal.
CAJIIB. DALKA. TANZANIA. WAA .WADAN .CAJIIB. BADAN. DHAWAAN. .HADDII. .AAN. NAF TAAXUN.XAAYNO. WAN.SOO .ARKII DONAA
Allah is one☝
❤ masha allah 🙏
Maaweel in the building 😂😂✌️✌️
Masha Allah dhul mar mawel
Maaweel midwifery nimanka aan taageero isaga iyo saaxiibadii
Asc sxb maaweell❤❤❤❤
Masha alla ki baskiilka mad si kaxeysaan😂
Big man maaweelo😮😮❤
Waaw amazing m.a🎉
Meshaan saan uqurx badan africa lee maa lamrayaa ar anaga masoo dhawin runtii lkn safarka aad udheer gasheen walee m.a
M.allh dal dhan oo wada dhira
sxb wlaahi waan ku taageera ila xad ,, sxb waxad tahy ninka kaliya ee aan wali isla wani iyo kibir kujirin ,, halka saxiibada timaha,, ka dabteen
Big fan 🎉of
Minosota❤ kaaley😂😂
Ma gidaarku kasoo boodaa 😂
Boqortooyo ❤
Big fan ❤❤ 0:57
Mash Allah horuumar wacan
Manshallh views qurux badan
wiil aaan iska tageero huno hore usoco❤
Waad naga raagtay maweeeL GOOOOOOO OF FORWORD
Xaga Video duubida Qays kuguma gaadho
Mansha Allah sxp
WaaN Kuwata MaaweeL
Aar niyow buur baad nagu disheene wax caadiya soo duuba 😂😂 Kilimanjaro 😂
Amazing vlog mawelow and qys I will come inchallah
Masha Allah ❤
Arusha 😊
Waa dhul qurux badan
Mansh Allah walalyal
Fadlan soo arag youtube kanal kayga
Legend❤❤
M.a❤
waaw❤❤❤❤❤
Qucundho 🎉
Sida meel barwaqa oo buura dhadheer..👊
What a view 😮❤
MaweeL Isn"t Easy😂
Hada ma waxas ba wax la sheego ah
Teamka waa adiga iyo baabah walee Abdisamadow @Maaweell
Legend
Mash allha ❤
Lacagtada iyo wakhtigaga hadadan Saan cml ugu raxaysanen maxa ka shaqayne 😂
Wow❤😊
Weli buurti maana arag
Bariiska maaweel ladhaho ayaan maalin walbe cunaa wana jeclahay isku magac ba tihin😂
😂😂😂, tukaanlaan ahayoo islaamuhu waxkaleba ima waydiiyaan.
Wwwow it is very nice ❤😊😊
Mansh allh
Magalada dara salaam halkey kutaala
Wwww africa is amazing
HAAAAAW .MAWEEL
Wow❤
Mashallah lkn video ayaad nogu khaladay muqalada qar mad doobin 😂
Hesta baa caweyska ii hagajisay
Miye ku daacaan de
Mawlela
❤❤❤
Buurta fuula oo noosooduuba
No me y11😊
Bila talanti nio waxani shaqadad mahe mad iska daysid cabdow 😂😂
Taalentiga aad ugu faanaysaa waa maxy? Ninkan muuqaalo caalami ah Buu sooduubaa adna gurigiinaad kudawataa
Dhelku indho uroonyahY. Sxb qaali. Basaborkan sugayo yahay. Sxb. Dalka Tanzania 🇹🇿 a. Wan arki doonaa. Kuna noln doonaa Tanzania 🇹🇿
❤❤🎉
🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤😊
Muqaal Qrux badan
Ku sali nabiga
❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️💋💋💋💋❤️🩹❤️🩹
Gaxandho not gocondho
Gocodho ayaa i gashay
Wow❤
Mnsha allah