JAMIIL WEHELIYE NEW SONG QISO OFFICIAL VIDEO 2020

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 23 бер 2020
  • JAMIIL WEHELIYE
    HEES QISO
    EREYADA ABWAAN QIIRO
    LAXANKA & MUSIC CABDIFATAAX MUKHTAAR
    VOCAL RECORD CAAMIR ZAKI
    DIRECTED BOSS FILMS
    CAMERA & EDITING SHARMARKE BOSS
    Copyright@Hawraar Music

КОМЕНТАРІ • 734

  • @yaziinhaashi7344
    @yaziinhaashi7344 4 роки тому +110

    Saliga nabiga haku dawarsanina somaaliyey fadlan🤒🤒🤒🤒

  • @sunrisealimoalim2952
    @sunrisealimoalim2952 4 роки тому +234

    😭😭😭😭 wlh plh waan ilmeeyay 2009 ilaa hada oo la joogo 2020 waan is heli la nahay 😭😭 iisoo duceeya inaan is helno 😭😭😭😭❤🙏🧠

  • @abdirizakmh
    @abdirizakmh 5 місяців тому +51

    Who is here at 2024😢💔

  • @ilyezsalah6158
    @ilyezsalah6158 4 роки тому +86

    Dhalinyarro aduunku waa maalma koobanee aynu alle usolabbano fusuqana aynu kabaxno iyo jilidda heesa shaydanka raacsan.
    Merka aynu alle u toybad keeno dambi dhaafna weydiisanno.

  • @kifaaxugas7280
    @kifaaxugas7280 2 місяці тому +9

    Nafta qayb ka maqaneey
    o jacayl qasbaayo
    Kaa quusan weyde
    Rajo igu qabyowdo
    Qooransanayay
    Hadu calafku qadana
    Ana qanci lahaye
    Miyaan kala qarsonahay😮😢

  • @zamiaupdyyrahmann7551
    @zamiaupdyyrahmann7551 4 роки тому +226

    Ax Yaa Hees intayy tabatayy Hestani Plz HayLa dHaafiNa❤like

  • @LibyaibiyaIbiyalibya
    @LibyaibiyaIbiyalibya 5 місяців тому +11

    Heestan waxan ku dhagaysanayaa lipia kufra waxay isoo xasuusisay qoftadii aan yada darteen usoo tahriibay jcly cadab aduunyo weeyan Wlhii 😭😭😭❤

    • @AsmanSuldan
      @AsmanSuldan 5 місяців тому

      Amien keise ali❤❤❤❤❤

  • @caaqilbille1205
    @caaqilbille1205 4 роки тому +313

    Inta heestaan soo raadisay sideyda oo kale si aan isu ogaano bal like saar ♥️🙏🏼

  • @hafsamohamed9590
    @hafsamohamed9590 4 роки тому +102

    Inta is jecel allh isk daayo anigan riyadeeda allh ii rumeeyo🤲😭

  • @mohamedabdullahi6898
    @mohamedabdullahi6898 4 роки тому +196

    Inta nabiga jecel alle ha inaga dhigo like saar

  • @abdiqanihajjihassan2291
    @abdiqanihajjihassan2291 3 роки тому +34

    In Kastoo Ay Adagtahay in Qof Aad Jecalayd Aad Waydo Hadana, Noloshu Ma Balan Qaadayso In Qof Aad Jeceshay Aad Rafiiq Iyo Nolol Wadaag Ahanaysan Noloshiina Inta Ka Dhiman 💔
    Uganda Kampala Rubaga Road

  • @akramhilaali7410
    @akramhilaali7410 4 роки тому +47

    FROM MOROCCO
    I LIKE THIS SONG
    I FEELING SOME THING😓

  • @pretyysmile9923
    @pretyysmile9923 4 роки тому +86

    Jamiil weheliya amzing 😣
    IntaaH heestaaan hore udhagaystay like zaar

  • @Updikhani
    @Updikhani 7 місяців тому +10

    Qalpigyga lagugu qoray❤
    Magacaaga oo qura ftima 🥹
    Qisadyda kaligaa💕
    Adi lagugu Qofalay 💕❤
    19/12/2023 hben talado bxyso oo arbaco soo galyso anoo dhagysanya runti said kugu xiisy mcn bdan ❤️❤️
    🫀Ftima Mohamed abdi🫀
    ❤Ku jeclhy mcn bdan ilhy nabd ha nagu kulmiyo ❤

  • @Naasir.10
    @Naasir.10 10 місяців тому +11

    Qalbigaa lagu qoray magacaga oo quraa🎶manta waa malin sabt ah tariiqdu waa /16/9/2023/ ❤《Dahran》

  • @maamemo7277
    @maamemo7277 4 роки тому +61

    Inta aragty inu heesta fananku si dagan uqaadayo oo dareen leh jalayal like

    • @nesma5648
      @nesma5648 4 роки тому

      And that is how it suppose to be 👍🏽

    • @maamemo7277
      @maamemo7277 4 роки тому +2

      @@nesma5648 wllow maxa ku qatay ma luqadada ku hadshid wan ku aragna ina aqoon ynad tahe

  • @khadarcasoodofficial5314
    @khadarcasoodofficial5314 4 роки тому +72

    Heestan wxaa hore u qaadey lengd Abdifatax mukhtar hdana wxaa kasoo daba qaadey jamiil weheliye guulaysta labadiinaba ❤️

    • @ahmedadan5028
      @ahmedadan5028 4 роки тому

      Magaced marku cabdifatah yare qaaday

    • @munailwad1241
      @munailwad1241 4 роки тому +1

      @@ahmedadan5028 qiiro ayaa magaceda La dhaha 2018 ayuu Qaday

  • @abdeek_.othman
    @abdeek_.othman 4 роки тому +50

    NAFTA Qeyb ka maqaneyy
    Oo jaceyl QasbyO ka Qusan weyde
    Hadu calafku Qadana ana Qanci laHye
    Miyana kala QarsonaHy 😓❤🙏.
    Dareenka heesti wu itabanya wllhy.
    Keliya wxa ila daremaya Qofka leh #long distance relationship 😭❤.

    • @ibroeverythingnew1337
      @ibroeverythingnew1337 4 роки тому +7

      Waan kula qabaa fikirkaa ah long distance relationship, balse waxa ka xanuun badan qof aydaan kala qarsooneyn misana kugu eegtay xanuunka dareen jacayl. Waana ta fanaanku leeyahay "" miyaan kala qarsoonahay"". Waxa se ka xanuun badan ereyga heesta ee dhahaya" "hadii calafku qaadana anaaba qanci lahaa" ". Walaahi ereygaasi xanuunka uu leeyahay lagama warami karo aniga iyo inta aragtay unbaa dareemi karta. 😊

    • @ayaanahmed341
      @ayaanahmed341 4 роки тому +3

      Updek ØthmaÑ 😭😭😭😭

    • @abdeek_.othman
      @abdeek_.othman 4 роки тому +4

      @@ibroeverythingnew1337 I wish pro inad heli doonto jaceyl iyo nolol wanagsan ee lagula jiro inzhallaH 😇❤🙏

    • @abdeek_.othman
      @abdeek_.othman 4 роки тому +2

      @@ayaanahmed341 ha ooyin wll Qlli ilmadu waa naxariz hadana wa naxdin ee 😇❤🙏

    • @barwaqoxaliye270
      @barwaqoxaliye270 4 роки тому +2

      🥺miyaan kle qarsoonhy😭

  • @hannaismail4482
    @hannaismail4482 2 роки тому +20

    Inti is jacl ilahay calaf ha isku daaro 😭❤💋

  • @najmasaleeban1505
    @najmasaleeban1505 3 роки тому +34

    Nafta wad qufulate Maxan kaga qusta 2021ayan so radiyey heestan 🥺🥺😢😢

  • @zaamrashiid8445
    @zaamrashiid8445 4 роки тому +292

    Inta jamhuuriyada barakaysan udhalatay like iisaara plz🇮🇹

    • @Saalimseeraar
      @Saalimseeraar 4 роки тому +1

      Like kuu saare wll SUBSCRIBE iisaar

    • @zaamrashiid8445
      @zaamrashiid8445 4 роки тому +1

      cited wankuusaray iisaar wll adna

    • @khalidosman5708
      @khalidosman5708 4 роки тому +12

      Hhh calanka italy weye ee calan noocaan oo kale loo aqonsan yahay la kalaay🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @khalidosman5708
      @khalidosman5708 4 роки тому +3

      La kaalay

    • @zahramohmeth7677
      @zahramohmeth7677 4 роки тому +3

      @@Saalimseeraar dhashii reer soomaalilaan waan idin saaray labadiinaba dar ilaahay guul iyo gobanimo ku waara

  • @kaigadheni3710
    @kaigadheni3710 3 роки тому +9

    Heeso badan ban desgetey, of many many singers, but you number1. You diserve award xabib, for me you are the best.

  • @hadiyaabdikanimuse1858
    @hadiyaabdikanimuse1858 2 роки тому +18

    Adan kugu qarwayo nafta wad qufulate!! riyo igu qabyowday maxan kaga quusta😭💔nafta qaybka maqaneey u jacyl qasbayo ka quusan waydee rajo igu qabyowdo qoaransnaya hadu calafku qadana ana qancin lahayee miyan kala qarsoonahy!!!💔💔😭😭😭 2022 still my hope is there💔🥺

  • @Tall25
    @Tall25 3 роки тому +9

    Haduu calfku qaadana anna qanci lahaayee , miyaan miyaan kala qarsoon nahahy 😭😭😭😭🔥🔥🔥🔥🔥

  • @ahmedjrahmedjr6542
    @ahmedjrahmedjr6542 2 роки тому +4

    Qalbigayda mida lagu qoray miyey naciimo ahayn waan ooyaya postigan anigoo qoraya .
    Ma rabo inaan waayo allow ii sahal qalbigeeda 😥😥😥

  • @hasandeedee97
    @hasandeedee97 4 роки тому +20

    Jamiil weheliye wiilka aan abtiga u ahaay hore usoco insha Allah

  • @farxiyocali9136
    @farxiyocali9136 2 роки тому +48

    Hestan wa iska jeclahy 2022hadad dawanayso like ta saar🥺🌹

  • @hanihassan8592
    @hanihassan8592 7 місяців тому +4

    Waa jecalahayyy heestan❤Qalbigeyga lagu qoray magacaga oo quura😫👆

  • @zuniita_isse3105
    @zuniita_isse3105 3 роки тому +17

    Mr wlba oo niyadayda kuso dhacdo heestn dhagaysta anigo og siday ii dhibayso iina tabanayso 😭😰💔
    Rajo igu qabyoqdaa qooraansanaya 😭😭😭

  • @Sihaaam22
    @Sihaaam22 Рік тому +16

    Hestan waxa ku maqlay club house ano saran ayaa dad dhagaysanayen wan soo racY runti 2 bo jer iyo wax ka badan aya dhagestay Walahi hees qiro leh malin axad ah sacaduna ay ku began tahay 2:55 duhurnimo 18/12/2022 sanadkan bilowga Ah Alle farxad iyo ren ren hanagu Garsiyo 😢😢

    • @yahyemahamed6063
      @yahyemahamed6063 11 місяців тому

      Malinkii goatka kubaada cagtuna qaday world cupka😅😅

    • @CaashoKiin-tl3qj
      @CaashoKiin-tl3qj Місяць тому

      Hada sethy ma faraxsan thy 😢 2024 mise wli abyo

  • @libanabdullahi7728
    @libanabdullahi7728 4 роки тому +28

    Qalbigeyga lagu qoray💞
    Magacaaga oo qudha💞
    Qisadeyda keligaa💞
    Adi laguugu qoofaley💞
    Waxey qaali xiisaha
    U qaada had iyo jeer
    U qeexdaa dhibkeedoo
    Qoraal ugu sameysaa
    Nafta qeyb ka maqaneey
    Naf jaceyl qasbaayoo
    Kaa quusan weydoo
    ..........💞💞💞
    Erayo qiimo leh, ....

    • @asmanuura4686
      @asmanuura4686 3 роки тому

      Ok walaal lkn heestan aad ayaan umacaan iyo qiso badantahay

  • @abdifatahabdi6279
    @abdifatahabdi6279 3 роки тому +11

    Qalbigeyga lagu qoray
    Magacaga oo qudha
    🧕💍❤️

  • @Sadaamtesma
    @Sadaamtesma Рік тому +4

    Heestan waxan dhageystay bilowgi jaceylkayga oo aheyd 2020/3/13 marka heestuna way. Cusbeyd
    Hda se broken ban ahy sidi bergi hdan kuso laabtay xalad walba Alx😍

  • @nastehomohamed2839
    @nastehomohamed2839 4 роки тому +6

    Qalbigayga lagu qoray magacaaga oo qudha 💔💔💔jamiil weheliye❤️❤️❤️❤️❤️

  • @abadirabdillahiomar2209
    @abadirabdillahiomar2209 4 роки тому +7

    Qalbıgayga la guqoray magacaga oo quudha hees dareenkedı wadata rag culus ba ıskuhelay ustaad cabdıfataax muhtar ıyo abwaan qııro sıdokale jamııl wehelıye barteedı buu dhıgay ısagana kaga sobaxayaa ustaadka horay usoco bro🙏🙏🙏

  • @Hotho-kaaYa
    @Hotho-kaaYa 4 роки тому +9

    🥀 QlpiGaYGa LaGu Qorayy MaGacaGa Oo Qudha QizadaYdaH KliGa Adi LaGU Qofalayyy JamiiL weheliyE Amazing 😥❤

    • @252anas5
      @252anas5 5 місяців тому

      Byoh😢

  • @hanadkaka8091
    @hanadkaka8091 4 роки тому +21

    Haduu calafku qadana ana qancilahaye miyaan miyaan Kala qarsoonahay caadi maha walahi big respect bro

    • @zadiikbaasheofficial8831
      @zadiikbaasheofficial8831 4 роки тому

      Abdihakin wll xanta jooji adu meshaad kasoo jedaan ogahee🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @ziham_ayanle
    @ziham_ayanle 4 роки тому +5

    Qalbigayga lagu Qoray magcag
    O.o qudha Qisadayd kaliga Adi lagugu Qoofalay 🔥❤😍❤❤
    #Jamiil Weheliya 🙌🙌👌👏

  • @ikraamibraahim4499
    @ikraamibraahim4499 3 роки тому +9

    Sidii aad qardhaas tahay adaa qorta ii sudhaan😢😢😢😢2020

  • @nasteexocrisaaq4598
    @nasteexocrisaaq4598 2 роки тому +11

    9 November 2021 23 :08 taldo waxn dheysan xili aan xalda adg ku sugnhy jacyl daruuf iyo waqti aan kaa warmi karin heestn waaxn ahya .mid cwe igu horysa lkn xasuusy igu noqo doonta rajo igu qabywdo 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @NeymarJr-os3ry
      @NeymarJr-os3ry Рік тому +1

      Ayy 💔😥 sorry abayo waxan rajeynaya inad kaso kabatay xaladas adag ✊️😊

    • @SahraAden-mh7hl
      @SahraAden-mh7hl 6 місяців тому

      Hello

  • @Goonni.daaq10
    @Goonni.daaq10 2 роки тому +7

    Wllhi Waan ilmeeYaY Markaan DhageYstaY Qiso jaceyl Ayaa igu DhacdaY 2sano Ka hor balse anoo Ka bogsadaY ayaan Heestan dhageystaY Waana Ceshan Waayey ilmada 😭😭💔

  • @queencayuusha5871
    @queencayuusha5871 3 роки тому +5

    Rapow mid kan hader jaceylka la wado calaf igu dar io inta is jecel ❤😰🤲

  • @apdihakiimapdilahi8036
    @apdihakiimapdilahi8036 4 роки тому +26

    Jamiil weheliye inthe HOUSE ninka Germany masraxa loga hadhey👑💎🥰

    • @zadiikbaasheofficial8831
      @zadiikbaasheofficial8831 4 роки тому

      Abdihakiin wll xanta jooji meshaad kasoo jedaan ogahee🤣🤣🤣🤣😂😂😂

    • @johnzina3300
      @johnzina3300 4 роки тому +2

      war muuqalada iska qurxiya nio yurub waa ugu liidataan kkkkkkkkkk

  • @inaabdulaaahi4040
    @inaabdulaaahi4040 Рік тому +4

    Markaa qofkaagii adoo aduunka ugu jecel hdana kala fogaataan waa xanuun wlhi 😭 ilaa hdna qof aan jeclaadey mjirto xidhiidh dhan waa ncy saad isoo noqoneysid 😢💔wehelkyga ahyd jaceylka ibartey lkn mnta
    Xasuustaada wehel ii ah 😭 qalbigeyga mgcaaga oo qudha qisadeyda kaligaa adi lgugu qoofalay 😭ilhoow dib noo midee waa jimce😢 4Augst 2023 😩 nafta qayb ka maqanee waa jaceyl qasbaayoooooo

  • @ameinmohamoud
    @ameinmohamoud Рік тому +4

    Oh shitttt hablaha somalida oo dhami uma wada qalman in la jeclado se inyar oo nadiifa ayaa jirta intaasna waxa ka mid ah hubby dayda❤Asia diamonds❤ ilahay baan waydiistay iyadoo xalal ah incha allah is wayn mayno

  • @khadradaahir4575
    @khadradaahir4575 3 роки тому +7

    Mashalh wll cad rabi ku gu deqay👑👑👑👑👑

  • @zoolacadeofficial16
    @zoolacadeofficial16 7 місяців тому +2

    Qabigayga lagugu qoray ❤
    Magcga. Oo qura fooz 😢
    Qisadeyda kaligaaa 😍
    Hadi lagugu qufulay🌹
    18/12/2023 haben isnin baxayso talado.so.galeyso. anigo shqo kaso.bxy ban dhagysanya
    ❤ (Foz omar abukar )❤
    Qf jaclhy ba thy

  • @husseinabdi1159
    @husseinabdi1159 3 роки тому +12

    BYE BYE 2020!!!!. yaa ila daawanaya heestan 30/12/2020. like ta ha ila dhaafin plz.

  • @shugriyamahamed2887
    @shugriyamahamed2887 4 роки тому +22

    I love this song, and his voice so smooth I want to sleep on. Masha Allah

  • @kamossabdiqani1481
    @kamossabdiqani1481 4 роки тому +15

    Zhp jamiil weheliye hees ciligan aan cidi qaadin oo murti iyo laxan mcaan ayaad codkaagii halaasiga ahaa ula tagtay hees na taabatay dheh kolay wakhtiyo badan hadaan sii noolano xaaladan aan hada ku jiro waan ku soo xasuusan doona heesta. 👑🙏🎶a
    Keep goin prother marwlaba

    • @asmaabdi4698
      @asmaabdi4698 4 роки тому

      Heesta ma laha isagu soo copy yey heesta waxaa iska legend ka weynee abdifatah mukhtar

    • @abdullahiabdirahmanhussein724
      @abdullahiabdirahmanhussein724 4 роки тому

      Ninkii laha ayaa u dhibay waliba music u garaacay laandheerinimo👌👌👌

  • @ilyezsalah6158
    @ilyezsalah6158 4 роки тому +21

    Tan addunyo wax jaceyl heeso shaydaana aan aheyn laguma hayee cadweygeena ibliis aynu ladagaalno oo aynu iska dhicinno tuug xum.
    Merka walaalayal jaceylka alle ayaa kaweyn jaceylka addunyo yaala .
    Alle usoo laabta majecla alle inuu idin cadaabo idinko muslima ama aan muslim aheyn.
    Plz and plz taladeyda hala qaato.

  • @muktarmohammed5886
    @muktarmohammed5886 2 роки тому +5

    Waa hees runtii aad u macaan
    Murtina xanbaarsan...

  • @muniirhindi1723
    @muniirhindi1723 Рік тому +12

    intay iga tagty by hada iga codsanasaa inay igusoo laabato ana wka diiday ma aqbala.mise go'aankayga siiwata wana jeclhy😭🥺😭💔

    • @GULED.M
      @GULED.M Рік тому

      Be. Aman bro sbbta ka tagtay wali waay jirtaaa

    • @ibraahimcabdimoallim3672
      @ibraahimcabdimoallim3672 Рік тому +3

      Zxb ninka ragga go aankiisa kama laabto plze hada go aankaaga ka noqoto wexey daremeysa ina jeceshahay oo aad dhankeda daciif ka tahay plze ku dheh ani nin rag oo go aan qaatay ayaan ahay mana ka noqonaayo go aankeega markaas waxey arki dontaa ina qaali tahay weena ka shalaay dontaa inee kaa tagto ❤

    • @nimcodow1230
      @nimcodow1230 Рік тому +2

      Hadaad jaceyl u qabto naftaada ha dhibin plz ku noqo🥺😰

    • @iam.legendar
      @iam.legendar Рік тому

      MAya sxb intay igu tidhi aniga, tag aduunyada rag way ka buuxaan ee adiga khasa ha ismoodin. Block aan barigi saaray baa wali saaran. Ha u bixin waxas

    • @muniirhindi1723
      @muniirhindi1723 Рік тому

      @@ibraahimcabdimoallim3672 hyeh zhp mcn go ankeygi si wadana

  • @Mohametapthi
    @Mohametapthi Рік тому +2

    Qalbigayga lagu qoray
    Magcaaga uun qura
    Qisadayda kaligaa
    adiga lagu qufulay
    Waxay qaadi xiisaha
    uqaadaa had iyo jeer
    uqeexdaa dhibkeedoo
    Qoraal ugu sameesaa
    Nafta qayb ka maqanee
    Oo jacayl qasbaayoo
    Kaa quuso waydeee
    Rajo igu qabyoowdoo
    qooraansanaayaa
    Hadduu calfka qaadana
    Anaa qanci lahaayee
    Miyaan miyaan
    miyaan kala qorsoonahay
    Qorax soo baxaysiyo
    Marki ay qarsoontaba
    Sidii aad qardhaas tahay
    Adaa qoorta ii suran
    Adaa kugu qarwaayoo
    Nafta waa qufalatee
    Riyo igu qabyoowdaa
    Maxaan kaaga quusataa
    Nafta qayb ka maqanee
    Oo jacayl qasbaayoo
    Kaa quuso waydeee
    Rajo igu qabyoowdoo
    qooraansanaayaa
    Hadduu calfka qaadana
    Anaa qanci lahaayee
    Miyaan miyaan
    miyaan kala qorsoonahay
    Lyrics: Mohamed apdi

  • @bbenacnac
    @bbenacnac 4 роки тому +8

    Jamiil wehliye 🦁❤
    Hawraar music production is the Best🔥 💥❤

  • @user-by5cd3gb2d
    @user-by5cd3gb2d 5 місяців тому +2

    Still listening 2024😊

  • @faraxcabdicasis8158
    @faraxcabdicasis8158 4 роки тому +6

    Wlhy wiilkan taagero buuxda ban u ahy horay usoco wll qli❤❤🙏🙏

  • @Faadumo455
    @Faadumo455 9 місяців тому +3

    Si kaston xiriir u sameyo jaceylkygi kowad ma ilaawo wali Wan jeclahy qofki kle niyad uma hyo 6year kaso waregty still niyadayda sikin kama bixin

  • @nimcohassan1103
    @nimcohassan1103 4 роки тому +17

    Heesta qisada aniga IGA hadlaysa💔

  • @hodanMaxamedd
    @hodanMaxamedd 5 годин тому

    Hees waaye dhafaY jah qisadeyda keligaa Ada laguugu 😢😢😭🧕

  • @gobsantwins7086
    @gobsantwins7086 3 роки тому +6

    Qalibigayga lagu qoray magcaga o qudha qisadayda kaligaa adi lagugu qoofalay😥💔

  • @ayanaali7173
    @ayanaali7173 Рік тому +2

    Friday jan 27 2023 😊
    Waxa jeclahay inaa aqriyo qisoyinka dadka so marto ay youtubeka kuso qoraan heesaha somlida kuwa badan ka dhgestey ano heesta rabin kaliyah rapo qiso aqris😊 wn arky kuwa xnuun bdn io kuwa frxd ku dhamadey❤ alle ha isku keeno wixi isjecel❤ balse iga ho wanadan “ jaceylka wx sahlan maaha qalbiyadina ilalsada nafsadihinana ka fikira dhawac badan uma qalantine”❤

  • @nishahamaad7629
    @nishahamaad7629 3 роки тому +3

    It made me cry for the first time an maqaly qofkii wax jacel o waliba qofka isla jogin ayaa daremi karaa whalhi

    • @hadiyacraxmaan3636
      @hadiyacraxmaan3636 3 роки тому

      Haaaa hupaal wllo jacayl io kla dheransho cidii wax ka argtaa wax ka aragtay😭😭😭😭

  • @fahadkeynaan9326
    @fahadkeynaan9326 4 роки тому +4

    Wlalya mcn kuwa like ga ku radinyan nabiga hdat jceshahy wlal mcn mel uu dambi ka socdo ha ku oran like iisar hdat jceshahy rasulka salallahu calihi wasalm

  • @ashabeautymekuephijaab9166
    @ashabeautymekuephijaab9166 4 роки тому +6

    Waxaasi kaa cod Ah Masha allaah Hore u soco bro. ❤️❤️❤️

  • @mumtaasahmed9082
    @mumtaasahmed9082 2 дні тому +1

    Waxan jeclahy inan akhriyo qisooyinka dadka so mara ay youtube kuso qoraan runti qisooyin badan halkn wan ka akhrista qaar murugo badan io qaar farxad ku dhamaadayba wixi is jecel haysku waaran inti qalbi xanuunku hayana alle haw booga dhayo😢 1Augst 2024 maalin khamiisa saacaduba tahy 5:36pm

  • @hamzanur9139
    @hamzanur9139 2 роки тому +11

    There is nothing stopping me from seeing a future star💯 great work bro more song

  • @user-ss6rp8rz9l
    @user-ss6rp8rz9l 6 місяців тому +1

    Inti dawatay 2024

  • @abdiazizakoqali5916
    @abdiazizakoqali5916 2 роки тому +1

    Qalbigeyga lagu qoray Magacaga ooh qudha Qisadeyda keligaa Adi laguugu qoofaley 💞

  • @shamso-gabarbari2625
    @shamso-gabarbari2625 4 роки тому +15

    hees io bar weye jamil weheliye bro horay usoco 😍🙏❤️

  • @dhaldarwiish7795
    @dhaldarwiish7795 4 роки тому +6

    Woow hees iyo badh walal jamiil😍❤👌

  • @azy_abdiziyad6233
    @azy_abdiziyad6233 4 роки тому +10

    Inkasto hesta abdifarax Qaday Hdana Jamil weheliye aya Ad ugu cod mcn

  • @nasraabdalla5612
    @nasraabdalla5612 3 місяці тому +2

    Heestan xasuuse igu ledahay 4 years kahor marke so bexesay wxa kujiray xariir jaceyl inta shitaan iska ooyi jiray haneen iyo maaalin wan dhageesan qof baan di dhaba ujeclaa ila heer aan maalmo iyo habeeno badan hurdin oo cuntada xata aa ku lalabon jiray mrkan cun is dhoho 😭 wlhi mrka so xasuusto xiriir dhana ka fogada ila hada 4 sana kaso waregty xirir dhab ma samenin kaas kadib qofna ma aamino ani qof hada si dhab ujeclado meshasuba dhawac iga bilabana xata hadu asaga idhawicin nafteyda idhawaceysa si xad dhaaf baa qofka ujeclada waxba kama reebto lkn hada alx cidna ciyar ciyar qalbigeyga uguma gudbi karto wilakas xumaan saas ah ima geesan lkn jecelka jeclaya idhawacay sase tahyna ana iska jaray xariirka 2021 ana go aankas gaaray waliba inta kaligey isla farista nafteyda lahadlay malintasa igu dambeyzay asaga dhan 🤦‍♀️ single is the best ninkeyga mustaq balka le sugaya

  • @shadiyasharaf136
    @shadiyasharaf136 4 роки тому +3

    Wooow hestan manta video geed arkay man modaYN inu wiiLkaNi Qaado mchalaha cod bu hayaa

  • @jameelvlogs474
    @jameelvlogs474 4 роки тому +7

    The upcoming star Jameel 💔🙏😷🔥
    This is covid-19 Relief Song 🤣👐

  • @nagwaanmohamed6583
    @nagwaanmohamed6583 3 роки тому +2

    aniga jacel wa igu dhacay 2020 lkn hda 2021 lgu jira happy ahy wana ilaway loma si jabnado qofka wakhti adag wuku so maraya lkn dhaaf qofka qimahaga garanwayana dhaaf

  • @user-ln9gt4pi8v
    @user-ln9gt4pi8v 4 роки тому +5

    Jamiil weheliye love u hno mcn♥️😻🤴🏼

  • @abdifatahjosh9550
    @abdifatahjosh9550 4 роки тому +5

    share waye heestan beaufyfull voice and very talented boy thank you bruh

  • @abwaanxayle3009
    @abwaanxayle3009 4 роки тому +1

    Woooow alla yaa cizak hees iyo bar fanaan iyo bar best music horay usoco libaax

  • @munamohamedibrahim1522
    @munamohamedibrahim1522 4 роки тому +3

    Wow heesta horaa loo qaaday balse adigana waad soo saartay bro hore u soco

  • @user-xo4zb5sz6c
    @user-xo4zb5sz6c Місяць тому +1

    2024/6/12/jun😢🔒❤ waqtigen dhamaa lkn Qisadeyda kaliga adi lagugu qufulay Maajid c/llhi Mohammed qofan jeclaan dono intaan nolahy baa tehe

  • @abdifatahyusuf4240
    @abdifatahyusuf4240 4 роки тому +5

    Najib Weheliye Wllky Qali Hore U Soco💖

  • @noursilverboy1336
    @noursilverboy1336 5 місяців тому +2

    Samiira Ismail maxamed adiaga ayaa magacaaga lagu qoray ❤❤❤❤Tuesday 20 February 2024 Rajo igu qabyawdoo aan qooraan sanaayo Haduu calaf ku qaadana Anaa Qanci lahaayoo miyaan kala qarsonahay 😢😢

  • @mucaashaqyare5658
    @mucaashaqyare5658 4 роки тому +1

    Jamiil legend from day 1 dhigaa usaree ma boy

  • @haliimohussein7560
    @haliimohussein7560 Рік тому +1

    Qalbigeyga lagu qoray
    Magacaaga oo qudha
    Qisadeyda kaligaa
    Adi laguugu qufulay💔😢
    Adaan kugu qarwaayoo
    Nafta waad qufulatee
    Maxaan kaga quustaa💔😢

  • @mohamedaden3558
    @mohamedaden3558 4 роки тому +2

    Inta fanka taqana maxad amiinsantiihiin
    Fananka codka macan waxa lagu garta fantaxda 🤩🤩🤩🤩 inta aminsan like sara

  • @hamzeguled4765
    @hamzeguled4765 4 роки тому +12

    Somali bakhti like tuugsi aan u nacay comment dhanba🙄

  • @yousofosman9468
    @yousofosman9468 11 місяців тому +1

    Magacaaga oo Qudha Qalbigayga Lagu Qoray Qisadayda KaliGeed🌍🖤🩸✍🏽

  • @xasancali2853
    @xasancali2853 2 місяці тому

    inTa zidaYda oo kle aan heeztan kaxiiza dhicin like ladhaca❤😢

  • @abdirisaakabokor5335
    @abdirisaakabokor5335 10 місяців тому +2

    2023 gabo gabaa daawanayaaa 🫂🌍🥺

  • @Bezaani
    @Bezaani 2 місяці тому

    Qalbigayga lagu qoray magacaaga oo qudha ❤😢

  • @ugbaadaragsan2230
    @ugbaadaragsan2230 4 роки тому +5

    😍mashllh he has nice voice 😍😎😜Kep going pro 😍😘😘

  • @ibroeverythingnew1337
    @ibroeverythingnew1337 4 роки тому +24

    Heestan dunidaan ugu jeclaa, hadana iyadaan ugu necebahay maqalkeeda. Arimo jacayl darteed oo iga soo maray. 😂🤷‍♂️😊

    • @xamarbila1770
      @xamarbila1770 3 роки тому +1

      sorry wey dhacada

    • @nishahamaad7629
      @nishahamaad7629 3 роки тому

      I can relate to you way dhacdaa mar hesto aaad ujaceshy hadna markala nacedid anay hada kahor igu dhancday

    • @hadiyacraxmaan3636
      @hadiyacraxmaan3636 3 роки тому

      Aduunyada wllo waxii kusoo mara cashar ahaan uhayso😭😭😭😭😭😭😭

    • @Noneedyouelle1074
      @Noneedyouelle1074 2 роки тому

      😢😢😢

  • @yahyaalihirsi9913
    @yahyaalihirsi9913 4 роки тому +2

    Al fanaan jamiil waheliye keep going pro

  • @anhaarabdilaahi9775
    @anhaarabdilaahi9775 4 роки тому +6

    Waan ka helay heestan ❤❤🙏

  • @josephbazania2096
    @josephbazania2096 4 роки тому +1

    Waa heestii ustaad cabdifataax mukhtaar laxankiisa iyo musiciisu was cajun wllHi

  • @NOGOBAAWI
    @NOGOBAAWI 4 роки тому +2

    😍😍😍😍😍
    Best guulayso sxb jamiil

  • @nastehoabdoulkadernastehoa4961

    Machallah wlhi wa hees ad uu macan je vs souhaite bon courage 🇩🇯🇩🇯❤️❤️

  • @ROONETV
    @ROONETV 2 роки тому +6

    I love this song QIIIIRO❤️😥

  • @user-cz7sd5id8e
    @user-cz7sd5id8e 3 місяці тому

    2020 ilaa hada 2024 illaahow sidi khyr ku Jiro 😢🤲💔😭