Dadka Waqooyiga jooga waxaa looga sheekeyaa in ay layeen dadka Koonfurta jooga

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 30 чер 2024
  • Dadka Waqooyiga jooga waxaa looga sheekeyaa in ay layeen dadka Koonfurta jooga ee looma sheego in nidaam dowli ah uu laayey"Madaxweyne Xasan Sheekh.

КОМЕНТАРІ • 12

  • @ismailmohamed7789
    @ismailmohamed7789 День тому

    Dameer bcaac daahaya dhee

  • @yonisducaale866
    @yonisducaale866 4 дні тому +1

    Walaalaha waqooyiga soomaliya degan kulaha kkkkkkkk xasanaw hurdaada ka toos😂

  • @MohamedIsmaaciil-cy7um
    @MohamedIsmaaciil-cy7um 4 дні тому

    Tuuug

  • @user-yi2dx6yv3n
    @user-yi2dx6yv3n 4 дні тому

    Xasuuqii dhacay oo maeqaatigeda nool joogo ayaaba la inkirayaa Faqashtu weyba is daafacayaan weli

  • @abdiphataah3399
    @abdiphataah3399 4 дні тому

    Waxa uur kaaga kujira sheeg anigu waxaan garan waayay ninkani inuu yahay nacas iyo in uu noo arko dad waalan

  • @hafsa2011
    @hafsa2011 4 дні тому

    In aad xoolo dadweyne dhacdo ayaad u soo noqotay. Ee reer waqooyi faraha ka qaad wey degan tahay. ALLAHUMA BAARIK

  • @Ibraahim-g3p
    @Ibraahim-g3p 4 дні тому

    Hargeysa watuulo katirsan ssc khaatumo

  • @sabaax6272
    @sabaax6272 4 дні тому +3

    Odaygani waa waashaye yaa waalay horta saan ma ahaan jirine

  • @MohamedAhmed-mu3cw
    @MohamedAhmed-mu3cw 4 дні тому +1

    Midnimo
    Soomaaliyeed
    Laga gorgortami maayo
    Muuse. Darbiga ha soo taabto
    Waxaa isu key qaban weysey
    Itoobiya ciidan noo Ah
    Waliba Atmis Aan ku jirin
    In hadana luuqad jilicsan
    Media ha loo mariyo
    Mudane Mdxweyne
    Ciidanka xooga dalka Soomaaliyeed
    Wey nagu filan yihiine
    Aaan is Aamino in sha Allaah