QISO XANUUN BADAN - HOOYO LUUL OO KU NAAFOWDAY XASUUQI XAMAR - AYAA KA WARAMAYSA QARAXII SOOBE

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 24 жов 2017
  • Qisooyinka Xanuunka Leh Ee Laga Dhaxlay
    Qaraxyada Dalka ‘Soomaaliya’ Soo Maray,
    Aabe Soomaaliyeed Oo Horey U Kafaala Qaaday
    8 Carruur - Agoon Ah, Oo Waalidkood
    Ku Shahiiday Qaraxii Hotel Ambassador (2016)
    Ayaa Isna Ku Shahiiday ‘Xasuuqi Soobe’
    Wuxuun Ka Tagay Sagaal Kale oo uu isagu dhalay
    'INNAALILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN’
    Somali Community Westmidlnads UK
    .........................................
    Qiso Xanuun Badan - Hooyo Luul Bare
    Oo Ku Naafowday Xasuuqi Hotel Ambassador
    Ayaa Ka Warramaysa Saameynta Qaraxa Soobe
    .............................................
    Enjoy, Comment Accordingly, Share and
    Subscribe to our channels to keep up to date with
    All the latest news and updates,
    Join Us on Facebook @ / abdiaskaritube
    Follow us on twitter @ / abdiaskaritube
    Email: abdiaskaritube@gmail.com
    …………………………………………………
    Our Main Channel … / abdiaskaritube
    Our new Channel …. / abdiaskarimedia
    ''And thumbs up if you thing I brought this video to your attention'' Thanks

КОМЕНТАРІ • 123

  • @ABDIASKARITUBE
    @ABDIASKARITUBE  6 років тому +5

    Odey Ree #Jabuuti ah - oo Ree #Muqdisho Ka Sheeganaya?
    ua-cam.com/video/C1RbrigWiV4/v-deo.html

  • @mustafejama2353
    @mustafejama2353 6 років тому +5

    Ax ax hoooyo hoooyo hoooyo ha oooyin waan ka baxaynaa dhibkee 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @naajiyare6877
    @naajiyare6877 6 років тому +31

    😢😢😢 *mamo* *raaali* *noqo* *ha* *ooyin* *waa* *kabaxeyna* *insha* *allah*

  • @hanidalnoorshe7788
    @hanidalnoorshe7788 6 років тому +6

    Masha allaaah allaaha haku dhoore mcnto mama luul mahadsani ruunta ka hadashey

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq 6 років тому +4

    Waa runteed Guulayso, Walaashay..Ilahow nagaqabo, Cadowga, amiin amiin amiin.....

  • @diamondmaria6442
    @diamondmaria6442 6 років тому +2

    Masha Allah hoyo luul ha ooyin in shaa Allah wanka baxaynaa

  • @qaranimosomalia8919
    @qaranimosomalia8919 6 років тому +5

    maansha allah waa hooyo wanaagsan oo wadani ah

  • @shabhanmohamed2505
    @shabhanmohamed2505 6 років тому +3

    Masha allah ilaahay ha ku dhowr

  • @nacimaruun3333
    @nacimaruun3333 6 років тому +3

    Cafimad ayan Allah kagabaryay hooyo qali

  • @mrhanzi3027
    @mrhanzi3027 6 років тому +5

    Walaahi mamo runta ka hadashey

  • @aminasheikh2686
    @aminasheikh2686 6 років тому +3

    Ale haku cafiyo hoyo

  • @shamsomohamed2946
    @shamsomohamed2946 6 років тому

    Mashallah hooyo luul Allah barkeeyo

  • @nihaalluula7035
    @nihaalluula7035 5 років тому

    Masha allh hoyo runta ayaa kahadashy waan kabaxenaa inshaa allh

  • @fahmomaow7897
    @fahmomaow7897 6 років тому

    Alle ha ku caafiyo inasha alaah maamo intii dhimatay alle ha unaxariisto

  • @ikraaamaragsan688
    @ikraaamaragsan688 5 років тому +2

    Ala xanun badan hooyoy dhiban😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭allow amiiiin

  • @liibaannuuxe4085
    @liibaannuuxe4085 6 років тому +22

    war qabiil waxba matarayo ee gacmaha isqabsada allah ayaa nagarab istaagi doona waana xaq inaad dadkaaga kaniyad jabiin waa dhiiri galin inaad dlkaaga kunqotaa aad difaacdo dalalkaan aan kunoolnahy nabadiisa rag ayaa keenay aawaay dadkaygii aaway ragii somaliyeed ee qabiilka difaacijiray war maanta ayay dadkii iyo dulkii inoobahan yahy way iga gogantahy inaan dulkaygii kulaabto oo aan ciidan kanoqdo aan difaaco waa iga talo mudadwaliba waa dadkeeda dalkeena aan difaano aan dib unoqo

    • @ahmedmahad6787
      @ahmedmahad6787 6 років тому

      Liibaan Nuuxe ma noqotay askari mise af bay ka ahyd

  • @habooncadeey91
    @habooncadeey91 6 років тому

    ilaahay hakucafiyo ax ax waan LA oyay

  • @aminasaciid4081
    @aminasaciid4081 6 років тому

    amiin Allah hakucafiyo

  • @omarabokar1683
    @omarabokar1683 6 років тому

    Thanks sister I love you

  • @nimcaandaahir5377
    @nimcaandaahir5377 3 роки тому

    Alle haku caafiyo wll waa qadar ilaahayee 😰

  • @ilyazm4280
    @ilyazm4280 6 років тому +3

    😢😢😢wlh wa hoyo niyada ka nool allah dhibta ha inaga saaro somlia rbi nbd waarta ha inoo ga dhaliyo

    • @umyousra9721
      @umyousra9721 6 років тому

      ilyaz mohamed i. Umyusar. Ilaahaw noo heeli xaasika nag qabo ilaahaw nag qabo midka qarax wada ilaahaw qabiilk iyomidka a goomiy caruurta soomaalli baahau dhanayo kuw. Caruur tod dabadah ku raaxasanayo soomaali midka gaar igacntu ug xamaalay ilaahaw nag qabo yaaraba caalmiin kaaxanaa yaamana.

    • @umyousra9721
      @umyousra9721 6 років тому

      Farmaaj ilaahaw u hiili qareguul dawaldu ilaajw korkayaal xisika hadhaco. Qabiika ha dhaco

  • @isaxaaqhassan3686
    @isaxaaqhassan3686 4 роки тому

    Walaal illahay haynuu usoonoqoonoo

  • @abdia1813
    @abdia1813 6 років тому

    Ilahay abaal marin hakaga dhigo oo ha kugu cafiyo ajarkaas aad shaqeysanayso amiin ilahay baan kuu barshay boqorka ah.

  • @queenhibaqabdiaziz24
    @queenhibaqabdiaziz24 6 років тому

    wishing u quickly recovery

  • @liibaannuuxe4085
    @liibaannuuxe4085 6 років тому +5

    somaliyeey dhulkinii adinkaa leh difaacda dibadaan aad jogtii waxba matarayso rag ayaa larabaa difaaca dhulka wallahi dhowlada ciidan fiican mahayso wallahi ragii somaliyeed ee gasiyada haa war dhul islameed waxba inooma taraayo somaliyeey dulkeeni waa nacnay wallahi shalay waxan arkay hooyo somaliyeed oo afkii iyo dhaqankii ayada ilmaheeda way ilaween wallhi markaan arkay waan naxay waxan arkay somaalida inay dhaqankii iyo dhulkii ilaween wallahi wax waliba waxa usabab ah dhibka aan keesanay somaliyeey gacmaha isqabsada wallahi aniga waan socdaa dadkaygii iyo dadkeyga niaan difaaco dhulshisheeyo waxba imatarayso adeer dulkaan aad jogtaan rag ayaa nabada ukeenay dad ayay kuwayeen adeer hadaan naftayda kuwaayo anigoo dadkayga difaacayo hadaan dhinto waa ii farxad kuwa igadambeeyo farxad iyo gull hakunoladaan dhiirigalin ayay ii noqotay qaraxii soobe aniga waan tagay shaqadii iyo qaboobkii waxan kadoorbiday dhulkayga aan difaacdo oo aan hormariyo war dalkenii muu gablamin intaan anigo iyo kuwa ilamidka ah ay jogaan

    • @ikranabdi3907
      @ikranabdi3907 6 років тому +1

      Liibaan Nuuxe wa runta abwe an wada dahalano rag iyo dumarba

  • @user-gt6fx7pp1n
    @user-gt6fx7pp1n 4 роки тому

    Ilaaha wax caafiya xaguu jooga

  • @cashamashaallhshiekh7676
    @cashamashaallhshiekh7676 6 років тому +1

    Musibo allh hakutido wixii umada dhuba

  • @sulekhaxusen7590
    @sulekhaxusen7590 5 років тому +1

    Wlaalhyga reer muqdisho aadban uga xumay dhibka idin haysta alle wlaal haydinka saato from hargaisa

  • @fartunabdillahi9274
    @fartunabdillahi9274 6 років тому

    Allaah ha u naxariisto 😭😭😭😭😭 Amiin Yaaa Allaah sorry sorry

  • @NS-vx7fn
    @NS-vx7fn 6 років тому

    Iimaankaga hadow buuxo waad ku qanceysaa qadarka eebe mama alaha ku xafido alaha na ajar badan ku siiyo maasha allah ilaahey iimaankaga oo kale hana siiyo ku dayasho ayaad mudan tahay runtii

  • @cm4221
    @cm4221 4 роки тому

    Allaah subxaanahu Watacaalaa
    ayaan waydiisanayaa inuu islaamka iyo ehelkiisa ugar gaaro , allow faraj dag dag ah noofur .

  • @caishamaxamedaxmedmayaani6105
    @caishamaxamedaxmedmayaani6105 6 років тому

    Allow cafimad kusi amiin amiin yarabi

  • @MERA__GHAR
    @MERA__GHAR 6 років тому +1

    Aamiin illaheey hasoqabto 😭😭😭😭😭

  • @cybacrackd8254
    @cybacrackd8254 6 років тому

    Manshallah

  • @haliimocadey2393
    @haliimocadey2393 5 років тому +3

    maamo
    ha ooyin
    mar uun dhib wuu dhaman
    hooyo😭😭😭😭

  • @bisharoyusuf5537
    @bisharoyusuf5537 6 років тому

    Axaxaxaxaxax Somali ilaahay Haku xifdiyo

  • @shamsomohamed2946
    @shamsomohamed2946 6 років тому

    Mashallah

  • @axmedmuxtqdin9126
    @axmedmuxtqdin9126 6 років тому +1

    ALLEHASAHLO.

  • @maxamedcabdi7224
    @maxamedcabdi7224 4 роки тому

    masha Allah

  • @guledzuladan8842
    @guledzuladan8842 6 років тому +5

    Allah ha cafiyo

  • @fardowsaqaali7474
    @fardowsaqaali7474 4 роки тому

    Maamo iskasabar wan kabixidona insha allh 😓😢😢😭

  • @umufaadumo427
    @umufaadumo427 6 років тому

    Allaha kukaalmeeyo

  • @abdirahmanali9649
    @abdirahmanali9649 6 років тому

    Allahu Akbar

  • @maxamedaxmed9716
    @maxamedaxmed9716 6 років тому

    Mama doolo laftirkeeda we shawaab ah

  • @foziathedreamgirl3443
    @foziathedreamgirl3443 5 років тому +2

    😭😭😭😭😭😭

  • @nacimaruun3333
    @nacimaruun3333 6 років тому

    Hooyo luul don't warry Wan kabexna

  • @nacimaruun3333
    @nacimaruun3333 6 років тому +1

    Xax Ala hooyo oyniso mafirsan karow inshaalh kuwe kugdawadaydo Allah hanagadego hooyo Mcnto love you so much

    • @zakihajji7779
      @zakihajji7779 5 років тому

      nacima ruun 333 naciima abaayo wlh hooyo mcn way iga oysiisay wlh abaayo mcn

  • @almassamin3605
    @almassamin3605 6 років тому +3

    Somaliyey wax inomaqan malahan plzzz an is cawino....Wlhi anaka ayaa iskufilan ohin waxbo ma faideneyso maanta hadan oyno bari wey nagusolabani fadhlan an is cawino

  • @keyfmacalin1537
    @keyfmacalin1537 6 років тому +3

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @samecarab3016
    @samecarab3016 3 роки тому

    Mamo ha ooyin aamu in sh.a dhibkan waa kabaxenaa allow xamar nabad inoga dhig

  • @ismailali-nd5dp
    @ismailali-nd5dp Рік тому

    Sorry sorry Mama . Hoyo soomaliwaa hooyadeen...

  • @salmohussein7527
    @salmohussein7527 4 роки тому +1

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @nasracabdraxman1037
    @nasracabdraxman1037 6 років тому +2

    maama walle inaad runta ka hadashey illahow dadkeena qabiil ka saar oo qaran ka dhig

    • @shukriabdulahi9184
      @shukriabdulahi9184 5 років тому

      maama dhib malahan waa laga baxaa inshallah ducada badiya

  • @caishaaadan1415
    @caishaaadan1415 6 років тому +3

    😂😂😂😂😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @entertainmentshortshd9026
    @entertainmentshortshd9026 6 років тому

    all a hawgargaaro

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali3856 4 роки тому

    😭😭😭😭

  • @yaraaali5571
    @yaraaali5571 5 років тому +1

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @keyfmacalin1537
    @keyfmacalin1537 6 років тому +4

    Allow dhibadada ka saar wadan keeena😭😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @AMATALLAAH-qd3pq
      @AMATALLAAH-qd3pq 6 років тому +1

      Keyf Karshe amiin amiin yaa Allah!!

    • @aniisoabdi2394
      @aniisoabdi2394 6 років тому +1

      Ax ax😭😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

    • @cawilsiciidofficial418
      @cawilsiciidofficial418 3 роки тому +1

      😂😂😂

    • @cawilsiciidofficial418
      @cawilsiciidofficial418 3 роки тому +1

      Add😂😂😂😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @sahrafarah7899
    @sahrafarah7899 3 роки тому

    😭😭😭😭😭😭😢🥺🥺

  • @zeiynabyusufhassan412
    @zeiynabyusufhassan412 4 роки тому

    😭😭

  • @NS-vx7fn
    @NS-vx7fn 6 років тому

    Waa ka baxaynaa insha allah musiibadaan waa aduunyo somali soo food saartay balse muqdisho waa madaxii waa runteed walaalkaa markow dhamaado oo waraabo dhameeyo yuu cunaayaa markaa adiga ayuu ku soo aadaa marka somaliyeey nabada muqdisho ka wada shaqeeya . Tana waa ciribtir somali

  • @mawlidrashid4057
    @mawlidrashid4057 6 років тому

    Somalia ilaahay dhibka ha inaga dulqaado teeda labaad somali land aan soo tashkiilino si aan u awoodaysano aan hargaisa xamar hoos gayno

  • @liibaanalcadala8033
    @liibaanalcadala8033 6 років тому +10

    wlhi wan la ilmeeye hooyo mcn allaha ku caafiyo wixi kugu dhici lahaa kun sano ayey ka weyn yihiin wadankena illahay nabad hay nooga dhigo

  • @Faizaomar
    @Faizaomar 4 роки тому

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @ayaanali1784
    @ayaanali1784 6 років тому +1

    Soomali iyaga ayaa cadaw isku ah
    Wax way dhagaystaan dhagta kale na way ka saaraan,
    Damiir maleh dhiig maleh
    Hadi soomalinimada layska maydhi lahaa waan iska maydhi lahaa, iyaga dhan qabiil kaa wayn
    Dadka wax garad ka ah ee soomlinimo yaqaanaa waa 20%

  • @queenhibaqabdiaziz24
    @queenhibaqabdiaziz24 6 років тому

    Allahu Akbar!! Allah bless and protected all Somali people

  • @maxamedaxmed9716
    @maxamedaxmed9716 6 років тому

    Aykaa dadka qarxiya

  • @dhaqaalekaabofficial8714
    @dhaqaalekaabofficial8714 6 років тому +1

    soomaali waxay saacadu kaga fadhiisatay qabiil qabiilkii 1991kii dalka burburiyeey batteryga saacada soomaalida 1991kii ka fadhiisatayna waxaa la dhahay nubiriibaa liqay 1991kii waa yaab xage ayuunu ka raadina battery saacadu inoogu dhaqaaqdo soomaali maxamed

    • @AMATALLAAH-qd3pq
      @AMATALLAAH-qd3pq 6 років тому

      Hani Qaali waxaad ku fiicantahay sheekadaas Saacada batarigii kadhimay inaad filin ka Samayso. Kkkk

    • @dhaqaalekaabofficial8714
      @dhaqaalekaabofficial8714 6 років тому

      AMATALLAAH 2020 hhhhhh sheekada soomaali film ka weyne Waa laga yaabanyahay meeshay u socdaan qabiil iyo qabyaaladii nus qarni bay qayrkood ka reebtay haddana maba ogaa in aay wax ka xunyihiin ma aqaan mar marka qaar waxaanba is dhaha dadka soomaaliyeed kuligood maskaxda looga jira bal miyaad aragteen dad aan mar qudha is dhahayn waar waxaan idinka qaldani muxuu yahay xage laydinka haystaa maxaa qabyaalada baas idiin dhaba dhigay eed ka faa,iideen weli maynu arag qabiil soomaaliyeed oo qabiil kale oo soomaaliyeed ka adkaaday intii colaadu soomaalida ka dhex qaraxday haddana qabyaalada soomaalidu maha mid asal iyo raad leh mana aha mid mowqaf leh ee saacada uun baa qabyaalada kaga fadhiisatay haddade siday ku socdaan xaalkoodu meel xun buu marayaa dalkoodu wuxuu u dhowyahay in uu gacantooda ka baxo waxay ku jiraan gumaysi aan maanta aduunka ka jirin waa la gartay qof ama qar aan badnayn oo aan dad iyo dal toona dan ka lahayn oo iyagu dantooda uun eegta lkn bal miyaad aragteen umad dhan oo wada qaayinu wadan ah hadda waxaan arkaysaa qof calooshi u shaqayste ah oo danaha shisheeyaha fuliya markaasa waxaad arkaysaa qabiilkiiso dhan waa wada tageersanyihiin waxay u tageerayaana maha in aay dan ama hantii ku qabaane waxaa keliyaa ee aay ku difaacayaan waa qabiilka oo waxay ku dhahayaan waanu aragna hebel in uu qaladyahay oo dadka iyo dalkaba dhib ku hayo lkn cadowgii how noolaado dadka kale hadday is dhahan niinkan iska dhiciyana reer qansaxoo dhanba hubka soo gurabaaya oo dhahayaa yaa wiilkayaga ku dhawa waa taa dhibka inaa haysta soomaaliyeey dakeenu ma yaaqanaan in qofka xun ama qaldani aanu qabiil metelin qaladkii uu galayna lagula xisaabtamo ma aqaan meesha mustaqbalkeenu u soocdo soomaali maxamedeey waxaan ka baqayaa in aan noqono falastiiniyiintii africa oo aan dhehne beri baanu dal lahaan jiray

    • @AMATALLAAH-qd3pq
      @AMATALLAAH-qd3pq 6 років тому

      Hani Qaali Wkhi walaal, waa sidaad u sheegtay.Arinka Somaaliya xataa hadii filinka Musalzal aynu kadhigno, Mahan wax dhamanayo. Waa naxdin iyo Calool xumo, Inay Somaali garan waayeen Qabyaalada inaan Uf dhahno, een Danaha dalka iyo Dadka Somaaliyeed Si wada jir ah loogu soo jeesto.. Waan gaarayna,Markuu Maamul goboleedku inaga dhamaado. Afartaan oday ee walaaqaya dalka, Sakiin, Xaaf,Gaas iyo Madobe, Markaan Qaarajino.Wadanku waa Midoobi, InshaRaxmaan. Qofwalba, Haka tago, Qabyalada, InshaAllah..Wbt..

  • @bullaatailor419
    @bullaatailor419 5 років тому

    هده الشعب الصوملی یرید الطاغوت

  • @ahmedmahad6787
    @ahmedmahad6787 6 років тому

    Ax ax wa dhib wallahi in hooyo maalin walpa laga oohisiiyo lkn may ooyeen haday dhalin difaacda hystaan qaar social media ha dadka horumarka gadhay uun ka caaya war wxn idin leeyahay ka difaaca mamooyinka malinkasta laga oohisiinayo

  • @kafimohmed1558
    @kafimohmed1558 6 років тому

    mm

  • @maryamruun7383
    @maryamruun7383 6 років тому

    Ialahy wadanka iyo dadkaba labtoda burcad haisku mariyo dalkayga kunolahay hoyo alow dhibatada umadayda haysata igasogar ad awoodlehe

  • @fahmomaow7897
    @fahmomaow7897 6 років тому

    Intii dhawac ah alle ha caafiyo inasha alaah 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @anwarmahad3329
    @anwarmahad3329 5 років тому

    X

  • @abdiqanimohamed9591
    @abdiqanimohamed9591 4 роки тому

    Xabada balbalarka waye ama ka garaca

  • @afraxyare8652
    @afraxyare8652 5 років тому

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @kafimohmed1558
    @kafimohmed1558 6 років тому

    kabaxa guryaha Aad xooga ku haysataan

  • @asmamahamudasmamahamud9882
    @asmamahamudasmamahamud9882 6 років тому

    ماما بس لاتبكي انا احب امهات المسلمين واد عو الله ان ينصره

  • @kafimohmed1558
    @kafimohmed1558 6 років тому

    alaha unaxariisto ex md cabdulahi yusuf waxuu yidhi koonfurta badidood marabaan dawlad nacalad haa ku dhacdo thaalimiinta

    • @deqaabdi5599
      @deqaabdi5599 6 років тому

      No body cares Somaliland in 1988 now it's your turn.

  • @abdullahiayoubdaha296
    @abdullahiayoubdaha296 6 років тому +1

    Naagahii Somalida wayba iska sii faafayaan sidhii Geed miroodh bisika.war is caateeya

    • @gabadhahooyomaariyo3926
      @gabadhahooyomaariyo3926 6 років тому +1

      Abdullahi Ayoub daha doqon ayaa tahay ee hooyoyinka waxhaka sheegiin

    • @ruqayahmaxamad7931
      @ruqayahmaxamad7931 6 років тому

      Abdullahi Ayoub daha big cawaaan damiir laawo

    • @keyfmacalin1537
      @keyfmacalin1537 6 років тому

      Abdullahi Ayoub daha subxanallah
      Walee xishood waa ka dhamaɗay
      😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅

    • @AMATALLAAH-qd3pq
      @AMATALLAAH-qd3pq 6 років тому

      Abdullahi Ayoub daha Waa nasiibdaro, Wakhti Calool xumo, Inaad Cayil iyo Caato, kafakarayso. Waa Adigo kalle waxay Somaali horay ugu Soconwayday.. waxatahay Caarkiisa, iyo Calooshiisa laciyaare, aan damiir iyo dadnimo midna kujirin.. Waxaa kuu roon inaad isduugto. Waayo, Adigo kalle Waxbo mafa'Iido lagamana fa'iido...

    • @abdifatahhajjimohamed5439
      @abdifatahhajjimohamed5439 6 років тому

      Abdullahi Ayoub daha hooyadi kudhashay wlhi kugu qasaartay doqon maskaxda looga jiro

  • @axmedmuxtqdin9126
    @axmedmuxtqdin9126 6 років тому

    SOOMAALILAND.MAAD.ISKA.DAYSAAN.

    • @gucci5661
      @gucci5661 6 років тому +1

      Axmed Muxtqdin
      Qaraxa muqdisha hargaysa kuxigta fiiradaada hadheerato

    • @kaat1096
      @kaat1096 6 років тому

      Somaliland soo soomali ma leh

    • @deqaabdi5599
      @deqaabdi5599 6 років тому

      Leave as alone, we are not part off it.

  • @abokorabdi2791
    @abokorabdi2791 6 років тому

    Idinka ayaa is dilaya ee is daaya qadadwayn been bay isu sheegayan

    • @liibaannuuxe4085
      @liibaannuuxe4085 6 років тому +4

      war waxan qaliga xun maxuu ahaa aniga ree waqooyi ayaan ahy adeer somaliya ayaa nahy waxba naftaada been hausheegin waxan rabaa dadkayga inaan ciidan kanaqdo wallahi hada ninlacag fiican qaato ayaan ahy taas waxan kadoorbidan qarankayga somaliyeed shilimaad yar hakadoranina dulkinii adeer qabowgaan waan kasocdaa waa igubalan inaan dhulkayga difaaco

    • @fatimaali9908
      @fatimaali9908 6 років тому +1

      Liibaan Nuuxe wlhi bwe geesi aythy ilhy adoo kale oo badan nimankeen somaliyeed hano ga dhigo

    • @ijashigo7470
      @ijashigo7470 6 років тому

      +Liibaan Nuuxe ,maashallah waayo arag baa tahay, Allow somaalida Quluubtooda nadiifi oo soo hanuuni

  • @entertainmentshortshd9026
    @entertainmentshortshd9026 6 років тому

    all a hawgargaaro

  • @entertainmentshortshd9026
    @entertainmentshortshd9026 6 років тому

    all a hawgargaaro