"Lacagihii Howlgalka AS waala lunsaday,Warbaahinta ayaan lasoo wadaagi doonaa ku takrifal Awoodeed..

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 лип 2024
  • "Lacagihii Howlgalka AS waala lunsaday,Warbaahinta ayaan lasoo wadaagi doonaa ku takrifal Awoodeed ay sameynayaan Sedexda Mas'uul ee Dalka ugu sareyso" Xildhibaan Ciid.

КОМЕНТАРІ • 20

  • @teatime6853
    @teatime6853 5 днів тому

    Xassan sheikh xisaab xilmalaha hadaan laxumeyn 🙏🇸🇴👏🙏🇸🇴🇸🇴

  • @DeerowAbraham
    @DeerowAbraham 5 днів тому

    Idinka Lee isfashila😊😊😊😊😊

  • @aragsan5690
    @aragsan5690 5 днів тому

    Nadhaaf jaajuus.

  • @hassanahmed6760
    @hassanahmed6760 5 днів тому +1

    Dhibka xasan munaafaq ma ahan ee adinka weeye ee doortay

  • @xaliyamohamed5223
    @xaliyamohamed5223 5 днів тому

    Somaliyaah dowlaad kamaajirto

  • @mohamadomar4591
    @mohamadomar4591 5 днів тому

    Kuwaan kistii ayaa kasoo dhamaatay

  • @Fast.money86
    @Fast.money86 4 дні тому

    War kan oo kale xabsi haladhigo waa mucaarad oo hada ogaadey in godkiisa biyo ugusogaley oo lacagtii qaadan jirey ayuu udacwonoyaa moye daljeceel kama ahan

  • @abdiahmed9094
    @abdiahmed9094 5 днів тому

    War hadaan shacabka nahay waan diidnay mooshin iyo dana qaasa oo nalaku beer laxawsado waana ka ilbaxnay waayo dowlad xun aya inoo dhaanta dowlad la'aan

  • @AbdimalikMaxamed-pt6yw
    @AbdimalikMaxamed-pt6yw 5 днів тому

    Wada hadal maxaa diidayo maxaa dhalan yaradah la isku gu leynaah taas xal ma ahan

  • @shamsaahmad3036
    @shamsaahmad3036 5 днів тому

    Ar asiga yaa maanta u dhiiwo xilka aan araknee waxa uu qabto in leesku dhaganado maahine anfac kale malahan 😢

  • @addeecabdihassan243
    @addeecabdihassan243 5 днів тому

    Baarlamaan ma jiree Dhagxaan iska yaalla Agalka golaha shacabka Ayaan aragnaa,Waa dad aan Aqoon u lahayn shaqadoodu waxay tahay.

  • @TheDayib
    @TheDayib 5 днів тому

    Barlamanka Somaliya dunida waxayku tilmamaan inauyahay goob ay Caruurta 7 Jirkaa ku ciyaraan ,sababtuna waxaytahay waxay arkeen kuwaan ilmaha ka aqligayar!@!!!@@

  • @MohamedSharif-bn3rr
    @MohamedSharif-bn3rr 5 днів тому

    Halka mar xassan tuug dayaarada qaato ma la isweydiyey immisaa ayey ku kalifeysaa misaaniyada dawlada? Nacas somalia

  • @AbdimalikMaxamed-pt6yw
    @AbdimalikMaxamed-pt6yw 5 днів тому

    We know who is behind and we keep telling them to take there hand out of somali no nation can force my country to ties with them or to have base in my country we can't be force we don't force any nation 💯 we can't be force either refugees can't be compared setlers

  • @AbdiMadar-sx5vu
    @AbdiMadar-sx5vu 5 днів тому

    Been buu umada u sheegayaa Xasantuugsade ! Ha la iska qabto ! Nairobi iyo Ankara darasalam iyo kanbala iyo ku xawishay lacagihii beesha caalamka .

  • @siidosman3516
    @siidosman3516 5 днів тому

    Nimankan waa khawarish kalkal aan nabada U ogaleyn umad Somaliyeed. Dadka reer MUQDISHO waxan kula talinayaa iney iska celiyan oo guryahoda ugu tagan, xasusta shaley waxad soo Marten iyo manta nolasha aad heysatin.

  • @Jshshshsv
    @Jshshshsv 5 днів тому +1

    War midkaan waa shabaab wuxuu dhiira galinyaa shabab shacabkana niyadda ayuu kajabinayaa kan oo kale laga aamuso cidna sharcigu ma qabandoono

  • @mohamed-farhanalicheik2580
    @mohamed-farhanalicheik2580 5 днів тому +1

    Inkaarta iyo iisha Somaliland aya idiin haysataa waligiin nabad noqon maysan ilaaa inta ad somaliland Iska Fasaxaysaan.