"Dowladnimadii waala kala tagay,Maamul Goboleedyada caga badan kuma taagno" Xildhibaan Gama'diid.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 лип 2024
  • "Dowladnimadii waala kala tagay,Maamul Goboleedyada caga badan kuma taagno,Gobol walba dagaal ayaa ka socda" Xildhibana Yuusuf Gama'diid.

КОМЕНТАРІ • 26

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 5 днів тому +4

    aleylahayn runti xildhabaankan ba qarxiyay ee ilaahay soomaali ku anfaaca war hadi runta loo sheego xasan sheekh inu isbedelo ba laga yaaba midakale xamse wa sawir uun ee kelitalis bu wadanku kujira

  • @nuraali5514
    @nuraali5514 5 днів тому +2

    Soomaaliya, horumar weyn ayey gaartay.
    Ka naxoow, nafta waa!
    Ilaahayow, cadowga umadda Soomaaliyeed qabo!
    Dalxoreeye, guul.
    Ciidamada Soomaaliya guul!
    Waan ku fahmeeynaa, qaranka Soomaaliyeed beec ma aha!

  • @user-ky7gs8js6h
    @user-ky7gs8js6h 5 днів тому +2

    Wallee hadalkaa waa runtiisa

  • @cshaqalle8258
    @cshaqalle8258 5 днів тому +1

    waad fashilanten adinka iyo xasan shiikh

  • @jamaabdi-ym6dr
    @jamaabdi-ym6dr 5 днів тому +1

    waa umad aan cadowgeeda iyo saaxiibkeed aan kala aqoonin waxaasna waxaa ugu wacan meeshii kitaabka Allaah uu ka talin lahaa ayey kuwaan xilmadhibaanadaa sheegteen inay ayagu sharcidajiyaal yihiin dastuur sheedaan oo gaalo soo dhoodhoobtayna waa u dharteen inay raacyaan kitaabkana waa iska laabeen

  • @odayjama1829
    @odayjama1829 5 днів тому +1

    Tuug iyo tuugii xasan socdaal waa iska horyimadeen markaa ilaah umada hayni dhaafiyo

  • @abdirashidaliyuusuf357
    @abdirashidaliyuusuf357 5 днів тому +1

    Sax xiliban waa runta lakin soo umada idinka uma keenin hogankan fadhiidka ah oo musuqa iyo qabyalda kusifooway

  • @user-jj9gl5yd1w
    @user-jj9gl5yd1w 5 днів тому

    Tuug ayaa tihiin

  • @faadumoaxmed5589
    @faadumoaxmed5589 5 днів тому

    YaaHuuuuuu in aad iska aamusto ayaaa idiiiiin rooooooon hhhhhhhhhhhh qaraaaarka iska yareeeeeya

  • @nuraali5514
    @nuraali5514 5 днів тому

    Naga aamus!

  • @mariamsidi3263
    @mariamsidi3263 5 днів тому

    MUNAFAJIIN YAHOW 2 SANO KA BACDI MAAD HADASHEEN UUUUUUUUFFFFFFF DHEEH

  • @Selelfiaxmed
    @Selelfiaxmed 5 днів тому

    Xildhibaanadu ha qaateen wixii dhacay sababteeda
    Waxba muuminiin hasaga kaaya dhigina

  • @user-ky7gs8js6h
    @user-ky7gs8js6h 5 днів тому

    Runta waa lagama laakiin iyaga uun baa keenay xilku xaarayaasha

  • @SheikhMohamed.
    @SheikhMohamed. 5 днів тому

    Waligeedba daba dhilif dawarsiga waa isku dagaali jireen.

  • @worldtour236
    @worldtour236 5 днів тому

    KALFADHIGII HORE LACAGTII LA BIXIYAY WAALI AYAY KEENTAY. XASAN SHIIKH ALBAABO WAAYEEN AYAA KU SOO FURMAY. XILDHIBAANADDA MEEQA LACAG AH AYAY KU AMAASI DOONAAN

  • @hassanahmed6760
    @hassanahmed6760 5 днів тому

    Hassan munaafaq qalad malahan qaladka waa idinka ee doortay

  • @kismayojubba5107
    @kismayojubba5107 5 днів тому

    Bahashaan somaliland kasoo socotaa ayoo sheeko direed isticmaalaya iyo qaar jeeblayaal ah si hasan sheikh khalalaaso loogu abuuro sheeko Ethiopia iyo somaliland wadato ii muuqata

  • @deqawarsame-ml7fm
    @deqawarsame-ml7fm 5 днів тому

    Xasan munafaq rida

  • @cabdisalancabdullahi1975
    @cabdisalancabdullahi1975 5 днів тому

    Xadiith miyaa ta qaana calmaani

  • @cabdisalancabdullahi1975
    @cabdisalancabdullahi1975 5 днів тому

    Dhibka adinka ayaa sabab u ah o ka dhaqaaqay kitabka iyo sunada markaas ayaa alle intiqaam idinku falay

  • @user-jf9qs1ec1y
    @user-jf9qs1ec1y 5 днів тому

    Tuugo baadtihiin eee iskadaa warka xasan iskalatuugaysta intaad nacnacda iyo hadal aan waxbataray tuugo heshiisay baad ahaydeen hadad isagakeenigaysaan dad daacad ah

  • @user-rn6gi8yl3z
    @user-rn6gi8yl3z 5 днів тому

    Barlamanka ma hoyada ba leh

    • @AbdihafidAsad
      @AbdihafidAsad 5 днів тому

      Barlamanka cid iskama laha
      Waxa iska leh umada somaliyed meel ay joganba