Abukate garsorka ku hor cebobay abukate xalane kiska wa cad yahay maxkamada horteda afkisa isku marqati furay last manta maxkamada sare xukun dil ku rida maqlay
WAR ILAAH UGU CABSADA AMURTAN OO KALE ASAGAA LOOGA DANBEEYAAYE SIDEE XAALADIINU TAHAY UMAD YAHAY HADALKA BADAN SHEEKO BARALEEY AYAAD KA DHIGEESAAN WAX ILAAHEEY JIDEEYEY NAFTII SI ULA KAC NAF KALE U GOOSA IN AYADANA LAGA JARO NAFTA FG. DHUUNI RAACANI CALI XALLANE MA XASUUSAN CAQIIDADA ISLAAMKA IYO AWAAMIRTA RABBIGEENA WAA NIN CIYAAL SUUQ AH QAREEN WAXBA KA OGSOONA EE HA ISKA CELIYO DHAQAALAHA UUW KA QAATAY REERKA DILLAAGA SIID CALI WAXAABA LAGU XUKUMI KARAA JAWAABAHA UU SHEEGAY CALI XALLANE HADDII RUNTA LA TAABANAYO AYADOON LOO RAADI QODOB KALE
Waxwa yaa la is daallin Fillimkan dhamaad Malleh Waa daali kartan un inta Sanadka ka dhiman Wuu Soconayaa kadibna Siidayn buu ku So dhaman Waana Xaqiiq jirta
@@NajaxAliIbraahimHadee muhuumiida been iyo runba waa inuu difaaca walal lakini, maxkamada ayaa la raba inaay go,an ka Qadata duliga ilaheey ka furtay😢
Abukatahakan shaqada aya mesha lagashey mahane nin xun mahan shaqadisa dhan aya ah in uu qof dufaco lkn ninkan danbigisa wa cadyahey mana dufaci karo ninkan xaxaris malahan nin xaskisa gubey barina hoyadis ayu gubaya
I am sory nasiib daro gabadhiii is difaacilaheyd qabribee ku jirtaa Waamaxay arintaa wali ila meereysada ah, labo maxkamad ayaa dil ku xukuntay Arinkaan waxeey sumcad xumo kutahay xukuumada x shiiq
Abuukaate xalane war kiisa lama fahmayo sabab too ah xataa dhaqaatiirtii kii laga warsaday oo gabadha gacanta ku hayay waxay arkeen ka waramay,waa uu diidanyahay tiisa lee u muuqata indhacadays tiisa lee ku soo celcelinaa
Salam Caleykum anigu waxey ilatahay in wiilkan uu masuul kayahay geerida kutimind ooridisa marxum Luul Xaji Cabdilcasis oo Marka aheed xamilo. Waa fican tahay in Lagu practice gareyo silogaro sharci cadalada ah oo marka raligalinayo Ale SUbxanuhu Wataca hadii gofi sikale wax u'malego waxad ogata in caro Ale SUbxanuhu Wataca ee kugu dhicidonto.
Marba ilaa maxkamadi ugu sareysay hadii la isla gaaray 2badii kale ey kuso xukumeyn ninkan dil maxkamadan waa tii ugu dambeysay in ay cafidon doonto ilama aha sidan isleeyahay
XAQIIQ WAXA AH Haduu gubi lahaa agoonley xaamil u ah oo hawiye ah in aan sidaas la isugu jeesteeyeen ee dila oo anaga na amaan geliya ayaad oran lahaydeen Markaasey dhihi lahaayeen qisaastiisa garanaye xaa noogu daraysaan waa laba geeriyoode Waxa gabadheena lagu sameeyee Laakiin waxa qaraxa iyo hooga aan kala joogsanayn sodon sano iniiku dhacaydo waa waxa aad ku samayneysaan dadka looma ooyaanka ah oo kiim iska celin karin
Waxa La dilayaa oo fudaadey kiiskii wiilkii walalkii u aarey lakiin wiilkaan naagtisa gubeysa Wali waa la wad wadaa meshaan wey iska cadahey in aan la rabin in ey dilaan ee adeer iskaga tag maxkamada an waxba kama soo socdee lakiin maxkamadii alle buu ka fakaneyn isaga iyo walidkiis iyo kuwa maxkamada ka shaqeeyo danbiga wa kula jiraan
walahi dalkan inaysan cadaalad oliin nin gubay xaskisa uurleh damcay inu ku daro 6 caruur ah gurii dusha ugaso xiiray ba intaas o maxkamad ah la mariin in mar hore la diila bay aheed waliba la guubo
Loy arka danbi malaha qofka edey sanah ah diinta islamka ayaa u ongolo loyar inuu helo qof bilaa loyar ah oo max kamad la sarayo Inte ku aragten sharci Muslim iyo sharci gaalo mid walba wuu dhiga cilada waa max kamad iyo fulinta ee mahan loyar ka bari adika markey San cml idi ku dhacdo Cali xalane waad adeysan ee naftina been haka shegina somali ayaa nahay waan is naqana
……..Xataa hadii la dhaho Xabad aa lagu dilaa waxaan Waxaan ka codasanaa Maxkamada inta aan Xabada lagu dhufan in 1 Dhimbil oo Dab ah gacanta loo saaro 1 daqiiqo lee haay la dhaho.
Looyorow nolshu ma ah in lacag la helo base waa Alla ka cabs hadad ilahay ka cabsan adna malin bay kugu imane xasuuso qaf kasta naftada oo kale ayay ledahay
Abukatahan aakhiro miyuu hilmaamay su aasha alle xaguu ka galirabaa
Abukate garsorka ku hor cebobay abukate xalane kiska wa cad yahay maxkamada horteda afkisa isku marqati furay last manta maxkamada sare xukun dil ku rida maqlay
😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊
Xaqi.Luula.Allaha.sosaaro
Luul Aun iney hesho cadaalad ayan rajeyna insha Allah
Odagan xagee lagu xisaabaya tolow waar allah ka cabso abukate🤔🤔
Ha dheerato ama ha dhawaato waxa sayid cali waa marxun
Allaha unaxaristo luul xaqeda Allaha soo bixiyo
Marka ma ayagaa dilay dhakhaa thirty waaa aflagaado kale
Subxanaallah 😢😢😢
لا إله إلا الله محمد رسول الله صلى الله عليه وسلم
Maxkamadeynta dhabta ah waa malinta aakhiro lawada tago aduunkana lagaba gabeeyo Rabi xagisa yee taala cadaalada saxda ah alle inaguma daro kuwa natiijadooda noqoto cadaabta.aamiin aamiin aamiin🤲🏻🤲🏻🤲🏻
WAR ILAAH UGU CABSADA AMURTAN OO KALE ASAGAA LOOGA DANBEEYAAYE SIDEE XAALADIINU TAHAY UMAD YAHAY HADALKA BADAN SHEEKO BARALEEY AYAAD KA DHIGEESAAN WAX ILAAHEEY JIDEEYEY NAFTII SI ULA KAC NAF KALE U GOOSA IN AYADANA LAGA JARO NAFTA
FG. DHUUNI RAACANI CALI XALLANE MA XASUUSAN CAQIIDADA ISLAAMKA IYO AWAAMIRTA RABBIGEENA WAA NIN CIYAAL SUUQ AH QAREEN WAXBA KA OGSOONA EE HA ISKA CELIYO DHAQAALAHA UUW KA QAATAY REERKA DILLAAGA SIID CALI WAXAABA LAGU XUKUMI KARAA JAWAABAHA UU SHEEGAY CALI XALLANE HADDII RUNTA LA TAABANAYO AYADOON LOO RAADI QODOB KALE
Ilaha imanka ku siya mahad leh brother abukate xalane ciyal suq gangster waye garsorka danbe inu si joga qalad ah qofka difac xaq ku difac hadi la dulmin hadu isaga wax dulmin runta lo shega kiska ma difaci karo wa cad yahay maxkamada horteda afkisa isku marqati furay inu dhaho sharafta iska qadin ayey aheyd x xer ilaliye cabdulqadir maxamad muse iminka qaren qain ah iyo abukate xalane garsorka danbe iney si jogan ma aha kiska dilka gabadheda fadumo yusuf axmad maxamad qaren qain ah qabsanay x xer ilaliye cabdulqadir maxamad muse bimal waye taliyahi police degmada bondhere la ilmo ader aha bimal waye taliyahi police degmada bondhere kiska dilka gabadheda fadumo yusuf axmad qayano ninkeyga dacad la af mishareyay dacwada iga rebay wa og yihin I taqanan wey dagalameysa nagtada CID iyo maxkamada ha kenin wa nala kala dilay aniga iyo abaha😂😂
Waxwa yaa la is daallin Fillimkan dhamaad Malleh Waa daali kartan un
inta Sanadka ka dhiman
Wuu Soconayaa kadibna
Siidayn buu ku So dhaman
Waana Xaqiiq jirta
Bari waa aduunyo manta akhiro ilaahayow unaxariisoto😢😢😮
Manta wa adunyo Bari wa aqiro dhah 😢😅
😂😂@@Ramaasabukar
Waad isdaba marisay xaliimooy 😂
Allaha waa samucul basiir
Ali xalane ilaahay baad u laban doontaa ogow
Oo ninka miyaa la toogan 😢😊
qareenka sayid cali uu doodayo waa beenale 😢😢😢😢
Not yet he's landheere 😢that's why
@@NajaxAliIbraahimHadee muhuumiida been iyo runba waa inuu difaaca walal lakini, maxkamada ayaa la raba inaay go,an ka Qadata duliga ilaheey ka furtay😢
Laandhere hadow yahay maxa 2 mar logu xukumay dil maxamakadan waxa fila iney iyadana ku xukunto dil i,a @@saidahmed9581
Insha Allah waa tiirk!❤
Lowyer ka Yaab akhiro mise Lacag 😊
HADUU SHARCI JIRO MOORYAANKAA MA XUSHOODAHA AH OO ABUUKATAHA ISAGA DHIGAAYA MANAXE SAYID CALI WAA IN SHARCIGA LA MARYAA
ILEEN WAA DAALIN KALKAALE
Haa wlahi lkn Somalia dulmi io sharci xumo kajidha
DULIGAAGA HASOO DEG DEGO CALI XALANE DAAWADA AAD SHEEGEESO MAXAAY TAHAY LUUL HILIBKEEDII IYO TIMAHEEDII AYAA DAADANAYE TUUG YAHOW
🤔🤔🤔🤔
InshaAllah waa tiirka !
العداله من عند الله
اليوم الدنيا وغدا الآخره
Oo lamaba dilinba sidii barigii 🥺😰😰😧😟
Ebbe Wayne halaga cabsado dunidan wax cabsi ah way ka dhamatay subxanalaah 😢😢😢
Luul sale ha unaxaristo aamin
WAA MAXKAMAD DADKA IN AY SO JIDATO RABTO SI LOO DAAWADO FILIM XIISO LEH USARTO OO DHAMAAD LAHEYN
waxba yaan la is daa linin sxb hadii latoog to ok hadii aan latooganin ana juuga ugoy sxb lacag cadalad ma aho ugoy
Maxkamada siid Cali mclin da'uud😂
Ala maxuu xanuun ariyay maskintas ilahow ku naxariso
Sayid cali waxaa kujiray waraysigii sii ugu horeeyay inuu cabitaan ukeenay marxuumada Alle haunaxariiste waxaa ladhihi karaa cabitaan kaas buu ugu darar daawo markaas shaqadiisa buu qasaday
Abukaate, Ninku Hadii uu Alaabtiisa Rabo, kaliya, saw,muusaN QaateeN mxa keeneyba Allaspta AyN Guri Dad Joogo ku dhex Gubaya Hadii Aanu Rabin in Lagu Dhex Gubto
😢😢😢
Xaqa allh so dada jiyo
Haduu saan u naf jecelyahay why gabadha u gubay??
❌❌❌
Waxaan maxkamad ma aha illaah baa caadil ah qof Guri gubay cadaalada u baahanyahay maxay tahay waa nin dambiila ah ayaan aaminsan nahay
Kanu maxkamaduuba ku xadgudbayaa maxaa yeelay wuxuu kadhigayaa rag aan waxba baarin ama aan waxba kawarsan cid kale
Xalaqade lamaroya filimka igadaba geya 😅
Waa in la ciqaabaa dilaagaan haddii kale Gabdhaheenaan weeyneenaa ogaada soomaaliweeyneey
Filimkan dhamaadkiisu lama sosaarin
waa ilamerayso howshi ila imika marka siyad cali waa murxun lalameraysanayo ee halasoafjaro arinta insha allaah
Akhiro beel Allahayow hanugu ridin
Allaahou Akbar soubhana Allah Allaha uu naxaristo luul sayid Cali wa marxun nool kkkkk
Subxaana laah
Yah rabi
Ilahayooow balayada hanasooo marinin hablahayagana kadhawr
Haduu qof shabaab ah uu hotel isku qarxiyo oo madax jogan iyo shacab aay shacabkii ku dhiintan qaraxa shabaab maa dihi karan anaga madaxda ayaan rabney ee shacabka anaga maa dilin🤔
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Abuukatuhu afkiisa ayuu isku doogan kana illahayow meesha lagu xisaabinayo ha i gayn
Abukatahakan shaqada aya mesha lagashey mahane nin xun mahan shaqadisa dhan aya ah in uu qof dufaco lkn ninkan danbigisa wa cadyahey mana dufaci karo ninkan xaxaris malahan nin xaskisa gubey barina hoyadis ayu gubaya
I am sory nasiib daro gabadhiii is difaacilaheyd qabribee ku jirtaa
Waamaxay arintaa wali ila meereysada ah, labo maxkamad ayaa dil ku xukuntay
Arinkaan waxeey sumcad xumo kutahay xukuumada x shiiq
Sida logudhawaqay qaranka somliyed wakikilka mudane yaxye mohamud said🫡
Ninkan indho adagaa
Abuukaate xalane war kiisa lama fahmayo sabab too ah xataa dhaqaatiirtii kii laga warsaday oo gabadha gacanta ku hayay waxay arkeen ka waramay,waa uu diidanyahay tiisa lee u muuqata indhacadays tiisa lee ku soo celcelinaa
Salam Caleykum anigu waxey ilatahay in wiilkan uu masuul kayahay geerida kutimind ooridisa marxum Luul Xaji Cabdilcasis oo Marka aheed xamilo.
Waa fican tahay in Lagu practice gareyo silogaro sharci cadalada ah oo marka raligalinayo Ale SUbxanuhu Wataca hadii gofi sikale wax u'malego waxad ogata in caro Ale SUbxanuhu Wataca ee kugu dhicidonto.
Abu.kaatahan.shaqadan .waa.in.lagakansalo.cid.dambe.yasnu.udodin.waa.xaarami.baaster.ah.o.ubaahan.in.lagatirtiro
Waryaa kan udoodidona
Ninkii sacadiisu dhamaato menet manolanayo meeshan waxkalaa kasocda sayid caliba wakaa nool wali😢
Kanu waxba lama joogo nafleh
Kan daliilada aqrinaayo yaa u soo qoray ma shabaab baa 😮
NACAL TULLAH TUUG TUUG DHALAY BAA TAHAY OO MUJRIM AH
Ninka gaska u shiday gacantisa ku so gaday Miya dicaysaa
Madax. Cadkaan. Wax dooda. Mayaqaan. Yaaa ila arkay
Ninkaan intuu dhahay Alaabteeyda waan gubanaa ee guriga kasoo intuu ku dhahay miyee diiday. Waa Maya. Shidaal inuu wax dilo miyuu mooganaa waa May. Wax shubuh layiraahdo ma jiraan. Ninkaan waxaa cad Alaabta iyo Luul inuu si kas ah iskula gubay. anaga hana wareerinina.
Somali lacag maheysata waad guleysanee xataa hadii aatahey midka qaldan
Hadadan lacag heysan oo tahay kii laga gardarna waa laga galeysana
War dadow ilahey kacabsada
Abukatayashana xaq kuma hadlan lacag aya kahadal sineyso manta waa adunyo beri waa akhiro
Marba ilaa maxkamadi ugu sareysay hadii la isla gaaray 2badii kale ey kuso xukumeyn ninkan dil maxkamadan waa tii ugu dambeysay in ay cafidon doonto ilama aha sidan isleeyahay
XAQIIQ WAXA AH
Haduu gubi lahaa agoonley xaamil u ah oo hawiye ah in aan sidaas la isugu jeesteeyeen ee dila oo anaga na amaan geliya ayaad oran lahaydeen
Markaasey dhihi lahaayeen qisaastiisa garanaye xaa noogu daraysaan waa laba geeriyoode
Waxa gabadheena lagu sameeyee
Laakiin waxa qaraxa iyo hooga aan kala joogsanayn sodon sano iniiku dhacaydo waa waxa aad ku samayneysaan dadka looma ooyaanka ah oo kiim iska celin karin
Somalia cadaalad kama jirto, ma ninkaas baa weli sii nool oo ladifaacayaa, waxa layiraah tanoo kale law of the jungle
😢😢😢😢😢😢😢😢
Waxa La dilayaa oo fudaadey kiiskii wiilkii walalkii u aarey lakiin wiilkaan naagtisa gubeysa Wali waa la wad wadaa meshaan wey iska cadahey in aan la rabin in ey dilaan ee adeer iskaga tag maxkamada an waxba kama soo socdee lakiin maxkamadii alle buu ka fakaneyn isaga iyo walidkiis iyo kuwa maxkamada ka shaqeeyo danbiga wa kula jiraan
Asagaaba sheegtay dabka guriga inuu kugubaye xagee kamaraysaa
Wlle hdlkas wa ka shalayn donta benta ka sheegtay marxumada ayada lugaheda ku aday kullah alle ku cadaab🥹
This is nonsense 😢
walahi dalkan inaysan cadaalad oliin nin gubay xaskisa uurleh damcay inu ku daro 6 caruur ah gurii dusha ugaso xiiray ba intaas o maxkamad ah la mariin in mar hore la diila bay aheed waliba la guubo
Xeerka ayaa dhigaya in wadadaasi kiiska la mariyo
Loy arka danbi malaha qofka edey sanah ah diinta islamka ayaa u ongolo loyar inuu helo qof bilaa loyar ah oo max kamad la sarayo Inte ku aragten sharci Muslim iyo sharci gaalo mid walba wuu dhiga cilada waa max kamad iyo fulinta ee mahan loyar ka bari adika markey San cml idi ku dhacdo Cali xalane waad adeysan ee naftina been haka shegina somali ayaa nahay waan is naqana
habargdireey maiskuracsan tihiin BADHILKA?SACAD SARUUR CAYR IYODUDUBĹE ILAHYKABAQA xmaanta haiskuraacina wakashlaayi dontaan 12 ama9 kiiqoosalx eehasha boqnqgooyay waganysiin meshey maren habrgidirey welka waaidin buxsamay tana waatii aadkuhalaagsalaheedeen
Oo musalsalkan dhamaad malaha miya wayabe ninkan illahadda munolyahay
abukaate xalane intoo doodaayo mafakaayo sayid cali hashakinin qalqalka abukaataha akafahmeeey
Odoygaan aqoon uma leh kiiska uu kahadlayo mana aha abuukate aqoon sarre😂
Nooluhu waa mayt socda dhimashadu na waa ay kala wngsan tahay
Sawkii qirtay soomaali dhamaan teed maqlaylaysay ayyahaw
Odayigan cali xalane wa u ilobayii aqiradisi guriga isaga gubayi basinika isaga so gatayi luul wa ku dhimatayi maxa cadayina o u haratayi
лллллллллл 0:49 0:49 0:49
Dan biile xaas kiisa dilay ayaa wali lawada doodisa ay dheerto hadii laxukumay maxa qaldan
Ialhey haku cadabo dunya wal aqiira xaran benbadan aya tahay garsheydan
waa sax oo hadi lagubaay naftaada aay kaso uuri lahaayed korkeda waa sax ee marxumaada waxa aay uu dhimataay dayaac ugaayimiid daadka ga adha oo ka bixiyaay is itaalka❤
Allow beenbadan
Balaayo ama ila,ayd beenleh honbinaya
Ninkan siidaya tabar aad ku dishaan ma haysane
Hhhhhhhh
Haduu
Sobaxo.sow.tii.ilashey.sugimee
❤❤❤❤😂
……..Xataa hadii la dhaho Xabad aa lagu dilaa waxaan Waxaan ka
codasanaa Maxkamada inta aan Xabada lagu dhufan in 1 Dhimbil oo Dab ah gacanta loo saaro 1 daqiiqo lee haay la dhaho.
Ficil ficil kasta oo keeni Kara dhimasho, waa dembi:-
Sida:-
. Sun, deb iyo wixii la mid ah
Haddaba wax demniga QOFKAAS isga ah.
Gudomiye maxkamada sare bashe waxaan kugu habalyeynaya sida cadaalada ah ee aad uqadeyso dacwada
Ninka hebel xalane eee abukataha ah tolow yaa og gabadh ma dhalay Kolay hadu dhalay wuxu sameynayo Alle kuma ciqabo ubadkisa asaga alle haka jaro
Alaa wax og waxna maamula
waxan waa cuqabo..sameenaysa dadkaan oo dhan...kuli dhamaantood..
Looyorow nolshu ma ah in lacag la helo base waa Alla ka cabs hadad ilahay ka cabsan adna malin bay kugu imane xasuuso qaf kasta naftada oo kale ayay ledahay
𝐰𝐚𝐚𝐫 𝐝𝐚𝐛𝐥𝐚𝐬𝐡𝐢𝐝𝐚𝐲 𝐥𝐚𝐠𝐮𝐧𝐚 𝐠𝐮𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐜𝐚𝐝𝐚𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐥𝐚𝐣𝐨𝐨𝐠𝐚𝐲 𝐞𝐞𝐧 𝐥𝐚𝐛𝐚𝐝𝐨𝐨𝐝𝐚 𝐚𝐡𝐚𝐲𝐧 𝐨𝐨 𝐡𝐚𝐥𝐚𝐰𝐚𝐲𝐝𝐢𝐢𝐲𝐨 𝐚𝐚𝐝 𝐥𝐞𝐞𝐝𝐢𝐡𝐢𝐢𝐧 𝐰𝐚𝐚𝐫 𝐢𝐥𝐚𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐤𝐚 𝐜𝐚𝐛𝐬𝐚𝐝𝐚 𝐝𝐚𝐝𝐤𝐚𝐚𝐧 𝐧𝐢𝐧𝐤𝐚𝐚𝐧 𝐝𝐚𝐦𝐛𝐢𝐢𝐥𝐚𝐡𝐚𝐚 𝐝𝐢𝐟𝐚𝐚𝐜𝐚𝐲𝐨𝐨𝐰