🔴 TOOS: DHAGEYSIGA DACWADDA EEDEYSANE SAYID CALI OO LOO HAYSTO IN UU XAASKIISII OO UUR LAHEYD GUBAY.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 10 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 93

  • @nasroulusow4188
    @nasroulusow4188 7 місяців тому +22

    Allaha Xafido Caruuta,Allaha Unaxristo Hooyadad Amiin!

  • @HUSSEINMOHAMMED-p6q
    @HUSSEINMOHAMMED-p6q 7 місяців тому +22

    Asagoo tiirka taagan in suuratul baqara iyo suuratul maa'ida lagu akhriyo ayay eheed oo horay loo toogto maanta

  • @munahaadii
    @munahaadii 7 місяців тому +22

    Ya rabbi xaqqa kahadalsii

  • @DahirMahad-dc3qg
    @DahirMahad-dc3qg 7 місяців тому +3

    Allah xafido😢😢

  • @Ramla95
    @Ramla95 7 місяців тому +7

    Subhanallah 😢

  • @rumimohamed8323
    @rumimohamed8323 7 місяців тому +3

    Xaqeeda allaha usoo saaro

  • @abukarhagio1178
    @abukarhagio1178 7 місяців тому +11

    Ninkaan haduusan geysan danbiga ma baxsadeen maxkamada horteedana kalmada dood sharci ayaan ka qaba ma dhehen ee wuxu dhihi lahaa ma geysan dilkaa ee diLa waxba lacag haku qaadanina fadhiyadan tirada badan kan u doodaya asigana halagu daro madama uu danbiilaha dambigisa dabooLayo

  • @ahmedmusebudul7709
    @ahmedmusebudul7709 7 місяців тому +1

    Walle xaqiiq ilaahay ayaa soo fascinating abukaa tahay waa fariid

  • @AbdihassanAdan
    @AbdihassanAdan 7 місяців тому +5

    Rabiyow hadu gacan kudigla yahay soqaba😢

  • @ummumayzuun6602
    @ummumayzuun6602 7 місяців тому +12

    Nebiga c.z.w. Izago ooyaya ayuu dhhay war dumarka u naxariista iyaguna mnta weyba ololinayaan 😥

    • @abdirahmanilyas
      @abdirahmanilyas 7 місяців тому +3

      Sow inader duni Aakhiru Zamaan ah lama joogo

    • @ummumayzuun6602
      @ummumayzuun6602 7 місяців тому +1

      ​@@abdirahmanilyas ha wlhi wl naxariis daranaa waa lapa nafood walipa😢

    • @abdirahmanilyas
      @abdirahmanilyas 7 місяців тому

      @@ummumayzuun6602 Run Ahaantii Aad ayaan uga Naxay Arintan Walibana Markii aan Dhagaystay Hadalka Carruurta, Waxana Aan is weydiiyay bal hadii Carruurtaas yari ay Cadaaladii ay Rabaan Heli waayaan kawaran!? Ugu Dambayntii waxan ku Qancay in Aduunakan aynu Imtixaan u Joogno Allena SWT uu ina Imtixaamayo, Sidaa Awgeed Hadii Aduunka Cadaalad Buuxda Lagu Siin waayo waxa Dambaysa ta Ilaahay ee Aakhiro taas oo ah Gar Iyo Cadaalad Buuxda Cid Diidaysa iyo Cid Dood Ka keenaysaana Aanay jirin.

    • @Khalid12906
      @Khalid12906 7 місяців тому

      Dumarka raga saliida ku shubaayo ayaa wanaagsan miyaa

    • @Khalid12906
      @Khalid12906 7 місяців тому

      Ninkan iyo dadka iskumid ma aha Cadalad wey heli gabadhaa

  • @azuupea568
    @azuupea568 7 місяців тому +2

    Allow cadaalad usahal❤

  • @sulekhaahmed8473
    @sulekhaahmed8473 7 місяців тому +3

    Ilaahay ayaa waxkasta og

    • @abdirahmanilyas
      @abdirahmanilyas 7 місяців тому +1

      إن الله عليم بذات الصدور 😢

  • @binbazbinbaz4742
    @binbazbinbaz4742 7 місяців тому +1

    i will appeal this case to the Hague.we will investigate sayid cali his all lawyer thre document n account banks

  • @AbshirMohamud-np9zt
    @AbshirMohamud-np9zt 7 місяців тому +8

    waar ninka cadaalada hala marsiyo haday cadalad kajirto meesha

  • @Mahadosman-q9s
    @Mahadosman-q9s 7 місяців тому

    Guul Dowlada dhexe e Somaliya insha Allah iyo masaxda dalka Madaxwayne Xasan shekh Maxamud & Raysul Wasare Xamse Abdi Bare Cadawginu ha jabo insha ALLAH

  • @abdishakurmohamud3500
    @abdishakurmohamud3500 7 місяців тому +1

    Waali iyo maseer waa labo xunuun oo xun dadkuna mayaqaanan intooda
    Allahu ma jeena.

  • @xasanaxmed770
    @xasanaxmed770 7 місяців тому +1

    Allaah haunaxariisto miskiintaas
    Nolosha ayuu ku cadaabay

  • @sacdiafarhanjamac3747
    @sacdiafarhanjamac3747 7 місяців тому +1

    Xaqa alalha wafajiyo

  • @Muztaphemuktar1
    @Muztaphemuktar1 7 місяців тому +6

    Ala caRuuRta😭😭💔

    • @abdirahmanilyas
      @abdirahmanilyas 7 місяців тому +4

      Ilaahay ayaa u jooga meeshi uu ugu tala galay ayayna marayaan, insha'Allah rabi Barbaariyeyaal hooyadood oo kale ah ha siiyo

    • @fardushurre1668
      @fardushurre1668 7 місяців тому

      ​@@abdirahmanilyasaamiin yaa allaah 😭😥

  • @suadmohamud4633
    @suadmohamud4633 4 місяці тому

    انالله وانا اليه راجعون ,Dad dhan danbi baris ah ama dhaqtar ba ha ahade an garaneyn tariiqda &sacada wax dhecen cajiib hada ninkn danbi barista ah oh leh garan mayo xilga ,Nisa inagu so warejisy dadkn dib waxbarasho halo furo please🙏.

  • @abdihassan3259
    @abdihassan3259 Місяць тому

    No. Habar Fido abgaal no

  • @AliismacilAcademy
    @AliismacilAcademy 7 місяців тому

    Ilahay Kuma naxrito ciyaalka agoon iyo rajo ilahay Farah kheyr ha bixyo

  • @ismailhusienaliruicosta
    @ismailhusienaliruicosta 7 місяців тому +4

    Arintaan uma baahna baaris iyo saan ay heyd ee hala xukumo daalimka

    • @koshinofficial3514
      @koshinofficial3514 7 місяців тому +3

      Aniga iyo adiga iyo midka xukumaya waxaa ka nahay dhageystayaal kaliya iyo dhacdo aan waqtigeda sogarnay waxaa loo bahanyahay in lacadeyo xitaa hdii ay kacadahay qoraxda

  • @Events98
    @Events98 7 місяців тому +1

    Kan hade maxkamada deyso anaa deynen

  • @Selma-Jamal_.
    @Selma-Jamal_. 7 місяців тому +1

    Alqabtaala tv cod .ma jiro

  • @Mahadosman-q9s
    @Mahadosman-q9s 7 місяців тому

    Insha Allah Cadalad

  • @sandhoolguriceeel1
    @sandhoolguriceeel1 7 місяців тому

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😅😂😂

  • @khadrahassa321
    @khadrahassa321 7 місяців тому

    War dowladiyay wax ma idin sheegna luul cadalad bay rabta ilaahay kaqaba oo xaqa iyo cadalada uhiilsha danbigan waa cadyahy 😢😢😢

  • @SihamMahemed
    @SihamMahemed 7 місяців тому

    Acuudu bilaahi minal xamar iyo xeeladeeda 😢😢😢

  • @AbudarJibriil
    @AbudarJibriil 7 місяців тому

    Kacitaankaa ayey cadaaladoodii ku lumiyeen firee sayid cali

  • @munaliya8886
    @munaliya8886 7 місяців тому

    Xaramiyal oo naxrista ka zuushey oo allah ka cabsaneynin

  • @medruush7828
    @medruush7828 7 місяців тому +1

    USC waa USC Waa umulo Doox lacnatullah calayhim 30 sano ka hor 1991 ilaa iyo hadda in ay xabad iyo madfac iyo hoobiye ku dileen waa kumanaan kun inta ay gardaro ku dileen waa kumanaan kun kuwaasi yaa cadaaladooda is weydiiyay yaa loo raacayaa dhiigooda midanna waa ruwaayad reer USC almujrimiin al ashraar ay anagana noo jilayaan garsooruhu waa ilmo mooryaan garyaqaanku waa mooryaan dilaagu waa mooryaan ibnu mooryaan dowladu waa mooryaan iyo tuug iyo isbaariiste yaa cadaaladda samaynayo marxuumadda waa shahiid alaha u naxariisto reerkeedana raganimo ha muujiyaan hana sabraan hadii loo qasaasi waayo oo la dili waayo hala ugaarsado oo hala gubo malaga waynayo sheekhaal nin geesi ah oo gabadhaa xaqeeda u gudo

  • @MakkoSidi
    @MakkoSidi 7 місяців тому +1

    😢😢😢😢😢

  • @rumimohamed8323
    @rumimohamed8323 7 місяців тому +2

    Kan yaa lowyer kadhigay

  • @umulkhayrmaxamuud4187
    @umulkhayrmaxamuud4187 7 місяців тому +1

    Inuu gubay ayuuba sheegayaa maxaytahy waxa kalee laraadinayo

  • @HUSSEINMOHAMMED-p6q
    @HUSSEINMOHAMMED-p6q 7 місяців тому +1

    7:24

  • @ابورزااانالاسمر
    @ابورزااانالاسمر 7 місяців тому +1

    Dacwa in la furo ayaba ah qalad waxa si qaldan in caruur mesha la keno xukunka dinta waxa weye qofka haduu asaga qirto in la dilo odoga dufacaya wa in asaga xabsi la geliyaa Wlhi hadu kale dadbadan dalimiin ah dilaa ah ayu difacayaa

  • @sumayoabdiqadir9128
    @sumayoabdiqadir9128 7 місяців тому

    Alle xaqa fudeeyo dhamaantn

  • @yoonisqalbi
    @yoonisqalbi 7 місяців тому +2

    Kiskaan macada mana aha sida loosheegay fara kujita
    Way kasoodaba baxday iyadoo qaylineysa oo sheegeysa in uu sidcali gubay hadalka wa point mujinaya in marxuumadu qabtay dhaawac aan wayneyn marku sid cali guriga kabaxay
    Iyo danbi baaruhu inuu sheegay laba hadal oo isburinaya oo ah sababta sidcali u gubay xaaskisa mar waxu yiri maseer marna fara kaciyaar iyo cuud si lama filaan ah uqabsaday danbi baaruhu masoxigan hal xog oo danbi saari kara eedaysanaha kiiskan sida loobaray iyo sida dacwada loo so agaasimay waxay ila muqata mid laab lakac iyo xamaasadeysan ee gabadha falka dhimashadeeda sababay dib haloo eego

  • @zeinabibrahim6750
    @zeinabibrahim6750 7 місяців тому

    😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @hoygaaflaantaofficial8054
    @hoygaaflaantaofficial8054 7 місяців тому +4

    Maxaa laga suga dowlada Wayo calaad xumada firiya Ilmo hooyda la gubaay wax u radinaeysidn Ducada been abuur ah

  • @AkOzil10
    @AkOzil10 7 місяців тому

    Mic🎤 naga hagaajiya

  • @SaadaqKaraama22
    @SaadaqKaraama22 7 місяців тому

    War ilahey ka cabsada difacayasha Ninka xaaskisa gubay wlhi Alle kama cabsan Runtana wey ka wecden lacag daraded lkin maalin aya jireyso maxkamada Alle wuna helaya Abaal kisa midkasta oo maanta Lacagta ka dorsaday Runta iyo Alle kacabsiga maalinta iyo xisaabin Anaguna waa ka Marati kicintona insha Allah

  • @nimoabdi1872
    @nimoabdi1872 7 місяців тому

    Samir yaraa Odayga Maamada dhimatay dhalay Subxaanallah wlhi isagaaba Aduunka Ku cadaabay firiij qabow waa Naar Alow Aduun Iyo Aakhiraba hanagu cadaabin

  • @Elizabeththemagnificent
    @Elizabeththemagnificent 4 місяці тому

    Dadkaan dharka mee.iska.feereeyaam

  • @falizweheliye8746
    @falizweheliye8746 7 місяців тому +1

    Adigaan dilaaga u doodayow Allah kacabso addunkan walaga tegayaye

  • @Kalthuuma
    @Kalthuuma 7 місяців тому +2

    Hadusan dilaa ahayn muusan baxsaden ninkan maxkamad uma baaxna danbiga wuw ku cadyahay😌😡

    • @QueenQueen-ke8bs
      @QueenQueen-ke8bs 7 місяців тому +2

      Intaaaas qiiil Bay uraadinayaa Ninkan si aan lo toogan xaqu masoo daaho lakiin

  • @Commentkudhigle-s1g
    @Commentkudhigle-s1g 7 місяців тому +2

    EEDESANAHA MESHA UU TAGAN YAHAY GASHASHIISA IN RUUX KA SO DHAWADO LAMA RABO WXA MACQUL AH RUUX KMID AH DADKA GADASHISA FADHIYO CIIL QABONINU YAD XUN KU DHUFTO

    • @AbdimaalikMohamed-qn4hl
      @AbdimaalikMohamed-qn4hl 7 місяців тому

      Waar wll hdlka iyo maskaxdu hays wataan caaqow

    • @Commentkudhigle-s1g
      @Commentkudhigle-s1g 7 місяців тому

      @@AbdimaalikMohamed-qn4hl mxa kla Dugan oo aragtay caqli loow

    • @SahraAwadAli
      @SahraAwadAli 7 місяців тому

      Meeyey wll edeysanaha dhan ma u jeedo😮​@@Commentkudhigle-s1g

  • @fadumagargar946
    @fadumagargar946 7 місяців тому

    Wiilkaan lama dilaayo ha is wareerin

  • @hodancabdixarir
    @hodancabdixarir 7 місяців тому

    Ha la dilo

  • @sacdiyojamac8334
    @sacdiyojamac8334 7 місяців тому

    Diinta kudhaqma diintaba idiin fareyso in naf naf loogooyee

  • @sahroabukar1795
    @sahroabukar1795 7 місяців тому

    Danbiilaha hala dilo hawaar qawaha

  • @fartahaaji1337
    @fartahaaji1337 7 місяців тому

    Maxa laga doodi ninkan waji xun wow dilay gabadha wala ogyahe maa lodhameyo wax qarsoon ee caden ubahana laga doda war ilahey kabaqa

  • @mnviepapa2003
    @mnviepapa2003 7 місяців тому

    Hadlo kala duwan ayu kuhadlaya o police ka ushegaya maxas tahey wxas

  • @sulaimanabdi6075
    @sulaimanabdi6075 7 місяців тому +1

    Maxay tahay maxkamada la saarayo ninkan daalinka

  • @sacdiafarhanjamac3747
    @sacdiafarhanjamac3747 7 місяців тому

    Yaha

  • @neima785
    @neima785 7 місяців тому

    ❤😊😅

  • @mohamedabdi7473
    @mohamedabdi7473 7 місяців тому

    Mx kamada alle wa al cadala

  • @falizweheliye8746
    @falizweheliye8746 7 місяців тому

    Faqrada maxaa laga wadaa waa yaabe

    • @daganabdullaahi1668
      @daganabdullaahi1668 7 місяців тому

      Page malaha mise waa xilqadiisa aniga xataa wlhi ma aqaan😅

  • @cabdiraxmaanloyal1137
    @cabdiraxmaanloyal1137 7 місяців тому

    Ninkan kiska wuu ku cadayahy tirka hal tuso wy beri dad,kle ay ku dayanay hadi la cafiyo

  • @salmasalma-hx3tm
    @salmasalma-hx3tm 7 місяців тому

    hala dilo

  • @NasirMahamud-o4i
    @NasirMahamud-o4i 7 місяців тому

    Waaba sharci daro in maxkamada lala sugo ani maa ii. Dhiibtiin

  • @sahroabukar1795
    @sahroabukar1795 7 місяців тому

    Cadaalada hala marsiiyo eedeysanaha

  • @xasanaxmed770
    @xasanaxmed770 7 місяців тому

    Kan Dambi baare maahan

  • @mariancariif
    @mariancariif 7 місяців тому

    Qarernada difascaayo dambiilaha waa qurun waabaahanahay baqti looma cuno tuugo ayaa tihiin gabdhihiina weeyku dhici kartaa kan yiri luul iyadaa isukeentay ineey gubato illaah dab haku sababo asaa isukeenayne hala dhoho aaaasamiiiiin