Alhamdulilah markasto an sadaqo baxsado shaqo farabadan ayan helaa. walahi manta aya shaqo wanagsan la I siiyay anigo interview galin walibo qofka mesha iska leh aya I imaday anigo shaqo ku jiro walina igu dhahday shaqo ayan ku heya walibo permanent and flexible ah. Alhamdulilah for everything.
Anigu daacaad ahaan markaan aan rabo in aan lacag helo ama muraad aan leehay waxaan bixiyaa sadaqa si aan waxaan bixiyay wax kabadan uhelo waan xaqiiq runtii arinkaas oo rasuulkaa scw ayaa noosheegay
Masha Allah runtii wa xaqiiq meshii wax laga bixiyo ayey wax so galaan Maalin Ayaa waxa dhacday inan qof wax siiyay isla Saacado guduhood ayay igu so noqotay qiimihii aan bixiyay mid ka badan cajiib Mahadsanid
Waxa aan darema farxad dheriya wlhi mlinka aan kun shilin ilahay darti u dhiibo ilamana sina hbenkas kuwa kle Alle hayna famsiyo wnaga Allah SWT inapa donayo❤
Dadkan dhalinta ah ee dhahayo like ii saar maxay ka wadaan. Ma maantaad shaqo xumo halkay idinka gaadhay meelihii cilmiga lagu faafinayay dhahdeen like ii saar “ idiinma ma muuqatoba miyaa in sadaqo laga hadlaayo” Kuwan yana leh subscribe ii saar “saas haadhihin lakiin halkan ku sheeg waxad chanelkaga soo geliso markaana dadku haday ka helaan yaga kusoo booqonaya
Wlhi anigaa arkay inay sidaqo maalka kordhisomarka markan wax sidaqaysto mel an filaynin ayay wax iga so galaan inta dhiibay toban jibaarkeed aya helaa
Wlhi blhi tlhi waa rajada kaliya ee aa aduunka ka lee yahay in aan lacag sameeyo kadibna aan dadka masaakiinta ah ku tabarucu kaliya sababta aan u rabo in aan lacag sameeyo waa in aan dadka caawiyo
Barnaqmijyada Qiimaha leh ee dadyowga Nolosha ka horumarey Muslim iyo Gaal inaad nala wadaagto ood Nagu dhiiro galiso waanaga laga dayan karo waa Shey mahadnaqa Libintiisa aad yeelan doonto Aad Iyo aad ayaad u MAHADSANID
Su all Anigu wxn jooga Dhuul gaalo gar ahan Sweden 🇸🇪 Laama arko masakiin badan oo bahan Lkn waxa jiraa kuwo Hindi ah oo horfaadhista tuukamada waaweyn sida ICa iyo Willys lacagta laasiyona wexey ku caban khamri iyo baalwado kala duwan Hadan saddaqo siyoo akhiro maa liiqabsanaya??????
macalin kamida macalimintaydii schoolka ayaa iiga sheekeeyay qiso ku dhacdey isaga oo ka sheekeenaya faa idada ay leedahay inaad wax bixiso
waxa uu ahaa nin dhalin yaraaa oo iskaa bulaa waxa uu yidhi waxaan haysty wax lacaga 50$ oo aan ugu talagalay inaan ku ciido masajid ayaaan saladii duhur imid mise waxaa lacag loogu aruurinaya gobolada koonfureed ee soomaaliya oo waqtigaa abaaar darani ka dhacday waxaan ku daray 50$ kii dolar oo aan rabay ciidka bari maahane saaa danbe inaaan maryo kusoo gato saladi markii laga baxay masaajidkii ayaaan xoogaa seexday casarkii marki salada laga baxaya ayaa nin iiyimid kasocda mid kamida shirkadaha lacagaha lagu xawilo waqtigu waaaa waqti hore oo aysan jirin talefoono line maahane kadib wuxuu ii sheegay ninkii in xawaalada ay lacag iitaaalo hadaan aadey xawaaladii waxaa lay siiyay lacag 350 dolar. wuxuu yidhi macalinkaasi waligay xawalad lacag kama qaadan taas ka hor lacagtana waxaa iisoo dirtey gabadh ilmaadeer nahy oo aan magaceeda maqli jirey iyo inay dibada jirtey mana aanan is aqoon gabadhaaas oo lacagta ma waydiisan ani oo waligay maanan wada hadlin xataaaa waxa cajiibkaa waxaa weeye maxaaa waqtigan kusoo beegay lacagtan ilahybaa ulaba laabay 50$ dolar 7 jeer
Waa qiso runtii u bahan in wax lagu qaato
masha allah waa qiso wacn
Waaa taa faaidada wax bixintu
Alhamdulilah markasto an sadaqo baxsado shaqo farabadan ayan helaa. walahi manta aya shaqo wanagsan la I siiyay anigo interview galin walibo qofka mesha iska leh aya I imaday anigo shaqo ku jiro walina igu dhahday shaqo ayan ku heya walibo permanent and flexible ah. Alhamdulilah for everything.
Sadaqadu Waa Cajiib Walhi Sadaqadu Waxay Bakhtiisaaa Cadhada Ilaaahay
Sadaqadu maalka Ma nusqaamiso
Sadaqdu Masaaaibka kugu soo socday joojisaa
Sadaqadu Xanuunka ayey boqgiisaa
Rasuulku csw Wuxuu Yidhi Ku daaweeya sadaqda kuwiina xanuusanaaya
Wlhi sadaqda hadiii Ilaahay ku waafajiyo Noloshaada Waad yaaabi say isku badashay
Aniga noloshyda sadaqdaa badashay ilaahay baaa I garansiiyay alxmd
Anigu daacaad ahaan markaan aan rabo in aan lacag helo ama muraad aan leehay waxaan bixiyaa sadaqa si aan waxaan bixiyay wax kabadan uhelo waan xaqiiq runtii arinkaas oo rasuulkaa scw ayaa noosheegay
اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد 😊
الحمد لله على نعمة الإسلام
masha allah omar ishaar adiga sadaqo waxaa kugu filan hadalka wngsn iyo hormarinta nafeed aad sameyso thanks bro
mowduuc muhiim u ah dunida muslimka ah allah ku haniiniyi kuw wax heysra inee bixiyaan
allahuma amiin
لاحول ولاقوة الابالله😭🇸🇴😭💔
Masha Allah runtii wa xaqiiq meshii wax laga bixiyo ayey wax so galaan Maalin Ayaa waxa dhacday inan qof wax siiyay isla Saacado guduhood ayay igu so noqotay qiimihii aan bixiyay mid ka badan cajiib Mahadsanid
dadka wax bixiya wey ka farxad badan yihiin kuwa aan wax bixin ustaad waa igu balan in aan caadeysto in maalinti aan wax sadaqadeys to
Dr jibril abowe subscribe iisaar mhd sanid
Waxa aan darema farxad dheriya wlhi mlinka aan kun shilin ilahay darti u dhiibo ilamana sina hbenkas kuwa kle Alle hayna famsiyo wnaga Allah SWT inapa donayo❤
Masha Allah waliba waxa inoo dheer hadaan muslimiin nahey abaal marintii jano ee daaimka aheyd
M.a ustaad oinshar jazaka laahu qayr ustaad omar
Wax bixintu waa faa'ido wyn farxd io dagnnan garana waad daremysa mrkd wax bixiso,,,,,,, sir Omar mahadsnid❤🙏
Vioce golden
ماشاء الله اخي امر انشار، jazakal laah
Waan iska dareema maalmaha aanan wax sadaqeysan dhab ahaanti niyadeyda qof nasaakin ah inaa ag maro marnaba maqadan karo waligeyna waan jeflahay qof kasto caawinad u baahan inaa caawiyo 😍 Allaha qaniga ah waxu kuugu deeqay waa tijaabo
thankz for your sharing ILLahy Quraankisa waxuu ku leyahay isku kaal meeya waxa wngsan xumaanta iska reeeba swt
Jazaka Allah khayr wll qali
waad ku mahad santahay toosh ayaa ii furtay aniga waad ku mahad santahay ajar iyo xasanaad allaah kaa siiyo adiga iyo anagaba
Ustaad Cumar aad baan kaga mahadcelinaynaa intaad waqtigaaga na siiyay eed muuqaalkan quruxda badan aad no so sameeysay🖤🦁
6:45A.M at home, raining just now
Omer wll barnamijyadi dhirigelinta nafta mid noso diyari si ay unqoto dhimbil na Shida oo Caajiska nga Jafda mahadsnaid
Wll subscribe iisaar mhd sanid
Kuwad kuwad😃
Ku wad waaxayde
Dadkan dhalinta ah ee dhahayo like ii saar maxay ka wadaan.
Ma maantaad shaqo xumo halkay idinka gaadhay meelihii cilmiga lagu faafinayay dhahdeen like ii saar
“ idiinma ma muuqatoba miyaa in sadaqo laga hadlaayo”
Kuwan yana leh subscribe ii saar
“saas haadhihin lakiin halkan ku sheeg waxad chanelkaga soo geliso markaana dadku haday ka helaan yaga kusoo booqonaya
Abdiaziz jama abowe subscribe iisaar mhd sanid
Waa Runtaa
Like isaar abdiziz poe hh
Runto faridkana way baraarujisaa
Doqonkana Runto way ka cadhaysiisaa
Masha allaah waa mawduuc qiima weyn leh masha
Mahadsanid Ustad
Mansha Allah ustaad Wax kastoo hadeer reer galbedku baarayaan waa wax Allah nabaray xili höre kitabkisa quranka Alx
Maryan abyo mcney subscribe iisaar mhd sanid
Masha Allah Ustaad Omar shukran channelkaaga wax badan ayaan ka bartay rabbi ha ku barakeeyo ustaadii Insha Allah.🙏🙏
Exactly walahi cajiib weeyaan inaad dadka caawisid , waliba qof kasta oo muraad leh ama xanuunsan, muragysan hadaa tahay sadaqayso, waliba agoonta ogaadaa, kolkaad barato wanaageeda adaaba raadiniya inaad sadaqo bixisid
Salam Somali wayn
Aniga waxaa igu dhacaday arin aan ku ogaaday faa'idada sadaqada mahadsanid wll cumar
XaQiiQ waa wax aD arkayzo markazTo ad wax bixizo
Mahadsanid Walaal Omer inshaar , runtii Adiga waxa Sadaqo kuugu filan bixinta hadalkaaga wanaagsan iyo horumarinta nafeed illaahay miisaanka xasanaadka hakuu saaro hadalka wanaagsan aad bixinaso.
Nabigena s.c.w waa kii yidhi waxa dib geerida u baajiya waa sadaqada Allow diintena qulubtayda ku xasili....Amiin
Best channel Ogaansho wlhi wxd u qalantaa 100M iyo wx ka bdn inaad gaadho ♥️📍👋🙏
axsantu jazzaakumullaahu qeeyraa
Cumar thanks akhii
Alle haka abaal Mariyo Omerow
Aqoon Dhaab. Subscribe saar.
Si aad u hesho casharo Accounting-ah, English, iyo Xogo muhiima oo ku teedsan dunidan.
Masha llh sadaqada faaido badan ayee leedahy , alow naga dhig tii sareysay e wax wangsan bixisa
Wlhi anigaa arkay inay sidaqo maalka kordhisomarka markan wax sidaqaysto mel an filaynin ayay wax iga so galaan inta dhiibay toban jibaarkeed aya helaa
Mahadsanid wll cumar 🙏🙏
Sadaqadu waa sahayda Aakiro iyo tan Aduunyada Fadlan Dadka muslimiinta ah Sakada bixiya oo Walaalkaa u Naxariiso
Mashallah cumarow allh hakaa ajirsiiyo
Anaguna kama suulayno inaan daawanayno muuqaaladaada
Waaaliahi waa runta ilaahay been mashegin horey usoco lipx
Masha Allah tabarakallah ilaahban kudhaartee qalbigaan farxad saaida kadareema markan arko adoo fidyo soodhigay Omar
Sadaqadu waa wadad guusha iyo farxada macha Allah❤ ogaansho keep going✨
Alle ha ina waafajiyee waa khayr iyo barako aduun iyo aakhiraba
Maanshalah Tabarakalaah ustaad aadbaad umahadsan tahay waxan rajayn in umadeenu is caawiyaan naxariisna Ilahy quluubtena isu geliyo maanta waxaad arkaysaa dad deggan fooq aad uqurxoon oo aan noloshoda wxba ka dhinayn oo deris la ah kuwo ku jira cariish ama buul yar oo quutul yawmka aan helayn kuwaas nolosha wcn haysta way iska indho tirayaan inay caawiyaan kuwaa baahan
Ilahy dhamanten hyna siiyo hanti ayaynaan ku kibrin oo aakhiradeena ukaalmaysano🤲
Shukran ustaad Omar xafidakallah
Ogaansho Suaal bro ha iga xumaan # adiga youtube lacag fcn kaasoo gasho leedahey maku tabarucdaa dadka Masaakiintaa Mise anagaa noo
sheegee 😚 oo kaliya wlhi xumaan iga ma aha dabeecadeyda ah
يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا لَا تُبْطِلُوا صَدَقَاتِكُم بِالْمَنِّ وَالْأَذَىٰ كَالَّذِي يُنفِقُ مَالَهُ رِئَاءَ النَّاسِ وَلَا يُؤْمِنُ بِاللَّهِ وَالْيَوْمِ الْآخِرِ ۖ فَمَثَلُهُ كَمَثَلِ صَفْوَانٍ عَلَيْهِ تُرَابٌ فَأَصَابَهُ وَابِلٌ فَتَرَكَهُ صَلْدًا ۖ لَّا يَقْدِرُونَ عَلَىٰ شَيْءٍ مِّمَّا كَسَبُوا ۗ وَاللَّهُ لَا يَهْدِي الْقَوْمَ الْكَافِرِينَ.
MSHallah hore usoco
Mashaa Allah mahadsanid walal
OGAANSHO guul iyo hormar wacan insha insha Allah ❤
My dad aa hada whatsupka iguso share greeye my fav channel with my fav person daddyy❤
Aabo fcn ayad haysataa
@@goobemohamoud1806 wlhi alxm adna midkafcn ilhay hkusiyo
Waan tijaabiyey arintaa waana xaqiiq maalinta aan wax bixiyo waxaan ka gartaaa qalbigayga🙏🙏🙏
OGaansho runtii waa chanel aan aad ugu xidhanhay kuna hegan sidii dhalinyarada somaliyeed hormarka u gadhi lahayd runtii wx aanu ugu abaal gudno ma garanayno San duco aan hayn illahay misaanka xasanadka haku saaro
Ogansho inti tageerta like yayna ila dhafin✔
Shukran ustaad
Ilaahay wuxuu yidhi:(bixiya xolaaha ilaahay idin diyaar siiyana dadka baahan)
Abaalkeedana waxaaad helayasaa aduunka iyo aakhiraba
Masha all shukran ustaad wllhi daraat waxaan dhageysaniyi qudbad kusaabsan waxbixinta
Bes channel Ogaansho wlhi wxn u qaldntaa 100M iyo wx ka bdn inaad gaadho ♥️📍👋🙏🙏
Sadaqadu waa furaha janda
Wana farxadad aduunka ku jogto😍alxm yaa aallh 😊🥰
qofka jecel in iLLahy hanti badan siiyo like ii saaar loom
Mahadsanid cumar inshar the best channel in UA-cam 💕
Wlhi blhi tlhi waa rajada kaliya ee aa aduunka ka lee yahay in aan lacag sameeyo kadibna aan dadka masaakiinta ah ku tabarucu kaliya sababta aan u rabo in aan lacag sameeyo waa in aan dadka caawiyo
Diraasadahaan aasheegayso Quraanka iyo sunada aa Horey loogu sheegay Cajiib Dadna haday baarayaan Subxanallah
M.a Allah wllo cumar inshaar
allaah ku dhowro adiga iyo dhamaanteena
MashAlh maclin cumar shukran bro Alaha Ku barakeyo
M.a ustaad ale hku xifdiyo
Waligaa jir amiin
Midas wa xaqiiq jirto walal omar horo usoco
Masha Allah cumar Allah yaxfidak waa runtaa Allah nagu duwo kheyrka
M.a jasaka allah wll cumar inshaar
Abowe subscribe iisaar mhd sanid
Omar
Saa wax u soo gudbinaysit
Mashaa allaah illaahay ha ku barakeeyo
Boqorow😍😍😍
Wll subscribe iisaar mhd sanid
Cumar inshaar nin waxtar wanaagsan noloshayda iyo badi dhalinyarada ku xidhan kusoo kordhiyay
Alle hakaa abaal mariyo wll
Guleyso Omar inshaar bllntenu wa jnnda
Ina adeerow niyada ayaan kaa jeclahay alaha inoo wada gargaaro waxaad hurisay dhuxul iga sii damasay oo iftiinkeeda aan hada ka dareemayo gudaha qalbigayga
Masha alah barnaamijkan wanaagiisa eebe hakaa abaal mariyo wll
Barnaamijkii jimcaha mxaa helay wll omar inshaar
Yaaan waxsiina ma oromada sooo shaqa tagtay misemasakiinta wadankan somaliyeed degen
Omar in shar huuuuuno man sha alllah illahay haku barokeeyo huuuuuuuunahay aan jclahay
Abyo mcney subscribe iisaar mhd sanid
M allh mowdhuuc itapty weye
Masha allah illahy khayrka haa nofududeyo illahy ajar ha ka siiyo wllalkeyn adna
Markaan Wax Bixiyo Wlhi Naxariis Ayaan Dareemaa!
Waa moowduuc wangsan , mhdsanid wll omar insha
Mahadsanid wllo Omer inshar
Mahad sanid wll cumar aad ayaa ugu raaxeestay muqaalkan wax badan neh wuu ii sii iftiimiyay
waa sax dhinaca CIMRICA xitaa wey ka cimri dheeraadan
Allow Muslimiinta hal kadhig
Wa channelka an ugu hor dawashada jecly channalada kale huro soco sxp
Ustaad sadaqada maku jirta inaad walidkaga aad inaad wax is dhiibdo adigo an lajogin jazaaka allaah
Mahadsanid Cumar oinshaar Nin Aan ku daydo
Mahadsanid wlloh ilaahay haku xafido
Barnaqmijyada Qiimaha leh ee dadyowga Nolosha ka horumarey Muslim iyo Gaal inaad nala wadaagto ood Nagu dhiiro galiso waanaga laga dayan karo waa Shey mahadnaqa Libintiisa aad yeelan doonto Aad Iyo aad ayaad u MAHADSANID
Waxaa kahadashal walaal mawduuc adnoo anfacay thnaks
Wall cumar walahi shalay waxan baxshay 1$ waxan siyey qof gaal ah manteynah qof ba isiyey 10 $ aniga maweydisan qofkaas balse waxan ogaday xadiiski rasuulkena salalahu caleyhi wasalim runbadanaa rasulki alle
Su all
Anigu wxn jooga
Dhuul gaalo gar ahan Sweden 🇸🇪
Laama arko masakiin badan oo bahan Lkn waxa jiraa kuwo Hindi ah oo horfaadhista tuukamada waaweyn sida ICa iyo Willys lacagta laasiyona wexey ku caban khamri iyo baalwado kala duwan
Hadan saddaqo siyoo akhiro maa liiqabsanaya??????
Masha allah walaal cumar mahadsanid
قال الله ( انفق يا ابن ادم انفق عليك) حديث القدس
Channel faaido leh walhi 🤗
Mash allhogansho nin ku dayasho mudan
wli ma dawan hadn dawana insh alh
Mahadsanid wll omer inshaar
Walahi waa xaqiiq sadaqada aduun iyo aaqiraba faaido ayay leedahay nafteyda iyo tiinba wax baxsashada ayaan idin kula dardarmaa
Runto faridkana way baraarujisaa
Doqonkana Runto way ka cadhaysiisaa
Ustaad omar inshar waanku salaama Xalay waan sugaayey baraamijka jimcaha
Xagee kudanbeeyaa jwb wcn
Waan jeclaan lahaa inaan sameeyo meelo waxbarsho free ah lagahelo waayo wa taburacada adunka uwangsan
Ana maamule ayaan ka noqonayaa