Dadku maxay uga cararayaan ingiriiska?Faqri , Amni Xumo ,sicir barar Mustaqbal Madow ?Maxaa Dhacay?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 23 лис 2024

КОМЕНТАРІ • 138

  • @mohamudhilowle8650
    @mohamudhilowle8650 2 години тому +28

    Ingiriiska waxaa ka soo if baxay habaarka iyo CUQUBO ay ka galeen waddamo badan Muslimiinta ha ugu badnaadaane.😭🥱🙀😭

    • @Inasuldan1235
      @Inasuldan1235 Годину тому

      Beentaa ma aha yahudana ayaga siiyey dhulka falastiin dhulkena xitaa itobiya iyo kenya buu siiyey

    • @hafsaahmed5515
      @hafsaahmed5515 14 хвилин тому

      Haa shucubti musliminta ayey dulmiyen falastin ayey yuhuda siyen jigjiga ayey etopiya siyen iyo wadamo kale badhan ayey nabsi kagalen

  • @wantedpoi
    @wantedpoi 2 години тому +15

    kusaliya nabi muxamed
    صلى الله عليه وسلم ❤️

  • @MaxamadMuxudiin-v9r
    @MaxamadMuxudiin-v9r 2 години тому +9

    صلوا على النبي صلى الله عليه وسلم❤❤❤❤❤

  • @maryancb1351
    @maryancb1351 2 години тому +9

    laaxawla wlaa quwata illaa billaah
    maanta dhan ayaan kusugayay cumaroow

    • @abu-ff8ws
      @abu-ff8ws 50 хвилин тому +1

      Dan kaamadhacdo miyaa

  • @geesigabirta902
    @geesigabirta902 2 години тому +14

    team ogaansho ismuujiya like saara🥶🥶🥶

  • @xidigahaofficial8281
    @xidigahaofficial8281 Годину тому +8

    Dhaqaale ahaan dhulka ha galaan gaalada oo dhan iyo awood ahaanba

  • @subairabdillahi2878
    @subairabdillahi2878 2 години тому +5

    Illahy wuxu ku yidhi nebi mohamed❤ scw ii daa ha dheraystaan yididilada , hana iska cunane anna qabanaye( الله أكبر) . Markan eego burburki galadu uu bilamey mnta ❤

  • @Amaar21
    @Amaar21 2 години тому +4

    Omar inshar waxaan kaasoo salaama bosaso❤️💖 Waan ku tagera horey u soco zxp.

  • @fcy-jo7pn
    @fcy-jo7pn 2 години тому +6

    5sano ugu danbeese ingriska wa meel baahi wax walba qaali qasatan caasimada. LONDON tuugo nimada way badate amniga wa xumade ilahay wadankena nabda nogaga dhig 🤲🤲🤲

  • @nuuurcabdii
    @nuuurcabdii 2 години тому +11

    🥺🥺🥺 🥺 *Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega.* Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
    ( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
    Ama isagoo caadi ah waaka shaashada ii saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho

  • @XusenMaxamedCigaalCigaal
    @XusenMaxamedCigaalCigaal 2 години тому +1

    حفظك الرحمن اخي عمر

  • @Bulshada08
    @Bulshada08 2 години тому +6

    ﻫـــﻮ ۞ ﺍﻟﻠﻪ ۞ ﺍﻟﺮﺣﻤﻦ ۞ ﺍﻟﺮﺣﻴﻢ ۞ ﺍﻟﻤﻠﻚ ۞ ﺍﻟﻘﺪﻭﺱ ۞ ﺍﻟﺴﻼﻡ ۞ ﺍﻟﻤﺆﻣﻦ ۞ ﺍﻟﻤﻬﻴﻤﻦ ۞ ﺍﻟﻌﺰﻳﺰ ۞ ﺍﻟﺠﺒﺎﺭ ۞ ﺍﻟﻤﺘﻜﺒﺮ ۞ ﺍﻟﺨﺎﻟﻖ ۞ ﺍﻟﺒﺎﺭﺉ ۞ ﺍﻟﻤﺼﻮﺭ ۞ ﺍﻟﻐﻔﺎﺭ ۞ ﺍﻟﻘﻬﺎﺭ ۞ ﺍﻟﻮﻫﺎﺏ ۞ ﺍﻟﺮﺯﺍﻕ ۞ ﺍﻟﻔﺘﺎﺡ ۞ ﺍﻟﻌﻠﻴﻢ ۞ ﺍﻟﻘﺎﺑﺾ ۞ ﺍﻟﺒﺎﺳﻂ ۞ ﺍﻟﺨﺎﻓﺾ ۞ ﺍﻟﺮﺍﻓﻊ ۞ ﺍﻟﻤﻌﺰ ۞ ﺍﻟﻤﺬﻝ ۞ ﺍﻟﺴﻤﻴﻊ ۞ ﺍﻟﺒﺼﻴﺮ ۞ ﺍﻟﺤﻜﻢ ۞ ﺍﻟﻌﺪﻝ ﺍﻟﻠﻄﻴﻒ ۞ ﺍﻟﺨﺒﻴﺮ ۞ ﺍﻟﺤﻠﻴﻢ ۞ ﺍﻟﻌﻈﻴﻢ ۞ ﺍﻟﻐﻔﻮﺭ ۞ ﺍﻟﺸﻜﻮﺭ ۞ ﺍﻟﻌﻠﻲ ۞ ﺍﻟﻜﺒﻴﺮ ۞ ﺍﻟﺤﻔﻴﻆ ۞ ﺍﻟﻤﻘﻴﺖ ۞ ﺍﻟﺤﺴﻴﺐ ۞ ﺍﻟﺠﻠﻴﻞ ۞ ﺍﻟﻜﺮﻳﻢ ۞ ﺍﻟﺮﻗﻴﺐ ۞ ﺍﻟﻤﺠﻴﺐ ۞ ﺍﻟﻮﺍﺳﻊ ۞ ﺍﻟﺤﻜﻴﻢ ۞ ﺍﻟﻮﺩﻭﺩ ۞ ﺍﻟﻤﺠﻴﺪ ۞ ﺍﻟﺒﺎﻋﺚ ۞ ﺍﻟﺸﻬﻴﺪ ۞ ﺍﻟﺤﻖ ۞ ﺍﻟﻮﻛﻴﻞ ۞ ﺍﻟﻘﻮﻱ ۞ ﺍﻟﻤﺘﻴﻦ ۞ ﺍﻟﻮﻟﻲ ۞ ﺍﻟﺤﻤﻴﺪ ۞ ﺍﻟﻤﺤﺼﻲ ۞ ﺍﻟﻤﺒﺪﺉ ۞ ﺍﻟﻤﻌﻴﺪ ۞ ﺍﻟﻤﺤﻴﻲ ۞ ﺍﻟﻤﻤﻴﺖ ۞ ﺍﻟﺤﻲ ۞ ﺍﻟﻘﻴﻮﻡ ۞ ﺍﻟﻮﺍﺟﺪ ۞ ﺍﻟﻤﺎﺟﺪ ۞ ﺍﻟﻮﺍﺣﺪ ۞ ﺍﻷﺣﺪ ۞ ﺍﻟﺼﻤﺪ ۞ ﺍﻟﻘﺎﺩﺭ ۞ ﺍﻟﻤﻘﺘﺪﺭ ۞ ﺍﻟﻤﻘﺪﻡ ۞ ﺍﻟﻤﺆﺧﺮ ۞ ﺍﻷﻭﻝ ۞ ﺍﻵﺧﺮ ۞ ﺍﻟﻈﺎﻫﺮ ۞ ﺍﻟﺒﺎﻃﻦ ۞ ﺍﻟﻮﺍﻟﻲ ﺍﻟﻤﺘﻌﺎﻟﻲ ۞ ﺍﻟﺒﺮ ۞ ﺍﻟﺘﻮﺍﺏ ۞ ﺍﻟﻤﻨﺘﻘﻢ ۞ ﺍﻟﻌﻔﻮ ۞ ﺍﻟﺮﺀﻭﻑ ۞ ﻣﺎﻟﻚ ۞ ﺍﻟﻤﻠﻚ ۞ ﺫﻭ ۞ ﺍﻟﺠﻼﻝ ۞ ﻭﺍﻹﻛﺮﺍﻡ ۞ ﺍﻟﻤﻘﺴﻂ ۞ ﺍﻟﺠﺎﻣﻊ ۞ ﺍﻟﻐﻨﻲ ۞ ﺍﻟﻤﻐﻨﻲ ۞ ﺍﻟﻤﺎﻧﻊ ۞ ﺍﻟﻀﺎﺭ ۞ ﺍﻟﻨﺎﻓﻊ ۞ ﺍﻟﻨﻮﺭ ۞ ﺍﻟﻬﺎﺩﻱ ۞ ﺍﻟﺒﺪﻳﻊ ۞ ﺍﻟﺒﺎﻗﻲ ۞ ﺍﻟﻮﺍﺭﺙ ۞ ﺍﻟﺮﺷﻴﺪ ۞ ﺍﻟﺼﺒﻮﺭ ۞

  • @Codka_nolosha1
    @Codka_nolosha1 2 години тому +3

    اللهم صل على محمد وعلى آل محمد ❤😢

  • @AbdullahiAmaan
    @AbdullahiAmaan 41 хвилина тому

    Ogaansho magac macno badan ku fadhiya somaliya way u baahan tahay dad adiga oo kale ah cumar inshaar

  • @Ahmedy64
    @Ahmedy64 2 години тому +5

    Gulayso ustaad omar 🎉

    • @musa-sc2cb
      @musa-sc2cb 2 години тому

      NOVEMBER DHEH 10:29

  • @adenhassanbashir4930
    @adenhassanbashir4930 Годину тому +2

    Mowduuc aaaaaad iyo aaaaaaad u qiimo badan, xaqiiqo ah. Waxan dhihi karaa waa Mowduucii sannadkan 2024. Allaha kubarakeeyo Ustaaad Cummar Inshaar. 9jeeraa daawaday maanta waana qiirooday walahia. Allaha kubarakeeyo 1000 jeer.

  • @samataraxmed3318
    @samataraxmed3318 Годину тому +1

    Omar wallaal wad ku mahad santahy Alle haku xafido

  • @aarboy2305
    @aarboy2305 2 години тому +1

    اللهم من ارادنا بالسوء فاشغلهم في نفوسهم اللهم امين يارب العالمين.

  • @gardodifardoodi
    @gardodifardoodi Годину тому +1

    Farxad waye walahi ogadenia iyo NFd ba dhib u gaystay

  • @ramaddanabdi1272
    @ramaddanabdi1272 Годину тому +2

    Allaha burburiyo

  • @Mustafel-gj6kh
    @Mustafel-gj6kh 2 години тому +2

    Thanks ❤🎉

    • @Ula中国
      @Ula中国 2 години тому

      Luuqadaa kuhadal labac labuufyahow 😂

  • @abdiazizaliabdullahi5580
    @abdiazizaliabdullahi5580 2 години тому +1

    mahadsanid

  • @Mohamed.Fuaad.9593
    @Mohamed.Fuaad.9593 2 години тому +3

    OGAANSHO.10/10💀🫡.

  • @hadafbox
    @hadafbox 15 хвилин тому

    Ma aaminaysaa shan Sano inaa ku xiranahay ogaansho channel 🎉🎉🎉🎉

  • @socdaalfilmsvlogs
    @socdaalfilmsvlogs 2 години тому +2

    Waa barnaamij wanaagsan ❤

  • @CabdilaahiCabdilaahi-x5z
    @CabdilaahiCabdilaahi-x5z 5 хвилин тому

    Farxad

  • @ياالله-م8ك9س
    @ياالله-م8ك9س 2 години тому +18

    رسالتي الئ كل مسلم اخي او اختي صاحب القناه بعرف انه مهو من حقي اعلق على قناتك بس يشهد الله ضروفنا قاسيه واجبرتني على هذا اشي ارجوك سامحني💔اخي عاد باقي اخوه إيمانيه طلبتك حق كيس طحين اخي احنا نساء ما بتقدر نخرج بين الرجال عاد باقي مره عندكم اخي ربي اكرمكم انكم رجال احنا نساء ما بتقدر نخرج ولا نشتغل مثلكم اخي وين الاخوه الايمانيه في قلوبكم احنا نساءلاخوه ولا رحمه😥 ولا شفقه ولا انسانيه وبشر الصابرين هي أكبر أمل بأنتظار ما نريد'''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' كم. ناديت وكم كلامت وكم نشتد ولالكن لاحياةالمن تنادي. ياخي احنا معنا. امي تطلب لنا اكل من المطعم. زويده واليوم. امي روحت. تبكي قالت ليش يامي تبكي. قالتي يابنتي. اني اسال. الله اني. يعزني بالموت. قالته. ليش. يامي. تدعي علينا. قالتي.يابنتي اليوم صاحب. المطعم. سبني قله.ليش. اشله الزويده من حيث الناس. اني اسال الله يابنتي. انه الله يحشرني. بالموت وحده حشره افضله. من هذا البهدله واهذ الهيني. صحيصح. اني هذا الكلام. ينقص من قدري ومن احترمي. لاكن ياخي. شهدالله اني مانطقت هذا الكلام ابوس جزمتك. من اشده الجوع ماعد ضمير سمحه لي اني اخلي تروح تطلب لنا اكل. اني ابوس جزمتك ياخي واني اسالك بالله العظيم وفي كتاب الالاله ياخي اني ابوس جزمتك ياخي. غير علينا غره ياخي حتي الف ريال يمني نشتري لنا كيوله دقيقه ياخي ارحمنه من في العرض يرحمكم من في السماء ياخي هاذا رقمي واتساب00967711013075 الذي يقدر يساعدنا يراسلني على الواتساب نرسله ألاسم الكامل يحولنا بقدر استطاعته الله يجزيكم خير يعلم الله ان صاحب البيت بيخرجنا في الشارع بين الامطار بسبب الاجارشوفو حالتي ب انفسكم اسالكم بالله الحي القيوم تساعدوني والله العضيم حتا في اليل ما نقدر ننام من الخوف لا معنا فرشات ولا بطانيات ندفا بها من البرد كل شي غرق من الامطار وحنا ليس لدينا احد الا الله ثم انتم اخواني ابوس جزمتك لا تردني خايبه ساعدنا بلذي تقدر عليها هل يرضيكم اننا نعيش في هاذي المكان نحنا بنات وليس لدينا احد ابونا توفا بحادث سياره اعتبرونا بناتكم وعرضكم وساعدني يلذي تقدر عليها جزاكم الله خير=>[[}>] ^][°] €] €] €] €؛'!:! ":":'!؛،!":"؛😢😢😢😢😢😢😢

  • @janua1998
    @janua1998 55 хвилин тому +1

    Ingriis Kali ma'aha .waa all European and america

  • @yayaqanciye195
    @yayaqanciye195 2 години тому +2

    Somalia mid dabadhilif ah ayaa kajirto alah hadumiyo

  • @AliMohajim
    @AliMohajim 2 години тому +2

    Waa illaah mahadiis burbukooda dhibaatoyinka ay umadaha ugaysteen qaasatan caalamka inaga soomalida ah sida ay gumaysiyo xun xun gacanta nogu geliyeen

  • @abdifatahelmi2901
    @abdifatahelmi2901 2 години тому +3

    Yurub oo dhan baa sidaas noqotay

  • @farhan_taffo
    @farhan_taffo Годину тому +1

    Umar ishaar mahadsnid

  • @islamvibe2
    @islamvibe2 2 години тому +1

    legend omar inshar ❤

  • @Muhammadabooké
    @Muhammadabooké 2 години тому +1

    Wllkei cumarow maaalmahan boobsiis
    Sharaf iyo karaamo ❤

  • @Alaabtaydaiiuruursha
    @Alaabtaydaiiuruursha Годину тому

    Istoobiya Waa Soomaaliya maaha UK ilaahoow Halmar naga saar 😢😢😢😢

  • @jubbavalleycarrierllc9319
    @jubbavalleycarrierllc9319 2 години тому +2

    Micno maleh qaxootigooda soomaliya ayaan ku soo dhaweeyneeynaa, in kastoo deganaashiyaha noo diideen

    • @xuseenfadal
      @xuseenfadal Годину тому

      Soo dhaweyn meyno xaaraanta

  • @mohamuddahir5772
    @mohamuddahir5772 2 години тому +2

    WAA TOOKADEENI

  • @CabdiqanidhexyareMaxamedaxmed
    @CabdiqanidhexyareMaxamedaxmed 2 години тому +1

    GuuleYzo zhp

  • @Lij.ilyasstudio
    @Lij.ilyasstudio 59 хвилин тому +1

    France ka soo hadal zxp ???

  • @sacidbarud1881
    @sacidbarud1881 Годину тому +2

    My favourite UA-camr is Ali abdaal he left UK to Hong Kong in china. It's true

  • @CaptianHaji
    @CaptianHaji 2 години тому +1

    Waan kusalama ogansho

  • @Shakir-ali0
    @Shakir-ali0 2 години тому +1

    الى اين

  • @musababdijamal9556
    @musababdijamal9556 Годину тому +1

    Ilhy hanaga mashquliyo waa runta taas

  • @Alaabtaydaiiuruursha
    @Alaabtaydaiiuruursha 56 хвилин тому +1

    Shar lama Tamaninayno maxaad ula jeedaa Ustaad Shar kaliya maaha ee Shararyaal baan latamaniyanyaa Engriis Dagaal kasta oo Muslimiinta lagu qaaday koow buuka ahaa Maraykankana kamuu hadhi jirin Hada intii dagaalku Socday diyaaradaha ugu badan ee Yahuuda dhulkay haysato ka dagay waa Engriis Ilaahay Naar haku dul shubo Sidii qawmu Caad Samuud luud iwm 🤲🤲🤲🤲

  • @faadumoali117
    @faadumoali117 Годину тому

    Salaamaad naha cabsiinina bal

  • @faadumamahamuud3990
    @faadumamahamuud3990 Годину тому

    ❤❤❤

  • @MaankaFarxaan-i7e
    @MaankaFarxaan-i7e 37 хвилин тому

    Wallahi waxaan rabay inaan aado bilowga sanadka cusub ee 2025😮😮😮

  • @MuhanadAbdi-n7j
    @MuhanadAbdi-n7j 2 години тому +1

    Asc omar inshar👋

  • @hamsehalane7154
    @hamsehalane7154 2 години тому +5

    Lacagtooda soomaaliya bay ku burburinayaan dadkooda gaajay udhimanyaan 😂😂

    • @abdu5777
      @abdu5777 2 години тому +2

      Waa run wll

  • @JohnAbraham-j5o
    @JohnAbraham-j5o Годину тому +2

    Haddan nahay reer somaliland waa ka xunahay walalahayo UK 🇬🇧🇬🇧🇬🇧

    • @xuseenfadal
      @xuseenfadal Годину тому

      🤦🏿

    • @yaxyeaadan7213
      @yaxyeaadan7213 47 хвилин тому +1

      Walaalaha miyaa mise kuwad adoonka u ahaan jirtey😂

  • @LiiWarjecel
    @LiiWarjecel 2 години тому +2

    Hadaan Arki lahaa ingiriis Soo cararay oo i yimaada waaba GUMAYSAN lahaaa

  • @hannadkhadar4603
    @hannadkhadar4603 25 хвилин тому

    Germany wakhti dheer ayaan ku noolahay ,dhibaadada ka jirta Germany in dadkii uu dhashay wadanka ay ku gashoonayaan lacagaha canshuurta ay muuwadaniinteeda waxay siyaan wadano kale dadkoogu way iloobeen dad badan oo Germany ah ayaaa waxlaan ku ah ,Germany wakhtiyo Hore jano dunida ayaay ahayd Lakiin hada waaaaa ka caraar

  • @mohamed88466
    @mohamed88466 Годину тому +2

    Beri kale oo xaqiiqdu soo baxdo maan sheegin lkn maanta anigu kaama qaadanayo Indonesia ayaa ka wanaagsan UK

    • @NewsFusion24
      @NewsFusion24 Годину тому

      Ayaga nolol bay soo arkeen raaxo ah, oo ay barbar dhigi karaan tan immika ka taagan. Adigu maxaad soo aragtay? Aan burbur iyo gaajo ahayn? Teeda kale, in yaroo lacaga haddaad waddamada doo koraya kuhaysato, way ka nolol macaanyiin ta yurubta.

    • @mohamed88466
      @mohamed88466 32 хвилини тому

      @NewsFusion24 jahli ayaa kaa hadlinaya waayo ima aad weydiin noloshayda iyo halaka aan ku barbaaray ee aan ku noolahay sidee ii xukumi kartaa adiga oo aan aqoon ii lahayn !!!

    • @FatimaMaxamed-xp3py
      @FatimaMaxamed-xp3py 15 хвилин тому

      ​@@mohamed88466ana ku weydiinaye ii sheeg xagee ku dhalatay wllo

    • @fatumayussuf5255
      @fatumayussuf5255 9 хвилин тому

      ​@@mohamed88466 oo walaal maxey tahay nolosha aad ka hadleyso adoo qof somaliya ah haddii xataa aad watamo kale ku dhalatay oo aad ku so barbartay oo aad nolol fican iyo dhaqalo heysatay maxad aheyd qof madow oo refugee ah baad aheyde adaa fani kara qof wadan kiisa jooga malina qada malina quuta ayaa ka sharaf iyo karama badan mid wadan usan udhalan joiga waxuu doono haku heeystee

  • @alicirro7110
    @alicirro7110 35 хвилин тому

    Wadamadaa Dadka Lacagaha ku Bixinayo Si ey ugu Haajiraan Yaan Layabanahay

  • @musababdijamal9556
    @musababdijamal9556 Годину тому +1

    Awood walbo waqti bay Lee dahay waqtina wuu dhaca calankeda waqtina wuu soo jiray ingiriska wuu dhacay calankeda

  • @Adarax143Aada
    @Adarax143Aada 2 години тому

    Team ogaansho one like ❤

  • @gardodifardoodi
    @gardodifardoodi Годину тому +1

    Aniga ingriska inuu babaa wan jaclaha Nfd wax walbo u ku samey Ma I loobayan

  • @jaamacmaxamed1401
    @jaamacmaxamed1401 Годину тому

    Ingiriiska ilahy ha babiyo khariiradasana caalamka haka tirtiro

  • @hafsaahmed5515
    @hafsaahmed5515 19 хвилин тому

    Dhibki iyo nabsigi eey kagalen shacabka adunka ayey dhadhaminayan

  • @Mo.Ali.2010
    @Mo.Ali.2010 Годину тому +1

    UK economy has collapsed almost same as third world economy.

  • @hawaabdiwarsame851
    @hawaabdiwarsame851 Годину тому

    Burbara sow sabab uma aheyn kala qeybinta Somalia iyo meelo badan oo caalamka ah gaar ahaan dunida Muslimka,xataa dhibaatada Falastiin asagaa Yuhda ku beerey.

  • @SahalAbdirahmanMohamed
    @SahalAbdirahmanMohamed 2 години тому

    Asccumar

  • @kingfarma-io5hl
    @kingfarma-io5hl 2 години тому +1

    Muhaajiriinta kasoo qulqulaya ingiriiska waa in wadadada jaam ka dhigin ay si nabad ah u imaadeen😂😂

  • @FatimaMaxamed-xp3py
    @FatimaMaxamed-xp3py 12 хвилин тому

    Hal talo aan siin laha boqortooyada ingriiska inay shacabkooda u shaqeeyaan iskana dayaan wadamadooda ha gashtaan dhaqaala hooda

  • @Cbdirxmaanyare
    @Cbdirxmaanyare 2 години тому

    Aniga ugohoreyayi

  • @awaleali5732
    @awaleali5732 2 години тому

    Malmihii lasoo dhaafay ugu yaraan dhawr jeer ayaan arkey iyada oo badhtanka suuqa dadka mobilada lagaga guranayo mo farah ayaa ku jiray dadkaa waa halkey somalidu maraysay 2010

  • @AbdiraufAbdifitah
    @AbdiraufAbdifitah Годину тому

    Ani waan rabaa kawarama😂😂

  • @اميرهمحمد-ن1ل3س
    @اميرهمحمد-ن1ل3س 2 години тому +1

    سألتتك 💔بالله الجَليلُ الْجَبَّارَ ان تنقذَنَا قَبْلُ أَن نَفوَتْ مِّنْ شِدِتْ الجوع : قال عز وجل [[مَا أفَاءَ اللهُ عَلَى رَسُولِهِ مِنْ أَهْلِ الْقُرَىٰ فَلِلَّهِ وَلِلرَّسُول وَلِذِي الْقُرْبَى وَالْيَتُمَى وَالْمَسْكِينِ وَابْنِ السَّبِيلِ كَيْ لَا يَكُونَ دُولَةً بَيْنَ الْأَغْنِيَاءِ مِنكُمْ وَمَا عَاتَيْكُمُ الرَّسُولُ فَخُذُوهُ وَمَا نَهَنكُمْ عَنْهُ فَانتَهُوا وَاتَّقُوا اللَّهُ إِنَّ اللهَ شَدِيدُ الْعِقَابِ ]] انَيَ انْتُحْيَكِ اني ذخلَةٍ عَلَى الله ثمَّ عليكِ انَيَ فَيَ وَجهك اني اختكِ اني اتْرَجَاكِ اتْوَسِلُ الْيَكِ انَقَذَنَا لُوَجه الله. يَشِهِدِ اللهُ يَحْيَ انَ مَنْ الْصَبَاحُ حُثا الانَ يَحْرَمُ علينا الاكل غير الماء ) اخواني اني اقسم بالله العلي العظيم على كتاب الله انني بنت يتيمه من اليمن ومعي اخوان صغار اقسم بالله على كتاب الله ان اخوتي ماعاد يقدرو ينطقو بكلمة من شدت الجوع وصاحب البيت يريد الإجار او بيخرجنا إلى الشارع و اني اسالك بالله وانشدك بمحمد رسول الله يا اخي لوانت مسلم وتحب الخير واتساعدني ولو ب 500 ريال يمني ان تتواصل معي او تراسلني وتساب على هذا الرقم +967.717821239وتطلب اسم بطاقتي وترسلي ولا تتاخر وايعوضك الله بكل خير فيااخي انت رجال إذا شفت اسرتك جاوعين تعمل المستحيل من اجل تامن لهم الاكب ولكن انابنت عيني بصيره ويدي قصيره ليس لي اب مثلك يسمح دمعتي ويحميني من الذل والاهانة مع واخواني سغار شوف كيف حالتهم وساعدنا وانقذنا قبل أن يطردونا في الشارع نتبهدل او نموت من الجوع انا اقسم بالله الذي رفع سبع سموات بلا عمدوبسط الارض ومهداني لااكذب عليك بحرف من هذا الرساله واني ماطلبتك إلى من ضيق ومن قسوت الضروف والحال الذي احنافيه وانا واسرتي نسالك بالله لولك مقدره على مساعدتنا وجزاك الله خير الجزا ✓>{✓]

  • @abdullahidhanaandhanaan4305
    @abdullahidhanaandhanaan4305 2 години тому

    Anniga yaa i geeya ingiriiska. My dream country insha'Allah one day i will be there.

    • @kimu24june
      @kimu24june 2 години тому +1

      😅😅😅 kajoog muusa

    • @SuadMohamud-ql1cc
      @SuadMohamud-ql1cc 2 години тому

      😂😂😂😂​@@kimu24june

    • @abdullahidhanaandhanaan4305
      @abdullahidhanaandhanaan4305 2 години тому

      @kimu24june almost waxaan ku xidhnaa 7sanno channelka ogaansho weligay isagoo wanaag ka sheegi ma arag wadamada western countrieska.isaga wuxuu jooga khaliijka oo cunsuriyiin ah waxna kama sheego

    • @kingfarma-io5hl
      @kingfarma-io5hl 2 години тому +1

      War muuse is daji😂😂😂

  • @YusufArab-g8i
    @YusufArab-g8i 15 хвилин тому

    Abaabo Ababoo warkasan u bogaa aniga،
    Noloshaan waa midda aY Billions Dollar ku bixiyaan sic wadamadeenu u ahaadaan Gal galin,
    انقلب السحر علىٰ الساحر

  • @abdifatahalpha
    @abdifatahalpha Годину тому

    Bulshada Galbeedka waxay ahaayeen qaar dhago xidhan, lkn hada fahmay waxa ay ku baxdo lacagtooda.

  • @fartunhassanisse8329
    @fartunhassanisse8329 Годину тому

    Hindidada u badan ayagana sidaas ka dhigay

  • @Awoqali-c1y
    @Awoqali-c1y 26 хвилин тому

    Ingriska covid 19 kadib waxkasta waa qali walee alx hadana wan ku noolahay

  • @mohamednimco7314
    @mohamednimco7314 47 хвилин тому

    Aduunkan waa gabo gabo qof walooba iska cibaadayso UK baa saas ah africana waabay ka sii darantayba wallhi alle hanoo gargaaro😢

  • @Ula中国
    @Ula中国 2 години тому +1

    Muhaajirin ayaa dileen. Pakistani, Hindi,Somali.😂

  • @NUURASAKRiA51
    @NUURASAKRiA51 2 години тому

    fast comment ❤❤❤

  • @Aamina-fb3mn
    @Aamina-fb3mn 2 години тому

    Alx haday iskumashquulan weynoo dhacatay

  • @hafsaahmed5515
    @hafsaahmed5515 13 хвилин тому

    Nabsigi eey kagalen shacbka musliminta iyo dadka kale ayey dhadaminayan ilhay idhanki haku waran dhibka falastin wxa kadhacaya ayaga kadanbeye somalida dhibka hysto iyaga kadanbeye

  • @QoraneCbdixasan
    @QoraneCbdixasan 2 години тому

    Rushku wadhamayn
    Re yurup

  • @AXMATO_
    @AXMATO_ 2 години тому

    Bisinka waar cumar mesha wan Usii socdeyba Maxaa dhacey

    • @mahamudmahamed9893
      @mahamudmahamed9893 2 години тому

      Wll lkn weli dhaqaalo ayaa yaalo kasoo faideyso kadib kasoo noqo😅

  • @nuurmahamad2978
    @nuurmahamad2978 Годину тому

    In badan bay adoonka soo waashay

  • @hannadyarkasannadka8097
    @hannadyarkasannadka8097 2 години тому

    Doqon baa tahay omar inshaar kali hal dhinac ayaad wax ka aragtaa

  • @cristianoronaldochannel12
    @cristianoronaldochannel12 2 години тому

    Hadaan u socdee😮

  • @NewsFusion24
    @NewsFusion24 Годину тому

    Jarmalkana waa tabtaas, waa laga sii socdaa.dadkooduna cadho ayay naftu haysaa.

  • @ayahaqeel1782
    @ayahaqeel1782 Годину тому

    Meel uu jareer Ku bato dhac iyo tuuganimo lagama waayo.

  • @SuadMohamud-ql1cc
    @SuadMohamud-ql1cc 2 години тому +1

    Waxwalboo aad gaysato alle waa kaa jaria uk France usa wadamadaa burbur kooda soo dhow intee dad 'a bay dileen millions BTW burburkooda waaku farxi lahaa ee kama naxeeen

  • @اميرهمحمد-ن1ل3س
    @اميرهمحمد-ن1ل3س 2 години тому +3

    My appeal to every Muslim, my brother or sister, the owner of the channel, I know that it is not my right to comment on your channel, but God is my witness that our circumstances are harsh and forced me to do this. Please forgive me. My brother, there is still a brotherhood of faith. I asked you for a bag of flour. My brother, we women cannot go out among men. There is still a woman with you. My brother, God has honored you. You are men. We are women. We cannot go out or work like you. My brother, where is the brotherhood of faith in your hearts? We are women. There is no brotherhood, no mercy, no compassion, no humanity. And give good tidings to the patient. It is the greatest hope while waiting for what we want. '''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' How many times I called and talked and tried hard, but no one responded. Oh man, we are with you. My mother ordered us food from the restaurant. More and today. My mother left. Crying. She said, Why are you crying, my mother? She said, My daughter, I ask. God, that I may be honored by death. She said, Why, my mother. She cursed us. She said, "My daughter, today the restaurant owner insulted me. I said, 'Why?' I said, 'How can I be better than people?' I ask God, my daughter. May God gather me. With death alone, a gathering that is better than this humiliation and this humiliation. It is true. I am saying this. It diminishes my value and respect. But, man. I swear to God that I did not say this. I kiss your boots. I am so hungry that my conscience no longer allows me to let you go and ask us for food. I kiss your boots, man, and I ask you by God Almighty and in the Book of God, man, I kiss your boots, man. He has caused us harm, my brother, so that we can buy a kilo of flour and pay the rent. My brother, have mercy on us. He who is in the show will have mercy on you, He who is in the sky. My brother, this is my WhatsApp number: 00967717821239. Whoever can help us, message me on WhatsApp. We will send him the full name. He will transfer us as much as he can. May Allah reward you. Allah knows that my family and I, our house rent is 15 thousand Yemeni riyals per month, and now we owe 45 thousand for 3 months. The owner of the house is one of those people who do not have mercy. By Allah, my brother, he comes every day and humiliates us and talks about us and wants to throw us out of the house and into the street because we were unable to pay him the rent. We will have until the end of the week, and if we pay him, he will swear by Allah that he will throw us out into the street without mercy. See my situation for yourselves. I ask you by Allah, the Living, the Eternal, to help me. By Allah, the Almighty, even at night we cannot sleep from fear. We do not have mattresses or blankets to warm ourselves from the cold. Everything is flooded from the rain, and we have no one but Allah and then you. My brothers, I kiss your boots, don’t turn me away empty-handed. Help us with whatever you can. Is it acceptable to you that we live in this place? We are girls and we have no one. Our father died in a car accident. Consider us your daughters and your honor, and help me with whatever you can. May God reward you with good =>[[}>] ^][;&&&//&..,~~~♡♡~~~♡~~♡~•~•••••~•(・|.}]◤)~♡~♡~;l.i.i.i¡¡.i.i.l.|-.»◇◇.🎉😢😢😢😢😢

  • @ShaakirDhaqane
    @ShaakirDhaqane 2 години тому

    First 🤝

  • @Deposki
    @Deposki Годину тому

    132kun oo qof ayaa shaqo la aan ka cabanrysey ingiriska sido kle millionero badan ayaa dalkii iskaga cararey waa xaalad aad looga naxo marka loo eego dal sida ingiriska

  • @sakariyemusejama9117
    @sakariyemusejama9117 2 години тому

    Ingiriiskii ma lagu kale cararay 😅😅😅

  • @IsmaHussein-u5g
    @IsmaHussein-u5g 2 години тому +2

    😂😂😂😂😂😂 farxad badana ,kakala carara dheh.

  • @variiid
    @variiid 2 години тому

    Hadanba usiii socdaa ayaguna maka cararaayan😂

  • @Rakuub
    @Rakuub 2 години тому

    Sxb greega bu sadaas buu u hoobtay baribuu dunida hogaminayey maantana waa kaas markaa islaamku inuu soo kaco un unba u dhiman bas

  • @Diidii22665
    @Diidii22665 2 години тому

    Canada 🇨🇦 xataa faqri xun ayaa kajirta

  • @MohamedAhmed-hk1rv
    @MohamedAhmed-hk1rv 2 години тому

    Hahaha cadaan faqri ku dhacay wax ka xun malahan

  • @somaliweyntechnology1135
    @somaliweyntechnology1135 Годину тому

    UK qofka ku nool 5 sano wahaa gasha ciro iyo bidaar yeraaw ama weynaaw 10 sano kan gaara waalida ow u dhaw yahay dad badan ayaa a ka ordaayo wana aragnaa dadka qaar daruuf aa ku heyso kama bihi karaan

  • @maxamedyare-j4p
    @maxamedyare-j4p 2 години тому

    Ferst ❤😂

  • @MunaJama-z6e
    @MunaJama-z6e Годину тому

    Waxan ahaye gabar soomaliyad mana amiinsani aduunka dad soomali ka sharbadan ama soomali ka xuun nacalad baa idinko kale haa xaasidin muusuq masuq baadan

    • @EsraMahumud
      @EsraMahumud 34 хвилини тому

      Matihid naya matihid

  • @AliMohajim
    @AliMohajim 2 години тому

    Somalida meelahas ku nool waa naftood hafar markay kuu sheekaynayaan waxay kaaga dhigayaan intaas aad noo sheegtay bil cagsigood amaan buuxa

  • @jubbavalleycarrierllc9319
    @jubbavalleycarrierllc9319 2 години тому

    Trump waa soo socdaa oo aaminsan America first