Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

Waxaad Tamanin Lahayd in Horay aad laguugu Sheegi lahaa 5taan Shay .

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 сер 2024
  • kanaalka : / ogaansho
    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

КОМЕНТАРІ • 611

  • @AliKhadaab1
    @AliKhadaab1 2 роки тому +451

    Naftaada MaalGasho 🎖

    • @natureclimates7668
      @natureclimates7668 2 роки тому +16

      Sxb waan ku salaamay adiga waxaa maal kashatay aaqiradaad iyo caruurta mash alh

    • @Badarmedia24
      @Badarmedia24 2 роки тому +10

      Sida aad masakinta u ugu kalmeeyso alaah adigana hakuu kaalmeeyo

    • @amiirupdala4787
      @amiirupdala4787 2 роки тому +5

      ilahey dartis ayan Ku jecelahy walalkey Ali khadab alaha Ka rali noqdo wall

    • @yusufabdi3855
      @yusufabdi3855 2 роки тому +4

      Maashaa Allah wllky Ali Allah ha ku sharfo
      Mid kugu daysado Allah ha iga dhigo

    • @Ummacooking2023
      @Ummacooking2023 2 роки тому +3

      masha allha wll al khadaab waligaaaa wax ku dhiba alle kuma tuso akhiro iyo aduunba❤❤❤😊😊😊😊😊😊

  • @BARROOFFICIAL
    @BARROOFFICIAL 2 роки тому +136

    No UA-cam
    No Facebook
    No Instagram
    No tictock
    No all social media
    But has has more than 999 billion subscribers
    Mohammed scw

  • @iamayoup1990
    @iamayoup1990 2 роки тому +69

    1: Naftaada maalgasho.
    2: Caafimaadka Nafeed I laahi
    3: Awoodaada iyo dhalinyaranimadaada maalgasho.
    4: Dooro Saaxiibo fiican Noloshaada.
    5: Ka fiirso inta aadan guursan.
    Mahad zanid walaal 0mar inshar .😊

    • @abdifatahmaraje2655
      @abdifatahmaraje2655 Рік тому +4

      Mahadsanid intaan daawan laha 14 daqiiqo si fcn ayaad iiguso koobtay

  • @nadiircabdi8397
    @nadiircabdi8397 2 роки тому +71

    Wlhi hada waxn dhageysanayey motivation 2 year ka hor soo galisay lkn hada ayunban niyada ka lahaa omer muxuu ku dhaafay motivation kii dhalinta ee dhiirigalinta dhan walba ahaaa alha ku xafido wll OMER INSHAR iyo team keenaba because anba wa aan ka mid ahay

  • @gantallyarreofficially4523
    @gantallyarreofficially4523 2 роки тому +10

    Anaa first ah Ee Somaliyeed ii soo duceeya Hami ayaan leeyahay Sanadkaan hadii ale yiraahdo inaan sii noolaado Adinkane allaha idiin sahlo Allahana naga dhigo kuwii Camal suuban iyo cibaado la imaado Oo laga aqbalo

  • @yaya_______boss
    @yaya_______boss 2 роки тому +50

    سبحان الله (٣)
    الحمدلله (٣)
    لاإله الاالله (٣)
    الله اكبر (٣)
    لاحول ولاقوه الا بالله (٣)
    استغفر الله (٣)

  • @ilwaadinasheikh
    @ilwaadinasheikh 2 роки тому +22

    Anaa uhoreeyo caawa fiidnimo wanaagsan reer ogaansho ❤

  • @mtjoker.
    @mtjoker. 2 роки тому +17

    1 Invest in yourself
    2 Mental health Suspension
    3 Invest in your energy and youth
    4 choose the best friends in your life
    5 Think Before you Get Married
    👍Thank ypu master Omer Inshaar✊

  • @mohamedadan7815
    @mohamedadan7815 2 роки тому +81

    Wcs pro Omar inshar wllaha.masha Allah

    • @omarabdullahi241
      @omarabdullahi241 2 роки тому +5

      Oblock zxb wlhi ninkan kafaideso zxb wa omar dadaal ugaz

  • @nastehamohamud4492
    @nastehamohamud4492 2 роки тому +58

    دائما نستفيد منك اغلى النصائح الله يبارك فيك استاذ

    • @abdifadxi5676
      @abdifadxi5676 2 роки тому +2

      Ameen bro

    • @nastehamohamud4492
      @nastehamohamud4492 2 роки тому

      @kafu official
      Wllo maxd ka wadaaa hadalka tolow

    • @nastehamohamud4492
      @nastehamohamud4492 2 роки тому

      @kafu official
      Wan fahmsanaa odhaahda macanaheeda
      Ee falcelintaadu waxy ku socotaaa videoga anna hadlkyga inad ka waddo ayaan u fahamy
      Sbbtaas ayaan ugaran wayy halka ay iska soo gelayAn hdalkaga iyo hadalkygu
      Mahdsanid wllo

    • @adanibrahin452
      @adanibrahin452 2 роки тому

      ماشا ءالله فيك

  • @naaleeyewiilmudug2251
    @naaleeyewiilmudug2251 2 роки тому +27

    Ogaansho thank you macalin waxaad badashay noloshayda Haaa... kuseexo caawa waad badashay noloshayda waliba si dhab ah💘💘💘

    • @allahakbar2496
      @allahakbar2496 2 роки тому +1

      Masha allah ilaahey huku garabgalo amiin

  • @fatxiomarsh1706
    @fatxiomarsh1706 2 роки тому +10

    M,a macalin wllhy aad kuu taageera wax kastoo rabto alle hakuu fududeeyo I,a🤲🏻

  • @waanomedi
    @waanomedi 2 роки тому +7

    First comment
    Nabiga ku saliya
    Like ha ilaabina

  • @mahamudmahamud7647
    @mahamudmahamud7647 2 роки тому +93

    Thanks for the advice brother. I seems it really come from your heart. May Allah bless you. Every time I watch your video I seem happy or I learn something from you. Take care and I pray that Allah takes you to were you went to go in life. You see the world in the positive. Wallah keep up the great work.

    • @abduwalimohamud3246
      @abduwalimohamud3246 2 роки тому +6

      Nio qof somali thy sidy ilathy qof somaliyna wa lahdle ee ma somali kula hadashid lph 🤔

    • @craxiindaud4163
      @craxiindaud4163 2 роки тому +2

      @Abduwali mohamud waa istusnimo iyo isxiijin🤣😹

    • @sr7tv928
      @sr7tv928 2 роки тому +1

      @@abduwalimohamud3246 waxa laga yaba unusa. Somaliga qori karin sxb

    • @mohamed6401
      @mohamed6401 2 роки тому

      @@craxiindaud4163 Qofka soomaliga asiga xaaq uma Laha miyaa mise xuur ma han Miya in uu wixii tabartiisa sameeyo?.Hadaad aqoon luuqada ingiriska, waa caadi dad fahmaayo wey jiran.

    • @xaajimaquste
      @xaajimaquste 2 роки тому

      you cant right somali langu..

  • @Suu02
    @Suu02 2 роки тому +10

    Mahadsanid wll inshallah waa igu ogtahay inaan maalgashto ♥️♥️

  • @user-zq9vu4nw5h
    @user-zq9vu4nw5h 2 роки тому +17

    Congratulation million times kanaalkan waxynu Orankarnaa waa kanaalka dhalinyarada dhiiri geliyaha caqabadaha badan ee nolosha kuso wajihi kara uga diga ugana faalooda saahiipka hawshaas oo dhan wadaa intaas iyo inkabadnba wuu uqalmaa run ahaanti bal ufiirso Afartii muuqal ee xasasiga ahaa afartuba wxy kahadlyen aafada xun ee film daawshada aflaamta xun xun iyo aafada xun ee siigaysiga midkasta tiro aad ubadan ayaa daawaty wxan rajaynyaa inay isku bedeleen kumanaan dhalinyaro ah oo go.aan leh aniguna an kamid ahy.....
    hamplyo shp sigaar ah ayaan kuugu hamblyeynyaa 🙏🙏🙏🙏

  • @alihassanhussain905
    @alihassanhussain905 2 роки тому +9

    Masha allah ustaad Omar inshar keep going allaha ku barakeyo runtii wax ad io ad u badan ayaan ka faa iday allah ku dhawro 💯💯💯💯🥰🥰🥰🥰❤❤❤

  • @hamzeapdalla2628
    @hamzeapdalla2628 2 роки тому +5

    CUMAR IINSHAAR AADBAAN KUU SALAAMY ZXP

  • @awaliabdullahi28
    @awaliabdullahi28 2 роки тому +3

    شكرا يا استاد عمر انشار
    يحفظك الله واغفر ذنبك

  • @Roda511
    @Roda511 2 роки тому +3

    Msha Allah Mahadsanid wllo Allah ha ku barakeeyo runtii aad ayaan uga helay fikradahaaga

  • @Bullale6
    @Bullale6 Рік тому +2

    Waa Shan Qodob Oo runtii Ka qiimo Badan Inta jeer ee lacag la samayn karo, Abaal Ruuxi ah ayaan kuu haynaa haddaan nahay dhalinyarta kugu xiran.
    Mahadsanid ustaad.❤❤

  • @hodoali5714
    @hodoali5714 2 роки тому +1

    Walaahi waa run imika saaxiibadey waa yaraaden ilaayo labo hablood oo aanu akhriska buugta isku kaashano mooyane mahadsanid wlo qali

  • @Dreamy-M
    @Dreamy-M 2 роки тому +9

    Waan idin salaamay walaalaha OGAANSHO 🙂

  • @abdirahmanfarah7876
    @abdirahmanfarah7876 2 роки тому +2

    Mahadsanid cumar inshaar sida qurxoon ee aad nooladooneysid nolosha qurxoon.

  • @naimamohamed1609
    @naimamohamed1609 2 роки тому +1

    Ogaansho waa you tube kaliyee markaa aan daawado aan dareemo awoodayda nafisiyan manzhallaah
    Thank you brother

  • @khalidpuntlander11
    @khalidpuntlander11 2 роки тому +3

    thankz maclin omer inshaar 👍👋🏻

  • @billaalcabdulaahi7248
    @billaalcabdulaahi7248 2 роки тому +2

    Walalka dhiragalin waan nagabyareeysay walal noso badi iskudy mowduucyo dhiragalinta inaa nalo soco siiso marmarka qaar

  • @ahmedsh.mohameddaahir8784
    @ahmedsh.mohameddaahir8784 2 роки тому +4

    Cumar Inshaar Naseexooyinkaagu Waxbadan Ayay nolosheena Kabadaleen Runtii wax aysan schoolada Iyo Siyaasiinta Lagu Waashay kasheekaytooda Noo qaban Ayaad Noo Qabatay Ilaahay Khayr Badan Hakaaga Abaal Mariyo aduun iyo aakhiraba

  • @alialasow9354
    @alialasow9354 2 роки тому +3

    M.a ogaansho ani saan aamin sanahay waa kanaalka ugu fiican dhanka dheeri galinta ama run sheega

  • @cumarcaaqil9
    @cumarcaaqil9 2 роки тому +6

    Maxaad u guursan weysay ma ahan su'aal xun qofka ku dhahayo Guurso waa qof wanaagaada jecel lkin adigee ku quseysaa qofka aad guursaneyso.
    Aniga sidaa dhahayo doob baan ahay weliba wax badan sidaa lagu dhahay lkin waxan ku jiraa ka baaraandaga iyo xulasho.

  • @zeinabhassan3438
    @zeinabhassan3438 2 роки тому +17

    Wcs ,mahadsanid ustad!waxyabahan kacajisin ayay kamidtahay in an naftayda malgashto oon hormariyo alxamdulilah 🥰😁

  • @mambuuqzoria29
    @mambuuqzoria29 2 роки тому +9

    Waqtigaan la joogo waxa kaliyah oo aan tamaninaayo waa inaa Shaqo helo ama fursad nolosheeda u badasha mid xor eh oo aniga maamusho. 25sano waxaa ku hoos noolahay bini'aadam oo gacantooda sugaa. 😭😭😭 Allaah ka rajeenaa wx fcn oo ku farxo.

    • @nuurdinbarre5717
      @nuurdinbarre5717 2 роки тому +2

      Waxad Ku Faraxdo Illahay Haku Siiiyo Walalkey

    • @mambuuqzoria29
      @mambuuqzoria29 2 роки тому

      @@nuurdinbarre5717 amiin amiin amiin wll🤲🤲🤲

    • @aaminaxassan639
      @aaminaxassan639 2 роки тому +1

      Shaqo aad ku faraxdo ayaan ku rajeynayaa walal adiga iyo inta shaqo doonka ah ba walal ha niyad jabin waad helaysaaye

    • @mambuuqzoria29
      @mambuuqzoria29 2 роки тому +1

      @@aaminaxassan639 Amiin Amiin Amiin abaayo ducadada Allaah ii aqbalo 🤲🤲🤲

  • @wllahmed7024
    @wllahmed7024 2 роки тому +3

    Ogaansho best chanel guuleyso wll

  • @kheerjecelmedia1059
    @kheerjecelmedia1059 2 роки тому +12

    Asc walka kheerka jecel muraadkiina Allaha Idin saqiro Amiin yrp nasoo booqda insha Allah mahadsanidiin

  • @hafsacabdi1190
    @hafsacabdi1190 2 роки тому +1

    Seed udooran kartaa sp wanaagsan marar ban waan dhageystaa dad waayo araga hadana waxaan rajeynayaa inaad ka soo hadasho ان شاء الله😊

  • @darulakhirah6094
    @darulakhirah6094 2 роки тому +14

    EID MUBARAK 💡✋🌙🌃☕.
    Masha Allah jizakalah walalayal ❤️👏.
    INSHA ALLAH DARUL AKHIRAH sido kale wuxuu idin so gudbinaya Muxadaroyin diini ah fadlan soo booqo kuso dhowow mahadsanidin🌍

  • @mohacarab664
    @mohacarab664 2 роки тому +9

    Yes amazing motivation

  • @arhmnnzr1127
    @arhmnnzr1127 2 роки тому +2

    Tnkzz mcalin omer

  • @footballteams8877
    @footballteams8877 2 роки тому +12

    Ma Omar inshar keep going and advice the youth of 🇸🇴❤️❤️♥️🎤

  • @fartnciise1066
    @fartnciise1066 2 роки тому +1

    Mahadsanid wll cumar in shar ❤️

  • @najiibyosuf5182
    @najiibyosuf5182 2 роки тому +3

    Omar waxd aad no so gudbiso maha mid khasree wa mid an wax ka fa.iiidano Alle haku barakeeyo macalin🧑‍🏫🎊🥳

  • @abdullahibashirmohamed6664
    @abdullahibashirmohamed6664 2 роки тому +1

    Mahadsanid in badan ustaad Omar.

  • @hamseyousuf9525
    @hamseyousuf9525 Рік тому

    Wa talooyin aad u qiima badan runtii Hal daqiiqo inaan daawanayay man moodayn
    جزاك الله خيرا

  • @Alinoor-zm2hm
    @Alinoor-zm2hm Рік тому +1

    M.a omar mahadsanid

  • @7june2024
    @7june2024 2 роки тому +4

    1. Qiimahaga hau lumin si aad aragtida dadka ee xadidan uraaligaliso
    2. Si dhamaystiram 100% ka go'naanshiyo u nolow , cidna haka sugin ansixin ama qiimahaga
    3. Dadka halula murmin si aad uqeexdo naftada Ama qaladkada uga cudurdarto , waayo nolashada dookha cid kasta maaha

  • @nuuxmc6525
    @nuuxmc6525 2 роки тому +12

    I really appreciate your great contents you share wid us ,keep the good work up

  • @abdullahimaxamudmaxamed3757
    @abdullahimaxamudmaxamed3757 2 роки тому +2

    Aniga imtixaan ayaa iisocda mana diyaariyo wallhi subixii ayaan fiir fiiriyaah inta kale tiktok ayaan iska daawadaah wallhi

  • @ZakiHusen-wo3pl
    @ZakiHusen-wo3pl Місяць тому

    Aduunka maanta waad heli qof wax ku siiyo lkn lagama yaabo inaad hesho qof ku dhaho waxana kaa khaldane iska sax maheleysid waad mahadsantahay caalimkeena soomaliyeed wll omar inshaar alah yaxfadka

  • @abdikafiqalbixabxab3977
    @abdikafiqalbixabxab3977 2 роки тому +1

    Wll omar inshaar alle haku sharfo🤲kakiya ma tihid soo gudbiye ee waxa tahy wllkena qeerka iyo wadada toosan nala jecel alle haku xafido🤲

  • @abdisamedomar8073
    @abdisamedomar8073 2 роки тому +9

    1: Waxaad tamanin lahayd ❎
    2:Waxaad jeclaan lahayd ama rabi lahayd ama ku anfici lahaa✅
    Luuqada carabiga waan jeclhy lkn carabigeeda In lagu qoro ayay ku fiicthy . Somaaligana soomaaligiisa . Waad ku mahad santhy muuqaalkan quruxda badan wll omar inshaar

    • @nimcabile2981
      @nimcabile2981 2 роки тому

      Waa iskumid wllo kii ufudud isaga uu waxnoogu sheegay waana wada fahmaynaa so no problem 😊

    • @promahamedaxmed1274
      @promahamedaxmed1274 2 роки тому

      @@Turjumaanka ma jirto luuqad ajar ku hadalkeeda laga helo ee waa uun marka aad ku aqriyayso quraan ama wax kale oo diin ah

  • @Valeria_9086
    @Valeria_9086 2 роки тому +39

    I focused on myself since 3 weeks ago I think I'm go on that habit insha allah I got motivate from you when I watched your vid appreciate bruh 💯

  • @cimraanichannel3239
    @cimraanichannel3239 2 роки тому +1

    Run ahaantii walalkayey waxaa tahay qof aan wax badan ka faa'iidayماش
    ا الله

  • @khaalidmaxamed7149
    @khaalidmaxamed7149 2 роки тому +1

    Mahadsanid saxiib waa arin wanagsan.

  • @nimajirde6413
    @nimajirde6413 2 роки тому +38

    Mashallah waliakum wa salaam brother welcome back legend ❤👏💦🖇

  • @user-wp6pp9jz9b
    @user-wp6pp9jz9b 2 роки тому +3

    جزاك الله خير

  • @dahabahanam3303
    @dahabahanam3303 2 роки тому

    Shukran cumar waxbadan baan kaa faaiidnay

  • @EngAbdalla
    @EngAbdalla 2 роки тому

    Mashllah good points ayaa ka hadashay ustd

  • @aasiyosheikh9829
    @aasiyosheikh9829 2 роки тому +2

    الحمد لله أول شخص

  • @natureclimates7668
    @natureclimates7668 2 роки тому +2

    Wlhi sxb runta ayaa ka hadashay waa muuqaal cajiib wlhi walikayga vedioka kaaga ima dhaafin sxb waxaan kula socdaa maalinta aan ahaa jiray F3 dugsi sre 2017 ilaa hadda 2022❤❤❤❤❤❤ @ogaansho

  • @waxkafaid
    @waxkafaid Рік тому

    Maashaa Allah Omar inshaar talooyinkaaga iyo dhiirigalintaada waan kuliibaanay waad mahadsantahay shukran

  • @aasiyosheikh9829
    @aasiyosheikh9829 2 роки тому +5

    جزاك الله خيرا استاد عمر

  • @zakariyeaxmedanc
    @zakariyeaxmedanc 2 роки тому +2

    Jazakalah😍

  • @MohamedAhmed-zv1mp
    @MohamedAhmed-zv1mp 2 роки тому

    jazaakalaah akhi fillaaah waxyaabo bdnoo waaqici ah oo aan goob joog u ahaa ayaad kahadashay

  • @daadaosmaanhafow792
    @daadaosmaanhafow792 2 роки тому +3

    walaahi waa ku xiise kudaawanaayo jimcihi igu dambeysay🥰🥰🥰🥰nolow

  • @hassangeylan934
    @hassangeylan934 Рік тому

    Mahadsanid Ustaad ...

  • @amiraturkish9307
    @amiraturkish9307 2 роки тому +1

    Ogaansho wxn ka baranaa wxn jaamacada ku baran jasaakallah khair wll❤

  • @hafsahabiib9555
    @hafsahabiib9555 2 роки тому +1

    Guusha marwalba mahelaysid mararka qaar ado bixiyay Juhdi waqti aya lagayba melan filanen imane marka micnaheda ma.inad niyad jabta mise wa inad dib wax usaxdo dabcan wa inad wa saxdaa marka hdad hoos timado oo kuguuldaraysatid wax aad haminaysid ma.inay albaabadi nolasha dhan kaaso xirmena wa maya wax barshadad kordhisankarta wad soo loobankarta mahan aakhiro hal dariiq lomarayo lalabanen wax qaladan la sosexen da.da rabti jir hda cafimad qabto wax baro wax barashana io shaqo da.a malahan cidna kumarabto macnaha nolsha kadhacday wayo hada guldaraysana mahan micneheda waqtigii dhan kaatag👍👍👍👍👍

  • @salaamsalaam5291
    @salaamsalaam5291 2 роки тому +1

    Maa sha allaah ilaahey ha ku xifdiyo naseexo wanaagsan ayaad nasiisay aniga aad ayaan uga helay barnaamij kaan

  • @hanaismail9571
    @hanaismail9571 2 роки тому +4

    Thanks wllkay
    Wax badan ayaan kaa FAAIDAY
    💖🖤🤍🕊️🌺💋

  • @sayidalbanna
    @sayidalbanna 2 роки тому +1

    Ma sha allaah ustaad Omar inshaar allaah ha Ku barakeeyo

  • @leader_khaallo2948
    @leader_khaallo2948 2 роки тому +4

    SHARAF KORKAAGA HA AHAATO WAXBAAN KAA FAIDAA 👏

  • @abdullahicalijamac2433
    @abdullahicalijamac2433 2 роки тому +1

    Dhalinyaranimadayda sida aan ugu ciyaaro qof ila mida majiro baan is dhahaa mararka qaar
    Alla khayrka hana waafajiyo

  • @yuusufcarab4271
    @yuusufcarab4271 4 місяці тому

    Omar inshar , shukran

  • @malaqdooy5138
    @malaqdooy5138 2 роки тому

    Thank you ustad Omar qodobo muhiim u ah dhalinyarada soo jeedistay kii wax fahmayo cml 👍

  • @usamamohamed2431
    @usamamohamed2431 2 роки тому

    M.ashallh thanks sxb
    Jazakallh

  • @mustafemaxmed2452
    @mustafemaxmed2452 2 роки тому +2

    جزاك الله خيرا

  • @shedo7275
    @shedo7275 2 роки тому

    Chanalkan wakan kaliya marka dawanayo a reenreen dherad ah daremo balse waxa jirta ina meel qofna kahadlaynin ama laigadhibaynin ina kudawado si aan si dhaba udhuxo halba waxa lagahadlayo si practical ahna wausameya, wax badana way iska kaybadalen. inbadan oo badan mahadsanid omar inshaar

  • @tafojr7571
    @tafojr7571 2 роки тому +2

    Firs one wll

  • @momfarahhassan8727
    @momfarahhassan8727 2 роки тому

    Macalin asc macalin omar please video noogu soo duub faculty geology iyo mustaqbalkah

  • @hooyocashuuro1992
    @hooyocashuuro1992 Рік тому

    Mahadsanid ustad jasakalaah kheyr

  • @aymankasaanostudio1000
    @aymankasaanostudio1000 2 роки тому

    Mahadsanid Wll Omar inshaar Macalin mudo dheer an ku xidhanay

  • @abdixakiincismaan4520
    @abdixakiincismaan4520 2 роки тому +1

    Axsan wariye jira ayad thay warar sax ah

  • @omerboss1336
    @omerboss1336 2 роки тому +4

    FARMAAJO FII QULUUBINAA🇸🇴💖🙏

  • @ayanabdi1132
    @ayanabdi1132 2 роки тому +1

    Jazakallah kheyr wll

  • @abdullahibulla
    @abdullahibulla 2 роки тому +11

    Vedioga oo kooban waa naftada maalgasho kadib baa dadkle wx u qaban karta 🙏❤️

  • @anfaccabdinaasir3178
    @anfaccabdinaasir3178 2 роки тому +1

    Mansha Allah tabarakallah runtii wax badan ayaanu kaa baranay ilahay miisaanka xasanaadka ahuu saaro
    Runtii waxad noo soo baahisa mawduucyo aan laga qoomamaynayn wakhtigii lagu daawaday badalka laga faa'iidayo khayr badan ayaanu kuu rajaynayaa wllkeen cumar inshar

  • @nimcabile2981
    @nimcabile2981 2 роки тому

    Mahadsanid ustaad omar inshaar بارك الله فيك وجزاك خير الجزاء

  • @omarhoussein482
    @omarhoussein482 2 роки тому

    Maa cha allah jazaka allah khyran

  • @NajiibDarwish
    @NajiibDarwish 2 роки тому

    Thnk you so much walal jazakallah.

  • @sahalducaale11
    @sahalducaale11 2 роки тому +2

    Cumar ishaar aad bad u mahadsantahay sxb iyo macalin aniga hada waxan jiraa 53 sano hadaan helilaah wax sidaa iwaniya weliygay waxab igama xumaaden ilahay xasanad hakaa siyo

  • @dharmaalehassan8250
    @dharmaalehassan8250 2 роки тому

    Zhp walhi maskaxda ayuu hadlkagasi galay wan is haagajin allhe haa ina wada hagaajiyo allhen haka jasii siyo wall wani ficnan lahyd in aan marun kula hadalo inashallh 🔥🔥🔥❤️👋

  • @aaminaxassan639
    @aaminaxassan639 2 роки тому +1

    Muuqaal wakhtigiisi yimi alle ha kaa abaal mariyo walal cumar ishaaar ❤

  • @user-sx2lv8ij5p
    @user-sx2lv8ij5p 25 днів тому

    Cumar ishaar ilaahay haku barakeeyo

  • @mohamudyusuf5073
    @mohamudyusuf5073 2 роки тому +4

    JAZAKALLAHU KHAYR bro. Runtii bulshada somaliyeed gaar aheen dhalinyarada waxaad u tahay hogaamiye. Mahadsanid.

  • @hafsamohamed7940
    @hafsamohamed7940 2 роки тому +2

    Wcs ustaad omar 🤩

  • @dadaalchannel3339
    @dadaalchannel3339 2 роки тому

    Mahadsanid Cumar

  • @Khalidjmc
    @Khalidjmc 2 роки тому +1

    Wa mhsanthy Omar inshar wll

  • @Sapha98
    @Sapha98 2 роки тому +4

    Allah ku barakeeyo

  • @maahirag4701
    @maahirag4701 2 роки тому

    Thanks Ustaad

  • @AbdiHakiimhadiis
    @AbdiHakiimhadiis 2 роки тому +3

    Waxa i farxad galiya malintayda in an helo oo ay iso dhacdo Notification ah "You get new subscriber" mad iga farxin