Xanuunka Ddhimirka oo Somalida Kusoo badanaaya.Wa maxay Sababta?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 25 січ 2025

КОМЕНТАРІ • 31

  • @adanakalb8708
    @adanakalb8708 Рік тому +12

    Asc Mr Xaraare thanks for everything. Great man

  • @krazyville
    @krazyville Рік тому +5

    Sensitive topic... in laga hadlo waa muhiim... Jazaakumullah Khair 👍🏾

  • @mohamednur5547
    @mohamednur5547 Рік тому +5

    MaashaAllah this is very important topic,specially how it’s effecting our younger generation.

  • @marwaali8586
    @marwaali8586 Рік тому +3

    Very interesting topic as usual brother

  • @ciise7775
    @ciise7775 Рік тому +1

    ❤ ASC wr wb
    Cali waa ku salaamay adi iyo Dr ka aad aan u salamay dr ka waana ku faraxsan nahay dhaqtar ILLAAHEY ka ku xafido illaah hanaga koriyo cudurada dhan walaalahey Somali oo xanuunsan illaahy caafimaad ha siiyo.

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 Рік тому +2

    Alaha hacafiyo yarabi inta xanunsan muslim ah

  • @qaasimmohamed6246
    @qaasimmohamed6246 Рік тому +1

    Maasha Allah. Caliyow. iyo. Dr.
    Thanks a lot

  • @munahussein9687
    @munahussein9687 Рік тому +2

    Masha Allah Allaha xafido somali melay joganba

  • @mohamudgesey7995
    @mohamudgesey7995 Рік тому +2

    Alla ku xafiido wll Ali

  • @salimabdihaybe9134
    @salimabdihaybe9134 Рік тому +1

    Asc Harare waa ni marwalba kahadla dhan walba somalida katabaaaleysan❤❤❤

  • @arabahmedmohamed7637
    @arabahmedmohamed7637 Рік тому +1

    Erayga dhagaxaan ayaan maqlayay dhagax nooc daroogada ka mid ah miyaaa

  • @n5tv351
    @n5tv351 Рік тому +2

    good point 🌺🧠🌺✅

  • @mashalaayedablaq5819
    @mashalaayedablaq5819 Рік тому +2

    waxay la shiin la dahay oo ay 24 saac isku dagaalayaan waa dad wada xanuunsanayo somalida 😂😂😂 subxaanaka yaa cadiim Allahayow somalida caafimaad taam ah wadasii AmiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiN yaa Rabi

  • @ubahali-be7ls
    @ubahali-be7ls Рік тому +2

    Caliyow family problems iyo sixirka waa qeebta oogu weyn oo soomaalida ku badiye xanuunada dhimirka . We need solution in such situations . If you are individually agreed with me our conversation has to appear thanks

  • @abdikarimisaxaq4517
    @abdikarimisaxaq4517 Рік тому +3

    😂😂ilma Jamac waal ma joogaan halkaan

    • @bilaneey6325
      @bilaneey6325 Рік тому

      Ninkii yaqaan baa yaqaan😂😂😂

    • @Wasiirka98
      @Wasiirka98 Рік тому

      Balaayo ha u yeedhan 😂

  • @asadawoowe2823
    @asadawoowe2823 Рік тому +3

    Labadiina keeba qabo isheeg

  • @adenamiiroali303
    @adenamiiroali303 Рік тому

    Madaxwayneheena Hassan Sh. Waa in la baaro, maadaama 3sii qof oo dadkeena ah laga helay, xanuunka maamka, sababtuna waa maxaa ka khaldan oo ciidanka saas ula dhaqmay.

  • @adanmohamed7841
    @adanmohamed7841 Рік тому +2

    cali caraare waa kumahadsantahay barnamijada aad ka ufaadaban

  • @ashalul565
    @ashalul565 Рік тому +1

    Waa buskooday mayaqaaniin dadkii, way siidhibaan dadka

  • @SomaliProfiler
    @SomaliProfiler Рік тому

    cali sxb sadaqad iska bixi waayo ninkan aad waraysanayso iska xanunka dhimirka qaba marka hadu ku dilin baa alle mahadi aa marka sadaqad iska bixi sxb cali oo dadka aad waraysanaysiid iska ilaali

    • @june6206
      @june6206 Рік тому

      😅😅😅 wa warka la sheegayo

    • @dagansh5606
      @dagansh5606 Рік тому

      Haduu xanuunka dhibirka qabo sidaad sheegtay waa nin cilmi ule sida laysku daweeyana wuu yaqaan marka ka faa'Iidayso haku mashquulin dakhtarka

    • @SomaliProfiler
      @SomaliProfiler Рік тому

      @@dagansh5606 jow kow now bow kan walan kuma mashqulaayo ee cali ban u dhigaya

    • @hamidichronicles
      @hamidichronicles Рік тому +1

      Calyaw mahadsanid qaylada isdhagaysi la,aanta kala shakiga ,waa la idabajoogaa ,buufiska iwm waa nooc xanuunada dhimirka ka mid ah

  • @larsmartinjohanssonjohanss115

    Cali waad ku mahadsan tahay dedaalkaaga, balse ninkan iyo adigu toona aqoon durugsan uma lihidiin cudurrada dhimirka.
    Wuxu yidhi: ”bipolar waa mid laga bogsado”
    Waa been, meel sayinisyahanadu ku yidhaahdeenna la hayo!
    Xanuun ≠ cudur
    Psykology ≠ psychiatry.
    ”Alcohol cudurrada dhimirka ma keeno, dadka cadna way uga adag yihiin kuwa madow”.
    Calow nagamaad xishoon, ee kaftankii nagu celi