New Film Xukunkii shacabka sayidka barakaysan | cabdi Cido & team wadada xaqa 2022

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 вер 2024
  • ‪@cabdicido606‬ Mahadi Ha U sugnaato , wuxu qurxiyay una raaxeeyay indhahayaga.
    " riyada aanu leenahay waa inanu helno bulsho isku duuban , is aaminsan horumarsan runtuna saldhig u tahay , diintuna sees u tahay ifka isu naxariista aakhirana jano ku sugayso ".

КОМЕНТАРІ • 345

  • @ismaip1
    @ismaip1 2 роки тому +81

    Hadad adigu wacan tahay, Qof baa waalane ogow, Qof baa weheshada xanun, Qof buu haysta walaac, Ilaahow qalbiga naxariistada nooga buuxi.❤

  • @hawraarmusicproductionlyri978
    @hawraarmusicproductionlyri978 2 роки тому +37

    Team wadada xaqqa
    Waa ragga kaliyee ku hadla afka bulshada fahmayana waxy donayaan turjumaya dhamaan Dan yarta iyo dadka kuwooda aan hadli karin🖤
    guul pro: Idiris 🙋🏻‍♂️Mr sayidka barakysan

  • @abdiasiisosman1911
    @abdiasiisosman1911 2 роки тому +13

    Waatan hooyadaa waayaa mudane
    Oo aan ku go aa buurigaa yar ee aan cunayo
    Alle u baahane the legend

  • @cabdifataaxiidxasankhayrdo1647
    @cabdifataaxiidxasankhayrdo1647 2 роки тому +20

    Talent ga laguu sheegaa waakan ragg wax alifi kara dad kale nooc ah ma tali kara Tolnimo hore usocod baa inoo ballan from Jarmal sheekh isaxaaq 👌❤️🥰

  • @qunyarjrqunyarjr556
    @qunyarjrqunyarjr556 2 роки тому +14

    Kkkkkkkk xaji alow bahane wale waa fani Teem wadad qaaa hore uuu socoda zxbyal🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @abdalavlogs2610
      @abdalavlogs2610 2 роки тому

      Abdala Vlogs waxa an ku so gudbiya muqaalada travel Vlog ah fadlan igu so biira

    • @craxmaandaakir1785
      @craxmaandaakir1785 2 роки тому

      Wadada qaaaa waamaxayna

  • @puresomalilander6951
    @puresomalilander6951 2 роки тому +47

    You always share with the community, what is going on in the country, you are a visionary boy🧣🧣🧣🧣

    • @muxamad8022
      @muxamad8022 2 роки тому +6

      Intaas afsoomali maad ku qortid? Illeen qoraalkaadan British iyo ameerican akhrisan mayaane mise ingiriisiga ayaad aqoon mooddaa?

    • @labbadhagaxnindhexdoodkaso8483
      @labbadhagaxnindhexdoodkaso8483 2 роки тому

      @@muxamad8022 waa dhibta ugu wayne ummadeena haysata oo afkeeniibaynu ka faanaynaa slmulah

    • @goat_1v417
      @goat_1v417 2 роки тому

      @@muxamad8022 indhahad ka tuurtay

    • @user-ev8oj2bi4g
      @user-ev8oj2bi4g 2 роки тому

      RIGHT

    • @mohamedkhadar9443
      @mohamedkhadar9443 2 роки тому

      @@muxamad8022 gantaal Xun Bad ku Dhufaty iga walee😂😂 Afkaga Inad ka Tagtaa Aqoon miyad Moodi😂

  • @wadanigadhabta4372
    @wadanigadhabta4372 2 роки тому +11

    Team wadado xaqa horey usocda siwalba runtu uqadhadhtahayna sheega muslimku dhabta ah wakan Dameeri dhaan raacday noqon nolosha sikastaba duufaan haugu noqote garab kaga Alle hagalo 😍👍👍

  • @updihakiimcllahi790
    @updihakiimcllahi790 2 роки тому +17

    Ala Maskaxda Ay kasoo Baxday Ruwaayadaan Waa Wax kle Ani Wa U Riyaaqay❤️🥺

  • @kaysemustafe5637
    @kaysemustafe5637 2 роки тому +8

    Wlhie wxd uqalantaa 100M 🔥🔥🙌🏻

  • @casiisacabdi5024
    @casiisacabdi5024 2 роки тому +12

    Idiris ilig best actar weeye wllky😂😂❤️❤️🙏

  • @caydaruusxaydgool
    @caydaruusxaydgool 2 роки тому +12

    Idiris ilig Iyo Team-kiisu kaalin weyn oo aan cid kale buuxinayn ayay inoogu jiraan walaahi , hore u socda walaal.

  • @ibrahimabdi167
    @ibrahimabdi167 2 роки тому +6

    Nin adag horeey uso Co

  • @abdiqaninor7385
    @abdiqaninor7385 2 роки тому +26

    Best acting and best editing nolada

  • @fouzianuura2327
    @fouzianuura2327 2 роки тому +3

    Maashaa Allah run bdan bey sheegeen... Kan siyaasiga metalayaana waa cofkar.... Laakiin wiilashan sidaa u quruxda bdan yaa isku soo xuley!!

  • @khadarmaxmuud8152
    @khadarmaxmuud8152 2 роки тому +7

    Sayidka barakeysan ninka kaliya xaqaaiqa jira umada lawadaaga sxb keep 💚🤍♥️

  • @kowsaraarre4414
    @kowsaraarre4414 2 роки тому +10

    Team wadada xaqa Sayidka barakeysan waxan kalosocdaa barnaamijyadiina magalada cilmiga iyo aqoonta ee borama magaca aadku matalayso ee allaahyahdig waa adeerkay

  • @craxmaanmustafe2802
    @craxmaanmustafe2802 2 роки тому +2

    Sayidka barakaysan legend xaqa iska kama indho tiro runta wey ka nixisaa dadka moyane lagu ma dhinto Legend always legend SAYIDKA BADAKAYSAN🖐🏅

  • @yaasiinchinese7320
    @yaasiinchinese7320 2 роки тому +5

    Halkaaa kaga hay

  • @elmimohamed9778
    @elmimohamed9778 2 роки тому +11

    Always you are the lagend keep going sxp sayidka barakaysan iyo teamkiisba ✊🏽🙏🏽

  • @user-nc1gz3kz5r
    @user-nc1gz3kz5r 2 роки тому +12

    Keep going sayidka barakaysan adiga iyo team

  • @Hargeisavillagevlogs
    @Hargeisavillagevlogs 2 роки тому +6

    Araa cabdi cidooy naga xishoo nio daylo lahaaane 😅

  • @deviboy
    @deviboy 2 роки тому +4

    Walahi wa xaqiiqada ka jirta dalkaan hadi sa ko sucotona waligeyn horumar ma gadhayno

  • @mariyamalapzan4943
    @mariyamalapzan4943 2 роки тому +4

    Wllhi waa runtiina wan idin wataa

  • @abdiqanimohamoud3716
    @abdiqanimohamoud3716 2 роки тому +4

    Sh shabcaan ka daa 😆 🤣 😂

  • @mohamedaden5209
    @mohamedaden5209 2 роки тому +3

    Asc team wadada xaqa aad ayaad umahad san tiin keep going waynu gaadhi hadafkaad leedihiin

  • @diamonddiamond6415
    @diamonddiamond6415 2 роки тому +4

    Team wadaada xaqaa khaladadka. Xage kala socoona

    • @abdalavlogs2610
      @abdalavlogs2610 2 роки тому +1

      Abdala Vlogs waxa an ku so gudbiya muqaalada travel Vlog ah fadlan igu so biira

  • @safwaanhassan4610
    @safwaanhassan4610 2 роки тому +4

    Teaamka wadada xaqa Waa idin salaamey
    Sayidka barakeysan hore usoco zhp 🖤

  • @bashir_wadhowr
    @bashir_wadhowr 2 роки тому +1

    Halkaad taagantihiin meel kawayn ayaad u qalantaan wlhi any way thank you 🙏🏻 guys🔥

  • @saedguure5850
    @saedguure5850 2 роки тому +2

    Raggan runta ayay sheegaan bulshada ayay matalaan Allayacizak sxpyaal🙏🥰💯

  • @maxamedcumar9391
    @maxamedcumar9391 2 роки тому +2

    Hiba alle ku siiyay habeen kaama dhaxdo ABWAAN SAYIDKA BARAKAYSAN sharaf iyo karaamo 🙏🙏🙏

  • @khadaraxmed6777
    @khadaraxmed6777 2 роки тому +2

    Kulahaaa ateen Malaha miyaaa🤣🤣🤣😂😅😂😅😂🤣🤣🤣

  • @engmuuseofficial1519
    @engmuuseofficial1519 2 роки тому +4

    Team xaqa guleysta

  • @maxamadciisexuseen5007
    @maxamadciisexuseen5007 2 роки тому +3

    Team wadada xaqa waan idin salaamay wax madan soo dhiga pro

    • @abdalavlogs2610
      @abdalavlogs2610 2 роки тому

      Abdala Vlogs waxa an ku so gudbiya muqaalada travel Vlog ah fadlan igu so 🤲biira

  • @anwaacofficial8495
    @anwaacofficial8495 2 роки тому +4

    Qaladaadkiina waa dhankaaga waalaga sugaya #sayidkabarakaysan

  • @qunyarjrqunyarjr556
    @qunyarjrqunyarjr556 2 роки тому +4

    Waan idin wataaa Teeem wadad xaqaaa

    • @abdalavlogs2610
      @abdalavlogs2610 2 роки тому

      Abdala Vlogs waxa an ku so gudbiya muqaalada travel Vlog ah fadlan igu so 🤲biira

  • @baafiye9431
    @baafiye9431 2 роки тому +15

    Team Wadada Xaqa Hore u socda 🥰

    • @abdalavlogs2610
      @abdalavlogs2610 2 роки тому

      Abdala Vlogs waxa an ku so gudbiya muqaalada travel Vlog ah fadlan igu so biira

  • @jaamacheelo7687
    @jaamacheelo7687 2 роки тому +2

    Hadaan amaan is yidhaahdo idiris ilia wllhi masookoobi karo 🥰 Big tallent wllky

  • @yahyeyusuf3492
    @yahyeyusuf3492 2 роки тому +22

    Ku sali nabigena maxamed scw

    • @abdalavlogs2610
      @abdalavlogs2610 2 роки тому

      Abdala Vlogs waxa an ku so gudbiya muqaalada travel Vlog ah fadlan igu so biira

    • @abdirahimshabbac2066
      @abdirahimshabbac2066 2 роки тому

      اللهم صلي على محمد وعلى آله محمد

  • @abdirahmanbadmaceeye588
    @abdirahmanbadmaceeye588 2 роки тому +1

    Wlhi tasaan been ahayn legend🥰👏👏👏👏

  • @maamosadamahmed6164
    @maamosadamahmed6164 2 роки тому +1

    mahadsanid sayidka iyo wiilsha kalba waxad sometashan dadka iyagon darwal baran dadka ku laynya markastba babruta iyo dadkon wax wayanba urakan

  • @jamalhusienmahmud2927
    @jamalhusienmahmud2927 2 роки тому +1

    Sayidka barajaysan keep going pro

  • @siqaadfans7314
    @siqaadfans7314 2 роки тому +7

    Dawladan ku jiraa❤️‍🔥😂😂😂😂😂😂

    • @aishacayush3625
      @aishacayush3625 2 роки тому +1

      Shacabka dulman kamid thy🤣🤣🤣🥰🤣

  • @daahirdalxiis4918
    @daahirdalxiis4918 2 роки тому +4

    waar ninkii galoolay maxaad uga reebteen

  • @kheriyamohamud4517
    @kheriyamohamud4517 2 роки тому

    Walhi waa runta walalo qali ilaahy hidiin barkeeyo walalo qali ❤❤❤❤❤🤴🏾🤴🏾🤴🏾🤴🏾🤴🏾🤴🏾🤴🏾💯💯💯💯🙏🙏🙏🙏🙏🥰🥰🥰🥰🥰👍👍👍🤲🤲🤲

  • @arabahmedmohamed7637
    @arabahmedmohamed7637 2 роки тому +1

    Abdi cido qaabkuu utaagan yahay funny weeye

  • @mohamedhassan995
    @mohamedhassan995 2 роки тому +5

    Legend Hore u soco ❤

  • @murtiiyomahadho7493
    @murtiiyomahadho7493 2 роки тому +6

    Sayidka iyo team-kiisa hore u socda , lkn joojiya muuqaalka xun ee sheikha aad ka bixinaysaan.

    • @abdalavlogs2610
      @abdalavlogs2610 2 роки тому

      Abdala Vlogs waxa an ku so gudbiya muqaalada travel Vlog ah fadlan igu so biira

  • @yaxyebigil7382
    @yaxyebigil7382 2 роки тому

    Wlhi wxani waa another level waxa maanTa jira weeji wlhi 😩🥺

  • @hud-hudbroadcast3027
    @hud-hudbroadcast3027 2 роки тому +7

    Well~done !

  • @xamdasheikhmubarak6052
    @xamdasheikhmubarak6052 2 роки тому +5

    Team wadada xaqa go forward brothers ✊✊✊

  • @mahamedibrahim1774
    @mahamedibrahim1774 2 роки тому +18

    Respectfully 👏❤️

  • @ApdullaahiRoobleH
    @ApdullaahiRoobleH 10 місяців тому +1

    الله أكبر من كل كبير 😂❤❤❤

  • @apdiwazacvirgil7800
    @apdiwazacvirgil7800 2 роки тому +5

    Nᴀʙɪ ᴍᴜxᴀᴍᴇᴅ [ N.N.K.H ] ❤️🤍🖤

  • @hodanibrahin1569
    @hodanibrahin1569 2 роки тому +2

    Wee waxii jiray baad soo bandhigteen ku mahadsand

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 2 роки тому +1

    Walee waa run ruwayadan waxajira baya kawaramay

  • @rttv2030
    @rttv2030 2 роки тому +4

    TAEM WADAD XAQAY WAANA SUGAY ILAAA HADAY

  • @C.W.W
    @C.W.W 2 роки тому +1

    Wiil hoog sayidka barakeysan iyo team wada xaqa wan idin wada horay usocda

  • @muhammadbin-omar7467
    @muhammadbin-omar7467 2 роки тому +1

    Keep going sayidka barakeysan iyo all the team

  • @maarigcabdi4687
    @maarigcabdi4687 2 роки тому +5

    Sayidka barkaysan team ❤️❤️❤️

  • @c.risaaqcismaan3010
    @c.risaaqcismaan3010 2 роки тому +5

    One second baan ku daawaday sayidka ku wataa geesi ✌️

    • @abdalavlogs2610
      @abdalavlogs2610 2 роки тому

      Abdala Vlogs waxa an ku so gudbiya muqaalada travel Vlog ah fadlan igu so biira

    • @user-ml8bj4rd3i
      @user-ml8bj4rd3i 2 роки тому

      @@abdalavlogs2610 dawarsiga meesha kala tag nio
      Meesha videoyo kuma aragnee zinzibaro moyee

  • @issebagahey7816
    @issebagahey7816 2 роки тому +1

    We Love Alla Ubaahane Character 😍

  • @suldanhamzehazzan4675
    @suldanhamzehazzan4675 2 роки тому +4

    Wlhy waa xaqiiqo wlhy hadan maanta ahay ganacsade ama hantiile maalgalin wadanisadaysan ayaan idin samayn lahaa. Insha allah guul

  • @m.salaah24
    @m.salaah24 2 роки тому +5

    masha allh abaaw zayidka barakaysan iyo temkisa .wad dsdalaysan

  • @ahmedyaasiin91
    @ahmedyaasiin91 2 роки тому +1

    M.a kol waxa aad soo gudbinayso
    Hadii ay yihiin
    Xaqiiq
    Wax dhibaato maleh
    Hore usoco

  • @abdirahmangoureh5622
    @abdirahmangoureh5622 2 роки тому +2

    Always first one

    • @abdalavlogs2610
      @abdalavlogs2610 2 роки тому

      Abdala Vlogs waxa an ku so gudbiya muqaalada travel Vlog ah fadlan igu so biira

  • @jamartiali4813
    @jamartiali4813 2 роки тому +1

    Zxb wlhi aadban Ku Tageera Inolow waligaa Guul guul by Sayidkaa

    • @abdalavlogs2610
      @abdalavlogs2610 2 роки тому

      Abdala Vlogs waxa an ku so gudbiya muqaalada travel Vlog ah fadlan igu so biira

  • @khaalidoa6402
    @khaalidoa6402 2 роки тому +3

    Nikii ugu horeeyay we daawada

    • @abdalavlogs2610
      @abdalavlogs2610 2 роки тому

      Abdala Vlogs waxa an ku so gudbiya muqaalada travel Vlog ah fadlan 👐igu so biira

  • @amalmaxamud7461
    @amalmaxamud7461 2 роки тому +2

    Wlhi wa runtis wax wad dul istagay

  • @Sooyaalkiisiloonaa
    @Sooyaalkiisiloonaa 2 роки тому +2

    odaygu muuna macawusta iyo jakata iyo shaadhka iska badalin horta😂😂

  • @badriofficial342
    @badriofficial342 2 роки тому +3

    Xaaji allow baahane😅😅😅😅😅😅😅

    • @abdalavlogs2610
      @abdalavlogs2610 2 роки тому

      Abdala Vlogs waxa an ku so gudbiya muqaalada travel Vlog ah fadlan igu so biira

  • @zadaamzerpia4507
    @zadaamzerpia4507 2 роки тому +2

    Ninki iga qozlin jirey Zayidka Barakeyzan

    • @abdalavlogs2610
      @abdalavlogs2610 2 роки тому

      Abdala Vlogs waxa an ku so gudbiya muqaalada travel Vlog ah fadlan igu so biira

  • @abdiqani3478
    @abdiqani3478 2 роки тому +9

    the real film🥰

  • @sakhiyakoraad9194
    @sakhiyakoraad9194 2 роки тому +1

    Wallhi waxatihiin Raga qudha ee bulkheads ladareenka Ah Mash Allah

  • @5hanl3
    @5hanl3 2 роки тому +3

    team wadada xaqqa ah 🥰✌😅✊✊

  • @ismacillapasta138
    @ismacillapasta138 2 роки тому

    Hhhhhh wlh Aaltada uu gamay waa lagu qabtay wlh m.a sayidka barakesan fikirkada iyo maskaxdaada waa mid da.daada ka ween allaha ku deesto

  • @ayanlelegend6163
    @ayanlelegend6163 2 роки тому +1

    Filmadiina aad ayan u jeclahay aqLigiina iLhay ha idiin wnajiyo aad ban idin jeclhy wll team wada xaqa 🙏💐

  • @abumaxamedibnumaxamed5781
    @abumaxamedibnumaxamed5781 2 роки тому +1

    nin yahow waa iga suaale culimada kay doonaan ba ahaadaane miyaad necebtahay wallaahi sidani siday u dhaqmaan ma aha runtii

  • @carafaadjr4882
    @carafaadjr4882 2 роки тому +5

    Legend 💪💪

    • @abdalavlogs2610
      @abdalavlogs2610 2 роки тому

      Abdala Vlogs waxa an ku so gudbiya muqaalada travel Vlog ah fadlan igu so 🤲biira

  • @khaalidmohamed2478
    @khaalidmohamed2478 2 роки тому +1

    Lk culimda filmka kaixdh saaxiip inkaartooda ayaa kugu dhicye kadaaa film dnbe hakusoodarin canjilaaada culimda islamka wll inkaarta kasoo gaadha & naxdiinta ayay kugu ganaan ka lug bixi maysid zxp film danbe culimda haku canjilin

    • @ruwaydamohamed8774
      @ruwaydamohamed8774 2 роки тому

      Waxan flim xumaani kujirto maha lkin xoogaa waa inay booska culimada qurxiyaan

  • @jamartiali4813
    @jamartiali4813 2 роки тому +2

    Lkn malmahan Muqaladadu Wey naga ragraagan Noso. Badii

    • @abdalavlogs2610
      @abdalavlogs2610 2 роки тому

      Abdala Vlogs waxa an ku so gudbiya muqaalada travel Vlog ah fadlan 👐igu so biira

  • @mustafedheelaye7624
    @mustafedheelaye7624 2 роки тому +4

    Best acting❤

  • @aaminfarmaajo6067
    @aaminfarmaajo6067 2 роки тому +1

    MN wlll laday horay usocda

  • @faliswarsame3327
    @faliswarsame3327 Рік тому

    .geesi.yaal.baad.tihiin.guuleysta

  • @haykalfilms
    @haykalfilms 2 роки тому

    Mzha allh guuleystaH Teamkaan waa hal Abuuro Riwaayad macno weyn xambaarsan bay noosoo bandhigeen. soomaalaay Videogaan cirka galiya ❤️

  • @user-ly9zu4ge8l
    @user-ly9zu4ge8l 2 роки тому +2

    Ana dibili masi ban ahay 😁😁😆

  • @calimaxamad8171
    @calimaxamad8171 2 роки тому

    Abwaan Sayidka Barakeeysan Keep Going🤩😍🥰🤩😍🥰❤❤🤩🤩🥰🤩😍🥰🤩😍🥰🤩😍🥰🤩😍🥰😍

  • @saalaxdheere4486
    @saalaxdheere4486 2 роки тому +6

    . إن السياسة لا تتفق مع الاخلاق في شيئ، والحاكم المقيد بالاخلاق ليس بسياسيي بارع وهو كذلك غير راسخ على عرشه لا بد للحاكم من الإلتجاء الى المكر والرياء فإن الشمائل الانسانية العظيمة كالإخلاص والأمانة تصير رذائل في السياسة ...{محمود عباس العقاد }

    • @mohamedahmedsheikhali7199
      @mohamedahmedsheikhali7199 2 роки тому +1

      Saalaxow hadalkaan cidda tiri ma aheyn Cabbaas Caqaad ee waxa uu ahaa Friedrich Nietzsche.

    • @saalaxdheere4486
      @saalaxdheere4486 2 роки тому

      @@mohamedahmedsheikhali7199 kitaab u leeyahay ayan ku arkay sxb wa wax dhici kara inu meelkale kasoo guuriyay..

  • @abdirahmanjama5308
    @abdirahmanjama5308 2 роки тому +2

    Fariid.

  • @cabdinaasirjamaac6010
    @cabdinaasirjamaac6010 2 роки тому +1

    teamka wadada xaqa waan slamaya

  • @maxamuthqaasim7548
    @maxamuthqaasim7548 2 роки тому +2

    Abwaan sayidka barakeysan

    • @abdalavlogs2610
      @abdalavlogs2610 2 роки тому

      Abdala Vlogs waxa an ku so gudbiya muqaalada travel Vlog ah fadlan igu so 🤲biira

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash 2 роки тому +1

    Xaqiiq weeye walee 😭😢ax soomalida ee dhex tal kama Daalo beenta Siyaasiga 😭

  • @khaalidbinuwaleed8103
    @khaalidbinuwaleed8103 2 роки тому

    Koodhkaa iyo shaadhkaa buluuga ah iyo sharubahaa iyo runtaa matalada ahi waa waxa kaliya ee aan kaga xiiso guin

  • @xamsexadaari7737
    @xamsexadaari7737 2 роки тому +2

    Sheekh shabcaan waa beercasaade 🤣🤣🤣🤣

  • @Wacyaawi875
    @Wacyaawi875 2 роки тому +1

    Xaqbaad ku adintay

  • @rttv2030
    @rttv2030 2 роки тому +7

    Mansha allah hore usocoda dhamtiin wLlo guuL inana rajin 🙆‍♂️🖐

    • @abdalavlogs2610
      @abdalavlogs2610 2 роки тому +1

      Abdala Vlogs waxa an ku so gudbiya muqaalada travel Vlog ah fadlan igu so 🤲biira

    • @suldanhamzehazzan4675
      @suldanhamzehazzan4675 2 роки тому

      @@abdalavlogs2610 sxb cabdalle jamal kun iyò kow jeer ayaan ku daawaday balse hada waan ku dayay markan waxba ka faaidi waayay

  • @cabdisamedwolvis3575
    @cabdisamedwolvis3575 2 роки тому +2

    Anaa ugu horeya mnts pin igu sharaf💯🩸📌

    • @abdalavlogs2610
      @abdalavlogs2610 2 роки тому

      Abdala Vlogs waxa an ku so gudbiya muqaalada travel Vlog ah fadlan 👐igu so biira

  • @jslfr33fir35
    @jslfr33fir35 2 роки тому +2

    DAYLO 😅

  • @caalami_history_1
    @caalami_history_1 2 роки тому

    14:54 🤣🤣 wlhy sheekh shabcaanba qeybtan ugu qosol badan dhanka kalena m.a weeye xikmad iyo qosol wada socda

  • @Mohamed_Al__Abdulahi
    @Mohamed_Al__Abdulahi Рік тому

    Xaqiiq wllhy

  • @ahmedfariid6098
    @ahmedfariid6098 2 роки тому +4

    Noo soo badly saydkaw sxp jaqaaye meeyay

    • @abdalavlogs2610
      @abdalavlogs2610 2 роки тому

      Abdala Vlogs waxa an ku so gudbiya muqaalada travel Vlog ah fadlan igu so biira