Wareysi Gaar ah Prof Cabdirisaaq Cismaan Xasan Jurrile Qaybtii Labaad

Поділитися
Вставка

КОМЕНТАРІ • 85

  • @daldhisdaljir641
    @daldhisdaljir641 4 роки тому +15

    Yaa salaam! ALLAAHU AKBAR. Waraysi miidda ka macaan aana laga dhargeyn, Abdurazaaq Jurile. ILAAHAY aqoon, waaya aragnimo & kartiba waa siiyey.

  • @anwarsadat2637
    @anwarsadat2637 4 роки тому +7

    Waa marmaamuj qiimo badan bahda saab TV waxaan leeyahay noo soo badiya barmaamujyada noocaas ah mahadsanidiin

  • @abdullahiyare4699
    @abdullahiyare4699 4 роки тому +6

    Maasha Allah proff Abdirisak Osman waxuu ahaa Deankaygii kulliyadda kimkada 1983-1986. waxuu ii dhigay Organic chemistry ee Afka tayaaniga lagu oran jirey chimica organica.(Ichimici devono essere boco ma devovono esssere duri) Allah ha ku xifdiyo proffessore.

    • @Shaarkeey100
      @Shaarkeey100 3 роки тому +1

      Sidaas o kale anaga xitaa Hormuud ayuu noo ahaa waxaan dhiganayey kuliyad mar dambe la asaasay oo la dhihi jirey Kuliyada Laamaha cilmiga ama Scienza di base oo kala aheyd afar qeyb Chimica, Geologia, Matematica e fisica iyo biologia. Libretto di icrazione ilaa hada waa hayaa saxiixiisa ku yaala

    • @abdullahiyare4699
      @abdullahiyare4699 3 роки тому

      @@Shaarkeey100 markii danbe waxaa ka ahaa Ahmed maye.waxaan ciyaari jirey kubbadda cagta kulliyadda chimico,naaneystaydu wa (cabdi qays) magacaagu ma cabdirisaaq buu ahaa miyaa mise qof kale ayaan kugu qaldayaa saaxiib.

    • @Shaarkeey100
      @Shaarkeey100 3 роки тому

      @@abdullahiyare4699 maya sxb aniga lootkii 88dii ayan ahaa

  • @mhassan0163
    @mhassan0163 4 роки тому +3

    Eesh calaa Barmaamij maasha Allah
    Waakaa dadkii dadka ahaa gobta ahaa aqoonta lahaa, Waa dadkii loo baahnaa lagu dayan jirey
    Well educated, well disciplined, well organized, highly inspiring. Well done Saab TV and Seenyo

  • @DrAbdiqadir
    @DrAbdiqadir 4 роки тому +2

    Yaa salaam barnaamij ka guluc wayn oo cilmi iyo waayo aragnimo ku dheer tahay wali ma daawan.afarta qayboodba waan daawaday wali hadaana ka dhargin aqoonta ku duugan professor ka

  • @hibohassan8939
    @hibohassan8939 4 роки тому +5

    Abdirisaq Osman Hassan jurileh waa nin qaliya. Ilaahayi cimriga haw dheereyo cafimad na hasiiyo. Waa nin sharafleh

  • @abdirahmanyuusuf4880
    @abdirahmanyuusuf4880 4 роки тому +5

    Halyeey puntland🇸🇱🇸🇱
    Juriile for president 2021🌹🌹

  • @Gallad06
    @Gallad06 2 роки тому

    Masha alah waa barnamijiki ugu fiicnaa ee daawado

  • @husseinibrahim2294
    @husseinibrahim2294 3 місяці тому

    Aad baad u mahadsantahay walaal

  • @HardTalk1
    @HardTalk1 4 роки тому +1

    Waiting for it.

  • @ahmedwadani4524
    @ahmedwadani4524 4 роки тому +3

    Waa waayo waayo ummadda markay qaran ahayd

  • @ainab590
    @ainab590 4 роки тому +5

    Hhhhhhh caaawa waraysigan khartoum ayaan ku dhexdaawanayaaa, kulahaa kuwaa buluu noqday🤣🤣

    • @ahmedabdikani2844
      @ahmedabdikani2844 4 роки тому

      Kkkkk ana haddaan Khartoum ku dhegaysanayaa.

    • @ainab590
      @ainab590 4 роки тому +1

      @@ahmedabdikani2844 hhh tamaaam waraysi wax badan ka faaiidaysid weeye

    • @ahmedabdikani2844
      @ahmedabdikani2844 4 роки тому

      Aad iyo aad.

  • @ocroafff5527
    @ocroafff5527 4 роки тому +2

    I like his politics smart guy

  • @abdirashidlohos9166
    @abdirashidlohos9166 2 роки тому

    Maashaa alaah waa taariikh wanaagsan

  • @Saidabdihirsi
    @Saidabdihirsi 4 роки тому

    I really enjoyed, Alla maxaan ku raaxeystay

  • @daahirmahamed2698
    @daahirmahamed2698 4 роки тому +7

    Ninkani waa runsheeg wayo waxu kahadalya tarikh dheer calisenyana waa wariye saxafaduna maha qabiil

  • @leeosman1476
    @leeosman1476 4 роки тому +2

    yes yes yes uncle

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 4 місяці тому +2

    Siilaanyo iyo Micheal Mariano laba halyey oo taariikhda iyo sooyaalka siyaasada soomaalida baal dahaba ka galay.
    Micheal mariano inkastoo uu gaal ahaa Hadana lama qarin karo taariikhdiisa iyo waxqabadkiisa toona

  • @jamaciise9199
    @jamaciise9199 4 роки тому +1

    Weligay ma qaateen corse kaa
    Mar haduu wax yeelayo,hamadii,
    Sababtoo ah waan fududahay

  • @Somali1971
    @Somali1971 3 роки тому

    Inaad millions subscribers hesho ahyeed wax qiimo badan baad bulashada la wadaagta

  • @siciidoyusuf86
    @siciidoyusuf86 4 роки тому

    Maashàalaah

  • @aliguled2166
    @aliguled2166 3 роки тому

    Mudadii hore si fican ayu u shaqeeyey. Lakin wuxu ku dambeeyey tuugtii siyaad barre la shaqaysatey. Mashruucii fondo auito italiano lacagtisi meeday?

    • @mahadsaidshabeel3283
      @mahadsaidshabeel3283 5 місяців тому

      Marka hore wax Soo Baar kadib qofka kafaalood mashruucaas lacagtiisa lama dhicin ee dalkaa wax weyn loogu qabtay markii hore wuxuu ahaa 7ba jidcade oo gobolada bari iyo sanaag Laga fulinayo asagaa kufakaray 7jidcade intii lasameyn lahaa inta la iskugeeyo laga dhigo hal laami oo garowe ilaa bosaso ah runtiina saasaa ficnayd

  • @abdirashidcatalonia8708
    @abdirashidcatalonia8708 2 місяці тому

    proff kan ma maxamuud saleebaan baa

  • @liibanmumin6582
    @liibanmumin6582 4 роки тому +8

    Dhamaan ragaa utirinayo ee waxbarashadiisii gacan qabtay ninkaa bari kayimid ee Dashiishe waa reer somaliland Siilaanyo maykal maryamo . Laxwas. qabyaalada may aqoon reer waqooyi somalinimadaa kuwaynd balse koonfurtaa waxaasoo dhan bartay inay dadku coloobaan oo kala irdhoobaan

    • @wadanihashim1934
      @wadanihashim1934 4 роки тому

      Liibaan mumin adeer nimanku institutions dowladeed ayey fadhiyeen ee niman xaafaddooda ka sooryeeyey maaha xoolow haayad dowladdeed markaad madaxkatahey waxa aad meesha ufadhidaa waa inaad dadka wax uga soo baahda ushaqeyso ee maaha asxaan aad cid usameyneyso xoolow sidaa ubaro nidaamka dowliga ah

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 4 роки тому

      @@wadanihashim1934 qof damiir leh baa sidaa yeela oo gob ah, annaga ayaa dhawr jeer course naloo diiday, ma Mareexaan ama Majeerteen baa caddaawad sameeya kursi kasta haku fadhiyee Dhulbahante haa Ogaadeen haa, Somali waa istaqaan

    • @wadanihashim1934
      @wadanihashim1934 4 роки тому

      @@mhassan0163 ciddii kuu diidey iyadaa la weydiinayaa sababta ay kuugu diidey mareexaan iyo majeerteen iyo cidkale haddii aytaheyba waaba haddii ay jirtee balse sida nidaamka dowliga ahi yahey marka haayad dowli ah madax la iiga dhigo mushahaarna la iiqo waa inaan dadka wax uga soo baahdo uqabtaa wixii aan nidaamka ka hor imaaneyn mana aha asxaan aan cid usameynayo ee waa waajibkeygii oo aan gutey

    • @liibanmumin6582
      @liibanmumin6582 4 роки тому

      @@wadanihashim1934 qurbaha masoo aragtay mise maku nooshahay dadka ugu badan ee scholership loo direy waa dad wasiiro ama masuuliyiin dawladeed si isugu xidhnaayeen boqolkiiba waa hal waxa cadaalad kuhelay markaa sxb wwxanu ognahaa sheegaynaa

  • @abdirashidlohos9166
    @abdirashidlohos9166 2 роки тому

    Waa waraysi fiican oo aad kafaaiidayso

  • @caliyalhoo
    @caliyalhoo 3 роки тому

    Juurile nin wax badan soo joogay khabiir

  • @hamdicabdi8535
    @hamdicabdi8535 4 роки тому

    Aqoonyahanadii soomaaliyeed wax yar baa ka nool,dad qiimo badan bay ahaayeen illaahay kheyr ha siiyo kuligood intii dhimatayna allaha u naxariisto,wadankana illaahay sidii uu ahaan jirey ha noogu soo celiyo.juriile wuxuu ahaa macalin Gahayr ka dhiga maadadaas uu sharxayo(bio/kimico).he was though professor.

  • @abdikanikhalif9837
    @abdikanikhalif9837 4 роки тому +3

    QOF WALBO OO SOOMAALI MUSLIMA WUXUU MUDANYAHAY DUCO

  • @abdimagan3482
    @abdimagan3482 2 місяці тому +1

    Cilmi ayuuu ka hadalaya
    Markaa dadkii dhirta iyo Reerihii ka yimid ma fahmi karaan .

  • @jamaciise9199
    @jamaciise9199 4 роки тому +4

    Cali seenyo wuu wareeray

  • @abdirahmanfaarah3912
    @abdirahmanfaarah3912 4 роки тому +1

    Kkkkkkkkkk dad waa dadkii hore xishoodka iyo anshax ilaalinta waa dhex fadhiistay wariye cali seenyo ina lax was ayuu la soo booday maxaa ku xigay magacaas ayaan ka wareegayay inaan idhaa yacni ka xishooday subxaanalaah

  • @shafiehassan6170
    @shafiehassan6170 3 роки тому

    Wareysigan adban ugu raaxeysan haaya wlh

  • @fayuismail343
    @fayuismail343 4 роки тому

    Nin culus oo wax badan og
    Juurile

  • @abdirisakwais8100
    @abdirisakwais8100 3 роки тому

    WAAR ODAYGAN MAJEERTEEN EE FAANKA BADAN NAGA QABO ILEYN CASHAR KIMIST AH NOO DHIGI MAAYE BOOWE

    • @alibotani9375
      @alibotani9375 Рік тому

      Wllo an ku saxe ninkan majerten mha lkn kama fooga waa niin dishiishe

  • @mhassan0163
    @mhassan0163 4 роки тому +2

    Waar Somali xaasidnimo weynaa ninkaa aqoonta ka hadlaya ma oggola, Wallee taa kuma soo noqono, aqoonta ha sarreyso

  • @abdirashidlohos9166
    @abdirashidlohos9166 2 роки тому +1

    Hadii uu gaalinimo ku dhintay
    Maanta shalayto ayuu qabaa
    Waxba maalkiisa iyo jagadiida

  • @CaliDhalaweyn
    @CaliDhalaweyn Рік тому

    Waa idigafacle

  • @Saidabdihirsi
    @Saidabdihirsi 4 роки тому

    Anigoo inuu aqoonyahan dhab ah yahay, Anigoo og inuu runsheegayo, Anigoo og sida ay aqoonta ay afkiisa uga burqaneysi. Waxaan hadana soo saaray jaraa’idadii cilmi baaristiisa lagu daabici jiray American Chemo Society

  • @samadoonkasoomaaliyeed1637
    @samadoonkasoomaaliyeed1637 4 роки тому

    Dalkii waxluguu barayay & dawladii waxku bartay labaduba waakugu khasaareen nasiib darro qabyaalad ayaad qarankii kadooratay alle kuuma naxariisto

  • @yusufahmed5759
    @yusufahmed5759 4 роки тому

    Reer Hargeysa madaxweyne iyo raisal wasaare aan ka, aheyn wadanka ayakaa xukumay hadana waa nalaqadiyay kama dhamaato, Astra waxaa iskaleh Sweden

    • @davidwillium371
      @davidwillium371 4 роки тому

      Yuusuf

    • @davidwillium371
      @davidwillium371 4 роки тому

      Y

    • @davidwillium371
      @davidwillium371 4 роки тому

      Yuusuf, madax WEYNE iyo ra, iiusul wasaare, ayaa dalka xukuma. Maaha soomaaliyoo kaliya, adduunkoo dhan baa sidaa ah. Markaa hadal ka reer hargeysa Waa sax. Dal bey la yimaadeen, xor ah, la aqoonsanyahey. Waxey noqdeen adeegeyaal. Qaadka Oromaa iska leh.

  • @qaduurabinuqaduur2704
    @qaduurabinuqaduur2704 4 роки тому

    * Professor Jurile Aqoonyahay Somaliyeed Dadka indhaha Somaliyeed Maanta Ah,PHD Scientist, Abwaan Seenyo Kama Yaraysto isna Hore U socda*

  • @abdisalammohame3703
    @abdisalammohame3703 Рік тому

    Kelmada kawaran Anigo ah baqaya laba meel kuso hungoobay o ah dishishe

  • @hilaacmedia
    @hilaacmedia 4 роки тому +1

    Kkkkkk war ninkani ma iskuulbuu dhigayaa

  • @MohamedHassan-nn7wq
    @MohamedHassan-nn7wq 4 роки тому

    Wasaarada qorshaha Reer waaooyi bay u xidhneyd waaguu waxbaraahada uuraadsanayay sidoo kale wasaarada waxbarashadana waa ka muuqdeen
    waxayna baabineysay beenta ah reer waqooyigu waa ku dulmanaayen xukuumadii kacaankii ka hor

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 4 роки тому +1

    Hooyada federalka majeerteen

  • @abdirahmanmusse66
    @abdirahmanmusse66 3 роки тому

    Hungry luqada dooda way adagthy 1sano ku baratay dagal bd sameesay

  • @wacanrimareer3104
    @wacanrimareer3104 4 роки тому

    Ninkii lawaraysto mawaxaa lootilmaamayaa Allshabaab waakaase dila miyaa waragaan waraysiga kadaa ???

    • @abdisalammohame3703
      @abdisalammohame3703 Рік тому

      Ninkani waa laandhere Boowe waa dishiishe korkiisa saas loma taaban karo

  • @a.jamaja4911
    @a.jamaja4911 4 роки тому

    HOOYADA FEDERALKA SOMALIA MADHEERTEEN

  • @samadoonkasoomaaliyeed1637
    @samadoonkasoomaaliyeed1637 4 роки тому

    Saab tv wuxuu kujiraa ujeedooyin cadawtinimo

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 4 роки тому

      Xoolaha la daaq
      Balo doonka Soomaliyeed

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 4 роки тому

      Orodoo aad meelahaa Nabar iyo naxdin sacabka loogu tumo meeshan ma fahmi kartid, aqoon baa taala, run baa taala

  • @mahadwanaag6116
    @mahadwanaag6116 4 роки тому +2

    Cali Seenyo imisuu laaluush uga qaatay Puntland si uu u xayaysiiyo macnodarrada siyaasiyiinta fashilmay ee deegaankaas. Please sharafta TViiga Saab u tudh.

    • @wadanihashim1934
      @wadanihashim1934 4 роки тому

      Naacda meesha kala fadhiiso hooyadaa sharafta ka wasse

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 4 роки тому

      Xaasid dhintay
      Ma Xaarmaajo baa la wareysi lahaa

    • @dhakalaf
      @dhakalaf 4 роки тому

      Xaasidnimadu waa cudur.. Ula dhaqan dadka sidii aad jeclaan lahayd in laguula dhaqmo

  • @mamaaasiyo7315
    @mamaaasiyo7315 4 роки тому

    Juurile waa ninkii cunay dekedda bosaso cusbataal weyn laamiga loo xilsaaray bosaso mashaariicdaas ninki cunay weeye lacagtooda bosaso agteeda sun buu ku xabaalay sida la sheegay hadana emratka nimanka dekedda ka iibsaduu ku jiraa khaa,in weeyn amaani meyne allaha hanuuniyo asagiyo annagaba amin

  • @hilaacmedia
    @hilaacmedia 4 роки тому +1

    War dee kii caliseenyo ma shaquu waayay.waamaxay ninkan iskuulkiisa ka sheekaynayaa cali seenyo waa kadhamaatay waa garan kaddhaa kulahaa iyo majidho balo kudegtay

    • @aliq1353
      @aliq1353 4 роки тому +8

      Sxb waxadan fahmayn , cilmi iyo khibrad , waayo arganimo aduun ayaa laga sheekenaya.. qabyaalad iyo qaad iyo jikaar looma bahna

    • @hilaacmedia
      @hilaacmedia 4 роки тому

      Faan.com

    • @mahamedaden7237
      @mahamedaden7237 4 роки тому +1

      @@hilaacmedia Malaha waxaad tahay OROM afka Soomaaliga bartay 😂😁😜