Waayojoog: Qaybtii 2aad Halgamaa Ibraahim Xagar: Muddo ku noolaa Cidla' marki dhaawac lagaga tagay

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 28 сер 2024
  • Barnaamijka Waayojoog:- Taxanaha Qaybtii 2aad halgamaa Ibraahim xagar markii laga tagey isagoo dhawac ahaa' kalasoco#CBATV
    Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee Codka Bariga Afrika CBATV

КОМЕНТАРІ • 190

  • @rooblemuusecabdidable
    @rooblemuusecabdidable 2 роки тому +32

    Mujaahidkan ibrahim waxay so wada jabeen aabahay muuse cabdi dable waa runtii awrba lagu qaaday ugu dambayntii hadana wuu noolyahay alx waan lakulmidoona sigaara anigu mujaahidkan alle cimrig hau barakeeyo inta nool inta dhimatayna hajaneyo 💚🤍❤viva s/land waa kuwa keenay nabada maanta aanku cawaynayno alx 👊💪💪

    • @hadafbeegsade
      @hadafbeegsade 2 роки тому +3

      Adeero aaabaha Allah cimriga ha ubarakeeeeyo. Usheeeg adeero in lawaraysto isaganna. Waa mujaahid qaaliya.
      Adeero ma isaxaaaqba

    • @rooblemuusecabdidable
      @rooblemuusecabdidable 2 роки тому +2

      @@hadafbeegsade aamiin sido kale adeer qli adna sharaf iigu noolow Haa adeer mcn waa isaxaaq qaasim👋👋

    • @ahmedhassa5867
      @ahmedhassa5867 2 роки тому +1

      Msha alh

    • @husseinmohumed282
      @husseinmohumed282 2 роки тому +2

      Wll aad baan kuu salaamayaa, wll imika aabo xagee joogaa ama degan yhy

    • @rooblemuusecabdidable
      @rooblemuusecabdidable 2 роки тому

      @@husseinmohumed282 wll wanka qaaday sido kale aadban ku salamaya wll hada waxa uu degan yahay dabagoroyale iyo xayndaable dhexdooda meel layidhaa cali cawad ama Caro balooday wllo alx masha allah

  • @user-js9ll1py8l
    @user-js9ll1py8l 2 місяці тому +4

    Reerkan garxejis somali cid ka geesisan. ❣️❣️💪🦁Oo ka gobsan waan waayey maasha allah

  • @mustafajoof8317
    @mustafajoof8317 2 роки тому +8

    Mansha allha mujaahid Qiimobadan Qaybtii labad soodaa ✌️

  • @maxamedsucuudi8114
    @maxamedsucuudi8114 2 роки тому +15

    Abo Sucuudi Allaale .. Alle Naxariizti Jano Ha Ka Warrbiyo Amiin Yaa AllaaaH 🤲

    • @cawilfaanto8994
      @cawilfaanto8994 2 роки тому

      Sxb magacaa aad ban u xasuustaa hadan soo saari waayey
      Ma libaaxo ayey isku reer ahaayeen tolow?

    • @abdilaahijaamac6644
      @abdilaahijaamac6644 2 роки тому

      sxb aabo goorma ayuu dhintay halkeese ku dhintay sxb qaali taariikhdiisa nga sheeke

    • @mohamoudsaed5168
      @mohamoudsaed5168 2 роки тому

      Allahuma amin ya Rabbi

    • @kaareburburiye
      @kaareburburiye Рік тому

      ihun aabo MUJ MAXAMED CALI Ayaan filayaa inuu Adeer kuu Yahay ,,nin cali siciida inuu ahaa Ayaan maqlay

    • @ahmetakram1488
      @ahmetakram1488 Рік тому

      @@cawilfaanto8994 haa suudi wuxu ahaa sacad yoonis

  • @jamaalabdi
    @jamaalabdi 2 роки тому +6

    Ilaahay swt ha xafido Halgamaa qaaliga ah
    Weriyaha iminka in mudo ah waan la socday barnaamijkiisa haddana ma aqaan magaciisa sababtuna isma sheego lakin waa nin aad u degan mahadsanid walaal
    Waayo arag buu ahaan jiray barnaamijku markiisii hore haddana Waayo joog iyo weriye degan masha allah

    • @aayahamedia3239
      @aayahamedia3239 2 роки тому

      Qoraalka shaashada waaka kuqoran marka kamaradu isaga kuaadan tahay
      Naasir baa ladhahaa

  • @abdiahmet5499
    @abdiahmet5499 2 роки тому +5

    Abdi from Germany. I like taarikhda snm

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 5 місяців тому +1

    Dhamaan mujaahidiintii noo soo dagaalamay khayr ala ha soiyo intii dhimatay rabow janatul fardows gee aamiin

  • @diiriyemohamedwarsame2402
    @diiriyemohamedwarsame2402 Рік тому +2

    Ilaahay naxariistii janno ha siiyo cabdi nuur. Waan joogay galabtii ay soo weerareen goda weyn waxaan u soo joogay maalintaa .waa runtiis .haddii gaadhigaa ay soo kaxaysan lahaayeen wax badan ayay qaban lahaayeen .laakiinse si wanaagsan ayay u dagaalameen. Waa run sahankaa ka khaldamay .

    • @user-ey2hk7zu7b
      @user-ey2hk7zu7b 10 місяців тому

      Waasidaa aad sheektay sahanka ayaa ka khaldamay 👍👍👍👍👍👍

  • @FREESOMALILAND-m1g
    @FREESOMALILAND-m1g 2 роки тому +7

    Masha Allah walee rigii hore waa rag ilahay intii dhimty ha naxariisto waa qaaliya noolada.

  • @engosmanabdilahiali5056
    @engosmanabdilahiali5056 Рік тому

    Eng. Osmanito huu haa
    Madaxdiin, ilaahay ha naxariisto. Eesh calaa mujaahid, cidlo kaga dhaqaaqay dhawaciisii. Fikradda weerarkana madaxdiin baa ula yimid, oo ka bedelay fikraddii uu watey ibrahim xagar. Intii dhimatey illaahay ha u naxariisto.

  • @Hanad2976
    @Hanad2976 2 роки тому +5

    Weriyahan iyi ninka mujhidka ahba siqaali ah ayaan usalaamaya rag xul ah ayaad soo qaadataa thank you aan ku leeyahay halkaana ka siiwad sheekada iyo waraysitadaba NINKA HADA KAWAANKA INOO SAARANA MUDO INOO WARAYSO WAAYO WAA NIN WAAYO ARAG AH OO WAXBADAN USOO JOOGAY I.

  • @dr.basheahmed7069
    @dr.basheahmed7069 2 роки тому +4

    Very emotional story muuse cabdale adkayaal macal hablahooda ayaa mujaahiin ahaa

    • @fadumofarah2001
      @fadumofarah2001 2 роки тому

      salute to muse cabdale walahay waxaan aad ugu dhex bartay barmaamushkan inay qabiilada somaliland usoo jihaaday kuwa ugu Qiimaa badan yihiin .
      qofkii xaduud kudhashay uunbaa fahmi kara ama dhashii mujaahidiinta ah ama qoyskiisa iyo qaraabadii jufadii kudhamaadeen dagaalkii faqashka.

  • @Mamar6310
    @Mamar6310 2 роки тому +7

    Very interesting story I appreciate you well done and go on. Part 3 Will come soo as I hope

  • @sakariyeaburahman
    @sakariyeaburahman 10 місяців тому +1

    Ibraahim xagar anagaa is naqaano waa halyey qiimo badan

  • @user-ey2hk7zu7b
    @user-ey2hk7zu7b 10 місяців тому +1

    W:C/Nasir,c .wariye aad uqiima badan weeyi.

  • @GamaalaAbdinour-fq2du
    @GamaalaAbdinour-fq2du 2 місяці тому

    allah yarxamu raximiin aabahay ba ka mid aha dadka la layay abdinoor 😢😢😢😢😢😢

  • @ahmedmusa5836
    @ahmedmusa5836 2 роки тому +3

    Waxn leeyahy Tvga CBA dadkiina waa adin ogayahy kaalinta qiimaha iyo Qaayaha leh ee aad ugu jirtaan

  • @diiriyemohamedwarsame2402
    @diiriyemohamedwarsame2402 Рік тому +1

    Ilaahay ayaa badbaadiyeey

  • @abdishakurhassan9705
    @abdishakurhassan9705 2 роки тому +8

    Wariye Bal iskaaya bar Nin Cajiiba ayaad tahoo Waxbadan Noo faaiideyee mahadsanid

    • @user-ey2hk7zu7b
      @user-ey2hk7zu7b 10 місяців тому +1

      Wariye nin aad u waraysi toosan ayaad tahay waxbadan soo kordhisay taariikh lumi lahayd ayaad daah furtay baryahan waan kusugaynaa soodaa wiriye naasir✌️✌️✌️👍👍👍

    • @user-ey2hk7zu7b
      @user-ey2hk7zu7b 10 місяців тому +1

      ✌️✌️✌️👍👍👍

  • @mahamedibrahin6598
    @mahamedibrahin6598 2 роки тому +9

    It was very outstanding interview, and it carry on historical information 👏

  • @engosmanabdilahiali5056
    @engosmanabdilahiali5056 Рік тому

    Eng. Osmanito huu haa
    Talaxumadu adiga ayey ku dishaa. Waxay ahayd talaxumo. Madaxdiin alla ha u naxariisto. Waxuu ku taliyey talo xumo.

  • @abdirashidlohos9166
    @abdirashidlohos9166 Рік тому +4

    Ama waa naar ama jano

  • @somaliboyfantastic4835
    @somaliboyfantastic4835 2 роки тому +2

    Prt 3 upload

  • @fanporojboosfilms1593
    @fanporojboosfilms1593 2 роки тому +5

    Hal saac ayaad kaso dhig tay cawa mahad sanid wariye

  • @mahmedkayze5195
    @mahmedkayze5195 2 роки тому +1

    Part three Inzha allh waa sugynaa

  • @sakariyeaburahman
    @sakariyeaburahman 2 роки тому

    Gobeey liicoo ha jabin
    alle swc cimriga hakuu dheereeye
    Walee ragaas inaan abaalkooda la gudi karayn

  • @khadaryolac
    @khadaryolac 2 роки тому +9

    Qalad barnaamij oo weyn ayaad samayseen, qaybtii 1-aad ee barnaamijka waxay innoo joogtay dagaalkii 77kii haddana halmar ayaad u booddeen 1986, waxa meesha ka maqan sida uu ku dhammaaday dagaalkii Xabashidu, qisada 11ka maalmood ee uu Ibraahin Xagar ninka sarkaalka ah la go’doonsanaa, sida uu markii danbe SNm ugu biiray iyo halka uu ka tallaabay!

    • @abdilaahiali8916
      @abdilaahiali8916 2 роки тому +3

      Waa ruun wuu booday warayihu iminka ha saxo insha alla

    • @khadraabdirahman6791
      @khadraabdirahman6791 2 роки тому

      Wallahi cali geedi inaan maqlo wuu dhintay waan fatxa ama noo yahay inaan maqlo waayo burco ayuu nagu ciqaabay haduu yahay reer Boorame

    • @ifiye258
      @ifiye258 2 роки тому

      Waa runta waa intaan tebayo

  • @ismailsanyare4354
    @ismailsanyare4354 2 роки тому +1

    CBA iyo weriyaha barnaamijka hawl fiican baad qabateen ....

  • @diiriyemohamedwarsame2402
    @diiriyemohamedwarsame2402 Рік тому

    Laba gaadhi ayay ka tageen oo dooxa sabacad ku rideen .labadii gaadhi habeenkii ayay faqashtu ka soo saareen.nin dhaawac ah way ilaawaayeen faqashtaana ninkii qaadatay .faqashtii way jebiyeen laakiin nin qaali ah ayaa dhintay cabdi nuur .allaah ha naxariisto .

  • @engosmanabdilahiali5056
    @engosmanabdilahiali5056 Рік тому

    Eng. Osmanito huu haa
    Mujahid madaxdiin iyo cabdillahi dheer may ahayn niman dalyaqaana. Caqliguduna muu fiicnayn. Labada kooxood waxa caqli badnaa kooxdan uu watey cabdillahi xagar. Jooxda 2aad may caqki fiicnayn, ilaahayna may aaminsanayn.

  • @Gobucks33
    @Gobucks33 2 роки тому +1

    Ala dillq dhinta,
    Never again to go back to Zoomalia
    We will never forget , we will never forgive

  • @abdilaahijaamac6644
    @abdilaahijaamac6644 2 роки тому +3

    masha allaaah hanbalyo hanbalyo guul Somaliland guul mujahidiintii SNM

    • @abdiazizdahirloxos4553
      @abdiazizdahirloxos4553 Рік тому +1

      Snm markay mujaahidiin noqdaan,usc,ssdf,spm,snf,iyo kuwi kale iayagana ma mujaahidiinbaa,goormuu qofku mujaahid noqon karaa,war mujaahidiin ma tihiine xishooda dambiilayaal ayaad tihiine,ka tawbad keena waxaad gasheen.

  • @hargeisa24h
    @hargeisa24h 2 роки тому +3

    Cali Geedi Warfaa Reer Beledwayne.kkk

  • @user-ji4um1ur2v
    @user-ji4um1ur2v 8 місяців тому

    Insha.alla.jano

  • @shaaficioadymaxamuud6624
    @shaaficioadymaxamuud6624 2 роки тому +3

    War waad nagu kala goysee ku soo dhakhso inaadeer

  • @zakariyaahmed9029
    @zakariyaahmed9029 2 роки тому +2

    Qisada sarkaalka uu la joogay 11 casho iyana kuso dar waraysiyada dambe.mahad sanid

  • @faysacaydid9083
    @faysacaydid9083 Рік тому

    Nin adag

  • @raxmayuusuf3392
    @raxmayuusuf3392 2 роки тому +1

    Axaxax 😭😭😭😭😭

  • @feisalhersi8360
    @feisalhersi8360 Рік тому

    Bal xirada uu leeyahay iyo wax garad nimada uu sheeganayo ee uu umad ilaahay abuurta yasayo ee Midagan ku sheegayo subxaan alaah

  • @abdiqaadir1271
    @abdiqaadir1271 Рік тому

    aniga baa ka mid ahaa ciidamdii qaranka soomaliyed ee joogey gobolada waqooyi 1986 ilaa 1988 jamadii snm raga ka sheekeynaya waqtigas inta badan run ma sheegin waxeyna u shaqeynayen ministe xeyle Maryam inad i wareysana diyaar baan ahey cba tv

  • @rugtamaansadasoomaalida1521
    @rugtamaansadasoomaalida1521 2 роки тому +1

    CBA TV iyo ninkan soo diyaariya barnaamijkan waxaan kula talin lahaa in uu dadka uu waraysanayo ku booriyo inay qabiilka ay qof walba ku tilmaamayaan iska daayaan oo hebel degaankaa ayuu ka soo jeeday yidhaahdaan. Odayaashu waxay u sheekaynayaan sidii laba qof oo caadi ah oo ardaa ku sheekaysanayo ee ma fahansani waxani waa public TV.

    • @husenharir313
      @husenharir313 2 роки тому +1

      Nikaa waraysigiisa badi sxb gul snm

    • @husenharir313
      @husenharir313 2 роки тому

      Sax weeyaan qabiilka marka muse cabdale gob tii snm oodhan ahay rag iyo dumarba

  • @HMS33
    @HMS33 2 роки тому

    waa Geesi Birta cunay sh/ ibrahim

  • @SmilingLegendaryDragon-vf2oq
    @SmilingLegendaryDragon-vf2oq 8 місяців тому

    Barmaamishka waayo joog halgama qaybaha qaar wan ilmeeyaa markan dawanayo 😢

  • @diiriyemohamedwarsame2402
    @diiriyemohamedwarsame2402 Рік тому +1

    Meel kasta dad baa xigay laakiinse dhulka ayaanu kala garanayn

  • @Gobucks33
    @Gobucks33 2 роки тому +12

    Those murdered us , tried to eradicate are free and considered heroes from Siyad to Morgan and Gani

  • @drs.nabiha7917
    @drs.nabiha7917 2 роки тому +1

    Dagaalkii 77kii baad sheekooy noo waday waxakle fahmi maayo

  • @husseinmohumed282
    @husseinmohumed282 2 роки тому

    Garxajisku wada mujaahid buu ahaa.
    1. Aw maxamed dhako-baqayo
    2. Inantiisii
    3. Ninkii ciidagale ee muuse cabdi dable kabaha sandhalka ahaa.
    Galbeedka snm waxba lama siin jirin iska daaye faqashta ayey snm usoo sheegi jireen

  • @abdullahiyusuf4543
    @abdullahiyusuf4543 Місяць тому

    WAAR WAA MAXAY KUWAN AFKA FAQASHTA WAX KU TIRINSYAA?
    TOBAN IYO LIXIDII
    SEDEETAN IYO FAKH FAKH DII.

  • @diiriyemohamedwarsame2402
    @diiriyemohamedwarsame2402 Рік тому

    Waa runtii dhaka baqayo wuxuu ahaa adeerkay .

  • @SahraArr
    @SahraArr 6 місяців тому

    😊

  • @abdirashidlohos9166
    @abdirashidlohos9166 Рік тому

    Ama faqash ahoow ama snm dhamaantood ilaahay bay la kulmayaan

  • @abdirahmanceerigabo4838
    @abdirahmanceerigabo4838 2 роки тому +1

    halgankii xalaasha ahaa

  • @axmedadam6563
    @axmedadam6563 2 роки тому

    inad xili hore noso daysan bay ahd

  • @abdiqanihandule7811
    @abdiqanihandule7811 2 роки тому +1

    Karogoo hadana saar qaybtii labaad

  • @engosmanabdilahiali5056
    @engosmanabdilahiali5056 Рік тому

    Eng. Osmanito huu haa
    Kooxdaasi ka tegtey dhawacoodii waxay ahaayeen qaar damiirkoodu liito oo naqus yahay. Ilaaha weyn ee macbuudka ahna may rumeysnen. Qaar xunxun oo nuxuus ah bay ahaayeen.waxa ayna rumaysneyn macbuudka ina abuurey.

  • @hassanabdullah7074
    @hassanabdullah7074 Рік тому

    Waa raggeedii waar mujaaahidkayagaa carrabala maan ogayn libaaxa libaaxu dhalay tolow mee?

  • @zaedismacil5684
    @zaedismacil5684 2 роки тому +1

    Dr ibraahim xagar raxmaanku haku xafido adeero nin qiimo badan weeye runtii dr xagar

  • @weriyeguuleed7863
    @weriyeguuleed7863 2 роки тому +1

    Waa qiso xanuun badan

  • @ahmetfarah3189
    @ahmetfarah3189 10 місяців тому

  • @aadamdhagjar6836
    @aadamdhagjar6836 2 роки тому

    Qaybtii sadexaad meeday de wll haaaye

  • @hasanabiibesse7701
    @hasanabiibesse7701 Рік тому

    CIIDAGALE WAA GOB WALEE

  • @nimanabdi7032
    @nimanabdi7032 2 роки тому

    Barmaamijka waad boodeen1977-1986

  • @kawsarxuseen2442
    @kawsarxuseen2442 Рік тому

    Alla maxaybelaayo somareen oysojabeen 😢 wadankii sidas iyokadaran loogusojabay ayamaantana duul illaahaykago’ay o imaankumaqanyay kubaashalayan oy mujahidintakuhayan may dhiman maydhaawacmin e maxay mujaahidkuahayen 🤔 ader abaal angudhayn banu idiinhayna lakin gudikarimayne Allaah ba idiingudi

  • @proabdi8100
    @proabdi8100 2 роки тому +2

    Markan u leeyey arab ba wax basasa waa sida shekadisa laga dhuxaye.
    Ee rerka cida gale u tag wale yaab
    Marki xarunta snm meesha laga dhigayo la isku tuur turay arap maanu ahen ki idhi Ana qatay rer ka kaliya anan waligi taarikh wax basasta lahen cida galahad u shegayo waba kuwa ugu darna marka oday tarikhda wax xun ha ka shegin

    • @fowsicumar1073
      @fowsicumar1073 2 роки тому

      reer sheekh isaxaaq oo dhan bay kabuuxeen basaasiintu reerka kale ee uu sheegayaaba waa muusecabdale eebasaaska ahi ana muusecabdalaanay

    • @cabdirisaaqmaxamed3145
      @cabdirisaaqmaxamed3145 2 роки тому

      Arab ayaa wax basaasa mu odhane ninka beenta kadaa sadexda reer ninka reerka lehba ugu macquulsan ayu yidhi taasina markasta way dhacda iyado dadku isku ujeedo yihin hadana qof lasi aamino

    • @proabdi8100
      @proabdi8100 2 роки тому

      @@cabdirisaaqmaxamed3145 horta guulestba waa bahdeen snm markay taagan tay
      Lkn hadna qofki dhaadhiyahnkii u fahmaya u jeedka u si gaara ugu carabaabay

    • @hadafbeegsade
      @hadafbeegsade 2 роки тому

      @@fowsicumar1073 walaaaal dadkiiii laxasuuqay weeye way baqanayeeen reerahaasi ee maaha basaaasnimo

  • @diiriyemohamedwarsame2402
    @diiriyemohamedwarsame2402 Рік тому

    Nasiib badanaa faqashtu may helin warkiina si fiican ayaa laydiin qarayey .

  • @sismail120
    @sismail120 2 роки тому

    Waa Cajiib iyo yaab waxa la soomaray

  • @maxamuudxasan8744
    @maxamuudxasan8744 Рік тому

    Cajiib

  • @sharmaarkeali2392
    @sharmaarkeali2392 2 роки тому

    Kusoo dhakhso qaybta 3aad

  • @ibraahimmaxamed6352
    @ibraahimmaxamed6352 Рік тому

    baashe cali dubad alle how naxariisto wuxu ah carabale caruurtiiisa waxay jooogaan raqda

  • @cqaniahmed4831
    @cqaniahmed4831 2 роки тому

    1988 tariikh dheer oo ka horaysay baynu leenahay

  • @aboobackersomal9874
    @aboobackersomal9874 2 роки тому

    Qaybta sadaxad 3 soodaa sxb

  • @diiriyemohamedwarsame2402
    @diiriyemohamedwarsame2402 Рік тому

    Waa runtii dooxa sabacad ayaa la yidhaahdaa khalad yar ayay galeen

  • @engosmanabdilahiali5056
    @engosmanabdilahiali5056 Рік тому

    Eng. Osmanito huu haa
    Mujaahid ibrahim, xaggee ku dambeeyey mujaahid madaxdiin, mujahidkii go'aansaday inuu dhawaca idinkaga tego cidlada.

    • @engosmanabdilahiali5056
      @engosmanabdilahiali5056 Рік тому

      Eng. Osmanito huu haa
      Ibrahim xagar waxa uu ahaa mujahid waayo arag, maskax badan, waxbadan yaqaanay, faalkana khbiir ku ahaa.

  • @ahmedmusa5836
    @ahmedmusa5836 2 роки тому +1

    Waxan si mug iyo miisan leh u bogadainaya u amaanaya uguna tageeraya TVGA CBA sida uu marwalba ugu heelan yahy inuu ummadda reer somaliland usoo gudbiyo Taariikhdii halgankii dib u xoraynta Qaran ee jamhuuryada somaliland iyo dharaarihii qadhadha ee loo somaray dalkn iyo dawladnimadan iyo horumarkan hanaqaaday ee manta lagu nalonayo runtii waxaynu ku hurudnaa oo dalkni innagu joogaa dhiigga mujahidiinteenii xaqudirirka aha iyo shacabkeenii xasuuqa aan kla sooca lahayn loo geystey

  • @Yedo25254
    @Yedo25254 Рік тому

    Sheekadan waxay u egtahay sheeko marqaan

  • @sbofficial3140
    @sbofficial3140 Рік тому

    Dhageesta waqatiga ay Qarax bilaabeen.
    Yaab

  • @hamudduale3393
    @hamudduale3393 2 роки тому +1

    Mr kamera man kaamarada waa in aad ku haysid hadba qofka hadlaya, waa maxay baro sida kaamarada loo qaado, xataa kuuma bolawna
    max

  • @hassanabdillahi2211
    @hassanabdillahi2211 Рік тому

    Ma walaahi

  • @hibaaqyusuf1001
    @hibaaqyusuf1001 Рік тому

    Waxa igu Wali ah gaxajis mooyane inan ninkale snm taraxayn midh midh aya ku jiray dadka kale Lakin 100/98 waxay ahayen gaxajis

    • @HassanAhmed-yf7vm
      @HassanAhmed-yf7vm Рік тому

      SNM waxaa ugu badnaa Sacad Muuse lkn xaga saraakiish maamulka sare garxajis baa u badnaa

  • @guuleedguuleed1811
    @guuleedguuleed1811 Рік тому +1

    Wariye niki hoyada wasay maad ka soo waraysatid siduu u wasay waka hargaysa joogee mise ceebtaad nacaysaa runtu ceeb maaha

  • @abdulkadirismailismail9591
    @abdulkadirismailismail9591 Рік тому

    Habaryooninees wàa wàa abtuyaadee qofka neceb ha ogaadeen anaad I I inabtahay maxamed mite abtigaay oo ah waslalkay

  • @alibaax5346
    @alibaax5346 Рік тому

    Mujaahidiinta qabyaalada aad ku tilmaamaso ka daa. Kano ama kaaso reer hebela waa laga fiican yahay mujaahid

  • @hassanabdullah7074
    @hassanabdullah7074 Рік тому

    Qayb baa hadhsan ee meeday markii uu waysada biyaha ah laacay 3 qof u yimaadden

  • @ruqiiyacawiil9116
    @ruqiiyacawiil9116 Рік тому

    Waa loo digay ee may iska noqdan

  • @hassanhussein1179
    @hassanhussein1179 2 роки тому

    Fadlan qaybta ku xigta noosoo dhig

  • @abdirahmanceerigabo4838
    @abdirahmanceerigabo4838 2 роки тому

    Nin adag SNM

  • @diiriyemohamedwarsame2402
    @diiriyemohamedwarsame2402 Рік тому

    Waa runtii seban ayay ku kala jareen ninka difaacayey wuxuu ahaa xiddigle mareexaan kaasi xerada ku hadhay .wixii kale way yaaceen .khaladka dhacay wuxuu laba berkadood sahanka snmta wuxuu ku ogaa berkad shishe .meesha banaan ahayd waa runtii .ina bare dhaawac ayay ku qaateen faqashtu .

  • @diiriyemohamedwarsame2402
    @diiriyemohamedwarsame2402 Рік тому

    Waa geesi talo wanaagsanaa

  • @MohamedIbrahim-rh6se
    @MohamedIbrahim-rh6se Рік тому

    Asc

  • @geeleckariim4362
    @geeleckariim4362 2 роки тому +1

    Halgamagaani waa in book laga qoraa , dhalintu waa inay ogaadaan dhibka loo soo maray xoroyada , ilaahow u naxariiso wixii dhintay

  • @estandwest
    @estandwest 2 роки тому

    Inser halkii ugu macaanayd buu ku jaray wuu foorayay sheekadanii waa tiii ugu macaanayd intii waraysiyo kaduuubay

  • @mahamoudyuusuf4037
    @mahamoudyuusuf4037 2 роки тому

    Geesi

  • @mohamedadan5120
    @mohamedadan5120 2 роки тому

    Isaaqa markeey rabaan ineey is dulmiyaan, sheekooyinkii SNM ayeey ka sheekeeyaan

  • @hmzeomaar981
    @hmzeomaar981 2 роки тому

    Wariyuhu magaciisa hasoo gudbiyo caawa taasa looga fadhiyaa

  • @isseyare837
    @isseyare837 7 місяців тому

    Fucking dalkii baad dumiseen
    Maxaad noo haysaan
    Ilaahay inkaaro idinku rid

  • @xaliimo5422
    @xaliimo5422 2 роки тому +1

    Weriye dhalinyaro ah haddana ka waayo aragsan weriyaal waaweyn oo hadalka ka booba qofkeey wareyaanayaan u wareysta sideey jecel yihiin. Weriye ducale waa madhax intuu yaqaano dhaafi buu dhahaa ma.oga weeiyuhu inuu dadka matalo sidii in isaga loo waramayo ayuu dhahaa taas mar kalaan u so noqoneynaa waana been ee.waa in uu horey u maqlay

  • @maxameddeeq256
    @maxameddeeq256 2 роки тому

    Wwaw

  • @mohamedfarah1269
    @mohamedfarah1269 Рік тому

    Dowladii siyaas bare hawoye iyo isaaq iyo xitaa darood mj wey leysay jabkii siyaad bare iyo dagaalkii lagu eryay Hawiye ayaa sabab u ahaa dadka ugu badana hawiye bey kaga dhinteen iyo ururkii USX markii siyaad bare wadanka laga eryay cidamadii dowlada hargeysa iyo burco SNM na itobiya ayey jogtay marka suaale SNM tu niic iyo muusanow badanaa ilaa 90ka war hadad wada mujaahid tihiin hawiye iyo jabhadiisii USC iyaguna imisa mujaahid bey qabaan ilaa iyagaa wadanka ka eryay siyaad bare mana maqleysid cid musanaweysa ama mujahid sheganeysa..war xishooda waxaas cid walba wey ilowdaye 😳🥹🙏

  • @maxamedcabdicilmi6181
    @maxamedcabdicilmi6181 5 місяців тому

    Aabahay markan weydiyo dagaladii u galay wabu igu xanaqa waxaay waxad iweydiinaysa wuu isbadala markasan naxaba nimanka. Ka sheekaynaya markan arakan waan yaba ragu dhiibu soo maray marku arko ragu wadan jiray ee uu taliyaha u ah wuu soo dhaweya

  • @saakiyaroble9991
    @saakiyaroble9991 Рік тому

    Wariyah max lagag haayaa