NASIIB ALI | GIRAANGIRTII WAREEGTO | New Somali Music Video 2020 (Official Video)

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 січ 2020
  • Special thanks: Shukri
    FADLAN TUSMOFILMS SAAR SUBSCRIBE HADAAD NAGU CUSUBTAHAY
    m.ua-cam.com/users/TusmoTv?su...
    FOLLOW US ON
    TIK TOK: TUSMOFILMS
    INSTAGRAME: TUSMOFILMS
    SNAPCHAT: TUSMOFILMS
    FACEBOOK:TUSMOIFLMS
    WHATSAPP:2262460459
    COPYRIGHT PROTECTED BY SOMIPP AND TUSMO FILMS 2018
    MIDHAHA:DHAGA JILIC
    LAXANKA: NASIIB ALI
    MUSIC : MUSTAFE KARAAMA
    CAMERA: ABDULLAHI KING
    EDITED: CABDIQANITUSMO
    PRODUCER: ABDULLAHIKING & JAMAAL CADAWE
    MANAGER: M.ABSHIR

КОМЕНТАРІ • 544

  • @adnanmodelofficial8242
    @adnanmodelofficial8242 4 роки тому +177

    Wooow big respect tusmo films and my boy nasib ali waxan camal hees laga dhahaa keep going guyz👫👏👏👏

  • @yuusufvictoriachannel4520
    @yuusufvictoriachannel4520 4 роки тому +85

    biliiis intii nabiga jeceel like isaar

  • @elyahyelaaskawi2341
    @elyahyelaaskawi2341 4 роки тому +337

    Adoo Heesta Dhageysanaya Hdad Coment Akhrineysid.
    LiKe Mxa Igu Saari La'adahey.😂👏 Nasib ALi❤

  • @abdullaahigoogaa1339
    @abdullaahigoogaa1339 4 роки тому +41

    Hadad somali dhab tahay liketa hailila daba marin ifkaa walal lagu yahaye 🖐😢

  • @8dsomalisongs319
    @8dsomalisongs319 4 роки тому +70

    WLH GABAR NINKII CIILO IN AYSAN DHALIN HOOYO 😰
    GABAREY ADNE SHARAFTADA ILAASHO❤️😍🙏

    • @ameeshaqalih8088
      @ameeshaqalih8088 4 роки тому

      M.a nagu haliya dhafi mayno mahdsanidin wan ideenka qabna hno🙏🙏🙏🙏

    • @ramlaaxmed9549
      @ramlaaxmed9549 4 роки тому

      Ahmed Ali tnx aboowe 💟💞💞🙏🙏🙏💋💋

  • @amiirfodcade
    @amiirfodcade 4 роки тому +42

    Xaaraanta Ha goobin Joogzo 🇸🇴👑Habeheena zoomaaliyeed waano iyo amaanba waa naga heyzatiin🦁

    • @ameeshaqalih8088
      @ameeshaqalih8088 4 роки тому +1

      Mahadsanidin allah ideen sharfo wan ideenka qadanay wanada dhafi mayno hooyo mcn nagu haliya taas🙏🙏🙏🙏🙏🙏

    • @maryancilmi6501
      @maryancilmi6501 4 роки тому +1

      Way isku dhamty sas waye

  • @daudcabdi7239
    @daudcabdi7239 4 роки тому +40

    wlh waa hees waxani intii heesta ka heshy like isaar 💯

    • @Mussejunior
      @Mussejunior 4 роки тому

      Subscribe iGu Cawi pro ad na🙏

  • @aragsanmohaa6327
    @aragsanmohaa6327 4 роки тому +2

    Exactly Gaber walbo intaa laa gursan kahoor gurigaa hoyadeed Ayeey Sharaf kuledahy❤️✌️

  • @qaysyare6063
    @qaysyare6063 4 роки тому +34

    Hestaan waxey ka hadleysaa wacyiga kajira Nairobi xaqiiqa inta ila fahantay liketa 👊👊

    • @salmaaxmed5706
      @salmaaxmed5706 4 роки тому +1

      Aad io aad wllhi nrbi allaha ha hanuunYo hblahoOda😢😢🤦‍♀️🤦‍♀️

  • @cabdinasirofficial1247
    @cabdinasirofficial1247 4 роки тому +183

    Aboowe Ama Abaayo ilhay hamigaaga Hakuu rumeeyee Fadlan subscriber iisara

    • @War-majiro660
      @War-majiro660 4 роки тому

      Melkasta waad iga soo horaysa nayaa zamzam

    • @hassanaarka6173
      @hassanaarka6173 4 роки тому +1

      #Zamzam chennel ,abaayo waa kuu saarau adina igu caawi Goforword sisT

    • @cabdinasirofficial1247
      @cabdinasirofficial1247 4 роки тому +1

      @@hassanaarka6173 6 Ayaan kaaga dhigay wll Qli Adiguna iisoosar

    • @shucayb939
      @shucayb939 4 роки тому +1

      @@hassanaarka6173 7 ayaan kaga dhigay wll adna isaar

    • @hassanaarka6173
      @hassanaarka6173 4 роки тому

      @@shucayb939 abaayo
      ana waan kugu caawiyey Tnks wLL

  • @mohamedmohamuud343
    @mohamedmohamuud343 4 роки тому +192

    Heesta adigo daawanaYo
    Hadii aad commentska aqrineysid
    LikeTa Ha ila dhaafin😂😂😂😂

    • @ruunabdullahi6736
      @ruunabdullahi6736 4 роки тому

      warkan hore u arky wll mid kale insh allh 😂😂😂😂

    • @elyahyelaaskawi2341
      @elyahyelaaskawi2341 4 роки тому +1

      😂😂😂

    • @Nasteexoalli
      @Nasteexoalli 4 роки тому

      Wanaag ha gariifin maalin
      Xalaasha ha guurin fiican
      Xaraanta ha goobin joogso
      Geyaanka ha qoomin raadso
      Ish calaaa hees

    • @ridwanahmed7891
      @ridwanahmed7891 4 роки тому

      Hhhhhh meel walba intaaa la taagnow😂😂😂

    • @yaasmiincadey43
      @yaasmiincadey43 4 роки тому

      Hhhh aqli loow

  • @bakardinho1292
    @bakardinho1292 4 роки тому +14

    Xaaraanta ha goobin joogso✔
    Nasiib cali fanan io bar horey usoco👍

  • @arizoonajr7625
    @arizoonajr7625 4 роки тому +8

    Gabdho dardaran wa ladin siiyay hadii ad wax fahmeyzan
    Best song nasiip ali keep going

  • @maxamadadan165
    @maxamadadan165 4 роки тому +98

    Naf is galiya oo cidii macneheeDa fahmaysa like ku qabo

  • @ibbrraaabdi4658
    @ibbrraaabdi4658 4 роки тому +165

    Inta hoyo macn unoshahay like isara 👍

  • @TaraaComedy
    @TaraaComedy 4 роки тому +99

    Intaad guu yartahay hadeerto
    Garaadka hadaadan tusin
    Gumeys adigo ah baartay
    Rag kuma garaabi doono
    Been ma ahan gabdhow gurigiina jooga 👌

    • @ameeshaqalih8088
      @ameeshaqalih8088 4 роки тому +4

      Mahadsanid nagu haliya kadhaqaqi mayno xaga hooyo Allah naa asturo ruunti nasiip ruun buu kahadlay🙏🙏🙏🙏🙏

    • @saamiyamohamett9858
      @saamiyamohamett9858 4 роки тому

      hablaha unaxa idinkuna🤣🤣🤣😋

    • @queenhadiya9802
      @queenhadiya9802 4 роки тому

      What is really

  • @suhaanacumar286
    @suhaanacumar286 4 роки тому +29

    Guriga hoyadey kadawanoyaa mana dhafin 😂

  • @qalbisimansaafi4073
    @qalbisimansaafi4073 4 роки тому +2

    Waa na wanisey wll Tii ku fahmi weyda ayadaa doqon ah wlh waa balan inan Nin an mustaqbal iga laheyn an la soconeynin😭❤

  • @rithwaanabdirahmanofficial8144
    @rithwaanabdirahmanofficial8144 4 роки тому +41

    Nasiib ali Ku aaminsanahaY Fanankeena
    Is muujiYa iLma adeerayaaL♥️

  • @sabiriinappeh9815
    @sabiriinappeh9815 4 роки тому +7

    Gobad dhaqn laho xishota
    Guriga hoyada hadhafin
    Intii fahnta fahantay hdlka mcnhiisa👏

  • @sabrinasomalichallenge2697
    @sabrinasomalichallenge2697 4 роки тому +2

    Wlh heestan waxey ka hdlysa libaxyada afka nuku so hayo
    Hee gbdho aan wax fahano
    Gbdh walbo waxey ku qurxantahy gurika hoyoded runti 😍

  • @hamzemohamad1998
    @hamzemohamad1998 4 роки тому +24

    Guriga hooyadaa ha dhaafiN
    Like ha ila dhaafiN❤

  • @nasrayuusuf4581
    @nasrayuusuf4581 3 роки тому +1

    Gabdhoow nasiib wuu taladiisa aan raagno waa talo habone allaah idin ilaaliyo meelkastoo joogno aamiinta iidhaha walalahay somaliyedey ❤️💋💋💯

  • @ayaanhappy2387
    @ayaanhappy2387 4 роки тому +4

    Heestan waa dardaaran oo uu walalkaa kugu waaninaayo wlhi👏👏👏 thanks abwaanka iyo fananka

  • @abdullaahimuuse4262
    @abdullaahimuuse4262 4 роки тому +41

    😭😭😭😭😭😭😭 hestas mrkan maqley wxn xasuustey 😭😭😭 gbdh aduunka igu jclaa fatumo rabiyoow uu naxariso wlhi plhi tlhi heestas waa hees meel dher ii dabatey wnaha wxn igu tiri fatumo 😭😭😭😭rabiyoow uu danbi dhaf waan uu xisey wlhi

  • @zamiijmohamed9271
    @zamiijmohamed9271 4 роки тому +42

    Naagti wax fahmeso nasiib Ali wow u shegay 😂😂😂

  • @sharmakehashim
    @sharmakehashim 4 роки тому +4

    Wallahi heestan kal iyo lab wan kahelay. Even the most interesting is how you advice her (halaq iyo mas good ah candhuf kala gadhin haatan)

  • @luulxaaji7661
    @luulxaaji7661 4 роки тому +1

    Wlhi waa waano dhan gabadh wax ku qaadato Allo naga yeeel❤🙏

  • @anisaqueen4373
    @anisaqueen4373 4 роки тому +8

    Gabar waa tii gurigooda joogto, sharafteedana kujirto😘

  • @naajiaangeofficials5788
    @naajiaangeofficials5788 4 роки тому +2

    Gumes adigoo ah rag kuma garabo hadhow like dhac igu siiya inta jifka ku dawaneyso

  • @naciimanalka8263
    @naciimanalka8263 4 роки тому

    Intaad golayaasha jaska gibley kaciyaarto fiidka markuu nin kugoosto beerka adoo ganacbuuran wayo hadhow hakunuusin ciilka 👍👍 Nasiib Ali keep going bro👏😍😍

  • @masuudmohamet9506
    @masuudmohamet9506 4 роки тому +4

    Hada Amin San tahay nasib Alli likega waa xagiiin nasib Alli keep going bro🥰🥰

  • @drssamiiraabdi2434
    @drssamiiraabdi2434 4 роки тому +1

    Wlh wano kama danbeso thnks bro kuwe qato allah naga dheko

  • @monicadiomondofficial6342
    @monicadiomondofficial6342 4 роки тому +36

    Hesstan inta aragta inay wano tahay hablood like

  • @hamdaabdule71
    @hamdaabdule71 4 роки тому

    Wa hees dhiri galin iyo wano u ah hablaha somali wan ka helay heestan gabdho badan aya sharafka iyo qimaha Iska qaday illahow na astur thanks 🙏 tusmo filmis iyo wallkey nasib ali alahow xalasha iyo xariga qerka nagu hag

  • @reeqacarab
    @reeqacarab 4 роки тому +3

    Caaqil dhega jilic maanta ayaan ku ssaxay in aad tahay caaqilkii dhabta ahaa ee dadkan 😍 waad la haldashay hablaha illahay amarkiii anagana kuwii wax ku qaata illahay hanaga dhigo

  • @ridwana1276
    @ridwana1276 4 роки тому

    Heesta 1milyan ineey gaareyso wan hubaa wa wax loo baahanyahy ayey ka hadashay ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️👍

  • @khaliifmahamoutt7037
    @khaliifmahamoutt7037 4 роки тому +2

    Wax walbaH wax wacan inaY wax ka hadlayaan oo qiso ay noqoto....
    Hada haploow isku badnaadaH....
    Guriga hooyada ha dhaafin....

  • @shukrishacni6588
    @shukrishacni6588 4 роки тому +1

    Alx gurigyga hooyadey mba an dhaafin ❤ meel an ka jeclhy ma jirto guriga hooyadey

  • @umuapdalla2990
    @umuapdalla2990 4 роки тому +28

    Heeestan micno weyn bey ku fadhida wlhy
    Horey usoco naziip❤

    • @enaapdinaserfaarah3382
      @enaapdinaserfaarah3382 4 роки тому

      Subscribe isaar wlsheey🙏

    • @abwaankaarsheade3379
      @abwaankaarsheade3379 4 роки тому +1

      Abdirashiid Dhagajilic Heesihi Oo Dhan Baa Wada xikmadaysan

    • @umuapdalla2990
      @umuapdalla2990 4 роки тому +1

      @@abwaankaarsheade3379 heestan haplha bey ad utabaneysa

    • @abwaankaarsheade3379
      @abwaankaarsheade3379 4 роки тому

      @@umuapdalla2990 Waa Sax Oo Gabarti CaQli Leh Wey Fahmin Tii Kalana Haba Iska MaqnaaTo🤣🤣🤣🤣

    • @ameeshaqalih8088
      @ameeshaqalih8088 4 роки тому +1

      @@abwaankaarsheade3379 xaqiq wlhi wanu fahanay anagana xaran ku dhaqaqi mayno ee ilahay hana xafido aniga yaa hablahina baa dhamantiin🙏🙏🙏🙏

  • @aftaxkaraamahofficial2940
    @aftaxkaraamahofficial2940 4 роки тому +33

    HADAAD JECESHAHY KUBADA CAGTA II CIMAMAD WLL 😍
    NAZIIB ❤️💪

    • @Mussejunior
      @Mussejunior 4 роки тому

      BroWe Ilaah drti Subscribe iGu qapo🙏

  • @faliseilmi719
    @faliseilmi719 4 роки тому

    Heestaan waxa jiro ayee ka hadleysaa gabdhow hala tig tonado ☝️

  • @amaalahmed3298
    @amaalahmed3298 4 роки тому

    Hadad gabadhtahay xishota guriga hooyada ha dhaafin waad ka baxsatey nasiib cali nin jira hore usoco wllo

  • @cawoayaanyasin4382
    @cawoayaanyasin4382 4 роки тому +1

    Walih waa rutii waa qadanay taladaad wllky qali

  • @fartuunmaxamed3764
    @fartuunmaxamed3764 4 роки тому +4

    Heestan med dhab
    Guriga hooyo hadhafin❤😱🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🤲yarab sharaftina xurmedtina med garanayo🤲yarab rag xun shartoda naga qabo

  • @mowlidabdikabe2239
    @mowlidabdikabe2239 4 роки тому +2

    Best song...... u istaaga Nasiib Ali Legend waaye

  • @ahmedgurey7437
    @ahmedgurey7437 4 роки тому +1

    Hees loo baahanyhy wye. Goodjob Nasiib

  • @muniishatogdheerilkacas3238
    @muniishatogdheerilkacas3238 4 роки тому +1

    Xaqiiq markaanad hooyada iyo aabaha joogin waxa fiican inaad adiguh is xakamyso
    Queens is ilaaaliya please nin idinma naxaayo 😢😢😢😢❤️

  • @sehamshabelow7858
    @sehamshabelow7858 4 роки тому +1

    Wlhi heees mcno way leh nagaaha wreega bdn LA hadlyaa fannka

  • @ahmedkhaliva4790
    @ahmedkhaliva4790 4 роки тому +57

    Nasiib cali taageero dhaba hadaad utahay like🙋‍♂️

    • @Mussejunior
      @Mussejunior 4 роки тому

      WalaGu siYE adna subscribe ta isi bro🙏

  • @saidaadan6535
    @saidaadan6535 4 роки тому

    Only n one abwaankena wad kabaxsatay inadeero rer nrbi wad kukarbaashtay🤣👍

  • @SAIDGALER
    @SAIDGALER 4 роки тому +6

    Nin tegay wax laga qaban Karo malahan by the end of 2020 10million ku rajeynaa

  • @mariamustapha693
    @mariamustapha693 4 роки тому +1

    Guriga hooyada ha dhaafin👏👏

  • @haawamohamoud8319
    @haawamohamoud8319 4 роки тому +7

    hestaan waa waano gabar walaba anfacaysa
    Thnk You Nasiib❤👍

  • @okiyaalosamadoon7770
    @okiyaalosamadoon7770 4 роки тому +1

    Hees iyo bar, waxey xinbaarsantahy fariin muhiim u ah gabdwalba oo Ku hadasha afka soomaaliga.

  • @anascayka2105
    @anascayka2105 4 роки тому +1

    alhamdulilah wx xun ilaah iguma keeno guriga hoyadeydna waligee madhafin asagana calafkeyga kusugaya🤲🏽🤐

  • @ismahaanboqoradaafrica9684
    @ismahaanboqoradaafrica9684 4 роки тому +1

    Guriga hoyadaa ha dhaafin✔🙌
    Waligeey hees ka macno weyn manan arkin nasiib wlhi gabdha somaliyed dardaaran ku filan wuu siisyay🙌😍 sharaf io cisi ku heynaa pro

  • @saamishow
    @saamishow 4 роки тому

    cajab my boy nasib ali abdiqani and abdalla rag culus iyo tusmo grouo horay usocdaa saxibayal

  • @abwaankaarsheade3379
    @abwaankaarsheade3379 4 роки тому

    Abwaan dhagajilic Mid suugaanta uu alle hibada u siiyay dadkiisa wax ugu sheeGa ❤✌👏

  • @hipoeyeh6164
    @hipoeyeh6164 4 роки тому +1

    Hestan waa hes laga fikiray mudo bdan waxyna ku sabsanthy wxypo badan oo hadda jira keep goin pro

  • @youshikh5681
    @youshikh5681 4 роки тому +1

    Allow gabdhahena hano xifdiyo raga qaar waa cadow 🙏🏻💐

  • @ismaaciiljilcane4603
    @ismaaciiljilcane4603 4 роки тому +2

    Nasiib cali
    Intaa ka hadleeso sxb waa runtaa 🙏🙏
    Gabdhaheena Alaha dhowro❤❤🙏

  • @riyaanmaxamed5902
    @riyaanmaxamed5902 4 роки тому +1

    MaanshLaha wllo nasiib hirmarwacan kurajaynayaa

  • @amaldiamond786
    @amaldiamond786 4 роки тому +2

    Inta heesah nasiib ali jecal like ii saar haddii mar kale daawan maayo heesaha nasiib ii saara noo

  • @xuseenmuxudiin4161
    @xuseenmuxudiin4161 4 роки тому

    Nasiib Ali heesi hiisa dambe Top wye wlhie m.a zhp HoraY usoco😙💘👏

  • @Nasteexoalli
    @Nasteexoalli 4 роки тому +3

    Axsan hees xaqiiqda aad abaartay runtii
    Xaraanta ha goobin joogso 👍👍👍

  • @faadumoaxmed3298
    @faadumoaxmed3298 4 роки тому +3

    All thank you guriga hyo madhaafayno we love fanan qliya

  • @halabuurcaadilhanad5415
    @halabuurcaadilhanad5415 4 роки тому +1

    Tan aa hees lagaa dhahaa wa guubaabo wxbdn anfaceysa hablaheena wan ku wataa sxb nasiib team tusmo films up♥️

  • @maizaupdyrahman4846
    @maizaupdyrahman4846 4 роки тому +1

    Ila gabadhaha somalida ha xifdio

  • @bashkamohamed1913
    @bashkamohamed1913 4 роки тому +1

    Hesta macna weyn bay xambarsantah Allaha no hagajio gabdhaheena

  • @aishawadani1530
    @aishawadani1530 4 роки тому +2

    Wll wax sax ah aad indhahaga ku aragty kuheesty😭❤

  • @sabnaamho7567
    @sabnaamho7567 4 роки тому +2

    Intad gabarthy aslub leh guriga hoya hadhafin sax wlhi nasib ali fnn buuxa hees iyo bar wyh 2020

  • @cadnaanmontolivo7196
    @cadnaanmontolivo7196 4 роки тому +5

    2020 Guriga #Hooyo wa Cidlo 😄
    Wala wada Qaraab tagay😄

  • @nawaalqurux7700
    @nawaalqurux7700 4 роки тому +8

    Intaad golayasha jaaska
    Garaangirti weregto
    God bay ku dhacdaa afwyne
    Intaad gabdh tahy asluble
    Gobaad dhaqnlo xishoota
    Guriga hooyada ha dhafin
    Intaad gun yartahy haderto
    Garadka hadadan toosin
    Gumays adigoo ah bartay
    Rag kuma garabi doono
    Gibley ka ciyaarto fiidka
    Marku nin ku gosto beerka
    Adoo ganac buuran waayo
    Hadhaw ha gunuusin ciilka
    Intaan halaq iyo mas good ah
    Candhuf kula gadhin haatan
    Goob uu cadawgagau joogo
    Gacal ha u raadsan sacad
    Wanag ha girifin malin
    Xalsha ha guulin fican
    Xaranta ha goobin joogso
    Gayanka ha gomin radso
    Waa hees leh waaano iyo tusaale
    Hdad ka heshy 👍👍👍🙏

  • @somaliworldstarhiphop3314
    @somaliworldstarhiphop3314 4 роки тому +43

    Markey 1m gaarto like saar

  • @abdiwahab5915
    @abdiwahab5915 4 роки тому

    Gabdhaha Dar Daraan wngsn ba la idin sii ee is ilaaliya oo Gur xalal eh radsada 👌

  • @boqoradareerka1630
    @boqoradareerka1630 4 роки тому

    Waaaw waa hees macna wayn xambaarsan ilaahey gabdheeen hanoo xafido

  • @zuadnuur1691
    @zuadnuur1691 4 роки тому +1

    Hablow waanad Ka qaata fananka🙏

  • @dooskadiamond9016
    @dooskadiamond9016 4 роки тому

    Nasiib Ali runto u sheegay gabdhaha somaliyeed ee ha ku waano qaatan

  • @hindiyo1238
    @hindiyo1238 4 роки тому +6

    Gopaad dhaqanloo xishoota
    Guriga hooyadaa ha dhaafin
    😚😙
    Hez xikmadaysn
    Keep going nazip ali and tusmo films

  • @feisalhussein7172
    @feisalhussein7172 4 роки тому

    Ninka kaliya e an fanka ka tagero Nasib Ali Horay usoco lbx

  • @sadioismail7078
    @sadioismail7078 4 роки тому +2

    Dhago haday jiraan waa layna waniyey heeskaliyamaha waa dhiiragelin aadan uga hely nasib cli fanan dhaba keep goin

  • @nataashainadahir8090
    @nataashainadahir8090 4 роки тому +3

    Guriga hooyadaaa ha dhaafin nasiib waa hadlay kolay ❤❤❤🌷

  • @mohamettaplouz3195
    @mohamettaplouz3195 4 роки тому +5

    Naziip Cali
    Fannan MacQuuL ah👍
    Intad Golayazha jaazka
    GipLay ka Ciyaarto fiidka
    Marku nin ku goozTo Beerka
    Adoo ganac Buuran waayo
    HaDhaw ha gunuuzin ciilka

  • @abdallagotzgotz1668
    @abdallagotzgotz1668 4 роки тому +2

    TusMo filims inTa Tageraha uh lika isaara👍

  • @apdizalaammohamud9774
    @apdizalaammohamud9774 4 роки тому +12

    Intii heesta fahantay like ii saar

  • @abdullahiahmedisse
    @abdullahiahmedisse 4 роки тому +3

    Heesta 2020ugu shidan runtii keep going bro nasiib❤️❤️❤️❤️

  • @shucaybinhoo9581
    @shucaybinhoo9581 4 роки тому +13

    Inta tageerta fanaan nasiib Ali like🙏

  • @ruwedaolow8747
    @ruwedaolow8747 4 роки тому +1

    Abid heesahan dhagesty tii ugu qiimaha badned💋🥰

  • @canbaroluulbanbaroluul
    @canbaroluulbanbaroluul 4 роки тому

    Wad mahdasantahy walalkey nasiib ali waa nala dartarantee thanks

  • @abdallailkacase9334
    @abdallailkacase9334 4 роки тому +3

    Gabar Barbaarinta Gurigeda sidu yahy by noqata
    Gabdhha Aan dhowrno ragow Wa Feerteena😥😍

  • @akramcade6348
    @akramcade6348 4 роки тому +5

    Hees ka tarjumeeso marxalda lagu suganyhy best song🎵2020🎶🎙🤗😍

  • @ramlaaxmed9549
    @ramlaaxmed9549 4 роки тому

    Hees io bar nasiib cali respact hadhoow ha ganuusin ciilka intaan halaq io mas gooda candhuuf kula gaarin haatan goob uu cadawgaagu joogo 😭😭😢😭😭😭😭😭

  • @istarcawad2132
    @istarcawad2132 4 роки тому +1

    Wow inaba caadi mahan runtii daaaaaadax nasiib cali kal iyo laab hurumar wacan huuno Tusmo flms 👏👏👏👏👏👏👏👏

  • @AbduhalimXallo
    @AbduhalimXallo 4 роки тому +1

    TaLo wacano ku socoTa dumarka iLaahow Dumarkena soomLiyeed kuwii qaata ka yeel🤲🏾♥️

  • @ikkyyaisto8403
    @ikkyyaisto8403 4 роки тому +2

    Hadaad inan tahay isu badnow cadowgaagu waa buuxe isu badnow gabadheey 😥🙏

  • @fathiacarab1476
    @fathiacarab1476 4 роки тому

    Waa xaqiiqo gabadh gurigoda wax uga fcn maleh malinta calafkedu so baxana si sharaf Leh uga baxdo gurigoda dhamaan gabdhaha wllhy ilahay sharaf aan dhaman rabi haynagu arsaaqo

  • @najahmohamednajahmohamed3006
    @najahmohamednajahmohamed3006 4 роки тому +8

    Nasib wu tagay horay usoco huno❤

  • @ameeshaqalih8088
    @ameeshaqalih8088 4 роки тому

    Gobad dhaqan lu xishota guuriga hooyada hadhafin ruunti waa hees micno wayin xamabrsan kulay guuriga hooyaday ban jooga xumana kuma dhaqaqin kumana dhaqaqi dono I.a🙏🙏🙏🙏🙏wn kaqabna nasiip tnx

  • @cabdilaahicabdi2921
    @cabdilaahicabdi2921 4 роки тому

    walhi xaqiiq Ayo kahdliye nasiib cali keep goning wllo