Mahadsanid ustaad Omar xaqiiq labo sano oo aan kanaalka Ogaansho si toos ah ugu xeranahay wax badan ayaan kaa faa'iiday rabbi ha ku xifdiyo insha allah.💯
Thnks bro so gudbinta qisoyinka qiimaha leh ama taloyinka dhinyarta uwngsn channel kana waxa kubadn dhalinyarta daneneysa ine wax fahman oo na faaideystan thnks u omar markale
Firaaqo ma tihid wll waayo janis waxaa hesaaa aad tafsiirka ama quraanka aad ku xifdin kartid aqiro waa lagu weydina waqtigaaas maxa camal aad qabaty insha allah hor mar wacan wll
channelka kaliya ee soomali leeyahay ee an shakhsi ahaan uso doonto Cilmi iyo afkaar waan ku raaxeysta baarista uu walaalkey so sameeyey Omar inshaar mahadsanid walaal
Walaal Omar inshaar waad ku mahadsan tahay videos aad soo dhigtid channelkaaga waanad ku mahadsan tahay dhiiri galinta aad maalin walba aad nagu dhiira galinaysid 320k intaas iyo in ka badana waad heli Inshallah ❤❤
Ustaad cumar inshaar run ahaantii qabiir jecel in dadka ay hormaraan Dalinta quruxda badan ee soomalida waa nin waqtiiga galiya si ay hormaraan dhiiri galiye weeyn
Omar inshar ustad aad baad u mahadsantahay ugu horen hade suurta gal tahay ustad part two & part thre suura gal ma tahay inaa nala wadagto waana ogahay inee ku xirantahay hade jiran dad igu fikir ah
Wa xeelad aan marwalba isticmalo Dhalinyaro ban Playstation dheelna maalinba waxa jirta ciyarwalba aan badiyo lkn malinta laga iga rayo Wax been ah ah ban ku marmarsiyoda oo waxan dhana hdan rabo " Galabta Shah ba i haya sas ba la iga rayniya kkkk" wa qacido fiicn
Asc جزاك الله خيرا يا اخي العزيز cumar wlhy dhiirigelintaada waxy nagu abuurty hami weyn ina wax qabsan karno waa na tusty inta makhranti ka ah likta ku muujiya
قال النبي صلى الله عليه وسلم من لزم الاستغفار جعل الله من كل هم فرجا ومن كل ضيق مخرجا ويرزقه من حيث لا يحتسب او كما قال
Scw.
Scw
Scw
Noloshu wa sidaad adigu ka dhigato
Sirta noloshuna wa raali galinta (Allah)
Wall subscribe iisar waa iga codsi
Waa kugu racsanhy wll
Waa saas abyo
Waad asiibtay wll
Runti sas waye
Aabahaa iyo Hoyadaa janada ilahey hakulageyo like iisaar Walal
Wall subscribe iisar waa iga codsi.
maxaa kuu faa idaayo wll
@@sadikabdihamiid wll qali Subscriber isaar plz
Ogaansho
Maanta
Ogaalka dunida
Annaga production
Xuseen kurdi
Sahanka xogaha
Idaacada BUULOXUUBAY
Dadweynaha
Ogaal cusub
Iyo qaar kale hadaad ku xidhatay
👇
Maanta
Anaga production
Sahanka xogaha
Dadweynaha
Ogaansho
Wall subscribe iisar waa iga codsi
@@aishakaif6570 wall subscribe iisar waa iga codsi
Maan maal
Xog baahiye
Tanaad
Dhiirigeliye
Viktor Frankls Logotherapy, Book-gaas baa si fiican usharaxaya, halaga faa'ideysto.
Exactly bro, thanks for sharing your experience with us,
Mansha allah waa muuqaal wanaagsan oo faaido leh 3sano ayaan ogaansho ku xiranahay wax badan ayaan ka faaiday runtii wll hadaad akhrisay like ii saar
Mahadsanid ustaad Omar xaqiiq labo sano oo aan kanaalka Ogaansho si toos ah ugu xeranahay wax badan ayaan kaa faa'iiday rabbi ha ku xifdiyo insha allah.💯
Oganshoo
iyo Sahanka xogaha
Labada Chanel an UA-cam ka somalida ugu jeclhy
Haa walaahi anaa kugu raacsan aniguna waalabada aan ugu jeclahay
Ustaad aadan
Iyo ustaad cumar
Haa ogaansho & Sahanka xogaha waa labada aan ug xiiseeyo
Wey mudanyihiin walaal.
Masha alh walal cumar shukrn chanelada ugu jeclahay OGaansho Badbaado Axmed sayid oo ah ree madino micno ayey ka hadlan alle haxifdiyo
Masha allah muuqaal casha muhim ah laga qaadanayo .
Adaa umahdsan tahay wl Cumar aad ayaan uga helay xaqiiqdi waa muuqaal qiimo 👏👏👏
Ustaad Omar inshaar rabbi haka raali noqdo aduun iyo aakhiro, run ahaanti waxaa kaalin mugleh kaqadaty isbadalka nolosheyda, wax kle oo kudhoho garan maaye rabbi hakaa raali ahaado adiga iyo labadaada walid🙏🙏❤🤲
Mahadsanid walal cumar Alle haku barakeeyo waxad tahay mid kamid ah macalimiintayda, xaqiiqdi cilmi badan ayan kafaiday, zakaallah.
Waad ku mahadsantahy walal cumar sida wanavsan marwalba noga so gudbiso muqalada شكر عمر
Ustaad cumar inshaar sabirku wuu qharaar yahay lkn
Aan (eebe) aamino wllyal kusali nabigena muahamad (scw) @ilaah haidin xafido somaali hanolato🇸🇴❤
Mawduuc aad iyo aad u saamieynaya aniga noloshayda. mhdsanid wlkeen Omer
Ustaad cumar inshaar waad mahadsan tahay waxan kacudur daranaya inaad afsomali kuturjunto erayad qaar kolkad maratso sida erayada muqalka kujira
1:qiyam 2:iraado
Iyo muqalki hore eray kujiray oo ah aysar dadku carabaiga mawada fahmi karaan shukran ustaad🙏
Muuqaalada noocan ahi noloshayda ayay daaraan waana aqoon. Cajiib xayaakallaah omer
Mahadsanid geesi qaran si qiimo badan baad u jurtuntay🤗🤗💪💪💪💪💪💪💪💪
Mahadsanid wlky Omar Inshar inta aan bilaawey daawashada videoyada aad soo dhigto in aan wax badan ka bedelo Nosheyda
Waa Madwuuc aad u muhiim ah, Mahadsanid masuul sare Omar Inshar.
Wa walbo aad arkgto posotive ahaan ugu fikirto
Oo ah micno iyeel m.a wa arin fican
Anaga diintena ayaqba noshegeso
Oo qurankaba laga helayo
Mahan in laquusto ❤✅
Waxaanba islaahy ilaa cawo iskaa suug. madama aad nosoo daaq siisaay aad ayaad umahaad saan tahay macalin Omar inshar ❤️
Waad mahad santahy wall Omer Ilaahy khayr badan ha ku siiyo wall 🙏
My motivational speaker Omar inshar
Aqoon yahan Aad iyo aad bd u mahadsantahay
SHUKRAN USTAAD WAAA MOWDUUC MUHIMA
Cumar walal illahay hakuwanaajiyo. Aragtidaada dheerna alle hakuusiifuro
Thnks bro so gudbinta qisoyinka qiimaha leh ama taloyinka dhinyarta uwngsn channel kana waxa kubadn dhalinyarta daneneysa ine wax fahman oo na faaideystan thnks u omar markale
Ustaad Omar inshar ilahay cimriga hakuu dheereeyo ustaad
Ustad cumar inshaar waa macallin aan wax badan ka faa ido mahadsanid macallin
Mahadsanid sxb...mowduucii ugu wacnaa ebed ,waa waxaan kugu jecelnahay dhiiri galinta heerka sare ah
Mansha allah aad ayan ugu faidna barnamijtada alle haku barakeyo walal
Wall subscribe iisar waa iga codsi.
Omar inshar Wad Mahadsanthy walal Qali
Wax Badan Ay Laga Faidayah 🥰 waxadthy Qof Lo Bahanyahay Walhitaa!
hada ayaan dareemayaa qiima la'aan . Sababtoo ah ma jiro wax aan hayyo oo firaaqada ayaa igu badan. Qofku markasta oo uu firaaqo badan hayyo oo uussn wax ku mashquuldanayn kalsoonidiisa ayaa lumaysa.
Firaaqo ma tihid wll waayo janis waxaa hesaaa aad tafsiirka ama quraanka aad ku xifdin kartid aqiro waa lagu weydina waqtigaaas maxa camal aad qabaty insha allah hor mar wacan wll
Wakhtiyada firaaqada ah ee kugu xeeran wll ku biixi xuska alle ama cibaado iyo wax ku anfacaya
Walaal aad baad u mahadsan tahay wlhi dhiiri galiye ayaaad ii tahay waayo Marar badan waxaa dhacda inaad samaysid Xaaladayda oo kale Wax ku saabsan Shugran walaal 100% Maanta oo kale Goobteydii Shaqo ayey Caqabad iga haysatey waliba Qadaf ah 😭 waana Niyad Jabsanaa Lkn Dhiiri galin weyn ayuu ii noqdey wlhi Thanks thanks thanks (Jazakallahu Khayr Walaal qaaali)
Asc wll cumar inshar wxn ahay wiil dhalin yaro ah oo mudo 4 sano kudhawaad kugu qoran ilaa iyo 2017 runtii barnaamijyadaada aad ayn uga helay lkn maalmahan danbe barnaamijyadii aan kaaga baranay kaama sida taariikho iyo geography iyo umadihii hore xogaha kusaabsan marka hadaad qoraalkayga akhriso fadlan iitixgali codsigayga madaama aan intaasoo sanadood kugu xirnaa mahadsanid
Wcs akhii Omar inshaar.❤
Wall subscribe iisar waa iga codsi
Masha allah
Masha allah
Waad mahadsan tahay
Omar inshar
Baaraka laahu fiika degenaan cilmi iyo run faahfaahsan keep going
Omar inshaar macalinka nolosha keep going wustaad👊
My inspiration is oGaanSho🙋♀️❤🙏
Macalinka nolosheyda❤❤
Illahy haku xafido
Wall subscribe iisar waa iga codsi.
channelka kaliya ee soomali leeyahay ee an shakhsi ahaan uso doonto Cilmi iyo afkaar waan ku raaxeysta baarista uu walaalkey so sameeyey Omar inshaar mahadsanid walaal
Masha allha allha yubarik waxan jeclanlahaa in aad ka hadasho wadanka bagaladhaysh
Thank you Mudane Omari👍
Wall subscribe iisar waa iga codsi.
inta iga danbaysa ku salliya xabiibkeennii muxammad SCW Scw scw scw scw scw scw
Walaal Omar inshaar waad ku mahadsan tahay videos aad soo dhigtid channelkaaga waanad ku mahadsan tahay dhiiri galinta aad maalin walba aad nagu dhiira galinaysid 320k intaas iyo in ka badana waad heli Inshallah ❤❤
Ustaad cumar inshaar run ahaantii qabiir jecel in dadka ay hormaraan
Dalinta quruxda badan ee soomalida waa nin waqtiiga galiya si ay hormaraan dhiiri galiye weeyn
Aad ba ugu mahadsanty sidaa inoo bararujisid ajar aan lasoo koobi karin rabbi haku siiyo cumar inshar
omar waxa tahay nin qliya haa good adea waa in nolasha loo yela micno✔
Ilahay cimriga hakuu barakeeyo omar inshar
Lkn Hadii an nahy musliminta wax walba oo ku gu dhca waxa aminsanhy qadarta Allah
buugagtisa mid kamid ah waa man's search for meaning
Shugran cumar inshaar
Muuqaladada waa kuwa aad u faa' ido badan runtii
Guul iyo Hormar kuu rajeyn
Codkaaga rajo iyo iftiin ayaan ku dareemaa ❤❤❤ illahay ha ku siiyo waxaad Jeceshahay
Waa mawduuc muhiima jazaka allah
M.a ustd cumar keep going
Ogaansho dhabta ayuu ka hadlaa alle hakaa jazaaid siiyo
1:sahanka xogaha
2:Ogaansho🖤
Waxa nolosheena micno buuxa u yeelaya ka islaam ahaan waa Aaminaada alle wayne mar kasta oo Aad qalad gasho alle u soo laabo oo gacmaha hoorso
Walal bal is kudy inaad noga soo diyaariso mawduuc philosopher-dii muslimiinta ahaa ❤
Thank you so much 🥰🥰🥰🥰 omar inshar
merci mon chère UA-camur se une très bonne conseil omar inshar
waxaa is waydiin jiray baa runta iga bogsiisay .
mawaadicda soo xulaysi waa waaqica dadka ka guuxo ,waa arin cajiib ah .......
mahadsanid Omar inshar.
👏🌹🌹
Allahu Akbar walal keep going on
Maskaxdaa ii kobcisaa allaha Ku barakeeyo cumarow 🧠
جزاك الله خير أخي إستفدت كثيرا
Wall cumarow cimriga alle haku dhereyo
Aad iyo aadaa umahadsanthy mowduucyadaada marwaliba wax badanaa ka faaidnaa ilaah hakaa abaal mariyo walal qaali
Qofkii Channelkaan Ku xidhan Waa hubaal wax ukordha maahee Waxba ka xumaan maayaan war Hala ogaado Ustaadka🙏
omar inshaar walalkey inbadan ayaa ka faiday Allah ku xafido walal mesha Allah
Ogaaansho waa channelka kaliya aaanan ku caajisin time wastina uusan igu dhicin horumar wacan wll😍😍
Manta dhan ayA sugayey 🙏🏻💯
Wall subscribe iisar waa iga codsi.
Haa zx jacayl layskuma dilo malin dhawoto wiil ayaa schoolka mindi isgliyay kilida 😪😪
Omar inshar ustad aad baad u mahadsantahay ugu horen hade suurta gal tahay ustad part two & part thre suura gal ma tahay inaa nala wadagto waana ogahay inee ku xirantahay hade jiran dad igu fikir ah
Wa xeelad aan marwalba isticmalo
Dhalinyaro ban Playstation dheelna maalinba waxa jirta ciyarwalba aan badiyo lkn malinta laga iga rayo Wax been ah ah ban ku marmarsiyoda oo waxan dhana hdan rabo " Galabta Shah ba i haya sas ba la iga rayniya kkkk" wa qacido fiicn
Walaal cilmu nafsiga waa loga horeeyay waxaana oogaga horeyay wl dadmuslimiin ah wl ib siina wl
Jacayl la isuma dilo, waxaa la isu dilaa quus. Run!
Qof wax tar uleh umadiisa una soo gudbiya wax waxkabadali kara qiyamka qofka bini adamaka mahadsnid wllo horay usoco mahdsanid bqol jeer
Mahadsanid cumar inshaar.
jasaakallaah barnaamij dufaan ah baad noosoo gudbisyay
Asc جزاك الله خيرا يا اخي العزيز cumar wlhy dhiirigelintaada waxy nagu abuurty hami weyn ina wax qabsan karno waa na tusty inta makhranti ka ah likta ku muujiya
Wall subscribe iisar waa iga codsi.
waxan kamid noqday daawadayaasha saacada koowaad inta rabi iyo rasuulkiisa jecel like saara
Mahad sanid mudane abaal baan kuu hayaa sxb iyo walal iga weyn 😘😍❤
Waan ku wataa OMAR ISHAAR.
Mansha allah omar keep going
Wall subscribe iisar waa iga codsi.
Mahadsanid ustaaaad❤❤❤❤❤❤💚❤❤
Asc wllkay cumar inshar allah khayr badan haku siiyo wllo mawduucaan waxaan kafaaiidey inaan buug qoro ee mayga caawin kartaa buugta qoritaankeeda iyo wax yaalaha lagaaga baahanyahay adoo mawduuc walaalah oo dhan usoo diyaarinaya yacni suaashayda mawduuc kadiyarinaya جزاك الله خیرالجزا
Jazaka allaah
Walaalkay cumarow aad iyo aad ayaan kaaga codsanayaa inaad barnaamijyadii juraafiga ahaa inaad inoo bilawdo iyo taariikhaha wadankeena hooyo waayo ogaansho waa kanaal weyn oo aanj waxweyn ka faaiidnay
Aniga kuma racsani in haddi nolasha aqlaq la waayo ay micno yeelaneyso
Nolsha aqlaqda waa number ka 1 ee qof
Waxa nolsha micnaha uyelayo waa aqlaqda
بارك الله
@@axmedalaale8555 wll qali Subscriber isaar plz
My inspiration ogaansho, hal mar kaso hdl how to over come stammering ama shigshigida
Mashallah wllkey
Wall subscribe iisar waa iga codsi.
Legend 👏 Horay usoco
Wall subscribe iisar waa iga codsi.
Wll cumar inshar dadka uladhaqan sida aad jaceshay
Ogaansho university
Masha allah mawduuc muhiim ah
Wall subscribe iisar waa iga codsi.
@@sareeyeofficial6849 ma aniga wll ijeedaa
@@sareeyeofficial6849 waan kuu saaray wll
wcs umar inshar
7 minute 847 views 54 commet Waligey sidan uma so dhaqasan... Maxad sugi like saar
Like waan kuu saaray adigane subscribe iisaara madasanid
Wall subscribe iisar waa iga codsi.
M.a Allaha ku xafido walal
Wall subscribe iisar waa iga codsi.