Sidee Facebook Ad Loo Sameeyaa OO waxkasta loogy xaysiisyaa Facebook

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 30 вер 2024
  • course.strives...
    Halkaan course dhameystiran ka qaado
    Kuso biir facebook group.
    / 1061941584322210
    Baro sida wax loogu xaysiiyo Facebook sida Local Business Ama Dropshipping
    Halkaan Ka daawo cashro dhameystiran
    • Sidee Loo Bilaabaa Dro...
    halkaan iska diwaangali hadaad rabtid Inaad Baratid Digital marketing skills
    shariifacademy...

КОМЕНТАРІ • 80

  • @essemohamedfidowfarey2525
    @essemohamedfidowfarey2525 3 роки тому +5

    runtii wanoo hagarbaxday waxkudhiba allh kumatuso greate teacher

  • @afifmohamedtaj
    @afifmohamedtaj 3 роки тому +2

    Asc mo.limuu aniga waxan leyhy facebook page oo 10k followrs leh waxaana joga south africa lacag ayan rabaa inan ka sameyo ee ma iga caabin kartaa

  • @maawelocaruur
    @maawelocaruur 3 роки тому +4

    asc ustad waxaan kaa codsanayaa inaa iga caawiso clickbank sidaan ugu samen lahaa affiliate marketing ..iyo mesha ugu fiican oo aan ka keenayo customerka iibsan lahaa ...wayo facebooke ads lacag waaye websitna lacag waaye ..

  • @B.B.A_55
    @B.B.A_55 2 роки тому +4

    Walal albab kasta oo ka xiiran Allah hakuu furo murugadana farxad hakuuku badaalo Aamiin subscribe iisaar ❤️💕

  • @umoanwarumoanwar5519
    @umoanwarumoanwar5519 3 роки тому +2

    Ar.hooyo.talefonkaada.ma.igu.caawini.kartaa.kheer.alaha.ku.siiyee

  • @bulshobile4221
    @bulshobile4221 4 роки тому +3

    Asc sxb sharif sidee ugu shaqaystaa
    Dijital marketin

  • @somtechacademy
    @somtechacademy 3 роки тому +8

    m.a wll waa kahelay tutorialkan waxaa no soo bandhigtay cashir aad muhiim ugu ah businesska wad kumahdsantahay hore usoco 🙏🙏🙏

    • @ShariifStriveAcademy
      @ShariifStriveAcademy  3 роки тому

      so dhawow walal

    • @moderninformation7931
      @moderninformation7931 Рік тому

      @@ShariifStriveAcademy macalin playlist noo samee si casharada intii isku nooc ah ba khaanad looga helo. Taas oo sahlaysaa in casharada si fudud loo helo waliba dad badan

  • @peace2490
    @peace2490 3 роки тому +3

    wax badan baa noo faaidaysay sxb

  • @fahadshakir8897
    @fahadshakir8897 3 роки тому +3

    macalin xagaan kala so xidhiidh

  • @Voiceofnimcaan
    @Voiceofnimcaan 3 роки тому +4

    You are great bro. Keep it up. Formidable knowledge man shaa allah

  • @ziiziahmed7741
    @ziiziahmed7741 4 роки тому +3

    Ninkan waa ehlu sharaf ino hagar baxay
    Facebook adds ma waxan ku xaysysin kartaya pages ama companies ganacsiyadoda?

  • @abdifatahmohamoudomar1541
    @abdifatahmohamoudomar1541 3 роки тому +2

    hal mid baa ka tagtay ustaad oo ah qaabka aan lacagta ku bixinayno mhdsnid

  • @bancadestudiomusic7368
    @bancadestudiomusic7368 3 роки тому +2

    Casharkan awgii subiccreb ayan kugu zaray

  • @jamiilomaxamed7255
    @jamiilomaxamed7255 2 роки тому +1

    Asc

  • @cabdikhaamiri9012
    @cabdikhaamiri9012 4 роки тому +2

    Asc shariif waxan ahay friends cusub wanaad Ku mhad santhy cashirada aad nooso gudbiso jirayna usoco Pro♥️♥️👍

  • @suhaypabdirahmaan
    @suhaypabdirahmaan 5 місяців тому

    Nio zxp waxa caadi ukala saar saar oo waxa qoraalka markaaga ugu horaysa qor dadbadanbaan qori garanayne

  • @aaminaxuseen6719
    @aaminaxuseen6719 4 роки тому +2

    Waad mahad sanid tahy waxan inaad barto xirfadahay ee sidee ku barankaraa ustaad

    • @ShariifStriveAcademy
      @ShariifStriveAcademy  4 роки тому

      walal wax kasta waa iskuday maantay dunid halkaas ayey u socotaa qofki maantay bartaahu bari asga ayaa loo baahanayaa inshallah casharo badan ayaa so diyaarinayaa oo aad ka barankarid channelkan

  • @mawlidhassan2765
    @mawlidhassan2765 3 роки тому +2

    Macalin lacag la aan .akushaqeenkadaa facebook ads

  • @sirdoon1
    @sirdoon1 3 роки тому

    codka nio iska hagaaji ma microphone ayaad weyday imika muuqalkani waa khasaare dib u soo gali

  • @mursalxasan6109
    @mursalxasan6109 3 роки тому +1

    Zxp waxaan duunayaa in aan bilaabu

  • @produceribro6204
    @produceribro6204 3 роки тому +1

    camuuu dadkaaga waa loo hagar baxaa hadaad rabto inaad wax barto looma bood boodo imika wan daawaday vidio gaaga lkn facebook business horaan u laha marka qofka basse ka hoose ayan laga dhisa meesha la iska rajis gareeyo uma aad tilmaamin lead ayuunbaad ku booday but keep going on fake

  • @fadumomohamed4731
    @fadumomohamed4731 4 роки тому +2

    Meesha lagaa helayaa

  • @daacadyare321
    @daacadyare321 4 роки тому +2

    Niow xaysiimaha sida loo sameeyo noo sheeg bal bilwga kazoo biloow fadlan

    • @ShariifStriveAcademy
      @ShariifStriveAcademy  4 роки тому +4

      haye walal casharo kale oo tixane ah ayaa noo soo wadaa marka inshallah ila soco

  • @ابنالدهب-ت3ر
    @ابنالدهب-ت3ر 3 роки тому +1

    Sxp sidee international card loo sameeystaa

  • @inacali9465
    @inacali9465 5 місяців тому

    ustaad maad mobile ku samaysid

  • @akfarah9249
    @akfarah9249 3 роки тому +1

    Thanks sxb sidee losameystaa account

  • @mahmoudamoudi7100
    @mahmoudamoudi7100 3 роки тому +1

    asc lacagta ugu yar meeqowaaya

  • @axmedmaxamuud1615
    @axmedmaxamuud1615 4 роки тому +1

    maxaa kugu kalifaaya mar hadii aad goaansatay inaad dadka wax u faaidayso hadana inaad waxyaabaha qaar aad qariso ?

    • @ShariifStriveAcademy
      @ShariifStriveAcademy  4 роки тому +3

      so maxay kuu faaideyneysaa inaad aragtid personal ama business credential accounts taaso aan adigan waxba kuu tareyning laga yaabo iney tahay wax aan u wanagsan Facebook ads accounts ama against certain policy hadii aad channelka la socotid run ahaanti waxkasto aan rabo inaan dhaliyada la wadaago waxba uma reeban oo waxaan dadka loo share gareen ayaan la wadagaa dadka qaarkood way dareemi karaaan lkin still dadka qaar ayaa wali si kale u arka.

  • @laish2458
    @laish2458 4 роки тому +2

    mahadsanid ustaaad

  • @Sir____88
    @Sir____88 8 місяців тому

    Ustaadi soo noqo

  • @Islaam252
    @Islaam252 7 місяців тому

    Wcs

  • @cabdiqanimoh5391
    @cabdiqanimoh5391 3 роки тому +1

    Shariif walaal codka noolee lama maqlee wallo

  • @zakimx
    @zakimx 4 роки тому +2

    Ustaadkeygi mahadsanid

  • @apdysalanko7027
    @apdysalanko7027 4 роки тому +1

    aniga waxa an ka rapa meela kaala so xariiro si aad igu faaideyso walalkeyga weyna

  • @rishboo6791
    @rishboo6791 Рік тому

    Rxweyn

  • @abdulwahabali2850
    @abdulwahabali2850 2 роки тому

    korsada maku jurta ingner softwer walal ?
    fadlan jawab aan ka helo walal

  • @فاطمةعيسى-ع8د
    @فاطمةعيسى-ع8د Рік тому

    Mashaallah guuleyso wll waa cashar muhiimah❤❤❤❤❤

  • @abdirizakosman8285
    @abdirizakosman8285 2 роки тому

    Thanks eng wax badan kafa iday Alle Ajar haksiiyo

  • @abdulwahabali2850
    @abdulwahabali2850 2 роки тому

    macali wan ku salmay ado raali ah mano sheegi karta mel aan kala so xariirno wayo dad waxa jiro visa kar heysan oo u bahan korsoyinka jawaab please

  • @fadumomohamed4731
    @fadumomohamed4731 4 роки тому +1

    Waan fahmi lanahay

  • @dimplequeen6297
    @dimplequeen6297 2 роки тому

    Kawaran hadaan rabo in aan sheeyo kale xayaysiiyo ma page cusub baan samaynaya mise waa laga badali karaa wll?

  • @muhiimchannel3859
    @muhiimchannel3859 3 роки тому

    Asc wll waa majadsan tahay lkn wlle waxad fahfahisaa sida looga baxayo lacagta

  • @omarhirsi2997
    @omarhirsi2997 2 роки тому

    Maan shaa allaah ustaad cashirada noo soo badi

  • @salmadeeq
    @salmadeeq Рік тому

    Mnsha allah mhdsanid wll

  • @AhmedMohamed-zk9cj
    @AhmedMohamed-zk9cj 3 роки тому

    Codkaga wuu hoseyaa ee kor u qaad

  • @ruqiyaabdurahman8654
    @ruqiyaabdurahman8654 3 роки тому

    ustaad codkaaga wuu gaaban yahay

  • @codkashacabkageeskaafrica2333
    @codkashacabkageeskaafrica2333 3 роки тому +1

    Asc sharif

  • @azoow
    @azoow 3 роки тому

    cabdinasir walaal aad iyo aad ayaa u mahadsantahay ilaah hakaa awaal mariyo sida aad walaalahaa somaliyeed wax ugu faa`iideyneysi...ilaah ajir badan hakaasiiyo walaalkeen..guuleyso marwalbo..

  • @umuruqiya6301
    @umuruqiya6301 3 роки тому

    Mahadsanid walaal

  • @Abdirizak12428
    @Abdirizak12428 4 роки тому

    Asc walle aad baan kugu bahnaa ee xakee kalaso xariiraa

  • @moocadde1563
    @moocadde1563 4 роки тому

    Mhdsnid macalin sida wngsn noogu faaideyso

  • @safahassan7860
    @safahassan7860 3 роки тому

    Walo instgtram kama so hadle sid

  • @abdinasirroble8175
    @abdinasirroble8175 4 роки тому

    Waxaan eng shariif ubaahanahy in la iga caawiyo
    Website loohabeeyo video sogeliso baahneey