ONLINE KA SHAQAYSO IYO SIDA XAYAYSIIS FACEBOOK AD LOO SAMEEYO

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 вер 2024
  • Muuqaalkan waxaan idinkula wadaagaya 3 process aan maro marka aan online wax ku iibinayo iyo sida tusaalaha aad u samayn kartaan idinkuna. Sidoo kale qaabka Facebook ad loo sameeyo ayaan idiinku sharaxaya.

КОМЕНТАРІ • 53

  • @ZakariyeCaawiye
    @ZakariyeCaawiye  11 місяців тому +17

    Jimce wanaagsan fadlan Like & Subscribe saar 👍🏽

    • @abdirahmanjboy7770
      @abdirahmanjboy7770 11 місяців тому

      Sakariyow xog baan kaaga baahna inaad rag igu xidho ayaan rabay marka nio meel aan kala so xidhiidho iso reeb wll shukran

    • @zuhaybrealgoat6689
      @zuhaybrealgoat6689 11 місяців тому

      wll zakariye ugu horeyn waan ku salaamay marka xiga waxaan rabay inaan talo kaa qaato marka wll Whatsapp kaga ma heli karaa 👋

    • @xamdicabdullaahi1933
      @xamdicabdullaahi1933 11 місяців тому

      Waxaad soo sameysaa sida facebook lacag looga sameeyo adoo somaliya jooga

  • @cabdalemohamud917
    @cabdalemohamud917 11 місяців тому +1

    Madax sare tay zakariye Abdale Alle haku barakeeyo Wll big respect my brother allaya cisak wll

  • @Cadceed23
    @Cadceed23 11 місяців тому +1

    Thanks bro Zakeriye Abdullahi Ali full respect 🙏

  • @sulthanawil
    @sulthanawil 11 місяців тому +5

    Full respect 👏

  • @amiraturkish9307
    @amiraturkish9307 11 місяців тому +4

    U deserve everything bro😍

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman5828 11 місяців тому +1

    Mashallah Mashallah mahasanid mudane

  • @mssworld2023
    @mssworld2023 11 місяців тому +3

    Well done ❤

  • @AhmedadanAli
    @AhmedadanAli 9 місяців тому

    Full respect we need more like u❤❤❤🎉🎉

  • @mudalibhaarin5542
    @mudalibhaarin5542 11 місяців тому +1

    Sxp Zakariyaw ilahay haku sharfo wax badan baad nabartay waliba sifarii ah

  • @Ali-z7o3c
    @Ali-z7o3c 11 місяців тому

    Thanks my brother JKQ

  • @shaqaleaxmed3514
    @shaqaleaxmed3514 11 місяців тому

    Nosoo badi muuqalada nooca zxp shugran 🎉

  • @nafisaali8689
    @nafisaali8689 11 місяців тому +2

    MAANSHA ALAAH abaryer🏆🏆🤲🏼🤲🏼

  • @mahamedidris7009
    @mahamedidris7009 11 місяців тому +1

    الله يبارك فيك..

  • @cadaanimedia3896
    @cadaanimedia3896 11 місяців тому

    Waa saaray sxb ragga kuu joogo qeebta soo dhaweynta iska bedel

  • @ahmedupdirahman
    @ahmedupdirahman 11 місяців тому

    Mansha Allah Mhdsnd Wll Sakariye

  • @horumardaneeye6077
    @horumardaneeye6077 11 місяців тому +1

    Mhdsanid wll❤🎉🎉🎉

  • @khalidahmed77165
    @khalidahmed77165 11 місяців тому +3

    Mnsh Allah Ustaad Alle Haku jeclaado
    Lkin camera aad muuqaalada ku duubto ila wadaag adoo mahadsanid Ustaad

    • @ZakariyeCaawiye
      @ZakariyeCaawiye  11 місяців тому

      Aamiin walal dhamaanteenba waxaa ladhahaa Canon eos m50 mark 1 balse lense ka ayaa yara qaali ah Sigma 16mm lense ladhaho

    • @khalidahmed77165
      @khalidahmed77165 11 місяців тому

      Jazakallah kheyr

    • @clahiraxman7723
      @clahiraxman7723 11 місяців тому

      @@ZakariyeCaawiye wllo jazaakallhu khayran sida alipapa badeecad looga soo iibsado ayaan ubaahanahy wllo

  • @najaxmohomedabdi5567
    @najaxmohomedabdi5567 11 місяців тому

    Shukran wlo wlhi wx yaabo badan ka faaiiday alle haku barkeeyo

    • @ZakariyeCaawiye
      @ZakariyeCaawiye  11 місяців тому

      Aamiin walal dhamaanteenba shukran walal

  • @galad-tube4480
    @galad-tube4480 11 місяців тому +2

    Wll wad mahadsan tahay lkn walal cilad baa iga heysata fb advertising ka waayo fb ayan sameyey primer bank wan ku xiri wayey adds kana wuba iga diday vedio bilow ilaa dhamad ah hadad noso dubi karto wan kaga mahadcelin laheyn

  • @future22390
    @future22390 11 місяців тому +1

    M.a brother❤

  • @bishiali1671
    @bishiali1671 11 місяців тому

    Sakariyoow wllo iga caawi sidan digaag kenya somaliya ku keeni lahaa

  • @CawilGoobaa
    @CawilGoobaa 10 місяців тому

    Wll lashaqeeya bulshadiisa

  • @daawoshow3541
    @daawoshow3541 11 місяців тому +1

    Sxb online business 😊 noo soo badi

  • @idil_onlion
    @idil_onlion 11 місяців тому

    Thanks walal

  • @jeeni-goroyo5354
    @jeeni-goroyo5354 11 місяців тому

    Mahadsanid wll

  • @iidismailgaur
    @iidismailgaur 11 місяців тому +1

    Wax badan ayaan ka faaiidey channelkaga Kheyr hel walal

  • @waanochanel4304
    @waanochanel4304 11 місяців тому

    Wllow mashinka salida ayaan raba

  • @user-zf4yv3qt7r
    @user-zf4yv3qt7r 11 місяців тому

    Waa imisa buugu wll

  • @AhmedAli-qg5bi
    @AhmedAli-qg5bi 11 місяців тому

    Walaal US ayaan joogaa seen ku heli karaa bugan

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 11 місяців тому +1

    Hawl adag ayay u baahantahay

  • @mssworld2023
    @mssworld2023 11 місяців тому

    Wlalo ganacsiga yar yar kaso hadal wayadan kama heyne zakariyow khyr hele

  • @BahsenMohamed
    @BahsenMohamed 11 місяців тому +1

    🎉🎉🎉🎉🎉

  • @caaishacuud819
    @caaishacuud819 11 місяців тому +1

    Walaal sakariye waa mahadsanidtahay lkn waxaan si deg deg ah ugu baahanahay greenhouse lkn card bank malihi
    Lacagta waa diyasar $30
    Ila soo xiriir wll zakiyow

    • @ZakariyeCaawiye
      @ZakariyeCaawiye  11 місяців тому +1

      Waa si wanaagsan walal halkan nagala soo xidhiidh adoo magacaga xusaya iyo fariintan ☎️WhatsApp :wa.me/message/VONE72HUQTIKA1

  • @said-dd1wb
    @said-dd1wb 11 місяців тому

    Sakariye wali codkaagu waa nagu yarhaya

  • @suhaybabdillahi5120
    @suhaybabdillahi5120 11 місяців тому

    Street food ganacsiga kso wrn

  • @abdirahmanmohamedabdullahi8195
    @abdirahmanmohamedabdullahi8195 11 місяців тому +2

    Gental agreement

  • @upliftmee
    @upliftmee 11 місяців тому

    M.a

  • @zuhaybrealgoat6689
    @zuhaybrealgoat6689 11 місяців тому

    Muuqaalkan waa i anfacay

  • @khalidilkacase14
    @khalidilkacase14 11 місяців тому

    👏

  • @hassanaadan2963
    @hassanaadan2963 11 місяців тому

    Ustaad buug app store ka malaga helaaa

  • @halbeegtrading7632
    @halbeegtrading7632 11 місяців тому

    Walal Caajis ayaa ka muuqda isku day inaad Energy Badan isticmaashid otherwise so boring

  • @shortsRecap4321
    @shortsRecap4321 11 місяців тому

    😮😮😮

  • @cumaryuusuf8881
    @cumaryuusuf8881 11 місяців тому

    Lascanood ma yaalaa bugaasi

    • @ZakariyeCaawiye
      @ZakariyeCaawiye  11 місяців тому

      Walal xarunta kuugu dhow uu yaalo waa Garowe