Hollywood iyo Qorax joogto

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 лют 2025
  • Waa maxay farqiga u dhexeeya HOLLYWOOD iyo QORAX JOOGTO?

КОМЕНТАРІ • 121

  • @SolaPortal
    @SolaPortal  3 роки тому +37

    Waxaan aaminsanahay wadan la dhiso micno keeni maayo, waa dadka in maskaxda laga dhisaa si aan aduunka ula jaan qaadno

    • @nasragore8278
      @nasragore8278 2 роки тому

      Aboowe inta adoo kale wax fahmaayo wey yartahay🙏

    • @nasragore8278
      @nasragore8278 2 роки тому

      ii nooloow walaalkeey casharka romantika markaa sharaxeysid waa ku haasta😂

  • @What-hy4bc
    @What-hy4bc 3 роки тому +13

    Your program is very helpful to a lot of people

  • @verygoodboy5724
    @verygoodboy5724 2 роки тому +3

    Thanks Teacher 😊 we need to train our society

  • @xadaana
    @xadaana 3 роки тому +9

    Thanks Istaad waan kugu daydaa, waxbadan oo khalad aan gali lahaa ayaan kaa faa'iiday.

  • @hdnabdi8302
    @hdnabdi8302 3 роки тому +4

    Thanks this is much needed cashar,

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 3 роки тому +5

    Most of your vedeos are very useful

  • @khadarhassan4366
    @khadarhassan4366 3 роки тому +7

    Macalinkeena Mahadsanid❤🥰❤

  • @mursalmuusecabdullaahi9344
    @mursalmuusecabdullaahi9344 2 роки тому +1

    Sola portal many thanks dear instructor🙏

  • @Osman-zf9xm
    @Osman-zf9xm 2 роки тому +1

    46 daqiiqo aadbey iigu yaraatay
    Jazakallah macalin waxbadan ayaan ka faaiday

  • @sayless2716
    @sayless2716 2 роки тому

    Arimo aad u muhiim ah ayaad taabatay, waxaana ku faraxsanahay in aad ii xaqiijisay in sida Hollywood u noolaadaan ina waligee u noolaay. Marka maanta waxa laga bilaaba waxan codsanayaa in team Hollywood si official ah leygu soo biiriyo ( hadaad dooneyso cadeemaheeda diyaar ban u ahay in aan la imaado)
    Mahadsanid in badan.

  • @libansidow3326
    @libansidow3326 2 роки тому +4

    Qof Wehel haysto ma Lumo Walaalkeen Cabdinasir Waxa uu ka mid yahay Dadka aan weheshado waana nin lagu kalsoonaan karo Allaha Ku Dhawro Walaal wax badan ayaad kusoo kordhisay Soomaalida waxaa tahay nin Smart ah Mahadsanid

  • @deeqa2700
    @deeqa2700 3 роки тому +3

    Waxbadan baan ka faidanaa muqaladaada waan dawadda dhamaantod qaabka sharciyada ayaan kaa faiday wax badan hore usoco team solo portal baanu nahay mar walba

  • @yaasiryaasir2353
    @yaasiryaasir2353 2 роки тому +1

    Baravo Baravo 👏👏

  • @viralthings4379
    @viralthings4379 2 роки тому +3

    Thanks sola portal for your information now I truly became an Hollywood

  • @dhagayare
    @dhagayare 2 роки тому +1

    thanks teacher

  • @Sahan12341
    @Sahan12341 3 роки тому +2

    😂😂sidii geeli ha uraamsanina dheh qaraaram qaraaram 🤣🤣waa runtaa 👍👍👍

  • @ismahanaden57
    @ismahanaden57 3 роки тому +1

    Shukran ya ustad

  • @amuunnageeye2901
    @amuunnageeye2901 3 роки тому +1

    Thanks walaalkey c naasir Waan rajeynaa rag badan iney waanadaada waateen

  • @AbdifatahJama-r9s
    @AbdifatahJama-r9s 10 місяців тому

    Mahadsanid macalin.

  • @sidiabukar302
    @sidiabukar302 3 роки тому +1

    Walle been madan sheegin
    Tababaar aad uu muhiim ah dhan kasto
    Waa lo bahanyahay.
    Cilmiga inla barta oo aad kotrosha naftada marwalbo..
    Allow amuraha sahal.
    Mahadsanid.

  • @mohamedyuusuf3303
    @mohamedyuusuf3303 3 роки тому +1

    Qorax joogto walle caadi maaha mahadsanid Prof sola

  • @CUMARXAASHIHIRAABE
    @CUMARXAASHIHIRAABE 2 роки тому +1

    Mahadsanid ustad.

  • @aminohassan4104
    @aminohassan4104 3 роки тому +5

    Waan jecelahay inaan dhageysto hadalkaaga 👍👍👍👍👍👍

  • @mohamedabdullahi3187
    @mohamedabdullahi3187 3 роки тому +3

    Wax badan oo wanaagsan baad nala wadaagtay macalim mahadsanid.

  • @faro414
    @faro414 2 роки тому

    Masha Allah waa barnaamij fiican oo waxa aad sheegtay badan kooda waaba dhaqan kii Rasuulka.
    Waa talo wanaagsan oo qaadasho leh hadeey Soomaalidu wax maqlayaan.
    Hollywood ayagana ha ka saaraan labiska iyo parfumada ey xirtaan nimanka xun productyada sida Giorgio Armani iyo kuwa la midka ah..
    99% waa very good advice.

  • @viralthings4379
    @viralthings4379 Рік тому

    32:53 Hollywood men say babe not bayb that's right Abdinasir thanks for the precious information, now i believe i'm an Hollywood after a year of hard work

  • @Nacafo5
    @Nacafo5 2 роки тому +3

    Hhhhhhhh walle kuwo badan oo Qorax joogto ah ayaa asxaab la ahay 🤣

  • @hoosinmedia671
    @hoosinmedia671 3 роки тому +1

    Mashalah solo dhalinyaradu aad ayey ugu baahaan tahay

  • @jamaalsiidcumar1826
    @jamaalsiidcumar1826 3 роки тому +1

    ماشاء الله تبارك الله شكر لك

  • @maxamedbulxammaxamedbulxam8674
    @maxamedbulxammaxamedbulxam8674 3 роки тому +1

    Masha Allah sxp Allah haku xafido asc

  • @doctorabdulkadirmuhamedhas5273
    @doctorabdulkadirmuhamedhas5273 3 роки тому +2

    Waa kaftan waana faaido .

  • @hawaartomusicchanel866
    @hawaartomusicchanel866 3 роки тому +1

    Aad iyo aad arin lobahanyahy ayad ka hadashay runti dadkeyna in sida lo tababaro wa wax ad muhiim u ah mana oga dadkeynu ficilada nucas ah in bulshada dhexdeda kuwanagsaneyn oo an war lo heynba thanks MR SOLA

  • @jaamicijabriil8392
    @jaamicijabriil8392 2 роки тому +1

    Thnks✅✅✅

  • @barashadakorontada6236
    @barashadakorontada6236 3 роки тому +1

    Thanks ustaad

  • @Hareedo
    @Hareedo 3 роки тому +1

    😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁thanks macalin wa iga qoslisay wallahi

  • @xayleabdi44
    @xayleabdi44 2 роки тому

    Thank you

  • @kbpost6947
    @kbpost6947 3 роки тому +1

    video kale nooga soo samee waa cashar muhiim ah

  • @baronyare6747
    @baronyare6747 3 роки тому +1

    Thank you abdinasir

  • @allwar236
    @allwar236 3 роки тому +1

    Walaahi caawo feeraha I xanuunay saa uqoslaayay ninyahoow solo 10 sano waxaa ka hadlaayay ayaa maanta ka hadashay

  • @lulshire7831
    @lulshire7831 3 роки тому

    walala candinasir wala haya wa ruunta bisinka shaqo wanagasan u hasa u mada somalia ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @Chanel_1-0ne
    @Chanel_1-0ne 3 роки тому +5

    Prof
    Web 3.0
    Mxd u soo hadal qaadi la dahay
    Please

  • @koosjama4890
    @koosjama4890 2 роки тому +1

    ❤🇸🇴

  • @nuturerelaxationlptv1912
    @nuturerelaxationlptv1912 3 роки тому +1

    Waxada information nagasisa IP capital

  • @barashadakorontada6236
    @barashadakorontada6236 3 роки тому +1

    Well come

  • @xurbiyexariif9125
    @xurbiyexariif9125 3 роки тому +2

    Aad iyo aad sida hooyo wanaagsan ilmeheeda u tarabiyayso ayaad ula hadashay

  • @Whohah-s2p
    @Whohah-s2p 3 роки тому +3

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 manshalah saas weye

  • @abdiazizmohamed5935
    @abdiazizmohamed5935 2 роки тому +2

    Great influencer 😂

  • @user-gb1tn3cn2b
    @user-gb1tn3cn2b 3 роки тому +1

    Wow aad baan oga helay

  • @sahraisaaq7464
    @sahraisaaq7464 3 роки тому

    Walahi waa wax muhiim eh waa arkey dad saas sameynayo

  • @nabadoonka6649
    @nabadoonka6649 3 роки тому +1

    Qoskii baa iga dhamysay wallhi 😄😄

  • @Gedibabu
    @Gedibabu 3 роки тому +3

    Futashaaari oh no no 😂😂😂😂 daacadaa u qoslay wlhi 18:05

  • @ashaoali8020
    @ashaoali8020 3 роки тому +1

    CABDINASIR CISMAACIIL SOLA SALAAN SARE LEGENDARY

  • @xabiiboahmed9847
    @xabiiboahmed9847 3 роки тому +2

    Oday Wax Badan OG Waa Kula Socdaa Paapa

  • @mohamedsayid2899
    @mohamedsayid2899 2 роки тому

    walhi cashir aad u muhiimsan bixisay
    wax badan ka faa iidau

  • @ashajama4594
    @ashajama4594 3 роки тому

    Waatallooyin fiicN isla markaana kaaqoslinaysa thkz

  • @juleibibade
    @juleibibade 3 роки тому +3

    Abdinasir Sola Sxb Mcn Inta I Dhibeysay Oo Dadkan Aan Ka Badali Waye 😂😂😂 Aya Carabka Ku Dhufatay Dhalinyarada Maskaxda Ka Dhis Guuleyso Gudomiye

  • @hassanahmed898
    @hassanahmed898 3 роки тому +1

    Perfume-yada magacooda noo soo qor Macalin abdinasir Solaportal, (Lady killer)

  • @cabdiqaadircirro228
    @cabdiqaadircirro228 2 роки тому +1

    😂🤣🤣🤣🤣

  • @mahadwadnaqabad731
    @mahadwadnaqabad731 3 роки тому +1

    casharkii loo bahnaa

  • @hassanahmed898
    @hassanahmed898 3 роки тому +1

    Xataa musica waa Hollywood

  • @daimentraymi7962
    @daimentraymi7962 Рік тому

    😂😂😂😂

  • @abdullahiahmed9370
    @abdullahiahmed9370 3 роки тому +4

    Waa degree dhameystiran oo anshaxa ah, dad badan qosol Iyo kaftan U maleynyaa jiro, sabbtio ah mafahamsana.

  • @doctorabdulkadirmuhamedhas5273
    @doctorabdulkadirmuhamedhas5273 3 роки тому

    Absult taa waa xaqiiq abti abdinasir

  • @dhemanduceysan3255
    @dhemanduceysan3255 3 роки тому

    WC WR WB WLLE SOLA ALLAHA KU XAFIDO

  • @nasramohamed8107
    @nasramohamed8107 2 роки тому

    Sol maxa isku tihin afyare ismail

  • @fahmoraage1493
    @fahmoraage1493 3 роки тому

    Walal gabdhaha kasohal
    Wanna mahadsentahay

  • @c.samedismaaciil-khadar6584
    @c.samedismaaciil-khadar6584 2 роки тому

    Illahay baan kugu dhaariyee fuudo-shaari maxaad uga jeedaa Macalin.
    Ma fahmin walaahi

    • @maammeee
      @maammeee Рік тому

      Waa Dhar Walaal Sida Suitka oo kale ah Shaati iyo Surweel isku jooga wadankii baana laga xirta

  • @fahmoraage1493
    @fahmoraage1493 3 роки тому +1

    😀😀😀😀😀

  • @abdullahimohamedomargaab4388
    @abdullahimohamedomargaab4388 3 роки тому +1

    kkkkk good points wlhi

  • @nasragore8278
    @nasragore8278 2 роки тому +1

    Soola caadi matihid🙏

  • @arafoffcguumays6596
    @arafoffcguumays6596 2 роки тому

    Tuula buuryaqab ka waran ayadan jooga👀

  • @mngames514
    @mngames514 2 роки тому

    Macawista waa wax fcn ugas wadanka hadi aan jogno macawista xafada kujoga wa lama tabtaan ugas wax weyn ban ka faide

  • @mohaqani1041
    @mohaqani1041 10 місяців тому

    18:07😅😅

  • @ahmedabdiwahidnur9147
    @ahmedabdiwahidnur9147 3 роки тому +1

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @Happy-go-l
    @Happy-go-l 3 роки тому +2

    Abdi nasiroow waxii iigu darnaaa waxey aheyd markaan xamar Airport tagay gabadhii passport officer ka aheed oo xajo kaa bajaqsiineyso aay fadhiso passport check desk waliba afka xajada aay banana taalo I was so disappointed with somali people walahi qaladkanana hoyoyinka ayaa leh oon ilamahooda aan soo barin aqlaaaqda nolosha.

  • @saladmohamed6429
    @saladmohamed6429 2 роки тому

    Hollywood iyo sunana waxbaa uxaxeeyo ida aan u,aqano sola

  • @sayidiincasayr1554
    @sayidiincasayr1554 2 роки тому

    Sxbow soola maxaad karabtaa BUURTINLE tusaalayaal badan baad kusooqaadatayee

  • @u.j7332
    @u.j7332 3 роки тому

    Bagaad runta ugu sheegtay nimanka caloosha wayn ee hadana isu haysta in ay rijaal yihiin

  • @maxamedascguuleed1184
    @maxamedascguuleed1184 3 роки тому

    Asc

  • @larsoncabdi8381
    @larsoncabdi8381 3 роки тому +1

    Hhhhhhh

  • @ahmedmohamoud3974
    @ahmedmohamoud3974 3 роки тому

    Dalk iyo dadkuba labaduba waa muhiim in ladhisaa arrintaana waxaa u xil saaraaran dowladaha la doorto ayaguna meesha way ka maqanyihiin ama kuma baraarugsana in la helo dad sidaadoo kale ah waa muhiim dawladnimadana faham ayey u tahay

  • @somcana
    @somcana 2 роки тому

    Maad diinteena dhahdid hollywoodlaysee.

  • @samelag6599
    @samelag6599 2 роки тому +1

    Hhhhhhhh

  • @mohamedhashi5290
    @mohamedhashi5290 3 роки тому

    Macalin qola kasoo xanajiyay filayaa

  • @alimire2
    @alimire2 3 роки тому +1

    Lakiinse Sola mafahamsatay in eey jirto allergic ku saabsan waxa hadda aad adigu u sameeyneeyso iidheehda ???😏🤥

  • @ahmedmohamoud3974
    @ahmedmohamoud3974 3 роки тому +1

    Manta qosokii ayaad iga dhamaysay lakiin inkasto musigii dabacsanaa aad badashay hadana waxaad soo jeedisay cashar qaymo iyo fa'ido somalida u leh waxaan rajaynaayaa inaad joogto ugadhigto

  • @malabsida8735
    @malabsida8735 3 роки тому +1

    🤣🤣🤣 lol.

  • @fartunadamchannel1971
    @fartunadamchannel1971 3 роки тому

    🤣🤣🤣🤣

  • @mareegtaxogaha376
    @mareegtaxogaha376 3 роки тому +2

    Hibo faneed iyo Ashqaraar codeed..
    ua-cam.com/video/KKUBjaQyges/v-deo.html
    Halkan kadaawo🙏♥️

  • @ahmedkhalif6747
    @ahmedkhalif6747 3 роки тому

    Hhhhh wallaahi shaka Cajiib ayaa ayaa mesha socota

  • @xurbiyexariif9125
    @xurbiyexariif9125 3 роки тому +1

    Kkkkkkkkkkk

  • @wadani2724
    @wadani2724 3 роки тому

    Ustaad waa sidee ma cryptocurrencigii ayaa crash xun ku dhacay oo odeyga wax yar qalqal miyaa ku dhacay ? Kaftan.Waa maxay Hollywood iwm aad sheegeeysid

  • @allwar236
    @allwar236 3 роки тому +1

    Kkkkkkkk

  • @abdirashidhussein3029
    @abdirashidhussein3029 3 роки тому

    STANDARD KAN AD KAHADLEYSO YA SET GAREYEY. HADII AN TEYDA SET GAREYSTO MIYAD IGU RAACI. ILA QAALA LAHI QALA RASULIHI MALIHIDE.

    • @Happy-go-l
      @Happy-go-l 3 роки тому

      Wax diinta kasoo horjeedo ma sheegin abdi nasir waa wax somaalida aay u baahan yahiin waa dad aan guryahooda lagu soo barin qaabka nolosha.

  • @sihaamelmi8188
    @sihaamelmi8188 3 роки тому

    Diinteena ayaaba inoo sheegtey

  • @mohamedyuusuf4571
    @mohamedyuusuf4571 3 роки тому +1

    qorax joogto xaal qaado hh

  • @hawaartomusicchanel866
    @hawaartomusicchanel866 3 роки тому

    Hhhhh

  • @4kgeneration
    @4kgeneration 3 роки тому

    Hhhhhh maantana ma sida wax loo cunaaa

  • @ciisehaji7616
    @ciisehaji7616 3 роки тому +2

    Hhhhhh wlhi cabdi nasir qosolkaa iga dhamaday caadi matihid dadkaa wax u sheegeyso waa somaali kkkk somaali ma dhaafaayaan tarenka Ama bas isku dhex aragtaan salaanta dhaa dheer & su aalaha deg degaa waa dabecad ma deynayaan kkkkk

  • @guuliyogobonimo
    @guuliyogobonimo 3 роки тому +1

    Dumarka arimahooda lagama hadlo
    Ninkan dhaqankena wu ku weenyahay