10 ka Astaan ee lagu garto hadii Gabadhu ay ku Jeceshahay.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 26

  • @LST25
    @LST25 3 місяці тому +4

    Soola Bodaar THE MI6 🇬🇧 Agent IN SOMALIA

  • @khadramahdi4116
    @khadramahdi4116 3 місяці тому +2

    jacayl Maxaa ladhahaa? jacayla afsomali miyaa? cashirkan waba fahmiwaayaye?

  • @ibnulbaadiyah4111
    @ibnulbaadiyah4111 3 місяці тому +2

    Ustaadii dropshiping
    Kasoo hadal.
    Shiid iwareeriyay jacayl tabartqy maahin

  • @ibtijah2747
    @ibtijah2747 2 місяці тому

    WALAALOW DAD JACEEL KASAAYO UGU SHEEKEE 10 WAXYAALOT MARKA WIILASHA YARYAR HA WALINA

  • @Rasheitt
    @Rasheitt 3 місяці тому +2

    Mahadsanid ustaad sola waala shaqeynoysaa dhan dhaqaale iyo dhan jaceylna

  • @sayidcali1303
    @sayidcali1303 3 місяці тому +1

    Maanta intaas anigo heesta aya burburiye ilaa hada wa ka shalaynaya oo way ijeceshahay ana wa jeclahay balse qalad dhankeega ka dhacay laso kaban wayday 😢😭💔

  • @FaadumaCusmaan-y1r
    @FaadumaCusmaan-y1r 2 місяці тому

    Walsall getaway

  • @FaadumaCusmaan-y1r
    @FaadumaCusmaan-y1r 2 місяці тому

    Walsall getaway

  • @Saydomar66
    @Saydomar66 3 місяці тому

    Hhhhh. Qaaaq

  • @FaadumaCusmaan-y1r
    @FaadumaCusmaan-y1r 2 місяці тому

    Asc

  • @bilana289
    @bilana289 3 місяці тому

    Gabadh keliya maaha lknse qofka ku jecel dumar/rag intaas oo Arimood wuu leeyahay qofka wax jecel

  • @somnews6954
    @somnews6954 3 місяці тому

    Khamaarku waa danbi marka lagu leeyahay been maaha..shaadh madoobaad noqonaysaa aakhirkana waxaan dhex fadhiisan haweenka ..kusoco

  • @suhaibfit6975
    @suhaibfit6975 3 місяці тому

    War nio jacayl iyo wxa ka bax oo Cyrpto kaso hadal Andimasir 😂😂

  • @Qamareeyshow
    @Qamareeyshow 3 місяці тому

    Thank you so much all waad ka runsheegtay, aqoonyahan iga dheh sola

  • @Adkavic
    @Adkavic 3 місяці тому

    Ar solow coin iyo shaqo a no qabil saned e mxa waye cashiradan cusub malmahan naag iyo jecel iyo wx anan mesha laga fa,iden waye e malmahan wixi market ka Update ka ah nala wadaag ustaad

  • @AbukarMDeerow
    @AbukarMDeerow 3 місяці тому

    Jaceyl ka Somalia wa waan Qooqne ma isku daminaa ee ma ahan Jaceyl Qalbiyan ah.
    Jirkaa isku baahan ta ayaa badan.

  • @abdirashidhaji3452
    @abdirashidhaji3452 3 місяці тому

    solo shaqadada waa crypto iyo stock ka daa howlaha kale

  • @Abdifitah1988
    @Abdifitah1988 3 місяці тому

    Maash allaah walal noso badi wax badan ayaa kafahmo walee 😂😂😂

  • @khalilalhuzari5729
    @khalilalhuzari5729 3 місяці тому

    Masha Allah macalin mahadsanid, Bal Raggana ka soo hadal.😊

  • @tocakitty1726
    @tocakitty1726 3 місяці тому

    Waa runtada aniga ayaa dacas leh wallhi ❤

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 3 місяці тому

    Masha Allah baraka Allah 💯 ❤️

  • @fatumaosman4305
    @fatumaosman4305 3 місяці тому

    Nimanka kaso hadal markoda

  • @Maxamed-tz3pw
    @Maxamed-tz3pw 3 місяці тому

    Mahadsanid ustaad

  • @Maxamed-tz3pw
    @Maxamed-tz3pw 3 місяці тому

    Ustaad sola

  • @Ayaan-9900
    @Ayaan-9900 3 місяці тому

    😢😢😢😢