reer burco iyo warsangali maxa kala qabsaday🤣🤣

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 15 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 205

  • @GjFy-c6d
    @GjFy-c6d 11 днів тому +13

    Waa dadwanaagsan warsangali daayaa reerburcow dhuxushu ceebmaha

    • @Onceuponatime-f7h
      @Onceuponatime-f7h 8 днів тому

      @GjFy-c6d
      Horta mahadsanid. Ogowse Dhuxusha Weli nama so gaadhin raggi cirka tegay ee la yiri Warsangeli wax noolba cun ama Awrki cirka iyo gabayadi HJ hore kaga yaabeen ee dee rag rag ahaa waan kula wadaagin
      Sida
      Ha'da gabay Ismail adaa
      Waayo hayn jiraye
      Anigana higaadiisii
      waad
      Iga helaysaaye
      Warsangeli hurin baa ka timid horiradisii
      Njmanki hawada raari jiray
      Baa soo hamaansadate
      Hamba gaban ah mooyee
      Isaaq wada humbaalye
      Ha herdiyo Hawiye soocan
      Iyo nimanka Haaruun ah

    • @GjFy-c6d
      @GjFy-c6d 8 днів тому

      @@Onceuponatime-f7h adeer waxaan aad kuhadaaqday wax kuu sheqeeyay maha manaan maqba wax ay sameeyeen ee sheeko jaahiliga jooji dhirtana hagubin anuu waxun ba maan kasheegin waxanad ahayn hasheegan

    • @Onceuponatime-f7h
      @Onceuponatime-f7h 8 днів тому

      @GjFy-c6d
      Jaahili for what?
      Taariikhdu waa wax qoran oo document ah oo registry ninka cad ee aad iska maqashaan yaala.
      Adersda ayuu ahaa
      Marki u lahaa
      Fanta Lu'la abaaraha
      Luluan ba'a iyo
      Leeleelka
      Allahoyow laftifa Reer Garaad(Reer Garaad Abdalle ee Warsangeli) ama Bah
      Jama Ziad ama Ina Ziad
      Maad u Laban laabtid
      Meanti Garr
      Meantii Gumeer
      Maalintii Garab Cad
      Iyo maalintii gurusameed
      Geela laga qaaday
      Iyo maalintii Darayga Goddan
      Ali la geylaanshay
      Intaas oo ay Arlada ay
      Gubeen
      Wow Garaad qabaye
      ALLOW NAGA GAR GAAR
      DUULKA WAA KUU
      GUDBOONAHAYE
      LE'GDANAYE ALLOW
      HAFHAXDA NOO MEERI
      Waa Warsangeli iyo Faraski
      Suunaaragiga Manaa waxa HJ
      Ilaah ka ashlateeyeen.
      21 Sano ayaa Warsangeli Daraawish iska
      Celinayey.
      Isaaq faan iyo been ragooda u kaalay
      Lakin waxba kama taqaaniin
      Ee meel fadhista
      Anigu Kuma caayin
      Kumana ceebayn
      Oo intaba idinka ayaa
      Laydinka jeeda
      Oo dad Sheikh iyo Sharif leg
      View ku raadinaya.
      Caruurtuna jahliga ka muuqda
      Waa wax idinku sabab u tihiin.
      Odayga wayn waa nin sharable
      Oo raggi hore ah

    • @Onceuponatime-f7h
      @Onceuponatime-f7h 8 днів тому

      @@GjFy-c6d
      Mohamoud Harti wuxu dhalay
      1. Mohammed Ama Hinjiye
      2. Iyo Ahmed ama Warsangali
      Nimanka Hinjiye mar ayey Daarood ugu xoog waynaayeen. Kun faras ayey isu keenteen iyo rag wada Hinjiye ah. Waxay oran jireen
      Ilahow Qaylo noo yeedhi meel ay ku duulaan iyaga oo raba.
      Waa raggi sida Warsangali, Gerri Koombe iyo Mareexanba ugu cad cadda kicinti
      Gaalomadow ama dadka Irir ka sheegta. Irir ma aha dad wada dhashay bal waa dadki dhulka Daarood ugu yimid. Hinjiye Waxa ka dhashay
      Awal Mohammed Hinjiye oo ay u dhowdahay
      Rerka dhalay Habar Awal. Gabadhas ina Awal dna wuxu noqday
      E-V32 oo ah midka Daarood ka iyo Hawiyaha iyo HJ iyo in Sacad Muse etc wataan.
      Waxa la yiraahdaa Ayyuub Isaaq iyo Habar Awalba way galeen oo rerkan u raadinaya mar hore ayey Arabia iyo Xero Isaaq Galeen.
      Waxa ka dhashay Riyo Marrin Daaje ninki keenay fekerka Colka Wadhaf ma lagu deyey. Waa raggi cunay iyaga Warsangali, Gerri Koombe
      Iyo Mareexaan ku Gaal Yufle, Gaal Weyte, Hadaaf iyo Highlaan ba.
      Ahmed Mohamoud Harti ama Warsangali wuxu Naanaysta kula baxay
      Marki u dagaal fool ka fool ah ugu baxay
      Gaal Waafle oo aha ninki Harti diley.
      Marki u faraski iyo Ahmed so noqdeen meeshi laysugu so baxay
      Oo la waydiyey
      Warsan?
      Ayuu warranki dhiigga lahaa dhulka geliyey.
      Warsangali ayaa u baxday wiilkas maalintas ka dibna hoos looma seegin ila u cirka tegay.
      Maalintas Rag Harti ahi waa qabili kari waayeen in ay awowe Harti u Aaran
      Waxa wax la qabanayyey Gerri Koombe Warsangali ga.
      Xabaalo Gerri xero Warsangali ayey ku yaalaan.
      Taariikhda Daarood ee Sanaag
      Waxaan wax yar idiin ka sheegayaaa Taariikhda Magaalada Badhan # Waxaa ku aasan Cabdiraxmaan Ismaaciil Jeberti ( Daarood) AHUN Haylaan oo ujirta 17 km Galbeed # Waxaa ku aasan Harti Koombe AHUN Ceelka Qacablehe oo u jirta 16 km Koonfur # Waxaa ku aasan Kablalax Daarood AHUN Daaman Caddays Koonfur Bari # waxaa ku Aasan Sade Daarood ( Mareexaan) AHUN Haylaan oo u jirta 18 km Galbeed # waxaa ku aasan Maxamed Harti ( Majeerteen ) AHUN Tukur Laaye oo u jirta 40 km Galbeed # waxaa ku aasan Moorasaante ( Maxamuud Harti) AHUN Xidda oo ujirta 32 km # Waxaa ku Aasan Moora Case ( Axmad Harti )AHUN Xas Kuyaal oo u jirta 24 km Waqooyi Galbeed # waxaa ku aasan Warsangali ( Maxamed Moorasaante) AHUN Xarbad oo u jirta 37 km # Waxaa ku Aasan Cumar Ibraahim Xamargale AHUN Rad kuyaal oo ujirta 28km
      #Odayga Komade ama Ugaadeen Wuxu ku aasan yahay
      Ceelka Labaaxdiile
      Labaaxdilow labaanu ahayn oo mid lala hadhay anna lay siga. Wuxu Badhan u jira 18km
      #SAEED HARTI ama Dhulbahante sida u Nirgo lagu xidh ilma Harti ugaga guuray
      Ma garannkaro meesha u ku aasan yahay
      # waxaa kaloo Badhan u jira 27 km Godka caanka ah ee Harti iyo caruurtiisu Daganayeen oo la yiraahdo GEEL KU QORAN. Waxaa godkaa ku xardhan far iyo sawiro raad taariikh fac wayn. Sida muuqata Badhan waa meel leh taariikh fac wayn dad ku abtirsada Daaroodkana waxay u tahay Dhulkii Awooweyaal, waa meel leh taariikh Dhaqan iyo Hogaamin fac wayn Dib ayaan Qor mooyin kale oo Taariikheed idiin ku soo gudbin insha allah
      Afeef:
      Middan odayadu meesha ay ku aasan yihin inkasta oo aan in badan ka aqan, haddana ma ahi ninka diyaariyey

    • @Onceuponatime-f7h
      @Onceuponatime-f7h 8 днів тому

      @GjFy-c6d
      You better not to call me names dude.
      This Troller tried to react my comment.
      Who is troller?
      troller هو شخص يحاول دائمًا إزعاج الآخرين
      المستخدم الذي يستفز الآخرين بشكل ضار
      To piss some one off.
      Trollerku waa nin/haween ama qof had iyo jeer isku daya inuu ka cadhaysiyo dadka kale. Madaama innagu muslim nahay, ma hubi karo in dadka noocaasi yihiin Sheitan الانس او الشياطين الجن.
      He/she is a typically an internet troller as he/she is trying to create
      un necessary quarrels or makes people he/she don't even know
      upset on the internet to distract them by positing inflammatory and off topic messages.
      Ha quudin internet trolls ka.
      Waa maxay internet troll?
      Xaalku haddu sida yahay wuxu mudan yahay in wax laga iftiimiyo si sharkiisa ummuddu uga nabad galaan. Maahmaah ama saying misuseka social mediaha ka hadasha ayaa waxay oranaysa (GIGO) or garbage in garage out.
      Haddii aad social mediaha inter facekiisa gelisid qashin waxa kaaga soo baxaya qashin kale. Macnaha haddii wax fican gashatid ama ku qortid, wax fican ayaa ka so noqonaya ama laga arkaya and vice versa.
      Diintenu maxay akhlaaqda ka tiri?
      Hadiith aya oranaya
      اذا لم تستحى فاصنع ما شئت
      Haddii aadan xishoonayn samay wixii aad doontid.
      الحياء زينة النفس البشريه، و تاج الأخلاق بلا منازع. و ايضا شعبة من شعب الأيمان التي تقود صاحبها الي الجنة. كما قال
      رسول صلى آلله عليه وسلم(الحياء من الأيمان، والأيمان في الجنة) رواه أحمد و الترمذي)
      Marka walaalayaal xadithka sare ku qorani wuxu qof kasta oo muslim ah baraya in
      Xayadu ama xishoodku tahay quruxdii ama siinadii nafta basharka, iyo Taajkii akhlaaqda iyada oo aan wax murun ahi ku jirin.
      Xishoodku waxuu sidas oo kale yahay nuur baxaya oo ka mid iimanka, nuurkaas iimanka ka socda wuxuu ku haga ama hogaamiya qofka janada eebe. Waxa weriyey Ahmed iyo Termedi.
      Sida Rasuulkii suubana yiri scws(Xayadu ama xishoodku waa qayb ka mid ah iimanka, halka iimaankuna janada yahay ama ku jiro ama ku geyn karoba).

  • @User-T-c2v
    @User-T-c2v 11 днів тому +8

    Sakriye thanks Yarka Warsangali so celi wa qosol qosol socda😂

  • @mohamudmohamed1517
    @mohamudmohamed1517 11 днів тому +4

    Aniga ah reer burco, wa suaal add u xun.
    Warsengli wa reer aad u wangsaan.

  • @sareedo8184
    @sareedo8184 11 днів тому +7

    Warsangeli wax noolba cun awrkii cirkana cid u diray😂
    War ragaas lama gaadhi karo maraykan Iyo ruush iyaga baray in meesha laga war doono waa tariikh qoran
    Somalidu waa inay ku faantaa

  • @JaamacAdheere-xm6xu
    @JaamacAdheere-xm6xu 11 днів тому +18

    Warsangeli waa boqortooyo aad u fiican

  • @abdiyusuf4049
    @abdiyusuf4049 11 днів тому +13

    War barasho wanagsan waa nafar warsangali ah oo mombasa adinka soo salaamaya

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 11 днів тому +11

    war warsangali waa reer goba daa laandheereyaal wanagsan Alle Ha sharfe from Habar jeclo

    • @AbshiroYaasiin
      @AbshiroYaasiin 8 днів тому +1

      Reer ayeeyahay warsangeli gobanimo loodaa

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj 11 днів тому +7

    War heedhe abtiyaal naga dhamaaday miskiinimadaad nagu aragteen😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @Yooco.
      @Yooco. 5 днів тому

      😁abti nagu qado

    • @proudcitizen4883
      @proudcitizen4883 2 дні тому

      Waalays Gacaleeyo Cunayaaye Hawbixin

  • @krazyville
    @krazyville 9 днів тому +7

    Reer Burco waa dad nasabaa oo assalaa oo waa gob. From Warsangeli Sultanate

    • @nadiamohammed5330
      @nadiamohammed5330 9 днів тому

      Tolkiin yeena idinka hoos saarin dhulbahante dhabar aabaad ka wada timaadeene

    • @Onceuponatime-f7h
      @Onceuponatime-f7h 8 днів тому

      @nadiamohammed5330
      Caydionii maalaa
      Yacniga ahayd
      Oo beenta ahayd
      Meel kale la aada.
      Daba dhikif Harti
      Ahi yuusufow
      Waa waxa,I dilaye
      Daarood na ma ahi
      Ee anaa laygu dagayaaye
      Dudublaha Hawiye
      Baa iiga roon
      Diini Mareexaane
      Diricyada Isaaq baan
      Mar qudha dibad I sexsheene
      Too late
      Boqortooyo la caayey
      Dhabarka midki ay kala
      Soo baxday way u jeedisaa
      Dhulbahante waa certified crazy big
      Time
      40 Sano waxanu idin lahayn
      War MJ ka dega waa tol
      Hadda imagina isku kaaya
      Dirty
      Innagu awelba heshiis ma ahayn
      Muse Ismail oo 400 nin ah
      Inaad igu caydo tol ku noqon
      Mayno
      Raggi awelba Cerigaabo joogey
      Iyo Hargeisa sida Ina Koore
      In aad Warsangeli oo talo iyo
      Guddoon ku nool ah
      Waa gef wayn
      From Maakhir

    • @jakey2424
      @jakey2424 6 днів тому

      Way ku caayeene maxaad ku ammaani. Kkkkkkkk nin kaliya oo oday ah warsangeli ammaanay inta kale waa aflaggaadeeyen

    • @Onceuponatime-f7h
      @Onceuponatime-f7h 6 днів тому

      @jakey2424
      Aderr dadka iyaga eeg. Adigu ma ka cadhoon lahayd marka aad eegtid oo gadalkooda na dhegeysatid? Odaygu waa raggi sida fiican loo so koriyey. Waxa akhlaaq xumo ah in ummad Sheikh iyo shariifle wiil payday ah wax laga waydiyo

    • @Onceuponatime-f7h
      @Onceuponatime-f7h 6 днів тому

      @jakey2424
      Aderr dadka iyaga eeg. Adigu ma ka cadhoon lahayd marka aad eegtid oo gadalkooda na dhegeysatid? Odaygu waa raggi sida fiican loo so koriyey. Waxa akhlaaq xumo ah in ummad Sheikh iyo shariifle wiil dayday ah wax laga waydiyo ayaaba qaladka aabihii ah iyo hooyadi muranka.
      Ma maqashay
      Where there's a water, there's a Warsangeli?
      Meeshii biyo leh Warsangeli waa joogaa?
      Midda kale waxani waa iska kaftan. Warsangeli waa rer Noble ah oo diinta iyo islamka iyo Somalinimada wax wayn ku so kordhiyey. Maanta adduunku Somali waa example ugu xun oo last qaato. Intas weeye maanta inta nalagoogu faanayo sida
      1. Kufsi gabadh Somaliyeed
      2. Tuugo iyo xaaraan caruurta lagu korsado, hanti laga dhigto.
      Xaadha Lillah waxasi dhaqan Warsangeli ma aha. Warsangeli Geeska meelo badan ayuu ka degaa.
      1. His excellency president Abdulaziz Haji Mohamed Hassan Lafta Gareen iyo beeshisuba waa Warsangeli
      2. His excellency president Ali Abdullahi Guudlaawe iyo beeshisuba waa Warsangeli
      3. Prime minister Jabouti Mudane Abdoulkader Mohammed Kamil iyo beeshisuba waa Warsangeli
      Macnaha Canfar Warsangeli ayaa hogaamiya.
      5. Wasirka Difaaca ee ETHIOPIA gabadha Engineer Aisha Mohamud Muse iyo beeshisuba waa Warsangeli
      6. HJ ama mid ka mid ah 8 aad maqashid rer Sheikh Isxaaq waa Warsangeli oo Warlabe ka si ah.
      7. HY rer ka ugu muhiimsani waa dhalasho Warsangeli iyo dhaqan HY
      8. HA rer xooggan ayaa dhex fadhiya. Sacad Muse rer xeebeedka ahi waa la dna Warsangeli oo weliba Harti kaga si dhow.
      Laboolayaal rerka Booranta ku xiga tiro iyo dal waa Warsangeli
      Konfurta Warsangeli 7.5 Gobol ayuu ka degaa

  • @somaligroupgemeston8933
    @somaligroupgemeston8933 11 днів тому +4

    War qabyaalada iskada inkaar illahay kugu dhacdaye duli duli dhalay illahay somali haka qabto

  • @abdihakem112
    @abdihakem112 11 днів тому +2

    Masha allah reer burco waa gob iyo nasab from wersengeli

    • @awiladen7814
      @awiladen7814 10 днів тому

      Hhhh dameero.badan.leh🤣🤣🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @awilyusuf6553
      @awilyusuf6553 10 днів тому

      Idoor rer burco qaa gun kkk

    • @bilana289
      @bilana289 9 днів тому

      @@awilyusuf6553
      Maxaad reerka u cayday

  • @ahmedabdi0
    @ahmedabdi0 11 днів тому +5

    Lagend xoga qabilka kada 😂
    Barnamaj yadii kale ino so diyaari

  • @saidkaamil6018
    @saidkaamil6018 11 днів тому +5

    Reer burco jahliga ayaa ku badan 33 sano ee dalka lagu jiray talow maxay baranayeeen .
    Wa dad lagu maadsado iyaguna ilbaxnimo ayay u haystaan waxa . Wa dad afsomali xumo ku tartamo
    Bal u fiirso... wa go'casayaal juhalo ah
    Waxd modaa in ay hada magaalo so wada galeeeen

    • @lionofsomaliland9
      @lionofsomaliland9 11 днів тому +1

      Waar xagaad nagala qaday?
      Bal noosheeg meeshan katimi haanu higaadinee

    • @Cici_mimi
      @Cici_mimi 10 днів тому +2

      Caaydda iyo afxumadda waa u dhaqan Reerkaan. Xadaaraddaa aad iyo aad ugu yar.

    • @bilana289
      @bilana289 9 днів тому

      @@lionofsomaliland9
      Waa qof nacas ah

    • @AbdiazizSaidAhmed
      @AbdiazizSaidAhmed 3 дні тому

      Burco waa dad af Soomaaligu aanu dhibin. Waa dad haddaad boqol qof kala dishaan haddana berri aad heshiin kartaan, dibna aan ka gocanin wixi dhacay.
      Arki maysid Burco oo hadal haysa dagaaladii ka dhacay 1988 iyo dawladdi Siyaad Barre halka Hargeysa habeen kasta lagu seexdo hibashadiisa, waa run in shacab dawladii dhexe laysay si arxan darro lkn reer Burco ka gudbe 36 sano wixii dhacay.
      Burco gobolka raggu faan kuma ahan lkn wllhi waa dhab. Dhulbhnt3 hadaad wax ka weydiiso oo ay mar kasta is dilaan ku sii fogaan mayaan xataa hadday wax ka sheegaan.
      Somaliland Burco ka qaato dood, deeq iyo dirir kay ahaataba from Puntland.

  • @Onceuponatime-f7h
    @Onceuponatime-f7h 9 днів тому +3

    Warsangeli waa hal. Kuwa Xamar waxa LA uiraahdaa ilma Garaad Xamar Gale. Warsangeli wuxu dhalay Warlabe iyo Warmeke.
    Hawiye ma leh magaacas. Kuwa Xamar waxa LA yiraahdaa Warsangeli Caleed. Cal waa Cal madow
    Warsangeli Jabouti ayuu degaa oo prime minister ah Warsangeli iyo rerkisa.
    Warsangeli ETHIOPIA wuu degaa oo ganadha Wasirka Difaaca Engineer Aisha Mohamud Muse ayaa ah Warsangeli
    1. His excellency president Abdulaziz Haji Mohamed Hassan Lafta Gareen iyo beeshisuba waa Warsangeli
    2. His excellency president Ali Abdullahi Hussein Guudlaawe iyo beeshisuba waa Warsangeli
    3. Kismayo dal iyo xoolo noolba Warsangeli baa ugu badan
    4. Saudia qabiilo badan oo Warsangeli ah ayaa deggan
    Warsangeli Daarood isaga ayaa ugu badan.
    Berbera iyo Hargeisa wax bay ka dhiseen. Dekedda Berbera marbaa Warsangeli keliya ka shaqayn jiray

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj 6 днів тому

      Subxana allah shimeee beentaas lga waynaanaya 😂

  • @faadumomaxamuud1045
    @faadumomaxamuud1045 11 днів тому +1

    Waa idawaysàt adeer odayga tusbaxa buluuga wata ❤❤❤❤❤ taariikhda gobanimada la sheegaa❤❤❤❤

  • @awiladen7814
    @awiladen7814 10 днів тому +4

    Hhhh warsangali mid baayidhi waa reer xamar dameero badan leh🤣🤣🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @AbdirisaqMahamud-lc4gw
      @AbdirisaqMahamud-lc4gw 7 днів тому +2

      Abgaal ayuu mooday laf abgaalka kamid ah ayaa layiraa (warsangali abgaal) xitaa waxaa jiro( harti abgaal)

    • @Onceuponatime-f7h
      @Onceuponatime-f7h 7 днів тому

      @@awiladen7814
      Dee waa runtii
      Warsangeli Harti Abgaal kelmedda Abgaal waa dhaqan lakin dhalasho ahaan waa ilma Garaad Xamar Gale waana Warsangeli Caleed. Cal waa cal madow
      1. His excellency president Abdulaziz Haji Mohamed Hassan Lafta Gareen iyo beeshisuba waa Warsangeli
      2. His excellency president Ali Abdullahi Hussein Guudlaawe iyo beeshisuba waa Warsangeli
      3. Prime minister jabouti iyo beeshisuba waa Warsangeli
      4. Wasiiradda Difaaca ee ETHIOPIA iyo beeshisuba waa Warsangeli
      5. Wasirka arimaha dibedda ee Erateria iyo beeshisuba waa Warsangeli
      6. Labadi General ee Erateria oo ETHIOPIA cunay waa Warsangeli
      7. Sharciga Erertia nin Warsangeli ah iyo nin Leylkase ah ayaa qoray

    • @Onceuponatime-f7h
      @Onceuponatime-f7h 6 днів тому

      @@AbdirisaqMahamud-lc4gw
      Warsangeli Harti Abgaal waxa la yiraahdaa
      Warsangeli Caleed. Waana ilma Garaad Xamar Gale weligood dhaqan ahaan ayey Hawiye ku yihiin lakin dhalasho ahaan waa Warsangeli

  • @user-lz8qg2fk2i
    @user-lz8qg2fk2i 5 днів тому

    Wersangali waa dad jira oo isku filan oo waa dad nabadeed

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 2 дні тому

    Reer Faakhir Mamaray Samaysteen😂

  • @abdirashidahmed2725
    @abdirashidahmed2725 10 днів тому +1

    Waryaa reer Burcaaba warsangeli anagii naga badiya!

  • @mahadqafqaf238
    @mahadqafqaf238 11 днів тому +2

    Waryaa heen adaanu harti nahay waxaanu og nahay
    In burco ugu waalantahay
    Burcana habar jeclaa ka waalan
    Habar jeclana kooda caamirada sitaa kawaalan

  • @SadioWarsame-rq6ql
    @SadioWarsame-rq6ql 10 днів тому +1

    Warsangali nin kamaseersan ayaa caayo
    Taana waxay lamid tahay dabagaalihii timirta gaari waayay oo yiri waa qaraar

  • @ahmedmose5466
    @ahmedmose5466 4 дні тому

    Burco xaayran badanaa

  • @user-lz8qg2fk2i
    @user-lz8qg2fk2i 5 днів тому

    Waad khaldantahay waa reer jira

  • @hassanabtidoon5452
    @hassanabtidoon5452 10 днів тому +1

    Reer Burco jahligaa kubadan

  • @hafsaismail6338
    @hafsaismail6338 10 днів тому +1

    Dadka busaaradbaa ka muuqata, allah ha u gargaaro

  • @khadarali6105
    @khadarali6105 7 днів тому +1

    Qabil miyaa shaqo kunoqday sakariyo.baryahan subxan allaah dhalinta kadaa cudurkan qabiilka duligii miyaalagu labanayaa 100sano kahor subxan

  • @cabdallahcabdallah4717
    @cabdallahcabdallah4717 10 днів тому +1

    Kuwii iidoorka leef leefi jirey ee hargeysa iyo isku dhedhejin jirey maxay dareemayaan tolow,warsangeli oo ilaa zaylac ka talin jirey oo 600 sanno ka hor doonyohoodu timirta iyo cuntada ka keenayeen ,jaziirada carbeedna cadarrada iyo dharka iyagoon soomaali bad aqoon ka keeni jirey,in ninkii markaa aan wax aqooni soi af-lagaadeeyo waxa keenay ciyaalka niikada ula tegey ee yiri snm baan nahay

  • @warsamemohammed9422
    @warsamemohammed9422 7 днів тому

    Kkkkkkkk waxba hely wasangeli

  • @saidshabeleh4405
    @saidshabeleh4405 7 днів тому

    Adeero is hagaj nasaho baad u bahantahay warsangali shqo ha ka dhigan .... qabyaalada suuqa kala tag

  • @AbshiroYaasiin
    @AbshiroYaasiin 8 днів тому

    Odayga waayeelkaa guuudh

  • @dahirabdi2276
    @dahirabdi2276 10 днів тому +1

    Warsangeli dad jira miyaa maxay yihiin dadka la mid mayihin umada somalia la mid maha

  • @truecomment3650
    @truecomment3650 2 дні тому

    Qabyaalada waa Qurun

  • @allawaynninkiiaaminaaawoodleh.
    @allawaynninkiiaaminaaawoodleh. 8 днів тому

    Isaaqoow warsangali waxaad ku tilmaanteen in ay yihiin rag dulqaad badan oo dhulkooda ay reero badani ka taliyaan, laakiin idinka balaayadan idin qaadatey ee aad dhiiga umada soomaaliyeed ugu haliilaysaan.
    Ma axmaar buu ahaa odeygaad ka soo tafiiranteen sowtan axmaaro iyo oromo aad u niikinaysaan.

  • @abdikhaliqjibril7726
    @abdikhaliqjibril7726 10 днів тому

    Waxaan nahay dad Afrikaan ah oo degan Geeska Afrika,Waxaan deris nahay Soomaalida iyo Carabta.Viva Afrcan State of Maakhir.

  • @mohamudmohamed1517
    @mohamudmohamed1517 11 днів тому +1

    Inan yar qablyaad ka shekaynyaa. Urudo school gal .
    Burco wad cabayswe

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 7 днів тому

    Dad wanaagsan

  • @jabaluhud2021-qr5cq
    @jabaluhud2021-qr5cq 10 днів тому +1

    Warsangeli wa dad gob ah

  • @Sasqwwgvtgg
    @Sasqwwgvtgg 11 днів тому +1

    Warsangali waa goob maha morayan gajonaya waa boqrtoyo ilabaxa

  • @AbdirisaqMahamud-lc4gw
    @AbdirisaqMahamud-lc4gw 7 днів тому

    Midka dhahay dameero ayeey dhaqdaan Abgaal ayuu mooday laf abgaalka kamid ah ayaa layiraa (warsangali abgaal) xitaa waxaa jiro( harti abgaal)

  • @user-bv7yt7oj8g
    @user-bv7yt7oj8g 7 днів тому

    Weriye waalan maxaad kukeentay kawaran reer waayo dad jaahilaad waar waalida lafadhiisto

  • @mohamedabdullahi9279
    @mohamedabdullahi9279 11 днів тому +4

    War suaal xumidaa niyoow

  • @FarxaanAbdinasir
    @FarxaanAbdinasir 10 днів тому +1

    Warsangali

  • @afbile1
    @afbile1 10 днів тому +1

    Warsangeli waa gob jecel nabadaa laakiin dagaalka kuma fiicna

  • @abobasement346
    @abobasement346 10 днів тому +1

    Dad mirqasan war intah aad ku mashqulaysan qabil sharaf leh wadadah bodhkah badan iskah sameyah kk bal siday u eg yihin dawadah doqonkan bah u ah wariyeh tisah daryelah bah tukaleh kudarah

  • @mohammudali5987
    @mohammudali5987 9 днів тому

    Hadaba shidan idinku idoroow watan melwalba
    Wadoyinka tisan oo jawan iyo soran baba shidijirey
    Oo ku gadangadi jirey filim

  • @Onceuponatime-f7h
    @Onceuponatime-f7h 9 днів тому +2

    War xantu waa xaaraan.
    Rer Somali ah oo HJ sadex kun oo geel ah iyo sodon kunoo adhi ka dhacay Warsangali baa jira in 1912kii.
    Gaalki wuxu qoray
    The Warsangali did five successful raids for the last three months looting a three thousands of camels and thirty thousand sheep and goats while Killing many men of our friendly Ishak tribes and demoralized them.
    Warsangeli waxay soo qaadeen shan duulaan oo najaxay iyaga oo Cayn Valley ka dhacay sadex kun oo Geel ah iyo soon kun oo adhi ah
    Isla markana diley rag badan oo saaxiubadeena Ishaq oo niyadda ka jebiyey ee waa in badda laga xidhaa

  • @Caliya7
    @Caliya7 11 днів тому +1

    Warsangeli wax noolba cunye awrkii cirkana cunto mawdontay😂

    • @sareedo8184
      @sareedo8184 11 днів тому

      @@Caliya7 warsangeli wax noolba cun awrkii cirkana cid u diray😂
      War dee ragaasi maraykan Iyo ruush ayey cirka uga horeeyen waa tariikh qoran iyagaa laga bartay in meesha laga wardoono

  • @Am-pk3zh
    @Am-pk3zh 3 дні тому

    2 waesangali by iskukhaldeen

  • @quduschenal7479
    @quduschenal7479 4 дні тому

    Warsen gale oo qafa

  • @Mrmjxirsi
    @Mrmjxirsi 8 днів тому

    Waa runtii warsangeli laandheere ciyaal baa warsaneysaa

  • @mulkixoriyo
    @mulkixoriyo 10 днів тому +2

    Waxa aduunka horumar iyo iskaashi laga hadlayo Iidoor waxey ka hadalayaa qabiil iyo qabyaalad. Total nonsense!

  • @mahdimohamed7056
    @mahdimohamed7056 11 днів тому +4

    Anaga hada ree koonfur nahay waxa naqaanaa warsangali abgaal

    • @seed3966
      @seed3966 10 днів тому +2

      Oo qoladii ninkii sheegay yidhi xamar bey degaan oo dameero badan bey leeyihiin miyaa ???

    • @Cici_mimi
      @Cici_mimi 10 днів тому +2

      Warsangali Abgaal wax jiro maahan. Adduunka hal Warsangali baa kajira waana Warsangali ga Daarood.

    • @cabdallahcabdallah4717
      @cabdallahcabdallah4717 10 днів тому

      Warsangeli abgaal waxay ka yimaaddeen warsangeli waqooyi oo waa hal warsangeli,laakiin xagaa ku tarmay

    • @mahdimohamed7056
      @mahdimohamed7056 10 днів тому

      @@cabdallahcabdallah4717 waxaas waa been dadka isku magac wey noqon karaan

    • @seed3966
      @seed3966 10 днів тому +1

      @@mahdimohamed7056
      Okey warsangeliyadaas reer walba meeshiisa allaah ha u barakeeyo

  • @Onceuponatime-f7h
    @Onceuponatime-f7h 9 днів тому +2

    Garaad Mohamoud Alishire hooyadi waxay ahayd Muse Carre. Ayeeyadi waxay ahayd Aden Madoobe halka ayeeyadisa kale ahayd Yaasif HJ

  • @qofcilmileh335
    @qofcilmileh335 10 днів тому

    Kanwarsangelimaaha

  • @abdikhaliqjibril7726
    @abdikhaliqjibril7726 10 днів тому

    Waa Hii hore waa la wada definitely jiray laakiin hadda la isma dhex galo. Qof Isaaq cid aan Isaaq ahayn ma garanayo waxba laysuma aha because is dhex gel ma jiro.

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 9 днів тому

    odaygan isaga maad waydiisay cidu yahay tan kale maxa reeraha kugu saliday suaalahag qar ka xun ma arkin weligay ma arkin isla yaab oo wax umada isku dira iska daa wax kale kenso

  • @MumtaasMohamed-hp2nk
    @MumtaasMohamed-hp2nk 9 днів тому

    😂😂😂adeer hadaL hayntu waa sharaf marka tahay qof hore marey adeer waan ku saLamay

  • @abdimajid2893
    @abdimajid2893 9 днів тому

    Jakarta sheeka xunbaa laga dhigay

  • @adancabaas8584
    @adancabaas8584 3 дні тому

    Maxaad kawadaaa

  • @user-pr7xp9ve5o
    @user-pr7xp9ve5o 2 дні тому

    Dubays ma warsangalibaa horta?

  • @FaatuFuiler
    @FaatuFuiler 11 днів тому +1

    4:02 garacas wu na kla dhig dhigay war hana cayin reer burco jaahilina wax waydiinaya😂😂

    • @ButterFly-jy7cq
      @ButterFly-jy7cq 8 днів тому

      Somaaha amaan iyo cay ba wu naga sheegay federation bu nala galay waji maleh reerkani cay uun ba kaso hadhay 😂😂

  • @MumtaasMohamed-hp2nk
    @MumtaasMohamed-hp2nk 9 днів тому

    Illahow haa iyo maya ha naga wada yerisiin wa daad xadarad leh iyo waa daad bila xadarada maxa farqiyo u dhexeya😂😂

    • @Onceuponatime-f7h
      @Onceuponatime-f7h 8 днів тому

      @MumtaasMohamed-hp2nk
      Mohamoud Harti wuxu dhalay
      1. Mohammed Ama Hinjiye
      2. Iyo Ahmed ama Warsangali
      Nimanka Hinjiye mar ayey Daarood ugu xoog waynaayeen. Kun faras ayey isu keenteen iyo rag wada Hinjiye ah. Waxay oran jireen
      Ilahow Qaylo noo yeedhi meel ay ku duulaan iyaga oo raba.
      Waa raggi sida Warsangali, Gerri Koombe iyo Mareexanba ugu cad cadda kicinti
      Gaalomadow ama dadka Irir ka sheegta. Irir ma aha dad wada dhashay bal waa dadki dhulka Daarood ugu yimid. Hinjiye Waxa ka dhashay
      Awal Mohammed Hinjiye oo ay u dhowdahay
      Rerka dhalay Habar Awal. Gabadhas ina Awal dna wuxu noqday
      E-V32 oo ah midka Daarood ka iyo Hawiyaha iyo HJ iyo in Sacad Muse etc wataan.
      Waxa la yiraahdaa Ayyuub Isaaq iyo Habar Awalba way galeen oo rerkan u raadinaya mar hore ayey Arabia iyo Xero Isaaq Galeen.
      Waxa ka dhashay Riyo Marrin Daaje ninki keenay fekerka Colka Wadhaf ma lagu deyey. Waa raggi cunay iyaga Warsangali, Gerri Koombe
      Iyo Mareexaan ku Gaal Yufle, Gaal Weyte, Hadaaf iyo Highlaan ba.
      Ahmed Mohamoud Harti ama Warsangali wuxu Naanaysta kula baxay
      Marki u dagaal fool ka fool ah ugu baxay
      Gaal Waafle oo aha ninki Harti diley.
      Marki u faraski iyo Ahmed so noqdeen meeshi laysugu so baxay
      Oo la waydiyey
      Warsan?
      Ayuu warranki dhiigga lahaa dhulka geliyey.
      Warsangali ayaa u baxday wiilkas maalintas ka dibna hoos looma seegin ila u cirka tegay.
      Maalintas Rag Harti ahi waa qabili kari waayeen in ay awowe Harti u Aaran
      Waxa wax la qabanayyey Gerri Koombe Warsangali ga.
      Xabaalo Gerri xero Warsangali ayey ku yaalaan.
      Taariikhda Daarood ee Sanaag
      Waxaan wax yar idiin ka sheegayaaa Taariikhda Magaalada Badhan # Waxaa ku aasan Cabdiraxmaan Ismaaciil Jeberti ( Daarood) AHUN Haylaan oo ujirta 17 km Galbeed # Waxaa ku aasan Harti Koombe AHUN Ceelka Qacablehe oo u jirta 16 km Koonfur # Waxaa ku aasan Kablalax Daarood AHUN Daaman Caddays Koonfur Bari # waxaa ku Aasan Sade Daarood ( Mareexaan) AHUN Haylaan oo u jirta 18 km Galbeed # waxaa ku aasan Maxamed Harti ( Majeerteen ) AHUN Tukur Laaye oo u jirta 40 km Galbeed # waxaa ku aasan Moorasaante ( Maxamuud Harti) AHUN Xidda oo ujirta 32 km # Waxaa ku Aasan Moora Case ( Axmad Harti )AHUN Xas Kuyaal oo u jirta 24 km Waqooyi Galbeed # waxaa ku aasan Warsangali ( Maxamed Moorasaante) AHUN Xarbad oo u jirta 37 km # Waxaa ku Aasan Cumar Ibraahim Xamargale AHUN Rad kuyaal oo ujirta 28km
      #Odayga Komade ama Ugaadeen Wuxu ku aasan yahay
      Ceelka Labaaxdiile
      Labaaxdilow labaanu ahayn oo mid lala hadhay anna lay siga. Wuxu Badhan u jira 18km
      #SAEED HARTI ama Dhulbahante sida u Nirgo lagu xidh ilma Harti ugaga guuray
      Ma garannkaro meesha u ku aasan yahay
      # waxaa kaloo Badhan u jira 27 km Godka caanka ah ee Harti iyo caruurtiisu Daganayeen oo la yiraahdo GEEL KU QORAN. Waxaa godkaa ku xardhan far iyo sawiro raad taariikh fac wayn. Sida muuqata Badhan waa meel leh taariikh fac wayn dad ku abtirsada Daaroodkana waxay u tahay Dhulkii Awooweyaal, waa meel leh taariikh Dhaqan iyo Hogaamin fac wayn Dib ayaan Qor mooyin kale oo Taariikheed idiin ku soo gudbin insha allah
      Afeef:
      Middan odayadu meesha ay ku aasan yihin inkasta oo aan in badan ka aqan, haddana ma ahi ninka diyaariyey

  • @awsalebanxaajiibrahim396
    @awsalebanxaajiibrahim396 7 днів тому

    Bal kan wariye sheganayaa wuxuu ka dhigayo wax la daawado

  • @user-pk3cc3no5y
    @user-pk3cc3no5y 10 днів тому

    Kani waa nacas jaahila waar umada waxan kala tag laxay

  • @mohammudali5987
    @mohammudali5987 9 днів тому

    Isaqa cawan bu u badanyahay
    Kuwa caqli lehna waa ku jiran balse jikarto muxu ku kenay inu afla gadeyo warsangeli

  • @hanaabdinazir6678
    @hanaabdinazir6678 11 днів тому +1

    Kkkkk War naga dhamaada aabihiin dhuxushu wastee maanaga caydha

    • @ayuushiftin6416
      @ayuushiftin6416 11 днів тому

      Wll qof ka caytamaya miyaad arkayn intta idin amanaysa sharfey ❤

  • @bazeera5520
    @bazeera5520 7 днів тому

    Dad isku sf diin dhawan isu eg o is cusuriyeyna illahay halaga baqo

  • @XirsiDiriye-h2f
    @XirsiDiriye-h2f 8 днів тому

    Waxad dadka waydinsysa hadii dadka iyo adiguba wax la yaab ahina idinka muqan dad waalan ama xikmad laaan miidhan soocan

  • @redwandharcaseye
    @redwandharcaseye 7 днів тому

    Waryaad siiyasada waa lidinka badiiyayi wlloyaal ruuntaad inlaiskusheego

  • @Dreamy-M
    @Dreamy-M 11 днів тому +1

    Warsangali kuwa Harti Abgaal kamida miyaa mise waa Warsangali kale?

    • @krazyville
      @krazyville 9 днів тому

      Adigaa su’aal iswaydiiyay oo hadana isu jawaabay. Warsangeliga xamar jooga ee hawiyoobay waxay ka soo haajireen Calmadow oo odaygii dhalay waa Garaad Xamargale

    • @Onceuponatime-f7h
      @Onceuponatime-f7h 9 днів тому

      Hal Warsangeli ayaa jira. Waana Warsangeli Harti labaduba. Lanaduba waa Daarood
      Hawiye dhaqan ayuu kuwada jooga lakin dhalasho Kuma wada joogo

  • @Onceuponatime-f7h
    @Onceuponatime-f7h 9 днів тому

    Snm waxy

  • @Bulshodhamaanteed
    @Bulshodhamaanteed 11 днів тому

    Reer waqooyi waa wada baqti dameeraha ma koofur le laga helaa😂

  • @slandprince7210
    @slandprince7210 8 днів тому

    Xasuuqa dhirta marka laga yimaado waa dad wanaagsan maaha sida Dhulbahante.

    • @jakey2424
      @jakey2424 6 днів тому

      Waa dad nabadeed kkkkkk laakiin Dhulbahante waa dad colaadeed

  • @YacquubYama
    @YacquubYama 10 днів тому

    Waaduni madaysiya qof isaaqa oo warsangli waxlaga weydinayo hadawanimankii ingiriis kaxoreyay😂

  • @Zakiozman
    @Zakiozman 11 днів тому +1

    Dhuxulaysto ban nahy laabta ka xarakooda ❤

    • @ayuushiftin6416
      @ayuushiftin6416 11 днів тому

      Qof nasap thy wllo hal qof idin cayy hano qabanina wll❤

    • @Zakiozman
      @Zakiozman 9 днів тому

      ​@@ayuushiftin6416 waan idinku qaadnaynaa landheryyaal ❤

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 11 днів тому +1

    Wa suaal khaldan waa niman somaliland ah ee xageed u wadaa?
    Bal habar awal maxaad ka taqaanaan dhe dadka walagu dafaaaaaa

  • @Faisa-f8c
    @Faisa-f8c 10 днів тому

    Habar Maxbuus

  • @Fouziaabdi-bq1rz
    @Fouziaabdi-bq1rz 11 днів тому +3

    Very good that old man❤viva❤warsenaeli british❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @zakariaabdivlogs8374
    @zakariaabdivlogs8374 10 днів тому

    ka kabaha sita waa beent wrsngli maha

  • @AxmedAdenxiis
    @AxmedAdenxiis 10 днів тому

    Dubaysay 😅😅

  • @Khadar-tv8pr
    @Khadar-tv8pr 10 днів тому

    Abiga halagu saliyo salalahu calayji wasalam salalahu calayhi

  • @abdidahirisse1998
    @abdidahirisse1998 9 днів тому

    Wax aan qabiil iyo qabyaalad ahayn la kaalay adeer !

  • @abdirashidahmed2725
    @abdirashidahmed2725 10 днів тому

    Dhuxushaasi waa iska dacaayade odaygaa 27 sano Laasqoray fadhiyey ha loo daayo!

  • @user-ig4bk2jr7v
    @user-ig4bk2jr7v 8 днів тому

    Habarjeclooy muuse waa kaa (akhlaaqdoodu waa taa)

  • @RoodamaxamedAbokor-qm5um
    @RoodamaxamedAbokor-qm5um 11 днів тому +1

    Waar dadka islaamkaa daaya

  • @mktarcali1212
    @mktarcali1212 10 днів тому

    Warsagale waa dad nabad gecel

  • @awilyusuf6553
    @awilyusuf6553 10 днів тому

    Kan youtupe waa neef bilaa talent
    Qabiil reer hebal kawrn buu view ku raadsanayaa 😂

  • @hibojama5798
    @hibojama5798 8 днів тому

    Kan yar dadka ah laga qabto waa nacas

  • @Footballer1165
    @Footballer1165 11 днів тому +1

    😂😂😂

  • @abshir2010
    @abshir2010 11 днів тому +1

    Warsangeli waa rag HARTI ah ee suusha runta weeydii reer Burco Idoor iyo Midgaha keeba gobsan?

    • @bilana289
      @bilana289 9 днів тому

      Hooyada iyo futadada Yaa gob san ureyso

    • @abshir2010
      @abshir2010 9 днів тому

      @@bilana289 Bilan dumarka agteeyda sharaf ayee ka leeyihiin nin HARTI gob ayaa ahay meshaa sheegeyso kaa dharbaaxay.

    • @bilana289
      @bilana289 9 днів тому

      @@abshir2010
      Hooyada ka dhirbaax

  • @quruxdiihablaha1234
    @quruxdiihablaha1234 10 днів тому

    Dhuxusha soomaali oo dhan baa shidata maxa warsangali dusha ka saaray dad baa dhulkii nabaad guuriyey maxaa loo arki waayey

  • @sahrawarsame725
    @sahrawarsame725 10 днів тому

    Masaakiin waa dad meel lagu ooday dhalinyarodoodo

  • @ayaancabdidaahir6573
    @ayaancabdidaahir6573 10 днів тому

    Abtiyashy naga xishodee
    Sewyey

  • @abdirahmanyonis5805
    @abdirahmanyonis5805 10 днів тому +1

    Aduun hooyadiis wase aan joognaa warsagali oo somali ugu taariikh facweyn Ayaa Reer yar 300 km dagan baa Iska wareysana 😂😂

  • @abdi.jama1771
    @abdi.jama1771 11 днів тому

    Jikaarto garac😂😂😂

  • @Maxamed-cabdi-nuur
    @Maxamed-cabdi-nuur 11 днів тому

    5.20 macnaa kujire baara

  • @ShucaypFarah
    @ShucaypFarah 10 днів тому

    3:12 3:14 3:15

  • @user-dh8zt1ec6o
    @user-dh8zt1ec6o 10 днів тому

    Warsan jeedal 😅

  • @wiilosaeed6159
    @wiilosaeed6159 11 днів тому

    Mackhuul kabalaaye

  • @YoungShakur1989
    @YoungShakur1989 11 днів тому +4

    Somalida koonfurta Warsangali abgaal ayeey garanayan oo ka landheersan midka daaarood oo 4ta reer ah. Warsangali abgaal waa kuwa ugu landheersan abgaalka dhan walba.

    • @ahmedabdi0
      @ahmedabdi0 11 днів тому +5

      Is dabalis aya la yirahda arintas
      Suldamada warsangali xadarad iyo tariikh kuma gartan . Wrsangali abgal kulaha hhhh

    • @YoungShakur1989
      @YoungShakur1989 11 днів тому

      @@ahmedabdi0 Nin loo taliyo iyo Nin taliyo ha is barbar dhigin weliga nacasow, anigu prime minster Somalia noqday hadana waxan madaxweyne Ka ahay gobolka hiirshabelle. Adigu maxa tahay? Suldan abaha Ka was 😅

    • @mahdimohamed7056
      @mahdimohamed7056 11 днів тому +2

      Warsangali caleed harti abgaal Wye waa tolkeey abgaal cismaan aniga wacbudhan abgaal ahay galmaax yoonis Mataan cabdule

    • @YoungShakur1989
      @YoungShakur1989 11 днів тому

      @@mahdimohamed7056Eeboow arinta ila arag Nin la gumeysto ayaa doonaya in uu ii😂faano aniga oo abgaala oo Ka ah Warsangali caleed oo ah Warsan Star ⭐ hhhh

    • @AAA-bb5xc
      @AAA-bb5xc 11 днів тому +2

      Warsangali abgaal. Asalkooda waaba. Warsangali Gaan laga hadlayo
      Wax Ku milmay mooyee badankood. Kuwaan bay Ka ageen. Waa kaase. DNA. Kaqaad.