sheeg qabiilka soomali ugu geesinimada badan😂😂

Поділитися
Вставка

КОМЕНТАРІ • 90

  • @daniyaahmet8671
    @daniyaahmet8671 6 днів тому +16

    Dhulbahante ingiris talyani &🇪🇹 o ingiris dagalamay 21yrs , ogaden o sayidki ka dhashay, xawaadle o alshabaab ad ula dagala gari gombe& ciise madoobe✅❤❤

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 6 днів тому +28

    qabiilka ugu geesisan soomaali wa dhulbahante oo gumeysten iyo horgaladoda ladagaalamay

  • @mohamedahmedmohamed1587
    @mohamedahmedmohamed1587 6 днів тому +15

    Dhulbahnte.

  • @khadroali4550
    @khadroali4550 5 днів тому +10

    Dhulbahante ugu geesi Saan ssc

  • @fadumojama22
    @fadumojama22 6 днів тому +14

    Dhulbahante 💪💪

  • @jamahussein6860
    @jamahussein6860 5 днів тому +11

    Waa dhulbahante

  • @hawohassan3938
    @hawohassan3938 5 днів тому +13

    Allow soomaalinimada xooji oo midee yaa allaah

  • @deeqoahmed6516
    @deeqoahmed6516 5 днів тому +7

    Dhulbahante wax lamid ahi ma jiraan waxaa labeeya darood mareexaan

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj 5 днів тому +11

    Dhulbahante❤❤❤❤

  • @NasteexShaafi
    @NasteexShaafi 6 днів тому +11

    Qabiilka somali ugu geesisan wa ogaden waxayna ladirireyn ingiris talyani xabashi

    • @classiclit2926
      @classiclit2926 5 днів тому

      😂😂😂 sxp waa runta geesi afka liga yirahdo geesi kuma noqdo kow deh .... sii wacan neh waad iigaraneysa 😂😂

    • @hodandahir8111
      @hodandahir8111 5 днів тому

      That's ture 🇬🇲🇬🇲🇬🇲

  • @HiboOsmanabdi
    @HiboOsmanabdi 6 днів тому +10

    Daarood iyo Ciisse

  • @Manallagaraadbaa
    @Manallagaraadbaa 5 днів тому +7

    Wiilka beesha Marexaan fariinta usoo diray nrkiisa yaa hayo? Aniga ayaa iPhone siinayee💯👍😂

  • @SacdiyaOsman-fi7sj
    @SacdiyaOsman-fi7sj 6 днів тому +18

    Darawishta Allow ishaa biil adaamkaa kaa ilaalii amiiin

    • @classiclit2926
      @classiclit2926 5 днів тому

      Afkoda waxba kunoqon meyno kow deh tariqda ayada isqorta

    • @AyaanIsmail-ro6ir
      @AyaanIsmail-ro6ir 5 днів тому +1

      Baroor wiish yaa Daroodaay yaa Daroodaay. Yaa Somaliyaay. Hassan sheikh iyo Jabuuti baa na lanaaya. Waxa u dagalamay waa dadkii Kismanyo. Cabudwaaq waaq kililka shanaad ka soo gurmaday ilaa keneya

  • @xidiigtareersool2729
    @xidiigtareersool2729 6 днів тому +19

    Anigu waxaan aqaana qabiilka Somali ugu fulaysan kabahana gacmaha ku qaata fariidna waa ogyahay nacasna loo sheegi mayo😂😂😂😂

    • @daniyaahmet8671
      @daniyaahmet8671 6 днів тому

      Astaqfurallah😂😂

    • @QoobjalowQoobjalow
      @QoobjalowQoobjalow 5 днів тому +1

      ​@@AyaanIsmail-ro6ir iidoorkii la ciilay baad tahay markaa iska ooy ina abaarsaw

    • @abdirahmanmohamed1260
      @abdirahmanmohamed1260 5 днів тому

      😂😂😂

    • @daniyaahmet8671
      @daniyaahmet8671 5 днів тому +1

      @@AyaanIsmail-ro6ir cabaadweyn ya dabacayuun waxay waxano barora wadba igu ciil baxde😂isaaq ba somali ugu fulaysan waayo 👉🏃‍♀️🩴 kabaha gacmaha ku qaata inu madfac tuuro moye awood kale majirto
      Yaa urursamalaay ya diraay ya oromay kan kaga yeedhsiyey e nasabadi iga baxay oromo shegtay e kabaha gacmaha ku qaatay ragisi hubkisi kacaray isaaq sawmaha ado qaran 33yrs sheganayey
      8bilod ad madfac turaysay sarakishadi ba liqay warado maydan ku raray sida dulcad uman qixin o matada ma racin 1988-1991 qaxoti ma ahayn
      Daarood halke isku aragtay only dhulbahanta iyo harti on dhamayn o sacad muse la siman ba dira waqooyi eryaday 500 biyole ka haya o samaron ciise isaaq isugu jira✅

  • @abtihjama3211
    @abtihjama3211 6 днів тому +15

    Dhulbahante SSC SSC ❤

  • @user-mc4jz8sd4k
    @user-mc4jz8sd4k 6 днів тому +7

    Qurun iyo qabiil ayey dhalinyarada ku barbarinayaan

    • @daniyaahmet8671
      @daniyaahmet8671 6 днів тому +2

      Ha walhi social media wa walay dadki somali qabiilkasta isaga geesi isu arka

  • @abdifataaxabdallah
    @abdifataaxabdallah 6 днів тому +9

    Dee ninkaa waa runtii waa mareexaane ninka phoneka sii

  • @abdirisaqabdi4040
    @abdirisaqabdi4040 6 днів тому +4

    Tani Waa Bilaa macne waa mid ay la soo balameen.
    Walaahi weligay Masire Sarasoor ma maqal 60 na waan jiraa waqooyina waan ahay.

  • @geenyodila9095
    @geenyodila9095 2 дні тому +2

    Mariixaan iyo dhulbahante aya ugu geesisan ❤

  • @milgoaden1251
    @milgoaden1251 5 днів тому +3

    Waxaas iska daaya , Waxaas wax ka fiican dhalinyarada ukeena. iPhone sidee usoo saaraa dhaha ….

  • @sumeyahusseinibrahim4624
    @sumeyahusseinibrahim4624 Годину тому +1

    Ani hantayda ogaden waayo 36 aya Amxaro ladgalamayan lamana goomayzan itobiya❤❤❤🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲

  • @yareyare6316
    @yareyare6316 4 дні тому +3

    Somaali odhan baageziyaal ah wAxayna dagaan gayiga smli oodhan

  • @fartunismail5546
    @fartunismail5546 5 днів тому +3

    Daraawish 💪🇸🇴

  • @AbdulAli-ku9he
    @AbdulAli-ku9he 5 днів тому +3

    Duduble, Habargidir, Hawiye ayaa gu geesisan Somalia.

  • @AA-sc6iw
    @AA-sc6iw 3 дні тому +2

    Dhulbahante 🇸🇴

  • @user-qi5lk7db8k
    @user-qi5lk7db8k 5 днів тому +3

    Marexan isnot easy 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰😘😘😘😘😘😘😘😘🤗🤗🤗🤗🤗🤗

  • @user-gh7rk5fq6t
    @user-gh7rk5fq6t 5 днів тому +1

    Qabiilka somali ugu geesisan waa shiiqaal waayo aniga kadhashay 😂😂😂

  • @abdurrahmanHarbi-cy8hy
    @abdurrahmanHarbi-cy8hy 5 днів тому +2

    Ogaden iyo DHULBANTE sababto ah wa 2 bada qabil ee kaliya gaalo xasuuqay

  • @familytraditionalfoods
    @familytraditionalfoods 5 днів тому +2

    Waa dhulbahante waan kuwii gumaysiga kaguulastay bixi iyo in kaahi iyo nuux basto iyo intalamid ah dhegaha kagaraacay ee ay tubtakutoosiyaye telephone ka anaa kuguulastaye waxaad sisaan qof ubahan omiskiin halkaasay kudhamaatay

  • @yasminhussein6143
    @yasminhussein6143 5 днів тому +2

    dhulbahante ayaa somali ugu geesisan

  • @mancityfan660
    @mancityfan660 3 дні тому +1

    Waa qabiilda an woriga qaadin sid gabooyah reer xamarka madhibanka jareer weynah qori waa dilaa geesinimo maahan

  • @hunnugumti3281
    @hunnugumti3281 5 днів тому +2

    Isku dir ayaad wadaa ma itoobiya la shaqeesa markasta su'aalo qalafsan baad unad lasoo ag istaag taa "yaa nii dhow somali mase itobiyan ". waxaa ma afbaa intaa laku xisaabin isxisaabi, somali waa somali dhamaanteen geesiyaal geesiyal dhalay ayaanu nahay naga wareeg maangaabnimadan

  • @user-tq9pt8vx1k
    @user-tq9pt8vx1k 4 дні тому +1

    Somali isaaq aya ugu geesisan xaqiiq uguna dhiig badan

  • @hawaaragsan189
    @hawaaragsan189 6 днів тому +3

    War waxasi ma fcnee wxkle so dhig

  • @Nima.Mahmoud
    @Nima.Mahmoud 6 днів тому +5

    reer la ilaha ila allah < aa uga geeysi badan iphon siyaa nikaas👍👍

  • @MUBAARIGBunni-hz4nr
    @MUBAARIGBunni-hz4nr 5 днів тому +1

    WAAAA DHAMACDIIH CIIDAGALE 😂❤

  • @AminaGAli
    @AminaGAli 5 днів тому +2

    Qabiilka Soomaali ugu fuleysan waa maxaa baalaheeyga yaacay ee kabaha afka ku qaatay, Dabacayuunow waxba haka Carcarina jawaabta runta ah wabillaahi toowfiiq

    • @Sahraadansamatar-b5r
      @Sahraadansamatar-b5r 5 днів тому

      Qabilki ugu ooyinta baruurta badna family besha calamka miyad ilowday qodha tag 800 wil dogoble 😂😂 buhodle kalshale 1220 wiil lascanod weerki casa qaxootigi habar jeclo dawn 2023 xorobay 😂😭😭

  • @ROMEO10-10
    @ROMEO10-10 5 днів тому +1

    Somalidii hore oo dhamaantood ayaaaa geesinimadii qaatay wax qashin ah oo oo fulayaal ahna ka tageeen

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c 4 дні тому +1

    Qabiilka Somali Ugu Tirada Badan Uguna Dagaalka Badan Waa Abgaal Cismaan Waa Qabiilkii Afweyne Ka Saaray Somalia Cali Mahdi U doortay Madaxweyne 1991 Ilaa Hada Oo 2024 Ahna Ayagaa Madaxweyne Ka Ah Wadanka Somalia 2dii Madaxweyne Oo Min Laba Mar La Doorto Waa Aaden Cade & Hassan Sheikh Waan Wiil Iyo Adeer Kiis Aden Cade 1960-1968 Hassan Sheikh 2012-2017 2022-.........

  • @Sadaam-yb1kh
    @Sadaam-yb1kh 4 дні тому +1

    Dhulbahante

  • @jamahussein6860
    @jamahussein6860 5 днів тому +8

    Waa dhulbahante oo laayey badhi culustii Habarjeclo?

  • @faraxCali-xe7uf
    @faraxCali-xe7uf 6 днів тому +2

    Laftainaga miyaad rabtaa

  • @sahramaxmud7903
    @sahramaxmud7903 2 дні тому

    Mashaa.allaah reer llaailaaha ilaa llaah

  • @MrDrago513
    @MrDrago513 2 дні тому

    Viva mj

  • @IbrahimFarah-gh5cf
    @IbrahimFarah-gh5cf 3 дні тому

    Dhulbahante waa caruur 😂😂😂😂seyidkii ayaa watay.marna siyaad bare

  • @user-vu4ps8mu8i
    @user-vu4ps8mu8i 2 дні тому

    Waa shiiqaal gandarshe

  • @AbdulAli-ku9he
    @AbdulAli-ku9he 5 днів тому +1

    😂😂😂

  • @mahdiosman7114
    @mahdiosman7114 2 дні тому

    Waa cisse

  • @AA_yusuf
    @AA_yusuf 4 дні тому

    Murqaanka joojiya

  • @abobasement346
    @abobasement346 5 днів тому

    waxan lah yabah ciyalkan wadoyinkah lah so tagoh mar walbah mustaqbil kodih wuxuu ku so dhamaday qabil xoloh qabil logah dhigay horumar nacladih idin ku dhacday idor Qadhmun

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn День тому

    WAA HARTI 🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑

  • @nafisohussein3204
    @nafisohussein3204 3 дні тому

    Mareexan ❤❤❤🎉🎉🎉

  • @saadalimohamed3899
    @saadalimohamed3899 5 днів тому

    ILAYN FAQASHNIMadU QABIIL WALBA LEY 😂😂😂😂😂

  • @mahdibahdoon9742
    @mahdibahdoon9742 4 дні тому

    Qabiil ugu fulaysan ugu axlaaq xun waa kee ??
    Aniga aragtidaysa waa isaaq
    From Djibouti 🇩🇯

  • @zakariamohamedabdi220
    @zakariamohamedabdi220 3 дні тому

    Arab geed lab

  • @umaaisha9876
    @umaaisha9876 5 днів тому

    Allah sualahoodu bilamicna badanaa. Reer Burco maxa heley waxba islamahayaan

  • @Abdullah-rs7tm
    @Abdullah-rs7tm 4 дні тому

    Waa isaaq

  • @mahdibiixi3512
    @mahdibiixi3512 2 дні тому

    Dhulbahante weeyi wllahi

  • @rodahassan929
    @rodahassan929 5 днів тому +5

    Hawiyaa ugu geesisan maraykan bay kadiraan iyo Ethiopia. Hawiyaa ugu geesin. From burco

    • @AbdulAli-ku9he
      @AbdulAli-ku9he 5 днів тому +1

      ❤❤❤❤

    • @hodandahir8111
      @hodandahir8111 5 днів тому

      Wa ogedan 🇬🇲 Bes in Kal been wyo wa kuw wadan siyadi abdila xasan lag barya O english wadan ka sarya Somali

  • @geenyodila9095
    @geenyodila9095 2 дні тому

    Yaa ugu tuugsan 😂

  • @InaAbiib-c9g
    @InaAbiib-c9g 2 дні тому

    Isaacs ayaa ugu geesisan

  • @user-zh2op2jr9u
    @user-zh2op2jr9u День тому

    Dhulbhte❤❤

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4t 5 днів тому

    WAA SHULBAHANTE😂

  • @AsiyaDuco
    @AsiyaDuco 3 дні тому

    Ogaadeen

  • @mowliidmacaani3141
    @mowliidmacaani3141 5 днів тому

    Geesi hadaa maqasho waa doqon

  • @saylunsaeed668
    @saylunsaeed668 5 днів тому

    Been badanaa masaruhu waa lafkamida dagodiga qorina majebiyaan kkkkkk

  • @barlin1622
    @barlin1622 3 дні тому

    Kkkkkkjkkkkkkkkkkkkkkkkkk👁️👁️👁️👁️👁️👁️👁️👁️👁️👁️✌️✌️✌️❤️❤️❤️💙💙💙🌹🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @nimasahal8599
    @nimasahal8599 3 дні тому

    Hooyoy doqomo Somali isaaq ka geesisan maba jiro nacasyo

  • @Mohamedabdimalik72
    @Mohamedabdimalik72 2 дні тому

    Ogaadeenkii ingiriiska ladagaalamay ee koofi dilay aawaya Sayid maxamed cabdille xassan miyaad iloowsantihiin reer burco say wax idinka yihiin

  • @osmanabdulle6539
    @osmanabdulle6539 5 днів тому

    Muuqaalka waxaan ooga tagey jeegada aad uxoqdeen madaxiina, iska yareeya bahasha. Fool xumo.!!!

  • @AyaanIsmail-ro6ir
    @AyaanIsmail-ro6ir 5 днів тому +2

    Habarjeclo ayaan wataa

  • @nimasahal8599
    @nimasahal8599 3 дні тому

    Waar ragii borco lagu sheegayey ma waxaana nacasyadan indhaha iyo wariye nacas ah