Ninkani waa ka caqli badan yahay somalida manta joogta adunka siyadada ahaan waa nin wax fahansan siyasada oo game la cayaari kara reer galbeedka somaliyey odeygan noo doona aan ka faideysanee siyasadiisa
Waa ninka kaliyee MANTA la odhan karo Waa Somaliga kaliyee aan isbadalin Hadan ka soo jeeda Dds waa Gesigii Malez zanawi Quusiyay Dr Dool Allah ha ku dayo Asalu Soomali
Ogaadeen caqli xumaa! Saxaara ayay deggen yihiin aan bad lahayn. Cidda u horraysa ee badda Somaliland ka faaidaysaa,haddii Itoobiya laga kireeyo waa Ogadenia.
AABI AXMAD WAA UU EEDAY IN UU U HUNGUROOBO BADENA😂. MAANTA CIIDANKIISII SOODAAN BAY ISU DHIIBEEN. JABHADII AMXAARADUNA ILAA ADIIS BAY GALEEN. ABI AHMED ILAAHAY XUKUMADIISI WUU KALA KAXEEYEY. ITOBIA SOOMALIDA UUMBAA SOO DHAWEYSANAYSA, HALKAY ERYILAHAAYEEN CIIDAMADIISA DHULKEENA JOOGA.
Asc soomaaliya ayaad tihiin dal iyo dad gumaysi maxmiyad naga geliyey weeye kililku waa doonayna bal idinku soomaaliya sooraaca dad aadradinayso oo aan ku raadinayin lama helikaro soomaaliya waa halmida dhawan dhaladho diin dal iyo Afsoomaali waa hal isir
First of all, you should know that the agreement between the Somali government and the Egyptian government is only about the fight against extremist terrorists, which they are skilled in, to filter out the few places where they have been hiding for years. When the Somali people are everywhere, the false news that is being told is a tired strategy to confront the Somali people wherever they are, be careful because there is fear, Somalia has returned!
Walaal bada somaliland way naga badan tahay somaliland waa walaalo waa dad oromo ah madaxweyne muuse biixi waa nin oromo ah reer somaliland beeraha jaadka waa idin siin
Can you ask Tigray people if it was worthy their political leaders TPLF Ethiopian andinet 27 years? Oromo politicians PP are in 6 years Ethiopian andinet. But Ethiopia will destroy them like Tigray
Adeer waraysigiisa waan jeclahay halgamaa generaal Doolaal
Dhulkeena soomaali galbeed waa inaan soo ceshanaa
Ninkaan wa wadani somaaliyeed ❤Allha kubarakeeyo adeer
Saxbaad tahay Doolaaloow Allah cimrigaaga ha dheereeyo
Kani waa ogaadeenkii saxda ahaa waa geesi diidan itoobiya from awdal
Ina adeer muuse biixi indhaha ushita waanu idin taagersanahay hadaanahay somaliya iska celi awdal sate of somalia
@@Abdikahinshukri-gx2cbmasaakiinta ha lug goyn
War ma ogaaden aan sax ahayn baa jira mise waxaad moodaysaa sida somalia maanta wajahday inay wareersan yihiin war anagu soomali baan nahay hadaad ethiopian aad na mooden sidii yarkii majeerten ee baarlamaanka somalia ka hor jeediyay ee lahaa ogaaden waa ethiopian marka haduu dagaal dhoco anagu somali baan nahay waadna garanaysaa jawaabta dagaalka jamhadii oo waliba ka xoog badan 70.000 oo tababaran ayaan hayna waana ku difaaci hadaan adiga amaan kaa helayo sabab la.aan ayaan kuula dhiman ee adiga ayaana amaan kaa helaynin sababto ah xabad baad xalqabiil mooden somaliyey
inan gumeed yahoow ahbalka ahi ee iiidoorku gumeysto Adigu wax noqo nacalaaa kugu yaaale. Adiga hadal kuuma furna orodoo ina Abiib xornimadiisii u soo celi. Daarood Ismaaciil ayaa abid itoobiya kaa hortaagnaa. iLma adeeradaa ayeey Daraawiishi ku qabteen iyagoo iiidoorkii idin duuud raran jiray u raran. Adigooo inan gumeeed ah ayaad leedahay Ogaadeen sax ah iyo mid aan sax aheyn ayaa jira. 2kun oo sano baanu kaa hortaagneyn gaaalo madoow. Ogaadeen miyaad af ku taageysaa?
Kaba qaaadkii iiidoorku dhabarrrka ka rarannn jirayoow orodooo ina Abiib iiidooor ka soo furfurrr. Daarood ismaaaciil ayaa 2kun oo sano amxaaro kaa hortaagnaa. Adigooo inan gumeeed ah ayaaad tidhi Ogaadeeen sax ah. Ma Ogaaadeen aan sax aheyn ayaaa jira? Eeeey eeeey dhalay inan gumeeeed ah.
Caqli iyo Damiir caafimaad qaba iyo waliba cilmi qoto dheer Illaahay ha ku barakeeyo Dr.Dolaal
Ninkan halwey Somaliyeed 🇸🇴 ♥️ 💯 hadana waayo arag ah haduu helo cid garab taagan nacabka wuu iska dhicinaya Guuleyso adeer 💪💪💪
Mahadsanid mudane
Somali dhaøada Guul ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉 Dhiig Nadiifa mansha Allaaah
Odaygaan waa aqoonyahaan waana waayo arag waxbadan usoojoogay allaha barakeeyo
Mashaa Allah Mashaa Allah Mashaa Allah Allaha haku xafido awoowe
Ninkani waa ka caqli badan yahay somalida manta joogta adunka siyadada ahaan waa nin wax fahansan siyasada oo game la cayaari kara reer galbeedka somaliyey odeygan noo doona aan ka faideysanee siyasadiisa
😂😂😂 wa runtaa
Waa wiil hoog alaha barakeeyo adeer doolaal
Illahay ha ku xafido,waa Somali wax badan og.
Anfac Media, Great content!
Manshallah dr. Dool waa mufakir caqli badan kuna dhiiradda runta.
War wa. Nin. Wadani ah. Im eyv wadaka uu xukuma
Dr boolaal Walee wa halyeey
Itobiya bad ayhesho kadher
Dhulkay heysato ogaadeniyay
Wayi
DR. ALLE HAKU DHAAFO WAXAA TAHAY WAX GARAD
Waa saraakiisha soomaalida ugu aqoonta badnayd Dr Doolaal
waaa dadki somaliyeed ee caqliga lahaaaaaa
Somaliya etobiya kagoysay badi eretariye ama sidi eritrea udagalama oo
xor noqda ama
dekad iskasiiya
balo !!!
Allow sahal !!!
Somali somali baalah
Legend Dr Doolal
Wlh inoow geesi yahahay
Waa ninka kaliyee MANTA la odhan karo Waa Somaliga kaliyee aan isbadalin Hadan ka soo jeeda Dds waa Gesigii Malez zanawi Quusiyay Dr Dool Allah ha ku dayo Asalu Soomali
Reer dds iney xoroban oo eey dowlad noqdhan so somali uma didin 😂😂
waa tan maalin walba dadka soomaaliyeed ku leyneysa dhulka soomaali galbeed isticmaar bey ku jiraan ma midkalaa loogu derayaa
WAA RUUN SHEEG
Jordan iyo Falistiin badda cas shaqo Kuma laha ee odayga geography ma Soo barannmiyaa?
Red sea countries: Israel( Palestine,Jordan,Egypt,S Arabia,Sudan, Yemen, Eritrea, Djibouti & SOMALIA! Geographiga baro!
Qeyb yar ayay kasoo galaan
Red Sea xagee u taqanaa
Farmajo afara ayusiiye cidina masoqadin😂
DDS. waxanu nahay somali. ethopia wa cadow xoog nagu heysta nagumeysta. somali ba nahay somali galbed
Adero.nolow.
Very knowledgeable person ❤❤❤❤
Kayeelimayno oromo inay badayada timaad hadaanahay reer awdal dariiqa aymaraso ayaan ufadhinaa
Awdal halkay bad ku yeelatay?
Hhhhhhhh dr naftanya ma fahmayaan somalidu
odaygani dowladii siyaad bare wuxuu ahaa ganaraal hogaanka siyaasada haysta waa oday siyaasada ku qoto dheer waana muwadan somaliyeed dowladii mina sinaawina dhowr goor bay xirtay markii dambana wuu ka soo goostay wuxuuna ku noola isutaga imaratka carabta
Ninkaaana madaxweyne ku fiicna
Fadlan doolaalow waa dhaantaa garaad kulmiye
Eithiopia is dreaming
Manihen wa.waxad horay ad.qandaraska noguqadaten yelimayno
Geesi somaliyeed
Waa gaasi aqoon yahan waa wax garad somaliyad noloow cimrigaa.harago
Ogaadeen caqli xumaa! Saxaara ayay deggen yihiin aan bad lahayn. Cidda u horraysa ee badda Somaliland ka faaidaysaa,haddii Itoobiya laga kireeyo waa Ogadenia.
Odayow Somaliland haku walan manihin Somalia
Soomali wenne oo guuuul iyo gobalnnimo
Odaygan iyo muse bixi Kala caqli badan..ilaahey dadkiisa ma simin.
Odeyaalkaan cimrigoodii dhameeystey una ololeeynaya jiilka yar ineey ugacangalaan adoonsi war weeydiiya xaalka dhabta ah reer somalida itoobiya
AABI AXMAD WAA UU EEDAY IN UU U HUNGUROOBO BADENA😂. MAANTA CIIDANKIISII SOODAAN BAY ISU DHIIBEEN. JABHADII AMXAARADUNA ILAA ADIIS BAY GALEEN. ABI AHMED ILAAHAY XUKUMADIISI WUU KALA KAXEEYEY. ITOBIA SOOMALIDA UUMBAA SOO DHAWEYSANAYSA, HALKAY ERYILAHAAYEEN CIIDAMADIISA DHULKEENA JOOGA.
Asc soomaaliya ayaad tihiin dal iyo dad gumaysi maxmiyad naga geliyey weeye kililku waa doonayna bal idinku soomaaliya sooraaca dad aadradinayso oo aan ku raadinayin lama helikaro soomaaliya waa halmida dhawan dhaladho diin dal iyo Afsoomaali waa hal isir
Doolaaloow hadalka aad kusoo celcelinayso ee somaliya iyo somaliland caqli xumaa kaa yeedhsiinaysa ee fadlan haka hadlin taariikhda hadaadan daacad ka ahayn (bikulli ixtiraam
War ma aadan waraysanine udaa duqa hadalkiisa
XASAN DHIIQO, MUSE JUUDAAN IYO KUWO KALE OO SHURUNSHUUR SAMAALE ISU BIXIYEY BAA BELAAYADAAN ABAABULEY. WAA ARIN WAKHTI BADAN LAGASOO SHAQEEYEY.
Somalida aad kahadhleyso sokuwi kugadhanaye oo ku ibsanaye oo kudiday inad xorowdo marka maxa kagalay badahoda hadi laqato iyo hadi kaleba
First of all, you should know that the agreement between the Somali government and the Egyptian government is only about the fight against extremist terrorists, which they are skilled in, to filter out the few places where they have been hiding for years. When the Somali people are everywhere, the false news that is being told is a tired strategy to confront the Somali people wherever they are, be careful because there is fear, Somalia has returned!
Geesi janaral dolal xalxali
Kani kolba siduu doonuu u hadlaa. Principales ma lahan
reer somaliland mooyaane soomaalida kale dhamaanteed = cir iyo dhul iyo bad toona ma taqaano waxay leedahay,, tusaale waxa kuugu filan mudane doolaaal soomaalida dhulkeeda iyo baddeeda dadka ugu aqoonta badanbuu kamid yahay hadana waa kaa badda dhulka soomaalida 3330 km oo dherer ah ku sheegay, xaqiiqatanna sidaa maahee dhulka soomaalida baddiisu intaa way ka dheertahay,,, cidda kaliya ee taqaanna amba sheegi kartaana waa reer somaliland oo kaliya,,sababtuna waa aqoonta soomaalida kale dhamaanteed oo 1960kii ka bilaabantay laakiin reer somaliland 800dii boqol ee sannadood ee ugu danbeeysay'bay soomaali qayb walba meesheeda ku ogaayeen kuna difaaci jireen naf iyo maalba, taariikho badanbaana laga qoray oo kaydsan iyo bugaag badan oo ilaa maanta lagaga tusaale qaato, sida xilligii gumaystaha hortii iyo awoodihii dhulalka Aadmiga kale xalaashan jiray oo ay reer somaliland dhulka soomaaliyeed iyo dadyoowga soomaaliyeedba Aad ugu soo tabceen ilaahayna ku soo badbaadshay,, nasiib darrose maanta iyagii lagu haysto loona sheegto soomaalinnimadii ay iyagu Aabaheed iyo hooyadeedba waayada badan ahaayeen,, xaqayse tagaysaa sida muuqatee ha ogaado nin moogi insh tcaalaa,, wbtawfiiq ,,,,
Oromo dib ufadhiiso
Waa saxe kaalaya hadana soomaali soo ururiya oo caasimada hargaysa ka dhiga oo maamula dadka hadaad madax tihiin ileen minjaha waa loo taliyaaye gobtu ma quusato
XASAN TUUG INTA SAXEEX EE UU INTAAS OO DAWLADOOD U SAXEEXAY, INTUBA WAA BOMB 💣 MAALIN NUGU QARXI DOONA. DALKAAN WAA LA BIXIYEY EE SOOMALIYEEY KACA😢
taariikh dheer yey Itoobiya kolba dhulka somalida yey kusoo siqeysey mar waxey soo gaadhay Hawaas, marna Adari , marna kaaraamardha , marna jigjiga , marna ogaadeen , marna howd iyo reseef eeriya
Walaal bada somaliland way naga badan tahay somaliland waa walaalo waa dad oromo ah madaxweyne muuse biixi waa nin oromo ah reer somaliland beeraha jaadka waa idin siin
ኢትዮጵያ በራሳቸው የሚተማመኑ ሶማሌዎች እንዲኖሯት አትፈልግም። somaliyeey ogaaden wuxuu col layahay ethiopia oo ay dantu isugu jirto lkn idinka wallasltinimo idinkama aragno waliba xassan sheekh dhor arimood markaan fiiriyo waa danayste mar wuxuu naga saaray tastuurku xaqii aan somalia ku yeelan lahayn oo uu yidhi [ national id ] yaa qaadan kara iyo kalmadii ahayd dad af somaliga ku hadla oo aan somali ahaynbaa jira,sida nfd iyo somali galbeed oo uu kenyan iyo ethiopian bidayo war markaad dadkaaga duudub u qaadato ayaad rag iska celin kartaa iyo doorkiisi hore ee uu intu jigjiga noogu yimid onlf caayay war wax wayn ood halaysay baa jiree raali galin ha bixiyo ayaan leeyay
Cinwaanka yaafahmay
Can you ask Tigray people if it was worthy their political leaders TPLF Ethiopian andinet 27 years? Oromo politicians PP are in 6 years Ethiopian andinet. But Ethiopia will destroy them like Tigray
☝️☝️ Oromia waxa dibudajinta ku wato chinaaksone ila Awbare waxa la xariira, qorshahan dikad radis. Hadhowna dikadi Oromo yelan donto. Jidkii na tuuloyinka jinakssone,tuluguled aw- bare iyo Gursum Oromo yelan donto lagu mariyo oo Harar lsgu rido.
Somalida DDS dikada dhaafe jidka kuma dhawan donto.
Garadka uu sheega Doqonimada kabax dhaha.😢
Ninkan wa halyey somaiyed oo caqli iyo cilmiba iyo gesinimaba isku darsaday wa nin re somali galbed ah oo
Lagu fani karo...
Somalia ku ekeeh afka Allah kaa goiye.....maxaad ukala Saar saaraysaa?
This old man he plays games
He didn't tell the truth !
What is the game playboy stuped
Cado qaate horgal ina bixi mushahar siiyo