Videogi Uu Duubay Ka Hor intuusan Toogan Trump & Hadalki Shakiga lahaa E Marqaatiga yiri

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 сер 2024
  • Videogi Uu Duubay Ka Hor intuusan Toogan Trump & Hadalki Shakiga lahaa E Marqaatiga yiri
    wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo hana soo wicin fadlan (ganacsi kaliya/ for businesses only) +447399336585 telka waxaa gacanta ku haya dad kala duwan.
    ama Email Dulmidiidchannel@gmail.com
    Join this channel to get access to perks:
    / @dulmidiid
    Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤️
    FOLLOW DULMI DIID CHANNEL FOR THE LATEST NEWS AROUND THE WORLD, REACTION VIDEOS, RELIGIOUS TEACHINGS, SOMALI PUBLIC FIGURE INTERVIEWS, DIFFERENT STORIES, PRAYERS AND THE EMPOWERMENT OF SOMALI YOUTH
    IF YOU WANT TO TALK TO DULMI DIID JOIN THE CHANNEL AND BECOME A MEMBER WHICH GIVES YOU ACCESS TO HIS NUMBER AND MANY OTHER PERKS
    #ShMaxamedDulmiDiid
    DULMI DIID CHANNEL KALA SOCO DIIN, MAADI, WACYI GALIN BULSHO, REACTION WAAQICEENA KUSAABSAN, QISO, DUCO, TAAGEERADA SHACABKEENA TABAALEYSAN & GUUD AHAAN DANTA SOOMAALI MEEL WALBEY JOOGAAN DAL IYO DIBADBA,
    HADAAD DOONEYSO INAAD DULMI DIID LA HADASHO JOINKA KORE KU DHUFO KUNA SOO BIIR HALKAASAAD NUMBERKIISA KA HELEYSAA
    WIXII TALLO IYO TUSAALE AHNA NOOGUSOO DIR
    Dulmidiidchannel@gmail.com
    Join Trading 212 Invest with my link, and we will both get free shares.
    www.trading212...
    You can also join to invest Etoro through my link and we will both get free shares.
    etoro.tw/3ITMdHm
    Join VtMarkets and we will both get $200
    www.vtmarkets....
    Subscribe to my other Channel where I talk about tech gadgets Electric cars, mobile phones, camers, tablets, computers, watches, laptops, airpods, eToro, Binance, coinbase, insurance, loans, mortgage, attorney, credit, lawyer, donate, degree, hosting, claim, money, conference call, trading, software, recovery, transfer, gas, electricity, classes, treatment, bitcoin, bitcoin news, ecommerse, investing, crypto, currency, tesla, tesla investments, apple and samsung
    / @dulmidiidclips
    MAHADSANID.
    DISCLAIMER: DULMIDIID CHANNEL assumes no responsibility or liability for any errors or omissions in the contents and can not verify The information covered in the videos as we quote from mainstream media platforms - We don't intend to infringe copyright, additionally incorporating elements of entertainment.

КОМЕНТАРІ • 66

  • @DulmiDiid
    @DulmiDiid  Місяць тому +3

    ‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
    Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
    dulmidiid.net/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/

  • @hassanhassanismael8470
    @hassanhassanismael8470 Місяць тому +2

    Scw scw scw scw sheikh wcs falastiin free falastiin 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸❤❤❤❤❤❤❤❤gull gobonimo hamas

  • @dauusclayo6273
    @dauusclayo6273 Місяць тому +6

    Walaahi I was the one of those who live in USA hada shaley waxaan ku duceysanaaye inuu noqoon qof inagamif ah

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 Місяць тому +1

    Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤

  • @user-cc6mu1ft7v
    @user-cc6mu1ft7v Місяць тому +4

    ASC Willkeya baaba igu yiidhi ilaahey maan ku xamdiye markan arkey inaann ahey musli iyo madoow !!!

  • @sadiamohamed3665
    @sadiamohamed3665 Місяць тому +5

    Alxamdulilaah. Haduusan muslin ahayn

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 Місяць тому +3

    اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين

  • @user-fr8kw7vy9m
    @user-fr8kw7vy9m Місяць тому +1

    marhaduusan qofka lagu eedeeyay ahaayn muslin alxamdulilaah waan ku farxay

    • @jawaahircabdi3936
      @jawaahircabdi3936 Місяць тому

      Sas marka dhaheysid tarambi ilah miya malaga cabsana dofarka cofaha weyn

  • @ceelocadhays5593
    @ceelocadhays5593 Місяць тому

    Qaza xasuuq ka dhacaya Allaha ugargaaro

  • @UgbadomarYusuf
    @UgbadomarYusuf Місяць тому +1

    اللهم أعز الاسلام ولمسلمين

  • @umumaxamedamiin2185
    @umumaxamedamiin2185 Місяць тому +2

    Sheekh xasuuqa qaso waxaa kaga mashquushay nin aa uqalmin

  • @QueenMuniiza
    @QueenMuniiza Місяць тому

    صل الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 Місяць тому

    Alxamdulilaaha.ilaahaa.aan.kadhigin

  • @QueenMuniiza
    @QueenMuniiza Місяць тому

    الله اكبر ولله الحمد ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdiseed3363
    @abdiseed3363 Місяць тому +3

    Waxan film u so ababulay trum waye 😂😂

  • @user-oj1cu1ce4l
    @user-oj1cu1ce4l Місяць тому +2

    That is true I was worried about and pray not to be Muslim and black

  • @XuseinmaangeCusmaaniidle
    @XuseinmaangeCusmaaniidle Місяць тому +2

    shiikhow cod malahe

  • @Daryeelnaftaada
    @Daryeelnaftaada Місяць тому +1

    Asiga ayaa iskawada ,maraykan qofka markuu isku tilmaamayo inu qof geesi ahyahay.

  • @shamcena7314
    @shamcena7314 Місяць тому

    Isaga ayaa iska wada

  • @aslijimale9371
    @aslijimale9371 Місяць тому

    Si caadi ah ayeyba isugu jedaan waxaan maqli hirey nin sigtey ma noola

  • @user-oq2uh9xj7v
    @user-oq2uh9xj7v Місяць тому

    Wabaqtii

  • @AwesCabdulhi
    @AwesCabdulhi Місяць тому

    Scw scw scw

  • @yastayonis4007
    @yastayonis4007 Місяць тому +1

    malaga yaabaa in Traam iyo taageerayaashiisu ka dambeeyeen falkan si uu taageero uhelo?

  • @omab9685
    @omab9685 Місяць тому +1

    يا شيخ محاولة اغتيال وليس إغتيال

  • @bintimohamed7864
    @bintimohamed7864 Місяць тому

    Sax✅🤲🤔

  • @User-s5z2t
    @User-s5z2t Місяць тому +1

    Palestinian ha loo duceeyo dadkii gaajo iyo dagaal ayaa Ku socday Walaal. Xaladu aad ayey uxuntahay Allah ugargaar Palestine Allah nasri deg deg ah baan ku waydiisanay Palestinian dhibka kadulqaad Aameen Aameeen

  • @jawaahircabdi3936
    @jawaahircabdi3936 Місяць тому

    Waa bentiis xabad bena waye sumcad uradinaa sheko badana dhag Lee aare miya hadey run ahan laheyd maskaxdiisa iney mesha kudadato an jeclan lahaa yahuud Cofaha weyn dofarka dofarku dhalay wuxu uso fakfakana naxaris maha falastiin inu babiiyo urabaa nacala wajigiisa weyn kutaale Falastiin Allaha Caawiyo

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs Місяць тому +1

    mareykanku intu isticmaalo dadka bu dila si loo fahmin oo dad badan bay markey kushaqeysten toogten marka ninka meesha iyaga saaray

  • @Balidhaye
    @Balidhaye Місяць тому

    Ninkaasi isaga maha sheikh bal wax iska hubi ninkaasi waa nin u eeg isaga maaha

  • @fadumorage-pz5in
    @fadumorage-pz5in Місяць тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @yunankkays3901
    @yunankkays3901 Місяць тому

    video hada ka dhigto sawiro asaga any frame wuxu ka dhiga sequance image adobe premier pro iyo video edit software ka dhan ba leh video to convert image hadda youtube ku qorta waa helee

    • @yunankkays3901
      @yunankkays3901 Місяць тому

      @@MohamedAbdiaziz1 angu xabada kama hadlayo wll ee sida video ga sawir logu badali karo lee ka hadlay xaqiiqada nah ma oge warka sida u maqashay lee umaq lay

  • @aslijimale9371
    @aslijimale9371 Місяць тому

    Si caadi ayaaba ay isugu jedaan,nin sigtey ma noola aan maqli jirey 3:41

  • @AliAdan-cc2ip
    @AliAdan-cc2ip Місяць тому

    Madax,inay,kahesho,aye,ahayd,wayo,islamka.ayu.naceb,yahay

  • @findheofficial621
    @findheofficial621 Місяць тому

    Haddii uu ahaan lahaa qof muslim ah bal qiyaas waxa dhicilahaa

  • @sadam1318
    @sadam1318 Місяць тому

    asaga ayaa iska wadaa you got the wrong guy wuu u dhaaranaayaa traam

  • @LJama6119
    @LJama6119 Місяць тому

    you got the wrong guy isaga ayaa iska wada

  • @Islam-q4c
    @Islam-q4c Місяць тому

    Sheekh labadooda inuu noqdo madaxwayne keebaa islaamka iyo somalidaba uhaboon bal mawduuc kasoo samee hadaad a'woodo mahadsanid

    • @SuadMohamud-ql1cc
      @SuadMohamud-ql1cc Місяць тому

      Midna but trump wuxu necebyhy khani...s..nta

    • @Islam-q4c
      @Islam-q4c Місяць тому

      @@SuadMohamud-ql1cc sxow waxaa noo fiican bay ilatahay Trump

  • @user-dw1jj2mf6q
    @user-dw1jj2mf6q Місяць тому

    Sawirka xabadda ee muuqda wuxuu ka yimid dhanka bidixdiisa. Isagana wuxuu qabsaday dhagta midigta ah.
    Sidee ku ku dhacday😂

    • @MrDilaye-bc6wd
      @MrDilaye-bc6wd Місяць тому

      Wll camerida isma laha waa dhinacyo badan wll xabaduna waa iska masiibo melkasta ee ka mare

  • @off473
    @off473 Місяць тому

    Sheekh Maxamed Arrintaan Yuhuud ayaa ka danbeysa waa tii JFK oo kale Cid ka hadli kartana ma lahan

  • @ZakariaDaauud
    @ZakariaDaauud Місяць тому

    Waxaa ka dambeeyey isku deyga Dilka waa dadkiisa si ay u helaan taageero darteed ayay u sameeyeen taageerayaasha TRUMP Jawaabtu waa sidaas

  • @caliyusufkulane3309
    @caliyusufkulane3309 Місяць тому

    Shiqow maxakudiiday vidio yada in aad sodhigto comments. Mise mafahan sanidshiiq yahow qawiilistaha ah😂

  • @idilomar3051
    @idilomar3051 Місяць тому

    Waxaa laga yabaa in ay kusoo balameen ay tahy qorshe uu ka dambeeyo arimo kale gaaladaan dhagartooda waa fog tahay

  • @Cabdixakiimmuusecige17
    @Cabdixakiimmuusecige17 Місяць тому

    IFAHMA OO IDAREEMA 1K ❤❤❤
    Walaalaha Soomaaliyeed Allah Dartii Cimaamada igusoo Tuura Kii Hore Ayaa Layga Xidhaye

  • @osmanmohamed2465
    @osmanmohamed2465 Місяць тому

    Asc
    Sheekh ninkaan marka uu leeyahay”guess, you got the wrong guy” Waxaan u fahmay maadaama uu ka tirsanaa xisbiga republican inuu leeyahay nin khaldan ayaad xubin ahaan u tirsaneysaan.

  • @AbshirMaxamad-d2w
    @AbshirMaxamad-d2w Місяць тому

    I hate mar haduu yiri Trump loo ka wadaa

  • @Ismlre125
    @Ismlre125 Місяць тому

    haduu qof Muslim ahan laha waxa Trump xabada kudhuftay waxa ladhihi laha waa argagaxiso.

    • @AbdikarimMohamed-fh8jo
      @AbdikarimMohamed-fh8jo Місяць тому

      Kana wa argagaxiso un muslimiintana wa argagaxiso un

    • @Ismlre125
      @Ismlre125 Місяць тому

      @@AbdikarimMohamed-fh8jo qof wali dhahaya wa argagaxiso ma arag , manta dhan ayan wargeysyada aqrinayay.

    • @AbdikarimMohamed-fh8jo
      @AbdikarimMohamed-fh8jo Місяць тому

      @@Ismlre125 Ereyada loo adeegsado in lagu tilmaamo dadka geysta falalka rabshadaha waxay ku kala duwanaan karaan arrimo kala duwan, oo ay ka mid yihiin macnaha siyaasadeed, xag-jirka warbaahinta, iyo nooca falka la geystay. Haddii aad ka hadleyso qofkii isku dayey inuu dilo Madaxweynihii hore ee Donald Trump, waxaa muhiim ah in la ogaado in warbaahinta kala duwan ay isticmaalaan erayo kala duwan iyaga oo ku saleynaya heerarka tafatirka iyo xaaladda gaarka ah ee kiiska, sida ujeedada qofka, asalka, iyo nooca weerarka.
      Mararka qaar, dadka waxaa loo yaqaanaa "argagixiso" haddii ficilladooda ay qayb ka yihiin ajende siyaasadeed ama fikir weyn oo loogu talagalay in lagu abuuro cabsi ama lagu gaaro yoolal siyaasadeed oo ballaaran. Haddii ujeedada falka loo arko mid shaqsi ah ama aan ku habboonayn habka caadiga ah ee argagixisada, warbaahintu waxay isticmaali kartaa erayo sida "weeraryahan," "dilaa," ama "nin hubeysan."
      Sifeynta waxay sidoo kale ku xirnaan kartaa qeexitaannada sharciga iyo dambiyada loo soo oogay qofka. Haddii lagu soo oogay dambiyo la xiriira argagixisada, warbaahinta waxay u badan tahay inay isticmaasho ereygaas.
      Faahfaahinta gaarka ah iyo macnaha kiiska ayaa bixinaya faham cad oo ku saabsan sababta ereyo gaar ah loo isticmaalay ama aan loo isticmaalin.

  • @MukhtaarAxmed-xe7rq
    @MukhtaarAxmed-xe7rq Місяць тому

    Manshaalahshehksikaliyolabbankusalamay

  • @jibrilbuniabdle3010
    @jibrilbuniabdle3010 Місяць тому

    Beenaale

  • @Talowanaagmedia
    @Talowanaagmedia Місяць тому

    ua-cam.com/video/R61dLl6ewGQ/v-deo.htmlsi=gODc49UC0RdT--32 Idrispepe o sharaxay sida social media lacag loga sameya

  • @sadam1318
    @sadam1318 Місяць тому

    asaga ayaa iska wadaa you got the wrong guy wuu u dhaaranaayaa traam

  • @faisayussuf6953
    @faisayussuf6953 Місяць тому

    Ninkani waa yahudi illahay baa kashifay

  • @jibrilbuniabdle3010
    @jibrilbuniabdle3010 Місяць тому

    Beenaale